Somalia, Hiraab, Harti, Hariin & Reer Bini Hashim ha laga qabto, Xasan Sh Somali heshiis ah waaku Fi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 15

  • @sadiqulwalihusseinmohamoud2759
    @sadiqulwalihusseinmohamoud2759 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay Soomaaliya qalbiyadooda ha isku xiro
    Amiin❤🙏👍

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adoomadii ali Yusuf hawiya

  • @FarahYare-n2n
    @FarahYare-n2n 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaali hamidawdo insha alaah

  • @muna8565
    @muna8565 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaa jira aduunka hal
    madaxwayne waana xasan sheekh xurmadle inta kalane waa barasaab sidaas ayeyna soomaali heshiid ku yihiin

  • @sadiqulwalihusseinmohamoud2759
    @sadiqulwalihusseinmohamoud2759 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤🙏

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ,sax warka ugaaska intuu sheegay. ,waa runti

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahay yaanu midayn ee midkasta halkeeda hakunabad galiyo Maxay kadheeftay labadii dowladood ee midoobay ee kala ahaa Somaaliya iyo Soomaaliland waxa lagafaa iiday bur bur kadib markii labadii dowladood ee midnimada jibada iyo dag dagu sababay ay keentay in dowladii Soomaaliland ee usababta ahayd midnimada lagaga faa iidaystay daacad nimadoodii iyo walaalnimo jacaylkoodii lagudulmiyay markii ay kahadleen ee diideen Distoorkii lagarmarinwaayay ayaguna inqilaab ay sameeyeen markiidanbe fashilmay hadana qaybtii wax dulmiday ee boobtay xilalkii kadhaxeeyay labada dowladood ayay markale hadana sameeyeen inqilaab Xaaraana oo ah car hadal ah kaasoo ay kugaysteen waxaan dowladi dadkeeda aanay kusamayn inta la ogyahay dowladaha dunida kajira Markaa maaha in dadka markale loomacaaneeyo ayadoo aan Boogihii hore aanay Bogsan ninka kutaliya Midnimo been ah oo kubka iyo bowdada lagaga soojabay Markale dadka lasoo horfadhiistaa wuxu kumacaashay hagardaamadii hore ee uu dadka ugaystay Maanta cidkayeelasaa majirto ninka sii quudareeyaana waa Nacas kkkkkkkkk

  • @guledsm
    @guledsm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ugaaska taladiisa waa 1991-dii ha lagu noqdo.

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan garguurte haduu rabay sidaa wexeey Aheeyd inuu inuu hukunka kuqabsado xoog meliteri lakiin haduu kuyimid dorasho waa inuu disturka dhowraa lakiin Aniga Ayaa teeyda laracayaa lojojinmayo mexeygeyso aan aragno qabyalad iyo musuqmamus madaxweynaha ugu horeyo Xassan garguurte munaafaq nimo Ayuu Ku Caanyahay Doqon baad waqti kulumisay wereysigiisa

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 20 นาทีที่ผ่านมา

    Xassan Sheikh yuu muquunin karaa asagaaba ajinabi ilaaliyaaye?

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 13 นาทีที่ผ่านมา

    Duqu maxaad u qaawiseen haduu sidan u sii liito madax dhaqameed maskaxda ka qaawan markaan arko waxaan u naxaa jiritaanka somaliyeed

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 33 นาทีที่ผ่านมา

    Waxan aqli kuma hadlaayo ee ha u gafin magac ugaas 😂😂😂😂

  • @saynabmocokor-zb5nk
    @saynabmocokor-zb5nk 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intas waa dadka ee ka dhismi weysay soomaliya una rabin in horumar ee garto rabin waye wixi ka hor yimado horusocodkeda ee watka date isku dubnada aan idin leyahay

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Cali m geedi imisuu laayay ?