DEG DEG Itobiya oo Ciidamo Jajuub ah ka qoreeysa Deegaanka Somalida, Aadan Madobe oo imaradka kala…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 8

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adiga waxaad eheed nin ku fiicnaa kasoo horjeedka. Oromada
    Lakiin hada waxaa kamuuqda. Daciifnimo

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa qiyaano wryn in xawada lagu shido ayaa la.doonaya dabka in lagu shido waa la.gaaday dhalinyarada soomaali galbeed wardharkata abti iska ilaasha

  • @ziyadmohammed7335
    @ziyadmohammed7335 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaliya Dan umaha

  • @Sarta100
    @Sarta100 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa doqomo cidii abiye u dagaslanta gaslnimo ayaa ku dhimansyas wado muslin kuma dhiman iska diida gaalada oo rabta in laydinku xasuuqo dhulka amhara ,tigre iyo soomaalida iyo Sngalbeed asaga rida dulliga waalan S.galbeed ha iska xoreeyaan gaslada madoow waa xawayaano idiin gumsysta dhulkiina ka saara oo xoreysta dslja.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte wuxuu doonayaa in uu wadanka burburiyo oo iibsado

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dan ayuu uyahay waayo somalidu waxay dhahdaaa cadawgaada cadawgiisa wasaxiibkaaa ana afwerki iyo cc
    Labada haday garab nasiinayaa waa inoo xabiib

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga waxaas malaaa yacnigaaa iska daaa waxa dadku dhegaystaaan macna leh usheeg Tr abey iyo farmaajo
    Iyo maanta xassan iyo afawerk
    Waxkale sheeeg

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga waxaas malaaa yacnigaaa iska daaa waxa dadku dhegaystaaan macna leh usheeg Tr abey iyo farmaajo
    Iyo maanta xassan iyo afawerk