12 Riyo Fasirkeeda Oo Hada Dabka Laga Sooqaaday Oo Qaarkood Cajiib ah/Waa Jawabihi Commentigiina

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 191

  • @fardowsaegal5870
    @fardowsaegal5870 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah allah hakubarakeeyo

  • @rainbowstars-kq4sj
    @rainbowstars-kq4sj 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiikh fadlan isoo jawab Allaha haku barakeeye sadex riiyo ban kuwediyey. Sakaa

  • @sahroyuusufsahra829
    @sahroyuusufsahra829 2 ปีที่แล้ว +2

    Acs shiiq waxan kuriyoodaah marwalbe anoo jooga badiye waxana joogah balad waxadhaday habeen an joogo miyi dooga moobeelkeyg kudabeynaya geed qurac ah oo tuug igalararay habeen madoow badan oo an ceyrsaday tuuga oo uu leeyahy igahar isagoo kudhawaqaya magaceyga managaranayo tuuga moobelkiina uu tuuray waa naqatay anah isnah uu sii ordaayey iisoosafir shiiq alle haku barakeeyo

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 3 หลายเดือนก่อน

    صل الله عليه وسلم😢😢😢

  • @hamdihassan9297
    @hamdihassan9297 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc Sheikh Riimi Allah haku xifdiyo Sheikh allahna ha ka abal mariyo qeyrka aad no heysid❤️ Sheikho wxan ahay arday ah Yacni aan la qabin gabar ah waxan ku riyooday anigo la i dhahayo taash cadan ah isku jimee Yacni firi hadii kula ekyhy iyo in kale waa mxay riyadas sheikh barakallah fik🙏❤️

  • @xawaxasan2175
    @xawaxasan2175 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiq rimi waxaan ku riyooday Aniga o hoyo macan cuunto sinaayah o idheeso hoyo cuutadu wa macanabadanahaye mashaalah wey kuqanacasaned ma isalajoonoh wn kafogaye isfasir qeeerbadan ilahaye ha ku siye shiq

  • @farhiyamohamed6956
    @farhiyamohamed6956 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh jazaakallah khayr thanks

  • @kadijaabdulle442
    @kadijaabdulle442 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh alah ku barakeyo waxaan ku riyooday 2 riyo oo ah waxaan ku riyooday anigoo cunug yar nuujinayo oo roob nagu da ayo aniga waxaan ahay hoyo da goysay dhalmadii cunugana waa gabar yar ayaan nujinayaa

  • @princesaragsanofficial1659
    @princesaragsanofficial1659 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiqow alha hakuxafido adun iyo aqiraba waxanku riyoday aniga oo u lacag farabadan isiinayo madaxweynaha Somalia xasan shiq maxamuud ana ma aqan asuna imayaqaan ana Somalia majogi lacag taa sidey utilay wan xasustaa calashan madabkedii waxay ahad doolar iyo wadan kan jogo lacagtiisa isofasir shiq Allah haku barakeyo

  • @fathiaibrahim8848
    @fathiaibrahim8848 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah jazakAllahu kheyr sheikh

  • @fadumoali2148
    @fadumoali2148 2 ปีที่แล้ว +4

    Scw
    Allahu akbar

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh jasakallaah kheyran

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว +4

    Scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharan sheekha Allah ha Ku xifdiyo amiin amiin amiin yaa Rabi

  • @minamahud3936
    @minamahud3936 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh alle ha ku barakeyo cafimad iyo cilmaga sheikh jasa kala
    Shiakh waxan ku riyoday anigo bisada ka dhalinaya sheikh iso fasil

  • @cawoxassan9034
    @cawoxassan9034 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh waan ku salaamy ale ku barakeeyo shekh marksti waxaan ku riyoodaaaa dhimasho walina qof aan kasaayo waan ooyaa marksti isoo fasal

  • @cumarsheikhaxmed7996
    @cumarsheikhaxmed7996 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq alaha kubarakeyo diinta iyo Oowlada.cimrigina.alha.kubarakeyo.

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @aabacali5469
    @aabacali5469 2 ปีที่แล้ว +5

    بارك الله فيكم يا شيخ ريم

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 2 ปีที่แล้ว +2

    My sheekheyga raali naqo salantii waa hilmaamey waa iga qoslisey😍 wlh chanelkaga hormar uu gaarilahaa hada markasta wax so galisid caajiska dhaaf dadka wey jecelyihiin chanelkaga mahadsanid my 😍

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk adiga caadi matihit qaali anaadba aad iiga qoslisay my ....kkkkkkk

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa aan kaaga mahadnaqaayaa guunaabada aad iguubaabisay ilaahay Hanoo kaa Daayo my😍

  • @sacdiyoxasan4963
    @sacdiyoxasan4963 2 ปีที่แล้ว

    asc shiikh rimi Allah haku xifdiyo Allah na haka abalmarshu hawshaa iso xilsartay waxan kuriyooday babar wall kayga qabo oo meel iris anoo fadhiya wax culus dharka iga xarayso igaqad ban leeyahay aaaa wayna iguso cadaa iidaysaa ilaa dareemay dhib badan shiikh waruntaa iimicnee Allah haku sharfee

  • @Amal-qq5vl
    @Amal-qq5vl 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh riimi ilaahay cimri dheer haku siiyo waxaan kuriyooday anigoo la jooga wiil iyo gabadh oo anaan garanayn oo ay ii sheekaynayaan markii aan is yidhi katag ayaa uu wiilkii ii yeedhay cagaha ayuu ii dhaqay markaas ayuu igu yidhi dariiqaas toosan mar sheekh riyadan iiga soo jawaab

  • @naciimacali5861
    @naciimacali5861 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh allh kubarakeyo cimriga allh kubarakeyo shiekh labo riyo ayaa kuriyoda mar waxa kuriyoday anoo jaranjar ka gudbi wayay mise kori la midana marwalba ayan kuriyoda oo ah anoo marwalba isku xarayo

  • @axmedshadali6663
    @axmedshadali6663 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @ayannitta
    @ayannitta 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @nuurohassan1197
    @nuurohassan1197 2 ปีที่แล้ว

    shiikh alle haku barakeeyo cilmigaaga caqligaaga iyo caafimaadkaaga shiiq waxaan ku fiyoon jiray markaan gabadha ahaa aniga oo lacag ka uruursanaayo gurigayaga agtiisa imika oo lay gursadayna oon caruur dhalayna waxaan ku riyoodaa anoo god dheer ku sii dhacaaaya sheekh riyadaa ii fasir

  • @xalimaxirsi4345
    @xalimaxirsi4345 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh alle ha kaa abaal Marino kheyrika aad marwalbo noo soo gudbisid gabadha xasuunsana alle ha caafiyo

  • @zakariyecqadir7278
    @zakariyecqadir7278 2 ปีที่แล้ว +2

    asc shiikh alla haku barakeeyo cimrigaadana alla hadheereeyo caafimaadna taam ah alla haku siiyo shiikh waxaan kuriyooday walaasheey iga yar aan isla joogno oogeeyriyootay riyadaasna labamar ayeey igu soolabatay shiikh waxaan kaa codsanayaa in riyada aad iifisirtid adiga oomahadsan

  • @calixasanmursalcaliyare5858
    @calixasanmursalcaliyare5858 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiiqow aad ayan kuugubaxahy xagee lagaa helaa xanuun ayaa igudhacaye nabarka wuxu iga dhacaa madaxa iyo wadnaha aad ayan urafanaa shiiq alle hakubara keeyo

  • @sulekhoali4933
    @sulekhoali4933 2 ปีที่แล้ว +2

    Shekhow riyo ayan kusoowaydiiyey marar badan iga sojwb gbdh aan daris nahay ayaa mar kasta wax icabsiisa riyo ayan ku arkaa iifasir

  • @amaalahmed3887
    @amaalahmed3887 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh allaha ku xafido cimriga allaha ku dheereyo waxan ku riyoday ninkeyga o guriga igasarayo aniga iyo carurta shekhey isofasir inaa soduceye war warka ayaa igu badan jasakalahu kheyra

  • @sacdiyosakiyo3297
    @sacdiyosakiyo3297 ปีที่แล้ว

    Shiiq qeer allha ku siiyo cimriga allha kuu barkeg ee riya daan wey idhib tee ii fasir waxaan kuruyo daan anoo bahalo dhalaa waliba bahalo xub cadaana kuxiran waxaan leeyahy waa maxaa waxaan waxaa lai leeyahy waa ugu xaan taadii shiiq waliba wey ixanuu nee maashan ka dhay shiiq illha haku barkeeyee iifasi

  • @amaalahmed3887
    @amaalahmed3887 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh hasakalahu kheyra shekh allaha ku xafido sheekh waxan hoyo alx rer ayaan leyahay alxamdulilaah sheekh waxan ku riyoday wiil habaryartey dhashay oo gursanayo oo leygu dhahayo lacag boqoldolar ah keen oo aan bixiyey riyada dhexdeda kadib waxa leygu dhahayaa adigana busha denbe waaye aroskaga wan isku naxay riyadadhexdeda qofna umashegin wan dhaxsanahay dhoor malmod kasowardgtay kher allaha ku siiye iiso fasir sheekh jasakalahu kheyra

  • @xamdixikmad7795
    @xamdixikmad7795 2 ปีที่แล้ว

    Inta badan sheekhoow waxaa ku riyoodaa mas i ceersanaayi mas u cunaayo lkn aanan dhimanen on ordaayo marna waxaan ku ruyoodaa anoo uur leh oo dhiig baxaayo oo oonaayo waxana ahay xaas sheekhoow marka iiso jawaab adoo mhadsan sheekh alaha kaa raali naqdee

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc mashallah shukrn

  • @umumaxamed1608
    @umumaxamed1608 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh waan ku salamay waxaa igu sonoqnoqda riyo anigo cunto cunayo markan sokacona waan lablaboda sikasto oo ey cuntada u macaantahay isofasir sheekhow kheyr Allah ha kusiyo

  • @deqosheikhisaq
    @deqosheikhisaq 2 ปีที่แล้ว +2

    Aslamu caleykum sheikh illahy qeyr badan adun iyo aqiro haku siiye waxan ku riyooday jini ila dagaalayo oo ilagdaayo ohu dambeen waan qaniinay dhiigna kama imaan waana ka raayay

  • @HoodaCabdi-x5w
    @HoodaCabdi-x5w ปีที่แล้ว

    Shekh alah ku barakeyo riyadan iga soo jawaab waxan ku riyoday 2 haben aniga oo dahab ibsanaya wana xanunsanayaa

  • @kadijaabdulle442
    @kadijaabdulle442 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Riimi alah ku barakeyo waxaan ahay hoyo dhalmadii jojisay waxaan ku riyooday anigoo beybe nujinayo oo mudo ayaana igu danbeysay dhalmo

  • @upaxadan6954
    @upaxadan6954 2 ปีที่แล้ว

    asc sheek allah ku barakeeyo cilmigaga allah ku siyaadiyo waxan ku riyooday irka oo allah ku qoran markan arkayna wan duceysty ii so fasir qeer allah ku siiyeee

  • @axmadyare5435
    @axmadyare5435 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shekh allaha ku barakeyo waxan kuriyoday laba mas mid waa istagay midna waa orday midki orday ayan ul usoqatay markaa kudhifarabay waa lagafay markow dhaqaqow iga sohorjestay iso fasir insha allh

    • @hindamaxamed6483
      @hindamaxamed6483 2 ปีที่แล้ว

      Asc sheeekh alah hakuxafido aduunka iyo aaakhiroba waxaan kuriyooday afar dumar ah ieryanayaan kadana waxaan idhi xasbiyalaahu wanacmalwakiil sadex ayaa igahadhay lkin mid ayaa hadhiwayaday kadibna waxaan idhi lallxawalallaaquwati kadibna 7 tatobajeer ayaan kuceliyay marwalbadhulka ayaa xariiqmayay xariiqkastana waajoojinaya iisoofasra sheekh

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 ปีที่แล้ว +2

    Maash ahAll. Wawa Qatar. Kkkkk

  • @fartuunfaraxsan4002
    @fartuunfaraxsan4002 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh rimi allah ku barakeeyo sheikh waxan ku riyooday habaryartyda o dhimaty oo aniga iyo wllkyga oo ino keentay tikid canada ah waxay idhahday lawadan tikit lawadiina aya leh iso fasir

  • @asiyasahmed9170
    @asiyasahmed9170 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc shikh riim alle haku barakeyo
    Waxan ku waydina adigo bad ku dhexsocdo

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheiikh jazaakalaah 💯💯💯💯🧡🧡🧡🧡🧡🧡❤❤❤❤❤❤

  • @wilo8533
    @wilo8533 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah huno

  • @AbdiOsman-m9t
    @AbdiOsman-m9t ปีที่แล้ว

    Shekhoow khayr alaha kusiyo
    Riyadan isoo fasir waxan ahay wil
    Magacaygu waa cabdi rashid
    Waxan ku ryoday bad biyo badan
    Hirku marku koco dib unoqdo
    Meshii ukanoqday waxa kusoo
    Hari malay fara badan iso sheg
    Shekow

  • @zamiramohamed4687
    @zamiramohamed4687 2 ปีที่แล้ว

    Asck shiikh Alle hakuxifdiyo riyo ayaan kuriyodey habeen anigo melmaraya ninbaan kacabsaday tukaan baan kuwecday wuu igasodabagalay ana cunaha waan cijiyay ana waxaan akhariyey albaaqra Shanta aayodod ee uhoreysa waxan arkey gabadh agtiisa fadhida oo cabsanesa Anna inti ka Danbaaysay cunaha ii xanunaan Alle hakubarakeeye iiso fasir

  • @dheeholuulalmaas3644
    @dheeholuulalmaas3644 2 ปีที่แล้ว +1

    asc sheekh riimiyow aniga waxan ku riyooday anigoo ciyaalkeyga ku dhaxjiro isku saxarooday ilmaheyga midka mid ah na aan leeyahay kaalay suuliga ii fur aan iska dhaqe saxaradina qaar ka mid ah ayaan gacanta kuwatay wax ur ah na malahan sheekhow adigi mahadsan iga jawaab waligeyna kuma soo weydiin su aal tan ayaa ugu horeeso riyooyin bdn oon layaabay oon fasir u waayena wey jiraan

  • @deeqocadaan1527
    @deeqocadaan1527 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh riimi ajir iyo xasan aad allaaha kaa siiyo waxan ku riyooday waxaan alle isiiye 2 ilmo wiil iyo gabar gabadha anoo lay leeyahay quraan ha aqrisato wiilkana anagoo wado socona laakiin waa ihor socdaa wada naag timo gaban afkana rooseeto umarsan tahay wiilkega eegtay weliba eegmo dhoola cadeys ah kadibna wiilkeyga sidi ruux ooyn rabo la leemo dhinac ayuu usii dhacaaye waan qabtay kadibna xaajiga ku iri quraan iigu aqri sheekh iisoo fasir adoo mahadsan

    • @ardocabdulahi6556
      @ardocabdulahi6556 2 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh riimi waxan ku riyooday labo buste yaan Qaatay waxan idhi midbaan dhaxanta ka huwan ii fasil

  • @mahamedabdi3922
    @mahamedabdi3922 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc Sheikh cimriga iyo dinta iyo famliga allah haku barakeeyo insha allah Sheikh wxn ku riyoday in bdn Anigo Qawan oona ardaayo wxy tahay ayan fahmi wayay waligeyna qof lama wadagin Arintas marka iso fasir baraka an dhamaneyn allah haku siiyee

  • @afnansheekh9619
    @afnansheekh9619 2 ปีที่แล้ว

    Zheikh allaha haku xafido

  • @ummufutuhi1526
    @ummufutuhi1526 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh Allah kubarakeyo danbigaga iyo kan waridkagaba Allah dhafo sheikh wankuriyode aniga iyo willyar andhale Isla socono an cirka magaca alle iyo macaga rasulkan kusokhomey dadka itusayo ansotose wilkana wuiga xanunsanyaha

  • @DAAHIRYUUSUF-ox3ef
    @DAAHIRYUUSUF-ox3ef 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah

  • @samiroiman8361
    @samiroiman8361 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a

    • @hiboiguehhiboigueh668
      @hiboiguehhiboigueh668 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc sheekh Allaha kuxafido sheekh waxan kuriyooday anigo will angaranayo i eryanayo dhagax waayna usiito ana ankabaxsanayo

    • @bilanaare5431
      @bilanaare5431 2 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh riimi allaha haku barakeeyo sheekh waxaan ahay hooyo xaas ah waxaan kuriyooday anoo gurigayga jooga waxaan arkay kiiyoo diig aad uqurux badan ayaa agtada soo istaaga kadib na waan waayay isla markii mukulaa aad uquruban baa agtayda soo istaagtay labadoodaba way i eegaayeen laakiin wax dhaqdhaqaa qamasaman

  • @manaxemanaxe987
    @manaxemanaxe987 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq. Waxaa ku
    Riyooday anigoo
    Alle. Mu had celinaayo
    Misa gacmaha kor u taa gaayo
    Ayaa ku riyooday iifasir
    Qeer alle haku siiyee

  • @xamdaciisemahamed3219
    @xamdaciisemahamed3219 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah ha ku barakeyo muraad ayan leyhay iso duce fidud

    • @Bishaaro-de2xb
      @Bishaaro-de2xb 3 หลายเดือนก่อน

      Alaha ku siyo waxa rabtid😢😢😢

  • @hafsa4706
    @hafsa4706 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh waxaad ii fasirtaa riyadan.waxan Ku riyooday anagoo habeen gurigayaga joogna ayuu libaax nasoo weerarey libaax dabeeto albaabkii gurigaan Ku riixnay isaguna uu nagusoo riixayo dabeeto dab Ayaan Ku shidnay ugu danbayn libaaxii wuu cabaaday Anna hurdadiibaan kaso booday😊sheekh bal iisoo fasir

  • @nagwamahdi6964
    @nagwamahdi6964 2 ปีที่แล้ว

    Allah janada hakugeyo

  • @Canab-i4d
    @Canab-i4d 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh alah hakubarakeyo waxan away qof mudo xanunsan wakuriyoday anomatagayo abur

  • @kadijaabdulle442
    @kadijaabdulle442 2 ปีที่แล้ว

    Salama caleykum shiq riyada xakeen ku soo hagajiyaa waan ubahanahy mel aan kuku soo diro

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhaw waxaan xalayku riyooday anigoo dhaqaayo buste cagaaran oo waxaa i garabtaagnaa wiil qurxoon oo dheer xaas baa ahay ii soo fasir haddii aragto qoraalkeygan

  • @farahjamac9285
    @farahjamac9285 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh halkee fariimaha lagu soo diraa

  • @zeynababdullahiadanali1446
    @zeynababdullahiadanali1446 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh riimi allaha kuxifdiyo cimigaga alle ha kuu barakeyo waxaa ku riyooday aniguu cunug nujinaayo waxaa ahay gabar wili guursa ii fasir sheekhow جزاك الله خيرا يا شيخ وجعله الله في ميزان حسناتك يارب

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin aamiin

  • @izaakorea1728
    @izaakorea1728 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh riima alle ha ku xafdo isoo fasir waxa ku riyoday aniga oo basto mantagayo mantagasane iga dhameeni markii 3 waaye ee aan ku riyoonayo

  • @sfa5133
    @sfa5133 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheq rimi alaha kubarakeye waxaan ku riyooday macalimadeyda quraanka oo bas saaran baskine wuu socdaa
    Markaaas waxay idhshday
    Macalimadeyda
    Isoogaar baska soogaar ana waxaan leeyahay.
    Seen ugaaraa baska waa socdaaye iyadana waa awoodaaye soogaar ana waan ordaa siaan baska ugaaro. Anoo gaarina waan kacay qeer alaha kusiiyo jazakalaahu qeyr

  • @منيشيخ-ز4ن
    @منيشيخ-ز4ن 2 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أخي العزيز و جزاك الله خيرا ❤️ ❤️ ❤️ أللهم صل على محمد و على آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤️ ❤️ ❤️ أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @abdihakimmoalinahmed1508
    @abdihakimmoalinahmed1508 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheqa ilhey haku barakeyo cilmig ilahey haku barkeyo amiin

  • @Olivia-cw7ff
    @Olivia-cw7ff 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh cimri dheer iyo cafimaad ilaahay ha ku siiyo sheikh waxn ku riyooday hooyadeey o dhimata la ii shegay o la idhayo hooyadaa weey dhimata anigana aad ayan u oynyaa marwalbo waxan seexdaa aniga o u doceynayo o ilaahay cimri dheer u weeydinayo hooyadeey aad aya u jacelahay wllhi rabi ha ka rali noqdee ii so jawab

  • @xalaanxareed8911
    @xalaanxareed8911 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh ku riyooday guri awoowgay ka dhintay maarkasta daaradaa bosneero soconahsa lamana dhaxllin ii fasir

  • @saabarinismacil
    @saabarinismacil 5 หลายเดือนก่อน

    Sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lookatthis156
    @lookatthis156 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheq rimi waxan ahay hoyo caruur dhashy waxad i fisirta waxan kuriyoday ano nafteyda samada lowado inta nafteyda samada lowadayna waxan arkay indho qurux badan o wawen hadana uwaxyo kala nuc ah hadanaha indhahi hadana uwax yadi sasa ligu gey samada mesha udanbeso marki ligey quran lishidy so fisir

  • @umumucaad7328
    @umumucaad7328 2 ปีที่แล้ว

    Asc Sheikh waxa Ku riyoode walshydah wilkeda oo lugaha ugu wada dhagan bahalo cadaan ah oo aan ka fujunaayo Ku ridoye kadib lugaha dhan biyo ayaa kagalayo Markan bahalaha kafujiyo sda meel gubate isoofasr Sheikh qeyr allaha Ku siyo

  • @nimomaow6463
    @nimomaow6463 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheikh afsaxa Allahu lisaanaka waxaan kuriyoodey anigoo dad iraadinaayoo laaidili rabbo dadka waa qarawadeyda

  • @DahirXasan-e5w
    @DahirXasan-e5w 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanabdi2275
    @hodanabdi2275 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sheikh aduun iyo akhiroba allah haku xifdiyo
    Sheikh waxaan kuriyoday anoo lasocda qof dumar ah dhulkay jiitamaysa maxay ku farisatay god yàr waxay iga mashqulinàysaa in aan wadada aado wadadii bay iga xanibtay markaa wanka tagay dib ban unoqday si aan uhelo mal aan wadada kaga dhaco

  • @abdifatahshafi5876
    @abdifatahshafi5876 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc, sheekh cabdiqaadir,
    Waxaan ku Riyodey God aad u iftiimaya/Nuuraya , isla markiba waxbaa Ila hadlay oo yidhi Bixi Sadaqo,

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh Allah ajar hakasiyo. Waxansotosay anigo suratul fatixa aqrinayo ee isojawab. Jazakallahu kheir.

  • @paparihaam2316
    @paparihaam2316 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhow waxaan ku riyoodey anigoo jiifo waxaan arkey naag oo quruxbadan oo feys maas u xiran oo jilabaha iga hayso oo indhahayga soo furi karin sheekhow iisoo fasir

  • @salmomohamed9979
    @salmomohamed9979 2 ปีที่แล้ว

    Asc shek ilahay ajar iyo xasanad haka siiyo wxn ku riyoday ninkeyga an hda wada jogno inta aanan is guursan kahor wxn isku dhalena 4caruur ah guri ad uwena wan dagnahay gadashisana xeeb ayo leyahay carurteda iyo abhod dashka dhnka bada xigto aye jogan aniga iyo gwar ii shaqenesana guriga anago hagjineno aya nala so weeraraya tuga xabada watan aya naso werarayan shiiq wan iska difayacaya wana ka adkanaya o wan iska celinaya ilmahega iyo ninkeyga anigo ka difacayo shiq iso fasir riyadas ilahay qeyr bdn haku siiyo🤲🤲dhman rerkagana rabi hku xafido

  • @maryancumar5327
    @maryancumar5327 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh Allah ku barakeyo
    waxaan ku riyooday ayeeyadee iyo awoowaheyga oo dhinte Iyo aniga iyo saygeyga oo isla socono oo aan mooro geel ku dhex sheekesaneno
    waxaan dhahay waa la aadimay reerka dariska an kasoo weesesanaya
    reerkaas odaygooda o balwad leh iyo odaygeyga oo balwad laheen oo isla fadhiyo aan arkay ,
    marhore eena eheed
    sheikh kheyr Allaah ku siiyo iisoo fasir .

  • @dekasheikhhassan2266
    @dekasheikhhassan2266 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxa koryode ano nin iqabo ninkale cunug udhalayo oo gabar ah sheikh iga sojawab mahadsanid sheikh janada allah haku keeyo

  • @xumeyra9862
    @xumeyra9862 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheq ilahay haku barakeyo hooyade aya waxay wax ku yirotay iyado ay edadeda sineyso dahab marna tuufax marar badan edadedana quf wanagsan aye ehed isoo fasir shiqow

  • @munaahmed1403
    @munaahmed1403 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh alle haku xifdiyo sheekh waxaan ku riyooday anoo meel dheer saran oo ka soo degikarila inbadan bay igu soo noq noqatay riyadaasi sheesh ifasir

  • @hodanhashiadanabdule648
    @hodanhashiadanabdule648 2 ปีที่แล้ว

    Asc Sheiq alaahaku..xafido.in.badan abeeso anigo dilay. Ayado.duuduban.....o..aan dilay

  • @naciimasheikh5022
    @naciimasheikh5022 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh qer iyo barko badan allah ku siyo waxan ku riyoda quran aniga aqrinayo laba aayado oo sura baqara ku jirto Iyo aayad kale ii soo fasir plz janatul fardowso ilaah hanu kulmiyo

  • @axlaamxasan7820
    @axlaamxasan7820 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheqow waxan ku riyoday anigo ninkii an is jecleyn ma ahe ninkale igursanaya maxaa waye fasiradeda adigo mahadsan

  • @adzg949
    @adzg949 2 ปีที่แล้ว +2

    shaka Asc allh kabarakaoa
    rayana karaya abayaha Rayaiay naoa xakara kawala kakaranaya asakan

  • @ameldaahir1815
    @ameldaahir1815 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxanku riyodey afar mas waaweyn oo buur buuran qaar madow yihiin qaarna madow jaalo isku jiro qolka jiifka ayee igu jiren mid armaajada korkeed midna nalka kor kiis halne gurigu iga dhex dhuuntey halne dibka inaa ka qabtey ayaa banaanka ku tuurey qeyr allaha ku siiyo iisoo sheekh

  • @manaxemanaxe987
    @manaxemanaxe987 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq. Teelkaa ayaa rabaa inoo soqr adigo raali ah

  • @lolihassanmohamed4259
    @lolihassanmohamed4259 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh alah hakubarakeyo wxn kuriyode ninkeyga Aya hilib melsab ikakene wuikudahay nokari markan Karin rawo bahal soconayo ayuiskubadale shekh isofasir qerr alahakusiye

  • @yonismayow96
    @yonismayow96 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shekh kheyr alaha ku siiyo codsi shekh riyadan iiga so jawab waxan ku riyoday aderkey oo dhowr sano ka hor dhintay oo horteyda ku mantagaayo wax dacaar cagaar ah manatagayo gadashiisana waxa tagna nag cad oo lug qori leh mahadsanid

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheikh aniga waxan ku riyooday anigoo bus weyn oo kalarkiisa blue yahay imari rabay wana ka bad baday sadex jeer aya alx alx alx dhahaay riyada dhexdeda mahadsanid sheikh wax badan aya kaa fa’iday

  • @sucaadsaalax218
    @sucaadsaalax218 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh Alle ha ku Barakeeyo iiso ducay waan Xanuunsanayaa daynavwaa laygu leeyahay waxaad ii so fasishaa riyadan waxaan ku riyoodaa anigoo Adi la jooga ka dibna igl lumay aan doon doonayo

  • @بسمالله-ز1ت
    @بسمالله-ز1ت 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq riimi su aal aa kuweydina bilis iigasojawab qofdhumay riyo lagu arkay asago dhahayo hoyadey lajoga hoyadisna weydhimatay

  • @ruqiyacali887
    @ruqiyacali887 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxan ku riyooday ano xajka jooga oo dhar cad xidhan oo biyo ku waysaysanaya khayr alle ha ku siiyo

  • @nimcoahmed1896
    @nimcoahmed1896 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq waxaan kurirooday rag aan garanaynin iyo qof familkamida oo intaiqabqabteen mas dusha iigalinaayo iisoofasir allaah hakaa jaseeyee

  • @aishacuudinadrosmaan3033
    @aishacuudinadrosmaan3033 2 ปีที่แล้ว

    sh alaha ku barakeeyo waxaan ku riyooday dhawr jeer anigoo lajogo gabadha markii aan fiirstana aniga oo kakici la lugaha oo ay ileeyihiin gabdhaha maxa ku gu decay markii aan xoogaa joogayna hadana istaagay sh iso fasir jazaakalah ajar

  • @aminad764
    @aminad764 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxan kuriyooday aniga iyo gabar baan islasoconay guri baan radineenay waxaa gadaasheyda soosocday nin dheer aad u dheer oo shaati cad xiran gabadhii ilasocotay baatiri ninkan fiiri dheer markaan rakay baan dhahay waa jini cirfiid waxan dhahay xasbunallah wanicmal wakiil wuu fogaday kadib ayatul kursina ban aqriyay anigoo cabsanaayo wana waaye wuu mirqay thanks sheikh riimi