ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

hadaan dibadey ku joogo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 93

  • @caashacadilaahi374
    @caashacadilaahi374 ปีที่แล้ว +16

    Hadaanka sameyn daaro dalxiisku intuu yimaado hadaan daawashada hdaan diintiyo quraanka hdaan dugsiyada la aadin Laaasacanoood deeqa 9/Apr 2023 insha allah

  • @binuashkir6764
    @binuashkir6764 3 หลายเดือนก่อน +4

    jooqle allah cafimad dag dag ha ku siiyo shacabka somalied wa kuntabeen

  • @osmanabdulahi5384
    @osmanabdulahi5384 8 ปีที่แล้ว +9

    hadaan dibaday ku joogo allow dadlkeeniis raacsii aamin aamin aamin alow nabad waarta aamin

    • @abdihashi1863
      @abdihashi1863 หลายเดือนก่อน

      Hada manoshahy pro

  • @madhibaangaraad-hawiye8469
    @madhibaangaraad-hawiye8469 2 ปีที่แล้ว +9

    Ereyada iyo Codka Maryan Mursal Ciise Bootaan 🥰🇸🇴👏

  • @nasrasadik6361
    @nasrasadik6361 ปีที่แล้ว +3

    Hadan la yaabin hoyadey an ku xasusta ala unaxariste markan dugsigah quranka dhameyay idhihijirtay hadan la yaabin alow janada ka waraabi😪😪😪

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 8 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢😢😢 2006 maxaakimta heestan laso saarey subaxi so baxdey mel weliba ka daarned muqdisho waxan jogey Somalia nabad aan weligen arkin hesaney waqti qurux badan ahaa biloyin kdib burbur ethopian nagu so qaadey Nabad we burburtey qaxooti dib lo noqdey homeless 😢😢😢😢😢 😢😥😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 2 ปีที่แล้ว +10

    I wish my home to become peaceful ❤😢its heart touching😢

    • @Istabriq
      @Istabriq 2 ปีที่แล้ว +1

      Ameen ...N happy 26 june in advance 🥰

    • @hanaanxuseen5976
      @hanaanxuseen5976 ปีที่แล้ว

      A sDSDSSDdSSs

  • @mubecaydaruus8736
    @mubecaydaruus8736 8 ปีที่แล้ว +14

    heesta Waxaa Sameyay Mamo Maryan Laxanka Jooqle Please Yaan Been Laga Sheegin

    • @mohamedhaaji3898
      @mohamedhaaji3898 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa mama maryan mursal ayaa sameeysay heestaan

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan wa hees wadni eh wagii hogamiy koxedk ayn dhegn jiry mam maryn misal wxe tiri hadn ku dayan adunk bad be gud ged degeyn hor mark's allh nagar siyo ina cumrigs garyo ilama ahan

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aa maryan mural ciise hestan somali mid ka dhabe heso ma ahn illhow dadka somali qalbiydoda isku so jilci amiin illh wax kasto wa awoda somali qabyald iska dhafty na tus in la arkyo maba ila ah

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 7 ปีที่แล้ว +2

    Hadaan Dibadeey Ku joogo. Maandeeq dib u curataye Allow noo barakeee Aamin

  • @adaanali3888
    @adaanali3888 10 ปีที่แล้ว +5

    masha allah hees wadani ah waaye. allow dalkayna nabd kusoo dabaal aameen. somalia hanoo laato werever dey r. we r still da lions of africa no race can reach us if we hold hands together. xamar cade ma city.

  • @kunciilchanell562
    @kunciilchanell562 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wali nabad lama haayo allow nabad nasiii

  • @mahamedmh
    @mahamedmh  13 ปีที่แล้ว +4

    daawadayaal wixii talo iyo tusaale ah waad nagu kordhin kartaan
    fikirkiina saliimka ah waan soo dhawaynaynaa mahadsanidiin

  • @hawomohamed2785
    @hawomohamed2785 2 ปีที่แล้ว +2

    Notre Somalie, tu as souffert dans ta vie... tu as tant pleuré, aujourd'hui tu es prêt à retrouver ta beauté et ta place mais n'oublie pas les traîtres responsables de ta tragédie. ceux qui t'ont tellement persécuté et qu'ils voudraient te voir mourir.
    Vive la grande Somalie.
    Mogadiscio la beauté de ma patrie

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +3

    Meesha maxaa lagend comenti ka bixiyey 10 years ago waagaa geelaan hawdka ku raaci jiray anigu waa hees cajiiba runta waliba qayb ta maryal mursal ayaan aad u jecelay.

    • @Bile-os3nb
      @Bile-os3nb 2 หลายเดือนก่อน

      Aniguna 10 jir aha wa yabanahay dadka 10 years ka hor miya TH-cam la yaqanay

  • @Abdulahixaaji
    @Abdulahixaaji หลายเดือนก่อน

    Hadaan dibad yahay ku joogo
    Waan ku haystaa heestaan laga soo bilaabo 2007 ilaa 2024 waan dhageystaa

  • @jii1019
    @jii1019 6 ปีที่แล้ว +1

    i love this song it was membered me

  • @mohakoshiin9092
    @mohakoshiin9092 2 ปีที่แล้ว +3

    now 17june 2022 😥😥😥 🤲🤲🤲🤲

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z หลายเดือนก่อน +1

    13 years ago 😢😢

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah guul Somalia ilaahow nosoceli aaaaamiiin

  • @hassanabdikadir1933
    @hassanabdikadir1933 10 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭dhulkeygiyoooooow somalia wadnaheygiyo somalia cudunteyda ku aasneedey somalia awoowgey kuduuganyahay somalia

  • @faadumobarkhadle542
    @faadumobarkhadle542 7 ปีที่แล้ว +3

    waaa hees ayaan Aad u jclhy

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle ปีที่แล้ว +1

    Heestaan waxaa loo qaaday Madaxwayne Cabdilaahi Yuusuf Ahmed

    • @ramla87
      @ramla87 10 หลายเดือนก่อน

      Hurdada kakac

  • @Qalbiholcay6
    @Qalbiholcay6 4 ปีที่แล้ว +6

    Isaaq baa inaga dumiyay dawladeenii😓

    • @janadakacabooallekaafarxi5090
      @janadakacabooallekaafarxi5090 2 ปีที่แล้ว +2

      Hooyadaabaa dumisay anoo isaaq ah dawlad ayaan kuu keenay lixdankii anoo Soomaalinimo jecel aduuna xaar ayaad iigu abaal guday eyow eygu dhalay qabyaalad iyo qudhun iyo dawladii oo aad kaligaa isu koobtay ayaan ka diiray waanan iska dulqaaday gumaysigaa beedeeyohow.

    • @madhibaangaraad-hawiye8469
      @madhibaangaraad-hawiye8469 2 ปีที่แล้ว

      @@janadakacabooallekaafarxi5090 Darood baa dumiye garaca iska celi🤣🤣🤣🤣

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 ปีที่แล้ว +1

      Beenta daa AFWEYNE ayaa dumiyey hay?

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Dibada daruf somali geysay muqdisho la anteda inan Nolan karo uma maleyn nayo biloyinkan Kenya aday aniga o weligey somalia ka bixin waxan noqday qof cabursan waxan tabayay dalkena Diyarad muqdisho wa timid marka nalo shegay ohin indhaha biyo ka celin wayay dadka marka alabtoda donan aniga farxad la oynayay sanado badan dadka maqan ka waran edadey marka Holland ka imado kabo la an Socon dhulkeyga cagaha saray ledahay

  • @MrSharmaFBaby
    @MrSharmaFBaby 12 ปีที่แล้ว +1

    Best Song

  • @maxamuudfaarax116
    @maxamuudfaarax116 ปีที่แล้ว +2

    💔💔😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭😭 #ilma #ciyaarl #jecel baa abaalkoodii laga dhigay waa #qabyaladiistayal . #somaliyey #amina #muuse iyo #dadka la midka ah , halayska ilaaliyo walhy waa #dhuuni race 😭😭🇸🇴💪🏾🇸🇴 viva #reer #ciyaar #jecel wadaniyiin aan dalkooda ka hibaysan #jooqle , #xuseen , #awliyo

    • @haniahmed5547
      @haniahmed5547 6 ปีที่แล้ว +2

      Daariq Ahmed somali awalba waa dadwaalan

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 วันที่ผ่านมา

    Laxanka waa qooqle shire tuug baa thye😢

  • @bossfeedhowayne4431
    @bossfeedhowayne4431 6 ปีที่แล้ว +2

    Hassan Ali
    Marka ay marayso haddan dalxiiska dawashada la yabin
    Nagta qawan ee ushu ku dhacayso xeebta jogta Inaad sogalisid May ahayn ee hadad awoodo karat
    Waa Iga talo codsiya

    • @somalioutlaw2378
      @somalioutlaw2378 3 ปีที่แล้ว

      Walaal waa ajanabi o dalka Soo boqday

  • @saidmuhudin6660
    @saidmuhudin6660 5 หลายเดือนก่อน

    De Reason y am typing dis jst to see my comment on 2034 i.a m.a 😅

  • @cadnankeytoon2717
    @cadnankeytoon2717 2 ปีที่แล้ว +5

    😢😢😢 emotion

  • @Wardi7083
    @Wardi7083 หลายเดือนก่อน

    Dhibka dhan Diinta carbeed wye OO qaxooti iyo qarax na baday 😭😭😭

    • @kingaaryan3116
      @kingaaryan3116 หลายเดือนก่อน

      Stupid tahy wax wadan ka qasay waa kuwoo adi cml jaahil ah diinta yaa carab siiyay waxaan day 🤬

  • @Awdal_State
    @Awdal_State ปีที่แล้ว

    Somalia 🇸🇴 waxay so noqoon marku mid waliba statekisa maamulo

  • @BIIKOLE
    @BIIKOLE 13 ปีที่แล้ว +1

    Hadaaan dibaday ku joooogo......:)

  • @Newera9919
    @Newera9919 ปีที่แล้ว +1

    2/Sep/2022

  • @abdirashidshaikhmahamud
    @abdirashidshaikhmahamud 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia Somalia leh

  • @abdulqadirdagane3091
    @abdulqadirdagane3091 9 ปีที่แล้ว +1

    aamiin allow dalkeyna nooo hagaaji

  • @hodanhabi3179
    @hodanhabi3179 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭

  • @mrsbilan2527
    @mrsbilan2527 2 ปีที่แล้ว

    Maryam mursal real lagend waaye iyo jooqle

  • @LibanQoono
    @LibanQoono 7 ปีที่แล้ว +3

    haaa wuu israacay.

  • @xaajimohamedhashi7328
    @xaajimohamedhashi7328 7 ปีที่แล้ว

    hadii calankii la duubay dunida babanayo caawaba Alla ya cizak

  • @anwarmohamoutt4171
    @anwarmohamoutt4171 ปีที่แล้ว

    4:10

  • @abdirashidshaikhmahamud
    @abdirashidshaikhmahamud 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @waaadshidantihiinaqyartaab6711
    @waaadshidantihiinaqyartaab6711 7 ปีที่แล้ว +2

    dibad faido maleh illahow wadenkini noceli anagoo iskuqalbiya

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Dal wa dalkaga dhaqan xumo Christmas mid maskaxda ka weyn arkeysa wil hoydis u galmon wil walashis u galmon abahi gabar tisa u galmon wa wax damir ka qadan karin film arkayan Africa tersa munda nahay ilbaxnimo u modan Africa tersa munda nahay

  • @ahlamahmed2412
    @ahlamahmed2412 ปีที่แล้ว

    Hadan la yaabin ay hoyadey dhihijirtay aan ku xadusta alow ku naxarisoh

  • @sadiiqkaarshe9548
    @sadiiqkaarshe9548 7 ปีที่แล้ว

    erayada wxa sameyey maryan mursal laxanka aw leyahy jooqle kaliya

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 ปีที่แล้ว

    Somali fight to dhalbaanats

  • @mustafeabdullahi8874
    @mustafeabdullahi8874 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😢😢😢

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Axsan hes hadan dibadey ku jogo o an duli nimada ego dadkena u so hayamay hadad na dad gureysan o an xamar an dortay

  • @cjumer7431
    @cjumer7431 5 หลายเดือนก่อน

    Haasta aano Yara maqli jir
    Wn goobi jire

  • @mohamedmudac2652
    @mohamedmudac2652 2 ปีที่แล้ว

    maryan mursal

  • @ayoubyassin9030
    @ayoubyassin9030 ปีที่แล้ว

    Soomaali !

  • @zuhurabdalazuhurabdala3388
    @zuhurabdalazuhurabdala3388 2 ปีที่แล้ว

    Dadkaygiii miyaaa israacay ma dawladnimaaa iftiintay

  • @yaabarag4366
    @yaabarag4366 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abderahmanaliabukar6312
    @abderahmanaliabukar6312 5 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 7 ปีที่แล้ว +3

    Gormee dib u laabaneena?

    • @hassanbarkhadle8865
      @hassanbarkhadle8865 7 ปีที่แล้ว +1

      Miss Bujuu Bajaa Caddey Incha Allaah Waqti Dhow Allaah Nabad hanagu geeyee

    • @inaugaaswarfaa3751
      @inaugaaswarfaa3751 7 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Barkhadle Inshaa Allah nabad rabow nasii Amiin Allow aan is raacnaaa

    • @hassanbarkhadle8865
      @hassanbarkhadle8865 7 ปีที่แล้ว +1

      Miss Bujuu Bajaa​ Ameen Abaayo wlh Caaway markaan fiirsaday Heeskaan Xusuus aan galay 2006 somalia

    • @inaugaaswarfaa3751
      @inaugaaswarfaa3751 7 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Barkhadle dhib maleh inshaa Allah rafaad laguma waaree wan ka bixi doonta

    • @itsnormal3866
      @itsnormal3866 7 ปีที่แล้ว

      Miss Bujuu Bajaa wll qeyr niyeyso INSHA ALLAH waa dhismena

  • @user-tn5dp2fw6u
    @user-tn5dp2fw6u 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @mohamedahmed20057
    @mohamedahmed20057 ปีที่แล้ว

    GAARICO 😂😂😂

  • @gassirasaleban1548
    @gassirasaleban1548 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdikadirabdullahi7148
    @abdikadirabdullahi7148 4 หลายเดือนก่อน

    🥹🥲

  • @cabdixakiinyuusuf9321
    @cabdixakiinyuusuf9321 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Kkkkk somali wa ku macaden dibada ilmaha ku daweyn hada garacdo maskaxdoda diday gabar tada adiga o u jedo nin kensan boy Frend wa ku ledahay la yiri hada ku qeyliso ama garacdo sedex lambar ku wecey 999 nagtada hada la hadasho isku buqdan guriga ka sareysa sharciga yurub iyo mareykan haweenka sacida somali cilka dibada ku hayo

  • @user-wi5zk8xj6n
    @user-wi5zk8xj6n 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @officeoflasanod9970
    @officeoflasanod9970 7 ปีที่แล้ว

    yaabka waxyalaha igu ah waxa ka mid ah dadka hesaha wadaniga ah unliketa saraya wadanka xuduntadi ba tala waxba ma dhibin youtube markasta wan ku arkaa jahilnimo miyaa wax ka jiraan unliketan ban lafahansanayn waa loo qadan kara qabiil kasta ha ahado hesaha wadaniga ahi way ina wada khuseyan xata wax kale qarbad arkaysaa muxadaroyinka diinig ah unlike ku dhufanaya

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 ปีที่แล้ว

    ala maxan nacay debad--

  • @najaxmahad4101
    @najaxmahad4101 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢