London : Abuukar Suryare - Xusuusta caaddilkii loo ooyay AUN Ibrahim Xasan Caddow I 07/08/24

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 75

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 หลายเดือนก่อน +20

    Dr Ibrahim adow waxa uu ahaa qof qiima badan oo dadkiisa u soo shaqeeyay waqtig adag
    Allaha unaxariisto qabrigana Allaha u nuuriyo
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso ❤❤❤❤

    • @Armaan_addou
      @Armaan_addou 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamin

  • @Mohamad65873
    @Mohamad65873 2 หลายเดือนก่อน +13

    Alle ha u naxariisto Dr Ibrahim Cadow. Qof qiimo badan ayuu ahaa

  • @abdulqadirmohamed9462
    @abdulqadirmohamed9462 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid hanoolaato.
    Wuxuu ahaa waraysi qiimo badan.
    Magaca abuukar wiilasheyda wuu ku jira.haddi illaah wiil kale i siiyo waxaan u bixin doonaa ibraahim.safiirkaas wuxuu ku dhintay qarax soomaliya ka dhacay
    Waxaan ka mid ahaan jiray macalimiinta yaman ka shaqeeyay.
    Allaha u naxariisto walaalkeyn,wasiirkeena soomaaliyed caddow.

  • @abdallashiine9019
    @abdallashiine9019 2 หลายเดือนก่อน +2

    Barnaamijkii ugu qiimaha badnaa ee hanoolaato aan ka arko

  • @sahalabdi9024
    @sahalabdi9024 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ayaanle Rabbi ha u naxariisto dr ibraahim addaw.
    Waana ku mahadsantihiin adiga iyo agaasimuhuba in aad wax ka sheegtaan dhaqankii wanaagsanaa dr ibraahim.
    Aniga laftirkayga waan la macaamilay Dr ibraahim nin wanaagiisa lasoo koobikaro maaha,,,,

  • @halimaosman845
    @halimaosman845 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaanle waa ku mahadsan tahay barnaamijyadaada inta runta ah❤❤❤barnaamija

  • @farhiyosiad7301
    @farhiyosiad7301 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hanoolato jir o jog dadka nolna noso badi sida masulkan sare guulesta ❤

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa idin salaamay
    Team Hnoolaato 👋

  • @mogadishuviewsite6945
    @mogadishuviewsite6945 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan xasuusta ficil ana marna maskaxdeyda ka baxayn taas oo ahyd anagoo ilaa afar arday ah oo ku guuleystay minxadii ardayda 2009-2010 anagoo ka baxnay safarada Somalida ee Sanca dalka Yemen, anagoo ka soo baxnay safarada oo taagn laamiga safrda hormara oo ka soo dhamanay xlfdi warqadaha nalagu siiyey, waxaa halmar horteena soo istaagay gaari cad daaqada waxa nagala hadlay wasiir cadow oo nala leh soo raaci gaariga anaga magalada u socona idin siin gaarsiinee, waxay nala noqotay amakaak iyo layaab wasiir left na siiyey anigoo arday taxi sugaya ah, wuxuu ahaa qof naadir ah oo runti wadanka xusuus ku reebay😢

  • @TheSaaqeey
    @TheSaaqeey 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa xusuustaa dad qabiilkiisa ah ayaa utagay iyagoo wax karabba waxuu ugu jawaaba aakhiro idinka miyaa idifaaceysaan. Allaha unaxariisto waxuu ii ahaa maamulaha jaamacadda Benadir.

    • @Armaan_addou
      @Armaan_addou 2 หลายเดือนก่อน

      💯💯

  • @mahmoudshiddo644
    @mahmoudshiddo644 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa taariikh murugo iyo caddaalad isugu jirta.
    Allah ha u naxariisto Dr Ibraahim caddow

  • @sudeis2021
    @sudeis2021 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahey hortiisa ayuu la tagaa cadaalada uu sameeyay adeerkey proffsor caddou ilaahow u naxariisto

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hanoolaato❤

  • @asadqaliifmmohamed7745
    @asadqaliifmmohamed7745 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ala una xaristo dr ibrahim cadow adna mahad sanid sida dadkena qimaha badan nola wadagtay nosobadi dadka kudayashada mudan si dr ibrahim cadow🙏

  • @mohamedawabdigeeldon4935
    @mohamedawabdigeeldon4935 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dr Ibrahim Adow shaqsiyan aqoon uma lihii lkn wa zaciim dad badan ay ka marqaati kacayn Allah unaxariisto 😢

  • @LibanQabri-ol8it
    @LibanQabri-ol8it 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha'u naxariisto proffasor iprahim Hassan cadow

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le 2 หลายเดือนก่อน

    Allah u naxariisto Ibrahim Cadow waxaa la yaabi jiray dadka sidee u sheegaayeen maekuu dhintay Ileen Caadil uu ahaa, waxaa ku faraxsanahay Inaa kala ogaado Caadilka Ibrahim Cadow Jannada Allah ugu bishaareeyo, khaainki safaarada yaman xiligaas qabriga Allah ku cadaabo qof walba oo wax soomaali leedahay leexsadeenne Allah cadabo

    • @alcadaalaabdirizak1048
      @alcadaalaabdirizak1048 2 หลายเดือนก่อน

      Haduu dhintay Allaah ha u naxariisto iska dheh waxba cadaabkiisa kuso kordhin maayo wlshy.

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow kuunaxariiso wasiir ibaraahim iyo agaasimahaba
    Kudayashay mudanyihiin
    Iyo inaan umada udoorno ayagoo kale

  • @CaliFarey-t1f
    @CaliFarey-t1f 2 หลายเดือนก่อน +1

    maashaa allaah

  • @sharifomar3609
    @sharifomar3609 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha unaxaristo

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc xusen xaji alle swt cimriga haw dheereeyo qunsulkii cadan ee waqtiga nin somaliya dad jecel meel kasta kula gelaya waa ninkii nala dedalay waqtigiii marakiibtii somalyed ee munye haystey xooga nalagaga rogay iyadoo lacagtii mushaharka ahayd aan nalasin ayaa naloo adegsaday saraakiishii ugu sareysay oo xoog noo adeegsay iyo askar hubaysan

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 2 หลายเดือนก่อน

    Dr Ibrahim Xasan Caddow Allah yarxamhu waxuu wadani caadil ah oo ummada si cadaalad ah ugu shaqeeyay

  • @Leyloqurux05
    @Leyloqurux05 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alaha u naxariisto abtigey ibraahim Xasan cadow

  • @NurMire-w5k
    @NurMire-w5k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @shueybafdhub9449
    @shueybafdhub9449 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiirkii horseeday caddaalada Allaha u naxariisto, Agaasimaha iyo wariye anyaale runtii aad baan idinkugu mahadcelinayaa sida aad taariqda qiimaha leh noola wadaagteen, wsiirka iyo agaasimahaan oo kale ayuu wadankeenu u baahanyahay si loo helo cadaalad iyo hormar dhinac walba ah.

  • @ZakiYusuf-o5t
    @ZakiYusuf-o5t 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar allah ha u naxriisto wlhi anigoo aqoon u laheen ayaa wanaagiisa ogaaday, Allah ha u naxriisto dhamaan inta muslimiin oo xaq dhowrka, xaqane u hiiliyay

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 2 หลายเดือนก่อน

    RABBI ha u naxariisto Ibraahin Xasan Cadoow
    ‘’Naftu waa nagu amaano oo waa naloo dhiibtay
    Iyadoon nala ogeysiina waa nalaga siibayaa ee RABBIYOOW khaatumada noo suubi’’

  • @GaasAgro-vet
    @GaasAgro-vet 2 หลายเดือนก่อน +2

    Warsaysi inta aan daawanayey oo i sameeyey alle ha u naxariisto hoygiisan hoyga janada ha ka dhhigo

  • @mogadishuviewsite6945
    @mogadishuviewsite6945 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ahaa mid ka ah dadkii ka aflaxay cadaaladii uu hormuud ka ahaa allaha u naxariisto wasiir Dr Ahmed Hassan Adow 😢

  • @ahmeduskaar1509
    @ahmeduskaar1509 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaah ha naxareesto dr ibrahim hassan cadow waxaan kamid ahaa ardaydii ka faaideysatay minxadas gaar ahan sudan ardaydii loo qaaday

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xaaladaas maanta lagu jiraa oo Doorashada laga baqayaa lakin cadaalat bey rabtaa. Dawlada waxaan ugu baqi lahaay ineey guddiga dorashada wadaado ka dhigto madaxdeeda si cadaalad buuxdo lohelo.

  • @RuuxiAbgaaloows70
    @RuuxiAbgaaloows70 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha unaxariisto intii meeshaas kudhimatay waa shuhado

  • @joblessarts
    @joblessarts 2 หลายเดือนก่อน

    Dr. Ibrahim wuxu ahaa qof aad u qaali aqoon iyo ximmad leh, qabiilna ka hufan.
    Ambassadorkii somalia u fadhiyey yemen waxa ladhihi jiray Ahmed Abdi Xashi wuxu ku dhintay qarax muqdisho kadhacay 2011.
    Dadow xoolo boobka aan iska dhaafno meel naloosoo jiro ma naqaane.

  • @Armaan_addou
    @Armaan_addou 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan aad ugu faraxsanhy ina ahy ina adow oo pro.ibrahim xasan adow cigaal yhy adeerkey xaqiiqdi waxaa xasuus igu ah adeekey inu u yimi maalin wiil aan ilmo adeer nhy asigana adeer uyahy oo school dugsi dhaxe maraya inu yiri adeer i dir dadka meesha u dirtid ii dir markaas bu ku yiri adeer imtixaanka gal hada gali karin lacagtan qaado school hebelna tag gurigaasna dag marka so dhameyso imtixaanka gasho waan ku diraya adeerkey waxu ahaa halyey qaran adeer janada alle hagu irsaaqo waakugu faana ❤waxaan ka xumahay intaa noleyd ina yara oo si fcn wax kaga baran 🤦‍♂️allah yarahma adeer

    • @alcadaalaabdirizak1048
      @alcadaalaabdirizak1048 2 หลายเดือนก่อน

      Armaan isku day inaad aruriso taarikhdii wazirka.

  • @haddihassan5940
    @haddihassan5940 2 หลายเดือนก่อน

    Abukar suryare Waku mahadsan thy tariqdan dahabiga ah inad dhaxalka jiilka soo socdo ureebtay waxay fariiin uthay okale wasarada wxbrashada ee maanta uu farax hogaaamiyo Inay ku tusaale qatan✅

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 2 หลายเดือนก่อน +2

    3 december 2009 kii malinka uu qaraxa dhacaayo magaladan Nampula - Mozsmbique ayan joogay alla waqtiga orod badanaa maalin umadda somaliyeed oo dhan ka naxisay ayey aheyd malin haldoodkii bulshada la gumaaday ayey ahed ilaahow uwada naxariiso

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hanoolaato

  • @adenighe1028
    @adenighe1028 2 หลายเดือนก่อน +2

    AUN. Dr. Ibrahim. Aamiin.

  • @sudeis2021
    @sudeis2021 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanlow dr ma ahayn ibraahim cadow
    Waa pr

  • @HassanAbdulkadir-wm2fw
    @HassanAbdulkadir-wm2fw 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alaha u Naxariiste wuxuu ahaa Caadil loo Aayaya waa run tiitalkaas waana loo darsaday
    Dhamaan inta dhimatay Allaha u Naxariisto

  • @aishah454
    @aishah454 2 หลายเดือนก่อน +2

    waxaan u baahanahay dad sida abuukar suryare oo kale ah oo dowlada kusoo biira

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 หลายเดือนก่อน

    🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴❤️

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w 2 หลายเดือนก่อน +3

    bal eega sida dadnimada leh ee wax loo mareyy mrkaas baa hadhow mid callooshi u shaqeesta ah baa ku oranaya dowlad heblayo scholership by heasha federal waxbo uguma bahna iyo marin hababin kale
    wareesiyad nocaan ah waxy daaha ka qadayan wax bdan oo la duugo o wanag ah oo cid kle qabaty iyadoo dadka mamullada goboleddada heesta ay wax kale dadka u shegaan sida anaa idin soo dhiciny

    • @xogbaar
      @xogbaar หลายเดือนก่อน

      Haa marka loosoo diro ayuu intuu jecel yahay siistaa ugu sheekeeyaa inuu nin karmeed nimo ku keenay ama asagu ka cod saday dowladdii bixisay

  • @mahadcabdi5561
    @mahadcabdi5561 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxbkis dr abdullahi ali afrah aspare taariikhdisi so radi inkasto hortis shihiday

  • @ZakiYusuf-o5t
    @ZakiYusuf-o5t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof buug ka qorto wasiirka mala heli karaa?

    • @Mohamedibrahimhassan
      @Mohamedibrahimhassan 2 หลายเดือนก่อน

      Ardaydi madaxisa ex ku barty baa logu fadhiyaa arintas

  • @ogaalkamedia5589
    @ogaalkamedia5589 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanloow Safiirkii Soomaliya Ee Yaman Xilligaas Wuxuu Ahaa AUN Axmed Aadan Cusmaan Sanadkii 2012 Ayuu Sanca Ku Geeriyooday

    • @timacaddechannel6602
      @timacaddechannel6602 2 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walal magacaan ayan raadinaayay,
      Inkastoo oow dhintay waa in Tariikh laga barto oo qof walibana garoowsado isla 3 sano kedib inuu saas u dhiman karo.

  • @abdiqafarabdalla4102
    @abdiqafarabdalla4102 2 หลายเดือนก่อน +2

    ibrahim adow waxa o ahaa nin wax gal ah ad u wanagsan allaha u naxariste lkn waxa nasib daro ah dadki qaraxas iyo dhibatadas geystay ee dilay aqoonyahanadas iyo ardaydas masakinta ah in ay manta dowlada waziro iyo xildhibano ka yihin waxa wax laga xumad nin danbile qaran ah in oo umad so dhax istago

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w 2 หลายเดือนก่อน

    illahy uma naxaristo safiir ma ahyn kaas wuxuu ahaa gafane la mida kuwa hda dalka mel walbo gacanta ku hya

  • @mohamedyusuf9913
    @mohamedyusuf9913 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Shariif Dadka aqoon ayuu ku dooran jiray lkn waxii ka dambeeyey waxay ahaayeen Groups ama Dad laqdamo yaqaan

  • @eng.abdullahiabdirisakhass4171
    @eng.abdullahiabdirisakhass4171 2 หลายเดือนก่อน

    Qurac jabay sidiisii qarankii ma u liicay 😢😢

  • @shakuur55
    @shakuur55 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan u baahanahay dadkaan oo kale

  • @colowmedia1518
    @colowmedia1518 2 หลายเดือนก่อน

    AHMED SUDAANI AYAA QASI JIRAY

  • @MuuseahmedYusuf
    @MuuseahmedYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Ascww
    Ayaanloow ninkaan iyo ibraahin cadoow in ay isticmaalaan lacag wasaaradda ay leedahay in ay khasnadda Kala Bataan waa denbi wayn.

  • @abdelrahmanmohamoud7516
    @abdelrahmanmohamoud7516 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeko aad loo qurxiyay

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa hore iska daaye kuwa hada qabuuraha iyo dhulka dhameeyey maad kahadashid

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 2 หลายเดือนก่อน

    Soota iskaalo qabiil baa lago sheegi jiray lakin mantay i cadatay

  • @islaantoniosport8722
    @islaantoniosport8722 2 หลายเดือนก่อน

    War buug somalida dan u ah ba haya sxb e Iga wareeso sxb e ila so xirir niyow ha nolato

  • @Don-AD
    @Don-AD 2 หลายเดือนก่อน

    😄😂😁

  • @Guuleyso
    @Guuleyso 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hanoolaato waad is caybeysey qabyaalad waan ku nacney unsubscribe this guy

    • @ggtl304
      @ggtl304 2 หลายเดือนก่อน +3

      🤔😂oo tarikh waziir Hadi laga shekeyay ma qabilba 😂,tan kale waziirka AUN iyo ayanle mxa isku qabiil ka dhigay😅?

    • @abdullahifathi
      @abdullahifathi 2 หลายเดือนก่อน +4

      Nin xanuunsan o qabyaalad hayso adigaa ahee orod dhaqtar aad😮

    • @sudeis2021
      @sudeis2021 2 หลายเดือนก่อน

      Qabyaalad ma cadaalada la sameeyaa

  • @CaliFarey-t1f
    @CaliFarey-t1f 2 หลายเดือนก่อน

    maashaa allaah