Bosaso, Bari Puntland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 59

  • @abdowali463
    @abdowali463 10 ปีที่แล้ว +14

    Way way allaw maxaan. U xiisay nacawdii macaaneed ee Dhul-Udug Puntland. Dhulkeenu wa hodan wa dhul dihan, udgoon, burwaaqa ah.

  • @maryama3639
    @maryama3639 10 ปีที่แล้ว +9

    I Love the song and viva Puntland/Bosaso

  • @saadiqmohacabas3814
    @saadiqmohacabas3814 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla ma xaan uxisay dhulkagi iyo safarki xalwo kismayo inta laga adegto

  • @inaahmedmaliza6456
    @inaahmedmaliza6456 6 ปีที่แล้ว +4

    alla wan uxisy dhul udug😢 safrkan dhinac ban karacy wlhi niyad ahaan
    We love bosasa deqa 💖💋

  • @hanad6666
    @hanad6666 6 ปีที่แล้ว +5

    My lovely region Bari,puntland Somalian 🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯👈

  • @wiilkabosasolehwiilkabosas4757
    @wiilkabosasolehwiilkabosas4757 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla wadadas maxaan maray waaciye To bosaso 😢😢mizz you wlhi bosaso

  • @khadrosaeed5724
    @khadrosaeed5724 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah bosasso deqa I love my country dulkii uduga waan u xisay wadadaan in badan baan maray ❤❤❤❤💌

  • @MITGeezer
    @MITGeezer 10 ปีที่แล้ว +14

    Jecliyaa wadankayga hooyo, Alloow xafid

  • @mohamedhassan684
    @mohamedhassan684 11 ปีที่แล้ว +10

    maasha alaah Viva P/land my blood nabad ahaw weligaa wadadaan waxbadan aan maray ftom bosaso to galkacyo and from bosaso to Ufayn my birth place

    • @hanad6666
      @hanad6666 6 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Hassan
      Wwww
      Ufayn ♥️😍

  • @omerboss6425
    @omerboss6425 4 ปีที่แล้ว +2

    MY PLOOD PUNTLAND 🇸🇱🇸🇴♥️💋♥️♥️♥️♥️♥️

  • @farhanalisaid7503
    @farhanalisaid7503 3 ปีที่แล้ว

    Allahow xafid dhulkayga hooyo puntland somalia jigkaan waxbadan ban maray waayo waayo 😍😍😍😪

  • @mohammedfaysal7734
    @mohammedfaysal7734 5 ปีที่แล้ว +3

    Msha alh qurx badna bosaso deeq

  • @جلادالكلابالمسعورة
    @جلادالكلابالمسعورة 6 ปีที่แล้ว +3

    SOMALIA, صوماليا. I LOVE THE LAND. MY LOVE- THE ONLY TRUE LOVE I HAVE IN MY LIFE. حبيبتي الصومال بلد اسلافي. أحبك للأبد. UNTIL I DIE- YOU ARE THE ONE, BEAUTIFUL.

  • @iftinabdilahi4430
    @iftinabdilahi4430 3 ปีที่แล้ว +2

    Bosaaso dhulkeykii laykaberay bari wn kufana

  • @abdisamedmohamud1245
    @abdisamedmohamud1245 11 ปีที่แล้ว +11

    caraf badanaa iyo udgoon alaw noo dhawr cadawga nooga hiili

  • @hamdim4948
    @hamdim4948 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal roob wali ma ka daaya Garoowe. Eyl. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawaabdi7272
    @hawaabdi7272 10 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah alow nabada usiyaadi wadankayaga

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 6 ปีที่แล้ว +2

    Allow bosasa nuuraay bilaay kudaa alloow bender qaasimeey ayan belo ku degin alloow lagu booqdo bosaaso ururiyaay amin?

  • @beeldaajesaadik2782
    @beeldaajesaadik2782 4 ปีที่แล้ว +1

    wadadaa intaan ku safray tirro ma,leh anoo bosaaso ka xagaa baxay 💪

  • @MohamedAbdulkadir-t2x
    @MohamedAbdulkadir-t2x 9 หลายเดือนก่อน

    Puntland my blood

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 3 ปีที่แล้ว +1

    Xusuus waayo Bosaso

  • @moha.siciidfaahad6479
    @moha.siciidfaahad6479 5 ปีที่แล้ว +2

    Puntland guuuuuuuul

  • @abdowali463
    @abdowali463 11 ปีที่แล้ว +5

    Walahay wan u xiisay ciidaydii Puntland cadeey wa dhul burwaaqa ah, nadiif ah aan wasakh lahayn dhalaalaya dad nadiif ah somali-nima jecel lakin cawan bay daris la noqdeen oo illahay wax ugu daray .

  • @mohafahad8290
    @mohafahad8290 8 ปีที่แล้ว +3

    viva puntland

  • @ilwadquruxinapoqortoyo1935
    @ilwadquruxinapoqortoyo1935 6 ปีที่แล้ว +1

    M. Allah allow cadowga ka dhowr

  • @footballhighlighthd2648
    @footballhighlighthd2648 9 ปีที่แล้ว +5

    Xisaab maleh inta jeer aan wadadaa maray xiliga xagaabaxa

    • @othomanabdi8281
      @othomanabdi8281 6 ปีที่แล้ว +1

      Bosaso is my home town

    • @bisharoabdirisaaq959
      @bisharoabdirisaaq959 6 ปีที่แล้ว +1

      Ala sido kle anigaba xiliga xagabaxa ban mari jiray hadana wn usocoda shanbari ka dib diyaradan sugaya

  • @mohamedyasiin9892
    @mohamedyasiin9892 6 ปีที่แล้ว +2

    Wan uxisay boosaso

  • @rahmahodaninaahmed1141
    @rahmahodaninaahmed1141 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxaan u xiisy dhulkyga putlnd ilaahow cadow kuma tuso

  • @sooraanyare8961
    @sooraanyare8961 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxaan jeclahay dalkayga like

  • @hoygamusalsaladajacelkiiin3385
    @hoygamusalsaladajacelkiiin3385 4 ปีที่แล้ว +1

    alamaxaaan uxiisan dhulkeygii hoyo

  • @heestanmeelitaapanaysajace8475
    @heestanmeelitaapanaysajace8475 7 ปีที่แล้ว +4

    Haah maxaan ixiisy dhulki uduga puntland

  • @mrclevelandbrown1220
    @mrclevelandbrown1220 8 ปีที่แล้ว +1

    what's the song please guy link up for me thanks

  • @mahadali1152
    @mahadali1152 5 ปีที่แล้ว

    Asxabta miyad garanaysan waxa u dhulkuu u abar layahay ??????

  • @mrjamac
    @mrjamac 11 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sxb maxaa ka hadlaysaa xaarka mesha kala tag nacas yahow

    • @ismailmohamed1380
      @ismailmohamed1380 7 ปีที่แล้ว +2

      mrhasan Ali boowe nasab dhalad ah baad tahy dhalad reer puntland noolada cadawgiinu ha jabo

  • @bakarboy8295
    @bakarboy8295 4 ปีที่แล้ว

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @tacticalbrotherz9061
    @tacticalbrotherz9061 5 ปีที่แล้ว

    Jecliya dhulkayga

  • @hardlaughs8462
    @hardlaughs8462 6 ปีที่แล้ว

    Sow aniga mahan kan kuu xiisay

  • @moedoe116
    @moedoe116 8 ปีที่แล้ว +3

    idiot kaboon. qabiiil is not solution . love all Somalis as brothers

  • @sahraganda131
    @sahraganda131 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxan darewalo ma aha away traffic kadi. Goolad iyo dalcad baburka laguma dhaafo. Babur. 😡😡😡😡. Mer meerkibu ku dhaafaya track stupid

  • @mahadhersi9035
    @mahadhersi9035 11 ปีที่แล้ว

    sxb ku sii raaxaysta intaan laydinka xoreyn dhulkaan, idinkiyo belaayada idin ku adeeganaysa. hadaad dadkii dhulkan lahaa tahay magacaan iyo calankan midna ma qaadateen ee waad dhiidhiyi lahayd

    • @ismailmohamed1380
      @ismailmohamed1380 7 ปีที่แล้ว +4

      mahad xersi yaad tahy is cadee mahabaartami wll kuley reer puntland ma tihid adigu yee is cadee tuugyahoow shaarkad xirato waanu kula xiran walaahy duli

    • @sharujagaryare1323
      @sharujagaryare1323 7 ปีที่แล้ว

      man shallah ilhy nabada igu tuus

    • @abrahamcaesar1783
      @abrahamcaesar1783 5 ปีที่แล้ว

      Hh dhulkan Ku dhalanay qardho iyo bosaso miya nalaga xiraynaya? Waa cajibe ma deer xamarka an so dhwaynay qaraxa iyo dhibta ka so carary ka dibna inaga dhex bilaabay bad tahy?

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 4 ปีที่แล้ว

      Aya naga xoreynaya marka waar dhaqan io sharaf malihide ama si wadax ah u so hadl ama nala dhaaf buuqa teda kale ma waxaad ka caraysanthy astantayada mise wax kale de 💙💨💚

  • @kaboonali5466
    @kaboonali5466 9 ปีที่แล้ว

    Meeshu foolxuma badana my eyes hurt majeertenia is ugly. No wonder Amina boqor wanted to run away with british soliders

    • @moha.siciidfaahad6479
      @moha.siciidfaahad6479 8 ปีที่แล้ว +2

      hhh puntland guul

    • @boqoryare1984
      @boqoryare1984 7 ปีที่แล้ว +7

      Kaboon ali waan ka xumahay walaal inaad sidaasi aad dareento. Laakiin waxaad ila owgaataa Puntland in hormarkiisu la soo gaadhi kariin. Mida kale ama nac ama jecloo Majeeteenka wax ee kuu faa'iida ah baadan ka heleeyniin. Hormarkooda waa mid xaqiiqa ah ee la taartamayaan modern worldka. Saasi igula ogoow.

    • @ismailmohamed1380
      @ismailmohamed1380 7 ปีที่แล้ว

      boqor yare lipaax noolw dhalad puntland

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 4 ปีที่แล้ว

      Dad bay jaanadi ifka u thy e ogow 🤣😂

    • @tuugajabsadayoutubka6180
      @tuugajabsadayoutubka6180 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh
      Adeer Anagu LAAN GAAB ciilan ma eeegno imoow Adaa Arki doonee PNLD io BOOSAASO eeee