17 Calaamadood Oo Hadii at isku Aragto Ay Ku Tuseyso in at Tahay Ruuxaani ama Qof Burhaan Saaran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 207

  • @nadirasahal7716
    @nadirasahal7716 10 หลายเดือนก่อน +21

    Aniga mida riyada wan le yahay labo marna nabi muxamed scw ayan kuriyodey

    • @XaliimoMohamed-kd5lx
      @XaliimoMohamed-kd5lx 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wll mxaad sameysay oo heerkas aad ku gaarday

    • @sardale447
      @sardale447 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw masha allaah walal qof nasiib badan ayad tahay ee maxaad samaysaa

    • @KadarDirie...
      @KadarDirie... 3 หลายเดือนก่อน

      Mansha Allah nasiib badanidaa walaal

  • @omomanha
    @omomanha 2 ปีที่แล้ว +45

    Sheikh isoo ducee arin ayaan meel ka sugayaa hadey Ii noqoto sidan rabo in shaa Allah masaajidkas ana dhisi qof kale Loma bahanayo in shaa Allah

    • @Luuliina
      @Luuliina 2 ปีที่แล้ว

      Maxaaa arintaas ugu xujeyneee hadad aboodo illahay dartiiii udhis wall ajir ayaad ka heli aan xisab lahayn

    • @naimo133
      @naimo133 2 ปีที่แล้ว +6

      @@Luuliina waxow kudhisi lahaa iney tahaaba macquul ah

    • @sagalabdi6142
      @sagalabdi6142 ปีที่แล้ว

      Sheekh bisadu waaY iskaa kaaY aag seexdaan takale sheekh shiinbiru waay iso galan takale habeen waliba waan riYodaa aadimaad aayaan ku riyoda sheekh markaan guruga ka baxo qof aaYa idhiinaca mara mana arko markaan guriga jogaana walala joga mana arkoo iso cawii

    • @ikraanyussuf2117
      @ikraanyussuf2117 4 หลายเดือนก่อน

      Wll mcn wx aan surto galan xata kasurto galiyo waa allah wx hadan helo aad ledahay waa adunyo wx yala wuxu yahayba lkin masjidka hada alle darti udhisto wx lagayab inaad jano kugasho wx aad sheegina uu ku hirgalo masjidka Haa kuxadhan shurud hada marba awodo wll dhis wllhi hada awoda waan dhisi laha

    • @AyuushAbdiMohameD
      @AyuushAbdiMohameD 2 หลายเดือนก่อน

      allah hakuu sahlo

  • @nuunuukidscaruurta2547
    @nuunuukidscaruurta2547 2 ปีที่แล้ว +20

    walalayaal hooyo ayaa iyo aabo iyo aniga ayaa xanuusan noo soo duceeya in allah shaafiyo inshallah

    • @Amiir-qh4dq
      @Amiir-qh4dq 2 ปีที่แล้ว

      illahey ha caafiyo

    • @simran.siman67
      @simran.siman67 11 หลายเดือนก่อน

      illahey haku cafiyo

    • @simran.siman67
      @simran.siman67 11 หลายเดือนก่อน

      Hoyo ii abana illahey hacafiyo aamiin yarabi

  • @marwohennabeauty6966
    @marwohennabeauty6966 2 ปีที่แล้ว +11

    Asc shiik aniga waxan isku arka riyo riyo walpo an ku riyodone wan arka fmlkeyga dhor qof aya ka geeriyoty qof walpana inta udhimn ayan ku riyoday geeridana waxa li darensiyay sida aniga inan dhimnayo oo kle malin malmaha kamid ahna waxan katagay salada supax kadib waxan kuriyooday anigo eey icunayo kadib li leyahy hadii adan salada katagi lahyn eey kuma cuni laheyn xita hadii an qof isdagaalno hadii uu dabin ila damacsanyahy waxan ku riyooda isago wax igu sameynayo ama ishirqoolayo midakle haddii uu qof idulmiyo ama indhaheyga ilin katimado qofkas dartis qofkii wuxu isoolabana asago dhahayo rali noqo wan ka qaldana nafsigaga aya iga sobaxay kadib sheekh quran isaari jiray ayan usheegay wuxuna igu yiri dadka ilahey jecel yahay ba thy qofna ha usheegin sifahaga hoyadeyna wuxu ku yiri gabdhan ilmaha lamid ma ahn ee iska ilaaliya awal aniga ma aminsanen riyooyinka an arko lkn markii danbe wan aminay markey sidoodi udhacayan an arky wixi riyada ligiga digana ma sameyo cabsi cabsi dareema marka riyoodo😢🥺😭🙏❤

    • @sowdamaxamad7693
      @sowdamaxamad7693 2 ปีที่แล้ว +1

      inta aad soo wada Shegtay oo dhan wan isku Arkay Anigo yar iyo Anigo hada weyn
      Waxan mar mar is dhihi jiiray yaa kuu soo waramo oo wixi dhici laha ban Darema sido kale Qof Anigon wicin hadii uu qalbiga iga soo galo Asaga markiba iso waco qof hadii uu iga Xanajiyo Asaga i rali Galiyo walahi Qoralkad so qortay meelo badan ban iskga enahay
      Masha allaah

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 10 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanallaah wan isku arkay waxan oo dhan allaah dadka wanagsan ha inagu daro

  • @tawbakeen250
    @tawbakeen250 2 ปีที่แล้ว +9

    WAAN KUU SOO DUCAYNAYAA IN ILAAHAY KU HADEEYO ADI IYO ANNIGABA

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว +3

    Scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw

  • @carafadadan4413
    @carafadadan4413 2 ปีที่แล้ว +4

    2 wan arkay ilahay mahdii weyan lkiin codzi ayaan wataa rain ayaa I hayztaa in ilahay wllkay oo iladhashay oo xanuuzan iyo umada muzlnkaapa intii xanuuzan uu cafiyo ii gu zoo duceeya

    • @Amiir-qh4dq
      @Amiir-qh4dq 2 ปีที่แล้ว

      illahey ha nawada caadiyo🥺❤️

  • @Bishaar2023
    @Bishaar2023 ปีที่แล้ว +1

    Maxa sabab shikha inow qofka riyoon aba riyada katagta awal waa riyoon jiray

  • @Samawade25
    @Samawade25 2 ปีที่แล้ว +4

    Ruuxaani qofkasta oo Allah xarigiisa qabsado Allah ayaa ilaalinayo, Waxaan uu ninkan akhrinayo waa wax nolosha baniaadanka muslim iyo gaalaba ay lakulmaan noloshooda yaanan shaki lagu gelin qof baniaadan ahi waxba kuuma dhimi karo haddii aad xaqa kutaagantahay.

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 2 ปีที่แล้ว

      Ingiriiska sexth sense aa lagu dhahaa aniga xataa mar aa aad u arki jiray wixi ka dhacaayo meshan ku dhashay xataa telefoon aan diri jiray waxan dhihi jiray waxaas iska ilaalsha. Waasoo waalatay aay idhihi joreen familkayga. Kadibna wixi aan sheegay aa dhici jiray!. Aniga masoo alifi jirin qof aa ii imanjiray aan cid kale u jeedin. Qoftaas aa ii sheegi jirtay!. Kadib howl adag aay iisoo bandhigtay oo qayrul macquulkayga ka wayn!. Waan qaban waayey howshi sababtoo ah howl yaab iyo amakaag iyo cabsi leh eey ahayd!. Weli howshi meshi ay taal lakin melan wax ka bilabo aan la’ahay!. Wana howl Imada Somalida oo dhan caawin lahayd hadaan qabto😅!. Macquul makula tahay adi?.

  • @dholabdirashid3046
    @dholabdirashid3046 2 ปีที่แล้ว +6

    Ale haku barkeyo shiqow iso duce in ale ilmo isiyo 🙏

    • @foosabdi-fs1vk
      @foosabdi-fs1vk ปีที่แล้ว

      Allaha kusiiyo awlaada saalixa ah

  • @maryamamaria9285
    @maryamamaria9285 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxba niyadeyda sogalayo wixina sidodi ayey udhacaysa

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @ahmedjofle3095
    @ahmedjofle3095 2 ปีที่แล้ว +4

    Qofkaan Uduceeya waa Hellaa kan Ankaatana weyqabataa Ankaarta ALLAH Dartii

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว +1

      Iiduceey wll in ilhy icaafiyo waa xanuunsanhy

    • @نعمه-ز9ذ
      @نعمه-ز9ذ 2 ปีที่แล้ว

      ماشاء الله تبارك الله

    • @نعمه-ز9ذ
      @نعمه-ز9ذ 2 ปีที่แล้ว

      Wll ii soo ducey inuu illaah i caafiyo ducaa.a qeyb allaah wuu aqbalaa wa shukrn

    • @nuunuukidscaruurta2547
      @nuunuukidscaruurta2547 2 ปีที่แล้ว

      axmedoow soo ducee wan xanusanayaa wllo

    • @nuunuukidscaruurta2547
      @nuunuukidscaruurta2547 2 ปีที่แล้ว

      @@dhameysdumar9172 allah haku shaafiyo wllo cudur oo dhan caafimaad allah h kuugu bedelo

  • @NimcoAbdiwali-ft7fz
    @NimcoAbdiwali-ft7fz 5 หลายเดือนก่อน

    Anigoo salaad gali raba ayaa reer iga guuray oondris ahayn ayaa laiisheegay gabadh kasaqiirtay 2014 saacado kadib islahabeenimadii ayaa laiisheegay aad ayaana uyaabay

  • @maxamedxasan9211
    @maxamedxasan9211 2 ปีที่แล้ว +1

    Riyo ksta an arko wee furantaa xita familkyga riyadyda xun wee ka baqaan wx kle iska dayee hdn wal wal drmo wx lee dhaco hdn bilaa sbb la.aan frxo frxd ayn la kulmaa wxn la yby eedii ayn dhar soo gado is dhahay qlbigeyga wuxuu i lee yhy wxpo dhar hasoo gadanin adi io ninkga inad wada iidan ha sugin lcgta dharka heyzo oo wad ku baxeysayee ninkyga u shegay wuxu i dhahay wxs niyadada ka saar wn wada iidi donaa sida qlbigyga ii shegayay ayaa dhacdy dharkii waa sida loo soo gaday ninkygana wn is qilaafny hdii q0f ii iman rbo xita in la ii imaady cml an drma inta la ii imaanin hooyady mcn wxee i dhahdaa adi owlii aa thy mna aqaano waxa laga wado wxkle iska dayee hdn shay jclaado lcg heyznin qof wado isla sheygii aa ii imado ducdyda waa aqbal habaarkygana waba laga baqaa dadka qaar wllhi ii ducey ee i dhahaan sida fmlilkyga allow wx xun naga haay

  • @hanimohamed3311
    @hanimohamed3311 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan isku arkay intad shegeysid o dhan walhi waa runtada

  • @QadiijaMursal
    @QadiijaMursal หลายเดือนก่อน

    waxaa arkey wayalo bdn sxb oo aniga iquseyo waxaa la idhaha xasan nuur axmed

  • @QadiijaMursal
    @QadiijaMursal หลายเดือนก่อน

    maqaamka ugu wanagsan waxaa lagu garaa dacad nimada waxaa ku rajeyna qer wax tiga shaqda lagarey by by

  • @FoosRaagejama
    @FoosRaagejama หลายเดือนก่อน

    Ani wax hada dhacaya ila ah marmar inay hore udheceen oo xita dhacdada aan u arko inay hore udhacday markan arko wan wada sheegikara siday udhacayaan wana yaaba 😢

  • @XalimoFarah-qr2ub
    @XalimoFarah-qr2ub ปีที่แล้ว +2

    Intaba wan isku arkay😢😢😢

  • @ama2264
    @ama2264 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxa nallaah Wallaahi Mar Marka Qar waxan is ka dhadhiciya In Ay Maskax dayu Warersanthy Wax ba dhacaya Ama Hadal ba la igu Udhanaya markasan leyahay O Horta Sowti Sidan Mar hore la igu yidhi Ama waxani Sow tey mar Hore dhacdy Maxa kugu So Celiyey

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheeq waxaan leyahay muraad iisoo duceeya in uu alle ii sahlo muraad keyga insha allah

  • @shukriali7215
    @shukriali7215 ปีที่แล้ว

    Cabsi cabsi yaah orodka aan ordo waa la yaabi lahaa shiikhoow hadaan arko dad iga daba dukahaayo kkkk

  • @DahiroDagan
    @DahiroDagan หลายเดือนก่อน

    Inta aad sheegty dglhan waan leeyahy

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaruntaa sheikh udgoonka waa isku arkay waxaan arkeyn aad u udgoon ayaa isoogalaya digniintana waa arkay waana kamadax adeygay maxaase iga qabsaday waliba rasuulka CSW ayaan riyadaasi kudhex arkay lkn alxamdu lilaah jabkaasi wuxuu II noqday waano qaadasho ilaa iyo hada waa kaqoomaameeyaa

  • @QadiijaMursal
    @QadiijaMursal หลายเดือนก่อน

    libax waxaa waa hibo alle dad sinayo wayey

  • @samsamasad4586
    @samsamasad4586 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh ale dartiis ban ku jec lahy waxan leyahay riyoyinkaas qayb kamidah

  • @omomanha
    @omomanha 2 ปีที่แล้ว +2

    Whli aniga mar badan 3 jeer cml caaraf zaid oo lagu raxeeyso ayaan dareemay wiliba anoo Quran aqri naayo waan caabsaday waxan is iri tolow Jin miyaa kusoo weraray wax iga jahil bixiyo ma arag wali

  • @karaamomaxamed9558
    @karaamomaxamed9558 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh isoo duce plz muraad leyahay inuu ifududey ilhye muradkayga

  • @QadiijaMursal
    @QadiijaMursal หลายเดือนก่อน

    yeyda ihor timato

  • @QadiijaMursal
    @QadiijaMursal หลายเดือนก่อน

    anaa arkay wax bdn wll

  • @munabarre4410
    @munabarre4410 ปีที่แล้ว +1

    Ina Salada Sii Toos aha u tukado alle riyo iga digay

  • @QadiijaMursal
    @QadiijaMursal หลายเดือนก่อน

    waxaa iheyso il wll

  • @makomedmako7789
    @makomedmako7789 2 ปีที่แล้ว +6

    Machaallal sheekh murad ban leh ducco🤲🤲🤲🤲🤲

  • @HawoLul-bc2lk
    @HawoLul-bc2lk ปีที่แล้ว

    😢😢😮😮

  • @Pekka135
    @Pekka135 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alxmdullh 2,5 wan isku arkaa

  • @siciidismacil5787
    @siciidismacil5787 ปีที่แล้ว

    😮

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 ปีที่แล้ว +1

    اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh wiil yar oo aan dhalay oo markuu tukunaayo dareemo noocaasi dadka daba dukanaaya Wuxuuna bilaabay wiilkaygii in uu cabsado oo aan anigu waardiyeeyo markuu dukanayo ama aan u sii qaado masaaajidka iigu dhow 4 kilomitir ii jiro weliba wadankaan joogo ay tahay meel qofka madow halis ku tahay in uu socdo habeenkii marka maxaan suubiyaaa wiilka quraaan miyaan saraaaa so alle ooga qabto waxaaan daba tukanaaya weliba la tasbiixsanaaya wiilkayga oo ah wiil hada qaangaaray sheekh walaal maxaan sameyaaaa???Arimaahan 4 calaamadood anigaa aabo isku arkay oo leh oo iska qarsada markaan iska yaabo 😭🥲

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 10 หลายเดือนก่อน +2

      waxaan jeclaa in aan arko talada sheikh riimi kugula taliyaye ma akhriyay faaladaada mise maanu arag shiikhu?
      waayo suaalahaas ayaan u baahnaa in aan jawaabahooda helo.
      intaa ka bacdi walaal waxaan kugula talin lahaa, mar haday inanka la tukanayaan oo la tasbiixsanayaane waa makhluuq wanaagsane yaanu ka welweline khayrka uun ha badsado. oo salaada iyi cibaadooyinka kale haku wada dedaalo, wixii shar ah oo dhan Allaah ayaa ka xijaabaya.
      waxaana anigu u fahmay adoomo wanaagsan oo wiilkaaga inay la cibaadaystaan iska jecel, waxaana u fahmay inaad adigu tahay qof wanaagsan oo ilmahan xalaal iyo wanaag kusoo korisay.
      markaa walaal khayrka uun ku dedaala hana ka welwelina ee Ilaahay talo saarta, halkaana wanaaga kasii wada, waxaba cadayn kuu ah inaad dad khayr jecel tihiin masaajidka aad 4kiilomitir u soconaysaan, maasha Allaah.
      wll adiga iyo ehelkaaga Ilaahay ha idin xafido.

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 10 หลายเดือนก่อน

      @@khabiircabdicabdilaahi3949 Mahadsanid walaal waa runtaa angaaa awal hore masjid ka waa noo dhawaa hada waa naga yara fog yahay baaabuur aan hada u qaadanaa Wiilkaan sidaan Anigu Quran oogu akhrinaayay hada cabsidii way daysay mar mar ayuu darremaaa waa cunug aan aabo la,aan koriyay isaga iyo laba gabdhood alle waa iiga dhowray wax xun dhan guriga a hada waxaan ku daraaa sutatul baqra, ilmo korintoodanma sahlano waa in aad isku wado dhaqanoooda diinta islaamka wax barashadooda, cunadooda iyo sandaal dheeraad ah oo aan lix gacmood iyo lix lugood yeelano hooyo hadaan nahay hadii kale waa halis waxaan iska akhrisanaa ducooyon iyo Quran oo aan iska shidano waa ku caafimaadnay dhamaantano laakiin walaal sheeekha ma akhriyo miyaaa dadka wax soo waydiiyo? Bal waan iska sugaynaa isagana taladiisa waa u baahanahay. Adiguna waad Mahadsanid tahay jisaa ka laaah walaal

  • @halimaarif1167
    @halimaarif1167 2 ปีที่แล้ว +2

    Tan 1&2 wlhi wan ahay alx

  • @sabriinmuuse8659
    @sabriinmuuse8659 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiiq allah ku xafido 🥰 waxan kuriyoday inoo dad cusob kudhex jiro oo isbarayo hadana waxee eheed soon yacnii ramadan wana soo weesestay waxana likenay timir wana dhmenwaye timirtiii dadkana marsi cml uahay

    • @tamerat.
      @tamerat. 2 ปีที่แล้ว

      Tan oo kle lama sheego

  • @Bishaar2023
    @Bishaar2023 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @axmadmaxamed-dc6cs
    @axmadmaxamed-dc6cs 2 หลายเดือนก่อน

    Hhh

  • @kingdemha1045
    @kingdemha1045 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh 2.3 ayan lehay maxa layga raba on sameya

  • @adilgasgas4870
    @adilgasgas4870 2 ปีที่แล้ว +2

    sheeq iso ducey

  • @maryanmaxamuud1527
    @maryanmaxamuud1527 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll isoducey 3sno madhalini 😭😭

    • @apdohakim1650
      @apdohakim1650 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay hakugu arsaaqo adi iyo walshayba amin

  • @abdicismaanshuuriye863
    @abdicismaanshuuriye863 ปีที่แล้ว +1

    tan 2 aniga 3 ayadana + 4Ayadana+5 waan hayaa ayadana+

  • @mariamabdullahi5345
    @mariamabdullahi5345 2 ปีที่แล้ว +13

    1.2.5. Wa leyehe

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +1

    sheekh aniga mid ayan isku arka markasta wax hada dhacaya okale ayan arka waxana la itusiya ina mar hore arkay wana isla yaba

  • @xslimo6252
    @xslimo6252 2 ปีที่แล้ว

    Asc shikhow ninbanu isgursaney markangusaney waxandaremay farxd la an ciriri kadib haben ayaa kuriyoday ninkan kafogow iyado leyleyahay habenki danbe islasidi anigo kuletiga haysto ifurna kadalbanayo labo cisho kadib

  • @ahmedjofle3095
    @ahmedjofle3095 2 ปีที่แล้ว

    Askar7 ah & 2 Eey 7saac tooshkuqabtey Markaan udhowaadey Kamata Aydheheen Askarta Eeyihii Hood Ay fiiriyeen Madaxana wey Luleen Anniga waan islayaabey

  • @fadumoali5027
    @fadumoali5027 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow wallahi manta wax weyn ayaa uggu faaiidaysay....

  • @somalia568
    @somalia568 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan kamiid ahaay dadka alle usaqiiraay ineey ogadaan 40 cisho qofka dhimashadiisa inaan ogado

  • @fartuunfaraxsan4002
    @fartuunfaraxsan4002 2 ปีที่แล้ว +6

    Jazakalah qeir sheikh rimi runtii aniga intaa soo sheekty halkamid ah lee ka leheen inta kle wan leeyahy runtii waxan layaabna mida ah adigoo dhacdo arkay hadane kula noqonyso dhacsadaas inaa Marhore arakty masha Allah waad iga jaahil bixisay jazakalah qeir

  • @laylomaxamedali2820
    @laylomaxamedali2820 ปีที่แล้ว

    3 kamit ah calamada wanleyah tanlaba tansadexat iyo tan udabeyysay ba

  • @maxamedxuseen5058
    @maxamedxuseen5058 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah calamada labad wan leyahay iyo iyo iyo 1 sida udgonka lkn manaheda magaraneynin

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh blhi tlaahi calaamada labaad waan leeyahay fal mar hore dhacay hadana sidii udhacay aan arkayo

    • @maandeeq3840
      @maandeeq3840 2 ปีที่แล้ว

      Runtii mida lpaad waan isku arky

  • @saharaahmed007
    @saharaahmed007 ปีที่แล้ว

    Sheikh isoducey Ina wah walbo rabo ilhy isiiyo

  • @simran.siman67
    @simran.siman67 11 หลายเดือนก่อน

    Adeer qaar badan baan leyahay waxya.baha karaa madesan aad shegty waxan raba inaa kula kulmo hade macqul tahay🥺

  • @salahmoalin
    @salahmoalin 7 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu kheyr sheikhw Alle dartii igu soo ducy inuu Alle i fudadyo wxbarshada

  • @abdirahmanhassan1211
    @abdirahmanhassan1211 2 ปีที่แล้ว

    125 siiba 2ayan isku arkaa wlhi waxwalbo
    alle ayaa og lkn aniga markas wixii dhacay horay la iitusay wan yabaa wlhi

  • @ahmedjofle3095
    @ahmedjofle3095 2 ปีที่แล้ว

    Wadada Aan Maraayo Hadey joogaan Duugo Askar 8saac Habeen Hishmad Ay isiiyaan

  • @aliadan3810
    @aliadan3810 2 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allaah sheikh calaamadaha sad soshetey qaarkoda mar badan badan arkey

  • @munnoyuusufali3504
    @munnoyuusufali3504 ปีที่แล้ว

    Shiekh aniyo adigu isku calmd ba nahy wan leyah

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว

    Anga waxan lehy wax marku daco waxa igusodeceysaa in horay arinkan udacay on usoarkay iyo waxa in uisodabasocdo ama Saas ihormaro hadane waxi maarkayo

  • @amiraabdi8861
    @amiraabdi8861 ปีที่แล้ว

    Sheekh ani intaa waaa arka wxa isii dher ah waxa iso carfo geedka xumarka la dhoho salkisaa

  • @muzamilmukhtaar
    @muzamilmukhtaar 2 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan isku arkay hadal hadii hadal kale lagu keno waxan umaleya in uu horay imaqlay okale

  • @hanimohamed3311
    @hanimohamed3311 6 หลายเดือนก่อน

    ASC sheqa isoducey muradne wan leyahay hadii aay ifududato waxan dihsidonaa masajid iyo oganta Ayan cawin doonaa hooyodey iyo wllakey markey Iga dihinten waxan kabixi waye xanun jogto iyo cajis aan la jifayo taqtarkasto laigeyo wax maqabtid ayaa laigu leyahay alhamdullah marka isoducey Mel Murad kaleyahay hadan isurto gasho waxa igu balan ah in aan agaanta cawiyo iyo masajid dihisi doono insha Allah duco igu sokalmeyaa walalyall insha Allah

    • @hanimohamed3311
      @hanimohamed3311 6 หลายเดือนก่อน

      Sheq waxan kuriyoday wallkey aan jaclahay o mardhawo dihintay asagow farqxsan aan isla cunteyneyno marka maxey tahay igu sojawab Allah janada haka warabiyo tedakale muradkan leyahay hadii aay isurta gasho wan dihisa masajidkas insha Allah Wana kula soxariraa insha Allah

  • @aarsadaamdayib6537
    @aarsadaamdayib6537 ปีที่แล้ว

    Wllhi wxn sheekh leeyahay riyadaa ah inaan mararka qaar qofkaan mar ka isku cusub nahay hore ukulanay ama arin markaa lakulmay ay Ila noqonayso inaan hore u arkay arinkaa

  • @user-bb5ex7sd3nmahamed
    @user-bb5ex7sd3nmahamed 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga xitaa waan arkaa haduu wax dhaco waxay iila thay inaan mar hore arkay😮

  • @deqatahir1343
    @deqatahir1343 2 ปีที่แล้ว

    Aniga waxn leyahay dhawrnuuc

  • @dolarhussen9246
    @dolarhussen9246 2 ปีที่แล้ว

    Shekh remi shimbirta cokeda maqlaa mana arko shimbirta waxbadan aan qoraal kaliyaay malaiso jawaabin fadlan hadaad aragto iso jawaam asck

  • @عبدالرحمنادم-ل6س
    @عبدالرحمنادم-ل6س 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @jamalabdinasr8766
    @jamalabdinasr8766 2 ปีที่แล้ว

    Waxa isku arka mar mar waxa iqabsanayo ama igu dhacayo wixi marka igu dhacayan waxa mooda in aa meel kadaawanayo cml hada kahor arkay lkn xiliga aan arkay iyo waqtiga eheed ma ogankaro

  • @ahmedjofle3095
    @ahmedjofle3095 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqoow Anniga ALLAH waan iisoo Sheegaa

  • @shamsodaauudisaag1006
    @shamsodaauudisaag1006 2 ปีที่แล้ว

    Walhi marmar ayan isku arkay waxan lakulmay manta

  • @muzamilmuqtar2034
    @muzamilmuqtar2034 ปีที่แล้ว

    Wlhi illahey ayan kudhartey wan arkey macalin waxan horey uu arkey oo hadana markaledhacayan subxanalah subxanalah subxanalah ayan dhaha markan lakulmo ad ayan uu cabsada

  • @samiiracabdi9800
    @samiiracabdi9800 2 ปีที่แล้ว

    1245 wan leyahay intasba

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhow numberkada u baahnaaa sidee laguu heli karaaa plz asxaabta qofki yaqaaano ha igu caaawiyo

  • @nastehohousseinabdi1584
    @nastehohousseinabdi1584 2 ปีที่แล้ว

    2wan leyay waxan xaged ku aragtay anan idhahda

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah jisaakalaahu qayr Sheeqoow aniga waxaan qabaa waaliti iyo Farhi caaro labadas ayan qaba

  • @ruuncaliaadan8644
    @ruuncaliaadan8644 2 ปีที่แล้ว

    shiiiq noo duceeeye wadankeena alle dhiatada qaraxa naka dhemeeyo

  • @maxamuuddeerfasrax7021
    @maxamuuddeerfasrax7021 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq riimi waan salaamay marka hore salaan kadib waxan ahay qof kamid ah dadra Riyadh badanwaxaa igu soonoqnoqda hal riyo oo ah biyo baxo

  • @nastehohousseinabdi1584
    @nastehohousseinabdi1584 2 ปีที่แล้ว

    Hadhakana ihomara wan leyay lakin jiin ayan modijiray

  • @aaminacalishiikhaamina1233
    @aaminacalishiikhaamina1233 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxaan ahay hooyo la xanuunsan durada waxaan ku riyooday iyadoo nin saaxira uu sixir igu taabanayo markaan arkay ninkii iyo saaxirkii ayaan waxan yidhi laa illaaha ilalaah walaa xawla walaa quwata illaa bilaah sixiroolihii iyo ninkiiba way gubteen markaa sheekhow isoo fasir riyadaa

  • @axmedjamac1481
    @axmedjamac1481 2 ปีที่แล้ว

    Oo ninyaw halkeed ka keentay yaakuu sheegay cadayn keen

  • @Ramadaan-bq8xr
    @Ramadaan-bq8xr 2 ปีที่แล้ว

    123 Layahy wallhi

  • @riyancaday820
    @riyancaday820 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh bari cml aya wil lakulmi rabe an isjacel naho hwnki is balansane saladi xiliga saladaha sudhawdaho riyo maxa la igu tuse asago sexun ila dhaqmi ixuge video iga dube ideli ihenjibade ano oynayo saladi sukace kadib Wn tukade Wn ducesti wilkina numberkisa block aya iska sare wana ladhirade😢

  • @aliadan3810
    @aliadan3810 2 ปีที่แล้ว

    sheikh waxaan rabaa inaad iisoofasirto door riyooyin ayaan kuriyoodaa weliba riyooyin kaladugan waxaan kamida 1biyaha ayaan dhaxsoconeyaa laakin iimaqarqiyaan 2 beer qoyan oo cagaaran 3waanbuubeyaa hadana wansoonoqeneyaa waxaan kusooduldegeyaa Geed cagaaran oo qodaxle qodaxdana iitaabanmeyso waana kabala aan 4anoohurdada kujara ayaa ooyneyaa markaan sotoosana ilinta ayaan iskatirayaa 5marna biyaha badda oo quruxbada ayaan dulbuubaa waxii salka fadhiyeyna wan arkaa biyahaas 6waxaan kuriyoodaa dadka madaxda madaxweyniyaal sheikh riimi iisoo fassir kheer allaaaha haakusiiyee

  • @Ramadan-je5oe
    @Ramadan-je5oe 2 ปีที่แล้ว +1

    2 ,3 ayaan isku arkay subxan allah ♥ shukran

  • @fardoussaahmed794
    @fardoussaahmed794 5 หลายเดือนก่อน

    Subxan allah

  • @Fatma_Aly
    @Fatma_Aly 2 ปีที่แล้ว

    Sheekha faadumo cali ibraahim waaye sheekha haaladeeda waad cogtahay nabarkaaga waaiqalumey waxaacubaaxanaxay ingarab isiiso ayaan rabaa

  • @LuulJeey
    @LuulJeey 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ani wlhi

  • @safocadey4125
    @safocadey4125 2 ปีที่แล้ว

    3.5 wleyahy sheikh

  • @iqraisseganey5047
    @iqraisseganey5047 2 ปีที่แล้ว

    Shiqow aniga waxa iga halabi rabo qalbigega aye so gasha intena dhicin lkn we dhacayan waxi mida kale qufka waa aqrista yacni qufka in u iqayamayo iyo in kale qofka dacada ah si ba u darema mararaka qar wax aya gadal ine iga tagan yahin darema mida kale wax ana dhicin o lkn dhici rabo aya sidi e ahed u shega wa yabe ruxani ma ahay

  • @ShamsudiinFarax-h5g
    @ShamsudiinFarax-h5g 6 หลายเดือนก่อน

    Mida.2.ayaan arkay

  • @SabadMohamoud
    @SabadMohamoud 10 หลายเดือนก่อน

    2 😮 wanan layabi jirayy lkn

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว

    Aniga bisadaha waan arkay goobta shaqada asbuucii yaanyuur cusub Ii timaada sidii waxaad umalaynaysaa inaan dhaqaalaysan jiray

  • @sabriinmuuse8659
    @sabriinmuuse8659 2 ปีที่แล้ว

    Riyada lee soon kaehed