ASAD DHEERE HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 714

  • @mosomali8607
    @mosomali8607 4 ปีที่แล้ว +396

    Xaqiiqdiii ma fahmin sobabta ay heestan million views u gaadhi la-dahay ma anagaa maala yacniga jecel Mise wadani nimada nagu yar ?

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 4 ปีที่แล้ว +15

      Wadaninimada kuyar dadkena maalayacnigana lagamaray oo wngaba wuudhibaa wll qli allow wnga natusi xumaha ma aragtay intey gaadhayaan wlh waa yaab hees midan kadhiig kicis badan miyaa jirtaba ax ax

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 4 ปีที่แล้ว +5

      Dariskiyo aduunka intaan udooxanado madago anigu madago qarankanagu madago intaa bal eeeg

    • @maxamadaxmad4384
      @maxamadaxmad4384 4 ปีที่แล้ว +10

      Labadaba wey naheysata
      1)malayacniga waan jecelnahay oo
      Mararka qar waxaa dhageysana wax aan qaab laheyn
      2)wadani nimada nagu yar ooo xaqiiq ah qof waliba wuxuu
      Kuleyahay maxaa iga galay
      Wxaa rajeyna inaad fahantay

    • @krazy1376
      @krazy1376 4 ปีที่แล้ว +3

      Maxamad Axmad waxa keenaya in ay wadinamada ku yaraato dedkeena waa historykooda aysan aqoon. Feelings dhanba ma ulaha wadankooda iyo dadkooda

    • @maxamadaxmad4384
      @maxamadaxmad4384 4 ปีที่แล้ว +1

      @@krazy1376 kalaam saxiix
      Dareen laan iyo daneen laan
      Waxaa soo raacdo schoolk ka oo logu dhigo history wadamada kale
      Iyo dagaladooda iyo hishiiskooda
      Waana cilada ugu weyn nin aanan aqoon sayid maxamad cabudule
      In labaro vasco degama oo ah purtugal inaad fahantay rajeynaa

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 7 ปีที่แล้ว +419

    Dumarkiyo carruurta
    Danyartiyo miskiinka
    Ma dilo anigu ma dilo walalahy ma dilo 😢from hargaysa ahy wana rabaa cawaale oo dul babada somalida gayigeeda oo dhan👍

    • @nasraelmi3794
      @nasraelmi3794 6 ปีที่แล้ว +5

      Illah ha noo kaso cawaale oo gayiga soomaali oo dhan oo babanaayo

    • @laandmohamedfarah4879
      @laandmohamedfarah4879 6 ปีที่แล้ว

      qurxoon sida hooyadeed gax ba ha sheegan hargayza

    • @qurxoonsidahooyadeed6676
      @qurxoonsidahooyadeed6676 6 ปีที่แล้ว +12

      Laand Mohamed Farah hhhh Thnkz inaanad akhlaaq hooyo kuso barin ayan kaga jeedaa ani kuma caayayo 😍wana ku cafiyay qaxba igu tidhi

    • @chuchujaybaz1016
      @chuchujaybaz1016 6 ปีที่แล้ว

      qurxoon sida hooyadeed .

    • @abdukadirwarsame2942
      @abdukadirwarsame2942 6 ปีที่แล้ว +3

      qurxoon sida hooyadeed sidoo kale wll aniga waan jeclahay cawale oo babanaya

  • @nafhussein3803
    @nafhussein3803 7 ปีที่แล้ว +213

    Eryadaan macan ka badan Waxa Iska lehaa abwaan yar Ee xusa Magciisa Plz inta igu racdan shre

  • @Adoontiialle236
    @Adoontiialle236 5 ปีที่แล้ว +29

    Ilaahoow wiilasheena kartida iyo quruxda leh inoo deeso abyo hadaa kufaanto wiilasheena like hayga baqiiliin❤️❤️😍

  • @saylac4217
    @saylac4217 4 ปีที่แล้ว +42

    Dumarkiyo caruuura
    Danyartiyo miskiinka
    Ma dilo anigu Ma dilo
    Walalhay Ma dilo
    Wlahi eray culus
    From saylac awdal stete somalia
    👍🏽👍🏽👏🏾👏🏾👏🏾💪🏽💪🏽💪🏽☹️☹️🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @super2907
    @super2907 7 ปีที่แล้ว +53

    Dabaabaad hubeysan dab weyn iyo gantaalo nukleeyr anaa ka daran oo waan dirirayaa❤❤👏👌
    Soomaali hees wadani hadaa maqalno, 5ta daqiiqo ee socoto kuligeen wadani ayaa noqoneena waxna ma qabsano oo qof kasto in wadanka loo dhisoo sugaa.

  • @nawaalnalka4532
    @nawaalnalka4532 หลายเดือนก่อน +3

    Bogtan daweyn lahaa ax yaa hees🥺💋 2017 anoo iskuul dhiganaya aad u dhagesan jiry xusuus🥺💗

  • @qaaligabargedo9510
    @qaaligabargedo9510 6 ปีที่แล้ว +51

    Wlhi inan heees ka qiimo badan daawan allow dalkeena noo hagaaji😢😢😢

  • @sameerelmihassan3431
    @sameerelmihassan3431 7 ปีที่แล้ว +161

    wlh kama daalo dhageysiga heestan wayo wa mid ku gabaneyso waxii daren wadanimo leh like yan leyla dhafin😍💪💪

    • @zamiirzanyare9917
      @zamiirzanyare9917 7 ปีที่แล้ว +2

      Ğâčâľ Šhîđäñê wadani wax badan og wan ku saray sxb ✊✊✊ guul somalia sxb shanta somali ✊✊

    • @sameerelmihassan3431
      @sameerelmihassan3431 7 ปีที่แล้ว +2

      źamììr źanyare sxbow somali maryoley barbar in ay dawato 1.mv dhahan wadanigane an la dawan sh........t foqol shiit🤣🤣

    • @zamiirzanyare9917
      @zamiirzanyare9917 7 ปีที่แล้ว

      Ğâčâľ Šhîđäñê haa wlhy dadku sxb
      Maanta sxb xigmada ma jecla waxay dhegaystaan mala yacniga iyo fisqiga wlahy bal fiiri heeatan wadani nimada ka muuqata iyo say dawashadedo u yarthy 😭😭

    • @NNN915
      @NNN915 6 ปีที่แล้ว +2

      Ğâčâľ Šhîđäñê hee waa macan xaqiiq qofkastoo dhiig wadaniyad leh na so jiidaneysa 2 days ayaan ku xifdiyo iyadoo bilaa music ah wlhi l

    • @mariamabdi5746
      @mariamabdi5746 6 ปีที่แล้ว +2

      Ğâčâľ Šhîđäñê wadani wax badan og waan kusaaray proH heestaan dadka wadaniga ah ayaa fahmi karo 😭😭😭
      2days ayaan ku xifdiyey heestaan dhageysikeeda ka daalo

  • @abshirgedimohamud533
    @abshirgedimohamud533 3 ปีที่แล้ว +4

    Erayada heesta waxaa iska leh saaxibkey abwaan ibraahim osman afrah ibraahim nolosha ibraahim oo aan si wanaagsan u aqaano waxu ka midyahy dadka faro kutiriska ah ee kulan saday hal abuurnimada dabci wanaaga ixtiraamka afgaabnida iyo fagaaro ka hadalka wana nin dhalin yaro ah oo aad u qiimo badan.

  • @ayahanolosha7564
    @ayahanolosha7564 6 ปีที่แล้ว +144

    Finally I made a lot of peoples notice this song, let’s hit 1M mark, lets show we are patriotic and proud Somali 😂🙏

    • @mohamedxaaji8609
      @mohamedxaaji8609 6 ปีที่แล้ว

      Heesta qofka iska leh waa wiil yar ibarahim nolosha marka magacisa mesha kusoo qor iyo laxanka labadaba

    • @qaranahmed2454
      @qaranahmed2454 6 ปีที่แล้ว

      mansha allah wan diriraynaa insha allah ilaa aan ka aragno somalia one

    • @lulyusufsamantar1227
      @lulyusufsamantar1227 5 ปีที่แล้ว +2

      Nuclear messag:
      one somali.one united people.one vision. One dream.one umma.one flag. One nation.
      United we are strong.divided we are weak.
      Somali ha noolato.corroption qabil.taneyste ha baxo.

  • @SafiyaHussein-f7g
    @SafiyaHussein-f7g 24 วันที่ผ่านมา +2

    Who's watching 2024❤ Somalinimo🇸🇴

  • @Internut1985
    @Internut1985 4 ปีที่แล้ว +8

    Soomali waxaanu nahay hal dhiig ee gacmaha aan is qabsanno
    Oodwayne Together baa idinka salaamay
    Viva Somalia 🇸🇴

    • @mohamedyuur9618
      @mohamedyuur9618 4 ปีที่แล้ว

      Adeer bah dhulbahante qadaadweyn ah baa yaa laangaab habar yoonis

    • @Internut1985
      @Internut1985 4 ปีที่แล้ว

      Yousuf Abdirushidyare Maangaab maangaab dhalay magaca afka nooga dhig

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว

      @@Internut1985 ada maangab ah togdher Somalia kadhigey iskiifo

  • @mumtaazabdirisak8707
    @mumtaazabdirisak8707 7 ปีที่แล้ว +13

    Heestaan qalbigeygay taabatay illahow wadankena nabad nooga dhig somaali bogeda burcad allaha isku mariyo❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 ปีที่แล้ว +15

    Axyaa cod wllhi Asad Dheer adoo cod sidan leh aan kubarto 2019 kaxumahay
    Madilo walalahay anigu 😭😭😭

  • @suldanpashir
    @suldanpashir 5 ปีที่แล้ว +7

    😭😭😭😭Ilinta iga dhamaato wlhi heestan marka aan dawanaayo yaa allah quluubteena isu keen oo somalia mid qura kadhig ءامين يارب
    Insha allah mar un weydhacee inaa mid noqono 😥😓😪😢 🇸🇴👆💪

  • @Ghannel40
    @Ghannel40 4 ปีที่แล้ว +25

    I will come back as long as I'm alive.
    Never be bored with this one🔥

  • @edenhazard6267
    @edenhazard6267 6 ปีที่แล้ว +18

    WAA WAX LAGU FARXO IN AAY WALI NOOLYIHIIN DAD SOMALINIMADA KU WENTHY

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 6 ปีที่แล้ว +2

    Walahi waa hees qira leh. Anigoo ilmo dheel dheel iga iman. Ayaan ilmeyay qiiro darteed. Allow qabyalada iyo is naceeb ka dhax dena ah naga saar aamiin.

  • @FowziyaFiican-zv2pc
    @FowziyaFiican-zv2pc 10 หลายเดือนก่อน +11

    Waxan dhageysanaya 4/2/2024 dadka iga dambeeyo ee heestan ila jecel like ii saara❤

  • @shariflaxan3212
    @shariflaxan3212 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadaad dhageysaneyso 2021 leik dhac ku sii

  • @saynabyalmaas
    @saynabyalmaas ปีที่แล้ว +1

    Hadan nahay dadki dhashi lahed dalkaan difaac iyo dagaal diyaar baan unahay🇸🇴😪😪😪👰‍♀️💔

  • @aishaomar9047
    @aishaomar9047 6 ปีที่แล้ว +30

    Gabdhihii soomaaliyeed badankood masaan ayeey umaleeyen labis qurux badan intay ka tageen dhaqankeenii quruxda badnaa

  • @littlealia6572
    @littlealia6572 6 ปีที่แล้ว +133

    This song is my favorite so far so good Somalia Is raaca In shaa Allah 🇸🇴

  • @ibramuumin9539
    @ibramuumin9539 6 ปีที่แล้ว +14

    Abwaanka yar ee maskaxdiisa La xadayo wlh ma haboona heesta Waa mid wadani waxana wanagsan in wadaniga La dhicin👌🏼❤️🇸🇴

    • @Qabiilkeenu.Somali
      @Qabiilkeenu.Somali 6 ปีที่แล้ว +1

      Ibra Muumin insha allah amaan ayuu mudan yahay abwaankii sameeyey

    • @hindaali8908
      @hindaali8908 6 ปีที่แล้ว +1

      Ibra Muumin saxiiix Ibrahim nolosha

    • @redonemoha5178
      @redonemoha5178 5 ปีที่แล้ว

      Heesta waa copy paste.wiil abwaan ayaa leh. Yaan la xadin

  • @rashkaabukar7300
    @rashkaabukar7300 7 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi ninkan Addis Ababa ayan wada jogi jirnay sxb sarre mr asad fanan qaliya waxan xasusta habeen an wada fadhisanay aniga iyo sxbka MR.LoVe hadad xasusatid aadban ku samalamay fanan alla yahfidka

  • @abdisalanhassan1700
    @abdisalanhassan1700 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah aanigu waxan ahay rer somaliland waana jeclahay dawlada somalia inay hagaagto lkn waynu kala noqonay ilaahay haydin ka qaado dhibka

  • @igusharaf8
    @igusharaf8 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad dheere wa Legend iyo Bar wllhi Lkn Somalidan ma aqonsana heesti sanadka bay qadaty 2017 ki

  • @abdiazizhassanhussein9716
    @abdiazizhassanhussein9716 5 ปีที่แล้ว +3

    waa hees aad u qiiro badan oo dareen.laakiin calanku hal xiddig ayuu leeyahay.
    guul iyo gobonimo soomaali oo dhan.

  • @xanandiriye2556
    @xanandiriye2556 7 ปีที่แล้ว +20

    Diyar baa nahay ina difacno kaaca dhalinyaro 💪💪💪💪

  • @qeyzdiamond5871
    @qeyzdiamond5871 4 ปีที่แล้ว +6

    Inta hda dawaneyso ano kale✋
    Wlh wa Heees aad u qiiiro Leh😢💙💙💙💙💙💙From.Hargeysa

  • @zakigulia3222
    @zakigulia3222 6 ปีที่แล้ว +30

    Even though I'm not from Somali but shaire blood and religion love u Somali people

  • @mohameddagane786
    @mohameddagane786 7 ปีที่แล้ว +12

    ManshaAllah asad dhere waa hes qiraleh i like this song ......Hlw frm austrolia i love somalia

  • @queenhuppy6608
    @queenhuppy6608 6 ปีที่แล้ว +6

    Waryaaa hee 1 milion
    Magaarsiini weeyseen 😌😢😒
    Ax ax walaalahey madilo

  • @abdirahman2044
    @abdirahman2044 6 ปีที่แล้ว +5

    Calanka buluga madaxa buu iisaranyhy 🇸🇴 happy 26 June dadkeygow

  • @abdimalikm7754
    @abdimalikm7754 6 ปีที่แล้ว +16

    Ninkaan waa fanaan dhamaystiran wlhi. 1 fanaan. Från.jig jiga viiiva. Wxii. Uurka dacad ka ah ee jecel inu arko.Somali dhiigle

  • @officialsBurhan
    @officialsBurhan 7 ปีที่แล้ว +15

    2018 Hees Wadani Ah Oo
    La mid Ah Iney Jirto Ilama Ahan
    Abwaanka Sameyey Uma Usan
    Samen Nin Qab qable Ah Ee Dhiri
    Galin Uma Somaliyed Ayuu Ku Dhiiro Galinayaa.
    Madago Qaran ka yagu Madago)

    • @crisaaqsomali8357
      @crisaaqsomali8357 7 ปีที่แล้ว +1

      deco burhan waa sidas pro

    • @Qabiilkeenu.Somali
      @Qabiilkeenu.Somali 6 ปีที่แล้ว

      deco burhan haaa walahy

    • @sacdiyocumar1836
      @sacdiyocumar1836 3 ปีที่แล้ว

      Wadaniga dhapta allow dhoor🤲🤲🤲🤲 nolow geesigena 💪💪💪🇸🇴💯💯💯♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @yuusufdalmar145
    @yuusufdalmar145 2 ปีที่แล้ว +3

    heestan waxan xasuustaa sanad ka hor waqtigaygii kulliyada mileteryga cxds aan ku jiray layli sarkaalnimada inaan ku gaar din jirnay waliba raga ciidanka u qaada ay kadaba qaadaan aan ka mid ahaa dhamaan dafcadydi aad baan idiin jclhy wadku ha idin seego waax yahygiwo wallaalahygi qorigoow 🇸🇴💪🤞🇸🇴♥️

  • @ahmedismail3695
    @ahmedismail3695 6 ปีที่แล้ว +1

    Nukleer anaakadaran ahadaa israacno shanta somali ha israacdo.. waano gobanimo inaa israacno Insha allah...

  • @ambored2967
    @ambored2967 3 ปีที่แล้ว +2

    Degaanada dhulkeyga anoon kudaabin calan,Cawale oon dul baaban🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @moshire6645
    @moshire6645 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hees u qalanto kun hees❤

  • @nasteexobashka5251
    @nasteexobashka5251 ปีที่แล้ว +4

    Wallhi wan qiiriiday illahow dolad cadaalad ah nasii wad owoodaa aamin ya rabi😭🙏🤲

  • @m_t_nboy7456
    @m_t_nboy7456 ปีที่แล้ว +2

    Wllhey ma dilo

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 5 ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭
    illahow wadankena dhibatada kasaar bari waa 14 october 2019 intii dhimatay alle ha unaxariisto 😭😭😭😭😭😭
    deeganada dhulkayga cawaale oo aan dul baban gumeysi dooran maayo😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😓

  • @daudahmed8543
    @daudahmed8543 6 ปีที่แล้ว +8

    I watch this music daily due to the nice lyrical tone it contains,,,,,
    ##nolol iyo nabad
    Love somaliweyn ever
    Its my Passion to visit once

  • @mohamedwarsame3162
    @mohamedwarsame3162 6 ปีที่แล้ว

    Dadka dhahaya from hargaysa baa ahay magaalo hebla baa imid waaa khaa,imiin hargaysa iyo galkacyo ma talyani bay ku yaalaan soo somalia ma ahan maad ku fantaan maxaad qariib uga dhigaysaan boorko😎😎

  • @AHMED_TIMO7
    @AHMED_TIMO7 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maalmihi xoriyada baan Heestan Dhegaysanaya 2024/june/29 ❤🎉

  • @saabosaaboalin7639
    @saabosaaboalin7639 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan markuu Somalia dhib kadhaco dhagaystaa calloool cumo
    Madilo anigu madilo wallahayga kuwaan diirnaxay miyaa damaqlahay 😭😭😭😭

  • @mahadsaladhussein7477
    @mahadsaladhussein7477 6 ปีที่แล้ว +22

    emotional song # viva soomaaliweeyn

  • @abdinasirnaale272
    @abdinasirnaale272 7 ปีที่แล้ว +85

    Heesta waan la dhacay laakiin waxaan nacay markaad xaddeen oo aad soo qori weyseen abwaanki yaraa ee ereyada iyo laxanka saartay. Wadan waxaan joognaa copyright aan la isku xirin.

    • @farhiyahassan3244
      @farhiyahassan3244 7 ปีที่แล้ว

      Abdinasir Naale been aad sheegtay heestaan 2017 laqaaday kan music la aanta qaadaaa xaday marka haiska kheelin heee😳🔦

    • @abdinasirnaale272
      @abdinasirnaale272 7 ปีที่แล้ว

      Farhiya Hassan waxaad isku eegtaa xiliga heestan lasoo geliyay iyo xiliga wiilkaas yar qaaday.

    • @ansalcaddow5861
      @ansalcaddow5861 7 ปีที่แล้ว +1

      Farxiyo Hassan erayada laxanka waxaa iska leh inanka yar Wan waa qaaday Lee balse waxaa fican in ruuxa leh LA xuso

    • @funnyfunnyvolgs4946
      @funnyfunnyvolgs4946 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdinasir Naale 😂😂. Abdinasir sxb hees iyo Guri 3 qol 2 fadhi iyo 2 musqul ah ayaa iga maqan oo ku yaala xaafada Wabari. Adigana Hees ayad ka hadleysaa inkasta oo nin kasta wixiisa ay ku weyn tahay

    • @xaqudirir9113
      @xaqudirir9113 7 ปีที่แล้ว

      Abdinasir Naale sxb umada beenta ka dhaaf heesta asalkeda wa midan music saaran inanka yar na wuu kaso qaatay.

  • @qadarchicharito9213
    @qadarchicharito9213 3 ปีที่แล้ว +4

    I didn't see this song patriotic song reach 1M views 😭😭😭why is that not making people .
    Absolutely Asad dheere is still remembering black day 14 zone zobe suicide bombed by virus al shabaab .😥😥.plse reach this song 1M Our people love very much 😥😪😪😪 and people Lost their lives that incident horrible 😪
    Very emotional and sad days in 2017 😥😥😥😥😮

  • @alfanaankinghero2227
    @alfanaankinghero2227 7 ปีที่แล้ว +8

    Ma sha allah ala maxan kuqiray inatahay Abwan iyo Wadani Dha ah Sax wye Abwan keyega inlw waliga

  • @eyey-s4s
    @eyey-s4s 6 ปีที่แล้ว

    Hestu waxay ku macanayd bila music uu ku qaday wilki erayada lah ibrahim nolosh allahu yaxfidki

  • @ahmedjooker3148
    @ahmedjooker3148 6 ปีที่แล้ว +17

    Well done dadkygii from hargiesa city 🌃 💪🏼💪🏼💪🏼

  • @babariham2303
    @babariham2303 6 ปีที่แล้ว +8

    wadani dab ah aya tahy.... wlal asad❤ inta igadambeyso like halisaro

  • @faraxsan8699
    @faraxsan8699 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah afkada caano lagu qabay my dhiiga EREYADA LAXANKA IBRAAHIN NOLOSHA codkii ASAD DHEERE music SUBXAANYO GACANTA ALLA KUMA TIRO

  • @cabdullaahiyaasiin2507
    @cabdullaahiyaasiin2507 4 ปีที่แล้ว +2

    Erayada heesta waxaa leh Abwaan Ibraahim Cismaan Afrax ( Ibraahim nolosha) .

  • @farhiyaladaninadahir8735
    @farhiyaladaninadahir8735 6 ปีที่แล้ว +20

    Caadi mhn hesstn wan ka hely runtii qiiro ayey ledahy inta igu racsan like

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 5 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah Asad.bilad akhiro iyo adunka alle ha ku siiyo.
    Boga somalia ada soo gabagabeye.
    Risalada ay ubahantahay somalia ayad hal mar dhiibtay.

  • @cadnaangelle9037
    @cadnaangelle9037 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walaalkey anoo ah fanaan Somali oo ku nool North America axsan wadani walahi

  • @abdirizakharir1600
    @abdirizakharir1600 6 ปีที่แล้ว +20

    I lissing this song over 100 times one love somalia hanolto

    • @abbadmaaxh7797
      @abbadmaaxh7797 6 ปีที่แล้ว

      Abdirizak Harir Sxpo somali ma iska soo qortid intad luqad aadan aqon so xarxari qeyso

  • @suleymanhajji2559
    @suleymanhajji2559 5 ปีที่แล้ว +1

    Asaad dheere m.a wll runtiii hestii waa hees qiiro badan Kama dhaalo dhageysigeda

  • @Somalinimo-e9z
    @Somalinimo-e9z 2 ปีที่แล้ว

    Doraad mid baan ahaa deyr oodan baan laha dulaan iyo colaad dabaa leygu shidan😔 waxaan u doodayaa sadki la duufsadiyo dibood la maaganyahay😔
    dariskiyo aduunka intaan u dooxanaado ma dago anigu ma dago qarankanaga ma dago 🇸🇴
    Kuwaan diirnaxaynin oo an damaq lahayn ayaan la dirirayaa
    O waan diidanahay 🇸🇴😔 xaada i istaktay wlh walahay ma dago🇸🇴❣😥

  • @siyadali5824
    @siyadali5824 6 ปีที่แล้ว +6

    Waan jareeracooday wlhi cawale 🇸🇴❤👈

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah ustaad asad ismaacil asad dheere salaan sare

  • @sagaro143
    @sagaro143 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaal waad mahadsantahay adiga iyo abwaanka erayada qoray 🙏🙏🙏🙏

  • @Nourdin726
    @Nourdin726 4 ปีที่แล้ว +1

    I hope hestan ineey ciidanka Dalka Somalia wax kabadasho.

  • @jabirjabir4677
    @jabirjabir4677 6 ปีที่แล้ว

    Walhi maalin Aan sidaas u fogeyn ayaa Waxaa heestaan laga qaaday Barmaamij uu schoolkeenu qabto Ee la dhaho Al.wadan Got talent Gabadh ayaa qaadeysay WAA LA ogaaa tii ka dhacday Qushuuuc iyo sacab Iyadaana Ugu wanagsaneyd ardayda Waa wadani dhalinteeenu ilohow wax waliba oo dhiba muslimiinta ka qaad adaa wehn oo waxide eh inshlah Guuul

  • @fardowsaali3366
    @fardowsaali3366 6 ปีที่แล้ว +5

    Ased Dheere nolow fanaan jira 👏💯💯👏nice song 🇸🇴💯👏💯👏

  • @foosmuse9111
    @foosmuse9111 2 ปีที่แล้ว +1

    Stiil 2022 dhagaysanaaya allow dadkeena jahiligaan ka saar qabyaalada baa si qaldan ugashee

  • @muktarosmanafrah8174
    @muktarosmanafrah8174 6 ปีที่แล้ว +1

    Xaquuqda heestan waxa iska leh Ibrahim Osman Afrah Walalkey uga yar oo loo yaqaan Ibraahim Nolosha ee plse Heer fankaab qofka xaquuqda iska leh waa la xusaa😥😥

  • @faraxnuur4699
    @faraxnuur4699 6 ปีที่แล้ว +1

    Erdyadii ibarhiin osmaanciil afrax nolsha sxb ilah ha ku siyadayo halbuurka ❤❤❤

  • @laacibsoojabay6337
    @laacibsoojabay6337 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah abwaan Da’a yar ayaa qoray waa erayo xikmadaysan

  • @khadijaahmed3140
    @khadijaahmed3140 5 ปีที่แล้ว

    Waa daalney rabbi sabab ayuu wataa ee illaah naxriistiisa lagama qooraado illaah wadanka nabad ha nago dhigo insha allaah

  • @hibaxusein8693
    @hibaxusein8693 3 ปีที่แล้ว +3

    Heesaha wadaniga heestaan baan ugu jeclhy alfanan Asad dheere fanan qaran

  • @Beerdilaacshe26
    @Beerdilaacshe26 หลายเดือนก่อน +1

    2024 still watching 👀

    • @najmahussein-l3n
      @najmahussein-l3n หลายเดือนก่อน

      Some 😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙈

  • @sharmaabdi1344
    @sharmaabdi1344 6 ปีที่แล้ว +7

    sxbkey ibraahim cismaan afrax ibrahim nolosha nin culus ayaa sameeyay heesta cid ka xaday malahan somaliyey wax hubsada isfahan waa dhanka muuqaal baahinta ayaa jiro

  • @xoriyomaxamudsheikhmaxamud2207
    @xoriyomaxamudsheikhmaxamud2207 6 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww sha allaah allow wadankena iyo umadena oo xorobay natus yaa allaah adaa cazawajal👐👐👐👐

    • @Qabiilkeenu.Somali
      @Qabiilkeenu.Somali 6 ปีที่แล้ว

      Xoriyo maxamud sheikh Maxamud she waan xoroobeyna hadaa iska deyno midnimada qabiilka walaashay qaali naftayna aan ka bilawno

  • @maysounwarsame9696
    @maysounwarsame9696 6 ปีที่แล้ว

    mar wlbo youtube so galo marka ugu horeso iyadan dawada kama daalo wlh i like dis song wadaninimadu hajirto

  • @mehraaagnibaasha2540
    @mehraaagnibaasha2540 6 ปีที่แล้ว +6

    Wlkey Asad geesi inaa tahay ana kamarqaati cadowgaga hajabo

  • @ifkahadam9115
    @ifkahadam9115 6 ปีที่แล้ว +8

    My brother 😍❤️❤️ asad

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a waa fanan qaran oo taarikhda inoogala

  • @idirisyare5703
    @idirisyare5703 7 ปีที่แล้ว +14

    Masha allh wllky qaali asad ismaacil wll inolow intey nolol jirto hormar wacan ayaa ku rajeena cadowgada dhulka hoose wll sare aan mar nah ilaawen wlhi waa ku xiisay wll qaali ah asad meyshada kasi wad

    • @shankashakra6926
      @shankashakra6926 6 ปีที่แล้ว +2

      Idiris Yare idiris salan sare bro

    • @nimcoladan1545
      @nimcoladan1545 6 ปีที่แล้ว +1

      Idiris Yare walal ado raaliya ma iisheegi karta meel ankla xidhiidho Asad dheere

    • @chuchujaybaz1016
      @chuchujaybaz1016 6 ปีที่แล้ว

      Idiris Yare .

  • @bewhoyouare6320
    @bewhoyouare6320 5 ปีที่แล้ว +4

    Heestan wey istahishaa 100m ama ka badan. Come on guys

  • @diyaayoungtiger1709
    @diyaayoungtiger1709 6 ปีที่แล้ว +1

    Asad dheere lahamiiistaha weyn Mogadishu waaaaaaaaaaw hore usoco sxb sare

  • @jaamacjarmaljj5024
    @jaamacjarmaljj5024 6 ปีที่แล้ว +3

    Legend Asad Dheere Alle Hakusharfo Fann Qaaliya Hees wadaniya 🎤🎤🙏

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k 7 หลายเดือนก่อน

    Cod ayad haysa mansha allah hori usoco saxbja❤❤❤

  • @a.msalim2720
    @a.msalim2720 5 ปีที่แล้ว +1

    Guryaha la heesto shingaani iyo xamarweyne oo oo marqati ah saaradaha aduunka 1960 ilaa 1991 talyaani ingiriis yurub oo dhan iyo wadama islamka ayaa marqayi ka 100 dowladood ha ka baxaan habsr gidir sharciga ha dhooraan abdulqafir shingaani

  • @ayahanolosha7564
    @ayahanolosha7564 7 ปีที่แล้ว +50

    How come this song gets 2.1k but the barbar song get 2.1M views,

    • @khadarqeyz519
      @khadarqeyz519 7 ปีที่แล้ว +1

      adinka garsin karo intas views ah

    • @xaqudirir9113
      @xaqudirir9113 7 ปีที่แล้ว

      Ayaha nolosha Somali wxi dantoda mayaqanan wa dad mala yacni Ku mashqulsan

    • @super2907
      @super2907 7 ปีที่แล้ว

      Waxeey ku xirantahay meesha lasoo dhigay. Hadii kanaalada iyo youtubers caanka soo geli lahaayeen dad badan ayee gaari laheyd.

    • @sharmarkeali4054
      @sharmarkeali4054 7 ปีที่แล้ว

      Jajjahabzbevabz

    • @sharmarkeali4054
      @sharmarkeali4054 7 ปีที่แล้ว

      Ayaha nolosha hhvdjavsmybakshshbzvddjbalw

  • @AAUUPRO
    @AAUUPRO  6 ปีที่แล้ว +137

    Ereyda iyo laxanka ibraahim nolasha

    • @kuiibsobada9989
      @kuiibsobada9989 6 ปีที่แล้ว +1

      FAN KAAB FLIMS PRO

    • @drkulmiye1217
      @drkulmiye1217 6 ปีที่แล้ว +1

      FAN KAAB FLIMS PRO inad video ga kuqortan kuficneed

    • @bukharimohamedkaran8043
      @bukharimohamedkaran8043 6 ปีที่แล้ว

      FAN KAAB FLIMS PRO

    • @Ever-xi5eg
      @Ever-xi5eg 6 ปีที่แล้ว

      FAN KAAB FLIMS PRO .

    • @DeeQa04
      @DeeQa04 6 ปีที่แล้ว +1

      FAN KAAB FLIMS PRO yhv

  • @ayaanaragsanayaancismaanxa1739
    @ayaanaragsanayaancismaanxa1739 4 ปีที่แล้ว

    Heesta xusuus markasta dhibaato dalka ka dhacdo waan dhagaysataa calool xuma wllhi markaan dhagaysanayo waan ilmeeyaa allow dalkeena nabad noogu dhig 😭😭😢😢🇸🇴🇸🇴

  • @ruunmohamed6173
    @ruunmohamed6173 5 ปีที่แล้ว +1

    mashaaa allh wadanisana wiiilka allow kudhwro ilma igatimid ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @qaalimuxydiin2246
    @qaalimuxydiin2246 6 ปีที่แล้ว

    deeganada dhulkega anoon ku daawin calan cawale oon dulbaban dangiigsan maayo oo gumeysi dooni mayo alla mxaan qiiroday wlee waa hees wadani ah waa heesta aan markan maqlo aan qiirodo allow dalkeygiyoo nabad ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤my dalkeyga hooyo

  • @nafisoabdullahi1965
    @nafisoabdullahi1965 7 ปีที่แล้ว +5

    Erayadii Ibraahim nolosha 😍😍

  • @xaawokiin2802
    @xaawokiin2802 4 ปีที่แล้ว +3

    Hormar wacan soomaali weyne waxaa niileeyahey guulguul

  • @adoonallah7947
    @adoonallah7947 5 ปีที่แล้ว

    Somaliya oo nabada ilaahow natus.
    Somali waa somali meel walbo joogan waana laga faa,idaystay hargaysa iyo muqdisho waa dhulkaygii. From somalia Hargeysa

  • @hamdiamiin9138
    @hamdiamiin9138 6 ปีที่แล้ว

    Allow wadankeena Nabad nooga dhiga Aniga Hooyo mcn ban kuwayay dhibta kajirta wadanka 😭😭😭ilahow Nabad Nasiiii😭😭😭😭

  • @GAASHANLE114
    @GAASHANLE114 2 ปีที่แล้ว

    War hestan Million veiws ha gaadho
    Kuwan diir lahayn ee an damaq lahayn ayan la diriraya 🇸🇴♥️💯

  • @abdirizakyusuf131
    @abdirizakyusuf131 6 ปีที่แล้ว +1

    heesta wadiyarsantahay lkn walagula fudaday fanaanka in xogaa ladhiso mela qurxan ama uniform shabaho heesta emotionka inaw tarjumo fananka aniga ahaan hesta laxanka music waa okay lkn soo sarista wax badan in lagu daray ahayd siwalbo guul wcn asad dhere

  • @nasranalka9196
    @nasranalka9196 7 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw waa isoo jiidatay heestaan 😵😍