Habar Jeclo waxay katalisay Jiritanka Somliland & midnimad B. Isaaq

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 85

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Asc waxaan ahay nin habaryoonis oo burco ku nool waan idin wada salaamay dhamaan ninkaa jaamac galad waa imtixsaan waanan taageeraa, keep going brother hore u soco....

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    aad iyo aad baan ugaa xamahay inan agaasimaha magaciisa ilaaway waase geesi geesi dhalay oo xariira oo goba masha Allah tabarakallaah

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waanku diirsadaa oo waanku faana oo waanku farxaa qofkastoo soomaaliya dadnimo dadaal ba leh

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jaamac galad iyo agaasimaha bandhigan cajiibka waad mahadsan tihiin bacdallaahi tacaallaah!

  • @NuuvOdowaa
    @NuuvOdowaa 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc Labada nin waliba jamac galad aad uu tageera waxan ahay haberyonis haberjeco abtii ii ah reer dahir ❤❤

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Umad diintooda iyo dadkooda iyo dalkooda iyo duunyadooda iyo danahooda wada ilaashata aduun iyo aakhirana wada guulaysata insha Allaahu tacaallaah

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Huuuuuuuu haaaaaaaaaa deg dega joojiya niikada looma baahna 13 Noverbar suga kulmiye xisbiga mujaahidiinta guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉💚💛💚💛💚💛💚💛💯💯💯♥️♥️♥️♥️❤❤

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan illaahay ka baryayaa soomaali iswada raacsan oo wiil nabsi u kacay insha Allaahu tacaallaah

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allaah soomaaliland dantooda way yaqanan kama codayiinayan ee way u codayiinayan wadani 🇭🇺❤❤❤❤

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 21 นาทีที่ผ่านมา

    Asc akhyaarta jamac iyo saxiibkii waad mahadsantihiin falada wanaagsan

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaalidu geesi geeda iyo gooyeheeda iyo gaadhkeeda iyo gobteeda dhaman iyadaa gaawracday oo gaawrada

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mash. Allh. Ilahoow. Ishooda. Iyo. Caarabakoodaaba. Naaga. Duu. Amiin. Bisiinka. Yaa. Raaba

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SOMALI80GAADHA WAXBA UMA HADHIN MAXAMED KAAHIN WAA LAKHIYAAMEEYAY

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waryaa boqorka kafogaada waa siyaasi hogaamiye dhaqan ganacsade saameen wayn leh

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa sax way badbaadiyeen somland habar jeclo guul

  • @Saki-Shammiiri
    @Saki-Shammiiri 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Rag is gurayee! Cirro shaqa adag baa u taalla, wuuse guulaysanayaa Eebbe idamkii.

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Habar jeclo wa gobta somland

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ragga u taliya h jeclo way taliyeen wadanka way badbaadiyeen

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Agaasimaha bandhigan aad iyo aad buu udun wacan yahay waa soomaali badhax tiran jaamac galadna waa falan qeeye isnacay 100%

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu siyaasada daba dhilifka iyo awrkiraalaha soomaaliyeed ma taageero inyar iyo inbadantoona waxanse jeclahay inaan qof danboo muslina oo soomaaliya aan iyo noolaha illaahay abuurtay aan xaqdaro danbe lagu dilin

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bal Cageedh Maanoo Keenay Cagjar
    Kooda aaadan oo Kenya Uunsiga
    Kenya ushita Futadooda Sawaaxiliga
    Iyo Xabashigu Kudo Maye Xoreeyano
    Kahadlan gumeyesiga

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa fariid dubluumaasiya weeyan ciro wana nin wanaagsan oo an ceeb lahan guul ban u rajeenaya ciro 🙏🏼

  • @AliAwadYonismohamed
    @AliAwadYonismohamed 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadaanu habarjeclo nahay waxaan leenahay viva wadani lagama yaabo inaanu cod siino mar danbe muuse shaani

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FAQASH TV .....DANI KU TOOSA...SOMALILAND WAALA AQONSANAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @xuseen7280
    @xuseen7280 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inaderkaaa axmed dhuxulayste waa 90 jir 16sano dad iska haysta taaas nooga sheekee

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sadexda xisbiba habarjeclaa iska leh kulmiye kaahin kaah xaashi wadani xirsi kii soobaxaba hj laa leh eddi

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hj waa dad baaahan ninkii lacag siiya ayeey racan abaal malaha muuse iyaga ayuu dhaqaaleyey

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu Akbar bye bye Mr Biixi.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ogaadenow muuse haduu dhankiina u soo cararo noo qabta hadaan khatumo nahay

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oradka waa la faray naag sixiriila ah ayaa u sheegtay in uu bariga orad ka soo bilaabo

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War hargeisa syuu fadhiyaa cadawgan ay ka dheekaayaan ee ay ugu yeedhaan huwanta illaa hargeisa ayaa ku Jirta birama ceerigaabo burco oodweyne waxaas oo Diana cadawga gudaha ayuu kulmiye ugu yeedhaa

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dimuquraadiga Somaliland ha lagu deydo,, Xasan Shiikh ha loo sheego. 👈👈👈👈👈👈

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wad mahadsantihiin tolkayow xigtow

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaas ha arkina muuse wax ayuu ku maqanyahay

  • @NajaxaNajaxa
    @NajaxaNajaxa 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fariid hambalyo iska ilaali munaafaqada wellgaa danta guud ilaali

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muusaa way sideed san ka wayn

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waanu oganahay in ciro huwanta kamid yahay urinamaayo madaxwayne

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 55 นาทีที่ผ่านมา

    Asc somali cadow maaha dagaal ogayaasha allah haksoo gaaro asc

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    King 1st and last😂😂😂😂

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FAQASH FAQASH DHASHEY CIRRO FAQASH WADANI FAQASH WAKA DADKODI FAQASH HUWANTA AHA CIRRO FAQASH GARABSIINAYA

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yyyy

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani waaba jaahil. Somaliland inaytahay Democracy oo qof walba hal cod leeyahay ma oga miyaa. Odayaal qabiil dalka uma taliyaan. Qof walba codkiisa waa u xor.

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkk ogadeen waax kuu raadsanaya isaaq

  • @cabdirisaaqcawil1524
    @cabdirisaaqcawil1524 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar niyaw bad galkani muxuu ahaa waar hooy kabax warkan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer Ku. Haaday. Saaladaaad. Haadalaka. Ku. Xiidhamay. Misakiin. Anaga. Anaa.

  • @saidali6971
    @saidali6971 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaadii ba lagu jiraa markaasay balaayo ka shekenayan

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaylehe wa gob hjeclo

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    O maxaa idinka saran waxda oo idinku
    Jiraa majirtee orda canfarta iska celiyaa

  • @MohamuudNour-lm8qe
    @MohamuudNour-lm8qe 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lapadii garac eeugaadeen maxayleeyihiin

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciwaanka waa fanny hadaa ma daarood ayay miyanlahaayeen

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Harjeclo walee waa talaqabeenka somadlida

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habar jecelo may shirin lkiin waxaa shiray niman ka tirsan ururka wadani habar jecelo nin walba waxa uu u codayanayaan ciday doonaan habar jecelana way ka jawaabtay in aanay jirin meel ay goaan ku gaadhay habar jecelo markaa waxan odhan karaa kulmiye wax ayay u tareen guul baanan u rajaynayaa somaliland kaahana way saqiirtay

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nac nac bada haysa shan suladan baa cel afway jogay

  • @NurGacan
    @NurGacan 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalinda danateeda iyo dhibaatadeeda waxa ku kla garanaa kuwan waayo waxay amaaanana waa xumaanta somalinad waa cakis
    Danata somalinad anaa kala naqaana idinkuna taageerda aad u haysaaan wdani wuuu ku dhacayaa
    Havarjrlclna ma aha afar qof guri isku xidhatay

  • @SAIDJAMA-mj1fe
    @SAIDJAMA-mj1fe 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Badownimo waa tan

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac galladdoow waar eritrea masar iyo somalia baa caalamkoo dhami ka hadlayaa ee beri aanu ku qayilnee soo diyaari

  • @faclon.
    @faclon. 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkkkkkkkkkkkk muuse labadiinaba buudku idinla dul marayaa kamay dhamaan wuu is haystaa 17 kilometer baanu wada lugayney ololohiisan

  • @MaxamedXasan-p4c
    @MaxamedXasan-p4c 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doofaaradan yaa falaynqaynta udirsaday kkk

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma jaamac galan ayaa noosheegaya danta somaliland

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤😂😢😮😅

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland isbadal wuu ka dhaca kolba qola la tagera somalia kenya farax macalin iyo xasan sheekh danay iyo axmed madobi mooye siyaasi kale malaha miya ama dad cusub ma imadan saaxda siyasad miya odayshi hore la yaqanay uunba dadka hor taagan 😂😂😂

  • @ayaansaiidaydiid1467
    @ayaansaiidaydiid1467 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya ogadenow diirba idinkagabadan

  • @shadiaibrahim-hx8pb
    @shadiaibrahim-hx8pb 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Run ayaad sheegtey

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Banalayal gudidasi huwantinay ushaqaysay dhal fadhato

  • @YasinNur-sd9px
    @YasinNur-sd9px 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkk fashil wadani

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afarta ictisaamta iyo huwankakaalka ah nama matalaan ....ismaagbaa tihiin aan gudshooda dhugan...wararka dambe ee ceelafwayn saw kamaad nixie...sland guuuuuulllllll...waa huwanjabkii ku bushaaraysta..

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhali weyne kkķkkk

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Boqorku wu taliyey iyo meeshuba

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad xanusaneysan qabyaladeytayal aad u xun ayaad tihin maxa ka galay boqor nimadisa ma odaygi wacalka ahaa ayaa ka daba socotan hays cadeyo isagu

  • @moabdi6739
    @moabdi6739 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAAD ARKI DOONTAAN ISAGA OO MUUSE HELAY DDOORASHADA WAAN WADA JOOGNAA TAA HALA OGAADO

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadalkaa ma futadaad ka tiri hadii cirro helo waa si fiican, haduu cirro waayo oo muuse helo waa sidaanu rabnoo dalkoo dhan walaahi bilaahi dagaal baanu ka ridaynaa hadaanu habaryoonis nahay, carkee bal afkii nalagu oran lahaa waad weydeen ee iska taga markaa somaliland mar labaad iyo goojacade jeegaantaay

    • @omaryusuf7204
      @omaryusuf7204 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​​@@hassanhussein272af somaliga ayaa laga arkaya inanaad isaaq ahayn ee waxba ha ku xoqan. Saddexda musharax kii soo baxa inuu somaliland somaliaya dib ugu celiyo waa ka xaran, waayo somaliland waa talo shacab ee talo shaqsi ama madaxweyne maha cami.
      Taalo aan kuu siiyo hada qof weyn masuul tahay, CAYDA IS DAA

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HABAR JECLA, WALIGOOD MA OGOLAAN , IN DALKA U GARXAJIS MADAX KA NOQDAAN, HADDANA IYAGO QAYANAYA GARXAJIS AYEY CARAB LAALADIS BEEN AH MEESHA KA HAYAAN, HABAR JECLA WAA MUUSE DHANKIISA.

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar ilmaadeerayaaloow waxaan waxba idiinka 15 ahayn uun baaa faaqiddaane maxaa idiinka fiftiin ah DDS iyo Jijiga ayaa Wacyigelinta idiinka baahan

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooyadaa siilkeedii wase miyaad ka xigtaa waa niman ogaadeen ahoo garxajis la dhashee

    • @omaryusuf7204
      @omaryusuf7204 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@hassanhussein272hahaha 😆

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa idinka khuseeya somaliland makala taqaanaan isaaqe ahe iska nabadgaliya ogaadeenkiina ka sheekeeya

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 59 นาทีที่ผ่านมา

    Nacadal baa idinku Taal gumeyesi
    Jecel Cagdheer

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mash. Allh. Ilahoow. Ishooda. Iyo. Caarabakoodaaba. Naaga. Duu. Amiin. Bisiinka. Yaa. Rasbi

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer Ku. Haaday. Saaladaaad. Haadalaka. Ku. Xiidhamay. Misakiin. Anaga. Anaa.