Jiritaanka Rabi (Diinta Iyo Cilmiga) || Sh A.Bashir.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Jiritaanka Rabi (Diinta Iyo Cilmiga) || Sh A.Bashir.

ความคิดเห็น • 14

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 3 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @muniifhaji4124
    @muniifhaji4124 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️ Masha allah 👍

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808 ปีที่แล้ว +2

    Aad baan kugu mahadcelinaynaa sheqanaa

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cilmu minalkitaab????

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 ปีที่แล้ว +1

    xiligii afladon iyo plutto miyaa la joogaa? sheikh caqliga iyo cilmiga wax dhaama malahan
    1:00:07

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 ปีที่แล้ว

    su aadha aan isweeydiiyo waxeey tahay, diimaha oo dhan waxeey leeyihiin nabi aadam waxa uu ahaa nin cad, dadka dhulka ku nool oo dhan waxeey ka yimaadeen Aadam, oo waa ilma aadam,
    afrika maxeey u madoowdahay ?

    • @Eye.252
      @Eye.252 ปีที่แล้ว

      Hadii uu madooba dadka cadi xagay ka imaadeen? Awoodaha rabbi anoo aminsan, ma qiyaasi kara Adam iyo xaawo inay kala midab ahaayeen ama caruurtooda

    • @ismaelshuraim1424
      @ismaelshuraim1424 ปีที่แล้ว

      Waxay ku imaden midabada kala duwan nabi nux calyhi salam wuxu dalay sadex carur ah mid waxa la odan Jiray xam ka kalena yafis ka sadexad na Sam mid u cada midna u casa ka sadexadna u madoba

    • @husseindirie531
      @husseindirie531 ปีที่แล้ว

      @@ismaelshuraim1424 adiga hadaad cadahay ilma madoow ma dhali kartid, ilma cad cad unbaad dhaleeysaa. nabi aadam iyo xaaskiisa lama yaqaano midabkooda oo diintu waa ku muransantahay, sidee u cadeeyneeysaa dadkaas aad kor ku xustay midabadooda ? mise qeeybka ay diintu noo sheegtay ayaan iska aaminaa ?

    • @mukhtarisman6418
      @mukhtarisman6418 ปีที่แล้ว

      ​​@@husseindirie531 walal dooda aad sheegtay ee ah adoo cad ilmo madow ma dhali kartid cilmiga dhaxalka iyo hidaysiga ama Genetics and Inheritance-ga agtiisa waa dood khaldan.
      Anagu kuma lihin wax iska aamin ee waxaanu ku leenahay wax baro.

    • @assadabdi7737
      @assadabdi7737 4 หลายเดือนก่อน +2

      aadam waxa laga abuuray carooyin midabo badan leh