Heesihii Halganka Soomaali Galbeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 558

  • @idrisali8533
    @idrisali8533 3 ปีที่แล้ว +9

    Today any tomorrow we are ready…..,, still looking

  • @flame_27
    @flame_27 6 ปีที่แล้ว +18

    I was 7 year old when it kicked of. We were all proud and emotional. Hanoogina and Nin lagu seexdoow ha seexan was my favourite songs.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 ปีที่แล้ว +8

    Labada Nacas Waa Laba khaayin Somaliyey Midooba oo Qabiilka Iska Daayaa Somali Oo Dhan Ayaa isku Qabiila Labada Tuug Labada Doqon somaliya u Bururi Mayso Kenya Ithoipa Naaga Carbeedna Hadalkooda Daa viva All Somali weyn Guul Walaal

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +35

    Somali baay guusha raaci, from Laascaanood ❤️

    • @Sooftage
      @Sooftage 4 หลายเดือนก่อน +1

      kkkkk

    • @fardowsaabdi334
      @fardowsaabdi334 วันที่ผ่านมา

      Darawiish land waanu og nahay inaad tihiin sumadda halgankii gobanimo doonka soomaaliya. From muqdisho. inkastoo madaxweyne xasan uu dhiibey hantidii ummada Soomaaliyeed

  • @monai9560
    @monai9560 5 ปีที่แล้ว +42

    Im from somaliland in sha allah we will fight always to bring back somali galbeed

    • @Global_just
      @Global_just 5 ปีที่แล้ว +1

      Mona Ali from south Somalia , and I’m with you for that

    • @fadumosaid114
      @fadumosaid114 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan kula jiraa from puntland

    • @samatarkhalif7108
      @samatarkhalif7108 4 ปีที่แล้ว

      faduma said you are state so you are with somalia 🇸🇴 we talk about shanta somali

    • @adenadan8472
      @adenadan8472 4 ปีที่แล้ว +1

      Ogaadeen baa lakaas nadhiga iyo majeerteen

  • @wiilhoog7099
    @wiilhoog7099 8 ปีที่แล้ว +300

    yaa diyaar u ah inaan dalkeena aan difaacno

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 7 ปีที่แล้ว +1

      @abdi salaan.Ma fahmin waxaad aad u jeedo.Waa in si cad aad u sheegta daldka la difaacayo.Haddi aad ka hadleyso wax ku saabsan somaliyaa difaaca.
      Dan ka ma lihi moqdisho.
      I don't care somaliyaa koonfurta.
      it's not our problem.tani ma aha our dhibaatada
      Haa waxaan difaacii karaa dalkayga Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ee Somaliland
      oon siin kara dhiiggayga iyo noloshayd.
      .

    • @abdiqafarabdullahi9313
      @abdiqafarabdullahi9313 7 ปีที่แล้ว +2

      abdi salaan
      Somaliyoo dhan baa u ah

    • @abdilibah5320
      @abdilibah5320 7 ปีที่แล้ว +3

      abdi salaan born ready

    • @aduunaayomaleh4316
      @aduunaayomaleh4316 7 ปีที่แล้ว +2

      abdi salaan 😭😭😭😭😭😭😭

    • @sacadsulayman9398
      @sacadsulayman9398 7 ปีที่แล้ว +7

      abdi salaan
      walahi anaa diyar u ah inaan Somali oo dhan difaaco

  • @inaahmed2349
    @inaahmed2349 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahay Kuwii Laabta Isku Fura Ha Inaga DhiGo 🇸🇴😭😭😭

  • @farhiyogeelqaad7548
    @farhiyogeelqaad7548 6 ปีที่แล้ว +69

    1 maarso 2018 saacadu ay tahay 8 :00 subaxnimo ayaan dhageysanaya guul somali galbeed

    • @hajiabdikarem9913
      @hajiabdikarem9913 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxan daawanayaa 10 /28 2019 saacada 8 :12 am

    • @qurbacmo2514
      @qurbacmo2514 4 ปีที่แล้ว +3

      March 24 2020 in Canada 👉💙👈 ☝

    • @cabdiraxmaancabdullahicali3667
      @cabdiraxmaancabdullahicali3667 4 ปีที่แล้ว +2

      13 aprill 2020 in mugadisho 11:47pm

    • @moabdulahi8418
      @moabdulahi8418 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxmaancabdullahicali3667 2020-01-06

    • @Tahliljr
      @Tahliljr 4 ปีที่แล้ว +1

      26 December 2020. Sweden

  • @makoahmed8294
    @makoahmed8294 5 ปีที่แล้ว +3

    Ax walee waayo waayo yaan xasoosta snigu Somali Galbeed baan ahay Allow shanta Somaliyeed midee may Allah united all fife Somlalis Allahuma aaamiiin اللهم امین waan

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 7 ปีที่แล้ว +139

    war gacmaha ma is qabsanaa soomaaliyeey sharafteenii masoo celinaa? 😞😭😭😭

    • @sadamyusuf8676
      @sadamyusuf8676 6 ปีที่แล้ว +6

      Hamda Xubi may may qolo goobiyaa moodaysa inay kaligood ay somaliya leeyihiin markaa bal ninkay caano kaga qubanaayaan

    • @iftinaan1022
      @iftinaan1022 5 ปีที่แล้ว +8

      😭😭😭😭😭😭ciiil badana

    • @qurbacmo2514
      @qurbacmo2514 4 ปีที่แล้ว +2

      💙☝💪👍

    • @geelleguure8808
      @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa, oo maxaa ka fiican in Soomali gacmaha isqabsato oo mar kale noqoto Qaran xoog iyo sharaf leh. Soomaali aduunyada meel walba waa tagtay meel laga rabo ama laga jecelyahayna ma jirto.

    • @DhukowChannel23
      @DhukowChannel23 2 ปีที่แล้ว

      @@geelleguure8808 wallahi wax ka fiican ma jiro waa ba tan la la'yahay in gacmaha leysqabsado soomalina midoowdo..Allow amuuraha sahal

  • @somalidiasporaunificationu5179
    @somalidiasporaunificationu5179 3 ปีที่แล้ว +4

    November 6th, 2021 5:06 AM baan dageysanaya. Somali galbeed guul, Somaliweyn Guul🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴😩

  • @ibrahimmahamud1751
    @ibrahimmahamud1751 9 ปีที่แล้ว +35

    Dhalinyarow sifiican u dhooxa heesahaan, waana kuwii lagu xorooyay dalkayana una ay dhinteen shacab iyo ciidanba.
    U fakara sidii aabayashin ay u nabcayeen gumaysi iyo gumaysi lajook.Xabashi la dagaalam waligin hana gargarina.
    Ibrahim

    • @abdiazizabdalla4675
      @abdiazizabdalla4675 6 ปีที่แล้ว +1

      barisamadki umada somaliyey waxay aayen umad ay kuweyn tahay somalinimadu ahana wadaniyin dhaba gacmahana is hayista alow marlabad umada somaliyed dib ugu soceli isjacayilki iyo wadaniyadi ay lahayen
      war somaliyey an ges iska dhigno qabilka ina babiyey iyo nacayibka aynu iskuqabno
      war aynu gacmaha iqabsano o ika ilowno rer hebal iyo waxa an faido inolaheyn

  • @abdiraufahmed7561
    @abdiraufahmed7561 6 ปีที่แล้ว +25

    aniga walahi waxaan kudhiiraday anigoo master ah Inan qorto askari waayo waxaan arkay Inan a an wadaniyad iyo waxay tahay aanban aqoon oo gobanimada sikhaldan u adeegsan markaas huuno Muna kusoobiir difaaca qaranka inshaa alah

    • @yusufhuseen2218
      @yusufhuseen2218 5 ปีที่แล้ว

      Waa heeshii faqashta been beenta ahaa eeboow cade

    • @miskemohamed4151
      @miskemohamed4151 5 ปีที่แล้ว

      SC Ali walal aqoonta oo lagu halgamo baa ka muhiimsan qori la qaato aqoontada dadkaga ku caawi qori waa naga bate

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 ปีที่แล้ว

    Walee anigoon 5ta mideynin haidilin ❤

  • @owdoolfarah2263
    @owdoolfarah2263 4 ปีที่แล้ว +2

    Somali galbeed
    Waxay ku xidhanthy xoriyadeda
    In ay somalia ay ka dhalato dowlad
    Wa sababta somalia lo didanyhy in ay
    Dowlad ka dhalato wayo waxay heli
    Somali galbeed meel lagu taba baro
    Jamhadeda dhawacedana lagu daweyo lkn manta inagaba cadowga
    Isku dhiibna ilhy somalia ha siyo nabad
    Iyo awood somali galbeed na xoriyad
    Ala nebciya axmaro iyo dowladeda galo dhan ilalinayo viva somali mxmed 💪

  • @axmedcumr8499
    @axmedcumr8499 7 ปีที่แล้ว +10

    somalida hada nool yaa dhiig leh
    like saar inta dhiig leh

  • @axmedcumr8499
    @axmedcumr8499 7 ปีที่แล้ว +51

    ma gumeysi qooqaa
    qabrigiisii loo qoday
    herer qiime wayniyo
    quruxdeeda diri dhaba
    jig jigadii qaboobayd
    qabri dahare anay iska leh

  • @mohamedadem4731
    @mohamedadem4731 5 ปีที่แล้ว +9

    Ninka heesahaan soo galiyay waan kuu mahad celinayaa waayoo anigu waxaay igu reebtay xusuus aan dhamaa neeyn waayoo waxaan ahaa askari katirsanaa xoogii dalka soomaaliyeed oo sida tooska ah weerarka ugu qaaday Ethiopia 07/25/1977 kaaraa mardha ragii jiidhay baan kujiray maantana waxaan arkayaa Somali Ethiopia isugu faaneeysa, tolaayeey tolaayeey

    • @maxamecabdicilmi6706
      @maxamecabdicilmi6706 ปีที่แล้ว +1

      Maxamed adem ninwaayo arag ah baatahay waanku salaamay

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 2 ปีที่แล้ว +1

    Calool xumo wlh hadii lo dhinto somali ba udhamin lahayd qarankoodii in ay gacantooda iskaga rideen bay qaxooti noqdeen rabbow dowlad somaliyeed oo xoog leh oo cadaalaad 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪✌️✌️✌️🙏
    Jigjigadii qabowbeyd qabri dahare anaa iska leh
    From garowe
    🇸🇴✌️❤️🙏💪

  • @abdiazizqorane5652
    @abdiazizqorane5652 9 ปีที่แล้ว +41

    Heesta 4aad markan aan maqlo waan qiiroodaa runtii qalbiga ayaa si i noqda.

    • @farhiafarah7981
      @farhiafarah7981 8 ปีที่แล้ว +3

      +Abdiaziz Qorane sido kale wlhi

    • @abdifatah3820
      @abdifatah3820 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdiaziz Qorane b
      Bro aniga abahy ayan ku xasusta wayoo waxu ka mid aha cidamadas

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว +1

      Iyadoo dhamaystiran tolow xageen kahelaya

    • @BakoolTV
      @BakoolTV 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi beenta maahan 2019 an dhageysanaya heesta afaraad qiiro ayey leedahay

    • @aadanibrahim1190
      @aadanibrahim1190 5 ปีที่แล้ว +1

      Magaceeda maxaa were heestii 4aad

  • @maariyoxasan2739
    @maariyoxasan2739 5 ปีที่แล้ว +6

    Subax nimo isniin ah ayaan dhageysanayaa saacaduna tahay 11:07 am guul soomaali galbeed

  • @adeshyusuf3778
    @adeshyusuf3778 8 ปีที่แล้ว +7

    as soon as i hear the music of the songs of old i cant help feeling emotional.WALEE SOOMAALI WAA TII HORE.ANAGU COPY BAAN NAHAY.

  • @eng.husseinahmed
    @eng.husseinahmed 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta 4aad ayaan u baahanhy taliye

  • @qabridahareboy842
    @qabridahareboy842 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlh wan ilmeyay hesahan wadaniga markan dhagaystay.

  • @ilyaasgeelle6054
    @ilyaasgeelle6054 5 ปีที่แล้ว +5

    Waan ka xumahay sida maanta aan ku suganahay wllhi😭😭😭😭😭

  • @yaamaali2477
    @yaamaali2477 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahaw quwadii soomaliyeed soo Cali oo moriyaanya naga qabo dhalintu mustaqbalkooda ha ka fikirtu iyagoo qabyaalda iyo qudhanka meel iska saaraya

  • @idrisali8533
    @idrisali8533 3 ปีที่แล้ว +5

    We are reading for death.. we r born to defend our country MashaAllah MashaAllah MashaAllah

  • @mohameddaher1273
    @mohameddaher1273 5 ปีที่แล้ว +3

    Good Weeyan.We hope to return Somalia Great Again in Horn of Africa.

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 8 ปีที่แล้ว +26

    Alow kuu naxariiso
    MW maxamed siyad bare dawladnimo isaga ugu horeyey uguna danbeyey balse somalidu waa dad aan qirin qofku wuxuu yahay dhinac kasta ka eegoo dhaqale,siyasad,Miltry, warshado, AUN

    • @dhagawayneofficial2275
      @dhagawayneofficial2275 8 ปีที่แล้ว +1

      wale taa ayadan been ku sheegin

    • @kaisarmouse8245
      @kaisarmouse8245 8 ปีที่แล้ว +1

      աʟɦɨ ɮɛɛռ ɮaaɖ sɦɛɛɢtaʏ sɨʏaaɖ ɮaʀɛ ɨsɢaa sօʍaʟɨɖa ɖɦɨɮҡaa ɢaʟɨʏaʏ ..ɨsaɢaaռa Kaʟa ɖɨʟaʏ....aʟʟɛ.ҡʊʊʍa.naxariisto

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 8 ปีที่แล้ว

      somali muqdisho kkkkkk masaaasa sxp hadaanad cuqdad qabin maxa Somaliland kugu diray dalkaagiiba amisom haysataaye

    • @flame_27
      @flame_27 6 ปีที่แล้ว +1

      Gar yaqaan somali Siyaad Barre waa ninkii amray in saraakiishii ugu fiicnayd ee soomaaliyeed lagu laayo Jigjiga. Kaare baa la mariyey. Wuxuu ka baqay in askartu gadoodo oo afganbi ku rido. Waa ragii xoreeyay ee ilaa Harar gaaray.
      Qisadan askari walboo ku jiray dagaalka waydiiya.

    • @farhiabeautychannel4612
      @farhiabeautychannel4612 6 ปีที่แล้ว

      @@mohamedothman7519 hooyadaa iyo adiga nacalaa ku yaal garac garac dhalay ina iidoor baa thy dee dadka somali burburiyey siyaad barre dadka mucaaradkaa ayuu laayey waana isaaaq somali hdii aan la layn oon laga cabsiin ma xishoodan wuuna ku saxnaa uf nacalaa ku yaal isaaq iyoa Aragooda

  • @sharifasmaramedia4827
    @sharifasmaramedia4827 4 ปีที่แล้ว +2

    gull somaali weyn anigo ah REE NFD dalkena gullbaan niraajeynaya InshaaAllah

  • @idrisali891
    @idrisali891 3 ปีที่แล้ว +3

    Viva MashaAllah MashaAllah Viva Somaliweyn All for five MashaAllah MashaAllah MashaAllah

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 7 ปีที่แล้ว +7

    heeska 4aad ila eega. 😭😭😭😭 Hada iyo markaa kwrma . sooomaaaliyeeey wax isku fala dadkii hore waakaa dhiig ayey lahaayeen. wlhi

  • @eastafricaentertaiment3304
    @eastafricaentertaiment3304 8 ปีที่แล้ว +28

    thanks bro #LBchannel waxan xasuustay sheekooyinki uu awaawgay iga sheekeen jiray ana wali maan ilaawin inan soo taabto hadafka somaliyeed goobanimo gobaanimo

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 ปีที่แล้ว +2

      Mr Akram You are welcome sxb

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 4 ปีที่แล้ว +3

    61 nin oo ka mid ahaa Ragii karaayasha ee dararwayne, ee dagaalkii somali galbeed ka qayb qaatay, waatii iyagoo xeradoodii jooga laga qaaday ee hargaysa lagu laayay 1988, Tolow miyaanay somali ahayn kuwaa iyo kuwii waqooyi lagu laynaayay, ee xasuuqayay, maxaa uga hadli waydeen hadaa somali jeceshiin

  • @naasiryare2456
    @naasiryare2456 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah taariq weyn siyaad bare dowlad bawer

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah wakhti kale waxaan rajaynayaa inaan gacan bir ah kuqaban doono geeska Afrika Marna lama rajo dhigo 28,7,2020 SoMali GalBeeD way xoroobi doontaa

  • @hugayeaaaa9271
    @hugayeaaaa9271 9 ปีที่แล้ว +8

    mash allh alow somali kasto xoree adi cadil ah soomali waa soomali kala qaad malahan meel kasto uu ku noolyahay kii ka xun e dhahayo anigu somali uma aqano reer hebal isiga ha ku ekaato lkn anigu waxaan ogsoon nahay in ay soomali isku i yahiin melkasto oo ku nool yahay somali ayaan kadhimanaa hdii wax ladiidayo somali ha xorowdo insh allh Mel kastay ku nool yahiin amin amin

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa waadani
    Waa loosoo dhintay soomaali galbeed waanan udhiman doonaa

  • @abdifitaxmohamedabdi9568
    @abdifitaxmohamedabdi9568 6 ปีที่แล้ว +2

    Gumaytow warli idaa
    waan isu noolnahay.

  • @mideyeadde1470
    @mideyeadde1470 6 ปีที่แล้ว +4

    Soomalida waa la bartay barta ey ka nugulyihiin.
    Midbaa marka geela loo heesayo lo' u heesi markaasaa 20 maanlaawayaal aan fekerin ama fudeyd qaaday u jawaabayaan.
    Fiiriya walaalayaal af soomaali dad badan baa u jeedo u bartay marka negative comments ka iska indha tira. Ha noqonina sida wanan leysku diri.
    Waad mahadsantihiin

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 5 ปีที่แล้ว +1

    Ceesaantiin mas iyo good
    Madax shabeel leefta
    Malageedi baa galayeey

  • @mussashire9889
    @mussashire9889 7 ปีที่แล้ว +1

    1964 mingista dagalki lagu eryaday ethiopia illah ha u naxaristo abahi somalia adan abdulla osman wa madaxweynahi ina tusay in ethiopia la eryan karo

  • @somaliahanolatocawo2648
    @somaliahanolatocawo2648 7 ปีที่แล้ว +1

    adeer somali baa leh somalia. waana wadekena waa inaa diifacno

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 6 ปีที่แล้ว +8

    Heesta 5aad:
    Wallee wadani dhaartay baan
    Dhaartay baan ka weecan
    Wallee ummad wisisiday baan
    Wisisiday baan kaa waaban
    Wallee agoon weyradaan
    Weyradaan waxba kaa reebin

  • @shiilalle
    @shiilalle 3 ปีที่แล้ว

    Ceesaantii mas iyo good madaxooda leeftaa
    Malageedii baa galay.
    Wallee waagaas booto iyo awood ayaan wada lahayn balse maanta booto uun baa naga soo hartay

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesahan wadaniga ah waxaa qaadayaa labada kooxeed waabari iyo heegan abwaanada heesahan alifay dhinaca waabari waa singub dhinaca heegana cabdi bashiir indho buur abwaano kalena heesaha qaar bay alifeen aida maxamuud tukaale

  • @MrMentalz2
    @MrMentalz2 5 ปีที่แล้ว +7

    Geesiyada naaf iyo gumaysiga u yimidow
    Neecow xornimo nolosha u horseedow
    Ha noogina
    Ha noogina
    Nafaqadiinu waa guul
    Dheeftiinu waa calan
    Natiijadiinu waa gobanimo
    Lagu nasto
    Lagu nagaadee
    Ha noogina
    Ha noogina

  • @hassanhussein4269
    @hassanhussein4269 9 ปีที่แล้ว +10

    midnimo somali weyn way isu iman dontaa insha'allah

    • @xuseenibrahim217xuseen7
      @xuseenibrahim217xuseen7 4 ปีที่แล้ว

      hassan hussein 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑👑🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾✋

  • @copramo2115
    @copramo2115 3 ปีที่แล้ว +1

    21 Jan 2021
    Ma gumaysi qooqaa qabrigisi loo qaday ano hestas radinaya o wax an ku qoro garan la, ban halkan ka helay

  • @godeymedia1276
    @godeymedia1276 5 ปีที่แล้ว +1

    Saldhigii adkaa iyo hadaan godey ka hantinay ka adkaanay maantee guul Somali wayn

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 ปีที่แล้ว +6

    Farmaajo waa Ninka U saxeexay Baddeena Somaliyey somaliyaay Waxaa Idiin Fiican Idinkoo Midooba

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 5 ปีที่แล้ว +2

    Kani galbay ku kale mooyee ka guulanee #9 aad. Waxaa la qaaday kolkii amxaarada laga saaray godeey oo dhufeys adag ahayd oo inta lala kacay la sii cayrsaday oo maalmo lagu geeyay tan iyo jigjiga agteeda.

  • @Moha-sn3sf
    @Moha-sn3sf 8 ปีที่แล้ว +4

    maasha Allah walee waan ilmeyay

  • @INA.GUURE.M
    @INA.GUURE.M 4 ปีที่แล้ว +1

    aniiiga waxan ahay reeer djibouti waxan amiinsanahay somalia inay tahay dalkayga djibouti iyo somalia waa ii miiid.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 3 ปีที่แล้ว +3

    Guulwacan Soomaali Galbeed Soomaaliya Oo Dhan Guulwacan

  • @leedsboy7584
    @leedsboy7584 9 ปีที่แล้ว +1

    Number 3 waa Hibo Nuura inta kale ama dhaman fanaaniinta kale waa Hobolada Waaberi

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 ปีที่แล้ว +20

    3#waa heesta qalbigayga taabatay wlhi ilahow soomali ugargaar plz

    • @aduunaayomaleh4316
      @aduunaayomaleh4316 7 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiiqo Raadis qabrii daharee anaa iska leh qabrii daharee Anna iska leh bro wlhi waa wax laqiiroodo 😭😭😭

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 5 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul wrto rbi heynosodejyo❤❤❤❤yrabbii❤❤

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliya Midnimo

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 6 ปีที่แล้ว

    Ax alle ha unxristo fanaanintenii somaliyed wxy Ahayeen geesiyal garab istaagay ciidanka ha ugu horeeyan saado cali iyo qalinle iyo kuwo kle oo badan

  • @qeysibrahim164
    @qeysibrahim164 8 ปีที่แล้ว +2

    Viva Somali weyney wlh hibo xaadey idhaqaajisay qabari daharre aney iskaleh mantana itoobiyan ayaa naga haysta aad baan ugu xumahay wlh lkn marey noqotoba somali wey midoobi weyna soo laabani

  • @abdifatahosman9120
    @abdifatahosman9120 8 ปีที่แล้ว +2

    I love number 5 Wale wadani dhaArtay Kaa wacan

  • @abdilibah5320
    @abdilibah5320 7 ปีที่แล้ว +15

    we will the injustice British did my seople giving our land away we will get it back one day no matter what inshaALLAH soon.

  • @xaldoon6861
    @xaldoon6861 7 ปีที่แล้ว +2

    Ilahayoow dalkeyga iyo dadkeyga idaa

  • @sadomohamud126
    @sadomohamud126 3 ปีที่แล้ว +1

    Cawa ayatahay isniin sogashay ayaan dhagay sanaynaa Safa all xornimo 7bishii 11 2021 Maclean’s kB oo igadhsiya duceenaya

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 7 ปีที่แล้ว +6

    I love heesta number 5 Mohamed siyaad Barre rest in peace and for those who struggled for Somali Independence

  • @liimohahussein3910
    @liimohahussein3910 4 ปีที่แล้ว +4

    24-August 2020 Yaa Ila daawanaya💪

  • @umayma1831
    @umayma1831 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alaaaah guuuuuuul guuuuuul midnimo midnimo somali 🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪

  • @ahmedmaalin988
    @ahmedmaalin988 5 ปีที่แล้ว

    taliskii afeesnaa saldhigi adkaiyoo hadaa godeyka erinee ka adkaanay maantee wow waa dareen waqtigiisa leh maantee nagajiiftaa qabiil dartiis allaah umbaa kasugeeynaa gobanimo dhammeystiran

  • @marwa7070
    @marwa7070 8 ปีที่แล้ว +4

    somali galbeed guul iyo gabanimo insha Allah

  • @ruuneyali7602
    @ruuneyali7602 9 ปีที่แล้ว +5

    MA AQAANO WALAALO. anigu somalia ayaaan aqanaaa kaliya manta12 october calankena ayaan udabal dagaynaaa. somaalia somaali baaleh. ilaa iyo qabri dahare anaayskale

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 ปีที่แล้ว +1

      +Ruuney Ali Maxaad ku diiday in aad barato wadankan jaarka kula ah ee af-soomaaliga ku hadla?

    • @abdisamadosman2437
      @abdisamadosman2437 9 ปีที่แล้ว

      Somalia somali baa iskale wl aan midayno dadkeena ee qabyaalada inaga daaya

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 ปีที่แล้ว

      +Abdisamad Osman Qabyaalada aad sheegayso yaa ka haldlay? Waxaa laga hadlay laba dal oo jaar ah.

    • @abdisamadosman2437
      @abdisamadosman2437 9 ปีที่แล้ว

      ***** camuu qabyaalad kaama maqna meel somali ku kulante lkn anigu umad somaliyeed ayan lahadlayay waaku side libax

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 ปีที่แล้ว

      +Abdisamad Osman Hadaad soomaalida la hadlayso dee comment caadiya dhiibo oo REPLY magacayga haku samayn. Markaad REPLY ku samayso magacayga waxaan moodayaa in aad aniga ila hadlayso.

  • @عباسمسلمالصومال-ن5ج
    @عباسمسلمالصومال-ن5ج 6 ปีที่แล้ว +4

    Balse kiidadkiisa iskukeeno ayaa kutala jiraa sidaan kunoqon lahaa insha allah

  • @faisoosman3583
    @faisoosman3583 5 ปีที่แล้ว +1

    Guusha iyagaaleh ciidamada xooga dalka somalia, down all the Somali treator

  • @ismahanjeexow7450
    @ismahanjeexow7450 9 ปีที่แล้ว

    Waa markaan soo qaxanay.!! waa xasos 4 jirkiyg. JIG JIGA Ha jirto. waa dhiigeg weyan hormar waliga. 💌🔊🌞

  • @amiinsaleebaan6279
    @amiinsaleebaan6279 5 ปีที่แล้ว +1

    November 2 /2019 somalia allow sharafteedii soo celi
    wllh kala dadsanan sharaf kuma lihin somalay

  • @abdirahmanali6962
    @abdirahmanali6962 3 ปีที่แล้ว

    25/02/2021 somali galbeed oo xor ah inta aana dhiman allah ha igu simo

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 3 ปีที่แล้ว +1

    waan dhegaysan jiray waa qiiro waan difaacaynaa inshallah

  • @Legendnos
    @Legendnos 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ahay 19jir, kudhashay oo waqtigiisa inta badan kuso qaatay Muqdisho, weligay manan dareemin dareenka aan dareemayo hada oo aanan ku noolayn wadankii, wagaa ra'yi manan ka heysan dunida sida ay dadka naga aaminsanyihiin, waxan weligay u haysan jiray inan kasoo jeedo wadan lagu faani karo, lakin waxan mararka qaar aan ka xishoodaa inan shegto wadankeyga, ulama jeedo inan ka faanayo lakin wuxuusan damiirkayga isiin karin dadka lasoo horistaago inan usharaxo waxa ay dadkeyga sameeyen iyo sida ay wadankii ugaleen, dhinac walba ayan ka burbursannahay, wana kala qeybqeybsannahay, waxan rajeynaya inta aan dhiman malin malmaha kamida inan mar un arko somaliweyn ( 5ta Somali )oo midowday, waa riyadeyda koowaad, hadii aysan dhicin waxan allah ka baryayaa in dhulwalba oo Somali in ay amaan iyo nabad ku noolaadan oo ay dowlad ay leeyihiin ama wadan gooni ah noqdan qaasatan NFD iyo Somali galbeed balse waxan kasii jeclahay inan midowno oo aan hal noqono, inkastoo tii Allah ay halkedi tahay.
    *koonfur Somalia* ❤
    *wuqooyi (Somaliland)* ❤
    *Somali galbeed* ❤
    *NFD* ❤
    *JABUUTI* ❤

  • @mohamedbile2175
    @mohamedbile2175 6 ปีที่แล้ว +1

    #halgankii Somali galbeed lagu xoreeyey
    xabashidana dharbaaxada xoogan loogu dhuftay oo ilaaa maanta ilaaawi la'yihiiin hurdana udiiday
    gob liicda waa la arki jirey gunise waa ceeb
    umadda somaliyeed qaran jab baa kudhacay lkn wakhti aan fogayn waa laga soo kabanayaa
    waxaan leyahay waa ladoogiye yaaan ladacarooon somalay

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesta #8 waxay kamid ahayd kuwii loogu jeclaa berigaas.

  • @wiilhoog7099
    @wiilhoog7099 8 ปีที่แล้ว +23

    qoraal la soo qoraa waxba ma tarayee dalkeena ma bad baadsanaa hoo kacdoonka dhalinta hala sameeyaa

    • @juleybiibabukar148
      @juleybiibabukar148 7 ปีที่แล้ว

      abdi salaan
      plz contact me

    • @sadamyusuf8676
      @sadamyusuf8676 6 ปีที่แล้ว

      Maya may tabtaasuu wadanku ahaanaayaa wadanky

    • @abdiwali973
      @abdiwali973 5 ปีที่แล้ว

      @@juleybiibabukar148 shp in lagu helayo maqaan balse anigaa diyaar u ah kacdoon dhalinyaro inaynu abaabulno emailkan igala soo xiriir
      Abdiwalimohamad983@gmail.com

    • @cayncc7777
      @cayncc7777 4 ปีที่แล้ว

      walaahay sxb kacdoonkaa kama fiirsanyso waxan jooga hargeisa isoo qor sxb tellkaga

    • @cayncc7777
      @cayncc7777 4 ปีที่แล้ว

      kayguna waa kas o634072051 furah soo raacso qorshana aan haya

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 ปีที่แล้ว

    Muxuu murti nooga tagay Abwan sangub alle how naxariisto 😭2023

  • @qeyrqabeshaati7115
    @qeyrqabeshaati7115 4 ปีที่แล้ว +3

    1977 waxan soo xasusta dagalkii godey an ku galay

  • @عباسمسلمالصومال-ن5ج
    @عباسمسلمالصومال-ن5ج 6 ปีที่แล้ว +7

    Markaan xureenay somali galbeed dabadeed waa nalaga qabsaday balse waxaa meeshalagu arkay somalidahalyeey inay yihii

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 3 ปีที่แล้ว

      15 dowladood oo uu ruushku hogaaminayo ayaa amxaarada la soo safaray ee waaba la qabsan lahaa.

  • @maryanabdullehassan9362
    @maryanabdullehassan9362 9 ปีที่แล้ว +15

    viva soomaaliween

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus หลายเดือนก่อน

    Somali galbeed wa xuroobi idim alle ana xureyn i a

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +6

    Anoo #SOMALILANDERA
    SOO FURANAYA SOMALI GALBEED o xor ka dhigaaya

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo 4 ปีที่แล้ว +2

      somaliland wax la jirayhdo ma jirto ... soomaali waa mid

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 7 ปีที่แล้ว +2

    Heeska 9aad bal eega Mangiste waa baqtiyey lkn wiilkiisii ayaa jooga ogaado. xeyla maryan iyo Gabre waa wiilashiisa😟

  • @farxiyosalaad8775
    @farxiyosalaad8775 5 ปีที่แล้ว +1

    Wacadale qiimo an dadku lahayn bn gaarnay oo yeelanay oo wanag san hadana qiimo aan somali u qalmin baynu gaarnay wxana ina garsiyey wa inaga dhexdeena iyo siyasiyiinta dantooda mahe dan kale an eegayn ee somaliyey gacmaha an iska qab sano oo gobanimadeeni an so ceshano

  • @Baarrihuseenmucalim
    @Baarrihuseenmucalim 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaliadu wakhtigaa ragbay woxoodii kuhaysteen
    Maantana iyagaa laga qaadayaa xoolohoodii

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 6 ปีที่แล้ว +1

    Heesta yaa sameeyay kooxdee qaadayso waa tuma kooxdii heegan ee pooliska ayay ilatahay aniga

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesta 4aad Magaceeda iisheega ?

  • @qalbixaaji1145
    @qalbixaaji1145 6 ปีที่แล้ว +3

    Heesahan waa heeso wngsn ma gumeysi qooqaaa qabrigisa lo qoday

  • @rashidhassan6801
    @rashidhassan6801 3 ปีที่แล้ว +1

    21/01/2021 saacadu tahy 5 galbnimo aya dhagysanyaa

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 ปีที่แล้ว

    Aduunyadu way midobaysa soomaaliduna way sii kala googa’aysa
    Alla calool xanuun waynaa
    Waar Soomaaliyeey Cadow baa inagu wareegsan oo badaheena iyo dhulkeena inay qaataan u soo kaba gashadaye walalayaal ma midownaa??
    From Hargaysa

  • @greenriver192
    @greenriver192 5 ปีที่แล้ว +2

    What is the name of hee 1

  • @Abdihamidkabo
    @Abdihamidkabo 7 ปีที่แล้ว

    natiijadiinu waaa guul
    heesta number #6 caadi mahan kuli isma dhaaman blse taas iigusi daran Somali weyn wan idin slmy wlhy
    dadkayaga miya LA dhalo rogi ciidaydayadu may dhaman #7
    heeso wax Ku ool ah oo ficil u baahan

  • @yousefalshekh5366
    @yousefalshekh5366 6 ปีที่แล้ว

    heesta 6 iyo 7 ayaan aad ujeclaa mararka qaar waxaa laqaadi jiray anigoo iskool usocdo waxaan dhigan jiray dugsiga sare ee banaadir anigoo ah yuusuf maxamud sheekh fabiyo

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 7 ปีที่แล้ว

    Heeska 6aad guubaabadiisa bal eeg hada xagee joogtaan qabiil Aad guubaabisaan. markaana qaran baa laguubaaabin jiray Waaa kaaaaaf iyo kala dheeri😭😭😪

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed2808 6 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal dadkaan maalin kastoo naxasuuqayo ee naqarxinayo maan iska celino wlhi waxay adeegayaan cadowgeena ayaga kahoyan LA' nahay kana harsan LA'nahay soomaalaay goormaan diiri doonaa oon dhiig yeelan doonaa qabiil qabiil maalinkastaa isku dilnaa allow namidee oo alshabaab inaan Ku kacno natus