“Musharax Cirro reer Boorama Way layaabeen ” Gudoomiyaha Haayada Wadooyinka .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @KhadiirCabdi-r4j
    @KhadiirCabdi-r4j หลายเดือนก่อน

    Guulayso Gudoomiye waa Runtaa Tacabkaaga Anagaa ka marag ah Cid kale loo joojin mayo aan War u hayn waxa LA qabtay❤😊

  • @Maxamedcali-v6n
    @Maxamedcali-v6n หลายเดือนก่อน

    Mansha alaa
    indhaha caafimaadka
    Qabaa way arkaan sida wacan
    ee ay hawshu usocoto laakiin
    Dadka qarandumiska ah sida
    Xisbiga wadani ayaa been
    iyo cay uun kuwada

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 guul wadani Insha Allah

  • @Abjanism
    @Abjanism หลายเดือนก่อน

    adeer bariiska iska rido mawliidoow waatii lacagta laga guraye , ma waxaan kuu soo dirnaa codsigii lacaga dadwaynaha lagaga guraayay

    • @rashiidmohamed2588
      @rashiidmohamed2588 หลายเดือนก่อน

      Adeer wada kasta isxilqaan ka dadku wuu ku jiraa ee maxaad kale eed sheegi ma intaasasd been ka dhigaysaa huwaney

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 หลายเดือนก่อน

    Somaaliland Gudoomiye hayadeed oo aflagaadeynaya ku xigeenkii qofkii 3 ee somaliland

    • @rashiidmohamed2588
      @rashiidmohamed2588 หลายเดือนก่อน

      Ma aflagaadaa hadii cali xaamud uu been ka sheegayo wixii la qabtey isagoo xisbiga huwanta ku taageeraya ,adeer iska aamus caamaad tahaye

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 หลายเดือนก่อน

    War isla yaab, waxad kala socotaaba yare, waxad soo dhega dhegaysay amma waraqado aan wax ka jirin noo sheegtid. Muuse markuu tego hawsha mashruuca waa la bilaabi.
    Ali xamudna kaa sharaf badan, xafiiskaaga ku ekow, daba dhilif baad muse u tahaye.

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 หลายเดือนก่อน

    Adiga. Laguuma. Dirsan. Siyaasad. Ee. Umada. U shaqee. Waalida. KULMIYE. dadka. Kala. Fariiso

    • @rashiidmohamed2588
      @rashiidmohamed2588 หลายเดือนก่อน

      Nac nac baad heysaaye wararka been abuurka ah ee xisbiga huwantu sheegayo ha ka hadlinbaa ,xoolayaw

  • @FadxiyaYuusuf-m3t
    @FadxiyaYuusuf-m3t หลายเดือนก่อน

    Cali afka kajeedi demeeryohow muuse ushaqeya wadad shegesid macagfta lamariya wada

    • @rashiidmohamed2588
      @rashiidmohamed2588 หลายเดือนก่อน

      Naa xishood cali beentiisa iyo propagan dasiisa ayaa la sheegayaaye

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 guul wadani Insha Allah

    • @rashiidmohamed2588
      @rashiidmohamed2588 หลายเดือนก่อน

      Saw bixi maayo maantana cay uu caayayo ciidamada qaranka ayuu is yidhi cod baad ku heleysaa walee dad baa kaga kaga hadhey oo codbuu kuwaayey ,xisbi huwan.

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 หลายเดือนก่อน

      @@rashiidmohamed2588 🤣🤣🤣 waar ninyahaw muu cayey cidanka wali sheeko caruuredki ayad wadiin reer kulmiyew