Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo ka Waramay Waqtigii uu soo Bilaabmay Damaca Itoobiya ee Xeebta Saylac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 264

  • @Somali830
    @Somali830 11 หลายเดือนก่อน +13

    Jirdow adeer waxan ka codsanayna aduunyada kolayba lagu noolanmayo adina hada wad sii gabowday mawdkana Rabba haya, Laakin hadi mawd ku dayo gabaw ban ku daynayn, Adina qof an ka maarmayno ma tihid hadi ad maanta baxdo ama ad hawlgab naga noqoto kaliya buug noo noqda reverence onu caqliga waxa badan og anu ugu noqono noo qorto od dhaxal noogu reebto Alle cimriga, cafimadka, iyo cibaadadaba haku barakeye.🙏❤

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 11 หลายเดือนก่อน

      Wuu wada buugaas dhawaana wuu daabici haduu Allah yidhaahdo.

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 ปีที่แล้ว +39

    Aqoonyahanka faro ku tiriska ah ee Soomaali ku hadhay. Diplomat, educated, politician, military man, elder and a wise man.

    • @billowabdi6346
      @billowabdi6346 9 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely 💯. Wax badan ayan ka fahmay

  • @antitoogtakulmiye2485
    @antitoogtakulmiye2485 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan u dhashay somaliland esla markana waxan ahay soomali wan ku faraxsanahay dhirbaxada ku dhacday Ethiopian iyo muuse biixi bentay kala ibsadeen GUUL GUUL SOMALIYA❤❤❤❤❤❤

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cool & Collect 🎉❤

  • @geesiland
    @geesiland ปีที่แล้ว +6

    Geesi Geesi dhaley, aqoon yahan. Siyaasi madax banaan. Aqoon leh, waa waayo arag. . Ilaahey xaku xafido. Maasha allah.

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 9 หลายเดือนก่อน

    MshaAllah oddayga wa ku mahansanyahay warbixinta cilmiyaysan. Kheyr Allah siyo

  • @امعدنان-غ2ش
    @امعدنان-غ2ش 9 หลายเดือนก่อน +1

    ماشآءالله سياسي تحتاج له صومالي لاند 👍

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah si xaq ah ayuu u sharaxay Wa runtii

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii ปีที่แล้ว +14

    Aniga waxay ila tahay intaynu awood kale raadinayno in aynu walaaleheen Reer Somalia la midawno oo sharciyo adag kala saxeexano.
    Hadii kale miyaa walee in la ODHAN doono meesha beribaa SOMALILAND la odhan jiray. ❤❤❤
    Midnimadu waa XOOG.

    • @ahmeddini9519
      @ahmeddini9519 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waa fikirka ugu wanagsan mar hadiiba uu jiro inuu cadawgeenu kashanayo quwado caalamiyah siuunoo boobo dhul iyo bad ba

    • @mohamedyousuf-e1z
      @mohamedyousuf-e1z 11 หลายเดือนก่อน +1

      MUHIIMADA UGU WAYNI WAA IN MUUSE JAAHIL MEESHA KATAGO WAAYO DAGAALNA WAX KUMA TARIN, DHAQAALENA WAX KUMA TARIN , INTAAS WAXA U DHEER FULAYNIMO UU KA BAQO SHISHEEYAHA LKN U XOOGWAYN YAHAY QOF SOMALIYA UUN ISAGOON WAXBANA ISKA CELINAYN BALSE AFXUMO KUHAYA SOMALI DHAMAN XATAA KUWA LANOOL

    • @libaaxy6032
      @libaaxy6032 11 หลายเดือนก่อน +1

      Midnimadu waa xoog 💯. Waxaa Naga qasaaray 32 sanno waxaana loo baahan yahay dhaqaale xoog leh in waddanka la geliyo lagana ilaaliyo musuqa iyo xatooyada. Maanta Dowladdihii waaweynaa ayaa is gaashaanbuureysi sameynaya mid cudud iyo mid dhaqaale annaguna qabiil qabiil ayeynu isku haysanaa waa kaaf iyo Kala dheeri casrigaan adduunka marayo.

    • @GlobalNomad-d7q
      @GlobalNomad-d7q 11 หลายเดือนก่อน

      Waa sidaas, Waana sida dalkasta sameeyo oo kala tashado oo kala heshiiyo xalka wadanka u markii hore ka mid ahaa.
      Markaa taas wali Somaliland wee sameyn kartaa, hadii inta lasii kala jajabin oo Somaliland wada socoto iney Somalia xal kala hadlaan. Macaa SSC ogol ayee inta ka tahay oo ogoshahay. Kaligood macaa Xamar waxba kama aha, oo waxa dan u ah Somaliland wada socota.

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 9 หลายเดือนก่อน

      Aqoonuahan. Ma. Tihid
      Maxaa. Abees. Soo. Baxaya. Maalinba.xisbiga. Wadani. Somaliweyn

  • @Umm_HN
    @Umm_HN 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahayow muslimiita midee oo xoogoodii sooceli Allahuma Aamina

  • @saidhassan1577
    @saidhassan1577 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaa alhaalla somaliland iyo somalia waxaa uusocoda adonsi cusub inshaa alhaalla abi waa nin fiican geesi adeer naqabso oo nadonso wayo anka isnacney uu iskuraya side caruurta nagamebysa isku racado amin yarab

    • @saidhassan1577
      @saidhassan1577 11 หลายเดือนก่อน

      Adeer sowdhow inshaa alhaalla

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 11 หลายเดือนก่อน

      Oromo soo soosoco yaa ku haya imikaba 😂 Garab ciisaad qabsanwayday iyo Diridhabe waxaad kahesho wax hanaga siin inshaAllah seeftu waa diyaar inshaAllah

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 9 หลายเดือนก่อน

      OROMO GAALO ITOOBIYA WAAN BURBURINEYNAA SOOMAALI LAMA ADOONSAN KARO WAA GEESIYAAL WAA BALAN OROMO TUUGSATO IN LA XASUUQO MA SII JOOGIDOONAAN QAXOOTIGA OROMO GAALO ITOOBIYA 1 SAAC AYAAN KU QABSANEYNAA BADA SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH

  • @hassanhadi897
    @hassanhadi897 ปีที่แล้ว +4

    mashalah Cabdiqaadir ismaaciil jirde waa ruug cadaa aqoon yahan allaha xafido

  • @maxdar11
    @maxdar11 ปีที่แล้ว +8

    Waa in dhammaan magaalooyinka soomalida looga mudaharaada sidii jigjiga loosoo celin lahaa saylacbuu ka hadlayaaye waa in uu dhulka soomali galbeed ee uu inaga qaaday u baqaa oo aan kasoo celinaa maalinba far ayuu inagu dayayaa

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน

      Wlhi baanan wiil wllky ahi dhul faqash ku dhimanayn haegaysa togdheer ,sanaag iyo sol bu leeyahay taada xorayso

  • @alimahamed2717
    @alimahamed2717 11 หลายเดือนก่อน +1

    Insh allah we will not stop .....ethiopia is cance

  • @muhamedguleid4708
    @muhamedguleid4708 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaahu, siyaasi xog badan iyo Taariikh badan haya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 9 หลายเดือนก่อน

    waa bari hore waa intaan Abbey iyo Muse kulmin siyasada waay is badashey

  • @diim7987
    @diim7987 9 หลายเดือนก่อน

    Excatly, you nailed it down..this is the most comprehensive explanation of Ethiopia current ambition in the Red Sea..

    • @khalifmohamed2486
      @khalifmohamed2486 9 หลายเดือนก่อน

      "Damacan waa damac ka weyn degan " Jirde. Indheer garad iyo qof aqoon dhab ahi u leh gumeystihii madoobaa ee boqortooyadii Abyssinia iga dheh, waloow aan ku raacsaneyn fikradiisa ah sii kala goynta qoysaska iyo dhulka Ummadda Soomaaliyeed oo ah camalkii iyo fikirkii gumeysteyaashii dhulweynaha Soomasliyeed.

  • @SAMEIRDAMAC
    @SAMEIRDAMAC ปีที่แล้ว +3

    masha la wa dadka ugu aqoonta badan

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 ปีที่แล้ว +3

    Legend.❤

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 11 หลายเดือนก่อน +2

    Aqon yahahan and iyo aad uqiima badan❤ 7:42 7:44 7:45 7:45

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 9 หลายเดือนก่อน +2

    Somaali waa qabiil
    Reer kastow dhulkaaga elaasho oo dhiso
    Sida :
    1. Airport
    2. Jaamacado
    3. Dekedo
    4. Wershado yar yar si dhalinyaradu shaqo uhesho
    5. Adeeg caafimaad

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 ปีที่แล้ว +11

    Ani waxan ka baqaa Isaaq intey Somali ka cararayaan ineey balaayo kale hoosta soo gashtaan Ethiopia waa uun Ethiopia xamar iyo Hargeisa meshaa rabto joog axmaaro Somali kalama jeclo 😎

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 ปีที่แล้ว +1

      Ethiopia soomaaliland kaliya kumasocto soomaalina waa usoomali xataa jabuuti xataa kuwa aykumaysato iyadu hal soomaali bes ayay taqaan laakiin aawey sootan 40 sano iyadii isuxoog weyn ee caruurteedii cuntay soomaali dhasheed cunto awal maxadxa ayaa caan kuahayd inay ukala dheereeyaan laakiin maata garaadadii iyo ugaasyadii ayay maraysaa inay sidii jabhadii Adds sababa kasoo hanjabaan dumarka iyo caruurta ayuunba uhadhay 😪😪😪😪

    • @hasanhasandahir9836
      @hasanhasandahir9836 11 หลายเดือนก่อน +1

      Isaaq somalinimadu waay kuwaaynrahay ee waxaa somalinimada ceel dheer kuriday Afweeyne hadana waakaa Farmaajo itobiya u saxiixay dhulkii somaliyeed.

    • @libaaxy6032
      @libaaxy6032 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@hasanhasandahir9836
      Beenloow, adinka waxaa tihiin ceeb ka saliim, wixii dhib yimaadana dadka kale dusha ka saara. Gumeysigu fursadiisa ayuu sugayey wuuna dulqaatay wax badan. Rabbi nimcaduu ku siiyeyna ma aragtid dhul baaxad weyn berri iyo badba, Hal qoomiyad oo isku luqo iyo dhaqanba ah, Hal diin ah wada sheegta

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 11 หลายเดือนก่อน +1

    INA JIRDE waa role modelkayga dhibaca hoganinta

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 ปีที่แล้ว +8

    Then Somali people should unite before it too late. Somali people can't behave divided and defend itself

  • @geesiland
    @geesiland ปีที่แล้ว +2

    Waa tusaale xaqiiq ah, oo dhab ah. In Ethiopian ay dooneyso deked ay yeelato

  • @maxdar11
    @maxdar11 ปีที่แล้ว +3

    Jirde❤

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 11 หลายเดือนก่อน +3

    waxaan qabaa in ay madaxda somaalidu si isku mid ah uga hadasho damaca guracan ee ay ethopia ku doonayso badaha somaalida hadii aanay maanta ka hadal waxaa dhicidoonta in ay ethopia ayada oo sitoosa loo arkaayo ay badaha somalida qabsato

  • @SophieDahir-zz2kv
    @SophieDahir-zz2kv 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ku jecelahay adeer c/qaadir jirdoow meesha ragaas adag ee caqaliga badanlehi ku noolyahay ay muse jaahil kursigii ugu sareeyay noo saareen ninkaga fiicani ma jiro cabdilqaadie jirde ilaahay cimriga iyocaafimaadkab kuu raaji from cayaashe

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 11 หลายเดือนก่อน +1

    Aqon yahahan and iyo aad uqiima badan❤

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 ปีที่แล้ว +4

    Ethiobia iyadaa dhul iyo dad inaga haysa damaceedana horayna uguma guuleysan xaga bada hadana mafilayo iney guul ka gaadhi

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 ปีที่แล้ว

      Hore soomaali ayaa iskuduubnayd laakiin maanta miyaad aragtay qof madaxda soomaaliyeed waqooyi ilaa koonfur kajawaabay dadka shacabka ayuunbaa kahadlay markaa Allah ayaan kasoosgalay soomaali magac bes ayaa jooga laakiin rag iyo naago damiirka ayaa dhintay

    • @dhurwaalechannel6137
      @dhurwaalechannel6137 11 หลายเดือนก่อน

      @@khadijac9841 ha cabsan mar shacabku haduu kamideysan yahay arinta seylac kuwa kursiga u waashay inama quseeyaan hubna waayimeysid oo geeska africa ayaad ku taal

    • @libaaxy6032
      @libaaxy6032 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waa hurudaa ee hurdada ka kac. Wixii lagula damacsanaa waa lagu gaarsiiyey 32 sanno waxaa meesha ka baxay Jill dhan oo aan garaneynin Dowladnimo waxay tahay dooneysana qurbaha ineey u dhoofan.

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 ปีที่แล้ว +4

    Jirde ragii wadankan Somaliland dhidibada uu dhigay nolow ader ❤❤❤❤❤❤❤ incha alh Somaliland guul Iyo gobanimo 💚🤍❤️

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 9 หลายเดือนก่อน

    "30 to 40 years later inu Marekanba dhafo" wa exactly the same period top American scientists think China will overtake the US. Masha Allah. Aqonta Allah ku barakeyo.

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 11 หลายเดือนก่อน

    Aqon yahahan and iyo aad uqiima badan❤ 7:42 7:44 7:45 7:45 11:15 11:17 11:18

  • @maxmedxirsi7407
    @maxmedxirsi7407 11 หลายเดือนก่อน

    Ex xildhibaan c/qadir ismail jirde waa nin weyn oo wax badan. ❤❤❤

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdiqaadir Jirte waa waa siyaasiga keliya ee Soomaali ah ee aanan hadalkiisa dhaafin. Macalin buu ii yahay.

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdulqaadir Jirde waan ku amaanayaa aragtida wanaagsan iyo sida dhabtaa ee uu uga hadlay rabitaanka Ethiopia ee aan caqliga ku dhisneyn. laakiin aragtida kala goynta kuma raacsani

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 11 หลายเดือนก่อน +3

    Aqoonyahanku waxa uu kadigay qatar kusoo,socota somalida.

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 ปีที่แล้ว +4

    Finish dadwaynow waxa ina horjooga ee aynu dad moodayno ee dalku dawlad leeyahay waa sidaas..
    Oo show waxan aynu dacaayada moodaynyba waa dhab
    Waar dadwaynow wax waad aragtaane maxàa dan ah

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 9 หลายเดือนก่อน

    Odey run sheeg ah . Waa nagu naadir inaan aragno beesha dhexe oo run sheegeysa . Heego Naas dheer waa u dhanaatey. Salaan sare from the heartland of SSC in LA LasAnod.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน

      Minyaro state waa prank marka ama dhabaco raac ama xagan

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 11 หลายเดือนก่อน

    Haa wa

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 11 หลายเดือนก่อน +4

    Umahada aduunku way isqabtaan wayna heshiiyaan iyagoo weliba waxbana wadaagin lakiin anagoo hal umad ah maxaan u heshiin lanahay

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 11 หลายเดือนก่อน

      Soomaali waxay heshiinaysaa marka la ogolaado in ay noqdaan laba wadan oo soomaaliyeed oo jaar ah isku aqoonsadaa Somaliland iyo Somalia❤❤❤

  • @MHaashi
    @MHaashi ปีที่แล้ว +2

    Hal waliba meeshay is dhigto unbaa lagu gawracaa, waa taa Soomaali, iyadaan isogoleyn, gumeystahana gorodey u laalaadisaa, maya ma odhan karto! rag u kacey rabtaa si loo badbaadiyo, jiritaanka ummadnimo & hankii Soomaalinimada

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 11 หลายเดือนก่อน +3

    Waa ninka keliya ee si wacan dadka wax u fahansiiyey oo isagoo aan gabbanayn oo aan cidna ka haybadaysanayn. Maan ogeyn in Jirde sidaas u culus yahay

    • @mohamedyousuf-e1z
      @mohamedyousuf-e1z 11 หลายเดือนก่อน

      idho qabiil ayaad ku eegi jirtay, waana taa sababta aanad u ogaan karin qofkaaga culus

  • @abdiqaniqoranehassan4146
    @abdiqaniqoranehassan4146 11 หลายเดือนก่อน +1

    abdiqaadir jirde waxaa uu ku wanaagsan lahaa gudoomiyaha guurtida somaliland insha allah.

    • @zakariya-i4x
      @zakariya-i4x 11 หลายเดือนก่อน

      wuxu ku fiinan laha inuu wadani musharax ka yahay

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 11 หลายเดือนก่อน +1

    Taxliilka reer Ayeeydeey waa kuwanaagsanaayeey😊
    Laakiin waxaa moodaa in wax garadkii kadhamaadey!
    War isku xishooda! Adyada halajoojiyo!

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 11 หลายเดือนก่อน

    Dawlada Somaaliland ayada ayaa Gacmaheeda isku jebisay marka Qurbo joogta Habarawal ,Arab,iyo Habarjeclo iyo Ciisaha DJabouti u heshiiyaan in GARXAJIS laga dhigo second Glass ama dadk faqriga ah ee lagu shaqaysto ee 1990 -ilaa 2023 isku xidhmatay ayaa la is yidhi Somaali ayaa lagu qabsan karaa kk thanks Dhawaaqa shacabka iyo Dhalinyarada OOFWAREEN.

  • @mohamedyousuf-e1z
    @mohamedyousuf-e1z 11 หลายเดือนก่อน +2

    WLHI MADAXWAYNIHII UGU LIITAY EE UGU FULAYSANAA EE SOO MARA SOMALILAND WAA MUUSE.
    WAXA KELIYA UU KA ADAG YAHAY WAA HADALXUMADA AAN FICILKA LAHAYN.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน

      Muuse waa nin dhulkisa jooga taakana laga haysan adigu tuuladadi meeday

  • @HamdaAlimadax
    @HamdaAlimadax 11 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha la garan la’ayey caqliga somaliland u baahantahay in lagu maamulo siyaasad debedeed iyo mid gudeed ba xog ogaal taabay qaadaba taagnaa ❤

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan kugula talinayaa in aanaad ciida Ethiopia cag saarin hadii kale sidii cawke ayey ku khaarajin

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalidu ilaa ay iyadu wax isu aragto, cid wax u arkaysaa ma jirto,

  • @2011BARO
    @2011BARO 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwani goormay dawlad noqdeen?

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว

    Somalia somali baa leh

  • @DookhaOdayga-n5w
    @DookhaOdayga-n5w 9 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah aqoonyahan

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 9 หลายเดือนก่อน

    Reer Soomaaliland waa la sumeey subxaanallah. Abey oo gaal ah oo Itoobiyaan ah inaad soo dhawaysaana diyaar baad u noqoteen, Farmaajo oo madaxwayne Soomaaliyeed ahna waxaad go aan sateen inaad diyaarada ku haysaa ama qol. Ceen Calaykum.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน

      Xaarmaajo waa xaarood

  • @MukhtarEssa
    @MukhtarEssa 11 หลายเดือนก่อน +1

    Quality ga muuqalkinu waa poor

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 ปีที่แล้ว

    You should give military base for Turkey before it too late.

  • @basheebooshie6415
    @basheebooshie6415 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ninka keliya ee waqtigan ka saari kara durufahan adag dalka ee khibrad u leh .

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 9 หลายเดือนก่อน +1

    qabiill baa waxay leeyihiin dowlad baynu nahay khiyaali

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน

      Waan ahay hadaa maadaa dawlada 34 ayad dawlad dhisan la dahee ma qabiilbaa qabiil uboteya

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 9 หลายเดือนก่อน

    Cabdikaadir you are very right farmaajo has emboldened abiiy axmed .farmaajo is the biggest culprit who has put somalis into trouble like his kinsman the late siyaad bare.

  • @mustafeciise4172
    @mustafeciise4172 11 หลายเดือนก่อน

    Waa geesi

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 9 หลายเดือนก่อน

    Too late. Dagaalka waa iclaamiyey.

  • @mustcuxaaji3890
    @mustcuxaaji3890 9 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne ayu uqalmaa c/qadir

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove ปีที่แล้ว

    Ethiopia waa cadowga kowaad soomalida mar ee somaliland ku tiraahdo somali kahar aniga ku aqoonsanayo si damaceeda badda uga hesho iyo mar ee barteeda twiter somali kuqorato oo qaarada ka masaxdo somali oodhan ee tiraahdo cilad farsamo waaye markala harno waa umidooweena cadowga walalaha inee kala dhinteen mooday maalinte noqoto zeylac ama koofur waa umidoowena ilaa aaqiro inta kaharsan amxaaro injiree walee inaan badd naga qaadan doonin insha allah

  • @saidmohamoud8995
    @saidmohamoud8995 ปีที่แล้ว +1

    hadaan reerahaas share kooda la siin saylacna wa soconaysaa. barina way tageenba. ee aqoon yahan jirdow khaayaali ka bax adeer. oo wadanka halaydinla wadaago

  • @nasseralsoamli6753
    @nasseralsoamli6753 9 หลายเดือนก่อน

    The president of somaliland. Ethiopian has secrets from the somaliland leadership.
    I'm Saad Musa .Mr. President Bixi should resign ASAP. We need resignations.Resignations
    Elections Elections Then Resigned

  • @AhmedMohamed-ep5dw
    @AhmedMohamed-ep5dw 11 หลายเดือนก่อน

    Cabdilqaadir jirde waa dadka fara kutiriska somalida ee aqoonta siyaasada ee akhlaaqda iyo o leadershipka isku darsaday.
    Waxaan qabaa inuu yahay ninka dalka badbaadinkara.
    Somaliland hadii kale cawradaada dado.

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 9 หลายเดือนก่อน

    Walaahi ninkaa c/qadir jirde ayay reer sh isaxaaq madaxwayne kadhigi kari waayeen

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidanka waxaa kafiican caqli saliim ah! Cudurka halajoojiyo😊

  • @mohamedadil887
    @mohamedadil887 11 หลายเดือนก่อน

    Turkiga ku wareejiya dakadaha oo dhan isagaa difaacaya.sababta oo ah somali way kala qayb santahay maanta.

  • @MahamethAbshir
    @MahamethAbshir ปีที่แล้ว +2

    Aqooyahaka fair futiriskah somali

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 11 หลายเดือนก่อน

    Cabdiqaadir ismaaciil jirde dhab-ahaantii waa aqoonyahan soomaliland uu ku yaryahay nin kanoo kaleh 💯

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 11 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo walahi meel walba ha u maree dadka somaliyeed inay karaamadooda soo ceshtaan diyaar u ahaa laakiin waxaan fahmin kuwaa oo kale

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 ปีที่แล้ว

    Siyaasiyiinta soomaaliland anugu aad ayaan ula yabaa. dal bay ka tirsanyihiin Somalia la yiraahdo haddana Djabouti ayaan kaashanaynaa ayey ku leeyihiin. Waa siyaasiyiin dadkooda haadaan ka tuuraya.

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 ปีที่แล้ว +1

      Soomaliya iyadii ayaa teedii haysataa oo inta 30kun oo African ah usoo shaqotageen wiilal yaryar oo soomaaliyeed na layidhi sidii dooli iyo bisad isdhex caydhsada anaguna waanagu mushaharkayaga iyo inaanu dalalkayagii filooyin kadhisano wiilasha yaryarna waxa laguyidhi kolna xamar qarxiya markay idinsoo baacsadaana bay iyo bakool ucarara markaa tiisaba daryeelaa tukale kudara jabuuti waa soomaali laakiin itaal inaguma dhaanto faransiis ayaa ilaashada

    • @maandhisacademy6419
      @maandhisacademy6419 11 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliya soomaalida oo dhan way qaadaa kana badan tahay. Bal iska daa e somaliland, ama puntland keliya ayaa isirka soomali dhammaan qaadda dhul ahaan laakiin kursiga dalka ugu sareeya soomaali siyaasiyiinteeda ma qaado dhammantood hal mar. Dhammaanteen waxaan la ildarannahay kursigaa oo laisu quuri la'yahay. Waxaan midnimo kuweynay kala qaybsanaan ku heli mayno. Waan dullownaye danteena Allaha na garansiiyo! @@khadijac9841

    • @GlobalNomad-d7q
      @GlobalNomad-d7q 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wa Siyaasada Kulmiye iyo Sarakiisha Calan Casta, oo dan u arka ina umada seeska xidhan ku heystaan, qabiil ku kala qeybiyaan iyo cadiifad, intana meesha iska jaqaan.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 11 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka Casriga ahi miyuuna ku xidhnayn inuu u shaqeeyo Madax ummada u dhaxaysa not Qoys dadka kala irdhaynaysa ?

  • @AmatuallahMohamed
    @AmatuallahMohamed 8 หลายเดือนก่อน

    Abdul Qaadir Jirdi pdf download free

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 11 หลายเดือนก่อน +1

    waxaa loo baahanyahay in ay shantii somaaliyeed maalgalin ku sameeyaan dekeda saylac iyo dekedaha kale ee somaalida ee dayacan lana hawlgaliyo oo caalamka kale lagu soo xidho sidoo kale waa in ay shantii somaaliyeed fiiro gaara u yeeshaan damaca ethopia ay ku raadinayso deked ay qaadato
    somaaliyey waxaad ogaataan 30kii sano ee ay somaalidu burbursanayd waxaydun ogaydeen in ethopia ay ka shaqaynaysay burburka iyo dagaalo somaalida dhexdeeda ah si aanay somaalidu mar dambe isu raacin oo aanay u heshiin waxaydun ogaydeen in dhamaan madaxda maamulada somaalida in marba mid ay ethopia farta ugu yeedhaysay oo ay hub usoo siinaysay ujeedka kaliya ee ay lahaydna waa in ay somaalidu is nacdo oo ay uga faaidaysato si ay uga dhex hesho bad ay qabsato bal se waxaan u malaynayaa in maanta somaalidu maanta ay taas ka dheregsantahay oo ay soo jeedo

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 11 หลายเดือนก่อน

    Balfiiri waxa uu sheegayo.
    1) Minilik maba aanu soo dhaafin highland Oromoda degto, Soomaalidana waa uu ka baqayey.
    2). Arinka Beelaha Soomaaliyeed ee daga Redsea oo British colonial hoos yimid iyagu uguma aaney yeeran cabsi ay ka qabaan Minilik ee gumeystayaashii reer yurub oo kala qabsaneyey dhulka & xeebta strategic ah.
    3). Abye and Farmaajo heshiis is afgarad oo dhexmarey waa jiraa 4 Dekadood inlaga kiraayo iyo isdhexgal bulsho laakiinse Eratrea ayaa fashilisey ansaxna ma noqon.
    4) Damaca Ethiopia ee Seylac, Asab, Djabuuti (Redsea) China dabada kama wado ee USA ayaa wadata oo u wakiilatey Yuhuuda & Emirates ka. Waxaa la rabaa in meesha laga saaro Saameynta & Saldhigyada China iyo Russia and Turkey.
    5).

  • @abdullahihussein3034
    @abdullahihussein3034 11 หลายเดือนก่อน

    Asc mudane waxaad u baahan tahay in aad la midowdid somaliya maxaa kaa reebaayo

  • @mohamedwarsame2224
    @mohamedwarsame2224 11 หลายเดือนก่อน

    Soomaali waxay Ku noqon kartaa oo keliya waa midnimo ee ma aha Kala qeybsanaan iyo Kala go'etaan sida aad Ku doodisid-- pleas go to four level of consciousness-- wisdom-- enables you to have Cognizant of unity and brotherhood rather devision and secessionism.

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 ปีที่แล้ว

    Jirde masulka ugu weyn jsl

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir6331 3 หลายเดือนก่อน

    الصحفي مايستحق مقابلةمثل هذاالمخضرمي السياسي.
    لان ه مش لديه فضاحةلسانية.

  • @omarsharei2716
    @omarsharei2716 8 หลายเดือนก่อน

    Ree Somaliland markuu ku jiro dad noocan ah oo kale, sharaf iyo milgo intaba kulansaday, maxay u daba fariisteen Odaga Muuse Biixi

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 ปีที่แล้ว +2

    Jirdow ! Idinkoo idinku waddankii iyo soomaali kala jarjaraya, suurtagal maaha inaad cadow iska celisaane,
    Soomaalinimadii ku soo noqda,
    Soomaalinimaan wax iskaga celinkarnaa.
    Al-xaqìqa

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 11 หลายเดือนก่อน

      Somali darood aya kala jabiya markasta

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน

      Soomaali waala wada yahee soomaali wayn dheh teeda kale idinkaa somalida isku dila oo minafaqada yaqan

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 ปีที่แล้ว +1

    Dadkani waa dulli in la gumaysto mudan. Farmaajo ayey ka cararayaan Abiyena way soo dhawaynayaan. Wallee in laiska kiin xoreeyo oo weliba madax laidinka garaaco waad istaahisheeyeen. Awdalna way soomaali oo idin taageertaa.

    • @maryanmohamed6688
      @maryanmohamed6688 ปีที่แล้ว +2

      Waar Isaaq Lamana Gumaysto, Gumaysina Ma Ogolaado.Daaroodow idinkaa Xabashi Iyo Sawaaxili Idin Gumaystaan. Farmaajona Anagaan Doonaynin.

    • @maandhisacademy6419
      @maandhisacademy6419 ปีที่แล้ว

      Maryan armaa kuwa la gumaysto laidin hoosgeeya inta aad soomaalida xorta ah ka carareysaan?@@maryanmohamed6688

  • @HRU20
    @HRU20 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahanka keliya ee Iidoor u hadhey asna haatan waa duqoobey Alle maalmo ha daayee...
    C/qaadir Jirde....
    Inta hadhey dad iyo xoolo midna ma aha...

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 subxaanallah walal maumada dhan ee walaalahaa ah ayaad tidhi odaygan bas 🤣🤣🤣🤣 dee waxaagu waa habaar walaahi waad igaqoslisay

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน

      Faqash xiniinyahaygaan fuulaa orod soo celi dhulki ciise ee aad canfar ku wareejisay

  • @aslamaslam5520
    @aslamaslam5520 11 หลายเดือนก่อน

    Qofkii walaalkii muslimka ahaa ee Somali ahaa ee dhiig iyo isirba wadaagan oo qabyalad kaga soo cararay, waxaan ka baqa inu ilaahay ku ciqaabi doonaa Xabashida iyo Oromo oo xoog ku qabsanaysa, dhulkeesa oo diin iyo dhiigna kaga duwan ba

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhh aduunka ileen munaafaqada waad dhamayseen 😂

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 11 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha Somaliland hala in impeach gareeyo oo yaan la sugin waxba waad arkaysaan in aannu sii Joogin waddanka Somaliland ee hayna dhaafo wuu inna ceebeeyee.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 11 หลายเดือนก่อน

    Waxa jebiyey ciidamada Garxejis oo xidhan shaadhka Xisbiga wadani

    • @foosijaamac4983
      @foosijaamac4983 11 หลายเดือนก่อน +1

      sheekadaasi wey soconweydey. muuse meelna uma dhaafsana.
      isagaa laga sugayaa inuu cadeeyo maxuu u sheegi waayey

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 9 หลายเดือนก่อน

    Hafaa ayeey runta taabteen ragaan walaahi waxaa ika guuxaayey su aashaas waa ineey ogaadaan waayo hadii lasiiyo eyba dhacdo waxaa xirmaa dagada birbira waayo xoolaha ka yimaado itoobiya iyo Somali galbeed waxaa laka dhoogiyaa weyna xirmi oo xaa qiiqo ah.

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 11 หลายเดือนก่อน

    maxaad imaarat iyo jabuuti ka baryaysaan wadankiina la idiin aqoonsanyaay ee Somalia maad lakaashataan ileen adinka wadan uu caalamka aqoomsanyahay ma tihidiine! teeda kale Seylac iyo Hargeisa madax banaanidooda Muqdisho ayay waajib ka saarantahay waad ogtihiin.

  • @gatawe
    @gatawe 11 หลายเดือนก่อน

    keysow ma hubtaa inuu sylac afkiisa ka yidhi abii

  • @AhmedMohamed-ep5dw
    @AhmedMohamed-ep5dw 11 หลายเดือนก่อน

    Hadii hawshaasi la aqbalo nimankii reer awdal waxay yihiin iyaguunbaa tashaday reer isaaq.

  • @sultanRaageAhmed
    @sultanRaageAhmed 11 หลายเดือนก่อน

    MAXAA HORTA LAGA YEELAYAA MUUSE OO CALOOSHIISA UUN KA FEKERAAYA

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 11 หลายเดือนก่อน

    Isaaqu haduusan si dagdag ah ugu soo noqon soomaliya ha u diyaargaroobin gumaysi dheer iyo waxa laguhayo falastiin waxlamida

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 11 หลายเดือนก่อน

      Somalia iyadu horta dawlad dhexe oo adag ha yeelato 4.5 iyo qabyalad haka baxdo…halka somali ka jabtayba waa somalia xagee igu wadaa

  • @Seed2494
    @Seed2494 ปีที่แล้ว

    Waa nin waayeel ah Taliiyinkiisa haladhagaysto

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 11 หลายเดือนก่อน

    Dir iyo iidoor iyo urur simaale ayeey u taalaa. Ordoo itoobiya sidiinii u leef leefa.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน

      Faqash urto midgihii yamanta dhulkii ciise ee aad tigray siisay iyo canfar miyad ilawday nacalaa asalkina ku yaal

  • @hassanadan7324
    @hassanadan7324 11 หลายเดือนก่อน

    Yaa lagu laynayaa Ciidanka casriga ah waa somaali saw maaha waakaa aqoonyahankeenii

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq biyo kama dhibcaana

    • @mohamedabib3057
      @mohamedabib3057 11 หลายเดือนก่อน

      SOMALIYEY WAR KA FAAIDEYSTA AQOONYAHAN CABDILQAADIR JIRDE OO AH SIYAASI IYO AQONYAHAN TAARIIKH YAHAN SOMALIYEED AH
      DR M ABIB OSMAN

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 ปีที่แล้ว

    Is China angry with Somaliland's relationships with twain.

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 ปีที่แล้ว

      Ofcourse, which is a bad move from somaliland

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 11 หลายเดือนก่อน

      Yes dagaalka sool qayb ayuu kaqaatay

  • @mukhtaarnuurfaarax-ih3gh
    @mukhtaarnuurfaarax-ih3gh 9 หลายเดือนก่อน

    5.