CABDIKARIIN CALI SHAAH HEESTA CALANKA OFFICIAL VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • HEESTA CALANKA
    CABDIKARIIN CALI SHAAH
    LAXANKA CABDICASIIS ISKALAAJI
    MUSIC MAFTUUX CADCEED
    Copyright@Hawraar Music

ความคิดเห็น • 3.4K

  • @qoraxjoog7399
    @qoraxjoog7399 4 ปีที่แล้ว +436

    Reer soomaliland Maahi Lkn Taagero aan Uahay calankaas Iyo Legend #Abdikiriin Ali shah Baan udhagaysan
    Guuleysta Walaale Yaal #From Puntland

  • @inacumar170
    @inacumar170 4 ปีที่แล้ว +525

    Wnku faraxsanhy inanla Dhashay rag gesiyala oo wada cabdikarin cali shahaa away inamadayadi re Somaliland iyo hablahayagi sharafta lahaa 💖mxd igaga goyn wuu galbaday kaniye 💚❤

    • @khaalidcabdi3183
      @khaalidcabdi3183 4 ปีที่แล้ว +3

      Wna kn quruxey

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 ปีที่แล้ว +3

      @@khaalidcabdi3183 ❤❤👏👏🤗

    • @hotanquen1567
      @hotanquen1567 4 ปีที่แล้ว +1

      Wna kan wana kan dhiiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 3 ปีที่แล้ว +2

      Hormar wacan wadankaygii

    • @ahlamahmed9455
      @ahlamahmed9455 3 ปีที่แล้ว +2

      Waynakan macaney 💚💭❤️

  • @Mo_Saqiiro
    @Mo_Saqiiro 9 หลายเดือนก่อน +71

    Inta dhagesanaysa 2024 xiliga badda la kireyey😂 ❤love you hablahayaga

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 9 หลายเดือนก่อน +3

      Me wlhi 😂😂😂😂😂

    • @Axmad-c1o
      @Axmad-c1o 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 wase

    • @SaciidCali-22
      @SaciidCali-22 5 หลายเดือนก่อน +2

      Me

    • @SaamiyoAlpi
      @SaamiyoAlpi 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @DeeqaAxmed-ts8bb
      @DeeqaAxmed-ts8bb 5 หลายเดือนก่อน +3

      ❤love you too from laascaanood deeqa ❤❤naag dhulbahante ah

  • @qadanapdi2598
    @qadanapdi2598 4 ปีที่แล้ว +75

    Wlhi wan jidhidhicoody 😭Ilove you wadankygh💚💭❤️

  • @naimahaji3176
    @naimahaji3176 3 ปีที่แล้ว +111

    Axxx galbis kuma heline geeri buukuyimid
    Guul walaalaheeena somaliland 💪💪💪
    From muqdisho

    • @guledyare7119
      @guledyare7119 ปีที่แล้ว

      ❤💪

    • @sucaadmahameth
      @sucaadmahameth ปีที่แล้ว

      Walshy mcn sad noojeceshy ayan kuu jecel nay

    • @somalitv9845
      @somalitv9845 ปีที่แล้ว

      Maanta maxa ku dhacaya waligaa qiyaali haku nolaan calan aan Beluga ahey kama soconayo Gießkanne afrika

  • @rudwaaxuseen8486
    @rudwaaxuseen8486 2 ปีที่แล้ว +82

    Wlhi ree somaliland ma ahi hadana wlhi san u jeclhy uma jecli rerkan ka dhashey i love my people of the somaliland from gedo🇱🇺

    • @sabaaxxasan
      @sabaaxxasan ปีที่แล้ว +1

      Thnkz wllo illhy somali halkastooy joogto ha xafido

    • @aliMohamed-ev3wr
      @aliMohamed-ev3wr ปีที่แล้ว

      Nin Sonaliland ah gurso wllo.. Dhumarka waa daxasho.. qabil malah

  • @hipaaqphaizal1327
    @hipaaqphaizal1327 4 ปีที่แล้ว +263

    Wlee somaliland waa halyay dhala ragii hore qori bay ku difaaceen dhulkooga raga imakuna af iyo qalin
    Viva duriyada

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +7

      macal inaga wx walba ku difaacanayna

    • @hipaaqphaizal1327
      @hipaaqphaizal1327 4 ปีที่แล้ว +4

      @@nemodiamond6401 haaa dabcan waan difaacanaynaa

    • @Jawaahir617
      @Jawaahir617 4 ปีที่แล้ว +17

      @@nemodiamond6401 waa idin sideee haadeee waakuwaa hablahayagina
      markuuu #Hadraawi laha hablongeela dhicin kara hablo geesi dili kara ma cid kaluui sheegayay
      #Hablha reer Somaliland ayuuu sheegayay...... 😂😂😂😂😂

    • @KhadraHaybe
      @KhadraHaybe 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂​@@Jawaahir617

  • @akramwarsame
    @akramwarsame 4 ปีที่แล้ว +202

    Magtii geesigiyo,
    Gashiban u helay,
    Hooyo goblantaybuu,
    Gabankeedii yahay,
    Gaari dhabanle’ baa,
    Uguur seegtayoo,
    Mid xis guuraybuu,
    Gacal wehel u yahay.
    Erayo dhaxalgal ah.🌸✌🏻♥️✨

    • @amaljaamc5733
      @amaljaamc5733 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤

    • @ridwaannuur3287
      @ridwaannuur3287 ปีที่แล้ว

      Guul iyo gobanimo dalkayaga somaliland cadawgiisu ha jabo 💪🦁💚🤍❤

    • @carafaadmohamed3662
      @carafaadmohamed3662 ปีที่แล้ว

      🎉❤🎉❤

    • @munanouh2124
      @munanouh2124 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @falastinqaali4457
    @falastinqaali4457 ปีที่แล้ว +26

    Gabar habargidir oo iska dhalahay hadneh reer somaliland waan Idina jacelhy gabar iyo xigaal waad inoqoneesin ✊️❤️

  • @semonmohamed1142
    @semonmohamed1142 4 ปีที่แล้ว +265

    Walahi Hadaan maqlo hees Somaliland Waan iska ooyaya Farxada darteed ❤️❤️❤️

    • @cawilayaanle2440
      @cawilayaanle2440 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllhi waan Ooyaa runtii

    • @nimaosagalomar6042
      @nimaosagalomar6042 3 ปีที่แล้ว +2

      وانا كدالك

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 3 ปีที่แล้ว +1

      Same here

    • @cuteanimalshorts6002
      @cuteanimalshorts6002 2 ปีที่แล้ว +1

      Kula mid ahay heesaha jaceylka kuwa somaliland ka jeclahy ku celceshtaa♥️♥️ dhiiga igu jiraa kululaa

    • @moahmed98
      @moahmed98 ปีที่แล้ว +1

      wllhi amba waan ooyaa

  • @yasinabdi5561
    @yasinabdi5561 4 ปีที่แล้ว +82

    Cabdi Kariin Cali Shaah 🫡 In The Building Viva Somaliland Allow Dhawr 💚🤍❤️‍🔥🥰

  • @Shamsuuni987
    @Shamsuuni987 ปีที่แล้ว +80

    Dhiiga somalilan haleyga baaro😭 waa idiin jeclahy ❤ from 🆎🚾

    • @ShaadioCfatah
      @ShaadioCfatah 7 หลายเดือนก่อน +3

      Sido kale wlshy 💚🤍♥️😭sad no jeceshy ale ha ku jecldo

    • @ShaadiyaAxmed-x2y
      @ShaadiyaAxmed-x2y 6 หลายเดือนก่อน

      Wanidain. Jaceelhay. ❤❤❤😊​@@ShaadioCfatah

    • @HindaCaday-bn9uv
      @HindaCaday-bn9uv 5 หลายเดือนก่อน

      Asc

  • @ayaanabdi625
    @ayaanabdi625 4 ปีที่แล้ว +169

    Guushina waan jeclhy wlhi rer somaliland Allah idin sharfo dad badan waan kala saaxiibay wlhi wa dad jira ❣🙏 from muqdisho 🙏

    • @kaysemohamed3575
      @kaysemohamed3575 3 ปีที่แล้ว

      Guulayso ayaan moqdisho khayr ban u rajaynayaa waa magaaladii aan ku dhashay from usa

    • @mohamedbarre4893
      @mohamedbarre4893 3 ปีที่แล้ว

      Wakhtigu kuma xumeyo

    • @ahlamahmed9455
      @ahlamahmed9455 3 ปีที่แล้ว

      Idinkana sido kale

    • @alxmdulilah7023
      @alxmdulilah7023 3 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin Amiin

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 4 ปีที่แล้ว +55

    Mxad igaga guri cawri wuu galbadey kaniye 💚💭❤pure somalilander wllhie calankeyga io ciideydaba cidna kuma dorsadO 😭❤🙏

  • @yaasinmuniir1643
    @yaasinmuniir1643 ปีที่แล้ว +42

    Waxn ahy nin H.g adbaa u jeclhy somliland waxna irer abtiyaaa Arab waligiin sareeya abtiyaaL ❤️❤️

  • @hamdamohamud7018
    @hamdamohamud7018 4 ปีที่แล้ว +52

    Wadan macan iyo hees macan cod macan = jidhidhic0 wlhy 😥 ilahow halkan doonayn0 khyr nagu gadhsii
    Really weyaan Allah Ereyad0 dhani wlhy 💔💔💔💔💔💚💭❤ ilahow noo ilLi wadankayGa wlhy ooyin iqa batay 😢😢😢😢😢💚💭❤ wuu galbaday kani wxd cawri igaga guri

  • @queenxilojano8454
    @queenxilojano8454 4 ปีที่แล้ว +624

    Rer Somaliland maa ihi lkn wan jeclahy inaan Somaliland mar un tago inshallah 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

    • @amiramoha7053
      @amiramoha7053 4 ปีที่แล้ว +3

      Wn kugu so dhawaynayna Wllo

    • @zamiraabdi9766
      @zamiraabdi9766 4 ปีที่แล้ว +1

      wakuu sodhaweenynaaa qalii 😘😘😉😘😘😘😘😘

    • @ikraanaxmed2689
      @ikraanaxmed2689 4 ปีที่แล้ว +2

      Welcom

    • @mohaboqor4763
      @mohaboqor4763 4 ปีที่แล้ว +2

      Naag waLn wa calankii iiraan eebal car calankaga halkan kahel

    • @missaftax9732
      @missaftax9732 4 ปีที่แล้ว +2

      Soo dhaww anaa si kal io lapa kgu soo dhawynya

  • @mrelyass38
    @mrelyass38 5 หลายเดือนก่อน +18

    Hooyo Goblantay-buu Gabankeedi yahay
    Gaari Dhaban leh baa
    ku guur seegtayoo,
    mid xis guuraybuu
    Gacal wayn u yahay
    This Lyrics a🥹🥹 proud to be somalilander from Jigjiga

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 4 ปีที่แล้ว +87

    New Hargeisa idinka salaamayaa ❤🤍💚 cabdikariim iyo calankaba ilaahay haydin sharfo

  • @nouraelmi366
    @nouraelmi366 4 ปีที่แล้ว +250

    Somalilanderka daawanaya like isku muujiya

  • @nabiilvlogs4878
    @nabiilvlogs4878 2 ปีที่แล้ว +24

    Hestan wan dhagaystaa reer somaliland jeclahay because sxpky reer gabilay wanag iyo sharaf idinku oghy from galmudug boy🤍❤🩸

  • @moparikapdi2840
    @moparikapdi2840 4 ปีที่แล้ว +378

    Uu gabladeY kaniYe Maxaad cawri igaga guri" Dhaladka uunba FahmaYa Heestu QiimahaY leedahaY 💚⚪❤️😋

    • @aminamusse2075
      @aminamusse2075 4 ปีที่แล้ว +2

      🥰🥰

    • @amalali7104
      @amalali7104 4 ปีที่แล้ว +4

      Moparik Apdi aad iyo aad wllo mangaabku ma fahmayo 🙈

    • @Zakarie769
      @Zakarie769 3 ปีที่แล้ว +4

      Dhalad isaaqnimo💉🩸💚🤍❤🦁🦁

    • @abdiwelijafaal
      @abdiwelijafaal 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll isaaq marka dawlad miyuu noqonayaa jamhuuriyadna waa leedihiin isaaqna waa leedihiine

    • @xayaatcabdiwahaab5264
      @xayaatcabdiwahaab5264 3 ปีที่แล้ว +1

      Zaz weye zxp

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 4 ปีที่แล้ว +118

    Somalilnd jecliyaa allow horamarka iyo kal dambeyntina idin siyadi wax idin dhiba rabi idinma tuso we love u from 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @imranmurzal5883
    @imranmurzal5883 2 ปีที่แล้ว +25

    Anigu mayhi reer Somaliland balse wan Jeclahay waliba Saa'id walahi wa bulsho qalbi wanagsan🥰 jigjigaan iniga soo salaamaya dadkaygii😍🥰😘

  • @jamila___janno2593
    @jamila___janno2593 4 ปีที่แล้ว +104

    💚💭♥️
    Mid Ku Gaasiroo
    Guushaada Necep
    Gunta Hoose iyo
    Guud kaan kala Socda💪
    Cadowga Ma Ciil Baxo
    💚Calankyga Bilicsamow♥️

  • @tasniimdhalreermudug2332
    @tasniimdhalreermudug2332 4 ปีที่แล้ว +201

    Anoo ah inan puntland kasoojeeda love Somaliland sidhabaan idiinjeclahay my dhiigayga wllhaygai my garabkayga guul Somaliland ❤❤❤

    • @engsaaqohassan2827
      @engsaaqohassan2827 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wll qaali

    • @laylaomar5745
      @laylaomar5745 3 ปีที่แล้ว +3

      Gayigii kastee gushayada jecel abaal guun ah ban gar ugu haya🥰putland goptu meshy dagto

    • @yesboss4488
      @yesboss4488 3 ปีที่แล้ว +1

      Love you to from SANAAG somaliland🇭🇺

    • @zharmavicdelta9504
      @zharmavicdelta9504 3 ปีที่แล้ว

      Love You TooH From ZooL ZoMaLiland💚🤍❤

  • @samiraahmed2309
    @samiraahmed2309 2 ปีที่แล้ว +22

    Heestan markan dhagaysanayo wan jidhidhicooda wlhi love you dalkaygii somaliland proud to be somalilander 😍😍😍🥰🥰🥰🥰

  • @rabicarasmi9710
    @rabicarasmi9710 4 ปีที่แล้ว +174

    Reer soomaliland ma ahi waligeyna matagin waana jeclahay wlhi mar un waan imaani doonaa in sha allah iyo dhahar my dadkeyga la iga beeray ❤❤❤❤❤❤❤❤ 🇸🇴 somali 🇸🇴 🇸🇴

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 4 ปีที่แล้ว +1762

    Somaliland inta udhalatee jecel like isku muujiya guul iyo gobonimo

    • @nafiisaaxmed3779
      @nafiisaaxmed3779 4 ปีที่แล้ว +17

      Abaal gunabaan gaar ugu hayaa kii galady ogaayey

    • @khadiirmaxamed1491
      @khadiirmaxamed1491 4 ปีที่แล้ว +6

      Asma Ahmed waa sida

    • @Nanami_adapts
      @Nanami_adapts 4 ปีที่แล้ว +2

      Woooow!😍😍😍😍😍✌✌✌✌✌

    • @omermdshakir4110
      @omermdshakir4110 4 ปีที่แล้ว +3

      Somalilnd love ....

    • @kafiyaidil3159
      @kafiyaidil3159 4 ปีที่แล้ว +3

      I am somaliland yes my sweet home

  • @rayaankhader1697
    @rayaankhader1697 2 ปีที่แล้ว +5

    Wuu galbadeey kani maxa cawoori igaa guuri 💪🏾 alla jecyla my dhiiga meesha och ka dhashya walle qof nasiib lee isaaq ka dhashay allah no xifti 🙏🏽❤️2022

  • @nasteexofarxaan6299
    @nasteexofarxaan6299 4 ปีที่แล้ว +30

    Amarka ilaahy calnkyga markaan meel ku arko uso dhakhsdaa dhankisa ❤ mnsha Allah 💞
    Waliga sare calnyhow babnya 💚💭❤

  • @adnaupdy2149
    @adnaupdy2149 3 ปีที่แล้ว +70

    From Mogadishu ahay hadana aad baan u jeclahay somali land asxab badan oo aad uwanagsan ku leeyahay ❤️🙏

    • @ShaadioCfatah
      @ShaadioCfatah 7 หลายเดือนก่อน +1

      Tnx sis 💚🤍♥️😭

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 ปีที่แล้ว +25

    Mid xis guuraybu gacal wehel u yahay ♥️😢
    Proud to be somalilander 💚🤍♥️
    Friday 30 Dec 2022 4:43 galabnimo

  • @nimomiyir5702
    @nimomiyir5702 4 ปีที่แล้ว +31

    Waawo manshallah ilahay afkaag ma gooyo abwaanka sameeyaay iyo fanaanka qadayo musicshak iyo laxamaystaa ilahay haydin barakeeyo Viva Somaliland 💚🤍❤️ wuu lagbaday kaniye 💚🤍❤️ 💚🤍❤️

  • @zumixasan922
    @zumixasan922 4 ปีที่แล้ว +66

    Erayada=Daaha gaaz👑
    Laxanka=Cabdicaziiz iskalaji👑
    Codka=ina calishaah👑
    Lipaaxya ishelay💪💪💪💪💪💪
    MaxaaD cowri igagagyn😂💚🗨❤ 💚🗨❤hoyo goblan lantaybuu gababkeeda yahay gaari dhaban lehbaa ugursatay 💪💋

  • @Fahima32349
    @Fahima32349 ปีที่แล้ว +10

    Rer somaliland reer ayeey day wan idin jeclahay from buntland😊😊😊😊😊❤

  • @maandeeqibraahimmaxamed1390
    @maandeeqibraahimmaxamed1390 4 ปีที่แล้ว +36

    Music ga maftux wuu ka duwan yhy music yada kle jamhuriyada barakeyzan
    Calnkeygii 💚💬💬❤❤
    Imisaa u goay u God galay Halyeey

  • @abuudihassanhalane45
    @abuudihassanhalane45 4 ปีที่แล้ว +752

    Shacabka reer somaaliland waaa wilkinii Bulshaawi Ooo Galmudug salaaan idinkaga wadaa Adunka waxa dal jira adinkaan idin jeclahay wlhi😰 Allow somaliland idhowr❤️☁️💚

    • @faryaadabdulaziis4845
      @faryaadabdulaziis4845 4 ปีที่แล้ว +2

      Thank you wllo kaa gudoonay salaantaa🙏🙏🙏

    • @dheman1418
      @dheman1418 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍🙏noolow bro

    • @mohamedismail8560
      @mohamedismail8560 4 ปีที่แล้ว +1

      Thankz masuul 🙏🙏✋

    • @abdirahiimguddi725
      @abdirahiimguddi725 4 ปีที่แล้ว +1

      Thankz we love cidii na jecelba❣

    • @suziesse4841
      @suziesse4841 4 ปีที่แล้ว +1

      Bro thanks 😍

  • @SahraMacalinyuusuf
    @SahraMacalinyuusuf 5 หลายเดือนก่อน +33

    Somalian hanolto ❤❤❤❤❤❤❤

  • @umaymaahmedchanal9930
    @umaymaahmedchanal9930 4 ปีที่แล้ว +42

    Walahi waxaba inagama maqana inshalllaha inta dhimana samirka keenan ku helayna daba udhintay dad ba ulaxad beelay guriwalab hooya ku goblantay oo 10keedi inan iyo ninkeediba ku wayday qarbaa ilaa hada uxisla illahay ban ka maryaya inshalah inu ictiraaf buuxa uu siiya dadkayga Somaliland wan jecelay walahi calaka Somaliland markan arkaba wan ilmeeya ilaahay ha barakeeyo dalkayga iyo dadkaygab 😭🙈🙈😭🇮🇹😍

  • @shucaybabshir4776
    @shucaybabshir4776 4 ปีที่แล้ว +1524

    Imisa qof ayaa allah jecel iyo nabi muhammed
    (Scw)

    • @zihaamzaymuun3970
      @zihaamzaymuun3970 4 ปีที่แล้ว +26

      Waa lawada jecelyahay wllo lkn meel ay heesi ka socoto erey gaas oo kale ha soo qorin

    • @abdifataax7058
      @abdifataax7058 4 ปีที่แล้ว +8

      Scw

    • @shucaybabshir4776
      @shucaybabshir4776 4 ปีที่แล้ว +8

      @@zihaamzaymuun3970 Hye wllo mcn

    • @asmaahmed6830
      @asmaahmed6830 4 ปีที่แล้ว +9

      Wll wa lawada jecel yahay lkn like dartii ayaad halkan u dhax keentay saliga nabiga

    • @cabdimahadi8795
      @cabdimahadi8795 4 ปีที่แล้ว +3

      Scw ❤

  • @haweenkalkaal7749
    @haweenkalkaal7749 ปีที่แล้ว +9

    Mid ku gaasiro guushada neceb.😢
    Gunta hoose iyo guudkan kala socda❤❤Hambalyo iyo bogaadin dhamaan umda somaliland happy 18 may❤❤❤

  • @hiba_tullah6179
    @hiba_tullah6179 4 ปีที่แล้ว +537

    Waxaan ahy gabadh habargidir ah waxaana reer abti ii gobtii sheikh isxaaq 💚💭❤

  • @canabcadceed3750
    @canabcadceed3750 3 ปีที่แล้ว +277

    Reer somaliland dhammantod wan salamaya qalbiga idinka jeclahay from puntland❤❤❤❤

  • @mahadhassan1516
    @mahadhassan1516 3 ปีที่แล้ว +15

    Abwaanka heestan sameeyay wlhi wax lagu tilaamaamo garan maayo Waa muwaadin dhaba 😢🇮🇹🥰

    • @maxamedcadnaanxaajiraage2465
      @maxamedcadnaanxaajiraage2465 8 หลายเดือนก่อน

      Cidkale maahe abwaankasu waa muwaadininta calanka hadiii loo bahdo in magac kale lagu xardho lagu xardhilahaaa daaha gaas🔥🦊

  • @mohacumar265
    @mohacumar265 4 ปีที่แล้ว +1010

    anoo : wiil Rer Galmudug ah oo Rer galgaduud ah oo boqortooyada habargidir ah
    i love somaliland dadkeeda iyo dalkeda hormar alle haw siyadiyo

    • @abdirahmanjamashide5262
      @abdirahmanjamashide5262 4 ปีที่แล้ว +30

      Crisaaq cumar anigoo wiil deer Somaliland ah waliba reer burco waliba deer actobar ah wllhy refer .uduga waan taageeraa hadaladooda jilicsan maaha waa dad adag xitaa dumarkoodu waa rag
      Reerburco ayaa LA odhanjiray waadad adadag idinkuna sidookalle

    • @marwokaapa8515
      @marwokaapa8515 4 ปีที่แล้ว +2

      Tnx Bowe💙

    • @dheman1418
      @dheman1418 4 ปีที่แล้ว +2

      ❤❤❤❤👏👏👏

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +14

      dadkii nala dhashayoow❤❤❤

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdirahmanjamashide5262 istaaq furlaah uh kalah reerbah dad adag iyoh hadal jilicsan from burco Togdheer

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 4 ปีที่แล้ว +44

    Somaliland jiroo joog waligaba ❤
    Hormar fiicana gaadh😍
    I love my country 💚🤍♥️

  • @mohmedbg
    @mohmedbg 3 ปีที่แล้ว +86

    I couldn’t stop watching this patriotic song which stole my heart. SOMALILAND ❤️🥺🇮🇷

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +3

      you stealth these words from my tongue, thanks

    • @aliabdirahman9873
      @aliabdirahman9873 2 ปีที่แล้ว +1

      Still watching Idk why

    • @mohamedaliguedi5255
      @mohamedaliguedi5255 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@mhassan0163bronzing

  • @Naji_moha
    @Naji_moha 4 ปีที่แล้ว +34

    Hayayaay Somaliland💚🗯❤ hore haloo socdo 😘
    👍👍ma baranaa....

  • @azmarnuweri4805
    @azmarnuweri4805 4 ปีที่แล้ว +76

    Galbis kuma heline
    Geeri buu kuyimi
    Immisaa ugo'ay
    Ugodgalay halyeeey,
    Magtii geesigiyo
    gashi baan u helay
    Hooyo goblantaybu
    Gabankeedii yahay😢
    Ereyada: Abwaan Daaha Gaas 🔥

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 4 ปีที่แล้ว +7

      AzMar Nuweri walaahi waan ooyay ilmo ayaa indhahayga mar kaliya kaliya waa run galbis ama hadiyad kumaan helin calankayga

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤💚

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 3 ปีที่แล้ว +26

    Somaliland gob ilaahay qalbiga idnka jeclahay heestaan waan iska jeclahy waan jirir8cooda mrka daawanayo dhiig baa iikiin soo jiidayo dadkayga😍❤coming soon ictiraafki

    • @husseindaahir8749
      @husseindaahir8749 2 ปีที่แล้ว +1

      Boqorad bad tahay inader ilaahay haku xafido wan ku jecelahay aniguna

  • @yuusufmohamedabdi4780
    @yuusufmohamedabdi4780 4 ปีที่แล้ว +112

    DuriYadii HargeYsa ❤️💚💟 like ta Ehelkeygiyow

  • @abdirahmanismail9290
    @abdirahmanismail9290 4 ปีที่แล้ว +505

    Markay heestani gaadho 1m like ta hayla dhaafiN 😁😁😁

    • @zalmaahmed4490
      @zalmaahmed4490 3 ปีที่แล้ว +4

      Wali mabagadhinba 😂😂

    • @abdillahimohamed725
      @abdillahimohamed725 3 ปีที่แล้ว +1

      wey gaadhay zhp

    • @mukhtarcqadir9322
      @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว

      Wanku saarey sxb hambalyo jamhuuriyada barakeesan ee somaliland 26june manta wa jimco inshlh cawa u dabaal dagaaya 26june on Saturday mlntda sabtida wa u qaas dadkeyga

    • @fikradtech8264
      @fikradtech8264 5 หลายเดือนก่อน

      5.M❤

    • @mohamedismail2162
      @mohamedismail2162 5 หลายเดือนก่อน

      Shaxale❤

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 2 ปีที่แล้ว +9

    Alhamdulilaa inaan ka dhashay dad nasaba allow ragayaga somaliland noo daa dhiigooga raga noo shuba ee aan kuu ladno allow barakee inamadayadada ❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @najmaabdullahi3139
    @najmaabdullahi3139 3 ปีที่แล้ว +607

    Anigu somalilander mahi lkin walhi wnjeclhy😭🇸🇴xamr ban idinka soo salamya 🇸🇴😭meel dadkedu idin jecelyihin 💪

    • @suleekhasaleeban3763
      @suleekhasaleeban3763 3 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤

    • @ahmedkhadar1901
      @ahmedkhadar1901 3 ปีที่แล้ว +24

      Masha Allah wllo ma hawiye ayaad tahay hada adiga slaned waad nala leedahay

    • @azhrafmohamet7618
      @azhrafmohamet7618 2 ปีที่แล้ว +4

      Waad mahadsanty mcney idinma necbin anaba

    • @hakuul1499
      @hakuul1499 2 ปีที่แล้ว +2

      𝐖𝐨𝐨𝐰 𝐦.𝐚

    • @AbdiaziizIQ
      @AbdiaziizIQ 2 ปีที่แล้ว +4

      Happy 18 may walaal waan idin jecelahay

  • @laylashabelle3311
    @laylashabelle3311 4 ปีที่แล้ว +518

    I love my rer abtigay rer somaliland🥰🥰🥰💖🥰💖🥰💖🥰❣💝 I.m from puntland .wana qirsanahay jiritanka somaliland 🤞🤞🤞🤞🤞

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 2 ปีที่แล้ว +5

    ilaahayga macbuudka ah ee waaxidka ah baa mahada iska leh oo iga dhigey qof islaama kow oo ummada somaliyeed iga dhaliyey laba oo gaar ahaan reer waqooyi SOMALILANDER ah iga dhigey sedex , SOMALILAND hanoolaato guul iyo horumar iyo nabad inshallah
    HAPPY 18 of May to my people people of SOMALILAND ❤️🤍🖤💚

  • @abdiwahapmohamed6076
    @abdiwahapmohamed6076 4 ปีที่แล้ว +35

    Mansha allah cabdikarin cali shah jir oo joog wllo muwaadin dhaba somalilander 💚💭❤

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 4 ปีที่แล้ว +123

    *hada iyo hadeer iyo hadhowba waxan ahay qof muwaadin o somalilander ah wana ku faana mustaqbalkana waxy noqon doonta mid xudun u ah qaRada africa o dhan wayo siyaasada iyo mowqifka iyo muqadisnimadu wa waxa qudha e shacabka somaliland ay ka mideesan yihiiin waan idin jeclahy shacabkaygow iyo wadankaygow*

    • @shukrishuute9437
      @shukrishuute9437 4 ปีที่แล้ว

      Somalilan ma ahi mana jecli calnkeda ee wan isku dhibaya

    • @abdullahiabdikarinali9614
      @abdullahiabdikarinali9614 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂Kor u bood ama hoos ubod kolay u r somali person😂

    • @FarxiyoAbuukar-yd2er
      @FarxiyoAbuukar-yd2er ปีที่แล้ว

      @@shukrishuute9437 kuuma baahna somaliland urtiyo✔️

  • @misky9023
    @misky9023 ปีที่แล้ว +32

    This really gives me goosebumps and sends shiver down my spine every time I listen and also brings back memory my childhood running away from Siyad Bare Regime.
    Somaliland Guul

    • @guledyare7119
      @guledyare7119 ปีที่แล้ว +1

      Hadana laynama dayn ee markale ayan cagta marinaynaa nacabkii😭❤💪

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 ปีที่แล้ว +1

      👍🏻❤️I feel same thanks wll

  • @dirieboss3738
    @dirieboss3738 4 ปีที่แล้ว +244

    intii Duriyada somaliland likta dhac igu sii🇮🇹❤🥰🥀

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 4 ปีที่แล้ว +138

    illaahay jamuuriyada barakaysan hanagu arsaaqo insha allah.👌
    Xamarna dhibta allah haka qaado oo nabada haw soo celliyo insha allah 🤲 *from burco* ✋
    *Waar aamiin dhaha* 😍

  • @apdurahmanpoqorreh8027
    @apdurahmanpoqorreh8027 3 ปีที่แล้ว +28

    Qofkii markii 18ka la gaadhey heestaN soo dooney shpo like isaaar 🤣🤣🤣🤣

  • @najaadhazzan5193
    @najaadhazzan5193 4 ปีที่แล้ว +53

    Abaal Guuna Baan
    Gaar ugu hayaa
    Wlhi Been Maha💚🗯❤

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 4 ปีที่แล้ว +39

    Talent Dowladnimo ayaad leedihin Ictiraafka hala raadiyo🤣😁🤣 Dadkeygi Somaliland Meeshan aduunka ugu jeclhy Allaha barakeeyo🥰

  • @GoojacadeThuggaz
    @GoojacadeThuggaz 5 หลายเดือนก่อน +7

    Best Somaliland song ever 💚💬❤

  • @barwaqoomar8737
    @barwaqoomar8737 4 ปีที่แล้ว +113

    Reer somaliland one million coment hala gaadhsiiyo heesta💉❤💉❤💉❤💉❤💉🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet4990 4 ปีที่แล้ว +29

    Alxmdullh Ilahayow Nimcada Somalind No sii Siyaaadi Waanu U dhabar adaygne Wanu U dhiman Wale Finally Manta Wax walba Wan Gaarnay Somalind My Dhiga 💚💭♥️Wlle waanu Soconay Kuwi na jecel Iyo kuwa kle Idin kay Idin Taalla wllo Halkaa Naga so Dawada

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan aad ayaan u jeclahay Guul Somaliland. From muqdisho

  • @missaftax9732
    @missaftax9732 4 ปีที่แล้ว +76

    Calankyga aad u jeclhy runtii mrkn hees somaliland ah maqlow si niyda u farxaa allow daa waligeedna sidaa u sarysaa my country
    Somaliland allow idin dhawr wax idin dhipna idinka qari❤💭💚

  • @MmAli2267
    @MmAli2267 4 ปีที่แล้ว +68

    Dad Tashtay Heer #Somaliland Guul Idin Rajeynaa Si Gaaran Idin Taagera🙏🇸🇴❤

  • @jamaasad5645
    @jamaasad5645 2 ปีที่แล้ว +159

    I am not from somaliland but i love the beautiful life they live
    May allah protect your happiness
    FROM CANADA

    • @hanaaxmedxayaad8057
      @hanaaxmedxayaad8057 2 ปีที่แล้ว +6

      Thanks🥰from somaliland ~hargeysa

    • @munamohamed1471
      @munamohamed1471 ปีที่แล้ว +1

      Mashaallah 😘😘

    • @caasham
      @caasham ปีที่แล้ว +1

      Wewe ila sooo xidhiidh apooww

    • @sacdasheikh5605
      @sacdasheikh5605 ปีที่แล้ว +1

      ​@@munamohamed14717y❤q❤😅😅❤,q

    • @kaydhaabsede1605
      @kaydhaabsede1605 ปีที่แล้ว +1

      Me too from canada +Edmonton

  • @emna_twyla3563
    @emna_twyla3563 4 ปีที่แล้ว +59

    intii saaka muuse soo dhawaysay liketa😂😂😂
    iyo xalay heeestan wadooyinka ku ciyaaraysay
    allow dalkyga idhawr jawiga waala samaystaaye😂😂😂😂

  • @anfachasan554
    @anfachasan554 4 ปีที่แล้ว +41

    mahi rer somaliland blse wan jclhy somaliland Asxap bdn ban ku leyhy wa dad qalbi wngsn illhy ha idin dhaafo her wlbo aad gartan wxd ku gartan qalbigina saafiga ah oo uqdad laanta ah❤️ one love rer somaliland🥰❤️😍 from muqdisha

  • @farxanisxaq8643
    @farxanisxaq8643 ปีที่แล้ว +1

    alhh m.a in cali shaah runtii xeestaan aad ayaan u jecelahy wiliba si xad le kep gown pro 👑👑👑✋✋✋✋

  • @hamsehamse1952
    @hamsehamse1952 4 ปีที่แล้ว +51

    Wlhi caawa wxn Soo xasuustey sheekedi znm iyo faqadhtii oo uu aabahey iga sheekeyey
    Allow dhowr dhulkeyga hooYo

  • @rumaanmaxamedmaxamed1211
    @rumaanmaxamedmaxamed1211 4 ปีที่แล้ว +15

    Ak fanaan c.kareen Ali shaah Allah ha Ku dhawro muwaadin dhaba
    Somaliland halkii laygu dhalee xuduntaydu taal allow noo dhawr dhulkeyga viva jumuriyada barkeysan

  • @awoali3176
    @awoali3176 2 ปีที่แล้ว +4

    Sanad guradiii 31 ma jogtaa 😫😊😊💚💚🤍🤍❤️❤️2022

  • @caalamka7026
    @caalamka7026 4 ปีที่แล้ว +381

    Hadaad quraanka jeceshay like ta saar

  • @kingabdullahi8367
    @kingabdullahi8367 3 ปีที่แล้ว +81

    Mash Allah From Mugadisho Abtiyaal Hees Qiima badan weeyan Wiilna waa Reer Abtiyaashii Har iyo habeen garabkiina ahay Dowlada Dariska nahay somaliland Dheel dheel xornimo Kuma helin wllhi ❤💭💚

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 3 ปีที่แล้ว +2

      Sharaf ku noolow hbo

    • @husseindaahir8749
      @husseindaahir8749 3 ปีที่แล้ว +2

      Sharaf iyo karaamo ku noolow abti qaali

    • @sahraaidid2152
      @sahraaidid2152 ปีที่แล้ว

      Sharaf iigu nooloow hbo ❤

    • @kaamil126
      @kaamil126 ปีที่แล้ว

      Magacaga io muqagu ha jiro apti ❤

  • @sawdashire2832
    @sawdashire2832 2 ปีที่แล้ว +5

    Jaarkena xalalasha ah wlh wan aragnay somaliland iney wadan iyo dad gobo leeyihiin wan idin tageerna hoyga nabada rer somaliland from Puntland

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 4 ปีที่แล้ว +16

    Inta guushayada jecel guuleysta guul iyo goponimo somaliland cabdikariim ali shaah fanan tagey hore usoco pro guuleyso 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪

  • @zuzumahamed5525
    @zuzumahamed5525 4 ปีที่แล้ว +20

    Hamblyo dhamaan shacabka Somaliland 💚💭❤
    Yaasaalaam
    Ery :abwaan sanadka "daaha gaas" ❤🙏🙏🙏
    Lax:islalaaji🙏❤
    Music:fardahablihii cadceed 🙏🙏🙏❤
    Cod:alfanaan c/kariim ali shaah"rooxaanta fanka"
    Afkiibaa juuqda gaby❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @suadrach1088
    @suadrach1088 2 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo goblantaybuu Gabankeedii yahay
    Gaari dhaban le baa u guur seegtayoo
    mid xis guuray buu gacal wehel u yahay
    i love my country
    dhiigii ragayga😭💚💭❤

  • @bushramohd9927
    @bushramohd9927 4 ปีที่แล้ว +182

    Galbis kuma heline geeri buu ku yimid dhulkayga hooyo somaliland 💚💭❤ is mujiya dhaladka somaliland

    • @fadumomaxamedfdmmaxamed1098
      @fadumomaxamedfdmmaxamed1098 3 ปีที่แล้ว +1

      Soomaaliland ❤❤hanlato❤✨✨

    • @mounamed8445
      @mounamed8445 2 ปีที่แล้ว +3

      Wa runta xasuuq baa lo maray ilahyow noo daa oo aqoonsi si somaliland

    • @mohamedyusuf7523
      @mohamedyusuf7523 ปีที่แล้ว

      Wlhi mid xus guuraybu wehel uyahay qaranku

  • @ismailahmed5794
    @ismailahmed5794 4 ปีที่แล้ว +53

    Cajiip, Quruxda iyo Nabada
    Qalbiga idinka Salaamayaa waana idin jeclahay
    Waana imaan donaa Mar uun Hargeysa
    Boorame Burco iyo Berbera Gobta Somaliland❤💋 From Xamar

    • @rakiailkacas3251
      @rakiailkacas3251 3 ปีที่แล้ว +1

      Mhd sanid wllo wanu ku so dhawenayna🥰🙏

    • @yesboss4488
      @yesboss4488 3 ปีที่แล้ว +1

      SANAAG MY TWN SOMALILAND 🇭🇺

  • @ashwaq2269
    @ashwaq2269 3 ปีที่แล้ว +20

    Somaliland❤️qayb dhiigayga kamida 🥰Landheere dhulbahante iyo isaaq wada dhaleeen baan ahay💝Allaw u siyaadi nabada 💜AbtiyadaY idin jeclhy wlhi💗

  • @mahadciro8778
    @mahadciro8778 4 ปีที่แล้ว +234

    I'M FROM SOMALIA
    BUT I LOVE SOMALILAND very and very
    stronge nation.

  • @abdimajiidxaruuri4242
    @abdimajiidxaruuri4242 4 ปีที่แล้ว +573

    Tani hees maahe waa sunta ka ilmaysiin doonta inta neceb horumarka somaliland oo aan leeyahay nacaybkiina baad la dhiman doontan tan wax laga qaadi kari waaye. 🙌🏻 Maxaad igaga goyni wuu galbaday kaniye cawri igaga guri

    • @najmudinqurayshi2267
      @najmudinqurayshi2267 4 ปีที่แล้ว +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @samiiraapdiqaadir1927
      @samiiraapdiqaadir1927 4 ปีที่แล้ว +2

      Msha 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤🇮🇹🇮🇹❤❤❤💋💋💋💋

    • @niniineima2834
      @niniineima2834 4 ปีที่แล้ว +2

      🇭🇺🇭🇺❤️🇭🇺🇭🇺❤️🇭🇺🇭🇺❤️🇭🇺🇭🇺❤️🇭🇺🇭🇺❤️🇭🇺🇭🇺❤️🇭🇺🇭🇺🤲❤️❤️

    • @nimomohammed8868
      @nimomohammed8868 4 ปีที่แล้ว +2

      👌👌👌❤❤❤

    • @ggmoha1190
      @ggmoha1190 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Khudaro
    @Khudaro 7 หลายเดือนก่อน +1

    Respect from ethiopia somaliland wan ku koray waxn ku dorsado ma jirto guush somaliland waa gushayda

  • @faaisoshube5557
    @faaisoshube5557 3 ปีที่แล้ว +7

    From punland. Ad ban uu jeclhy soomliland❤ Alle haydin barakeyo dadku mawda xuma dadku caynab waa cayn

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว +34

    Cabdikariiin cali shaaah
    Dhiiga viva durriyada💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤

  • @amein_hazan4
    @amein_hazan4 6 หลายเดือนก่อน +4

    Hoooyo GopLantay Puuu Gapan Keedi Yahyyy😔
    17 May 2024 : 10:32 Am
    Proud To Be Landerrrr❤🔥✊🏻

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +28

    *Goohiyo ilmada*
    *Maxaad igaga goyn*
    *Wuu galbaday kaniye*
    *Cawri igaga guri* 👀 👁
    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @mohamedtell7925
    @mohamedtell7925 4 ปีที่แล้ว +737

    HADAAD INYAROO DHIIGA LEEDOO OOD XASUUSTO DHIBKII LOO SOOMARAY WADANKA LIKE TA HAYLA DHAAFIN ZHP❤💪💪💪💪

  • @aswaanawil6394
    @aswaanawil6394 9 หลายเดือนก่อน +2

    Goohiyo ilmada Maxaad igaga go,yn uu galbaday kaniye❤💭💚 Maantay ii baxaysaa heestani 2/1/2024
    A.ali shah🙏

  • @farhioguure1271
    @farhioguure1271 4 ปีที่แล้ว +48

    AbaaL guunaH baaan gaar ugahayaa hees iyo badh guuLaysta baaan idinleeyahay annigoo reer puntland ah❤🇸🇱🇸🇴👍

  • @abdikanicdh9278
    @abdikanicdh9278 4 ปีที่แล้ว +82

    S/land viva wlhayga
    horo usocda hormarkina wankufrxznhy hambalyo
    from muqdisho

  • @hoodoibraahim7721
    @hoodoibraahim7721 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dhiigaygii wadankaygii Somaliland Alloow dhawr heestan markaan dhagaysanayo dareenkayga wy badashaa love love you wadankayga❤

  • @subscriberswithvideochal-hn8fi
    @subscriberswithvideochal-hn8fi 4 ปีที่แล้ว +35

    Jamhuriyada barakeesan🙏♥️💪🇮🇹somaliland tagtey waale respect 🇸🇴🙏Somalia