DEG DEG MD Gelle oo ka carooday Xasan Sh & Afwerki, Eritrea Maxeey u qabatay Somalia fariintii Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 37

  • @mahatmahamednurre
    @mahatmahamednurre 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    kisaliya nabiga ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ❤❤❤❤

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mudane madaxwayne xasan shiiq waxqabad dhaba ayuulayimid soomaaliya haguulaysato warkaas hore inlasoodaayo waaqalad maamulada waxay saaxiiblayihiin cadawga soomaaliya soomaaliyeey ka kaca ootaageera madaxdiina❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      kkkkkkkk xabaslahuu qotay weeye waxaad ka sheekaaynaaysaa dameer orod dhulkaaga shabaabku hablahiina gondhobka uwao xoree

  • @Maykstkv
    @Maykstkv 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxn wa siyasad

  • @Sarta100
    @Sarta100 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Geelle waxaa u roon in uu la heshiiyo afawerki oo uu dhexdhexaadiyo xasan iyo masar si xabashi u soo damaacin bada cas iyo baabal mandab marka xalja halkass waa in zMadaxweyne geele uu maqlaa walsslkii xasan dĥibta jabuuti waa tan soomaaliya marna ma ogolasneyno in la dhibaateeyo jabuuti oo ah qeyb soomasliya ka mid ah balse leh dowlad gaar ah.marka xabashida waa in loo midoobaa damaceeda waalida ee bada cas iyo baasbal mandab inay saldhig ciidan bad iyo garoomo militeri ku yeelato si ay u sooo dejiso yahuuda oo looga duulo wadanada walaslaheen ee muslinka sida yemen iyo sacuudiga iyo iiraan maraakiibtana ay u baado una canshuurto una baarsto abiyee waa tuug raba inuu boobo dalka iyo badaha soomaali , iyo eratareeya .waa cadaw usoo gaashaan tay boob iyo gumaysi cusub.kana dambeeyasn imaaraat fransa iyo yuhuuda..

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WCS WALAAL KULLAN LAMID AH 👋

  • @MaamacaashaXuseen
    @MaamacaashaXuseen 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waaba qalad in aad taas tusaale u soo qaadato danta maanta aan leenahay ayaa ka muhiimsan

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arintan waxalamid tahay Aakhiro allehortiisa waxadhici doona Bal inay Allaah xasuustaan Qalibi malaha madaxdii soomaaliyeed

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    anaga guusheyna no muqato ee inan dadkale rali gelino uma nolin

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afka uu Ku hadlaya xageed u raaci waa qalbi caruur waa nin aan garaneyn waxa Ka horeeya io waxa Ka dambeeyo

  • @maowmuhiadin6090
    @maowmuhiadin6090 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer markaas eritareya

  • @mussejama311
    @mussejama311 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yes, Djibouti(jabuuti) Not D-jibouti .

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ninkan dhegihiisu miyaaney is maqlin, soo ma xishoodo, sow Alle kama cabsanaayo!!!

    • @muheeahmed1407
      @muheeahmed1407 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Keli talisnimaa laga baranayaa Afawarqi iyo Mosevini!!! ( لا حول ولا قوة الا بالله)

  • @AmiinYonis-d1j
    @AmiinYonis-d1j 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    X.

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suldaanka Adeerow soocelceliya markasta beenaala yaasha codadkooda iskhilaafsan

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahiroow isdhagaayso

  • @CabdallaSheekh-o9z
    @CabdallaSheekh-o9z 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geele xagee jogaa ma koomadii ma baxay

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GEELE MAA NOOL WAA DHINTAY AABA LA DHAHEE

  • @_22260
    @_22260 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta madaxweeynaheena asaga looma yimaado miyaa isaga un maxuu u aadaa eratareeyo

  • @AmiinYonis-d1j
    @AmiinYonis-d1j 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    K

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sudankow madaxweynaha hadalkii hore ee ola,olihii hore ha,uqaban taasi waa siyaasad sida lagu yaqaana maalinba geeyd ayey harsataa siyaasadu,koleyna haray ayaa loo yiri tagta daaye timaado qabo,marka sxb hadurin hadaladii hore ee madaxweynaheyna,runtii maheeyno hada wax karoon xasan shiiq maanta

  • @caaqilodawaa8794
    @caaqilodawaa8794 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doqnimada siyasadda xasan Sh. waa marag madonto waxa in lesweydo ubahan afawarqi iyo sisi waa kama dagayal kursiga madaxweyne ee dalkoda. Xasan dhiqo sida mayelikar oo awoa male yahay. Damei dhanracday buu uegtahay. Xasan dhiqo

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Limataquu luun kuway lahadashay waaye

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    riyadiisii ismaaciil ku yiri boqor ayaan kaa dhigayaa oo 40 sano heyneysaa ayaa masar iyo ertareya ayaa u fulinaya imaaraadna waxa ku baxa ayey bixineysa oomarka hore shacabka ka qaad hubka ciidamo labada dowladoid ayaa loo keenayaa waxuu ku dhawaaqayaa inqilaab milatare soomazli hadal ayey ku jiraan xasana habeen walba inuu sookaco oo isagoo boqor ah is arka iska hadla soomaaliyeey

  • @_22260
    @_22260 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aadan bare ma noqonayo eee kuukuuyo baa iskaleh kursigaan buuq ma rabnoh

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu ma qabo farmaajo io xasan isku aragti ma aha xasan waa danayste dantiisa meeshuu arko ayuu Ku hogaayaa farmaajo waa nin wadani dalkooda io dadkiisa jecel jecelna soomaali dhisanto

  • @_22260
    @_22260 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo 3 jeer buuragey marnah asagaa looyimid

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fashila Alle hafashiled

  • @maowmuhiadin6090
    @maowmuhiadin6090 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    La is ma aqoonin

  • @cabdigedi8145
    @cabdigedi8145 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rufiyaan baad tahay soo baro siyaasada ma taqaanid maalin walba waaji siyaasada
    Beenlow views radinaayo ha dhageysanina kala noqda flowga please

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Africa geli taliska ayaa xukumi kara

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horaa loo yiri Siyaasadu waa dhillo, Galabba waa waji

  • @_22260
    @_22260 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuxuu kabaranayaa kalisgiis talinimo sidii farmaajo oo kale

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😛👎