"Oof Wareen Wixii Uu Sameeyay Iyo Jananadii Madaxa Lagaga Istaagay.." Jiif Caaqil Maxamuud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 87

  • @MustafeSharmarke-ej1zj
    @MustafeSharmarke-ej1zj 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    war ilkacasow qoobkii goormaad soo dhaaftay muusw waxna
    kuu dhiibi maayo hays xiijin

  • @warfafarah6491
    @warfafarah6491 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hadaad wax ogthy huyûuuuuuu iyi hayàaaaada jooji Nadal yahow ,,,,!uumada gourmand adoo san jirtay😅

  • @maxamedmuuse3592
    @maxamedmuuse3592 วันที่ผ่านมา +3

    Xaqiiq buu ku adimay.

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr วันที่ผ่านมา +3

    Geesi weeyi

  • @saalaxy
    @saalaxy 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Jindagaagay

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 วันที่ผ่านมา +2

    Dee waa su'aal e ka jawaab adigba Duliyow

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Intay xinjiro fajaaas qodqodaan ayay ku odhanayaan nabada hala ilaaaliyo

  • @maakhiriahmed5879
    @maakhiriahmed5879 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    kan aamuskaa looqaa tay in taanu hadal qofbaa lamoodaa yey

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 วันที่ผ่านมา +1

    In löo soo jawaabo ma aha reer buuro fuul cadow ayey u adagaan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beentaaweeyi

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa musharax guul wade, xataa wali muu gaadhin darajada guulwade.
    Mir kir kir kir dameer cusub.

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhjllo ku dalooli dameerku

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    CIROO CIDAANKAA MAA XAKUUMEEY AAF XUMIDAADAA DOOWLADAA DAARIISKAA KAA LAA nooqoo.

    • @AichaIsmail-z5g
      @AichaIsmail-z5g 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Guub burco iyo hargeisa berera , iyo somaliland Yan la arkin salad kan ceerigabo gacanta la guerre haya ...na la shaqqe ❤❤lacagta wa la guerre hurt saxib hambalyo

  • @kaysedjama6707
    @kaysedjama6707 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma caybaad geesigan wax Kagan qaadi.NOOLOW GEESI SOMALILAND AYAAD TAHAY.

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAAR DOQONKANI MUXUU KA HADLAYAA, ADEER MAXAAD KA FAHAMTAY STUPIDHKAN..

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War Ciidaanka Qaranka waa laa wadaa leeyahay cider gari ma laahaa uuuuuuus
    Imikaanu iidiin leenahayeee SOOL BARI HAL KEED GEEYSAY????????

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    نعوذ بالله من شرّ ...Kulmiye

  • @aarlibaax8422
    @aarlibaax8422 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DUUFLE WEEYE KANI Doqonkaa oo miidhan baa guul wadeynaya

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jiif caaqil. Waad mahadsan tahay buufi. Cadawga soamaliland huwan weeye

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale, ciidanku muu jabin, xukuumad xun ayaa fashilantay,

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ALLAH heyno siyadiyo nabad ma jecli in lagu heeso guuldaradena ololaha kulmiyee ku faanaya difaac qaranka yaa sababey inlaga hadlo guuldaradooda difaaca qaranka

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alla run badanaa cafkaaga caano geel lagu qabay runtaad u sheegtay wayse ka xanaaqaan.

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suu aasha aad weydiineyso Xisbiga wadaani ma laaheee waa xisbi mucaraadee. Adeer WEYDII MUSE Daliin Sool Bari halkeed geeysay

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar adeer ma maantaad soo toostay adeer ma cankaa laguu buuxiyay

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadowga Somaliland parliament ka ayuu dhex fadhiyaa Not only Xidigaha Gaajada. Ninka Wadani la magac baxay ee hadana Cadow dabada ku wata ee haddana raba in la doorto. “Waali Cas” Dawladnimo iyo sheeko Suldaan ma wada Shaqayn karaan- NO WAY!

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk kani muxuu ahaaa. War ciidaanka wax jabiyey waa Muse Daliin. Beenta uu kolbaa muse iidiin soo dhiibaayo is dhegeystaa.

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HADASHAYE JIIF AFAR KUB OO XAAD LEH YAAN BERI LAGAA WAAYIN.

  • @abdillahiaouledaouled1970
    @abdillahiaouledaouled1970 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂 waa ruun muuse inaderki weya😂😂😂

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XAGEE NABAD AH MA GURIGAAGA HOOSTIISA OO QUDHA AYAAD KA WARAMAYSAA.
    SOOMAALILAND AYAA HADASHAY OO LA HADASHAY MUUSE IYO XUKUUMADDIISA KULMIYE EE MA WAXAD LEEDAHAY DALKU YUU XUKUUMADDIISA LA HADLIN.

  • @nimcocarab4774
    @nimcocarab4774 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha allah suldaankaygii guulayso

  • @jimcaalexasanjimcaale9477
    @jimcaalexasanjimcaale9477 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk
    No more self proclaimed sland

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro kama duwana Ina Abiib Wadanina ma aha waa in la xidhaa laftirkiisa.

  • @FarahAbdiali-t9y
    @FarahAbdiali-t9y 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kani waa nacas faysal iyo garxajis midna waxba kaama galin. Damaarahaaga isk wado

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Inadeer runta baa la,isu sheegayaa, liq intaas

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Inadeer runta baa la,isu sheegayaa, liq intaas

    • @SamaDeri
      @SamaDeri 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Gerxejisnimada kama xigtid

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Neef cml xidigaha geeska waa dad I dheer garad ah oo so jeeda oo wax fahmaaya ha guuleystaan

  • @w410921
    @w410921 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkani run buu ka hadlay.
    Wadani inuu dalkan burburiyo ayuu doonayaa, mabay qarsan.

  • @MubaarikIsmail-c9g
    @MubaarikIsmail-c9g 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kow ninkan wayni muxuu kahadlay imika iska

  • @w410921
    @w410921 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani iyagaan doonayn kursiga waayo dariiqii loo marilahaaba ma marayaan.
    Hadii Garxajis keligii soosaari karayo waa ok,cidkale cod ka helimaayaan.
    Coda shacabku isagaa leh

  • @mohamudelmi2756
    @mohamudelmi2756 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manta laga bilawo qarana majiro hadii uu jirina wAx dorasho la dhaho madhacayso ee ninkii ba naayow lagu fasax. Bal ciday wax ku waaya ya.

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Badhaxu adeer waxba kula daremimayan

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma cawil iyo ina warancade iyo taliyaha bileeska ayaa daba dhilif ah ka jwb waata aad leedahy garxajis waa daba dhilife?

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ADIGA AYUU MADAXA KAAGA ISTAAGI OOF WAREEN IYO MUUSE DUBJIR WIXII HORE EE UU DILAY MAGTOODII WAANU KA BIXINAY KUWA CUSUB AYUU IMIKA MADAXA KAGA ISTAAGAYAA OO UU KU JIRO MUUSE DUBJIR

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guulaso hadalfiican baadkuhadashay

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d วันที่ผ่านมา

    Ciidanku 25kii markuu jabay,
    Heesa ammaan ah Qaranka umaydan tirin kkkkkkkk
    Dadkani maxay cunaan !
    Kkkkkkkkkkk

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan waa sacsac muuse wuu caray sanyahay

  • @MaxamedxasanJamaac
    @MaxamedxasanJamaac วันที่ผ่านมา

    ❤jiif aaqil maxamuud nooloo sxb

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runta mudane

  • @XamdaCabdiGaraw
    @XamdaCabdiGaraw 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadal nin wayn m.a

  • @ismailgifta3352
    @ismailgifta3352 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runta weyi wale waa masul

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baarak'Allah jiif Caaqil

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi walaahi❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Huuuu haaa yaaa huuuuh

  • @HassanWarsame-bk3sv
    @HassanWarsame-bk3sv วันที่ผ่านมา

    Runtaa wayee 🎉🎉🎉❤❤

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 วันที่ผ่านมา +4

    HADAANU NAHAY BEELWENTA HABARJECLO CODKAYAGA IYO CUDUDAYADA WAXAA USGA LEH KULMIYE YUSRA HARTINA WAXAANU LEENAHAY COD U DOONTA SOOL BARI ILAA MAJEERTEENIYA

    • @OmarAhmed-nw6lr
      @OmarAhmed-nw6lr 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Habarjeclo waa yahuud hadey raaxaan muuse yahuudi

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@OmarAhmed-nw6lrZUBEER WAA TOLKAYO ADUU TOLKAA DAAROOD COD U DOONO ADEER

  • @CabdiAbokar
    @CabdiAbokar วันที่ผ่านมา

    Waayahay walaal

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SAX

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxan layabanahay garxajis kan doorashada uwaashay cida ay xukumayaan iyo meesha ay xukumayaan inta cirku inoo jiro ayuu kursi idiin jiraa dhiladii aad ka tafiiranteen wasee

    • @ahaiban1
      @ahaiban1 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @axmedaden1655.
      Waan ku salaamayaa.
      Anigoo nin Garxajis oo Ciidagale ah, waxaan aad u necebahay Xisbiga Wadani ee Magacayagii dhex ku martay ee digo-xaadhka ka dhigay dalkana dhibaato aan la koobi karin ku haya iyo magac dilba, xisbigaasi waa ku dheeraad Somaliland, ka hor-boodaana waa hacoo aan kala garaneynin caanaha iyo biyaha, iyado ay caynkaa tahay ayaad ku tiraabtay cay aad u liidata ood Garxajis oo dhan ku tilmaantay, haddaad cid caayeyso maad Xisbigaa caydid. Igaba dhan!!!.

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien วันที่ผ่านมา +1

    Huuuuu haaaaa hunguri

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jabuuti isma hayno waxa is haya Muuse Aftaag iyo dunida oo dhan
    Cirro ayaa dhibaatadan dhamayn doona

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz วันที่ผ่านมา +1

    Waar dubjirkii goormuu noqday oday dhaqameed.

  • @barkadfarah5155
    @barkadfarah5155 วันที่ผ่านมา +1

    Kan waxa la odhan jirafy qudhin lafwayn goormu noqday jiif caaqil jiifoow ba itaal ka wuxuu isleeyahay ceebta ka maydh taariikh xumada iyo magacdilka muuse ku sameeyey somaliland

  • @wardayusuf3857
    @wardayusuf3857 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer fakh fakhda jooyiya film kaa aybaa cunaye waa laydinka helayaaye waxba kolba meel haka cabaadina doorayashaa laqabanayaaaye maxaad intan laqaylinaysaan kafadhiista umada hawareerininee

  • @CabdleCabdi-qj5ml
    @CabdleCabdi-qj5ml วันที่ผ่านมา +1

    Hoyada amanku was ilaa Anu muuse handarab dhafino faraqad majiro anaga kenay marki hore imikana isaga iyo wixi tageraba waanu isu lenay ee caloshisa uu sheqeyaw adiguna maxaad ahayd

  • @warfafarah6491
    @warfafarah6491 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Caaqil dhimay ...jiif caaqilna yarki inderkey qaraab ee ka cabsonayay ina aw siciid ...waar jalàaaaaaaaa càaaaaac

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jiif caaqil kaagu waa Oofwareen tuug murderer soo jireen ahaana dhagar qabihii labaad ee maxamuud caydiid allah ha u naxariistee soltelco aabihii kii loo qisaasay kii labaynayay buu ahaa ee baxsaday dabadeed Cirro u yeedhay. Mayd garaaca xididadaa loo siibayaa cadawga gudaha

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    suldaan daa uud ciidagale uun buu suldaan u yahay anaga nooma ahaa suldaan adeeer

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL วันที่ผ่านมา

    WAAR NINKANI MA ILKACASAA?

  • @CabdiAbokar
    @CabdiAbokar วันที่ผ่านมา

    Ka daa hadalka dubnahs

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 วันที่ผ่านมา +1

    Caaaac caaaaac sxb muuse dabada ka dhaq

  • @warfafarah6491
    @warfafarah6491 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jiif caaqil bal inoo micneee. ” QARAN ”??? 😮😅 MA QARNUL SHAYDAAN .....?LQARAAB KU DIID😊

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagaalkii Lasacnood habar yoonis red kuma leh
    Waxa wax leynayay ma aheyn Qabiil ee wuxuu ahaa Isaaq oo dhan waxey u dagalamaeyeen Ciidanka Qaranka ee somaliland waxeyna Mushar ka qadan jireen xumumada ilaa Gadabiirsi ba ku jiray
    Horta midaa wan kuu saxay
    Tan kale habarjeclo kaliya lama hayo oo Maxbuus ma ahan ee waa isaaq dhamantii xitaa Muuse biixi ina aderkii dhab ah baa la hayaa oo Sarkal ahaa
    War Somali laneey Muse Doorasho Cadalad ah ma hayo
    Wa hadii Xaq laga hadlaayo
    Ciidanka Qaranka ee Jabay ee dhintay ee maxaabiis ah wax Hadalkioda hayaa xukumada muse kuma jiro
    Nuuxtaani iyo muuse wa cadowga kharajiga ee Burburinaaya Somali land
    Qabiilka hadad ku Noqoteen Wad baba aysan
    Cadow aan muuse biixi iyo Dowladisa aheyn ma leh Gudaha iyo dibada somaliland