CIISE XABIIBI FT AMRAN DAGAN HOOYO HOOYO KAMA FIICNA DJIBOUTI SHOW 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • CIISE XABIIBI FT AMRAN DAGAN
    HOOYO HOOYO KAMA FIICNA
    NAJMA NASHAAD DJIBOUTI SHOW 2024
    Copyright@Hawraar Music

ความคิดเห็น • 86

  • @najmaabdilahi-hn6qg
    @najmaabdilahi-hn6qg 4 หลายเดือนก่อน +8

    Ayy hees ad mcn wlhi
    Hoyo hoyo kama fiicnee xaqiiq hadiba wilka an jeclan dono ama ilahay calaf igu daro wilka an jeclan dono ilahay kasa kaw hoyadii Aya iken tay ayadana quruxda u yeshay marka iyada iyo isaga wn jeclan dona abid wilka calafkayga ah iyo hoyadiis wan jeclan waligay ❤

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 6 หลายเดือนก่อน +8

    Sodoh waa laga cabaaday e bal team 2021 hooyo noqday aan isku dayno carurteena & xasaskooda ina u noqono sodohda adunka ugu wngsn
    One love junior mom's 💙 ♥

  • @Mustafdollar666
    @Mustafdollar666 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiq hooyo hooyo kama fiicnee buri

  • @munasiciid2947
    @munasiciid2947 6 หลายเดือนก่อน +7

    Sodohii waa hooyadaa labad 😰walhi ani sodohaday hooyaday u aqaana alle hay daaye iyada ia hoyadayba🤲❤️😰

  • @jimcalejoofey2376
    @jimcalejoofey2376 6 หลายเดือนก่อน +11

    From facebook we love you mom❤❤

  • @UmmuHafsa-v2u
    @UmmuHafsa-v2u 24 วันที่ผ่านมา

    Waa xaqiiq hooyo hooyo kamafiicnee

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 6 หลายเดือนก่อน +11

    From Tiktok

  • @smartmm6267
    @smartmm6267 6 หลายเดือนก่อน +8

    FROM TIKTOK ❤❤❤❤

  • @CwahaabAdan
    @CwahaabAdan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo mcn waa lagama marmaan

  • @MAAMEPHOTOGRAPHY
    @MAAMEPHOTOGRAPHY 6 หลายเดือนก่อน +3

    First one comment like me ❤

  • @yusraibrahim8734
    @yusraibrahim8734 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi hoyo hoyo kama fcno hoyo waa hoyo un ❤❤❤❤

  • @deganomer4032
    @deganomer4032 6 หลายเดือนก่อน +11

    Ceeb wlhi hees dhaan ba hoyada ha ii keniiin lagu haya 😅

    • @SucdiIbrahim
      @SucdiIbrahim 6 หลายเดือนก่อน

      Ceep way daftey midhan subxanAllah 😮

  • @safwansaid99
    @safwansaid99 6 หลายเดือนก่อน +7

    Hooyo Macaan 💯💯🥰🥰❤❤🥰🥰😍💫💖

  • @NasserAhmedIlwad-jb7vq
    @NasserAhmedIlwad-jb7vq 6 หลายเดือนก่อน +4

    My Farah war Farah yadi waa qiroodeen

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 2 หลายเดือนก่อน

    Waa laysixray

  • @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
    @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo fiicanaa jirtee ka leexda mamooyinka😂❤

  • @foziakusow3573
    @foziakusow3573 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mayaaa hoyo mcn❤❤ cml lamaxelay0❤❤❤❤❤runtiiii❤

  • @SucdiIbrahim
    @SucdiIbrahim 6 หลายเดือนก่อน

    Daqan xumo waydaftey since when 😢 ❤hoyo iyo hoyo 2 😊

  • @xasanzoya
    @xasanzoya 6 หลายเดือนก่อน

    From Facebook we love you momi 4 ever❤

  • @user-lh5fh9cr2g
    @user-lh5fh9cr2g 5 หลายเดือนก่อน

    Hooyo Hooyo kama fiicneee❤❤❤❤❤❤

  • @fadumocadani7661
    @fadumocadani7661 3 หลายเดือนก่อน

    ❤hooyo ❤

  • @user-yw8ru6ri8c
    @user-yw8ru6ri8c 4 หลายเดือนก่อน

    Je t'aime fort ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maman

  • @Ayaanmaxamuudrashiid
    @Ayaanmaxamuudrashiid 4 หลายเดือนก่อน

    Hoyo hoyo kama ficno❤❤❤❤❤❤

  • @omarshariif6925
    @omarshariif6925 6 หลายเดือนก่อน

    I love hoyo macan

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 2 หลายเดือนก่อน

    Tollay away

  • @Rohitt-Somali8
    @Rohitt-Somali8 6 หลายเดือนก่อน +2

    Fananad dadko dhan ay jecelyihin🤍👸najma nashad

  • @jihaanpea9215
    @jihaanpea9215 6 หลายเดือนก่อน

    First ☝🏼

  • @Medina-em9wn
    @Medina-em9wn 3 หลายเดือนก่อน

    Hooyo 😢😢😢😢

  • @user-ng1yg9pf9t
    @user-ng1yg9pf9t 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyo hooyo kamafiicno ❤❤😊

  • @munaharun645
    @munaharun645 6 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭😭😭😭😭🥰🥰Hooyo

  • @goudibilehhassan1909
    @goudibilehhassan1909 6 หลายเดือนก่อน

    Félicitations ciisa Xabibi

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 6 หลายเดือนก่อน +2

    From tiktok😂 lkn hablaha sodohda ku naxsan manay ogyn in noloshu meerto tahay oo hooyadedba inan sodoh utahay😂 mise sida uma fahansana

  • @user-lq7ub7fr7u
    @user-lq7ub7fr7u 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn ❤❤❤

  • @mohamedabdullahi1926
    @mohamedabdullahi1926 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ina titktok kaso raacday

  • @xamdaaadan2892
    @xamdaaadan2892 6 หลายเดือนก่อน

    Msh lah fariiid😂

  • @user-on9zx7fx7l
    @user-on9zx7fx7l 6 หลายเดือนก่อน

    hooyo man janakala❤❤

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn alleh hakugu daayo❤

  • @H.AaminaJeylani
    @H.AaminaJeylani 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤💔🙏

  • @sowdaabdi377
    @sowdaabdi377 5 หลายเดือนก่อน +1

    That is true 😂😂😂😂😂

  • @moussaahmedahmed5579
    @moussaahmedahmed5579 5 หลายเดือนก่อน

    Hoyo macaan

  • @AbdiKhalid-zi5uk
    @AbdiKhalid-zi5uk 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedfarahAbdullahi
    @MohamedfarahAbdullahi 5 หลายเดือนก่อน

    Hoyo mcnto❤❤❤❤❤❤

  • @user-yg4ey4gd6k
    @user-yg4ey4gd6k 6 หลายเดือนก่อน

    Runtime hooyo hoyo kama wacano❤😅

  • @soumayaali4595
    @soumayaali4595 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢subxahallah caab

  • @user-kx1dg1ix9o
    @user-kx1dg1ix9o 6 หลายเดือนก่อน

    hooyo mcn janakala❤❤

  • @user-ul1cq2em8j
    @user-ul1cq2em8j 6 หลายเดือนก่อน

    Allow sodah la.aan ha i dhigin😢

  • @ShugriCfitaax
    @ShugriCfitaax 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyo ❤mcn 1:03

  • @Gullet-Ahmet
    @Gullet-Ahmet 6 หลายเดือนก่อน

    Dear Mom ❤👩‍🍼

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyadey naag mahe aabahey baan ka jecelahey

    • @SucdiIbrahim
      @SucdiIbrahim 6 หลายเดือนก่อน

      SubxaAllah mxa dacay 😢

  • @user-rq6pb8xb9d
    @user-rq6pb8xb9d 3 หลายเดือนก่อน

    Haykeenin hoyadaa gardarro iyoo ceebtoona maaha 😂

  • @Bigays0890
    @Bigays0890 6 หลายเดือนก่อน +5

    Dear Mommy ❤🫂🫀

    • @SahraAli-
      @SahraAli- 2 หลายเดือนก่อน

      Hooyo mcn ❤❤❤❤

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 6 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan mid liidata weeye runti naagti hooyada ma rabo tiraahda hees iyo calaacal midna ma istaahisho e fasax uun

  • @Hoododerie
    @Hoododerie 6 หลายเดือนก่อน

    From Snapchat 😂 waa baln sodohday mustaqblka ma dhibi doono 😂😂

  • @khuuriye
    @khuuriye 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤Maamo❤❤

  • @soumayaali4595
    @soumayaali4595 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan maa hees maa

  • @user-ly2uj8ic9r
    @user-ly2uj8ic9r 6 หลายเดือนก่อน

    Mamo ❤❤

  • @rihaamabdy1877
    @rihaamabdy1877 6 หลายเดือนก่อน

    hestan markey qaraxdo isowaca

  • @CabdiqadirAbukarGutale
    @CabdiqadirAbukarGutale 6 หลายเดือนก่อน

    I love hooyo mcn❤❤❤

  • @SaidaSaid-ze9zp
    @SaidaSaid-ze9zp 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo iyo Abo l love you 🥰☝🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🧕🏻👩‍❤️‍👨❤️❤️❤️🫶🥰👍 l’m love mijn moeder en vader ❤❤❤❤❤❤❤☪️👑👑👑👑👑😌😉😊

  • @user-yl6cn5vn8z
    @user-yl6cn5vn8z 6 หลายเดือนก่อน

    kaftan xitaa ha u dhahdo hoyada ha itusin mgc ilahey furin iyo dil isugu dara😂

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi xitaa hadeey hooyadeey soo hadal qaata ama waxaas kudhahda furiin iyo dabsaar iyo dil iskuugu daraa iskiifada xun 😮

  • @abdullaahigacal
    @abdullaahigacal 6 หลายเดือนก่อน

    Garaadka igu su 'aalee qofka aad is lahayd ku seexo haduu 🗣muran kugu salaamo miyaad soo jeed ka baaqsan

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 6 หลายเดือนก่อน

    Wx waliba mom baa ka horaysa naag mxy ii taraysaa?

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 6 หลายเดือนก่อน

    waxani hees maha waa dhaqan xumo ka sameeyay iyo kuwa qadayaba wa bilaa dhaqan.

    • @SucdiIbrahim
      @SucdiIbrahim 6 หลายเดือนก่อน

      Kukguracsanahy

    • @SucdiIbrahim
      @SucdiIbrahim 6 หลายเดือนก่อน

      Daqan xumo waydaftey taa

  • @aliabduqaadirmohamed8788
    @aliabduqaadirmohamed8788 6 หลายเดือนก่อน

    Hade hooyade rabin wlhi ayada lee bexeyso 😂

  • @odhahdatiktok9851
    @odhahdatiktok9851 6 หลายเดือนก่อน

    Wxay heestu ma sheekaa 😂

  • @user-st4ik9qo4o
    @user-st4ik9qo4o 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @CabdilahiYuusuf-yz7im
    @CabdilahiYuusuf-yz7im 3 หลายเดือนก่อน

    Ll

  • @user-tk2ic8dl7o
    @user-tk2ic8dl7o 6 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉😅❤😂

  • @daauud77
    @daauud77 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂