@@guulwade989 ma hooyada ba leh daf oday xun soo ordisaya nacay oo nin halgama hoosta ka soo geliyo war tukaalo wadaniyata somalia abalkisa wa uheysa hesihidana wa lama ila wan dadla hortoda waxa ha ka oran
Musica . Waa uu wayey salax qaasim Cabaar ka dib waxaa u yimid . Cumar rooraaye Iska gar garaac ee ku keeneen . Musican Xitaa iyagu ma ogeen in uu 16 tenpo yahay
Ereyadii AHN Abwaan mohamoud tukaale Osman Laxankii saalax Qaasim Codkii hobaladii waaberi Ilaahoow noosoo celi maalmihii wacnaa ❤❤❤❤ ❤❤❤ Somalia ha noolaato ❤❤ Somalia one nation ❤❤ United we stand ❤❤ Divided we fall ❤❤ Maallmihii wacnaa Way soo socdaan ❤❤ RIWAAYADII HARSUBXEED iyo HOOS GALABEED
Hees waxaan kusoo xasuustaa Abwaan Maxamuud Tukale..Allow u naxariiso.. Heestaan waxay ka mid tahay heesaha ka weyn Somali oo ka hadlaysa dadka xaqooda u dagaalays
Arligayga iyo ciidaaa xaq igu leh Ajal maratey lama oodi karo Waaaan ognahay xaaax jiri rico ayaa iga kacddey markaan intaa maqley Tan kale markii ay leeyhiin Inan naftayda u hibeeyo Nolosheyda geeri ku iibsho Jah
WAAR HEESTU WAA DAGAALKII 1977 Iyo abwaan Tukaale ha la soo shirtagin burburkii somali ,.. heestan waa markii Somali awood lahayd ee ay dunida xoraynaysay .. taas ogow ader
Heesta aan ugu jeclahay fanka somalida - All time
erayada - Maxamud tukaale
laxanka - Saalax Qaasim
Music - Saalax Qaasim
waa heesta kaliyee Buuga dhacdooyinka Musicga somalida lagu qoray
musicgeedu wuu dhaafay xadka somalida
Tatatatata tararam bararara bararam 16 Tempo 🔥🤣
3:05 Bass kaasi waa another level Xuum xuum xum dharararaaaa
Erayada iska leh Mohamed nuur shareeco
@@guulwade989 maxamud tukaale baa ereyada iska leh laxanka iyo musicadana saalax qaasim sidaa ninkaa wiilka reer cigalle sheegay waa hees journalada haysan jirtay
@@guulwade989 ma hooyada ba leh daf oday xun soo ordisaya nacay oo nin halgama hoosta ka soo geliyo war tukaalo wadaniyata somalia abalkisa wa uheysa hesihidana wa lama ila wan dadla hortoda waxa ha ka oran
@@guulwade989 maxamuud tukaale cusmaan ayaa leh walaal tuug ma xado
Musica . Waa uu wayey salax qaasim
Cabaar ka dib waxaa u yimid . Cumar rooraaye
Iska gar garaac ee ku keeneen . Musican
Xitaa iyagu ma ogeen in uu 16 tenpo yahay
Waa ereyadii AUN abwaankii wadanigii waynaa Maxamuud Tukaale Cismaan iyo laxankii iyo music Saalax Qaasim iyo jiibintii kooxdii kooxaha aduunka ugu qaalisanayn dhanka musiga ee Waabari Somaalia. Waa riwayadii har subxeed iyo hoos galbeed ee ay kujureen hoos badan oo wadani ah sida dhulkaygu sabool maaaha iyo alaa wayn heestaan. Intii dhimatay Allaaha u naxariisto.
Allow umadda Nabi maxamed scw isku qalbi ka yeel wlhi heestan markan maqlo wan iska ooyaaa allow aomali nabad nooga yeel amin
Scw
Wlhi heestan 2016 ayaa xifdiyey ani schol dhiganaayo 8aad ah wlhi markaa maqlo waxbaa isku arkaa
Markaan heestaan maqlo Qiirada&Jaceylka somalinimada aan u qabo ayaa igu sii siyaado! Heestaani waa" National treasure".
Hees qaali ah erayadii tukaale iyo laxankii saalax qaasim
Allaha somali mideeyo wlaalkiin
Froma hargaysa
Dhul ninkiis baa iska leh... Mashaa Allah. Dhiigay dhaqaaqay
Wallahi wan ooyey xasuustii dowladii KACAANKI barakeysana ee aabo siyad Allaha unaxaristo. Waxan aha ubaxi KACAANKI. Dad ilbax ah oo wadani ah
Somalinimo from hargeisa
🥰🥰🥰 somalinimada kufaana from muqdisho
Good 👍 bro we're one 💪
Ayxa cod fadlan asxbta 7/6/2020 wan idin jeclhy,somalia weyn guuuuuuuuuuul inshalllllh.
2:20 ciidanka xooga aan garab istaagno soomaliyey ✊
Mirihii abwaankii weynaa allaha unaxariistee maxmuud cismaan tukaale iyo laxankii fanaankii Saalax qaasim Naaji
All waaberi legends Xogta heestan...Heestan waxa ay soo baxday markii laga soo laabtay dagaalkii 77..taariikhda Heestan waa 1978 ..MAY ..Scww .
Berri Samaadkii, haddey abwaan Maxamuud Tukaale Cusmaan iyo abwaan Saalax qaasim Naaji, ay wada qayilaan, erayo qaali ah oo aad u macaan iyo laxan halaasi ah, ayaa looga bartay. Abwaankeennii Tukaale eebbow meel qaboow gee, oo ha naga cadaabbin. Abwaankeenna Saalaxna eebboow wanaaji oo caafimad waara sii.
2022🇸🇴🎧❣️✊ Soomaaliyoo midda✓
Eryada Abwaan Tukaalle
Laxanka Salaax qaasim
Musiga Salaax qaasim
Codkiii kooxda waa bari✊
Insha allaah ballankeenu waa soomaaai oo mid ah inta gumeystaha ku hoos jirtana aan kala soo laabano ama aan qabri u galno✊☝️
Waligeed la arkin maayo
Haku tashan 👎
@@mohamedasad5730 Qalinka allaa haya saaxiib saadaashuna waa mid fiican sidii hore maaha niyadda khaye u sheeg🤝🇸🇴
19.11.2020 waaan dhegaysanayaaa somaliyeey soojeeeda weligiiin meel dheer kafekara iska ilaawa maaamulgoboleedyada sida puntland Somaliland iyo wixii la mida 🇸🇴 kaas baa inoo dhexa
Waan kugu raacay wll🇸🇴👈❤
Somalia waana udhumanaa nafteyduna waan uhuraa insha alaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴x d s guul iyo gobonimo ayaan leyahy❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Eryadi Abwaan tukaaleh allaah Haw naxaristo Abwaandi hore . Horeya Wax inagu sheegne
Xooga dalka guulaysta dameer shabaab cagtaa mariseen🪖🪖🪖💪💪💪💪👍👍
15/june/2020
Qof walbo ila daawanaya
U hur naftaada dalka
Waxa dalkena gumeysi awood hubeed nooc walba ah heysta waxaa dalka xoog uga saaray waa dhalinyaro anaga oo kale ah.
Lkn somalinimadii qiimaha badneyd waxaa laga yabaa inan maanta jacelnahay reer qansax ama reer qurac.
Magac sharaf iyo ixtiraamba waxba noogama sokeeyo somalinimo iyo somaliweyn inan raadino
4years kadib haha asc
Marka la maraayo oon aan dartii iilka u hooydo xaada i istaagtay ilin ayaa indhaha i soo fuusho
M waxan xaadu is taaginba
Inaan nafteyda Ku hibeeyo
Noloshaydu geeri Ku iibsho
Oo aan dartii iilka ugu hoydo
Arligeyga iyo ciidaa xaq iigu le
Ajal madhatay lama oolin Karo
❤
AJAL MADHATAY LAMA OOLIN karo maxaa loga jeedaa???
@@xaragoxaaji1782naf dhamaatay waaye
@@xaragoxaaji1782 saacad dhamaatey lama celinkaro
@@abdishakurabdi5190 thanks walalkay
Heesaha kale sameeyey waxaa ka mid ah: Ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa.. !!!!!
Great man, allow janadii gee Maxamud Tukaale.
Kaabe ninkii dhoof ku yimid bey geeridu dhibeysaa Abwaaan Sangub ayaa iska leh
Singub ayaa leh midaas sxb
2007 ban dhegeysan jirey heestan idaacada lascanod bay ka bixi jirtey.
Allaha U Naxariisto Abwaan Maxamuud Tukaale Cusmaan
esso badan oo wadani ah sameeyay
Guul Wacan Shacabka Ssc Ee Soomaaliyeed
Soo noqdigii sayid mxmd siyad bare soo noqay qulwallaha u mara sxbyaal
Runtiii waan ilmeyy sababtuna waxe tahy mesha ee dadki ni hore nala raben iyo mesha manta joogno waa 2 kla.dher
MAXMUD TUKALE CUSMAN A.U.N😢😢😢
Arligayga iyo ciidaa xaq iguleh
Somalinimo from beydhabo
ERAYADII : MAXAMUUD TUKAALE CISMAAN
LAXANKII (HABDHAC MUUSIK): SAALAX QAASIM NAAJI
Ereyadii AHN
Abwaan mohamoud tukaale Osman
Laxankii saalax Qaasim
Codkii hobaladii waaberi
Ilaahoow noosoo celi maalmihii wacnaa ❤❤❤❤
❤❤❤ Somalia ha noolaato ❤❤
Somalia one nation ❤❤
United we stand ❤❤
Divided we fall ❤❤
Maallmihii wacnaa
Way soo socdaan ❤❤
RIWAAYADII
HARSUBXEED iyo
HOOS GALABEED
Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.rabbi
Allaha u naxariistee waa erayadii maxamuud tukaale
Laxankii saalax qaasim.
@@engmustafahassan9666 haa sax
Mirihii ale hawnaxariste abwaan tukaale laxanki saalax qaasiim codadki kooxda waaberi
Abwaan maxamuud cisman tukaale ayaa curiyey heestan iyo heeso kale oo badan oo wadani ah .sida DUCAYSANE WIILKAYOW , IYO SOMALI hadaan nahay sinji baanu leenahay .. Allow kuu naxariso abwaan Tukaale
Soomali baan ahay waxaa sameeyy abwaan yamyam
2007 dii 😢😢😢 somali oo mid ah insha allah
Halkudheg: Allaa Weyn
Heesaa: Hobollada Waaberi
Miraale: Maxamuud Tukaale Cismaan (AUN)
Laxanle: Saalax Qaasim Naaji.
Wa hees qali ah erayada maxamud tukaale laxanka saalax qaasim muciga salax Qaasim alla weyn ninkii aaminaa Awoodle
Aan garab istaagno ciidanka xooga soomaaliyey ✊
Waa run waaberi caadi maaheyn👍
ALLAAHU AKBAR ! ALLAAHU AKBAR! ALLAAHU AKBAR! ALLAAHU AKBAR!
Arligeyga iyo cidaydada aniga a xaqoii uleh dhul ninkisii baa iska leh hagoogane waxba kumaleh dhulka
Inaan nafteyda uhibeeyo nolasheyda geeri ku iibsho oo aandartiis iilka u hooydo
🎉best somali ❤
This singer i em love evy all singer
Hees waxaan kusoo xasuustaa Abwaan Maxamuud Tukale..Allow u naxariiso..
Heestaan waxay ka mid tahay heesaha ka weyn Somali oo ka hadlaysa dadka xaqooda u dagaalays
Erayadii Abwaan Tukaale
Arligeyga iyo ciida xaq igu leh ajal dhalatay lama oodin karo😢❤
Oo aan dartii iilka ugu hoydaa🇸🇴🩸♥️
Hesta kaliya ee iga ilmeysiiso
Ani xitaa sxb iyo heesta kale ee ah somalia waa kuma
27/ 9\ 2024 maalin Jimco ah sacaduna ay tahay 10:38
Inaan lashahiido adoonsiga oon niyadayda adkeyo xornimada ilays u ahaado igu waajib weye anaa leh runtii xaada i istagtay ilina way iqabatay allow nagaadhsii guusha iyo halgan midaysan oo ay soomali ledahay
Hees qiimo badan
Heestan musicdu mid aan ka yabay weyn somalidu sidan umayuntaba xata jiim sheekh muumiin taaaatataaa ayay ku bilamaysa yaab
Maasha ALLAAH❤❤❤
Hees qaran
😢🎉🎉🎉🎉 alxm aniga U ah somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌟🌟🌟🌟🌟💪🏿🆙🎇
Shacabka Soomaaliyeed Waa Walaalo meelkastababa Ha Ha Joogeenee
7/june/2020 I'm Watching
Ismail Ahmed aniga kula dawanyo bro horay uso ,ummad waliba aayaheda iney garataa awoodle.
Ax yaa hees wadni allow kuu naxariisto fananadaan codka mcn jirkeyga taabaty.
Always remember God is the One who is Greatest
2002 2003 xiligi hugaamiye kooxeedki ilaa maanta 10 11 2022 waa heesta kaliya kuraaxeysto
2008 ilaa 2009 xili aw dagaal kasocoday gobalada dhexe gara ahaan guriceel iyo dhuusamareeb
xiligaas wxa lasocday cidamadii alhsuna ee waqtigaas dagaalka kula jiray shabaab
gaari cabdi bile ah darwal ka ahaa yaa kashiday heestaan dhamaanteen xaada ayaa nadhaqaaday runtii
Walaahey baa ka Mid ahaa saaaxiib ASWJ 2008-2022 Anigu xiligaas Arday baan ahaaa Reer Xanabuure ah Salaamulaahi mirihii aad noo gurteen maantay baan haysanaa oo dad ma wada haysto!🙏❤️🩹☝️
😢 szb hadda intee ku dambeysa
Calankow udgoonow❤
Allaahu akbar markaaba waqiyeey aheyd 🤔🤨💙🇸🇴💙😢kuwii adinkana 😂😂
Laxankii Saalax Qaasim Naaji
Xasuus hore oo mudan in la xuse 1983
Cajiib Hees xusid mudan
Guleey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊🏻💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
dhul waxaa leh dadkiisa soomaali oo mida allaw i tus 🇸🇴
Just Watching 23/July/2023
Arligayga iyo ciidaaa xaq igu leh
Ajal maratey lama oodi karo
Waaaan ognahay xaaax jiri rico ayaa iga kacddey markaan intaa maqley
Tan kale markii ay leeyhiin
Inan naftayda u hibeeyo
Nolosheyda geeri ku iibsho
Jah
Mirihii m.tukaale laxanka s.qaasim codka hobolada waaberi
Laxanka waa ilka jiir sxb
@@jamaalyare5268 bro salaax qaasin ayaa sameeyey heeska waa hees qaran maaha ku kuwii dumarka lagu amaanayey way diwaan gashan tahay miraha tukaale ayss leh
Laxanka saalax qaasin
@@jamaalyare5268 hhhh saalah qaasim baa leh biliqada jooji
Alaa weyn ninki aminaa
One just want to cry after hearing this. Where did we go wrong???
In sh Allah we will raise from this backward culture of capitalist clan division…. 😢
Allah wayn
Erayadi wadaniga wayna (AUN)maxamud tukale cismaan
Laxanka salax Qasim
Heesta waxa qaday hobalada waberi
Shacabka Soomaaliyoow Qabiilka Iska DaayaTuugXukun Raba Ayaa Ayaa Ku Adeegta Shacabka Soomaaliyoow Goor Maan Ka Baxaynaa Tuug Leh Tola ,aayeey
Masha Allah
Alla wayn ninkii aamina awood leh❤❤❤❤❤❤ waa heesta mar waliba aan iskajaclahay
Erayadii Maxamud Tukaale
Inta dhimatay dhamaantooda allaha u naxariisto
Abwaan maxamud tukaale
Abwaan Tukaale abwaan qaran iyo wadani dhab ah .. heestihii aan ugu jeclaa waa .. Ducaysane wiilkayow iyo Somali hadaan nahay sinji baanu leenahay .. dhulkayagu sabool maaha .. ALLOW KUU NAXARIISO ABWAAN TUKAALE
Iyo laxankii salax qaasim naaji
Iyo muusigiu saalax qaasim
@@Somfox1 waa runtaa lkn riywado badan ayuu lahaa abwaanku allaah u naxariistee sida Doob Qalanjadii Gabay, Hablayahow hadmaad guursan doontaan iyo kuwo kale oo badan. Waxuuna ahaa musician wayn. Dhamaantood Allah uwada naxariisto ameen
@@yusufsaid2730 AAAMIN BROTHER .. laakin waxan ku jeclaa Tukaale .. wadaniyadii .. heesihii gobonimodoonka 1977 .. Alla weyn ninkii amina awood leh , ducaysane , heeestii cajiibka ahayd ee u ku faanay somalinimo .. Somali hadaan nahay sinji baanu leenahay .. dhulkayagu sabool maaha .. marka walaal Allow noo soo celi sharaftii somali dhamaan oo qabiilka iyo qudhunka cadow shisheeye inoga faa idey naga dul qaad dhulku waa barwaaqee th-cam.com/video/HDcz6cX4d-M/w-d-xo.html
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
Runtii marka aan dhagysto heestan qiiro said ugu abuurta inkastoo somali nqon doonin markii la dhihi jiray libaxyadii africa manta wxa facena naga reebay qabyaalad iyo mamul goboledadan faraha badan sorry🇸🇴
.my blood moved
Dhul ninkiisi baa iska leh
Somalia 🇸🇴 somali baa leh
MASHA ALLAH
Dhul ninkisiba iisksleh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ajal MADHATAY lama OOLIN karo iisheega ? Plzzz
Qof dhintay lama soo celin karo wte
Dad Ka dhibowga soma ray xasuus majirtaa😅😅
Umad waliba aayaheyda ineey garato iyadaa leh ,, dhul ninkiisi baa iska leh
Fannaaniinta qaadaayo yaa hal iyo labo iiga xusi karo asxaabey salaama❤
Dhul ninkiisii baa iska leh
Hees snm
Nacam
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
🇸🇴 Ssc-k Darwish 🦁🦁🦁🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪💪
Heestii wadaniga ahayd ee loqday dowladii uu hogaminayay madaxweyne maxamed farax caydii allow unaxariiso
WAAR HEESTU WAA DAGAALKII 1977 Iyo abwaan Tukaale ha la soo shirtagin burburkii somali ,.. heestan waa markii Somali awood lahayd ee ay dunida xoraynaysay .. taas ogow ader
Caydiid aaa war waa hees wadani oo todobaataneeyadii la qaaday xiligii soomaaliya soomaali ahayd.
War doqon nimada umada kala fadhiiso waa hees wadani ah waxayna soo baxday 1978
Xoolo heestan wa cudurka ku haya e qabyaalada ah ka ka hor
War Maxaa tiri 😂
Waar waynakaa hadaba
Waa Xuskakiiy Waaxhayaha Guud Ee SOMALIS DEMOCRATIC REPUBLIC [ maanta waxaa jira ] Sidatan Federal Republic Of Somalia ^^ Republic Of Somaliland