Kudayo Puntland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 42

  • @Zack16666
    @Zack16666 15 ปีที่แล้ว +24

    puntland ha nooo laato.....heestaan jecliyaaa very patriotic...............Gobanimo iyo Somalinimo raga laagu yaqaan...
    Doowlaadnimo jeceel iyo Walaatinimo..

  • @saaira46
    @saaira46 15 ปีที่แล้ว +8

    Asc wr wbt..
    Heesaha qaar markaan dhageysto ama marka iigu horeysa dhaqso ma fahmo lakiin tan Woooow Ku dayo Puntland kudayo sideey bulshadeedu tahay Viva Dhul Udug!!
    I hope southern Somalia na ineey nabad noqoto ameen.

  • @maaful
    @maaful 15 ปีที่แล้ว +6

    Dadka in ay caan noqdaan waxay ku qaadayaa mudo badan, laakiin abwaan Cali Xassan Warsame 6 daqiiqadood ayuu adduunka caan kaga noqday. Waa heestii ilaa yaabka badnayd sida ay hal mar caan u noqtay. Hambalyo Cali Xassan Warsame, waxaa kuu sugnaadayd guul iyo magac dadkii puntland-na waxaad marisay hal wado.

  • @shabbeall
    @shabbeall 15 ปีที่แล้ว +2

    puntland waa halbowlaha somalia waana xanaada umada soomaliyeed puntland waa hooyada nabada waana horumarinta shacabka somaliyeed puntland waa hooyo hooyana waxay qabato cidna looga sheekayn maayo puntland noolow waligaa jiroo hajabin puntland puntland I love it.

  • @HankaSare
    @HankaSare 15 ปีที่แล้ว +4

    Viva Puntland! Soomaalida kalee ha ku daydaan sideey Puntland tahay! Waa sidaa.

  • @Greadness
    @Greadness 15 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Reer Puntland waa in aan kugu dayana ama dufownaye.

  • @Zack16666
    @Zack16666 15 ปีที่แล้ว +9

    .
    darood Sar-sare...
    Geesiyadaa Reer-Garaad aan la ilaawi kariin..
    Gobanimo iyo Somalinimo raga laagu yaqaan...
    Doowlaadnimo jeceel iyo Walaatinimo..
    .

  • @Siinaaay
    @Siinaaay 15 ปีที่แล้ว +2

    wow ! man u having my grandfather's name !!!! OMG.. My eyez r tearing now...

  • @garowe22
    @garowe22 15 ปีที่แล้ว +2

    long live puntland kudayo puntland ma home straight outa puntland

  • @thesomaligirl11
    @thesomaligirl11 15 ปีที่แล้ว +5

    ilahow ha idilin intaan aadayo puntland, am goin this summer insha allah :) waan sugi la ahay>

  • @garowe22
    @garowe22 15 ปีที่แล้ว +3

    masha allah love u puntland state

  • @HankaSare
    @HankaSare 15 ปีที่แล้ว +1

    Ku dayo Puntland ku dayo! That is right, the rest of Somalia should follow puntland footsteps in order to succeed.

  • @HankaSare
    @HankaSare 15 ปีที่แล้ว +3

    ku dayo puntland ku dayo....the rest of somalia must follow puntland's steps!

  • @jamal734
    @jamal734 15 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaw Nice song Abwaaan Cali Hssan warsame Thanks

  • @purtinle1
    @purtinle1 15 ปีที่แล้ว +7

    Viva Puntland,keep up our mother of somalia

  • @qarxiye1
    @qarxiye1 15 ปีที่แล้ว +3

    nice song
    viva puntland

  • @thesomaligirl11
    @thesomaligirl11 15 ปีที่แล้ว +2

    Alla jecliyaaaaaaaayeeeeeey puntland .... :) KU DAYDA PUNTLAND. oo qoryaha dhiga. ILAHOW PUNTLAND DAA NABADANA U SIYAADI, WADAMADA KALE O SOMALIA KA MIDANA SII. AAAAMIIN. LUV SOMALIA... PUNT MORE LOL..

  • @axyawadani
    @axyawadani 15 ปีที่แล้ว +1

    Yes bal eeg Bari iyo Sanaag bal eeg badaha isku xira jaleec labadaada baal yes,,,,,,,,,,,, puntland forever.

  • @garowe22
    @garowe22 15 ปีที่แล้ว +1

    kudayo puntland the land of peace puntland iyo somalia ha noolato

  • @Zack16666
    @Zack16666 15 ปีที่แล้ว +2

    puntland haaaaaaaaaa noo laato.......jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa............

  • @ibnuabshir
    @ibnuabshir 15 ปีที่แล้ว +1

    Waaw NIce Song!!! Viva PL
    Moha Yare

  • @dawarig
    @dawarig 15 ปีที่แล้ว

    Guul Puntland stay togather in order to achieve more sustainable PEACE and economy. Puntlandeeey waxa hiigsaneyna meel dheer waxa loo bahan yahay isku duubnii wadaa jiir, nabada haa la ilaaliyo.

  • @IRthoughts
    @IRthoughts 15 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah!

  • @beta4xp
    @beta4xp 15 ปีที่แล้ว +2

    nice sang ... Jeg syntes virkelig, Puntland er mit land, jeg håber, når dag bliver regeringen status

  • @gamoufar
    @gamoufar 14 ปีที่แล้ว +1

    @fatah0fatah sxb waa ku salaamey waadna mahadsan tahay

  • @mubaarak1975
    @mubaarak1975 15 ปีที่แล้ว +1

    this is real state of somalia walaahi.
    thats what we need to C in all somalia.
    well done..

  • @qarxiye1
    @qarxiye1 15 ปีที่แล้ว +1

    viva puntland

  • @hayaayww
    @hayaayww 15 ปีที่แล้ว

    Asc Wr Wb.
    Yaa Salaam Caleyk Yaa Fannaan Allaah Yacizak Sxb Sare Cali Xasan Warsame Afkaaga Caano Lagu Qabay Sxb.
    Bal eeg burtunliyo mudug
    bal eeg boocamiyo sool
    bal eeg badhan iyo sanaag
    bal eeg bari iyo nugaal.
    Vivaa Puntland Noolaada Ilaahoow Noo siyaadi Nabada Adigaana mahadaa leh Yaa Rabi Yaa Rabi.
    I Love U Puntland and all somalia

  • @psIronman
    @psIronman 15 ปีที่แล้ว +2

    bal sanadkaa maanta ah Gabadh puntland ah aan doono

  • @maljaan80
    @maljaan80 15 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayow daarood daa

  • @keysi07
    @keysi07 15 ปีที่แล้ว +18

    puntland is qaran , not qabil... lets not talk about qabil... puntland is democratic country , every somali clan lives in puntland.

  • @ahmed086
    @ahmed086 15 ปีที่แล้ว

    KAABAX.. PUNTLAND 4RL

  • @badow99
    @badow99 15 ปีที่แล้ว +1

    LovelyIdil its not Independence Day but foundation day ( birthday ) of the government of Puntland ...Hees aad umacaan...Adeerkay cali xasan warsame Awdoon walee murti baad la aamusnayd...

  • @badow99
    @badow99 15 ปีที่แล้ว +3

    bal eeg buntinle & mudug, bal eeg boocame & sool. Bal eeg Badhan & sanaag, Bal eeg bari iyo nugaal.
    waxaa balankenu yahay hobeey, heshiiska ku booriyoo,somali usoo baxa,bukaanka xanaaneya,kan baahan wax siiya,dhulkeena ilaaliya,amaanka baraariya, badeena ilaaliya - khayraad kala soobaxa oo hobeey

  • @keysi07
    @keysi07 15 ปีที่แล้ว +2

    Puntland is democratic country now.. lets not talk about qabil... we are now progressed land , every clan lives in puntland... puntland is not qabil , puntland is qaran now.

  • @beta4xp
    @beta4xp 15 ปีที่แล้ว +1

    Heesta ma fahmin... Ku dayo Puntland Ku dayo... laakiinse inta kale maxaa raaca.. can i get da lyrics of this song.... qofkii hayah... drop 2 my page plz if u have!!!

  • @airmes1
    @airmes1 15 ปีที่แล้ว +8

    reer waqooyi meelaan joogno kama hadli karaan,,,, cozz xornimadoodu gacanteena ayeey ku jirtaa ,,,, dad dhahaya xornimaan rabnaa iyo in nala aqoon sado sideebay noola hadlaan anagoo dawlad nala ictiraafsanyahay oo soomaai ah kasii ah dalkii uduga ee puntland

  • @amal519
    @amal519 15 ปีที่แล้ว +2

    reer waqooyi waxa kusoo galiyay golaha puntland waa qaraar iyo ciil ku haya, wali ma hanala aqoonsadadii baad wadaan iyo tuugsigii??
    dufkubax puntland waa la aqoonsan yahee caalamka meel reer waqooyi laga aqoonsan yahay maku aragtay??.

  • @MultiSharmarke
    @MultiSharmarke 15 ปีที่แล้ว

    haah