Ciidanku waa naftood hurayaal, 9 bilood oo ay dagaalamayeen maalina lagama adkaan" Dhoomaagab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 13

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ar muuse wadakhakhul walan miyaysan ujeedi xeta afku in uu qalocday wana itobiyanvjajus ah daciifaw

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuul qaranka❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidanku waxa ceebeyey cida dhibtey ee markey guuleystaba soo noqda lahaa ayaa jebiyey waayo mashruc ayey kàdhiganayen

  • @saalaxy
    @saalaxy 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaranka waxaa jebiyey Muuse

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxanu daawanay mid media kahadla oo dadka kucaaya wax yohow kuwii goojacade lagu qabqabtay u eg isgoo wadani uhadlaya ciidanka way ku dheeraadeen caydiisa

  • @faysalmaxamad6426
    @faysalmaxamad6426 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar xishood oo dalkii meel ku sheega afkuna wuu idin dheeryahay irbadna dun magalisaan

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro dadkan cayda iyo hagardaamada qaranka lahoosgelayaa ma waxbay urayaan mise way lagoogoyaan

  • @wariyesandheere1415
    @wariyesandheere1415 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Malafsi

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been badanaa nacaskani.
    Ciidan soddon sano la dhisayay ayay Jabhadi la kacday.
    Waar nin walba gurigiisa hajoogo.

  • @saalaxy
    @saalaxy 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dameer cabdi Dameer qaranka barakaysan ha Laga qabto

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂HEESTU CIIDANKA WAXBA KAMA SHEEGAYSO EE MUSE BIIXI AYAY TALO XUMADIISA KA SHEEKANAY.....HEEGO CIIDANKA KU HOOS GABANAYAAN

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk ciidanka la musuqay ee gaajada muuse ku dilay taas ka hadal