Bilaysku xaqbuu u leyahay inuu nabada noo ilaaliyo gar iyo gardaraba garakooda ilahay ha galo cidamada nocay yihiinba wana in lagu ixtiramo hawlohoda mar labad ilahay ha guulayo amin
😔Taliyaha Booliskow iyo Dowladda Somaliland-nay sharciga maxkamada sare ee dalkeena ha la raaco oo ha la fuliyo xukunkeeda ileen waxay xukuntay in doorashada ururrada siyaasada ee dalkeena in la furo 10ki sanno ba mar ileen imika 10ki sanno bay gaadhe, kuwa diidan waa kuwa mucaaradka ah ee racfaanka way u furan tahay haday ka qaadanayaan rafcaanka ay ka aamusan yihiin, haday ka qaadan wayeen ee ay iska aamuseen adigu madaxwayne Muuse iyo Dowladdaad sharafda mudan ha fuliso sharciga dalka oo ha xidh-xidho kuwa sharciga dalkeena diidan ee ku gafaya ileen sharciga dalkeena ayaa dhigaye in qofkasta oo sharciga dalka diidan ama khilaafsan ama ku gafa in la qabto oo la xukumo oo la xidho yaan xita la cafinin yacni yaan la saamixin ha dhameesto ee daaya qofku xilka ama masabka ama wuxu doono ha ahaado xita shicib caadi ah ha noqdo waa inu dhameesto xukunka maxkamada. Adiguna madaxwayne waxan oo cafis ah jooji oo dowladnimada dalkeena waa ku khatar markaad waxan oo dambiyo galay ee fudud ama culus ama suxufiin ama siyaasin sheegta ee hunguriga ka hadla nagu soo daynayso marka hore ka fikir inta aan xabsiga la geen wax ad ka yeeli doonto ileen sumcadaada iyo sumcada dowladnimadeena ku xidhan ee ha moodin ciyaar-ciyaar.
Hirsi ilaa ay ka dhamaanayso xoolihii uu ummadda ka dhacay fadhiisanmaayo, insha alla gurigaa goljana ee ay lahayd hay'addii oxford iyo guriga uu ka qaatay pepsigana wuu xaraashi ama wuu isku dawayn
Dabagale Ma Muuse Rabaa Inuu Xaafayadda U Xidho Mise Waa Nin Dalkoo Dhan Metela Nejis Nejis Dhalay Baad Tahay Ee Ma Tihid Nin Ciidanka Policeka Meteli Kara
Su’aal , Wasiir iyo Taliye, hadalkiinani idiinma xalaalaynayo in aad toogataan muwaadin aan hubaysnayn iyo xisbi qaran oo cabasho u diraya madaxweynahooda. Waxay codsanayaan In dastuurka la raaco in doorasho la qabto. Bil ka hor dhamaadka mudo xileedka m/weynaha.
Booliska waxaan u dheegayaa inay cidkasta oo isku dayda inay sharciga ka hortimaado isla markaana khalkhal iyo fowdo ka abuurta wadanka waa ciidamada somaliland ay gacan birra ku qabtaan shakhsiyaadka danaha leh ee dumarka iyo dhalinyarada beenta u sheegayana la soo qabtaa maxkamadana la horkeena
@@abdullahahmad5635 you are right tan iyo maalinti somaliland dhalatay miina loo asayay lakiin kumay dhimaan ilaa tii waaheen iyo cadaawada iyo ciilka berbera loo qabo........
War dee ninkan wuu kaa badbadinaya War dowladnimada ayaa laguguu ixtiramaya lakin wallahi cidna kama awood badnid qoriguna meel kasta wuu yalla xisho hadikale waad cabson
Ku laha mucarakasta police ku neceb yahay...beenti aduunka! Wadankee bay mucaradku neceb yiin police ka??? Dabagale ma askariba mise wa siyaasi Kulmiye ka mid ah. Mucaradku uu hanjabaya oo u jawaabaya 24ka sacadood. Walidii aduunka.
Ciiro iyo Xiirsi gab waa laabo isma dhamiin is taba socoda sida ilma yar iyo Aabihii marka yaan laaga yeelin mudaharaadada ay ku dheex wadan wadanka jsl
Xirsi wa qaran dumis tuuga oo shalay lahaa 40jir 40milion haystaan ahay xildhibaanada lagu khasaaray ee xisibi mucaarada u adeegaya ee ilaabay wixii dadku u so doorteen
Waanku taageersanahay taliyaha cidkasta oo nabada ku ciyaara waa in gacan bira lagu qabtaa kowkahyaahy tuuga way ee xirsi hooyadii wase xoolihii umaduu dhacee
Wali ma hayno meel aad waxkaga qabatay ninkii inanta suuqa ku garaacay waxan soo gaadhay oo kaa horeyey afar taliye boolis ookala ahaa dhagaweyne saqadhi cilmi kabaal ina fadal allah ha u naxariisto dhamantod intay boliska xukumayeen lama qof dumara oo ay gacan saareen dadkuna waxay aad uga cowdaan saldhiga dhexe taliye saqadhi umadan masuul baad ka tahay allah waaku weydiin doonaa masuuliyadaa adoon muxaafad iyo muraacad u kala eexan shaqada umada wixii dhib u keenaya ka qabo
hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay markan kulmiye wad ka soo darteen acauudu bilahi mina shaydanir rajiim xagee lagu arkay police wadanka xusbi ku biira ee wali cas wada umadi u tiirinaya dabo gale gabadha idinkaba kulmiyow wata beerka ka laaden isaga xirsi intu beerka ka laadi laha sharciga ayuu hor geeyay wayo dumarii haday ilaayaan wa khalad qof intay telphone soo dirto is qarisa wadanka aan jooogo somalidi sidas sameyey wa la masafuriyay walahay oo bilay waad walantiin sharciigiina gacamaha ku qadateen dictator baad noqteen xirsi shaciga ayu idin barayay war anaga inta idin hiilinaya oo ka soo hor jeedanay ciro iyo xirsi lakin waxan aad keentii waa jaahilmimo abheed waadna khaladan tihin derajada ciidmada kuma xoog shegan kartan warya dabo gale is casil baan ku odhan waaalahay wad ceebowday akhas caleeh ilahay cabdilahi iman ha u naxariisto inta nooti shar baa noo yimi khamri baa qulqulaya adiga ma soo cabtay dabo gale waa ku sidee maxaa labad xusbi u dhex boodaysa xiri inaad disho miyad doonaysa xirsi walahy hada isku taabtan cirka iyo dhulka gariiir daba la sudhaya gebigoodaba waad waali hadashay afkana kamad odhan meel kale ku huguntay adiga iyo kuwa kale baa horta xirsi maxa idin tusay wadanka waxa kalad kaga jira wa muuse iyo adiga iyo inta dabo orodaysa ninka laba abe leh ee xirisi taaban kara wa kee edeb darada kala fadhiista meesha hada qoriga police ku fanaysan waanu idinka diidanay sidii siyad bare aya dhagax la idinkaga saraya soo barta sharciga qofka ku caya ama ku aflagaadeeya sharciga la geeya lama feedho lama dilo cid looma diro intaasba xirsi wuu samyn karayay lakiin sharci yaqanka ilahay baray sharciga aya sidas ku kala badabiyay dumarki isaaq is layn laha geesi weye xirsi edeb darada ka daya wadanka kanlaleeyahay dabo gale xiri ma dabo geli karo dhandhan walaan isagaba wadakaba qasaya warya rag maant axiniyahoodi ka sartay ku sugaya nabad ilaali baa lagu yidhi dabagale laguma odhan dadka ugu hanjab derajada lulmiye anaga siday dhulkanu dhinay mar haday soo adeegsadeen askartii nabada loo diray waxay umadan dhiman horta reer galbeed isma qabtan miyirkiina ka tegay dee inoo kala goya wadanka marka bari iyo galbeed inaga dhiga marka wixina waba wali walahay bilahay inaydan ka guulaysanan ragan reer burco haday lilahi isu raacan saraar iyo sanag iyo saxiil sool markay isku duubo dhacdo anaga idin mooday kulmiye dad wanagasan inkasto laga yaabee dabo gale inu xeelad ka wato isleeayahy hj ha xaanqan ciro ha ku biiran sidan uu wada wa edeb daro ha laga casilo ninkan dabogale meesha uma qalmo oo walahay bilahay wa duli cuqadaysan ciil qaba ciilkaga u dhimo cudur ka qaad
Idinka iyo kaad caayaysaan ba midna umad wanaaged ma wado ee aaan xadee idaah iyo ma kaligaaaba xadi ana ii banee aaan xadee balse TII ILLAHAY AYAA MEEL TAALA 🤲
@@xaalidahir8268 what’s wrong with those colors. We are all brothers walaal. They need to focus more on proving for their people rather than worrying about the uniforms and it’s colors.
Poliskii gabdhaha laabta ka laadayey iyo shaarica marayey. Polisna maha waa hangashtii siyad barre oo kale wixii kacaanka ka hor yimaada ama hadla so qabta xidha. Askari waa askari xili kasta iyo meel kasta ha joogo fuli mahe wax kale ma yaqaanin.
Ninkan dabada maamulka mouse biixi ayuu ku jiraa. Waa in uu dabada uu galay ka soo baxaa oo maamulka iyo mucaaradka u dhexeeyaa. Police Karen maxaa siyaasada ku dhex miley.
Xirsi jeelka waalida ee burco ku yaala ha lagu xidho intuu kasoo cafimadayo
Somaliland iyo Madaxwaynha iyo madaxkale odhanba Allah ha xafido ha Barakeyo Ammiin Ammiin Ammiin yarabi
Booliska Somaliland waxaanu ku tageersan nahay inuu nabada dalka sugo. Wixii shar wada Allah ha inaga qabto
Somalilaan cadowgeedo hajabo guul iyo gobanimo ✊ ♥ ❤ 👌 ✌✊✊💚❤💚
Somaliland allow dhawr.
Poliska somaliland allah dhawr
Subxaanallaah shaydaan waa shaqaystay Allow Nabad iyo cafis baan ku waydiisanay
Qaaaaaaq dabagae waaaa isdhiiibay darajadiiiii iyo dadkaaaaagiiii miyaaaaaad kala garan wayday hadalkaaaa waaaN KA RAAAAALI GALINAYNAAAA HJ NINKA MAAAAAHA TALIYE WAAAAA SHAQAAAALE MUUUSE
@@abdifatahnor1338 hy vy
Mnshallah waa la arka dadka sharciga ku tumanaya waxan odhan laha in hadai ay joojin wayan fasdada laso xidho ciro iyo xirsi
Bilaysku xaqbuu u leyahay inuu nabada noo ilaaliyo gar iyo gardaraba garakooda ilahay ha galo cidamada nocay yihiinba wana in lagu ixtiramo hawlohoda mar labad ilahay ha guulayo amin
Nabadu ilalin maxay tahay ninkan shaqadiisa wu gabay howla aan lo dirsanin bu ka hadlaya war Tiliyenimo kali ku ekow shaqadada garo
Wixii Gar ah kutaageer
Balse maxa gardaro ugu taageeaysa
Hadii wax sharcidara latageero dhibka iyo dacadigi kadhasha adigu kusamaynaya sababto ah
Adna bari Qof kagardaran ayaa lagu tageraya gardarada iyo dacadiga sharci daradaa ee kugu dhacaya
hinda xaqiiq ayd kahadashay odhaahdaada waan kugu tageerasanahay wll.
bollisku waa sxb dad wayanaha .waana badbadihaya alle kasakaw nabada dadka iyo dalkaba
👍👍👍🌧👍👍👍👍✅Soomaalilland Guul markasta
Mujaahid dabigale shaqayso xirsi iyo qaarkaloo badan mandheera liita ha ku cabaan
Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah.
1ql
Mnsha Allah taliye jano gale legend bagad xidheen suul cawro xirsi gaab
Waa run taa taliye insha Allah khayr Allah ka dhigo
Xiirsi asagoo shacaab xaaqdaro xumeeyey asagoo xiil Sare hayeey, boobey na hantidhii lagu aamineey, xiilki lagu aamineey na ugabaxeey Madaaxwene Silaanyo. Waax Ka khainsaan Somaliland masoomariin tuuga, waxa cidamaada ukasheegayo.waa maxaad shaqadhiina uqabaneeysin.
Beenta jooji xirsi wuxu qabtay muuse oo madaxweyne ah ma qabane
Khayr Ala ha ka dhigo Aamiin
😔Taliyaha Booliskow iyo Dowladda Somaliland-nay sharciga maxkamada sare ee dalkeena ha la raaco oo ha la fuliyo xukunkeeda ileen waxay xukuntay in doorashada ururrada siyaasada ee dalkeena in la furo 10ki sanno ba mar ileen imika 10ki sanno bay gaadhe, kuwa diidan waa kuwa mucaaradka ah ee racfaanka way u furan tahay haday ka qaadanayaan rafcaanka ay ka aamusan yihiin, haday ka qaadan wayeen ee ay iska aamuseen adigu madaxwayne Muuse iyo Dowladdaad sharafda mudan ha fuliso sharciga dalka oo ha xidh-xidho kuwa sharciga dalkeena diidan ee ku gafaya ileen sharciga dalkeena ayaa dhigaye in qofkasta oo sharciga dalka diidan ama khilaafsan ama ku gafa in la qabto oo la xukumo oo la xidho yaan xita la cafinin yacni yaan la saamixin ha dhameesto ee daaya qofku xilka ama masabka ama wuxu doono ha ahaado xita shicib caadi ah ha noqdo waa inu dhameesto xukunka maxkamada. Adiguna madaxwayne waxan oo cafis ah jooji oo dowladnimada dalkeena waa ku khatar markaad waxan oo dambiyo galay ee fudud ama culus ama suxufiin ama siyaasin sheegta ee hunguriga ka hadla nagu soo daynayso marka hore ka fikir inta aan xabsiga la geen wax ad ka yeeli doonto ileen sumcadaada iyo sumcada dowladnimadeena ku xidhan ee ha moodin ciyaar-ciyaar.
Bacaac bacaac lax
Waa runtii intaa uu sheegayba WLhy
Hirsi ilaa ay ka dhamaanayso xoolihii uu ummadda ka dhacay fadhiisanmaayo, insha alla gurigaa goljana ee ay lahayd hay'addii oxford iyo guriga uu ka qaatay pepsigana wuu xaraashi ama wuu isku dawayn
Alle ha amaansado gudoomiyaha xasadkiisaa batee
Alle ha inoi dhawro sarakiisheena iyo madaxdeena arimahas oo dhan taliye dabagale sheegaya wa xaqiiiq
Maasha Allah good news!!
Taliyeh xirsi kutuuur liiinta haku cabeee
Allah inadeerkay xirsi mala xidhay
Linta kadhergiya wuu kibree
Maa cirana kudartan
Noolo dabagale dalkeena
Ino ilaali
inaynu nabad Ku nolano ayaa ino Dan ah kii INA rogaya halaynaga qabto haduu xataa walalken yhy
Hoyada siilka kawas daba galow ama ciidankii ruushka keen ama kuwii chine ah doorasho way dhacaysa ina dhilow😬
Dabagale Ma Muuse Rabaa Inuu Xaafayadda U Xidho Mise Waa Nin Dalkoo Dhan Metela Nejis Nejis Dhalay Baad Tahay Ee Ma Tihid Nin Ciidanka Policeka Meteli Kara
See dareemee xagee maroosaa faqasheey kkkkk.
Taliyihii booliska oo noqday afhayeenkii xukuumada
Nabad galiyada isagaa u xil saaran kuwana amnigay khatar ku yihiin
Mudaharaad ka soo horjeeda oo hargaysa
Reeraha iskaleh oo ilaashanaya magaaladooda ayaan dhigaynaa dadka waan difaacaynaa dadka kusoo duulaya caasimada magaalooyinkiina ka mudaharaada
S/land dawlad baa ka jirta, ninkii jebiya sharciga waxa sugaya boolis iyo maxkamad.
Legend Dabagalle ❤ 😍 💖 ❣
public order-ku waa shaqada koowad ee somaliland police waana wixii anu kaga raysanay daydaygiii sidaa xirsi u dhaqmayay !!!
Dee xirsi halasoo xidho waa danbiile wadanka dhacaye markuu adeerkii wadanka haystay
Raggan yaa ka tuugsan waa qaran wada musuqa wallaahiya billaahiya
Waa yaab, ee Xirsi farabadanaa? Waa 40 jir baan ahay 40 milyanna waan haystaa.
Anaga zhakhzi tuuga wxpa nagama galine .allow nodaaa polickyga zomlilnd😍😍
Xirsi wuxu yahaywaa la ogyhy taliye waa danyste wa xaqiuq
Somaliland oo mida ayaan jeclahay hooy cadawgaa badane nabada adkaysta
Somalia 🇸🇴 china 🇨🇳 ayay taageertay Somaliland 💚🤍❤️ iyo USA 🇺🇸 na taiwan 🇹🇼 bay taageereen
Adigaa fooda wada dhidir ayaa xabaalo qoda ee ka fuq xirsi waa nin fiican
@@diiriyemohamedwarsame2402 Daad iskadabacaraarayaad wada tihiin an waxeey sameenayaan o kuhaadlayaan garaneen. Qoofkaad ujawaabtey qooralkisa xiirsi iyo tuug nimadisa toona Kamu hadaale meel fadiista qabiil haucararine
china waa cadaw shuuciya alla hajabiyo.
Dee xidha muxu yahay xunku xidha laydha ka qariya xirsi iyo waxa la socdaba
Siyaasiyiinta shacabkaygiiyow dhag hawdhigina umada ayey dhiigooda kaganacsadan
Su’aal , Wasiir iyo Taliye, hadalkiinani idiinma xalaalaynayo in aad toogataan muwaadin aan hubaysnayn iyo xisbi qaran oo cabasho u diraya madaxweynahooda. Waxay codsanayaan In dastuurka la raaco in doorasho la qabto. Bil ka hor dhamaadka mudo xileedka m/weynaha.
Xirsi xabsiga ha la dhigo!!!! Oo shaah ha ku cabo!!!.
Markaas saaxiga keenayaa, rule of law is working in Somalia!!!!
Somaliland Rule of Law is working in Somaliand body over the law!!!!
Waa sax policeku shacabku ayu uu sheeqeya waa kuwa sharciga, nabada iyo amniga wadanka ilaaliya. Somaliland nin sharciga gacanta ku qadan kara majiro ka isku deyayna waa leyska qabanaya. Geesi taliye Dabagale.
Guul Taliyee Janoo Galee.
Booliska waxaan u dheegayaa inay cidkasta oo isku dayda inay sharciga ka hortimaado isla markaana khalkhal iyo fowdo ka abuurta wadanka waa ciidamada somaliland ay gacan birra ku qabtaan shakhsiyaadka danaha leh ee dumarka iyo dhalinyarada beenta u sheegayana la soo qabtaa maxkamadana la horkeena
LA GOOGO TALIYE OO CIYAALKA AAN WAXBA OGAYN XIRSI TUS WEJIGIISA DHABTA ANAGU WANU OGNE
POLICE KA IYO XIRSI TOORI UGAR QAADI MAYNEE POLICE KU WAA ILAALIYA NAFTAYADA ALLH KASAKOW
XIRSINA WAA QASWADE
Policeku ka dumarka laamiyada ku jiijiida miyaanu ahayn hhhh alle mxaa been la bartay
xirsi wuxu ahaa ??
walahi waa runtii aderkay janagaleh xirsi waa dhanxiir ta massajidka waan u qaadan waayay markaan xaqiiqda ogaaday waxa kaloo jirtay inu somalia u saxeexay hawada isaga iyo ku reer shirdoona!hi !!! suntiisi iyo waabaydissi sirayona kuma dhiman somalilandna uma dhutiyin waa ilaahay mahadii
Hawada xaashibaa wareejiyay maantana waa laynagu gumaysta markasu madaxwayne inaga rabaa ilay qabiil cudur la yidhaa ayaa inala dagay oo danteena ma eegane
@@abdullahahmad5635 you are right tan iyo maalinti somaliland dhalatay miina loo asayay lakiin kumay dhimaan ilaa tii waaheen iyo cadaawada iyo ciilka berbera loo qabo........
Malintu xirsi wadani xubintaa usaraysa qatay ayuu xisbigii nacsiiyay umadii dacawadu waa siyaasad miidhan waa shaqsi ee kuma tilmamin xayawan lakiin siyasadiisa waa tii dacawada
Policeka somaliland oo ku biiray xusbiga kulmiye
Tuuga kabaaqa policeka, ya mooriyan
@@minursa02 ciyaalkii xaafada fuckinka ku dhashay
Kkkkkkk
Madaxwayne khyr qaba insha Allh
Waa inadaerka dabalyo
Nolow taliye dabagale
Shaqo ka qabta xirsi iyo cirahan baraska qab
Taliye maxamed aadan saqadhi jano gale nacabku kuma kaadho
✅Nabada ilaashada ✅
War dee ninkan wuu kaa badbadinaya
War dowladnimada ayaa laguguu ixtiramaya lakin wallahi cidna kama awood badnid qoriguna meel kasta wuu yalla xisho hadikale waad cabson
Xirsi kaliya dantiisa uun buu yaqaana uma tudho qaranka somaliland danta qarankana kama shaqeeyo ninka noocaas ah kuma aamini karno dalkeena somaliland iyo cirro oo ka daranba cirrana wax kale iska daaye isagu ma tashan karo xirsi baa remote ku maamula cirro xitaa xaaskiisa ayaa u talisa wax kale iska daaye
Viva Muuse Biixi
Viva ina kaahin
Cirro soo baro sxb
Hirsi waa beenaale cadow ku ah jiritaanka Somaliland. Wuxuu ka midyahay urur diimeedka Al-Itisam oo Somalia laga xukumo.
Ku laha mucarakasta police ku neceb yahay...beenti aduunka! Wadankee bay mucaradku neceb yiin police ka??? Dabagale ma askariba mise wa siyaasi Kulmiye ka mid ah. Mucaradku uu hanjabaya oo u jawaabaya 24ka sacadood. Walidii aduunka.
Ciiro iyo Xiirsi gab waa laabo isma dhamiin is taba socoda sida ilma yar iyo Aabihii marka yaan laaga yeelin mudaharaadada ay ku dheex wadan wadanka jsl
Kuwan waxay la safteen hal dhinac police waa inad dadka u dhaxaysaa
Wadanka iyo shicibka hala ilaaliya dawlad iyo shiciba, doorashadana Shinkansen halooqabto ninkay doonayaan haw taliyee, iska daaya ku darsiga doorasha kasta, on time,
Subxaanalaah muuse iyo dawladiisu sharcigii Bay gacanta ku qaateen dalka iyo dadka godmadaw ayaay ku wadaan illahay dadka iyo dalka haka qabto aamiin
Xirsi wa qaran dumis tuuga oo shalay lahaa 40jir 40milion haystaan ahay xildhibaanada lagu khasaaray ee xisibi mucaarada u adeegaya ee ilaabay wixii dadku u so doorteen
Waanku taageersanahay taliyaha cidkasta oo nabada ku ciyaara waa in gacan bira lagu qabtaa kowkahyaahy tuuga way ee xirsi hooyadii wase xoolihii umaduu dhacee
Wali ma hayno meel aad waxkaga qabatay ninkii inanta suuqa ku garaacay waxan soo gaadhay oo kaa horeyey afar taliye boolis ookala ahaa dhagaweyne saqadhi cilmi kabaal ina fadal allah ha u naxariisto dhamantod intay boliska xukumayeen lama qof dumara oo ay gacan saareen dadkuna waxay aad uga cowdaan saldhiga dhexe taliye saqadhi umadan masuul baad ka tahay allah waaku weydiin doonaa masuuliyadaa adoon muxaafad iyo muraacad u kala eexan shaqada umada wixii dhib u keenaya ka qabo
hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay markan kulmiye wad ka soo darteen acauudu bilahi mina shaydanir rajiim xagee lagu arkay police wadanka xusbi ku biira ee wali cas wada umadi u tiirinaya dabo gale gabadha idinkaba kulmiyow wata beerka ka laaden isaga xirsi intu beerka ka laadi laha sharciga ayuu hor geeyay wayo dumarii haday ilaayaan wa khalad qof intay telphone soo dirto is qarisa wadanka aan jooogo somalidi sidas sameyey wa la masafuriyay walahay oo bilay waad walantiin sharciigiina gacamaha ku qadateen dictator baad noqteen xirsi shaciga ayu idin barayay war anaga inta idin hiilinaya oo ka soo hor jeedanay ciro iyo xirsi lakin waxan aad keentii waa jaahilmimo abheed waadna khaladan tihin derajada ciidmada kuma xoog shegan kartan
warya dabo gale is casil baan ku odhan waaalahay wad ceebowday akhas caleeh ilahay cabdilahi iman ha u naxariisto inta nooti shar baa noo yimi khamri baa qulqulaya adiga ma soo cabtay dabo gale waa ku sidee maxaa labad xusbi u dhex boodaysa xiri inaad disho miyad doonaysa xirsi walahy hada isku taabtan cirka iyo dhulka gariiir daba la sudhaya gebigoodaba waad waali hadashay afkana kamad odhan meel kale ku huguntay adiga iyo kuwa kale baa horta xirsi maxa idin tusay
wadanka waxa kalad kaga jira wa muuse iyo adiga iyo inta dabo orodaysa ninka laba abe leh ee xirisi taaban kara wa kee edeb darada kala fadhiista meesha hada qoriga police ku fanaysan waanu idinka diidanay sidii siyad bare aya dhagax la idinkaga saraya
soo barta sharciga qofka ku caya ama ku aflagaadeeya sharciga la geeya lama feedho lama dilo cid looma diro intaasba xirsi wuu samyn karayay lakiin sharci yaqanka ilahay baray sharciga aya sidas ku kala badabiyay dumarki isaaq is layn laha geesi weye xirsi edeb darada ka daya wadanka kanlaleeyahay dabo gale xiri ma dabo geli karo dhandhan walaan isagaba wadakaba qasaya warya rag maant axiniyahoodi ka sartay ku sugaya nabad ilaali baa lagu yidhi dabagale laguma odhan dadka ugu hanjab derajada
lulmiye anaga siday dhulkanu dhinay mar haday soo adeegsadeen askartii nabada loo diray waxay umadan dhiman horta reer galbeed isma qabtan miyirkiina ka tegay dee inoo kala goya wadanka marka bari iyo galbeed inaga dhiga marka wixina waba wali walahay bilahay inaydan ka guulaysanan ragan reer burco haday lilahi isu raacan saraar iyo sanag iyo saxiil sool markay isku duubo dhacdo anaga idin mooday kulmiye dad wanagasan
inkasto laga yaabee dabo gale inu xeelad ka wato isleeayahy hj ha xaanqan ciro ha ku biiran sidan uu wada wa edeb daro ha laga casilo ninkan dabogale meesha uma qalmo oo walahay bilahay wa duli cuqadaysan ciil qaba ciilkaga u dhimo cudur ka qaad
Wajigooda ayaa dagaal ka muuqdaa lkn xadhiga iyo cabudhin waa waxay ku helaan
Adoo faqasha miyaa kkkkk carkee
Ma cayayaankii bara bulshada baatahay ee dadka caayi jiray faqash baad maqashay oo wax wayn kula ah caruur aan rag wax ka oqoon baatahay
Cidii sharciiga ka hoor Timada wa in laxidho xisbiyada mucaradku waxay lashaqeyan cadowga somaliland sida laga dhex arko
kolay hadii ilahay ku daayo waad arki wax badan #BISHU HORTADA WEY IMAN
Dabagale imika ma siyaasibaa mise wataliye qaran waa yaabe😂
Waa taliye qaran ee idinka ayaa la idinka fadhiye la'yahe ummada ka fadhista, hadii kale gacan baa la idinkaga shaqeen.
Lafta dhaqaaqda jabIya nio waxaas waa kibir
Walibana laBadiisii sanona walGu daraa si uu wax ukala furdaamIyo
Xataa YaGu isma oGee shacabkaa intooda kaxishoonaYa gacantooda kahaYaan halkooda wax waxlaba laGama helo ilaYn haRgeisa way balaadhanTaHye
Xirsi tooriile wuxuu u baahantahay in la xisaabiyo.
Xirsi gabadha maxkamd saaray wey icaaydy oo kaliya nin police iyo dowalada caayny sharci halaga qaado
Xirsi waa qaswade ciruu u jeedaa ee xirsi tuug reerkiisii masar buu u wada raray sii dalkan khalkhal u galiyo suaashu waa ciro ma ogyahay
Walahi jeneralku iyo waasiirka arimaha guduhu sii fcn ayay u jawabeen
Caqli gaab
Anu mucaradna garan maye boliska somaliland manay ahayn ku shacabka laya ee gabadha ladka la dhacayay inankii kaLana xiniya ka laday
War ama Xirsi gaab so xidha ama yow yowda naga dhaafa
walaahi waa runtii maasha allaah ciidanka abniga j sland guul
Xirsi waa iska jaahil shalay siilaayo keeno hadana imika raba in la hadal hayo kasi aniga ma soo hadal qaadeen waa iska bisad bilaa karamo waa jaahil inbu jaahil noocaas lama dhageysto taliye inoo wada nabad wadanka , xirsi wuxuu ahaa kii lahaa waxaan ahay afartan jir afartan malyaan haysta waa tuug caadi wax ka dhigo adag ma arkin waa dhila wuxuu waxaas ummada soo hor tagan
Qaranka jamhuuriyadda somaliland
Waa yaab odaysh maxay kaa raban xiris waa muwdan Somalilander ah
Taliyuu ma siyaasi baa, mise waa adaag bixiye, malaa shir jaraaid wuxuu ku fiicnaa siyaasi.
Been kamaad sheegin ninkaa wàaban la yaaba marku hadlayo malaa isma dhagaysto
Masha allah taliye janogale alle haku xafido nin rageeed waye izka dhaaf xirzi wixiisu waa beene ay ay dhalay waaye
Anigu mudaharaadkaasi waxaan u arkaa mid Indha la aana oo sharci daro ah mana arko wax maanta loo muda haraado oo meesha yaala umadan sidiikaleba abaaraha iyo sixir bararku saameeyeen adeer yaan dhibaato iyo dagaalo loo horseedin
Cirro is next to go to jail
Idinka iyo kaad caayaysaan ba midna umad wanaaged ma wado ee aaan xadee idaah iyo ma kaligaaaba xadi ana ii banee aaan xadee balse TII ILLAHAY AYAA MEEL TAALA 🤲
Somaliland police and military needs too have different uniforms than qadaadwheen !!! 🤦🏽♀️
ma ila aragtay sxb. inay ciidankeenu xidhanyihiin dirayskii qadaadwaynta.
Don’t blame them. They can’t afford anything else.
@@abudarda00 • No, our government of Somaliland can afford it but they have no ambition🤦🏾 that's all.
@@abudarda00 I don’t blame them walalo I just think they deserve much beter than this. Maybe the qurbojoog can help!
@@xaalidahir8268 what’s wrong with those colors. We are all brothers walaal. They need to focus more on proving for their people rather than worrying about the uniforms and it’s colors.
Gacan bira ku qabo nin walba isku daya ino khal khal galiyo nabada somaliland
Wa run gacan bira ku qabta kuwan qaran dumiska ah e xusbi sheydan kan wadanina Mahé jaahilintu heysato
Qabiil qabiil ma qabsado hadii cadaalad iyo dhexdhexaadnimo la waayo
@@haydar378 waar waa dowlad .1991 ayaad maraysaa ninka reeraha kasheekaynayow
WE ARE WATCH NOW WHAT THE POLICE WILL DO IN MUDAHAARAAD
Faqash fuqush huhaa huuhaaa.
the law of the country for the police not to talk to the parties on TV unconstitutional that's not justice thats really the out of state
Waxaan nacaska ah xiri markaas kulmiye miyaanu ahayn isagu see ma boolusbaa mise waa xisbi
Rag baad xiniiyaha ka saartay oo hadlaysaa
Xirsi siyaasada kulmiye ayuu ku shaqeynaayey adna maanta muuse iyo kulmiyaad difaaceysaa
Waar ninyahow ninka soo qabo wuu ku xad gudbay qaranimadiiye
Absolutely 💯
Boolisku waa nabad ilaaliyaha dalka
Odaygii xiiqsanaan jirey markuu tolkii xabada la dhacayey maantana meel uu ka hadlayo lama hayo oo Waa naf la caari isaga iyo kooxdii nijaasta ahayd ee eeyda musa dameer waqtigu Waa dheeryahay waana laaydin dava joogaa isma aga dameer iyo raguu laayey ubadkooda
Waar kani uma qalmo inuu ahaado madaxa policeka. Dhexdhexaad kama aha politicska Somaliland. Waxa ka dhadhamaya guulwadayn
xirsi waa tuug labajiile ah yaan waxba laga dhaysan.
Jamhuuriyadda somaliland janaraale dadku waa dhago laabudalola iyo dhago laydhudalola riyo hadday dib leeyihiin dabadooda ayaykuqarsanlahayen xirsi hadduu siyaasi doonayo inunoqdo munqdeen indho ku garaadle maahmaah tiisaba daryeele ayaatukalana kudaraa xirsi isaga ayaubahan inlahago lanatuso wadada toosan maahmaah nin xil qaaday eed qad indhkugarDle waxa u waxarkaa markalaistuso maahmaah ragna qawlbaa xiidha dumarna meehere xiirsi haddanu u hogansanayn sharciga waxa qabaynayaa walatusayaa sharcigu hadadsaxanyahana hore ayuu usocon hadday khadanyiina mucaaradka waxa xidhayaa qofabka wadada saxdaa tusaaya mucaaradku gabiahanba waa idhokugaradle sharci ahaan qodobkay doortan ayubaqaban ama mid fasaxa ayuunoqon ama mid xidha
Poliskii gabdhaha laabta ka laadayey iyo shaarica marayey. Polisna maha waa hangashtii siyad barre oo kale wixii kacaanka ka hor yimaada ama hadla so qabta xidha. Askari waa askari xili kasta iyo meel kasta ha joogo fuli mahe wax kale ma yaqaanin.
Wxa ugu caqli liita qofka udhimanya qof shaqadiisa wata oon haben ku ogaan meel aad kuqaday iyo meel aad ku dharagtay !
Taliye maa af hayen kii madax toyada no qotay waa siide
Ninkan dabada maamulka mouse biixi ayuu ku jiraa. Waa in uu dabada uu galay ka soo baxaa oo maamulka iyo mucaaradka u dhexeeyaa. Police Karen maxaa siyaasada ku dhex miley.