10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Farxadu waa doorasha qofka kuma lihi xaalada ku murugo geliya kugu ma dhacayaan is weydintu waa sidee nafta looga farxiyaa markay xaaladu kugu adkaato.

ความคิดเห็น • 118

  • @Sisiko123
    @Sisiko123 5 หลายเดือนก่อน +61

    10 waxyaabod ay samayntoodi maalinkasta qofka qalbigiisa farxad galinaysa
    1: 5 saladood ilaaali (waxa waloo aad rabto waxa ku fudaydinaya istiqfaarta badi )
    2: in habeenki ku seexato sariir nadiiif ah (goglo gogoshaada)
    3: ehelkaga wax la cun la kaftan
    4: 8 saacadood seexo oo madow ah(habeen ah )
    5: waagii marka uu baryo waxa ugu horeeya ee aad calooshada galinayso biyo ha noqdaan
    6: noqo qof mahad celin badan wax walbana ilahay ku maaahadi qof walba u mahad celi
    7: qofna ha xasidin
    8: qofna naftada ha bar bar dhigin
    9: markay mashkulad ku haysato dabeecada dareenka ee mushkilada ku adaan badel
    10: xaaladaha qaar naftaada casuuum
    Edit. Boqolkiiba 10 waxa kugu dhacaya waa qadar alle 90 boqolkiiiba waa sida uga fal celiso from xaliye
    Thank you ❤

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  5 หลายเดือนก่อน +12

      Life is 10% what happens to us and 90% how we react to it -Charles R Swindol

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar 5 หลายเดือนก่อน +2

      ​Wll ​@@ayubAhmedPodcast qodubkaada 7aad yuusan kuqabsanin qof haxaasidin xaliye ayaa somalida badankooda ufasiray una sharxay adiganh waad mahadsantahay ❤

    • @maryanmaxamuud7899
      @maryanmaxamuud7899 4 หลายเดือนก่อน +2

      ❤😊

    • @micraajhussein7929
      @micraajhussein7929 หลายเดือนก่อน

      MAHADSANID MILYAN JEER WALAALKEY ❤🎉 0:00

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 5 หลายเดือนก่อน +24

    2019 April ayay ahyd inan ilaahay waydiisan jiray inuu abahay mar uun soo kiciyo oo coma da ka baxo , imagine waxn ka farxi jiray wuxu aha inuu abahy mar uun neefsado neefta caadiga oo maruun laga furo oxygen ta ,malinka laga naaquso wan ku farxi jiray , wax kale oo aad u farxy malinkii uu hamaansaday ,malinkuu hindisay 😢😢😢 subhanallaha, after 5 month markii dambe comadii buu kaso kala baxy waa wixi ugu fcn een arki waqtigaas ,imikan waxan ilaahy ka baryaa inuu maruun lugihiisa dib ugu istaago , tasina way iman kuwii horeba wan ka helay ilahay .

    • @QamarNuur-om1fj
      @QamarNuur-om1fj 5 หลายเดือนก่อน +2

      Allaha caafimaad taam ah siiyo I.a illaahey Ayaa so kicinaya lugahiisa ku istaajinaya😊

    • @RoodaAbdiHassan65
      @RoodaAbdiHassan65 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay cafimad Tam ah ha siiyo byo lugihiisana wuu ku istaagi I.a😊

    • @AbdiasiiselmiSaeed
      @AbdiasiiselmiSaeed 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ale ha caafiyo wll

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamin aaamin , insha Allah❤
      Waxkasto qurux badan Waqti buu qata, marka wan sugyaa malinkaas inshaa allah

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 หลายเดือนก่อน +16

    😢😢😢 *Aabahay iyo hooyadey in Alle iisoo nooleeyo ayaan ku farxi lahaa. Wallalyaal hadii waalidkiin nool yhy kawar haya . Anigana iigu duceeya waalidkay in Alle jannada inagu kulmiyo*

    • @Sahruush
      @Sahruush 5 หลายเดือนก่อน +2

      Same😥 wax walba qadarta rabbi ka wayn isbirii😢😢Qalbi Allah noo qabojiyo
      Jannada Allah nagu kulmiyo

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  5 หลายเดือนก่อน +5

      Allaha u naxariisto wllidkeen dhamaanteen

    • @Somali-One
      @Somali-One 5 หลายเดือนก่อน +2

      Amin Amin Amin 🤲

    • @Sh.abdixakimIbrahim
      @Sh.abdixakimIbrahim 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ilaahy ha unaxariisto

  • @Nishkeey
    @Nishkeey 5 หลายเดือนก่อน +10

    Al Ustad 1 million subscribe I kabadan i kabadan wanu garayna Hadan Adiga Kugu Xiran Nahay Ustaad jazakallah

  • @degmoahmed8477
    @degmoahmed8477 4 หลายเดือนก่อน +3

    Khayr alle hakuusiiyo waxad moodaa waxkastood sheegayso waa mushkiladaha ihaysta alle kuwa waanada qaata alle hanaga dhigo❤

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 5 หลายเดือนก่อน +4

    SHidaalka nafta ayaa tahay wallaahi walalkey qodobo wngsan ayad ka hadashay thnks❤🎉

  • @IstaahilCabdulaahi
    @IstaahilCabdulaahi 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadasanid wax badan ayaa qortay waan ku dhaqmi Donna inssha Allah adigana ajar Allah kaa soiyo

  • @Kubra-o4f
    @Kubra-o4f 5 หลายเดือนก่อน +3

    جزاك الله خير

  • @yusufabsiye7526
    @yusufabsiye7526 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ma shaa allah ustaad jzakllah😍

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ma.allh barakalah ustaad allh haku xafido 🤲 wax runaa noo sheegtay jzakalahu khyrul jazaa ustaad

  • @Sahruush
    @Sahruush 5 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallah my dear teacher Ayuup Ahmed😊
    Qodobo aad ugu hely❤

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Aboowe wn ka faaa.iday illaaahy Abaalkaga jano haka dhigo

  • @NusaybaSaid
    @NusaybaSaid 5 หลายเดือนก่อน +2

    Allow farxad waarTa oo qalbiYan ah ku waYdiistY🤲🏻thanks wllo

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv 5 หลายเดือนก่อน +1

    wad mahadsantahey walalkey ayub axmed ❤❤🎉🎉

  • @RuweydaAbdullahi-v5r
    @RuweydaAbdullahi-v5r 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay soo manoola ayad dhhdey waogohy inaa kwdid soo majooga lkn ogaaw
    Tnx wxbdna ifaideysey

  • @mosseAli
    @mosseAli 5 หลายเดือนก่อน +1

    ASTAAQFAARTU waa Muhiim wllhi Allha ka abalMariyo Mudane 🎉

  • @JibriilMohamedsayid
    @JibriilMohamedsayid 5 หลายเดือนก่อน +1

    My teacher keep going wll

  • @maslaxmaxamed2840
    @maslaxmaxamed2840 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah ilaahey haku barakeeyo wll waad mahadsantahay sida wanagsan ee noo tarbiyeysay anagoo dad waaween ah❤❤❤

  • @RidwaanCabdiqaadir-ok1bh
    @RidwaanCabdiqaadir-ok1bh 5 หลายเดือนก่อน +2

    Shidalka naftaa tahay ilahay Haku barakeyo ustaad❤

  • @HabsoAbdulaahi
    @HabsoAbdulaahi 16 วันที่ผ่านมา

    Dhiirigaliyahena Ayuun hadada no joogi lahayn ya na dhiiri galin lahaa jazakallah wll mcn❤🥰

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabaraka Allah ❤ mahadsanid abowe Ayub. Allaha ku xafido. Guul ayaan kuu rajaynayaa ❤❤❤

  • @khadramuxumed4463
    @khadramuxumed4463 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haku barakeeyo wllo

  • @AbdiazizRashid-dq7si
    @AbdiazizRashid-dq7si 4 หลายเดือนก่อน

    Jasakalaah wl

  • @IkranMahmatabdulhi
    @IkranMahmatabdulhi 4 หลายเดือนก่อน

    Jazkalaah wll wandadu wa miid qalbiga tabnaysa❤❤

  • @LeilaMohamed-t6q
    @LeilaMohamed-t6q 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Walalo jizakaAllah khairan adun kana fil nicmo aqtrana fil Janna Amin

  • @JuweriyaAhmed-f5y
    @JuweriyaAhmed-f5y 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walalkey ayub sida wnagsan oo ad wanag iyo wxyabaha nolosha ugu muhimsan ad nogu so gudbiso

  • @farahismail7574
    @farahismail7574 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wllo wax sheegaga alle kuwa wax ku qaata alle hanaga dhigo

  • @IsraYar-wj3xg
    @IsraYar-wj3xg 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wll alleh haku dhafo intaa ku bartay wx banad baa faaiday m.aa allv❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh11 5 หลายเดือนก่อน +6

    Ustad Mhdsnid

  • @Farta_haji
    @Farta_haji 5 หลายเดือนก่อน +4

    Saxiix I hope nimanka somalida in e nolosha wax kafahmi lahayen sida adi o kale 😊

    • @adoontiialle8270
      @adoontiialle8270 4 หลายเดือนก่อน

      Waxaa laga yaabaa inay nimankuna leeyihiin waxaa fiicnan lahayd inay gabdhuhu wax fahmi lahaayeen 😂

  • @asiahassanmohamed
    @asiahassanmohamed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahdsanid ustaad ilhy hkaa abaal mariyo waxa wanaagsan eed nala wadaagty
    anaga hanaga dhigu kuwo noloshooda hormariyo

  • @hafiif
    @hafiif 5 หลายเดือนก่อน

    alleH haku barakeeyo mclin 🙏🙏

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 5 หลายเดือนก่อน +2

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaat ilhy ajar haka siyo

  • @SuleimanAbdiElmi-ff2pt
    @SuleimanAbdiElmi-ff2pt 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you so 💓 much ❤
    My Best teacher ❤
    Ayub Axmed 2024
    Live forever ❤

  • @sundusnuura418
    @sundusnuura418 5 หลายเดือนก่อน

    iLahay khrhakuseyo walaalkay

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid 😊

  • @yasminmustaf6551
    @yasminmustaf6551 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wlllkey ❤️🫶

  • @idiljama0101
    @idiljama0101 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xauun ayaan dareema oo weliba ah in lay sixrey alxmdulh ❤

    • @umanaziya2730
      @umanaziya2730 20 วันที่ผ่านมา

      quraan baad haystaa e e isku dawee oo adigubisku akhri dhagayso😅

  • @Asraabdulahi32
    @Asraabdulahi32 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaakalahu kheyr wll ayuub ilaahey hakaa abaal mariyo dadaalkaa noo hurty

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP 3 หลายเดือนก่อน

    🤴 aYUB aHMeD MaHaDSaNiD prother adiNa miisaNKa XasaNaDKa allah hakuu saaro

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waa mahadsan thy wxaa noo sheegty dhan wlhi really wye anaa arky ❤

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado5687 2 หลายเดือนก่อน

    Machallah

  • @QAYS____SHELPY
    @QAYS____SHELPY 5 หลายเดือนก่อน +2

    Uztaad wllhi waa sax Qof aan cuno lacuno 2bil isla maan cunin

  • @farxiyaabdirahmaan
    @farxiyaabdirahmaan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ayuub Ahmed wllo allah ha ku barkeeyo wax ban baan kaa faaidy🙏

  • @maryamamohamed-jl6ej
    @maryamamohamed-jl6ej 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsanid wllky ajar ilaahay haka siiyo intaad wax noosheekdo oo nawaaniso aduunyadeena iyo aaqiradeenaba

  • @umuayman8363
    @umuayman8363 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wll wax badan ayan Ka faiday ilahay haka ajar siiyo

  • @BashirBashr-bx6hm
    @BashirBashr-bx6hm 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado5687 2 หลายเดือนก่อน

    Nolow wllky

  • @fadmaabdi4006
    @fadmaabdi4006 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll ayuub 🙏

  • @suldaanzaki5314
    @suldaanzaki5314 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay miisaanka xasanaadka hakuugu siyaadsho wll

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  5 หลายเดือนก่อน

      Allahumma aamiin wllky sidoo kale

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub allaha kubarakeeyo ❤jimco mubarak ❤

  • @fardousnasah143
    @fardousnasah143 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jasakal allah wax baa ka bartay kistaa laxooxda dubanaye

  • @rahmoabdi3186
    @rahmoabdi3186 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤ 🥰🥰😍😍my ayub thanks😂

  • @Amiirakhadar-eb8nu
    @Amiirakhadar-eb8nu 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @ZhucayBXabsade
    @ZhucayBXabsade 4 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid wll❤

  • @liibanabdi7578
    @liibanabdi7578 4 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 5 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going brother

  • @OmanSalam-yp1td
    @OmanSalam-yp1td 4 หลายเดือนก่อน

    Mash❤❤❤❤❤

  • @Nabaddonmustafa
    @Nabaddonmustafa 18 วันที่ผ่านมา

    Welcome

  • @JudaamTuuh
    @JudaamTuuh 5 หลายเดือนก่อน +2

    😢ilahaw mustaqbalyko xumada imuuqde igacan gal

  • @RuqiyoMacalin-k8u
    @RuqiyoMacalin-k8u 5 หลายเดือนก่อน +1

    Brother one love

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa jecelan lahaa inan kula hadalo waxaba ku shegi laha talo kaa rabi lahaa

    • @mohamettjama0
      @mohamettjama0 5 หลายเดือนก่อน

      😢

    • @qalbilove2448
      @qalbilove2448 5 หลายเดือนก่อน +1

      Snapchatka kala hadal

    • @KhadraAbdi-hz1ki
      @KhadraAbdi-hz1ki 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@qalbilove2448 maxa ugu qoran wll

  • @ayanlehfitness4783
    @ayanlehfitness4783 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh been maha waa sax

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadasanid muqaalka qoflii si dagan udaawado wax weyn buu ka faaidin

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wll ayup alle hakubarakeeyo wll waxaan rabaa inaan kula soo xiriiro ee majirtaa meel lagaala soo xidhiidho

    • @Sahruush
      @Sahruush 5 หลายเดือนก่อน

      Snapchat ka

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wll

    • @Dhagawayne-fe9zl
      @Dhagawayne-fe9zl 5 หลายเดือนก่อน

      @@Sahruush snapchatka maxaa ugu qoran wll

  • @OmanSalam-yp1td
    @OmanSalam-yp1td 4 หลายเดือนก่อน

    Alxm❤❤❤😢

  • @foosbare1389
    @foosbare1389 5 หลายเดือนก่อน

    thanks wllo

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher

  • @HawaaAbdirashiid
    @HawaaAbdirashiid 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ayuubow waxan ku waydiiyay qof ayaa jacayl ku sheegtay wanad hubta inu dhab ka yahy hadad diido nabsi miyuu ku helayaa mar walpa waxa uu igu dhaha qof ayan nabsi ka galay adana iga jaraya anina ma rabo wana u sheegay wax xidhiidh ahna nagama dhexeeyo hadaa aman siiyo nabsi miyaa i helayana 🎉

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  5 หลายเดือนก่อน +3

      Ws waa dhici kartaa in isaga laga jarayo waana hadii qofkaa uu markii hore been ku sasabayey oo inta iska dhigay qof jecel hadana markii dambe ay runta ka badin wayday inuu u sheego oo uga baxay markaa qofkaa qalbigiisuu dhaawacay hadiise uu diiday keliya waxba nabsi kama raacayo
      Bini aadamku sidoodaba qaarbaa il kulul hadaysan nafta qofka rabinna ma qasbi kartid hadii kale been ayaad kula joogtaa adoo naftaada aysan raali ku ahayn
      Hadii qofku qof lugooyo qof kalaa ka jara laakiin hadaad adigoo waxba ka aqbalin aad u sheegto inaadan rabin warkana u cadayso wax dhiba kuma jiro rabi baa runta ina ku jecel.

    • @HawaaAbdirashiid
      @HawaaAbdirashiid 5 หลายเดือนก่อน

      Thanks 😊😊😊

  • @Suhayb_cadde
    @Suhayb_cadde 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp gabar ayaa iz jecelnahay waxaana Wadda soconey muddo 2 bilood ah deedna waxaa siiyey jacayl waxay isiiisey jacayl aduunka oo dhan ayaa agteeda keeney gabartaas hal sikin mey murgin lkn maalin ayaa waxay ii sheegtey in ay 3 inamood sxp la tahay ayney waxba kala qarsan anigana waa qaatey lkn 3 inamoodba waa gartey maalin aan izka soconey ayey I weydiiisey wiilkaas maa taqaanaa anigana haaa ku dhahay wey aamustey deedna markii aan ka tagey ayaan wiilkii la Hadley waana wareystey deedna waxaa ku dhahay sxp dumaashidey waaa iga qariseee aduu yaanan kugu dheereyne shakigiii waaa ii rumoobey Wilkii iyo gabartiii wey Wadda socdeen muddo 4 sano ah waan yaabey waana weydiiyey wax walbaana waa hor geeyey sxp gabartiii weyna iii sheegtey in ay Wadda socdaan. Sxp waana jeclahay lkn in aan go aan qaato rabbaa maa ku sax sanahay mise waaa qaldanhy

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f 4 หลายเดือนก่อน +1

      goan qado waliba katag Ado willka wllka 4 years wakhtigisi firinaya farxadisana ilalinaya Adiga Dhawe tanasul wll Alle Mid ka khayr badan ayu kusin donaye❤waa fikirkayga

    • @Suhayb_cadde
      @Suhayb_cadde 4 หลายเดือนก่อน

      WAAA UGA TAGEY WLLO WAANA KA HADHEY LKN AYADAA IGA HADHI LAH WLLO WAX KASTANA WAA KU DHAHAY 😮😢

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@Suhayb_cadde Qof khimaya Qof wakhti inta leg kuso bixiyay adinah Wlhy wanag kuma wade Alle haka Rebo wll

  • @AsmaDaror
    @AsmaDaror 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mclin ilaahy danbigaaga ha dhaafo

  • @abdiosmannur8836
    @abdiosmannur8836 5 หลายเดือนก่อน

    asc bro sethy xld talkaga ii sodir ayuub bro

  • @UgbaadAhmed-fd1sj
    @UgbaadAhmed-fd1sj 5 หลายเดือนก่อน +1

    Benta maha anigaba ninkayga 5 bilod manu wada hdl qof wlba qolkisa iyo mobile kisa weyan

  • @Umalfarshaxan
    @Umalfarshaxan 4 หลายเดือนก่อน

    Ani gurigan kunoolay wax muxiba mataalo

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf5281 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhagaysanayaa wakhti aan kaligay meel view ah iska fadhiyo ❤

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ushek bal farax yada qarkoda waa walan yiin

  • @anisahussein2257
    @anisahussein2257 5 หลายเดือนก่อน

    Ayub ina kula hdla raba si private plz iso jawb 🙏

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  5 หลายเดือนก่อน +1

      Wll snapchat igala soo xiriir ayubaxmed1

  • @AadenAbdirizackAmeeriko
    @AadenAbdirizackAmeeriko 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allow farxad waarta isii

  • @nimcoahmed1794
    @nimcoahmed1794 5 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd wllo 🙏

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiradahir1930
    @samiradahir1930 5 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير

  • @liibanabdi7578
    @liibanabdi7578 4 หลายเดือนก่อน

    Shukran