5 Dumarka looma sameeyo waad ku qasaari doontaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 256

  • @redwolf8921
    @redwolf8921 2 ปีที่แล้ว +131

    1:Codsigeeda Marwalpo Ha Yeelin.
    2:Haday Doonto inay katagto, Fasax.
    3:Haka Ogolan inay siday Rapto Kula Dhaqanto.
    4:Haka Ogolan Malinwalpo inay Buuq Kugu Furto, Sbb La Aan.
    5:Haka Ogolan Asxaab padan Oo Rag ah

    • @drsnajma2756
      @drsnajma2756 2 ปีที่แล้ว +4

      Shukran akhi

    • @ubahsalah2773
      @ubahsalah2773 2 ปีที่แล้ว +3

      haduu ninka dhibka wadana ka waran

    • @naasirwardheere8240
      @naasirwardheere8240 2 ปีที่แล้ว

      Sxp vedio madhagesyan adaa iga shaafiye mahadsanid

    • @Walal-cabdi
      @Walal-cabdi 2 ปีที่แล้ว

      @@ubahsalah2773 isagana y gooy kuguma kooleysnee

    • @ruunsaid976
      @ruunsaid976 2 ปีที่แล้ว

      @@ubahsalah2773 waa laga taga midan dhib wadina imanaya insha allah

  • @mohamedofficial9
    @mohamedofficial9 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa run gabadh aya waxwalba ay jeceshahy Aan usameyn jirey waad mahasan tahay Marwalba idhahdo ada mudan baan ku odhan jirey akhirkii heer wxy gaadhey ay smsyadeyda kaso jawaabi waydo lkn cashirban ka Bartey lkn hada ana smsyadeda intan furo baana ujawaabin thanks macalin suhayb sajid 🙏

    • @saara3724
      @saara3724 2 ปีที่แล้ว

      🥰🥰😍🤴

    • @abasabdulahi6034
      @abasabdulahi6034 2 ปีที่แล้ว

      Ax. Ax. Ax. Nabar gardaraa allah kaaga dhigo geesi

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 10 หลายเดือนก่อน

      Waa ka aarsatey miyaa😅
      Midba kan kale cadow ahan u fiirinaa😪

    • @abdifataahdeyibseid3269
      @abdifataahdeyibseid3269 7 หลายเดือนก่อน

      Nin rageed
      Lkn inadan jeclayn ban umalaynayaa

  • @abdiaziizmohamed3552
    @abdiaziizmohamed3552 2 ปีที่แล้ว +10

    wlh blh wa xaqiiq 100%aniga gabar 5sano kuwaday sida ay jcshahay marwlbana i bahdili jirtay waxan siin jiray wax aan nafteyda u quri wayo sido kale hadalka ugu liita ayey igula hadli jirtay alxm 5feb ayan goan ka qatay waxan daremaya nasiino rabbi ha ii siyadiyo

    • @ubahsalah2773
      @ubahsalah2773 2 ปีที่แล้ว

      waa ku sugtay qof kasta oo daacad ah waxaa loo maleeyaa dabaal kaligaa ma aha

    • @ayaanmaxamed405
      @ayaanmaxamed405 2 ปีที่แล้ว +5

      Markaad daacaad tahay danystuhuu duqoon buu kuu modaaa wllo qalbigga allha ku adkeyo hana ku samirn wxaaso kle ma jcli wiil somliyed in la bahdilo hwenkeenu hda jiraa waa wada daneystayaal Ragow ka digtoonadaaa nceeb uma qabo gabdhaheenaa

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว

      Sorry wllo badal khayr qaba allaha kusiiyo

    • @abdihakin1454
      @abdihakin1454 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb jaceyl wax la dhaho majiro labada qof rabitan ba ka dhexeeya iyo ixtiraam hortaa banan u nolow naagta ka heshana baro waligaa naag dhulka ha isku dhigin wlhi billahi stress naageed waka raysan doonta 10 haday tagto shaqadada ma ahan sidii lipaxi unolow sxb noloshada ada leh ku raxeyso wakhtigaga waxa ku lumisa sidad horumar u samayn lahayd iyo lacag waliga naag ha isku stress garayn keep going💪🙏

    • @ayaanmaxamed405
      @ayaanmaxamed405 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakin1454 jcyl ma jiro maa ledahy hor marka naftaada ku dadaaal

  • @frezzeyedits
    @frezzeyedits 2 ปีที่แล้ว +10

    Maacalinka wax kale wye wlhi xaqiisa hala siiyo xarfaney😍

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 2 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi Legend Been Maadan Sheegin Maalinta Aad Kaga Raadiso Jacayl ama iska Dhaa dhicin waxad Siiso waa Maalinta Aad Dhimanayso ama Ku Qiima Beelayso 💯

  • @doodaay1071
    @doodaay1071 2 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi midda 2 baryada anaa soo arkay inadan waxba ku heleyn 🤚

  • @Naske14
    @Naske14 ปีที่แล้ว

    Absolutely 💯 Anigay igu dhacday walahi Qoftiina mahayo.

  • @khalidfaarax4598
    @khalidfaarax4598 2 ปีที่แล้ว +10

    First mcalin ❤

  • @adoontiiallechannel9458
    @adoontiiallechannel9458 2 ปีที่แล้ว +5

    yaab rasuulkena scw wuxuu yiri kan idiinkugu khayr badan wakan reerkiisa wanajiya allahu akbar ninka haduu illahey wax siiyo wa in uu xaaskiisa iyo caruurtasa iyo ahalkiisa uroonado haduu wax la aan noqdana layskuma noco oo wa la samraa marka haduu gacan adkaado oo cayroobo awalba khyr maleheen

    • @abasabdulahi6034
      @abasabdulahi6034 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll hadalkan kuma socdo kuwa reeraha leh ee wuxuu ku socdaa waa kuwa wali isla sheekeysanaya. Sidaa ula qabso

  • @ibrahimu.2531
    @ibrahimu.2531 ปีที่แล้ว

    My mentor Dr. Ayub

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 2 ปีที่แล้ว +23

    anigu waan boo ka soo horjeeda in nin la use gareyo cidna ha isku helen naagey isku tasho pure and simple!!!

    • @xafsaofficial7382
      @xafsaofficial7382 2 ปีที่แล้ว +1

      Walee run ba ka badashay qalanjo wana isku tashanena

  • @doctorjoseph8591
    @doctorjoseph8591 ปีที่แล้ว

    Wllhi meshan qaladadkeyga ayan ka barty alx tnx million times bro❤

  • @abdineymarsanto5369
    @abdineymarsanto5369 2 ปีที่แล้ว +35

    Can't describe your words or value your words something else ur absolutely genius Man👊✊

  • @Yasir1234Almaq-hp4xq
    @Yasir1234Almaq-hp4xq 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah Ayuub sxb runta shegti sax sax sax 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 allaah hakuxafido

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 2 ปีที่แล้ว +3

    Wallee cajiib ayaad tahay sxb Ayuub axmed 🧠🙏✍️📖🖊🇸🇴📝👌

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub adi somala ma jogtaa sa ula.socotit cajib.ah✌👍👍👍

  • @asiaabdisalam1558
    @asiaabdisalam1558 2 ปีที่แล้ว +10

    M.allaah Raga kaso hadal wllkay😍😍

  • @zackjunior8562
    @zackjunior8562 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Ayuub Thanks information aad iga siisaay💯

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah swt haku xiftiyo

  • @farhaanmahdimuhumed2598
    @farhaanmahdimuhumed2598 2 ปีที่แล้ว +6

    SACAP CAD CEDA LAGuMA QaRiiN KARO USTAD AYUUB ALllHA Ha KU BAREKEYO☺😍

  • @umulkhairhussein1816
    @umulkhairhussein1816 2 ปีที่แล้ว +12

    Azc wll mhdznid marka hore eebe haku barakeeyo wxaan rabaa badanaa waxaad ka hadashaaa dumarka uun 🤔 ragga inaad nooo soo wanisid rabnaa maxaa yeelay waxaa dhici karto iney ka timaado xaga wiilasha adoo rabitaanku dhan kaaga yahay uu ku odhanaayo waan ku jecelhy jamacadana gabdho bdn kala socdaa adina ku odhanayaa markuu doono waan mashquul sanaa wll qoraal kuma koobi karo lknse rabaa inaad nooga soo hadashid
    mhdznid wll baraka allh 🙏❤️❤️

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid

  • @piirlopiirlo7172
    @piirlopiirlo7172 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend always ❤ ♥ alle maskaxdaada alle hakuu daayo

  • @fahadmahamud4260
    @fahadmahamud4260 2 ปีที่แล้ว +5

    Thanks teacher may Almighty blessed u

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 2 ปีที่แล้ว +1

    Deè ninka wax walba keena waaa nin fcn halkaaa ku noqo🥰 ustadaw

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +7

    Thank you teacher🥰🥰🥰🙏🙏🙏❤❤❤💯💯

  • @drsrayaanxuseen5802
    @drsrayaanxuseen5802 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh tabaarakalaah ayuub ahmed

  • @maxamedbarkhad9222
    @maxamedbarkhad9222 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran teacher❤👍

  • @xuznimubarak6532
    @xuznimubarak6532 2 ปีที่แล้ว +3

    Thnks sxb wax badan aya ka bartay Gabar an ka helay kadibna waxan raadiyay wado an ku helo karo xafadeyna ayey so dagtay kadibna talefan ka qortay 2isbuuc markaan soconay ayey igu dhahday lacag iso dir ana wan ka dhega adeegay kadibna talefanka wey iga qaban weysay ayadana iso wici jirtay markii hore malinrii 5mar cml wan weydiiyay waxa is badalay waxey igu dhahday jcl kaligiis socon maayo Ana waxan ku dhahay ma aqano wax ka weyn jcl oo an ku siiyo wana ka dhaqaajiyay sxb kadip bil ayey iso wacday yawaye ayan ku dhahay weyna iga xanaqday ana dib uma wicin waayo waxan ogaaday iney danteedu ahayd jeebkeyga sxb thnks💓🤞💓

  • @HousseinFarah-k9v
    @HousseinFarah-k9v 9 หลายเดือนก่อน

    Waa run taa aabo ❤❤❤❤❤

  • @qadardheere9411
    @qadardheere9411 2 ปีที่แล้ว +2

    Wxd kamid thy dadka aan fikradahoda aadka ujeclhy keep guin ayubka

  • @robelff1626
    @robelff1626 2 ปีที่แล้ว +3

    Xertii xaliye

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm 2 ปีที่แล้ว +2

    أخي الحبيب بارك الله فيك

  • @jaweriyoabdiqadir5378
    @jaweriyoabdiqadir5378 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashalllah wll guulayso wankutageraye

    • @ruweydadahir2230
      @ruweydadahir2230 2 ปีที่แล้ว +2

      Meeshan geeska ka raran ayub ayantan wu nagu tagtagsaday waxba qaldan videokasta dumarka Ha usamayn un ba yeeraysa 😂😂😂

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว

      @@ruweydadahir2230 bilaash la idiinma saarno ee xaqiiqda ayaa sidaas eh😂

  • @nashaadmohammud9567
    @nashaadmohammud9567 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaad in badan ............. hadaa gabdho nahney khaladaadkeena baa baraneynaa

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi9971 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad allaha faseexada iyo balaaqada ku deesto wa points iyo facts jira

  • @cabdulahimaxamud1221
    @cabdulahimaxamud1221 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waxa qodob wanagsan wll dr ayuub

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 2 ปีที่แล้ว +17

    Mr Ayub you hit the best point which is needed to be taken an action 🎬

  • @Dahabsor
    @Dahabsor 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah bro keep going.

  • @mohamudabshir7481
    @mohamudabshir7481 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalinkeyga qaasaka iiah allow kubarakeee

  • @maxamedshakur6106
    @maxamedshakur6106 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhirigaliye ficn ❣

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +11

    Ustaad abaal weyn baan kuu heynaa wlhi haddaa nahay ragga somaaliyed marnaba kuma iloowin doono mar waliba xaqiiqda baa nala wadaagtaa, war ragow vedio-yada nucan cml eh save dhaha si ay wax yaabo badan la idiinku gaadi lahaa aad uga bad baadiin😂
    guulleyso our teacher❤✌

  • @jamalyosef9306
    @jamalyosef9306 2 ปีที่แล้ว +3

    Real talented real talk.

  • @faizanbeauty9509
    @faizanbeauty9509 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad saxda kahadashay✔

  • @abdallexadaari411
    @abdallexadaari411 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad
    Alle haku sharfo waxbadan hayaad kaa,faa,idnay

  • @hamasjunior2997
    @hamasjunior2997 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi blhi I love you broh thank you so much ❤️💪✊✊✋

  • @nimcoaxmed9448
    @nimcoaxmed9448 2 ปีที่แล้ว +1

    Qiso cajiis ah baan ku hayaa xagee ku soo gubiyaa

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 2 ปีที่แล้ว +2

    Dabeeecad Ahaan Aad baan iskaga Mid Nahay Dhan kaas Runtiii Habluhu Marabaan Nin Jilicsan Nin Marwalba Kool Koolinaya Nin Marwalba Wax siinaya 💯

    • @mohamednur2163
      @mohamednur2163 2 ปีที่แล้ว

      Waan kula qabaa bro

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว

      Lkn dadka hal far maaha

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 2 ปีที่แล้ว +7

    Waligy Gabadh Aan Wallashy Ahyn lacagtayda ma Siin Naag Adan Qabin seed wax u siin Waba Xaaran Xoolahas Ayna Shaqaysan Ee Sida Dhibka yar Ay ku Helayso Haweenka Yaan la Fidnayn

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 2 ปีที่แล้ว +7

    This is incredibly amazing

  • @hassanahmedibraahim4618
    @hassanahmedibraahim4618 2 ปีที่แล้ว +1

    macalin Ayup thnks❤🤗

  • @cabdiwaxidxasan3256
    @cabdiwaxidxasan3256 2 ปีที่แล้ว +2

    Caqli ayu ilahey ku siyey o at ku fahmi krto waxa qaldan iyo waxa saxan marka talo kasta inlaqato ma ahan mu hiim jcel sidisuna wa kasbasho iyo is leyku Nax risto qofka at nolosha lawadagtay in at cawiso qalat ma aha lkn in u ku duleysto Aya qalat ah in at raligiliso qalat ma aha lkn in ey xat keda dhafto u qofka isku ma leyo inu ka sareyo Aya qalat ah sxp naxrista iyo in wax leysku qabto wa qebkamid ah furaysha qalbiya bi adamka tas ogow salan sare wat ku ma hat San thy Fikirkaga bro

  • @Slh4341
    @Slh4341 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrinabdirashid7787
    @nasrinabdirashid7787 2 ปีที่แล้ว +4

    Qodobka kobad kuguma raacsani wllky waayo garaacashada iyo garashada mar walbah garashada wcan tan ah haku waydisato iyadu waa baryo maldahan xaqiqdii.

    • @mohamednur2163
      @mohamednur2163 2 ปีที่แล้ว +1

      Nin naag qabin wax siinyo ma wangsan hadii ayda iweydin baryda badan qiimahda ayee hoos u dhigee marka macalinka hadalkiisa waa run

    • @nasrinabdirashid7787
      @nasrinabdirashid7787 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamednur2163 inntu mba ahan inay wiil wax waydisato lkn grashadu na ma xuma waa hadii ay
      Macquul tahay enyway markiinanu Ayub ka sugaynah kkkk

    • @mohamednur2163
      @mohamednur2163 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nasrinabdirashid7787 waxuu ka hdlaa tusaal ahaan aniga waxaan rabaa in ku guursdo hadii aah i rabtid wax sharuuta ah ma imnayo

    • @manhamanha5151
      @manhamanha5151 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamednur2163 sharuud waa imaanee guurku naftirkiisa aaba sharuud eh marka waxi labada qof Isla gaartaan o rerka ku dhisanayan uu wiilka awoodo waa qeyr .wiil cool heysto oo gabadhi dhahaa aroos fican ku dhigi maayo ma ficno .garashadane waa la is dheeryahay.gabar AA la shekeysatid In aad marko ka farxisid wa wax wanagsan .xoolo qima kuma fadhiyan gabadha qimaheda a ka weyn

    • @mohamednur2163
      @mohamednur2163 2 ปีที่แล้ว

      @@manhamanha5151 haye abyo waad ku mahadsantahay

  • @xasanshiiqiye3562
    @xasanshiiqiye3562 2 ปีที่แล้ว +1

    Videos noo soo badi waan u baahanaheeee

  • @MohamedSalah-ep6sm
    @MohamedSalah-ep6sm 4 หลายเดือนก่อน

    Intaas oo dhan waa arin sax ah

  • @updy952
    @updy952 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aad ayaad umhadsanthy piont iyo facts jirra ayaad wax noga taabaty
    Jasaakalahu zxb qali

  • @cmccmc6091
    @cmccmc6091 2 ปีที่แล้ว

    Ustaat siisoco ha caajizin

  • @mahdiwihliye6651
    @mahdiwihliye6651 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allaah Alle xafido wll

  • @mohacadeofficial5032
    @mohacadeofficial5032 ปีที่แล้ว

    Waw what fantastic word

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay ustaad

  • @MaxamedMustaf-gc3un
    @MaxamedMustaf-gc3un 9 หลายเดือนก่อน

    Macalin ayuub gabar baan xariir laleeyahay qof baa ka xanaajinaya ka dib anika waxay dhahaysaa ha isoo wicin

  • @maankaherochannel7803
    @maankaherochannel7803 2 ปีที่แล้ว

    Mi role model 🥰🥰

  • @abdallaagdage9224
    @abdallaagdage9224 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wallal

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm 7 หลายเดือนก่อน

    Khabiir ayaa tahay runtii

  • @nasriinismail4029
    @nasriinismail4029 2 ปีที่แล้ว +3

    ❤macaliminta macalinkoda❤

  • @yuusufmohamedabdi9607
    @yuusufmohamedabdi9607 2 ปีที่แล้ว +1

    Exactly 💯 Wlhi

  • @cabdiqaniaadan7383
    @cabdiqaniaadan7383 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa run

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa xaqiiq hadalkaanu bro mahadsanid

  • @bukizhfarah6594
    @bukizhfarah6594 2 ปีที่แล้ว

    Wll ayuub jasakalh wax badan kaa faaiidnay runtii

  • @maanshiilmedia2814
    @maanshiilmedia2814 2 ปีที่แล้ว

    Msha lllaha ustaad ayub

  • @boqoradrersharif149
    @boqoradrersharif149 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallh usatad allha haku sharfo

  • @ahamedibraahim8989
    @ahamedibraahim8989 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Ayuub Axmed

  • @aishaismaan4296
    @aishaismaan4296 2 ปีที่แล้ว

    M.a nice teacher

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for your advice

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ayuub

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll ayuub axmed 👍👍

  • @ahmedsheekh9631
    @ahmedsheekh9631 2 ปีที่แล้ว

    Horeh usoco wllky taladada way I anfacday raxmaanku raali kaa noqoy

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 ปีที่แล้ว

    Maasha'ALLAAH waad asiibtay.

  • @msheeqnuur
    @msheeqnuur 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 2 ปีที่แล้ว +11

    Waad mahd santahay lkn ragu iyagaba waa sameyan ma tayda hasocoto waa laga wada siman yahay 👍 marka wax laga wada simnyahy

    • @kaftanboy3054
      @kaftanboy3054 2 ปีที่แล้ว

      Gees gees haufasirin yarey joog🤣🤣

  • @liibanmaxamedahmed1636
    @liibanmaxamedahmed1636 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxa tahay macalinka Dunida ugu wanagsan

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ayuub ahmed

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhh ataag dumarka ninka haduu isgarani miyaa laweydistaa. Tankale qeebta xariirka waa ku dhaxday dumarka ayagoo rabaan ayee katagaan raga hadii labaryana wee Soo laabtaan adeer maanta wax maheysid ma istiri

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 2 ปีที่แล้ว

      Taasi macquul mahan qof ku rapa kama tagi karo wax aqli gaal ah la imow wllshy

    • @ramloabdulle3458
      @ramloabdulle3458 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmett5835 wakatage karta hade daryel Iyo jaceel Iyo qofka ayada doneysay hada noqoweyso

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 2 ปีที่แล้ว

      @@ramloabdulle3458 qofku haddu ka taagay adna mahan inaad ka daba oyde waa anad ku tirahada fasaxa ba aan agtayda oa tahy

  • @hamdahagar2842
    @hamdahagar2842 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayuup aymahn ma istidhi dumarkibey ku tustey haben io maalinba dumar uunbad ku tagn thye caadi iska dhig wllo

  • @ahmedosman2307
    @ahmedosman2307 2 ปีที่แล้ว

    100% waan kugu raacsanahay

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsind wll

  • @Dajiye614
    @Dajiye614 2 ปีที่แล้ว

    Macalin 🙏🏿

  • @idilsaid9028
    @idilsaid9028 2 ปีที่แล้ว +2

    Malamahan xaga raga ujilicsanida ayubow wll 🙄😭nawada khashiftaye 😂

    • @yacquubalra7378
      @yacquubalra7378 2 ปีที่แล้ว

      Filmkan waligayba wan iska fahan sanaa wllhi

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going teacher 👍

  • @abdirahmanibrahim1260
    @abdirahmanibrahim1260 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @srkfany6516
    @srkfany6516 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi wax saxan ayàad ka hadashey Tnks Wax yaabo badan ka faa,idney

  • @CabdicasiisSiisto
    @CabdicasiisSiisto 9 หลายเดือนก่อน

    Waar niyaw ragnà wa ragi hore hadalna wa intu yidhi .....midhadhkii ka hadheyba tey wankusalamey zxp

  • @omgchallenge4874
    @omgchallenge4874 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll dumarka iska daa Dusha baad ka saraan tahay ee iska daa

    • @yacquubalra7378
      @yacquubalra7378 2 ปีที่แล้ว

      Ninkan wa legend waxuu sheega been maaha ka tag ama qaado

    • @omgchallenge4874
      @omgchallenge4874 2 ปีที่แล้ว

      @@yacquubalra7378 wax yaa baa qar kood waa been caad

    • @yacquubalra7378
      @yacquubalra7378 2 ปีที่แล้ว

      @@omgchallenge4874 waxa yar hadhow wax weyn kugu noqon 🤔

  • @sihaamsiciid9756
    @sihaamsiciid9756 2 ปีที่แล้ว

    Thnkz teacher

  • @apdrahmanhirsi7772
    @apdrahmanhirsi7772 2 ปีที่แล้ว

    M.a bro isha kaliya ee ay ragu ka faa iideen tahay dantoodana ay ku garteen

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว

    brother thenks alot weli aniga dhex fadhiya sheekadan anigay i haysata

  • @umumahir610
    @umumahir610 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah.sax👍✍️

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 ปีที่แล้ว

    Mshllh tabarakallah

  • @zakh8374
    @zakh8374 2 ปีที่แล้ว +1

    Marsha sllh