3 Adigu ha aqbalin in ka yar qiimahaaga fiiri waxa dhaca

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 258

  • @appleabdi3856
    @appleabdi3856 ปีที่แล้ว +134

    Hadii aad tahayy qofla dhawacay oh qalbiga kaxanusan od jacayl darti ad hurdada uga go,day saliga nabiga scw ❤️🥰akhri wlhi culays odhan wakadagaya

    • @fatimaisa32
      @fatimaisa32 ปีที่แล้ว +8

      Walaahi waa run saliga nabigu waa wax aad u qiima badan kurbo kastana looga baxo qofkii daa'ima garan kara

    • @najmamaxamed3484
      @najmamaxamed3484 ปีที่แล้ว +4

      Wllshey mahadsanid haa wlhi wa kula arkay wa mucjiso salliga

    • @nuuraabdirizak2083
      @nuuraabdirizak2083 ปีที่แล้ว +2

      Ok💔🙏

    • @abdirisakbritish2050
      @abdirisakbritish2050 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid walal

    • @MohamedHussein-oz1we
      @MohamedHussein-oz1we ปีที่แล้ว +3

      Plain truth sister thank you so much

  • @مقاطع_المعرفة
    @مقاطع_المعرفة ปีที่แล้ว +78

    Aawey dadkii jeclaa nabigeena Mohamed (scw).🥰🥰🥰🥰🥰

    • @nicmiita9509
      @nicmiita9509 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @upliftmee
      @upliftmee ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @queenumeema7252
      @queenumeema7252 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @hodankaaba2641
      @hodankaaba2641 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @anelkamohamed3659
      @anelkamohamed3659 ปีที่แล้ว

      @@hodankaaba2641 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @drmohamed6442
    @drmohamed6442 ปีที่แล้ว +15

    Hadi qof ku dhaawaco ucarar xaga Alle labo rakco sunna ah duko waad wanagsanani insha Allah

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +22

    Dhiirigaliyaheena ustaad ayuub we miss u📑
    Rabi haku xafido aduun iyo aakhiraba ........🤲💭

  • @saidmahamud767
    @saidmahamud767 ปีที่แล้ว +29

    MagaCeygu waa siciid maxamuud waxan ku nolahay magalada hargaysa waxan ahay arday dhigta fasalka form one da'deydu waa 16sano jir waxan nolosha ka leeyahay hamiyo badan waxan daawada vedio walba oo aad soo dhigto waxaad tahay run ahaantii qof aan ka bartey waxyaabo badan oo infaca ma garan karo waxan kugu tilmaamo waxad tahay hanuuniyaha itusay wadada saxda ah wllo sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato waxan nafteyda ka balan qaadey in hadii ilahay idaayo oo aan naqdo qof wax qabsada ama hantiile aan noqdo waa balan inaan malin aan kulmi doono oo abaalkaaga kuu gudo kolay ma gudi karo waayo abaalkagu waxa iila mid yahay sida kii hoyadii isoo karisay
    Waxan la nolaa maalmo iyo habeeno badan daruuf iyo dayac uu iidheer yahay wal wal iyo murugo xanuun badan waxan dawada vedio yadaada oo iinoqda wahel iyo dhiiri galin
    Waxan mar walba isii dhiiri galiya macaliminteyda oo shahaado iyo garab istaag weyn ii sameeya mar walba oo fasalka kalinta kowad ugalo
    Run ahaantii iskumaanaan fiicneyn waxbarashada lkn markii iigu horeysay ee aan daawado vedio aad ledahay ayaan goaan ku gaadhay inaan ani nafteyda duleyn oo aan meel iska soo saaro waxad ii noqotay qofka noloshayda ka bad baadiyay mudtaqbalkii mugdiga ahaa ee ay ku wajahneyd
    THANKS YOU MY TEACHER ALLEH WAX CUN KUMA TUSO

    • @UgbaadAdamhaybe
      @UgbaadAdamhaybe 7 หลายเดือนก่อน

      Ilhy hadfkaaga haguu rumeeyo 🎉

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 ปีที่แล้ว +8

    alhamdulilaah waan ahay qof yaqaana qiimihiisa mana aqbalo aflagaado iyo in lay liido mana aqbalo wax aan i qalmayn mana raaciyo noloshayda qof iga tagay wayo qofku asagaa doorty in uu iga tago

  • @alipelley142
    @alipelley142 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tasbiixda badi rabiga usujuud tusmada noloshuna waa ku hagaagiiye📖✍✍✍❤✅ maxa ka qurux badan adigo utaagan salatu leyl oo rabiga usujudsan😢🤲

  • @hamdashiine7145
    @hamdashiine7145 ปีที่แล้ว +16

    Marwalba oo aan vedios kaaga daawado wax ayaa noloshyda iska badalaan aad ba u mahadsanthy ustaad 🙏

  • @ubahsalah2773
    @ubahsalah2773 ปีที่แล้ว +2

    habaryar markasta waan kuu soo duceeyaa markasta ee illaheey ha kuu aqbalo

  • @rahmomire2844
    @rahmomire2844 ปีที่แล้ว +6

    Jazaka Allah walaal Ayub garashada iyo garaadkaba Allah ku kordhiyo

  • @M_a_ya14
    @M_a_ya14 ปีที่แล้ว +17

    Thank u so much 😢you always know what to say and I adore u sharing that wisdom with us.Jazakallah .🤝

  • @hassanmahamoud1721
    @hassanmahamoud1721 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wllo mahadsanid

  • @ismailabdirahman9452
    @ismailabdirahman9452 ปีที่แล้ว +7

    Goan ayan gaaray Cawa kadib Friday 10❤😢February 2023 Horay socod

    • @sagaliina
      @sagaliina ปีที่แล้ว

      Sorry walalkey. Anba sidoo kale

  • @hassanmucalim6811
    @hassanmucalim6811 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaah ayuub

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 ปีที่แล้ว +8

    Waan iska kaa jeclahay allh haku jeclado run ayad sheegta allh haku xafido 🤲

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah rabi haku xifdiyo
    Waxa aad ka hadleeso waa cilmi lkn dadkanaga inta badan ma fahansano

  • @marwaanmaxamed6650
    @marwaanmaxamed6650 ปีที่แล้ว +6

    Every time I watch your vedios. something is change in my life thanks brother ,🙏

  • @xamdaxasan9256
    @xamdaxasan9256 ปีที่แล้ว +1

    Mashlh mashlh alh yacisak

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx ปีที่แล้ว +8

    Ustaad aad ban ku salamay teda kale vidros ka aad so dhigto malahan aad bey u yaryihiin malaha mashqul kaga batay 🔥💯

  • @AbdiraxmanMohamed-u8e
    @AbdiraxmanMohamed-u8e 11 หลายเดือนก่อน +1

    Best teacher

  • @shukrishukri7751
    @shukrishukri7751 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my brother ❤❤❤❤

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 ปีที่แล้ว +7

    🥰🥰🥰🥰 kheyr alle ha ku siiyo alle ha ku xafido alle ha ku sharfo alle ha ku naxariisto wllo ayub

  • @saidoabdulahi9476
    @saidoabdulahi9476 ปีที่แล้ว +2

    7:28 masha Allah 💯💯💯💯💯💯💯

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 ปีที่แล้ว +7

    Thankz wll Ayub wlhi wax badan ayaan ka faa iidaye ❤💯

  • @munomaxamed2287
    @munomaxamed2287 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Allah ha ku barakeeyo

  • @najahmouse5244
    @najahmouse5244 ปีที่แล้ว +13

    Wan ku nafisaa dhirogalintada wayo qof kalsooni dhan aad siisay hadana ku qalbi jabiyay waa dhip iso duceeeya walal 😢❤

    • @nuuraabdirizak2083
      @nuuraabdirizak2083 ปีที่แล้ว

      Kula mid ayan ahay illahay hayno dhayo qlbigena saliga nabiga badi scw❤💔😭

    • @muniirayahye7491
      @muniirayahye7491 ปีที่แล้ว

      Paayo cashar un ayu kubaray alx dheh taz cml ayaa ani i heesato hda lkn wax walbo go aan kda ugu talabsan krta taz ogw😢

    • @MahamedSheikh-d2q
      @MahamedSheikh-d2q 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkii uusoomaray ayaa garan sxb allaha ka caafiyo

  • @abdijabarhassanabdulahi6365
    @abdijabarhassanabdulahi6365 ปีที่แล้ว +10

    Do wht is right not what is easy💯

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว +3

    Mahdsanid ustaad Ayub Ahmed Allah dartiis ku jaclahay walalkey

  • @nimohassen0506
    @nimohassen0506 ปีที่แล้ว +4

    Ayuub Wallahi waa nin aqli badan Mansha allah

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow ปีที่แล้ว +2

    Allaah haku xafido Habaryar

  • @nimaxmed8750
    @nimaxmed8750 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abwe

  • @aadilmohamed6127
    @aadilmohamed6127 ปีที่แล้ว +19

    Masha allah walal ayub Wax badan ayaa ino faaideysay qeyr alah kugu badalo aduun iyo aaqiro ❤

  • @mohamedabdirahman4269
    @mohamedabdirahman4269 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaad dhiirigalintaada

  • @salaadipraahim5291
    @salaadipraahim5291 ปีที่แล้ว +5

    Allah ku xafido wll qali 🥰

  • @ruwaydaseid
    @ruwaydaseid ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wlo caqliga iyo cilmiga allah ha ku daayo ilahay darti ban ku jeclahay

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallaah teacher 🙏🥰

  • @nihaalchannel6133
    @nihaalchannel6133 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdullilah waayo qabiir ban kunoqday nolosha🤣✌️

  • @saxarlaweerar
    @saxarlaweerar ปีที่แล้ว +3

    Rabi ha ku barkeeyo

  • @maryamaabdulqadir1046
    @maryamaabdulqadir1046 ปีที่แล้ว +4

    شكرا على تشجيعك أستاذ

  • @yahyeahmedofficial
    @yahyeahmedofficial ปีที่แล้ว +3

    Ani iyo zxipadey wa ku jeclnahy oo wa ka shekeynaa tnx teacher ayoub

  • @warsamenuurismaaciil1075
    @warsamenuurismaaciil1075 ปีที่แล้ว +4

    m.allah alla hagu xifdisto abtiyo🥰

  • @qaasimyare4934
    @qaasimyare4934 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii ugu horeeyay
    Pin pro

  • @maryanabukarsaladsharaf679
    @maryanabukarsaladsharaf679 ปีที่แล้ว +2

    Wn ku tageeraa wllky😍😍

  • @farxiyoabdulgaader7093
    @farxiyoabdulgaader7093 ปีที่แล้ว +4

    masha alah alah ku xafido walaal aduun iyo aaqiro

  • @hodanuh1943
    @hodanuh1943 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa allh alle cilmiga iyo caqligaba hakuusiyadiyo

  • @ahmedmuseaj
    @ahmedmuseaj ปีที่แล้ว +1

    Wa sax waaye aduunkaan qof faqiir ah ma jiro ileen wax fikrid ah mahayo

  • @samiraosman49
    @samiraosman49 ปีที่แล้ว +2

    Thanks you ilahy khayr ha ku siiyo

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว +6

    Thank you teacher🙏🏻🙏🏻🥰🥰❤❤💯💯

  • @abdiweliabdi3822
    @abdiweliabdi3822 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh fikrad aad uwanaagsan mahadsanid inbadan

  • @fahadcabdi9286
    @fahadcabdi9286 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahadsanid

  • @anuuanush5391
    @anuuanush5391 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah illahay ha ku barkeyo wll wlh dhir glinted wan ku nafisa

  • @MaxamudNuune
    @MaxamudNuune 11 หลายเดือนก่อน

    Alxm. Sidaaso. Kale. Igu. Dhici. Gadhay. Waa. Isk. Taxa. Taray😊

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ayub alle hakuxiftiyo

  • @XasanCali-tj5fd
    @XasanCali-tj5fd 5 หลายเดือนก่อน

    Alaha ka abalmariyo ayuub ahmad❤

  • @hidaayo2000
    @hidaayo2000 ปีที่แล้ว +5

    That's for sure
    (Horaa looyiri saaid ha ujeclan nicidonta ma ogide ha nicin jeclaan dontit ma ogide )

    • @maryanl804
      @maryanl804 5 หลายเดือนก่อน

      Waaaba xadiith saxiixa

  • @Cdninorhashi1605
    @Cdninorhashi1605 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal Ayuub axmed wax badan baas ka faiday🤍📖

  • @MustafeSureer
    @MustafeSureer 10 หลายเดือนก่อน

    Wa yacbuduuna minduunilaahi maala yamliku lahum minasamaawaati wal ardi shay aa❤

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 ปีที่แล้ว +1

    Niyo waxajira mid aan kaa faa iday waan qiimenta nafta marwalibana waad dhahdaa mahdsanid janatul fardows alaha ku geeyo su,aal la aan

  • @adanriyaq9416
    @adanriyaq9416 ปีที่แล้ว +1

    Than you walalkey wanaga aad umada uu wado❤

  • @Mohamed-zb3mk
    @Mohamed-zb3mk ปีที่แล้ว +3

    Masha alh just seen this video in u tube and immediately it touches me.

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 ปีที่แล้ว +3

    I miss you, Ayub walal ilahay hakuu siyaadsiyo keep going

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 ปีที่แล้ว +2

    Hadal xaqiiq walle thank you 💕 wllkey

  • @FardawsaIbrahim-mx1ht
    @FardawsaIbrahim-mx1ht 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wlhi nolosheda dhaan waa badashay dhirgalintada ilahy kasko alx shukran wll ❤

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir 8 หลายเดือนก่อน

    Walhi waa xan jeclay dhiribgalitad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuhayphassan7111
    @zuhayphassan7111 ปีที่แล้ว +3

    Aniga uun baad uga hadleysa dhipatada I heysta waxba garan mayo ee allaha na garan siiyo kaliya cibaabadada ayaan ku dadaaleynaa inzha allah

    • @mezoutozil7278
      @mezoutozil7278 10 หลายเดือนก่อน

      Incha Allah wllo kula midban ahay lagayaba taydu inay kaa daran tahy Alle ha inaga dulqaado culayskaas

  • @gashaan6966
    @gashaan6966 8 หลายเดือนก่อน

    Shukran walal

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah Tabaarakallaah

  • @axmedzaki6881
    @axmedzaki6881 ปีที่แล้ว

    Macalin ayuub

  • @abdijabarhassanabdulahi6365
    @abdijabarhassanabdulahi6365 ปีที่แล้ว +22

    Taking action is the only way to creat my own space in the world

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah my teacher

  • @mohamednour4295
    @mohamednour4295 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah wan kugu xidhnahay szb thanks

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 ปีที่แล้ว +2

    My teacher home 😌

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 หลายเดือนก่อน

    Wllky ayub thanks

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 ปีที่แล้ว +1

    Sax walal mahasanit

  • @AhmedHussein-ui3gy
    @AhmedHussein-ui3gy ปีที่แล้ว +3

    Amazing motivator. Keep going pro💖❤️

  • @hodanmoha5028
    @hodanmoha5028 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh wll Alle ah ku xafido

  • @xamdanalka1072
    @xamdanalka1072 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wllo dhirigaliye

  • @RuuRuuze
    @RuuRuuze 7 หลายเดือนก่อน

    Mnshlh shukran

  • @abdijabarhassanabdulahi6365
    @abdijabarhassanabdulahi6365 ปีที่แล้ว +11

    U need the courage to start and
    The dicpline to keep going

  • @dahaboahmed1608
    @dahaboahmed1608 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah kheyr allaha ku siyo wll

  • @feysalnuurxaangi8305
    @feysalnuurxaangi8305 ปีที่แล้ว +1

    Tngz brother 🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 ปีที่แล้ว +1

    Habmalyo wllkay ayyub axmed

  • @xamzexadaari1703
    @xamzexadaari1703 ปีที่แล้ว +3

    he is Right ❤

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 ปีที่แล้ว +1

    Aad Io aad thank you 😊

  • @sahalabdurahman5424
    @sahalabdurahman5424 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much
    Walalo

  • @hassaninaosman109
    @hassaninaosman109 ปีที่แล้ว

    M.a alle haku hafido

  • @NacimaM-yi4qx
    @NacimaM-yi4qx ปีที่แล้ว

    Thanks you abowe

  • @zamiitazimraan574
    @zamiitazimraan574 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher 🙏

  • @munamohamed9506
    @munamohamed9506 ปีที่แล้ว +1

    Allh ha ka abaal mariyo wanaga ad sogud bisay

  • @maimunabdinasir3011
    @maimunabdinasir3011 ปีที่แล้ว

    WllkaY Mahd znd .
    Allah waxn weydiisanaya inuu igu Saladin Ina ruux naftayda siiyo.
    Qofka haduu allh ku xiran Yahy waxba kama xumanayo wayo Allah Aya yiri
    (والذين آمنوا اشد حبا لله)
    Mar waan Aaminsana nolosha hadii Aadan helin qof ku fahma inay waxba ahyn hada balse Ina qof noloshayda u xayiro waxn u arka liidnimo

  • @Abu__yaxya
    @Abu__yaxya ปีที่แล้ว +3

    Isoo duceeyaa wll yaal
    Inuu ilaahay waxaan jclhay isiiyo🥺

  • @ahmedzaki1894
    @ahmedzaki1894 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid walaaal🙏

  • @nimcoadoontiialleadoontiia2333
    @nimcoadoontiialleadoontiia2333 ปีที่แล้ว

    Jasakumula khyr

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ❤❤

  • @abdijabarhassanabdulahi6365
    @abdijabarhassanabdulahi6365 ปีที่แล้ว +14

    Consistency is the key

  • @Toox774
    @Toox774 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll ayub❤

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 ปีที่แล้ว +1

    Thanks you bro for you advise

  • @omomuad9267
    @omomuad9267 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub thanks

  • @QaadiAhmednur
    @QaadiAhmednur 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @halishmohaa2912
    @halishmohaa2912 ปีที่แล้ว +2

    Wll ayub xageee kalaso hadlaaaa wlh waano ayn kaga bahanhy plz ariin murugo ah ayn kusuganhy isojwb adgo rali ah