DEG DEG: DFs oo Cashir u dhigtay Itoobiya, Md Xasan Sh oo Amar Culus bixiyay & Dagaal ka qarxay…
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025
- Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
#Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Masha Allah hakuxafido somaliy guuuul iyo gobnimo inshallaha Amiin ee Allah ha nagaqabto itobiyo masibada somaliy guuuul inshallaha 🎉🎉🎉❤❤❤❤
Kkkkkkkkk
Maxaa m.a ah
Guur guurte dalka wuxuu larabaa inla isku kor dagaalo ethopia iyo Masar waa munaafaq
Aan lahayn aqli ku filan o hogaamin waayo.dh3h
Haduu dalka 2anaag larabo sowmey ahayn inuu la heshiyo maamul goboleedyada ?
Iskana daayo soomaalida u isku diraayo hub aad ubadan soʻ geliyay dalka taaso ay nasiib ku yeesheen MR inay qaniimeystaan
Ethopia maamul goboleed yadaa wata
Maadama u xassan munaafaq la dagaalamay dhamaan maamul goboleed yada
Masha allaah waa farxad iyo guul❤❤❤
Alleha kale qabuujiyo beelaha somaliye
😂😂😂😂😂😂😂😂 faan badanaa qadaas weynru😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Yaa salaam❤❤❤
Yes
guuuul somali guuuul somali guuuul somali somali hamolato ❤❤❤
Masha Allah guuuuuul
Farxad weyn waayo in xabashada lagasaaro dhulka
😊
Wasiir fiqi iyo hasen wayku mahad sanyihin iny inga rebaan
Bad bay ku Waa sheen maxaa kagalay
waqtigan waa muhim Egyptian military forces iney soo garan wadanka si loo 6:15
Adigu weligaa ma ciidan shisheeye uun baad ku xisaabtamaysaa.
😮😮😮😮😮
Allaha Kala qaboojiyo dadka somaalida ah
Walee rer konfur waa nacebeyeen ragoodu waa afka nool itaal baranbaro iyga un baa isu xogle bal eg rag shisheeye baa ku tartmya say ciidan ilaliya ugu kenan illhow ceebtna astur yaa dhaha wllka somli kula ah u xoog waynow
Waxaa la yiri 100 Libaax oo uu Bakeeyle hoggaaminaya dagaal waay ku jabaan, laakiin 100 Bakeeyle oo uu Libaax hoggaaminaya waay guuleystaan! Koofurta waxaa ku wada nool nin qab leh iyo nin Quursiga oggol oo hoggaaminaya! Kkk From Gedo
@Madaxey-r2f rag geesiyaala oo tariikhda bal dahaba uga jira idinka kuma jirtan kuwaa
@@HodanAhmed-hs1we Taariikhda aay Soomaali leedahay ee aay dunidu taqaan annaga ayaay nagu qormeeysaa marka laga reebo Sayidkii! Kkk Miyaadan arag inta uu dhaqsaba muujiyey Farmaajihii aay farqaha ka lalmadeen ma gudbe yaashii aanan qabka lahayn iyo Meesha aay dhaqsaba Soomaaliya geeyeen? Qulil xaq walow kaana mur! From Baardheere
Wy sabab maxaa ka yal Somalia 🇸🇴
Masar aqoon umalihin laakiin kolay abashi waa dhaantaa
Maxaa boy aha soomaaliya ka quseeya in bada ilaaliyaan la dhoho bay rabtaa
Masar waxba nagama gelin, Ethiopia waxaa naga dhexeeya wax aan naga dhexayn masar oo ah derisnimo.
Asc Asxaabeey Sacad haduu la Dagaalayo Eelkase waa Tabar dhigay waxaan filayay in uu Bandiirad leey iyo Barax leey isku furanayo PuntiLand na ka Xurmeeyn doono Habar Gidir waa ilko Beeshay taasi soow maahan waayadii Xamar Habaar kaga soo aruuray allaa u maqan Habar Gidir
Casharna looma dhigine dalkiiba wuu ololayaa ethopiana qayb bay katahay
3 wiil ee yar yar iyo wiilka ka hadlay QM kaasoo kale ayaa waddanka hogaamin kara. Aniga madaxweeyne ayan u dooranlahaa.
Dawladu aawayda tuuug masar kkk
Iyo itobiya
Angu cadow baan itobiya u baqanan laa waxaa ka daran masar 😢😢😢😢😢
Masar iyadaa ka daran 😢😢😢😢😢
Alle baa u maqan Somali 🇸🇴 😊😅😅😅😅
Guul weyn ayaay notahay soomaliya
Bada iyo Dhulka Soomaaliyeed ee Xassan gibirka u bixiyey ayaa Lagu faanaya
Laaxawla walaa quwata ilaa bilaah waa Dad Damiirki Ka dhintay
Wanfilayay inay iskahagajiso
War ethiopia waxba kama rabno. Handadaadna weey soo afjarantay
Birhano jula hadda ayan iska kaa celineeynaa.
Ma Been baad ku soo toostey?
Mareekan maga Aamusay waxbaa ku jiro meeshaaas
waqtigan waa muhim Egyptian military forces iney soo garan wadanka si loo casino
Hakan baxdo iitobiyo wadanka soomaliya waa heeshinnaysa somaliya wanna katakana caadwgeda guudaha diibida iyo Kaanapali guudaha
Dagaalki Masar iyo Itoobiya u dhaxeeyey ee Masar u caal weyday ayaa Soomaaliya loo soo raray
Waa siyaasad xumada Xassan
Soomaaliya Allaha badbaadiyo
Ok waa arin fican itoobiya in lagasaro ciidamada nabad ilaalinta somalia lkn mawaxad rabta inad no sheegto war been ah shalay kuwii itoobiya waftiga u diray iyago itoobiya baryaya miyaa maanta duday shacabka benta lagumaso jiidan karo itoobiya bada lamasiin karo aya 3 sano nalo shegayay wa iska sheekada Damuljadiid markay jaban videosgan meel hala dhiigto itoobiya cidanka nabd ilaalinta kib logu arkimayo sowmayna manta no sheegin next suga
Beenalee xarami
Broadcaster ur somali news regarding eithiopian comments u tilling 99% a naked lay news stop ur misleading ssomali dirty unknown news and baseless information 😂😢😮😅