Maxamed bk | GUUL QARAN | 18 may - New Somali Official video HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 755

  • @Little_D815
    @Little_D815 5 ปีที่แล้ว +554

    wllhi dareenkayga ma cabiri karo oohin ayaa iga socota inkasta oo ay dambi tahy inaad hees ku qiirooto lkn anuu wadaniyad ayaan uqiirooday maxaan kugu tilamaama ma walaal ma aabo ma adeer ma abti ..ma ...ma bk qaran guusha leh ayaynu nahay intaan adiga ku haysano cid kale uma baahnin ❤❤❤❤

    • @wardaamiizha3661
      @wardaamiizha3661 5 ปีที่แล้ว +9

      Wxd ku tilmaanta xaajigayga

    • @SomaliNewEntertainment
      @SomaliNewEntertainment  5 ปีที่แล้ว +8

      Great horu soco

    • @jamalsweets
      @jamalsweets 5 ปีที่แล้ว +3

      Aabe kutilmaam...so you get two fathers..and ur mom would be glad to have to men. Kkkk

    • @Little_D815
      @Little_D815 5 ปีที่แล้ว +7

      @@jamalsweets Alah edeb daranidaa saqjaan

    • @jamalsweets
      @jamalsweets 5 ปีที่แล้ว

      @@Little_D815 iskumidbaa nahay saw maaha aabe kareeb waaye hadalka

  • @ubahaliisha9119
    @ubahaliisha9119 5 ปีที่แล้ว +131

    Geesiga Somaliland geridu ha ku ilawado bk fanan an ka jecaly Ma jirto wlhi ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏Somaliland nin uso jabay un Ba garan xaqasa🌎🌎gomanimad reer sheekh isaxaq ❤️❤️❤️❤️❤️tolka

    • @naddaquen1782
      @naddaquen1782 5 ปีที่แล้ว +1

      geridu qofka ma ilawde lagu wada xukumanyhe alle cimriga ha udhereyo boqorkynu Ku vano

    • @yousufubahle6470
      @yousufubahle6470 5 ปีที่แล้ว +1

      Ubah Aliisha ha danbaabin geeridu cidn Ma ikowdoo
      wall

    • @midgpsg4695
      @midgpsg4695 5 ปีที่แล้ว +3

      Huuno Somaliland reer sheekh isxaaq uuni malaha Ee ha Ina kalaqaad qaadin

    • @hoodo1ismaan805
      @hoodo1ismaan805 5 ปีที่แล้ว

      Ubah Aliisha

  • @adelali4210
    @adelali4210 5 ปีที่แล้ว +30

    Wallhy Xaada istaagtay markasta oo uu heesayo Mohamed Bk waa shayga ugu qaalisan ee Qarankani leeyahay

  • @Magacayguwamagacaaga
    @Magacayguwamagacaaga 5 ปีที่แล้ว +91

    Dhulki hoyaday ❤️❤️😭 noolada somaliland my home ❤️from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 5 ปีที่แล้ว +5

      🇭🇺🇩🇯♥️♥️

    • @abdixamiidawil1325
      @abdixamiidawil1325 2 ปีที่แล้ว +1

      ❤👍💋💋💋💋💋💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕💕💕👏🤔🤔🤗🤗😉😉😉😉😁😍😍😍😍😘😘😘😘❤❤

    • @MahamedXusen-w6k
      @MahamedXusen-w6k 5 หลายเดือนก่อน

      Qadarka..dhagaysiga...qiimee

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 ปีที่แล้ว +84

    MAXAMED SICIID CABDI BK
    Waa Hanti kamida Qarankeena
    Fankii Duriyadu xowli buu ku socda
    Iyo HoyGii fanka #HARGEISA waynkaa #Somalillander 😍😘😍

    • @ahmedawad3588
      @ahmedawad3588 5 ปีที่แล้ว +1

      Bk Waa haantii qaraan. We love. You bk. fanan. Qaran. ❤️❤️🙏🏻🙏🏻

    • @midgpsg4695
      @midgpsg4695 5 ปีที่แล้ว +1

      Buufiya cayayaanka

    • @hiboibraahim9120
      @hiboibraahim9120 4 ปีที่แล้ว +1

      @@midgpsg4695 🖒🖒 xaqiiq wallaahi

  • @ilwadcabdijamal7813
    @ilwadcabdijamal7813 3 ปีที่แล้ว +17

    Dhiiigu biyo maha maxamed siiciit bk 💚💭♥️ waxan heestan dhagaysanaya isago fanka ka baxay🥺viva soomaliland

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 5 ปีที่แล้ว +88

    Waaaw caadi maaha maxamed siciid bk somalilander dhaba allew dhawr dadkeyga ❤❤❤❤❤💥💥

  • @sahraxudhuun6434
    @sahraxudhuun6434 5 ปีที่แล้ว +9

    Bk waa nin fanaan buuxa oo wadabkiisa jecel qofka biladanka ah isagoo cunsori ahayn ayuu wadabkiisa jeclelyahay what ever uu kasoojeedo bk codkisa waa full fanaan

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 5 ปีที่แล้ว +33

    AniGA iy0 dHiiGa Bk ku jirA waa izku mid Ayan FiLayaa ALLA iLH0w yaa baadHa zidAn dLkyGa u jEcLAHy zi ka daran Ayu u jcEL yaHy Fnaan Qaran Bk ❤🗨💚

  • @cabdirisaaqkaariye7753
    @cabdirisaaqkaariye7753 5 ปีที่แล้ว +74

    Codka
    Bk 100/100
    Wadaninimo
    100/100

  • @nouradinfarah8371
    @nouradinfarah8371 5 ปีที่แล้ว +121

    We love Somaliland nabada Alle ha idiin barkeeyo aad haystaan
    From muqdisho

    • @ibromahdi2344
      @ibromahdi2344 5 ปีที่แล้ว

      #Nouradin Farah Thank you so much Allah inuu mouqdishana midkaweyn siiyo ayaan idiin rajaynaya iyo shacab midaysan oo cadawgooda umidooba
      Love DJIBOUTI + SOMALILAND we love SOMALILAND

    • @hadiyahaldhaa460
      @hadiyahaldhaa460 5 ปีที่แล้ว

      Thnkz pro😘😘

    • @munirshowchannel5043
      @munirshowchannel5043 4 ปีที่แล้ว +1

      Nuuradiin Faarax Cabdi zxp aanu isku kursi soo ahayn zxp muqdisho inaga daa dee Inagu qaranka ayeynu Astaan u nahee

    • @somalcade2924
      @somalcade2924 3 ปีที่แล้ว

      WLHI REER SOMALIA LAHJADENU AAD BAY U KALA FOG TAHAY ERAYADA HESTA KU JIRA MA FAHMAYAN HEES AHAN AYAY U DHAQAYSANAYAN😂😂😂

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 ปีที่แล้ว

      Somaliland state of somalia 🇸🇴 gobool ka tiirsan somalia 🇸🇴 waye

  • @hodanxaamud7981
    @hodanxaamud7981 5 ปีที่แล้ว +73

    Dhamaan way naga go, antahay wlhi Somaliland guuuuuul MAXAMED SICIID CABDI XASAN BK HANTI QARAN

  • @muunaasli1648
    @muunaasli1648 5 ปีที่แล้ว +81

    Gafku marku yimadana geri jecl ayan ahay ninka garowsanwayana gobaha coladeed qaran gushalan ahay askari gaadhaba ban ahay gidi malin iyo layl dariskan gargaara golwayn fidiya hadi layla garawsado😘bk

    • @sacdiyafarah241
      @sacdiyafarah241 5 ปีที่แล้ว +1

      Waryaa soomaali midee

    • @nimc_8
      @nimc_8 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyafarah241 🤦‍♀️

  • @fartuun_osman
    @fartuun_osman ปีที่แล้ว +9

    Waxaan ku qeexo ma aqaan jcylja aan u qabo somaliland❤❤qaran huysha leh baan ahay

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 ปีที่แล้ว +35

    Bk wll wxd tahay Hanti aanu dad bdn dheer nahay Hore u soco pro 💪👈

  • @sharkgoul5167
    @sharkgoul5167 5 ปีที่แล้ว +44

    Guuuul dalkayga qarankayga somaliland 😍🇭🇺🇭🇺👑 bk libaax qaran 👑👑

  • @hamsesmart8010
    @hamsesmart8010 5 ปีที่แล้ว +24

    Miyaan dhaafi karaa Bk oo afka furtay fanan kani waa dhaafay
    🙌

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +28

    Haddii aad jeceshahay Qur.aanka Aleh like

  • @mariaqueen6053
    @mariaqueen6053 5 ปีที่แล้ว +189

    From laascanod horay usocda heer somllnd

    • @apdirahmaanpidixo1523
      @apdirahmaanpidixo1523 5 ปีที่แล้ว +9

      DHANBAAL SIDE JACAYL aduuuu maanaad hyn reer somalilsnd

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 5 ปีที่แล้ว +10

      Adbaa somaliland waa taahaye xaaged tuulada uu jareysa maa xuududi majerten ayaad waaliye waada allah kariim xuduudo beeled mad waada kkkkk waax lagu qoslo

    • @maxamedibraahim7568
      @maxamedibraahim7568 5 ปีที่แล้ว +2

      Wll adigu miyanad somaliland hogaamin

    • @apdirahmaanpidixo1523
      @apdirahmaanpidixo1523 5 ปีที่แล้ว +1

      @@umalkhymohamed7492 naaaa mxaad ka hdlayzaaaa

    • @ikraandegan319
      @ikraandegan319 5 ปีที่แล้ว

      Waaaaaaaaaaaaaw somalilnd Love you 👫👫👫👫👫👫👫👫👫

  • @sagalmahamed5995
    @sagalmahamed5995 5 ปีที่แล้ว +17

    qaran guushalaan ahay ❤
    WE loVE our motheR land 😘😘
    Ilaahaw noo daa
    ❤ MahamET BK
    BoqoRka Codka waanu ku Faanaa Tollhi ninkaaz qaranimadu dhiiGiisay raacdaY 🤩

  • @mumtaasmeecaad1204
    @mumtaasmeecaad1204 5 ปีที่แล้ว +18

    Haddii maanta leys galo qaran guusha leh baan ahy 😍😘💚💭❤

  • @HebaMohamed-lw1ek
    @HebaMohamed-lw1ek 5 ปีที่แล้ว +60

    Muwadin dalkiisa jecel bk👏👏👍 somaliland💚💭❤ ha noolato my dalkaygii an jeclahy

  • @poqoradareersheekhisaxaaq8601
    @poqoradareersheekhisaxaaq8601 5 ปีที่แล้ว +23

    Mohamed abdi siciid bk
    The one and only an faninta ka tagero cimri dherer iyo cafimad ayan illahy ku waydiinaya indr ❤❤

  • @zidiiqtimo7830
    @zidiiqtimo7830 5 ปีที่แล้ว +12

    Woooooooooof eshcalaa hees runtii aad u tageraa maxmed bk waa nin qaran oo wadaninimo buuxda leh alle Haku sharfo fanand qaran baad tahay wlee nazab

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +34

    Libaax weeye mahmed sead abdi #Bk citizen xalaal ah😂😍😍😍

  • @naasirmoha3469
    @naasirmoha3469 5 ปีที่แล้ว +9

    Askari gaadha baan ahay gayigana ilaashada malin iyo layl guul utaagan baan ahay axyaaa calyk fanaan qaran weye keep going legend

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +29

    Naftaydaan ugooyaa
    Ani wey iga go'anthy❤🗨💚👏

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 5 ปีที่แล้ว +88

    Mohamed bk fanan qaran wlhi weeye fanskyga subscrib ii saara

  • @hayattmohamed1064
    @hayattmohamed1064 5 ปีที่แล้ว +33

    Somaliland guul iyo gobanimo reer adigay dadkan ku jclahay 🇭🇺❤️💯 from muqdisho somalia 🇸🇴 🙏💯

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland wa gobool ka tiirsan somalia 🇸🇴

    • @elmijama5032
      @elmijama5032 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fasoffasof joker

    • @NimoDaad
      @NimoDaad 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@fasoffasofgaldee halagaa shidee

  • @dhaladkiitodheer5175
    @dhaladkiitodheer5175 5 ปีที่แล้ว +27

    Maxamed Siciid Cabdi BK Hanti Qaran CadawGaa u noolow wll❤🍥💚Somaliland Myself💋💋

  • @cabdulaahiwadani5825
    @cabdulaahiwadani5825 4 ปีที่แล้ว +18

    From Jowhar Somalia I love somaliland walaalaheey xalaasha ah❤️

  • @Wajaale10
    @Wajaale10 5 ปีที่แล้ว +13

    Mahamed bk mudin dalkisa jecle allow dhowr dalkayga somalinland 💚💬❤

  • @abdifitahAden77
    @abdifitahAden77 2 ปีที่แล้ว +10

    Proud to be somalilander ilahay wadankena ha inoo barakeeyo oo sharka ha inooga leexiyo. Kuwa caloosha ka buxa waxan u shegaya inu calankani leeyahay millions u dhimanaya oon anigu ku jiro ❤️🫡Guul iyo gobanimo dhamaan shacabka reer somaliland

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 ปีที่แล้ว +9

    Bk waa hantida qarankani leeyahay waa hanti qaran 👏👏👏👏👏

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir yurub abiibna waan salamayaa geesiyad qaran mujaahidad maxamad bk libax qaran

  • @munabatun3209
    @munabatun3209 5 ปีที่แล้ว +6

    Ninka garawsanwayan maal maha coladeed iyo marka lays galo
    Qaran guushaleh baan ahay
    💚💭❤peace and Love all somalilanders😘

  • @kamlaofficial5343
    @kamlaofficial5343 5 ปีที่แล้ว +22

    wan jeclhy bk iyo Somaliland bo 🌹💋💋 🇸🇴

    • @jokerchannelmaax2611
      @jokerchannelmaax2611 4 ปีที่แล้ว +1

      *yaa ku jecel adiga* 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 iska nax adigu horta
      markaa ayaan ka nixye 😥😥😥🤣🤣

  • @queenniitainaqalinle4102
    @queenniitainaqalinle4102 5 ปีที่แล้ว +7

    viva bk somalilnd hestaan wax jale waye qalbigaa dhan ayaa sikale i noqdo jir oo joga somalilnd 🙏

  • @hipomohmed9445
    @hipomohmed9445 5 ปีที่แล้ว +13

    Bk heesti qarniga
    Wasiirada yurub wllhi halkeed dhigtay
    Bk cadceed iyo muj yurub
    Hore usocda💯💯
    Somaliland💯

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 5 ปีที่แล้ว +557

    *hdaad somaliland ku faanto like saar wllo bk fnaan qaran*

  • @sihaamdagan8522
    @sihaamdagan8522 5 ปีที่แล้ว +4

    Somalilland waa wadankeyga hooyo aaan jcalahay waaye inoolata inta nolool jirto allow somalilland dhowr Aamin yaa rabi ilxun kuma aragto slmalilland 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ahmadkhadarak3479
    @ahmadkhadarak3479 5 ปีที่แล้ว +7

    From Amsterdam Holland
    Viva Somaliland 💪❤️

  • @naddaquen1782
    @naddaquen1782 5 ปีที่แล้ว +6

    Qaran guushalan ahay 😢😢😢 somalind allow dhawr💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 5 ปีที่แล้ว +15

    Hantida Qaranka Bk
    allow Guuul Samlind ❤💚❤💋💎

  • @hoodomuhipo1688
    @hoodomuhipo1688 5 ปีที่แล้ว +43

    Naftydan u gooya Ani way IGA goanty my country💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @Fayn-dq6um
    @Fayn-dq6um ปีที่แล้ว +7

    2023/05/14 cidii heestan ay malinkasta dhageystaa is cadee suulka waa cadayn sidayda oo kale way igu socotaa sidii hore sika siidaran may dhiiga somalind ❤️

  • @waranjacyl2332
    @waranjacyl2332 ปีที่แล้ว +3

    HEES QARAN
    HADII MALM0 LA IS GAL0 QARAN GUUSHA LAAN NAHAY ❤❤❤
    BEST SONG ❤

  • @samawadechannel4170
    @samawadechannel4170 5 ปีที่แล้ว +11

    Fanaan qaran maxamed siciid bk Hore usoco zxp ,,, qaran guusha laan ahay

  • @shimbirtamadow4457
    @shimbirtamadow4457 5 ปีที่แล้ว +7

    Aim big fan Bk nolow. Love from puntland 🙌

  • @maestrohanad4454
    @maestrohanad4454 5 ปีที่แล้ว +7

    😢😢Somaliland badhaadhaan urajeynayaa iyo Horuu socod😢

  • @nimonaruuroh340
    @nimonaruuroh340 5 ปีที่แล้ว +37

    Hoyga napaDa 🤘🏾
    Somaliland 💚⚪️♥️

  • @ZuldaanKah
    @ZuldaanKah ปีที่แล้ว +5

    *Marnaba Qaranka Haw Baqina* ❤

  • @maymunabdirisaq6681
    @maymunabdirisaq6681 5 ปีที่แล้ว +7

    Legen legend dhalay bk fanaan Aan ka dambeeyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdifatahmnugal2311
    @abdifatahmnugal2311 5 ปีที่แล้ว +35

    Legand mohamed sead Bk ❤❤❤❤❤

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว +41

    Ilove s🇮🇹maliland
    ❣❣❤❣❣

    • @hamse_harago01
      @hamse_harago01 4 หลายเดือนก่อน

      Waw😍😍💕💖💞💝

    • @hamse_harago01
      @hamse_harago01 4 หลายเดือนก่อน

      Najax🤩🤩😍💞💖

  • @arliyoanwar6212
    @arliyoanwar6212 5 ปีที่แล้ว +9

    adeero macne ale haku dhawro adeer qaali from gabiley dadkaaagii 🌷💋❤👑

  • @ektazulthan3482
    @ektazulthan3482 5 ปีที่แล้ว +4

    Bk hantida dawladaha kale dheernahay allow ku dhawr❤❤😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤

  • @fantasticgirlsacdaabdi840
    @fantasticgirlsacdaabdi840 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh ale waxankaga barya cafimad iyo cimri dher maxamed said bk wlhi wankutageraaa gul Somaliland

  • @sucaadomer8517
    @sucaadomer8517 5 ปีที่แล้ว +24

    Erayadaa wasiir yurub abiib iyo Fananka qarankaba noolada

  • @khadaromer9127
    @khadaromer9127 5 ปีที่แล้ว +6

    Wallaahi kani fanaankabadan
    Allaw ku daaa aaammin

  • @clshakuurcllaahi-rk8cb
    @clshakuurcllaahi-rk8cb 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guusha qaranka ama geeri akhiro lee way iga gonantay solaliland wa dal yar & wayba ilashado ❤❤❤❤

  • @fadumoaadan8403
    @fadumoaadan8403 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah wiilashydii maxamed iyo axmed alle haydiin xafiido my dhiigaygii bk nin dhiig leh

  • @suhuuromar8195
    @suhuuromar8195 5 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah wax wax kaleh maaha faqashtu maxamed waxay u neceb yihiin SOMALILANDER ASAL AH WEEYI

    • @AbiyeetaAdesh
      @AbiyeetaAdesh 5 ปีที่แล้ว

      Afarta adiga cml laga dhaa dhiciyay fikirka qaldan ayuu u yahay naftiisa u hure teeda kale xaguu qaran yaala teeda kale qabiil qaran manoqdee Ethiopia ku darsada ciilku markaas ayuu nii daaynaa ileen qabiil qaran manoqdee aduunka na laga ma yaqaanee guul inta u dhalatay afka Somali weeyn

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 ปีที่แล้ว

      @@AbiyeetaAdesh adiga mxaa kusoo galiyey meeshan qadawaynay reer niiko😂 qasab ayaanu ku noqonaynaa qaran anakoo dad baryin dhulkaan kaa haysto iga qaad hadad nin tahy oo ay hooyadaa nin dhashay

    • @AbiyeetaAdesh
      @AbiyeetaAdesh ปีที่แล้ว

      sxb maxad haaysaa oo qaran ama ciidan waa kuwaas ii door orad ku jiraane war hooyo caruurta marqan ka dishay hala imaan halkaan naasaha niilaga jaqee qowdhanoow

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 5 ปีที่แล้ว +7

    Keep going ManshAllha beautiful hess Maxamed Bk Guul gull 💕👌 Somaliland 💕

  • @abdiwahidlastking6123
    @abdiwahidlastking6123 5 ปีที่แล้ว +4

    Mohamed sead Bk
    Maalin iyo star waan joogaya
    Ciyaaalkii hore ee 150street 😘😍 me sniper number 6 Somaliland
    Peace and love
    😉

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว +2

    Arniyo ab iyo ab yaa umad somalilan madax iyo suladiin iyo culumaba kadhiga bk oo midhan🙏🙏🙏 madaxad nosarantay bk

  • @se1059
    @se1059 5 ปีที่แล้ว +2

    Qaran guusha laan ahay wow allah yacizak bk cadowga u noolow💚 ❤💚❤

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 ปีที่แล้ว +3

    Guusha hidaan u leenahay BK 💖🙋‍♂️💪BKBKBK NOOLOOW waligaa❣😘

  • @raxmaismacil7124
    @raxmaismacil7124 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanan qaran alow shacabkayaga bk ookale kayeel aamiin ya casiis ya alah

  • @skrtube237
    @skrtube237 5 ปีที่แล้ว +41

    Allow qarankayga dhawr one love all somalilanders 💚💭❤

  • @quickgame1457
    @quickgame1457 4 ปีที่แล้ว +3

    Guul iyo Gobanimo SOMALILAND dalkeygow nolow. Masha'Allah

  • @azaldhalad7521
    @azaldhalad7521 5 ปีที่แล้ว +2

    Guul dalkyga dadkyga aan aadka ujeclhy happy 18may 💚💨❤much love my country💚💨❤

  • @smc1504
    @smc1504 5 หลายเดือนก่อน +1

    Awaladii fanka Somaliland ❤️❤️

  • @indhodeeqahindho7304
    @indhodeeqahindho7304 4 ปีที่แล้ว +2

    wadankyga soomaaliland intii jecel #liketa igaga qabtah 21/August/2020

  • @caliashraf1270
    @caliashraf1270 5 ปีที่แล้ว +12

    Walahi darenkayga ma cabiro karo
    Alfanan bk waa hanti ay iska ledahay jamhuriyada barakaysan
    Hadad igu raacsantay like isaar 16/5/2019

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว +1

    Wasiirada waaba abwaab qatar ah hees iyo badh xabad kale wasiir inoo soo basdh baadh

  • @ZeelloEntertainment
    @ZeelloEntertainment 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mohamed bk welcome back bro😢

  • @dj_diini
    @dj_diini ปีที่แล้ว +2

    Fanaaan qaran mxmed bk noolow wall❤❤❤

  • @hoodo1ismaan805
    @hoodo1ismaan805 5 ปีที่แล้ว +2

    I love you Somaliland
    Mohmot sicid bk hanti qaran illahy cimirga haku barkeeyo

  • @KaafiyaKafeya
    @KaafiyaKafeya ปีที่แล้ว +3

    Nafta inan ugooyana ani way iga go.antahy😢❤

  • @abdifataax6026
    @abdifataax6026 5 ปีที่แล้ว +5

    Mancha AllaH
    Fanaanka Jamuuriyada BarakYsan Ee Soomaliland Maxamed Siciid Bk Long Life 🍏🥛🍅

  • @Abshiribrahim-s8c
    @Abshiribrahim-s8c 10 หลายเดือนก่อน +2

    Guul Somalilanda 😢

  • @dirsomane721
    @dirsomane721 5 ปีที่แล้ว +6

    Somlind ilove from muqdisho

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +4

    Kuwan ka Bermay Somalilnad❤️🌹🙏🏽🙏🏽

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว +4

    NINKA GARAWSANWAYANA GOOBAHA COLADED IYO MAALMO LYS GALO QARAN GUSHA HELAN AHAY💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
    VIVA HANTI QARAN
    VIVA SOMALILAND

  • @Fatimasaeed466
    @Fatimasaeed466 5 หลายเดือนก่อน +2

    Guulu qarna maxamed biki soomaalin 😊😊😊❤

  • @bahjajibriil6369
    @bahjajibriil6369 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah maxamed siciid cabdi bk Allah cimriga iyo cafimadkaba ha kuu barakeeyo fanan qaran

  • @aayaheenanoloshaaan4691
    @aayaheenanoloshaaan4691 5 ปีที่แล้ว +8

    💚👀❤ allow qarankayga dhawr allow somaliland guule cadawgeeda jabi aaamiiin

  • @hodanothman3545
    @hodanothman3545 5 ปีที่แล้ว +36

    Viva somaliland ever love 🌿🌧❤️

  • @bahjabare4850
    @bahjabare4850 5 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaah Fanan Qaran Alle ku dhowro Slnd Guul ❤❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +1

    bk noolow ilahay ha ku dayo geesi dalkiisa iyo dadkiisa jecel

  • @medbossy1407
    @medbossy1407 5 ปีที่แล้ว +2

    .walhi.bk.waan.ku.fanh..mashaallah. waa.nin.jecl.dhlukesh.wooooooooow

  • @cabdiraxmaanmowliid4629
    @cabdiraxmaanmowliid4629 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ILmo ayaaa iga timid inkastoo ay danpi tahy inad hees ilm0 kaga timaado hadana dhiig Ayaa i Gubaya❤️😭🙏

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 ปีที่แล้ว +3

    For the love of bk guul my dhiiga somaali 💖🎆👏👏🎉🌹💓💗♥️❣️❣️💯✌️

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku ปีที่แล้ว +1

    Maanta ayaan ogaaday inay midhaha heesta leedahay #Wasiirad_Yurub_Abiib keep going habo Thanks 💚🤍❤️

  • @hibakabshir4571
    @hibakabshir4571 5 ปีที่แล้ว +10

    Am hawiye but my mum is issack😍😍😍😍 Viva reer aptiyashey

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      Soo dhawoow apti macn😍😍

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 5 หลายเดือนก่อน +1

    Erayo samaynta laxanka iyo codkaba la idiinkuma haysto lkin goobaha Collaadeed guull kama keentaan 2023 taariikh aan horay u dhicin ayaa dhacday Daraawiish Darbi Daarood ❤❤❤

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ani way iga goanty❤

  • @marwadiidanjiraha6535
    @marwadiidanjiraha6535 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaaay wlhi wan jidhidhicooday alla illahoow Isha xasidka noga hay #fanaan_qaran

  • @umulkheyrmaxamed8721
    @umulkheyrmaxamed8721 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah bk walhi wax aan kugu tilmamo ma garanaye ilahay garabkaga galo