Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2020
  • Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa Official Video.
    Inan yahay adan ka helaa ku hanwey nahayoo
    Hadalkaagu way malab dawo iyo himirtii doocane.
    This site is the official one I have on youtube
    Thank you my fans first and you can follow me here on my official video. Audio lyrics. and all my songs.
    the people who support me are always the people I am love. i wish fans long life
    Lyrics : Ismaaciil Jiheeye
    Melody : Maxamed Bk
    Music : Ahmedweli Furinle
    All right reserved 2020 Maxamed Bk Official
  • เพลง

ความคิดเห็น • 342

  • @CrabOption-ez4qy
    @CrabOption-ez4qy ปีที่แล้ว +149

    Hesaha waxaa ka mac quran ka alle yaa igu racsan

    • @abubakarmusa1922
      @abubakarmusa1922 9 หลายเดือนก่อน

      Aniga aya kugu racsan

    • @cabdikaaficaliaadan448
      @cabdikaaficaliaadan448 9 หลายเดือนก่อน +1

      Sax

    • @user-su1zr6np9v
      @user-su1zr6np9v 9 หลายเดือนก่อน +1

      Sax whi😢

    • @MaxamedCali-gf8fp
      @MaxamedCali-gf8fp 5 หลายเดือนก่อน +5

      Hadaad quraan jeceshay halkanba maad soo gasheene alle hayna hanuuniyo kuligeenba

    • @user-il9em2wo2z
      @user-il9em2wo2z 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haa walhi😢😢

  • @faraxcali1740
    @faraxcali1740 2 ปีที่แล้ว +137

    Maanta waa maalin ii khaas ah qof walba waxan u rajaynayaa farxad

    • @suhaipjamac4654
      @suhaipjamac4654 2 ปีที่แล้ว +2

      Sitho kale wllo Qllih

    • @kaamilo23
      @kaamilo23 4 หลายเดือนก่อน

      Mantana maxay ku thy wll

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 20 วันที่ผ่านมา

      @@kaamilo23war jecli kudileyso 😂😂2 years ago ma daba ka shay 😂

  • @abdiraxmaandaahir
    @abdiraxmaandaahir 19 วันที่ผ่านมา +4

    WaxN dhagaysanayaa hapenimo sabti ah oon mirqaan ahay Anigoo heesta erayadeeda macaan dhuuxaya❤❤

    • @Youmumshouse
      @Youmumshouse 11 วันที่ผ่านมา

      @@abdiraxmaandaahir hhhh Saxiib Ibashaal I wish inan idinla joogi lahaa America qaad majiro mid baarixi ahan helna sometimes

  • @Xavi____Official
    @Xavi____Official 5 หลายเดือนก่อน +52

    Waxan Dhageysanaya Axad 18/2/2024 wxan Rajeynaa In aa u soo laabto 10 yaers Hada ka dip ah Haddi aan Nolahay I.A 🤲❤️ Aniga ah Oo Aduun Wx ka qabsaday Oo aan Joogin Qarada Madow Hadi iga Danbeysid Like Isar Si aa U soo Booqdo I.A❤️
    Somalia Ha Noolaato 🇸🇴

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ku mee 2024 lagu jiraye

    • @hubqaad4553
      @hubqaad4553 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ana waxaan dhageysanayaa maalin axada 5/12/2024😂

    • @mchaboorentertainment8116
      @mchaboorentertainment8116 หลายเดือนก่อน +2

      Thursday May 30th, 2024 11:50 P.M…. Will be on repeat for the next 9 minutes in order to celebrate my soon-to-be six years old Yasmin Qurux’s birthday in about 6 more minutes! Aabahaa wuu ku jecelyahay Aabo adiga iyo walaalahaaba Abdirahman iyo Shayma yar. Waa igu ballan in aad aabihiin ku faantaan inkastoo imika aydaan fahmi karin waxyaabaha qaar. La’aantiin waxba Ma ihi Aabo @11:59 Dhalasho wacan Aabo, I love you to the moon and back beautiful ❤

    • @Xavi____Official
      @Xavi____Official หลายเดือนก่อน

      @@bahjafaysal1158 wa ikan sister 👍

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 20 วันที่ผ่านมา

      @@bahjafaysal1158adiku ku mee bishii 7 laku jirayr😂😢

  • @FardowzaAbdi-pu4qj
    @FardowzaAbdi-pu4qj 3 หลายเดือนก่อน +15

    Nin dheer oo cad qurux badan 2024 naagta radinayso oo wali sigal ah baa hestan dhagaysanaya

    • @LilYooj
      @LilYooj 3 หลายเดือนก่อน

      Kula mid baan ahay 😂❤

    • @KhadarHariir-wc4df
      @KhadarHariir-wc4df 3 หลายเดือนก่อน +1

      Raadi wad Helaysaaye😂

    • @maxamuudildab4316
      @maxamuudildab4316 หลายเดือนก่อน

      Weligaa raadi ilaa aakhiro

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 20 วันที่ผ่านมา

      Naag nin dheer oo madow oo gar leh o naxariis badan hesta hadaba dhagesaneyso ❤🎉

  • @naima5387
    @naima5387 หลายเดือนก่อน +6

    Bk kama daalo hesishisa 🔥 2024/6/17 malain ciid ah baan dhageysnaya 🫶🏻❤️

  • @mchaboorentertainment8116
    @mchaboorentertainment8116 หลายเดือนก่อน +11

    I love you Yasmin! Happy 6th birthday Aabo. You’re officially 6. Ma Sha Allah I couldn’t ask for a better child with your kindness, and you’re so smart Aabo. “IN BUURAN iyo IN BUURAN” ayaan ku jecelahay Aabo adiga iyo walaalahaaba. Ilaahay ha ii kiin xifdiyo Aaboproud of you Yasmin

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maxmed bike taliye heestan wan qiroda makan dhagaysto 👍 20 / 24 🌹ayan dhagaysanaya❤️

  • @mohzenn77
    @mohzenn77 ปีที่แล้ว +20

    Hinda iga baano❤🔥 bk fanka wad dhamaysay hees iyo laxan ba kamad tagin wixiba wad lafarisatay boqorka codka shalay manta iyo beriba🎶🎵👑

  • @MOHAMEDAHMEDMOHAMED-th6ns
    @MOHAMEDAHMEDMOHAMED-th6ns ปีที่แล้ว +10

    Abwaan jiheeye ereyo mcn buu leeyahay ❤

  • @NaduuMohamed
    @NaduuMohamed ปีที่แล้ว +53

    Adan kugy heesah sidii hoyo ubadkedeh 😮
    11/7/2023 hda igadanbeysdi likes isar wll😊

    • @mohomedaxmed9995
      @mohomedaxmed9995 8 หลายเดือนก่อน

      7/11/2023 Like sar Hadad iga Dampays0🙏☝️

  • @abdazwilkishaadiyasharaf6375
    @abdazwilkishaadiyasharaf6375 2 ปีที่แล้ว +11

    Hestaaaan dareen zaiid igilisiii hasuus igilisii wlhi hees walbo jaceyl bk gadhaaaa inuu anigaaaaaa igu dag xadla filaaa 💯❣️😪😪😪

  • @farxaanshakaal7739
    @farxaanshakaal7739 6 หลายเดือนก่อน +5

    meshaan wxa usogala ina ina aqrio qisooyinka mucashaqa io legendskaa hda ila mithy love isaar 15/1/2024❤😢

    • @Yaan-oq7jk
      @Yaan-oq7jk 2 หลายเดือนก่อน

      💖

  • @bosslady4954
    @bosslady4954 2 ปีที่แล้ว +82

    Adaa wilasha kii aan arkaba kugu hilamamyaa 😭💔adaan kugu heesa hooyo ubadkeeday 😭💔hadalkada waa malab iyo dawooyo 💔😭axxx 😭jceeel 💔😭waku xiseey qalbiyow 😭🥰

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 ปีที่แล้ว +4

      anaa kaa daran qurux 😢 😭 😿 😢 😭 😿 😢 😭

    • @samatarismail1718
      @samatarismail1718 2 ปีที่แล้ว

      Kee weye kaasi

    • @bisharoadan7027
      @bisharoadan7027 2 ปีที่แล้ว

      Photo

    • @mssdimple925
      @mssdimple925 2 ปีที่แล้ว +2

      Midooba insha allh 🥺❤

    • @kadarahmad6492
      @kadarahmad6492 2 ปีที่แล้ว

      Adigan hurdada kaaga go ay haakah iyo jiifee ayaan ilkacas 💞💞💞💯🌍

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali8500 ปีที่แล้ว +45

    Bk fanaan hore❤🥺we miss you Our Legend 😭🇸🇴💔stay strong 😔👐🥺
    2. 10. 2022/ haben axad ah 🌃🇩🇪Greeting from Germany 👋 like i saar waa inoo 2023👇🇸🇴❤👇🥰

  • @cabdifatahomer
    @cabdifatahomer 6 หลายเดือนก่อน +7

    One of my favourite songs, wan kuso celcelinjiray heestan markay sobaxday.

  • @cardough550
    @cardough550 11 หลายเดือนก่อน +30

    When I think of Somali music, first thing to hit my mind is Maxamed BK..
    Maxamed BK really ONE of the 🐐🐐🐐🐐

    • @guyomamo248
      @guyomamo248 9 หลายเดือนก่อน +4

      The guy is aliving legend.

    • @cardough550
      @cardough550 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@guyomamo248 I agree 🐐🐐🐐

  • @aishawilipo-us7si
    @aishawilipo-us7si 11 หลายเดือนก่อน +13

    16/8/2023😊❤malin arbaco ah I.a malin ayaa soo boqon doonaa meshan Imran, fardowsa io aamina
    Class kii u danbeeye f4😢❤asxaabteyda waan u xiisi doona❤❤😊

    • @ibramovicpogba1469
      @ibramovicpogba1469 7 หลายเดือนก่อน

      Class of 2023🙌🏼
      Be prepared to face the world I.A 🤍

  • @LUCAZH23
    @LUCAZH23 ปีที่แล้ว +20

    Abayo adigan hada qoraalkayga arkayo malaga yaba inaan calaf noqono😭😨😭🥺

  • @sultaanzeyn
    @sultaanzeyn 11 หลายเดือนก่อน +6

    Ereyada uu adeegsanayo waa cajiib walaahi 🥺❤️

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 11 หลายเดือนก่อน

      Abwaan jiheeye ayaa leh ereyada.

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah Allaha Xifdiyo Dhamaan Muslimiinta. Allaha cafimad deg deg ah siiyo INTA XANUUNSAN. Allaha I CAAFIYO . ANIGANA. AAMIIN.❤❤❤❤.

  • @user-om1ry5hq5k
    @user-om1ry5hq5k ปีที่แล้ว +14

    ان حي ادان .... عاش عاش يا محمد سعيد بك... فعلان انت فنان جميل واسطورة... شلال مصر النوبة... اعشق اغانيك جدا.....

  • @yahyejamaal5194
    @yahyejamaal5194 7 หลายเดือนก่อน +22

    Old GoLden voice still lising 2024🎧♥️🥇

  • @mohomedaxmed9995
    @mohomedaxmed9995 8 หลายเดือนก่อน +4

    Bk Hadda Waa ZhiiKh Wll Heesihiisa YaaN La DhagaYsan Waa iga Codsi 🙏☝️

    • @xadaari129
      @xadaari129 6 หลายเดือนก่อน

      manaa daynkaraba wlo sidewn udaaya adba sawdaa nala dhagaysanaya

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka 11 หลายเดือนก่อน +3

    Hadalkaagu waa malap dawiyo timirti docaane ❤❤
    Hiiigsi durugsan hoodiyo aqoon aabke la xalmashey ❤❤
    Ishclaa hees

  • @bahjafaysal1158
    @bahjafaysal1158 3 หลายเดือนก่อน +3

    Heesaha ma jecli lkn marka hoyoday la kulmo ayan dhagaysta heestuna magaca hoyaday aya ku jira allow nagu kulmi nabad qab 2024 /4/14/ sacadu tahay 14h52 😊hadad iga dambayso iso ducee 🎉❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah kugu heesaa sidii hooyo❤❤❤ubadkeede❤❤bk❤❤❤

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 ปีที่แล้ว +5

    Heestii cabdi jiciir

  • @zulthantwo1828
    @zulthantwo1828 4 วันที่ผ่านมา

    🙏❤waxan dhageysanya haben isniin ah 21/7/2024 hepen aan daremayo jacayl saaid ah /Najma

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 2 ปีที่แล้ว +7

    Fanka hadii owsan dembi ahaan laheen wxn dhihi lahaa Soo laabo bk

  • @salmazakariye7002
    @salmazakariye7002 2 ปีที่แล้ว +18

    😭😭😭😭😭😭💔jacayl waa dhib iyo dhawac hadalkagu waa ii malab iyo dawi yo timirtii doocade igaraac jacaylbaa ihayee 😭💘🥺

  • @user-fw8mv5oq9n
    @user-fw8mv5oq9n 6 หลายเดือนก่อน +3

    MANTA AY THY 24/1/2024 MESHAAN WX USOOGALE INAA AQRISTO FARIIMAHA JACEYLKA MUCAASHAQA ❤🌷🤤

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 2 ปีที่แล้ว +13

    Ninkan waa axsan fanaan ereyga 'HAAKAH' macnihiisa iisheega👍👍

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 ปีที่แล้ว

      Nasniinyo iyo ladnana

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedOmar-lr9zj Ladnaasho.

    • @maxamedsuldaan5330
      @maxamedsuldaan5330 ปีที่แล้ว +3

      Waa wax aad ka dharagtay tusaale
      Adigaan hurdada kaaga haakah iyo jiife
      Hurdo ku filan ma helin macnaha

    • @hamzequrbo6300
      @hamzequrbo6300 ปีที่แล้ว +1

      Degenaansho / xasilooni

    • @abdirahman6602
      @abdirahman6602 9 หลายเดือนก่อน +2

      Hakah waxa kugu filaada ku deeqa ku kaafiya baa la dhahaa libax

  • @QueenKaaba-wg7ix
    @QueenKaaba-wg7ix หลายเดือนก่อน +1

    Zhpdy raxma khatin ayaan heestan u qaada

  • @MaxmedSalebaan-xr2rf
    @MaxmedSalebaan-xr2rf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Bk boqorkii fanka aabo sonoqo ❤❤❤❤❤

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI 20 วันที่ผ่านมา

    Qani JACEYLka ihaye mcn Ika baano ❤2024 6 July 🎉❤

  • @zakariyekhadar1083
    @zakariyekhadar1083 9 วันที่ผ่านมา

    Wlhi this is my fav song of all time it reminds me of my youth times 😢

  • @hassansheikh8947
    @hassansheikh8947 2 ปีที่แล้ว +13

    Naxariis allaha siiyo bro

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 2 ปีที่แล้ว +6

    I feel for emotional Mohamed bk ❤🥺 fanaan.jiruu ahaaa wllhi

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg ปีที่แล้ว +5

    Fanan bk ad ban ugu farxsanay inan isbaranay laba nin oo ilmaderana wanu nahay dawadayaal lakin waxan isbaranay isago fanka kabaxay oo telesom ushaqeya

    • @maxamad8658
      @maxamad8658 ปีที่แล้ว

      Waqti ficn baad is baraten

  • @maryanhassan5518
    @maryanhassan5518 ปีที่แล้ว +7

    Hadalkiisu way malab dawiyo 🥺♥️✈️🙆‍♀️

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 5 หลายเดือนก่อน +6

    Heesihiisa madeeyni karo😭😭 wan jeclahy

  • @Princesssena-cp4qm
    @Princesssena-cp4qm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Inan yahow adan kaa hela 😢lkin dushaas ka eega wan ka baqin😭

  • @shakuurahmed232
    @shakuurahmed232 2 ปีที่แล้ว +8

    Inan Yahay Adaan Kaa Helaa Kuu Han Weynahayoo
    Inan Yahay Adaan Kula Hayaa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 ปีที่แล้ว +9

    Inanyahay adaan adaan kaa helaa ❤️

  • @farhanjimaale950
    @farhanjimaale950 4 หลายเดือนก่อน

    Big Respect Abwaan Ismcail Jiheyee

  • @mohamedhassanali6694
    @mohamedhassanali6694 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa erayadi sxbkay ismacil jihiiye iyo alfanAn maxamed bk iyo anigo ah xaaji maxamed 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ibrahimzam4362
    @ibrahimzam4362 ปีที่แล้ว +11

    Wow wow super adorable osi magnifique fecilicitaction bravo med bk beau chanson merveilleux merci infiniment longue vie aminé 👑👑👑💎💥💥👍👍

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI 20 วันที่ผ่านมา

    Marki 5 kuso ceshanoya 😢❤❤️‍🔥adikan hurdada kaga goay hakah Iyo jiife 🫂adikan ragaba ki aan aragaba kugu hilmaamaye 🦁Adan kugu heesa sidi hooyo ubadgede

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 ปีที่แล้ว +3

    Hees iga dheh hadii soo booqatay 2023 ❤

  • @Nevergonnabechanged
    @Nevergonnabechanged 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wawoowe nuur soobarbaar

  • @AbshirjaamacGurey
    @AbshirjaamacGurey หลายเดือนก่อน

    Nin weyn maxamed siciid Bk❤🎉

  • @farxiyamukhtaar1714
    @farxiyamukhtaar1714 2 ปีที่แล้ว +12

    2020 ki wn daawady marky zoo baxdy
    Hada oo ay thy 2022 wn dawnya
    Hees an jeclhy❤💉

    • @abdihakimahmed10
      @abdihakimahmed10 2 ปีที่แล้ว +1

      Kulamid ahay markii dhaawac jaceyl 😰😰uu igaaro ayaan dhageystaa axxxx yaa jaceeel

    • @axmedsomali9685
      @axmedsomali9685 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimahmed10 conmanti xumidaa zcb

    • @khaalidmohmed5446
      @khaalidmohmed5446 ปีที่แล้ว

      2023🤟

  • @hideatg6312
    @hideatg6312 ปีที่แล้ว +5

    Iam from Eritrea and love Somalian music

  • @Qanja16
    @Qanja16 ปีที่แล้ว +3

    inan yahay adaa iga Hantiyay Hanka feerahe

  • @TaliyeHero
    @TaliyeHero 5 หลายเดือนก่อน +2

    save waye heestan 😂😂😂😂❤❤❤

  • @user-qk5hd9su6d
    @user-qk5hd9su6d 8 หลายเดือนก่อน

    Fan ka Somaliyeed ninka u sareeya Bk ❤ haddana wadaadka weyn Mohamed

  • @zuuzaanamako4358
    @zuuzaanamako4358 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan wxaaa iqaadey qof aan aduunka ugu jeclhy wllhi wxey ahey 2022 Malin jimco ah lkn wxa walpo asiga iah waana jeclahy wlpo said aduunka asiga uku jeclaa lkn Allha ayaa rijeynaa inuu allah asiganeh SaaS ijeclaado barashadeyna fcn iyo xasuusaha wuruxda bdan ayaaba la hilmaami Karin runtiii wxa wxalpo dunidaan waa la argaaaa xanuun iyo jacelba lknsi wxaa rijeynaaa inuu farxad ku noolado aduun iyo Aqiro Allh ma tuso xanun iyo qalbi jab iyo kalinimo waan jeclhy walipo saaid
    Wxaan rijeynaa dadka ika danbeeyoo
    ALLAH ayaa idinka baryaaa lawada qof is jeceyl inuu alah iska watiyo aduun iyo aqiro I.a wxa wlpo wey dhamanayan ilaa jeceyl ka dhaota ah ba ahey I.a alx waqti walpo alx 💯🌏📕🤗❤️

  • @MaxamedCali-gf8fp
    @MaxamedCali-gf8fp 5 หลายเดือนก่อน +3

    Qofkastoo dhagaysanaya 8/2/2024 wan salaamayaa ani 8/2/2024 saacada 10:57😢

  • @Abdinaasir836
    @Abdinaasir836 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subax 7:29 Jimco jawi qurux badan❤❤❤3/5/2024

  • @mohaahmed5097
    @mohaahmed5097 ปีที่แล้ว +2

    Istell like 2023🎉habeen isniin ah farxad ❤m.a

  • @zuuzaanamako4358
    @zuuzaanamako4358 ปีที่แล้ว +2

    Hadalkaga waa wey malab dhawiyo timirta dhocanee 🤗❤️
    Ha waaro hasuusaha jaceylka
    📕📝💯📕❤️🌏💙🤎💞🫀🦋🦋🫂🫂💙🌏

  • @ahmedfarah530
    @ahmedfarah530 2 ปีที่แล้ว +2

    Walee maxmed wa hesay Somali malin kalay garan

  • @ahmedbashi8153
    @ahmedbashi8153 2 ปีที่แล้ว +2

    Hesta iyado qoral ma hela 🙏🙏🙏

  • @maxamedjamaal1160
    @maxamedjamaal1160 ปีที่แล้ว +2

    Fananki kanpur tabay wle adi iyo qamar sugaaniba fanku wa raga ama qaraami ha kaaba haado two legend😍🤴🤴

  • @xoogsadejamac
    @xoogsadejamac 6 หลายเดือนก่อน

    ❤lejne laba mha nikn aniga ino bedelya maxmde siicid BK❤❤❤2024

  • @mohameddeeq5859
    @mohameddeeq5859 3 หลายเดือนก่อน

    Inan yahay adn ka hela 😢😢❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 หลายเดือนก่อน

    Axyaa hees bk big legend

  • @khaalitharahman3855
    @khaalitharahman3855 9 หลายเดือนก่อน +2

    Habeen axadaa 28/10/2023 inta ila daawaneysa like iigu qabta

  • @fathamohamed5726
    @fathamohamed5726 2 ปีที่แล้ว +2

    Wooow hestan dhagaysigeda kama daalo markay soo baxday ila manta 2022

  • @hudahussein7131
    @hudahussein7131 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed dabadaa fankii wuu dabeeshaday🥺

  • @AbuHamza351
    @AbuHamza351 หลายเดือนก่อน

    💯Dalxuurey 👑👑👑

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว

    Waaamayaaa.yaarabi tawbah tanay guudahaana culumoRasmi ah iga dheh caalim.

  • @user-rv4wv5ko4o
    @user-rv4wv5ko4o 4 หลายเดือนก่อน

    Wow waa hees aad u macaan maanta bisha tahay 3/6/2024

  • @sawdasalaad4110
    @sawdasalaad4110 ปีที่แล้ว +2

    Hinda raac jacylba ihye axamed iga bano heestan wanba ku hystaa ani❤❤😊

  • @xamdacige6046
    @xamdacige6046 29 วันที่ผ่านมา

    26/06/2024😢habeen khamiis soo galayso
    7:33 pm

  • @abdiazizmohammed7881
    @abdiazizmohammed7881 8 หลายเดือนก่อน +2

    The goat of music

  • @ibrahimzam4362
    @ibrahimzam4362 ปีที่แล้ว +12

    Wow c'est vraiment touchant tous votre chanson fecilicitaction et je vs souhaitez de bonheurs et pleins santé inchll aminé ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑💎💎💎💎👑👑👍🙏

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว

    Waabuuxaaa dhaman dhamaystiran yareey cadceedddumaaroomarwa waan uwataaaa Naaaaagodumaar iyaaaaaaaa mashaaaaaaaaaaalahtabaarakalaah.cawro iyocarab Rabaan kahoos joogsaday

  • @Mutunwiilhog19
    @Mutunwiilhog19 4 หลายเดือนก่อน +1

    My fav song❤😢

  • @alifarah1101
    @alifarah1101 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah heesta wax kale weeye wlhi

  • @moussaahmedloi6691
    @moussaahmedloi6691 2 ปีที่แล้ว +33

    Masha allah je n'arrives pas à quel point decrire le son de cet musique .c' est vraiment touchante .que du bonheur dans ta vie 🥰

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 6 วันที่ผ่านมา +1

    What asong 2024/19/july❤🎉

  • @suleqasuleqa3667
    @suleqasuleqa3667 11 หลายเดือนก่อน +4

    My favorite musician

  • @user-cc8eu3rn7q
    @user-cc8eu3rn7q ปีที่แล้ว

    20/5/23 MoHamet Bk nin HesihiiZa Lala ilmayn Karo Welt0Me Back ayan ku lenay mudane

  • @FartuunAbdi-ko9pw
    @FartuunAbdi-ko9pw 11 หลายเดือนก่อน +12

    What a song❤

  • @beelejeemis3809
    @beelejeemis3809 3 ปีที่แล้ว +24

    Xasuus itahay jacaylkayga baa wadadhagsanjirnay wuu dhintay

    • @drsabriye496
      @drsabriye496 3 ปีที่แล้ว +3

      Sorry allah ha unaxaristo mid kale uu ku badalo ayan ku rajeynaa wlle farxad iyo nolol kugu deqa

    • @axmedmuude882
      @axmedmuude882 2 ปีที่แล้ว

      Sidokale niga xatee jacelkeygiihore aa ii shidi jiray

    • @ugaaskaguud961
      @ugaaskaguud961 2 ปีที่แล้ว +2

      Alle ha unaxaristo walal Samir iyo imaan alle hakasiyo

    • @abdurahmanabdullahi9619
      @abdurahmanabdullahi9619 2 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢

  • @ajr8256
    @ajr8256 2 ปีที่แล้ว +14

    Best Sonali singer in his generation

  • @ZiyamedMed
    @ZiyamedMed หลายเดือนก่อน

    Thank u very much il ma done le permissions de travail,that is why nogu yedhan carurti boukoul ❤

  • @farahDayib-q4y
    @farahDayib-q4y 3 วันที่ผ่านมา

    What song maxamEd bk

  • @rashidmohamudmohamud5393
    @rashidmohamudmohamud5393 ปีที่แล้ว +1

    WoW. Nice songe.

  • @Xilkasfilms
    @Xilkasfilms 4 หลายเดือนก่อน +2

    😢heeskaan waxaan dhageysan jiray anigoo 13 jir ah wlhi xasuus waxa markaas i haaye jacayl xaafadeed😅yacni wiil dariska ah ayan is jecleen wlhi markan arko xabadka dhan wuxu iga noqon jiray sidi baraf jab ah inaan liqay cml qabow aya i mari jiray hadana waxan markale dhageysanaya anigoo 20 jir ah alx alle cimriga ha i dhereyo wilka an markas jecla ano 14 jir ah kala harnay wayo walalkey aye is dagaleen wu ka xoogweyna wuu dilay walalkey ana asiga dilay wana kala xanaqne kadib wan kala guurnay hada meel u ku danbeeyo ma aqano lanabrkiisa mar an 16 jir aha wan xasuustay lkn markas ma raadin hada ma xasusto lanbarkiisa magaciisa waxa la dhihi jiray maxamed lkn wuxu laha naaneys cajib ah oo cayalka xafada dhan ugu wacaan waxay ahayd cali boorey haduu noolyahay waxan u rajeyna nolol qurux bdn oo wngsn hadu dhintayna alle haw naxriisto

    • @cabdaleyarre5136
      @cabdaleyarre5136 4 หลายเดือนก่อน

      Maigaran xafsa

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 6 วันที่ผ่านมา

      @@Xilkasfilms waykan waa noolahay inaad isoo xidhiidhiso ayay ahayd xabiibi.

  • @DayaxFaysla
    @DayaxFaysla 4 หลายเดือนก่อน

    Maxamed sicid bk ❤

  • @ibraahimnuur7492
    @ibraahimnuur7492 ปีที่แล้ว +1

    waah waah laabta ayaad wax ka gocday caawa

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud961 ปีที่แล้ว +1

    5 July 2023 my name is abshir mohamuud mohamed shilinyare hdd iga dambso alle cimriga hakubarkeyo jaaw😢😢😢😢😢😢

  • @xuseendaahir9195
    @xuseendaahir9195 8 หลายเดือนก่อน

    Inan yahy adaan ka helaa kuu hanweynahy

  • @rashidmohamudmohamud5393
    @rashidmohamudmohamud5393 5 หลายเดือนก่อน

    👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽Nice songe

  • @xasuusnowwllxaqa4360
    @xasuusnowwllxaqa4360 8 หลายเดือนก่อน

    Saacadu 4:25 habeenimo 4sano xirir ah 4sano kala maqanasho ah heesta kaliyah aan labtl ta ku Haayo ilaa inta uu xirir keena allaha ikaa xafido magaca halahan kuma xusi balse wali waaan ku jclhy 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝 inta ay naf tu igu jirto

  • @maryanahmednur
    @maryanahmednur ปีที่แล้ว +1

    😢waka helay heetaan❤

  • @zeitunabdi5468
    @zeitunabdi5468 16 วันที่ผ่านมา +1

    2024 july like saara wllo😢