hees wadani ah ERYA ERYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @abukarmacalin4880
    @abukarmacalin4880 7 ปีที่แล้ว +39

    Waa hees aniga si gooniya ii taabato maalintii in ka badan 20 jeer ayaan dhageystaa waa hees qiimo badan fahmi karana ruuxii ay somalinimadu ku gaamurtay kaliya

  • @bromy5469
    @bromy5469 5 ปีที่แล้ว +20

    Hestaan waa xasuus suwixii alshabaab Laga saaraaye xamar bee nooshidneed👌👌👌

    • @ahmedmaalin988
      @ahmedmaalin988 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa runtaa

    • @ahlaamonline9377
      @ahlaamonline9377 4 ปีที่แล้ว +3

      Heestii waa heesihii Amxaarada lagaga saaray Goday.

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว +8

    Viva Somaliweyn ✊🏾🇸🇴👑🇸🇴 . Qaranka umada Somaliyeed

  • @axmedcali6010
    @axmedcali6010 6 ปีที่แล้ว +15

    Dhalanyarooy nsiib uma yeln wxn argno iyo wadanimo lknse hda inaa midoowno o wadniyada anga isku awuurno waye qabiil odaysha ha raaco anga hal Nahy xamar to jig jiga 👋

  • @daahiraxmed6923
    @daahiraxmed6923 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxaaan raadinaayay mudo ilaa 3dex bil kabadan lkn markaan dhegeystay waan ilmeeyay wlhi dadkeygow dhiigeygo waaa soomali wlhi i aamina inaan udhinto ummada aan aaminsanhy in dunida korkeeda lagu duleeyay ummada soomaliyeed

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 5 ปีที่แล้ว +11

    Viva Somalia 💪🏾🇸🇴👑🇸🇴 Nabad iyo Nolol

  • @apdifitaaxbk7525
    @apdifitaaxbk7525 2 ปีที่แล้ว +5

    Viva somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nuurdiinaxmed3470
    @nuurdiinaxmed3470 5 ปีที่แล้ว +7

    Viva #Somalia 💪🏾🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴 SOMALIA somali baa iska leh

  • @ikraabdulle3943
    @ikraabdulle3943 2 ปีที่แล้ว +2

    Eryaa eryaa eryaa shabaabka dabarjara

  • @maankasoomaali4709
    @maankasoomaali4709 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestaaan subixii midowga maxaakiimta ay itoobiyaan xmar ka saarayeen bay u daarneed waan xasuustaa eriya eriya eriya

    • @maankasoomaali4709
      @maankasoomaali4709 5 ปีที่แล้ว +1

      Markii itoopian xamar laga saaraye darneed aan ka wadaa cafwan hadalka haduu iga qaldamay anaga shacapka caadiga ah bay noo daarneed gawaarida baanu saareen oo waanala soo aruuriyay wlle

  • @ahlaamonline9377
    @ahlaamonline9377 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestii Amxaarada laga saaray dhufayskii weynaa ee Goday iyo Dhagaxbuur. Maqalkeedu murugo ayay igu kicisaa.

  • @qaamshi506
    @qaamshi506 ปีที่แล้ว +1

    Erayide abwaan maxamed cali kaariye 1976

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliyeey Isku Tashada walaalooba Cadowga Erya

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 3 ปีที่แล้ว +4

    Maantey ii darantahey ilahey amarkii 17/4/2021 eryaaa eryaaa eryaaa

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 6 ปีที่แล้ว +5

    Anaa wax eryanaya waqti aan dheereeyn !

  • @habibahassan7163
    @habibahassan7163 2 ปีที่แล้ว +1

    "Erya erya
    Aduunyada markuu illahey dhisee admiga simee
    Nin na asaagii inow adoonsado uma abuurinee "

  • @xuriyoshiiq2669
    @xuriyoshiiq2669 5 ปีที่แล้ว +6

    Soomaaliya hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @المسلملله-س6ل
      @المسلملله-س6ل 4 ปีที่แล้ว +1

      Horay hadday Somaaliya u noolaan lahayd, waatan calankeenu wali bullaacada kusii hoos dhacaysee, imikay jiri lahayd

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 ปีที่แล้ว

    Ciiddanka Dhulbahante baa heestan iidoor maanta u qaadey.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa mf Farmaajo Soomaaliya Ma aaminayso Abiy Iyo qushaashaaa

  • @faadumocaddeeyqalbisan6963
    @faadumocaddeeyqalbisan6963 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa sax waleee

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin ปีที่แล้ว

    Iimaan laawihii ajashaada ninkii raba looma arxamo 1977 waa markii aan ka adkaanay itoobiya kuuba iyo ruush

  • @kaafimohamud8307
    @kaafimohamud8307 6 ปีที่แล้ว +3

    ala wlh jariirico igu istagtay markan.dhagesto hestan

  • @MohamedAhmed-gf6gh
    @MohamedAhmed-gf6gh 7 ปีที่แล้ว +4

    erya eryaa wa hesaha wa xasuusta ku leh somali

  • @Jiicboormedia
    @Jiicboormedia 5 ปีที่แล้ว +13

    Erya erya nicholas haysoom

  • @somalidiasporaunificationu5179
    @somalidiasporaunificationu5179 2 ปีที่แล้ว +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙💙💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙💙SOOMAALIA HANOLAATO

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan markii laqaaday Kenya waxay iskaga baxday Mandheera iyadoo difaac kagalay Wajeer

  • @marytivan6422
    @marytivan6422 6 ปีที่แล้ว +4

    heestan waxaa la qaaday 1977 markii Ethiopia ay Somalia wastay oo ay dabada kaga dhacday

    • @ahlaamonline9377
      @ahlaamonline9377 4 ปีที่แล้ว

      Dhufayskii weynaa ee Amxaarada ee Goday oo lagu madhay oo dhawr cisho lagu dagaalamayey maalintii Amxaarkii laga saaray ayaa la qaaday heesta

  • @jamaalqorane7417
    @jamaalqorane7417 5 ปีที่แล้ว +4

    Somalia guul 💪

  • @ahmedmaalin988
    @ahmedmaalin988 4 ปีที่แล้ว +1

    Godey ka erine walagajare

  • @xooshdocol9746
    @xooshdocol9746 6 ปีที่แล้ว +4

    Hees iyo bar.

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 6 ปีที่แล้ว +2

    Orginal waa Tan

  • @NasteexoNasta-q9g
    @NasteexoNasta-q9g ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤😂

  • @sardheeyedigaale3506
    @sardheeyedigaale3506 2 ปีที่แล้ว +1

    eryaa eryaa eryaa farmaajo eryaa
    iimaan lawahaa aabihii siyaad u aaraaya
    eryaay eryaayaay
    ina farmaajo eryaay waa iblayse eryaay
    ka adkaadoo eryaay eyayaay
    waa inan gumeedee eyaay
    erya erya erya erya erya erya
    aduunyada aan la talaabsne eryaay
    aadmiga la talaabsane eryaay
    asaageen aan wax la qaybasane eyaay
    erya erya erya erya erya erya.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      Heesta wadaniga ayaad ka xanaaqday miyaa itoobiyaan baad tahay

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 5 ปีที่แล้ว +3

    hees jirto

  • @abdiaziz3507
    @abdiaziz3507 5 ปีที่แล้ว +1

    Qiiro japan

    • @المسلملله-س6ل
      @المسلملله-س6ل 4 ปีที่แล้ว

      Somaliland qayb ba ka ahayd nicmada ay Soomaaliya ku jirtay. Intaa ku qanca inaad dalkii waxbadan aad soo tarteen reer somaliland

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว

      Ilahay gacanta dictator muuse shaani iyo heego haydinka hoos saaro oo dagaal sokeeye haydinka badbaadiyo isaaqow . Somalinimadu waa isaaqnimo. Balse jeeganland waa Sacad muuse , reer samatar ila iyo muuse iyo Walalkiis iska dilayan waa basal qabyaalada qabqableyashu

    • @المسلملله-س6ل
      @المسلملله-س6ل 4 ปีที่แล้ว

      @@daariqahmed8297 la isma dhaamo. " Soomaali wayn " ta la yaqaanay way bur burtay. Somaliland tana meel sare oo loo hiigsan karo ma joogto. Maamulkeeda dhanbaaba kharriban, nabadaa ay ilaashanayaan uunbay dawladdu la jirtaa maahine, oo dadkeenu ku nasan karaan dhulka. Dhulka soomaaliyeed oo dhan, dad islaam sax ah sida baa maamuli doonta insha allaah