5 Dadku kugula taliyaan Ka fiirso intaadan dhaqan gelin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 224

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +37

    Anigu qof kumaan adkeyn lkn wanaaga aan sameeyey Ayaan eeday lkn waa ii ficnayd waayo qof geesiyah muu aheyn oo suaalahaan weydiiyo jwb umaan helijirin, lkn babaka xiriir Ayaan iska Xirey waayo dacad nimadeyda maan raboh in waayoh, markastan anigu naftayda Ayaan ixtiraamah🌹❤👑💯👏.marka naftayda qof aan dacad aheyn maan raboh, insha Allah waa uu imaan🤲🤲.
    Mahadsanid ustaad💯💯👏👏Allah ku sharfo🤲🤲

    • @mustafehadaf9797
      @mustafehadaf9797 2 ปีที่แล้ว

      Mnsha xidhiidh 5sano oo bilaa macni ahi waxa dhaama xidhiidh la aaan

    • @happyhjmc1975
      @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว

      Sax💯💯👏👏

    • @abdulahiabdinour8048
      @abdulahiabdinour8048 ปีที่แล้ว

      𝑴𝒂𝒔𝒉 𝒂𝒍𝒂𝒂𝒉

    • @abdulahiabdinour8048
      @abdulahiabdinour8048 ปีที่แล้ว

      𝒋𝒂 𝒔𝒂𝒌𝒂𝒍𝒂𝒂𝒉𝒖 𝒌𝒉𝒂𝒚𝒓

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 2 ปีที่แล้ว +16

    Anigu qofba lam tashto allaaha ayan talo saartay waana ku guulaysatay talo ma aamino

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 2 ปีที่แล้ว +13

    1: Dhawar jeer ayaa la igu yidhi tani ma aha taadii lkn dhag iyo jalaq uma dhigin
    2: isku adkaynta hore waan la kulmay bacdayn maxay kaaga taallaa waa la iga dhaqaaqay
    3: aad iyo aad Baan uga shaleeyaa inaan is dhigto
    Weliba waxa la igu hubsaday jacayl
    Intaas weeye intaydu Macalin ayuub axmed
    Aad iyo aad Baad u mahadsantahay muuqaalkan quruxda badan

  • @aragsan1888
    @aragsan1888 2 ปีที่แล้ว +13

    wiil aan isla socon jirnay baa aad ii dhibi jiray markii dambe waan iska hadhay, mar dambuu ii sheegay oo uu i dhahay dad baa i waalay oo i dhahay naagaha la iskuma jilciyo, balse waxay ahayd goor aan tegay oo aan soo noqonayn

  • @ifraaxciisecabdullahi7596
    @ifraaxciisecabdullahi7596 2 ปีที่แล้ว +34

    Ani ahaan runtii waligey qof fikrad lama wadaagin qof kaan xirrka lalahaana anaa qiiimeysto🥰🥰🥰💝 one love ayuup

  • @ArwaMohamed-zj4ii
    @ArwaMohamed-zj4ii 2 ปีที่แล้ว +10

    ayuub noo soo gali barnaamij ka hadlaya sida loo ogaado qofka beenalaha ah plz😭

  • @cabdimalikahmed7189
    @cabdimalikahmed7189 2 ปีที่แล้ว +53

    Exactly teacher one of my friends try to advice me that I should leave that girl then what happen I take his advice and leave the girl then the one who told me leave her take her and married I wish I knew

    • @dhalinkaabechannel
      @dhalinkaabechannel 2 ปีที่แล้ว +3

      Really , That is too hard

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 2 ปีที่แล้ว +6

      Wuu ku khayaanay lkn hadana calafbaa isu geyay oo ilahaybaa iyaga isku qoray e move on and make dua for them and yourself.
      May Allah SWT protect from all kind of Fidnah and bless our youth with good spouse.

  • @ruuabdi4585
    @ruuabdi4585 ปีที่แล้ว +3

    Taloyinkeda inaa arko ehed2018😭😭😭💔nolosha dhan waanacy alle udhawady 🤲🤲🤲🤲

  • @zamzamadam967
    @zamzamadam967 2 ปีที่แล้ว +6

    Social media adaa number one ii ah ustaad aad baan ku tageraa

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 2 ปีที่แล้ว +2

    Teacher aadbaa umahdsantahy waqtiga aad inoo hureyso❤️🌼
    Allah hakaa abaal mariyo wall qaaliya baa tahay🤲

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 2 ปีที่แล้ว +15

    My Dear teacher full respect every time 🙏

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +5

    Best teacher ayuub allh ku sharfo🥺📚💪🥀

  • @mohaaadanmohaaadan3361
    @mohaaadanmohaaadan3361 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah runti wax badan ayn ka faa iday Allaha ku xaafido mclin

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 2 ปีที่แล้ว +7

    ilahy amarkii 🤔
    Gabdhan jcladaba iyada i qiyaanta
    Iyada been ii sheegta
    iyada qalbigeyga ka faideysta wanagiisa
    Wxnan go Aansadey in Aanan gabdhba jclAan
    Alx 🤲

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 2 ปีที่แล้ว +4

      Xidhiidh bilaw kaliya markad guur diyaar utahay before that keep it halal wllo

    • @xubiabdullahi.4118
      @xubiabdullahi.4118 ปีที่แล้ว +1

      Srry wll qofkii u qalme qalbigaaada wuu imaani inshlh niyada qer usheg
      Inshlh ❤ intaa jeceshahy kabadn ku jeclaado

  • @lakiladan7238
    @lakiladan7238 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc abowe ayuub wan ku salamay marka hore abowe hal dhibato ayaa ii haysata waxan xirir la leeyahay wiil sanad iyo laba bilood wan ka yar shakiyay malin dhaweed ayaan tijabiyay lanbar kale micnaha qofkale ayaan iskaga dhigay xirir ma leedahay wuxu dhahay maya ma lihi wan yabay aniga ayuna xirir ila laha imana usan sheegin inuu lanbarkale so galo awal wan ku kalsoona waxna iguma usan qarin jirin hada lkn uu uga qariyay gabadha so gashay isla aniga ayuu aha lkn qof kale ayaan iskaga dhigayay wan murugoday waxan ka filnayay iyo wuxu noqday isku mid maha wlhi anigane dacad u aha kalsoni ku qabay lkn markan arkay inuu iga gabsaday ayan anigane is dhahay bal tijabi maxan sameya wlhi wan niyad jabay qlabiga ayaa iga jabay ila tali blz isagane hada uu ii baryaya una ii sasabaya wuxu leyahay inaan ku shego ayaan rabay waxan oganayay qofka ay thy 😭

  • @umumohamed293
    @umumohamed293 2 ปีที่แล้ว +7

    Aniga qof advice ma weydisan lkn waa Leyla so dontay mana ka qadan maskaxdeyda waa ka shaqeysiyay alxamdullilah manta waa ku libanay

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 xaqiiq waye taas

  • @Ftm63
    @Ftm63 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga is adkeen ligaga tagay ciwaanadii wu badashay dib Ayaan kajeecladay yaa Allah waa xanun waan wayey

  • @akmalmedia7835
    @akmalmedia7835 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ustaad bulshad qiimo kuleh wan kuslamay maclinkeyg qaliga ah

  • @mohamedhanuuniye2006
    @mohamedhanuuniye2006 2 ปีที่แล้ว +15

    Pro ayuup aniga malihi xariir mana usoo jeedo hadda mxaa yeelay waxn jiraa 18sano mustaqbalkayga ayaa ka walwal sanahy pro waxn jooga somalia sanadan ayaa dhameeyay dugsi sare waxan wax baranayay 10 ilaa 12sano hadana maaha waxa aan baranayay wax aan ku shaqeesan karo wlhi nio waa yaabanahy hadda waxaa fikrad iga siisaa 7sano ee soo aadan waxa aan bara lahaa

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 2 ปีที่แล้ว

      Haka walwalin ee ilahay talo saaro irsaqadada iyo waxkasta ood falan lahaydba adoon meeshan imaanba lagu qoray lkn in kasto action lagaa rabo waliga talo Rabi saaro xalashana ku dadaal.
      Baro waxad jeceshahay adigu dhinacna ka shaqayso hadad helayso shaqo.
      Hada wadankan Qurbaha een joogo dhalinta year 9 bay bilabaan inay maqaxiyadaha cuntada laga lariyo kasii adeegaan oo lacag aan saas ubadnayn la siiyo lkn iyaga at the beginning weeye way caawinaysaa. Shaqaa sharaf leh xataa xamalasho ama adeegida maqaxiyadaha haday noqoto hayska waynin iyadana ee ku dadaal inaad xoogaga isticmaasho

    • @duniyotahliil1546
      @duniyotahliil1546 2 ปีที่แล้ว +2

      Abowe wiil da'yar aatahy wali nolosha kuu bilow ah waqti aad walwashid kuma jirtid waxbarashada horey uwad

    • @rahmoabdi3186
      @rahmoabdi3186 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 nin dayar o walwalaya waa ikaw🤔 adaba nasibleh o waxbarta mar unbe kuanfacesa waxad baratay e wad waxbarashada

    • @apdiaziizileeye4739
      @apdiaziizileeye4739 2 ปีที่แล้ว +1

      sxb nolosha bilowgeeda joogta ha walaalin waxbarshada halkaa kasii wad

    • @mohamedhanuuniye2006
      @mohamedhanuuniye2006 2 ปีที่แล้ว +2

      @@apdiaziizileeye4739 Aad ayaad u mahad santihiin dhamaantin sida aad iila taliseen lkn waxaa cajiib ah in aad isku fikrad tihiin dhamaantiin oo aad ilee dihiin wll ha walwalin waa da,yartahy waxbarashadaada wado anigaba aad ayaa u jeclahy waxbarashadeda lkn waxaa dhibaato ka taagan thy oo tusaale iigu filan dadkii iga horeeyay ee 12sano school dhiganayay ilaa 4sano oo jaamacad ah ilaa 3sano oo mastar ah hadana markuu waxbarashada dhameeyo bajaajle noqda ama maqaayadaha fadhiya oo shaqo la,aan ah ma maleesan kartid lacagta uga baxday iyo waqtiga oo 19sano ah ma bajaaj buu halahaas baranayy
      Wllhi ma aqaaan waxa aan sameeyo wax yaalo bdn ayaa maskaxdayda ka guuxayo mana ku qeexi karo qoraal waxa aad ugu baahanahy la talin hadaba hadii aad heeso wax yar oo fikrad ah igala soo xariir 61 3657431 thank you

  • @wlaxwlaxofficial564
    @wlaxwlaxofficial564 2 ปีที่แล้ว +2

    🙏💗respect teacher

  • @YO_prince
    @YO_prince 2 ปีที่แล้ว +12

    Missing someone more painful specially when we know we will never meet again 😭😔

    • @jafaye712
      @jafaye712 2 ปีที่แล้ว +2

      sorry wllshey

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 ปีที่แล้ว +6

    masha allah walaal ayuub hbn wngsn jumco wngsn baanku leeyahy❤

  • @diamondfarhiya403
    @diamondfarhiya403 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllky ayuub Ahmed sharaf & ciso korkada ha,ahato🥰

  • @amiinamuuse136
    @amiinamuuse136 2 ปีที่แล้ว

    Wax alle kuu qoray lama waayo,
    Kwrn wa xuuna alle kuu qorin hadaad raadiso dee waa yaa allah

  • @faadumomaxamed8399
    @faadumomaxamed8399 2 ปีที่แล้ว +2

    Ciid wanaagsan ustaad jasaakullaahu khyr saad noola taliso miisaankaaga xasanaadka allaaha kugu daro runtii intaan chanelkan ku xirnaa waxbadan baan kaa faa'iday jasaakullaahu khyr

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 2 ปีที่แล้ว +1

    HAMBALYO'HAMBALYO wwl ayuub Axmed

  • @rudwaanupdizayidmuuze7164
    @rudwaanupdizayidmuuze7164 2 ปีที่แล้ว +2

    Maclinka nolazhayda Ayub Ahmed ♥️💯❤️💯💯♥️💯💯♥️💯❤️❤️❤️❤️

  • @sara_cadey__mzfc2582
    @sara_cadey__mzfc2582 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid jazaakumullaahu kheyraa teacher of life 💖

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga in badan nolasha jaceylka waxyaabo badan
    Ayaan ka bartay alxmdulah
    Imika wax walba aniga aqana sax iyo Qalad

  • @dheemanaxmed1882
    @dheemanaxmed1882 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alllaah mahadsanid maclin ayuub anigi walegay qof talo umadoonan markay noqoto xidhiidh qofka aan lasocdo aniga ayaa qeemiya

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @funnypoy8481
    @funnypoy8481 2 ปีที่แล้ว

    Sxb ayuup xaqiiq waye sxb horta waligah ha isdhigan taas wn kula qabaah waayo wxn aduun waye sxb mcn dadka is qabay ayah daqiiqad kula taken adi oo Wali aan gursan kwrn marka ha isdhigan waye Ani xxiriirkas wn so arkay wx walbo wala kenay wn arky manty wala iga tagy mana radin sxb ilen wxn aduun in etahy ogah marka adunaka wx walbo wd arkeysaah marka umada wxn kula talaah horta sax waye wx jjcln kartah lkn ha isdhiibin wayo qof Kan bili Aadan waye aad io aad wn Kaka mhd celaah sida umada uku taganty dhiragalintada Har io haben ah sxb guul I.a dhamanten full respect 🙏

  • @ahmethseithalimohmeth3126
    @ahmethseithalimohmeth3126 2 ปีที่แล้ว +11

    جزاك الله خير يا اخي الكريم الله يحفطك 💖💖💯

  • @abubakarsheikh6701
    @abubakarsheikh6701 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you we are taecher

  • @daahirdalabey6933
    @daahirdalabey6933 2 ปีที่แล้ว +5

    UStad waxa ku le yahy eid Mubarak and good night.... gabar jeclahy aniga midaa i jacel tee racaa tan aan jeclahy iimaso jeedo 😍

  • @06cumar
    @06cumar 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks our dear teacher

  • @asmaali5744
    @asmaali5744 2 ปีที่แล้ว +1

    Zakallhu khyr wll

  • @rahmariyah9913
    @rahmariyah9913 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah alaha ku xiftiyo wll adi iyo familkaga quruxda badan jazakalah

  • @nasraibraahim2531
    @nasraibraahim2531 2 ปีที่แล้ว +1

    Hno hooyo alha unaxaristo run ahaanti geridedu aad by ii tabaty alle qalbiga hakaga reebo run ahaanti wy xanuun bdn thy geeridu aduunyadan baaba hno naxdin ujooga

  • @fardawsacusman910
    @fardawsacusman910 2 ปีที่แล้ว +1

    walaal ayuub Alle hooyo ha unaxariisto

  • @usamasalman6379
    @usamasalman6379 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad ayuubow anigu badanaa comment ma soo qoro lkn waan ku taageersanahay sida aad inoo wax tareysid hadii aan usoo gudbo mowduucaan hada aad ka hadleysay aniga nafteyda anigaa aqaanee qofna arimahan oo kale kama wareysto marka waad mahadsantahay wllka

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank u more Ustaad Ayuub runahaantii wayba dhacaan dhaman wax yaaabaha Aad inoo sheegtay barasha horteed ha inicin That is True so Thank u Again💯❤🌹🌹

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukran Ustaad❤✊

  • @adamcabdi3707
    @adamcabdi3707 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub wll garab isdaag ayaan ka bahanay wllo xaaskaygii iida wax aan ugu iibiyo ma igu cawin wll 60dlr wllo suuqa waheen ee kubday ban dawaar ku haystay bila camal ayaan ahay hada wllo gabadhayda waan jecelahay dhib iyo dhiifba way ila so martay wll wan jeclaa inaan ka farxiyo wlhi si dhab ah ayaan isku jeclanhy wll alle ha ka farxiyee sidee walaalkay oo iga wayn ban karab ku waydiisty I hop inaan iso jawaabtid shukrn

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad ayuub alle haku dhawro wlo
    Wl anigaba waxa igu dhacday qof markii hore aanan kahelin lkn markii dambe noqday qofkii ugu wanaagsan sanaa ee soo maray nolosheyda wanan jecladay umana sheegan karo , ee mxd igula talinaysa

    • @zamzamadam967
      @zamzamadam967 2 ปีที่แล้ว +1

      Apyo raga ma jeclo dumarka wx u soo bandhigto lkn si kle u darensii

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 2 ปีที่แล้ว +2

      Xbbti si toosa wax hawgu sheegin lkn dareensii inaad danaynayso

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx 2 ปีที่แล้ว +3

    thank you ustaad ayuub 💙

  • @atteyehaileh7586
    @atteyehaileh7586 2 ปีที่แล้ว +1

    Merci infiniment mon frère du sang car tn conseil a sauvé m'a vie

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a walaal ayub waxad ka hashay qodobo muhiim
    1: Anigu waxan jecelahay dhibta wakhti ahaysata in aan netka ka baadho waayo waa ceeb wayn in nabarada la ogaado.
    2: arimaha dareenka waxan badi Akhriyay kitaabo iyo maqaalo badan si aan Aqoon badan ugu yeesho
    3: waxan daway you tupe oon wax ka korodh saday mahadsanid
    Lakiin Alhamdulilah meel fiican ayan rajaynaya in aan gaadho

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 ปีที่แล้ว +3

    runtii qodobka 2 aad aniga waanla kulmay qof baan ku adkeen jiray ka dib gadal baanka jeclaaday alx hada jecelkas xanuunka wanka bogsaday

    • @lifemedia2
      @lifemedia2 2 ปีที่แล้ว

      Qof danbe haku adkayn

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 ปีที่แล้ว +1

    Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu Jazaakallaah kheyran

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay ustaad

  • @captain__eagle
    @captain__eagle 2 ปีที่แล้ว +8

    Wllhi ustaad waa xaqiiq, imisa gabar intay igu adkaysay markii hore oo markan katagay bilaabay jacayl, anna waa ku boodayba🤣🤣🤣🤣

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 2 ปีที่แล้ว +4

      Wakhtiga haku dilin shukaansi iyo xidhiidh Haram ah wllo. Guur hadadan hada diyaar u ahayn haba bilaabin xidhiidh. Keep it halal. Kaliya bilow markaad isledahay Alelehe hada wad guursan kartaa hada

    • @captain__eagle
      @captain__eagle 2 ปีที่แล้ว

      @@halalpolice7544 waa run wall, mar qalba qalbi jab iyo qof qanci kama bixi kartid, wxa ficn marka diyar tahay wax bilow👍

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going ayub

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 ปีที่แล้ว +4

    Dumarka dhan qodobka 2aad e kawada cabanayaan
    Marka iska dhaafa domarow is adkenta e naso dhaweeeeya🤣😁

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 2 ปีที่แล้ว +9

    Mida 2aad ayaa aniga iqabsatey qofbaa jeclaadey waxaanan dareensana iney iga heshey lakin waan iska indho tirey ugu danbeynse anigaa dhibtoodey si xaddhaaf ahna waan ujecladey ugudanbeyna waxa ley dhahey xariir baan leeyay adigana walalkey baa tay 💔

  • @kheersheege1423
    @kheersheege1423 2 ปีที่แล้ว +3

    Teacher, I need your advice.

  • @rajab1365
    @rajab1365 2 ปีที่แล้ว +2

    suheeb
    waxan rabaa melka aan English ka kabarto ha noqdo website ama youtube ee maiga caa winkartaa

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @maxamedsuradxuseen359
    @maxamedsuradxuseen359 2 ปีที่แล้ว

    wa macalin wanagsan ayuub axmed alle haku barakeyo

  • @jannatjama9189
    @jannatjama9189 2 ปีที่แล้ว +2

    qof ban la socda
    but my heart telling me that there is s .things are wrong 😕
    markastan dhaho mxaa qaldan wuxuu iigu jawaba waxba ma jiraan
    my heart is telling me that there is someone else ,,, whenever I ask him he says waxba kama jiraan waxaa
    I don't know iminka ma waxan qaata wuxuu qalbigaygu leeyahy oo go,aan ku qaata
    mise isagaan rumaystaa
    🤦‍♀️

    • @kamilmahamoud8947
      @kamilmahamoud8947 2 ปีที่แล้ว

      My Brother now I love someone but I don't he is love me .How can know? Answer me this question bro

    • @aragsan1888
      @aragsan1888 2 ปีที่แล้ว

      always trust your gut feeling, niyadaada dhegeyso waxay kuu sheegayso

    • @aragsan1888
      @aragsan1888 2 ปีที่แล้ว

      always trust your gut feeling, niyadaada dhegeyso waxay kuu sheegays

  • @nafihmohamed5897
    @nafihmohamed5897 2 ปีที่แล้ว

    Inoloy wllkey ayub axmed waxan gutakera

  • @mohamedaddow1804
    @mohamedaddow1804 2 ปีที่แล้ว +1

    3 waa isoojiitay waana arkay🥰

  • @yuusumadaxeymadaxey8060
    @yuusumadaxeymadaxey8060 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @ilhanabdiqadir1590
    @ilhanabdiqadir1590 2 ปีที่แล้ว +1

    Walikaygaba maweydiisanin fikrad wyo ani nolasheyda wxii qaadan wyo katagaa

  • @yoonissaladcali660
    @yoonissaladcali660 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb sare guuleyso

  • @adiirfarhanharoole489
    @adiirfarhanharoole489 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid

  • @mukhtarabdallah15
    @mukhtarabdallah15 2 ปีที่แล้ว +1

    Anaah kuadkeeyay

  • @yahyamohamoud2954
    @yahyamohamoud2954 2 ปีที่แล้ว

    Waxa wanagsanan lahayd inan maqlo mar hore tnx wll

  • @laja2175
    @laja2175 2 ปีที่แล้ว +1

    Codsi waye macalin nambarka isooqor✌

  • @maxamedcowsgale1348
    @maxamedcowsgale1348 2 ปีที่แล้ว

    M.a dear teacher allh kuxafidoh

  • @RuqiyoMaxamed-z2q
    @RuqiyoMaxamed-z2q 28 วันที่ผ่านมา

    Taz ben aheyn❤😊

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaadi thanks

  • @zamzamadam967
    @zamzamadam967 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi qofkan is ledahay waad jeceshahay inaa ku logodine adan rabin salaada istiqarada la dhaho ayaa la tuktaa hduu qeyr ku yahay waad helee hduu shar ku yahay I.a.isma helesan

  • @yuusufwiish9884
    @yuusufwiish9884 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @calixoor8373
    @calixoor8373 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido ustad

  • @alikhaliif8594
    @alikhaliif8594 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wlle ayuub ahmed
    Qof ayaa talo siyey qof kaas ayaa igu yiri qof ayaan rabaa in aan guursado marka ayaa ku iri guurka ha ku dagdagin iskaa wlle markaa ayuu igu yiri war nadhaaf
    Hye ayan ku dhay waa guursady marka ayuu ii yimid marka ayuu igu yiri wll ali markaa ayey talo ku waydiyey ayay ahayd in aan kaa qato waayo qof musiba ah ayay ahyd kkkkkkkkkkk

  • @cupeydapokar457
    @cupeydapokar457 2 ปีที่แล้ว +1

    Suhayb sajid maxad ubadashay

  • @mohasaid3537
    @mohasaid3537 2 ปีที่แล้ว

    Aniga nin baa xiriir lasameyey ka dib anigaa ku adkeyey wuu iga xanaqay ugu damayn hada wn ka qomameyaa qofkii sidii igu naxarisan jiray oo i ixtirami jiray

  • @Meriama-66
    @Meriama-66 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani horta waliGey hasaawo ma sameyN sabbta wali qofkeyGa mapa arG ciaL canjeero isii le arKa 😅 qofkeyGa wali ma dhalan mia miSe rer klE ayuupa leyhy

    • @alphachannal7184
      @alphachannal7184 2 ปีที่แล้ว +1

      Maria wa kan qofkagi saxda ah😁ee iso qabo

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed5545 2 ปีที่แล้ว +2

    Waligay taloyinka Halmidba la isiyay tana gabdh an asxabnaha isisay malin dhawayd wuu isbadali gurka ka dib mana Qadan wayo guurku maha xalka Dabecadaha xun Qof sagashnkaba Qaylinaya karkarsan DulQad iyo Daecadba lahayn oon ano gabadha wado hadhowna mushkulada sibadan inu gacan ku Qada ufudud

  • @yuzii69
    @yuzii69 2 ปีที่แล้ว

    🥺Videoga wllhi aniga unbuu iga hdlyaa💯🥺wllhii tnx i.a hda ka fejignanayaan🥀

  • @draishahanitaabdullahjama6464
    @draishahanitaabdullahjama6464 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll ayuub wd ku mhdsnthy sidad wnga inogu sogudbiso balse hal mid an ka saxo himad halkad ka ledaha waxa ka saxan hankaga ama hamigaga ind tirahdo tnx wll

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @muxubomuuse7362
    @muxubomuuse7362 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah

  • @drs-barwaaqochannel4570
    @drs-barwaaqochannel4570 2 ปีที่แล้ว

    Assalamu caleykum wll ayuub arinyarba rabaa inaan kulawadaago ee halkeee private ah oon kaala xidhiidhi karaaaaa fadlan jawab?

  • @sabarinahmed3771
    @sabarinahmed3771 2 ปีที่แล้ว +1

    First ❤❤❤❤❤

  • @abdiazizkaasim9644
    @abdiazizkaasim9644 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub wll talo ayaan ka rba halke kala soo xiriira

  • @qadroyarisow7211
    @qadroyarisow7211 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan suga Insha Allah midka iqalmo inaan helo

  • @cupeydapokar457
    @cupeydapokar457 2 ปีที่แล้ว +1

    Ya iga nasib bdn

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 ปีที่แล้ว +1

    noo soo badi walaalo 💯

  • @maalikhaype
    @maalikhaype 2 ปีที่แล้ว

    M.a zxp waan ku tagera wlhi

  • @maalikhaype
    @maalikhaype 2 ปีที่แล้ว

    M.a zxp anigu waxan maqlay nocan malaha hadad wiil dhali lahayd wuu is badali laha iyo wixi lamida zxp

  • @nimomohet5537
    @nimomohet5537 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsnid wll dhirigeintada👑💕

  • @maalikhaype
    @maalikhaype 2 ปีที่แล้ว

    Waxan ka cod sanaya si xushmad iyo qadarin ku jirto in aad ii so jawabto zxp mcn waxa yar ayan ku way diin laha

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 ปีที่แล้ว

    Shukrn ustaad ♥️🥰

  • @suleymaanaj6061
    @suleymaanaj6061 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @caishacabdi4558
    @caishacabdi4558 ปีที่แล้ว +1

    😢❤❤❤

  • @janaabintucumar1326
    @janaabintucumar1326 2 ปีที่แล้ว

    Ayuubow aniga waxàa i taabtay qodobka labaad ee ah is adkaynta.waxaan ku waayey qof wanaag u wanaagsanaa oo aan islahaa ku yara adkee kaasi oo markii dambe aan waayey

  • @atteyehaileh7586
    @atteyehaileh7586 2 ปีที่แล้ว

    Après avoir ecouté plusieur vidéo