Sodoh uma qooro wlh hooyadey mcn cml ka dhigan lahaayee ilahey calaf ha isku keen tuso hooyo mcn seen biri Hooyo waa Hooyo uuun sax Hooyo Hooyo kama fiicna ❤❤❤
Hadi leygu kaa simo saadir ban ku dharte sidee hoyadey ban wanag ku samen laha sowtkaga gaarka sacadan maqlan ku sacabin lahayon salan kugu kici laha Sanka kuuma tagen dharar kuma salugeen sidi hoyadey ban dusha sare ku geen laha siygan jecladiyo sxiibka nolosha thy tii saxeysee dahab ban ku Suri lahaa hooyo mcn❤❤
Sax waad hele aayado kale Lkn hooyo heeli meeysiid wllhi.heestan qalbigee iiga xanuujiisay HOOYO HOOYO.KAMA FICNO TAA.WAA SAX. I LOVE YOU MAAMA 😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔
Hooyadaa ma rabo adigaa ku rabaa intee laga qoraa naagtaan hooyadaa rabin fiyaah dheh naag waa la helaa lakn hooyo mcn okale lama helaayo naagtaan hoyadaa rabin get aut dheh hooyo mcn waa qli ❤
Waxan hubaa in aan heestan miraha macaan Aad Dib u soo booqatay Hadaa iga Dambeyso Like 👍 isaar Time 11:18__Date 22/10/2023😢
1:16 1:17 1:17
12:12
Trywjw ye❤😂🎉😢😮😅😊eg
Saan u jeclhy 😭😭❤️
10/33 1/11/24😢❤
Ninkeyga hooyadisa waa hooyaday macaan hooyo ceeb malahan waan jecelahay ninkeyga hooyadisa ❤
Taas aya been aheyna wllhi really ❤🎉
Waa hooyo macan sodohdu
It's true some mother in law are very good
@@MusicOfficial-ml8xmyu😅b😅
😅kssugf😢uegsouh😅@@MusicOfficial-ml8xm
Haddii aad u jeeddo
Magaca Allah love
الله💗
#Love saar Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha❤❤❤
6yyft😅
Aamiin❤
❤
😂 bh😮😢😂😂😮😅❤❤❤❤😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊
Aamiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤🧕🏻🫶👍👋🏻
Madi aan gabar Hooyo udhalin heestaan cabsi ayey igu abuurtay😢
Yaaa rabbii mid qeer qabta ah ❤
Insha allh mid khyr qabta wllo😢
Walal ka firso marka gursaneso rabina ka bari mida ugu wacan inuu alle kugu beego
Marwo dheeli tiran rapi haku siiyo walal
@@samsamabdiquenabd
Aamiin boqran 🤲🤲🤲
@@Hamdaandulaahi
Aaaamiiin
Hooyo kastaa oo zoomali waa isku mid waa nijeclahayy hooyo kaastaa oo soomaliyeed ❤allow noo xafid hooyoyinkeenaa😢❤
Wll Somali dhe zoomali haidhihin biiliis
❤❤❤❤😮
U
@@AbuukarCumar-g1y
Saaxib Zomali Waa Caay Ee Somali dheh Adigu Inaad isku Gafto waa ceeb
Mother is not better than mother but mother in law is like my mother
❤❤ hooyo hooyo kama ficnaa sodahday waa Hooyaday oo kale I love ❤️ 😍 💖 ❣️
Walahi hooyo ima noola anoo yar ayey dhimtay markaa waan jecekahay inuu alle calafka igu daro wiil hooyo leh si aan u idhaah hooyo 😢😢😢😢😢😢😢
Amaain wllshy ax
AmeiN Wllo Mcn
Hooyana illahey Janadiisa hka waraabiYo😢
Amin amin ana sido kaleh ayan rajaynaya
By ih funny imo looking ft ft 😊😊 room@@Kadarehhassan26Safia
Ciise xabibi and amran best acting 👌hees shidan axyaa cod waa waaqic ka dhaca dunida gàar ahaan somalida ku badam ax sorry 😞 4/11/2023 wixii iga danbeeya like dhac kusiiya waad iga danbeysaaye aniga ahaan hooyaday wax ka sareeya dunida jogaan
Inta tiktok kaso racday hesta wan salama hoyo hoyo kama ficno😊
K❤❤❤
Wan ka qadnay😂
😢💔❤️🔥💔💔💔💔💔💔😢💔💔💔💔💔💔💔😢😢😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔
Wllhi markaan saas waqal u arkay waxa markiiba igu soo dhacay mustafe iyo liibaan illhy godka ha unuuro aamiinta uraaciya 😢
Amiin Allaha 🤲 u naxaristo
Amiin amiin😢
Hooyo mcn waa lama huran hooyo hooyo kama fiicana gabdhow ogada wiilka aad jeclatay booska uu tagayahay ee aad ku jecladtay hooyo ayaa soo gadhsisiy ka fikiraysay dhmn hooyo walba oo nollow farxad cfmd cimri dherer ku nollada hooyo mcn intii dhimatayna allow uu naxariiso kana warabi janatu fardowsa amiin amiin amiin 🎉🎉🎉❤
Allah uu naxariso mustafe saleman iyo Liban 😢🤲
Durba waa la ilaawey aduunyo😢
Allah ha u naxariisto labadaba
Amiin ❤
hooyo waa hooyo waan jeclahay sodohday amina faarax kalma da sodoh uma quudho hooyo mcn cimri dherer iyo caafimaad cibaado suubanbaan kuugu duceeyey❤❤❤❤❤❤😢😢
Hooyo mcn ❤❤❤
Hooyo mcn waa hooyo mcn
Waxay mudan tahay ixtiram iyo daryel sodohday waa hoyaday mcn wayo ninkan jeclahay hoyadisne wn jeclhy ❤
Hooyo macaan waa hooyo un hadanad donayn in la iskhilaafo kadaa reerka isla.daga oo xaskaga gooni ka dhigo that's all❤
Xalku waa saas period
Waxaas macquuul miyaa war joga gabdho hooyadiis wa boqorad ❤ meelna ugama harta
Madaxa saranaya sodohdeyda mustaqbalka❤
❤❤❤
Wlhi baan ku dhaartee hadaan ku guur iyo aduunba seegayo hooyaday naag aan qabo iyo hanti kale toona ma dhaafsanayo😢😢😢
Waa runta wll😢
Hay kenin hday i tidhahdo wlhie surprise ayan furniin-keeda uga dhigi lahaa HOOYO qofta iskakey leh weeyi ALLEH kasokow
Nin ragga hooyo diid loma bahna
😂😂😂
One like inta Garanaysa Amran degan inay tahay Haboon nuura walasheed 😮🔥❤️
Geesigaan raga kasoo xushay gaaridii ifka keen tay saanunici karaa hooyo mcn❤❤❤
I,m from rwanda Kigali 🇷🇼🇷🇼 I love somalia you family
🎉❤tnkz
Ha ilaawin waa naftayde😭😭♥️ hooyo ilahay cimriga ha ku dheereyo❤
Yourte et être sur ❤❤❤❤❤
Inta from tiktok eh waa idin salamay😂
Waxn ka helay baydka udhanyaa. Wan heli adookale miyaan hooyo kale ❤❤❤❤
l’ m from. Uk. 🇬🇧 my favorite song somalia 🇸🇴 song ❤❤
Légend ikaa dhee cisse xabibi vous êtes à top vraiment 😍😍🤩🤩🤩🤩
Ha ilaawin waa naftydee hooyaday wlhi been maaha❤ sodohna waa hooyo labad walidkasta oo weyn waa walid sida walidka cml ula dhaqma oo ilhy ka baqa ❤😢
Hooyo waa hooyo ❤❤❤❤❤saad ujecashay hooyadaa ayuu qof walba ujecelyahay hooyadi ❤allow hooyo noo dhawr aaaaaaamiiiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲
Inta Hada TikTok kasoo Aragdey waa idin salamey 🤝😂
Hooyo La'aan waa Aduun La'aan😢
Hooyo iLaahey Jannada Ha inagu kulmiyo maamo Macaan👩🦰
Love you for ever________❤❤❤
Hkmhdsb😂😂
F😮😢😂🎉❤😢wv
Kusali nabiga. Salalaahu calayhi wasalam❤
Scw scw scw scw scw scw ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Ilaahey haloo towbad keeno qabri iyo xisaab aya naga danbeyso wlahi 😢
Hooyo hooyo kama fiicna 😢❤️
Asc. ❤❤❤❤❤❤❤❤wallo😅😊😮😢🎉😂😂❤❤❤❤❤
I'm from India 🇮🇳 I love Somali songs 🥰
Thanks also ❤
Thnks ❤
Thanks ❤
@@HamdaMohamed-ne5tp😊😊😊😊😊😊❤
Thnkz ❤
Hooyo waa hooyo heestan wilal dhiiro galin iney u noqoto rajeynaa❤
Aniga wall si dhab ah ayay ii darensiisay hoyaday wanan iska fasaxay gabadhii hoyaday nacday😢
Hooyo mcn alle ha daayo ninka ku qabaa waa hooyoda kle lama naco I lov sodoho ❤❤
HOOYO MACAAN Aduunka Meelkatod Joogto Alle Wx Ku Dhiba Kuma Tuso 😢😢😢
Axya hees iyo baadh hestani xaqiqda jiirta ayay tabanaysa waxa jiira hablo sida uu dhaqma hablahu iskuma jiirane Haa ilawin Ana ii dhashe Haa ilawin iso habtaye Haa ilawin iso habtaye Haa ilawin waa naftayde Haa ilawin aan is hurunayn best song walal fanan cise xabibi and wll fanana amran dagan and waqal studios hore uu socda
Waxaan aamin sanahay Qof aan hooyaday jeclayn inaanu ana ijeclayn hooyo inta nolo jirto ifka hibo iigu nolow 🥰🥺🫀🤱🏼
Xaqiiq 😢
Kawaran kay hooyadii kuhordisho. Oo naagti lasafta😢😢
HOOYO MACAAN❤❤ Allaaw ino hagaaji hoyoyiinka khaldaan..HOOYO laama huuran❤❤
Hoyo wa hoyo ❤️allow lawadeydi hoyo u naxariso oo janada kawarabi🥺
Inta tiktok kasoo argatye oo soo raadisaye✌️😂😂 😂
Hadanay siday hooyaded dusha usaranayso ana hooyaday dusha usaranayn am single❤😢
War gabdhahan weey Cod macaantahee Heeso qatar ah usameeya❤😂
Haboon nuura walsheed sowmha
@@marwokhadiija abyo ma aqan
haboon nuura u cod egtahay😂
@@Malismarwalashed weye tana weyn
Ha ilaawin hooyo mcn waa naftayda😭🩸💔👑
walhi hooyo is everything ❤❤ queen of the world is hooyo maacaan
7th is 😢
Hoyo mcny hoyo waaa hooyo 😮😮😮hoya kle majirtee❤❤❤❤❤nolow hoyo mcn
Hadii aad iga danbayso like ❤hoyo waa hoyo un❤
Hoyo mcn wan jclahay odaygayga hoyadiii intan isaga jeclahay inka badan ayaan jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wow mashaalla vraiment C'est une meilleure chanson 🎉🎉Isa ❤❤❤I love you maman je t'aime 😍😍😍😘💞💞
Lrekñdnññtolldh
Dumarku isku mid maaha waxa hooyada diidani waa midhadh yar Hablaheenu iyaga inaga yaqaana jcylka hooyo ..! Alhmdulilah ilaahay ayaa isiiyay Gabadh jacayl walid kusoo kortaY oo anoon wali guursan jecel oo mar wlba iga wrysta oo miskina wanaageda iyo diinteeda iyo ilbaxnimadeeda iyo fariidnimada iyo kartida ku jirtaa wlhie waan u qushuuc Tell keyga wx gabadha oon gayo iyada igu jirta waaa dhamays❤️ Ragooow Dumarka wanaajiya sida nolosha inoogu qurxiyaan🚗👸🏻
All somali Grils The Bestie Grill in the World ..! Hblha somaliyeed ilahii inala dhaliyay waaa inoo Hiiliyay
wlh marba hadhan jecelehay asaga hooyadi madaxa ayey isarantahy❤❤❤❤
Une mère c'est cmm de l'or ❤❤❤❤
Sodoh uma qooro wlh hooyadey mcn cml ka dhigan lahaayee ilahey calaf ha isku keen tuso hooyo mcn seen biri Hooyo waa Hooyo uuun sax Hooyo Hooyo kama fiicna ❤❤❤
Allow waxaan ku waydiistayy inad sodohdayy igu sinto adunku waa malmo kobanee nuurka guriiga sodohdayeyyy waan ku su gayaaa inzhalh❤
Wayy hooyo hooyo kamafiicnee illahow hooyooyinkeen cimri iyo caafimaadsan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Heestan hadan tiktok kaso arkay😂
Sido kale 😂😂😂
ilove my lovely mum😭😭😭😭 Allah.swt haikadayo amiin
Hooyo waa laf Dhabarta Qoyska allah noo xifdiyo ❤❤❤❤
Hooyo mcn❤❤❤ ilaaheey ha inoodhaafu
Waxaan ku haystaa baydka odhanaaya
Hadaanad arki karayn
Hooyaday dhimbiil kugu tahay
Ay kugu tahay afeef kulul
Iga qari hooyadaa
Hooyo hooyo kama fiicnee
Hhhhhh
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤
Xge kala so xidhidh wll aniga u bahanee
@@ayanaxmed178 #Sahantoosan
Hooyo waa nolosha aduunka ❤❤❤❤❤❤❤❤
hees qimo leh hoyo hoyo ka ficna pls hoyoyinka ka so qaada hoyoyinkino kale❤❤
Fanaaninta iyo dadkakale waxan idin weysiinaa jacel majiraa 😂😂❤❤
Une mère c est de l or bisous à tt les maman 💛💜💖💙💚❤
Hooyo wa nolosha adunka ❤
Waan salaamaya inta kuso ceshatay hesta hailaawin xaqa hooyada❤
Wlhy taan aduunka ugu jeclay hadii hal erey hooyo ah kaso baxo iyada ka bodaysa albabka janatul dunya iyada ileh 🤲🤲🤲 Allaw hayga dilin
Kawrn hoyada hadan kuu wanaji yo ana may wanajin lahayd 😂😂😂😂😂
@@HodanAli-w6m marba haday hoyaday kugu qanacdo adina waa kugu qancay
I from Ethiopia i like somali song❤
I'm coming Ethiopia next week.
🎉Hooyo MYOB
Hyooyo ❤❤❤
Mcha allh quruxdii oo
Everything that
Hoyoyinka somaliyed waa jeclahay ilove mmomssomalia❤😊💯💯👨👩👧👧❤❤❤👩👦❤
I love hooyo mcn everything ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤
Hooyo ❤❤❤❤❤
Sodohdyda mustqblky I noqo hoyo Ana gabdhada nqna allw mid fcn igu beg 🥰🤲
Amin ❤
❤❤❤httgghyyggrztizuryy❤❤❤gjetytujeagi
J'ai. T'aime. Mama❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Amran dagan another level ❤
Tryfr644f6😢😮
Qoftu waa Haboon nuura walaasheed
Hooyo mcn.... im follow you waqal studio I'm first to see this soong❤❤❤🎉🎉
Une mère c'est une d'or ❤
88
🎉a?a
Hl
Ninkeyga waalidkiis sida waalidkey u jclhy ayan u jclhy allow waalidkeen jirkooda cadaab ka dhowr janadii fadowsa ku casuum yaa rabi
Hees wey dhaftay ❤😂
Waa xaqiiq hooyo hooyo kama fiicnee ninka aad jeceshahay ogow hooyo ayaa heerkaa soo gadhsiisay
Ma sha Allah ❤
Mid habaaran baatoo
Hilibkaagu waa akhe
Haysoo Marin adookale
oo hooyo diida ah😢😢
Zadam Haji
illaahay qof hooyo neceb wax kuuma daro wll
way hooyo hooyo kama fiicneee😢 qofkazta hoyadii waa u diomond💎😢
Ana soco ninka rerkisa u dhaf fiyah🥺✍️sax wad heli ayado kale👍👌justo
Maman ce très chère one love pour tous ce que leurs mères est vivante ❤❤❤❤❤ love you mam
❤
Ninkyga hooyadii iyo hoydii wnjeclhy ❤❤❤❤❤
One love pr le maman africaine ❤
𝗟
sododay illaah hadhawro ubadkay ila korisay allan kubaryee unka ugusaree ❤❤❤ saree
Sodohayi waa hooyadayi mnc❤❤❤
Waaaw best of song ha ilawin Anay iidhashay ha ilawin Iso hartay yee ha ilawin waa naftay dee ha ilawin inan iis houray mrs listened
Hooyadey adunkan u jeclahay darted dad wa udili karaa hoyo ❤
❤😂🎉❤
Hadi leygu kaa simo saadir ban ku dharte sidee hoyadey ban wanag ku samen laha sowtkaga gaarka sacadan maqlan ku sacabin lahayon salan kugu kici laha Sanka kuuma tagen dharar kuma salugeen sidi hoyadey ban dusha sare ku geen laha siygan jecladiyo sxiibka nolosha thy tii saxeysee dahab ban ku Suri lahaa hooyo mcn❤❤
Congratulations 🎊 👏 💐
Team Waqal Studio 🎙 2M❤
Sax waad hele aayado kale Lkn hooyo heeli meeysiid wllhi.heestan qalbigee iiga xanuujiisay HOOYO HOOYO.KAMA FICNO TAA.WAA SAX. I LOVE YOU MAAMA 😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔
@@FaadumoxasanFaadumoxasan-tc5jb Allo Uwada Naxariiso Hooyoyinkena ❤😢
👏👏👏👏👏👏 félicitations hooyo mcn Keep going wll mcn ❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭
Hooyo mcn love you masha Allah sweet nolsheyda ❤❤❤❤❤👸✨💥
Hooyadaa ma rabo adigaa ku rabaa intee laga qoraa naagtaan hooyadaa rabin fiyaah dheh naag waa la helaa lakn hooyo mcn okale lama helaayo naagtaan hoyadaa rabin get aut dheh hooyo mcn waa qli ❤
Maman est une épi dorsale de la famille que allah nous protéger nos mère ❤
Qetinfy8
@@AyaanxasanMaxamuud-pv3rx9
hoyda iska daye Hoyded ii ken❤😂
ʜᴏᴏʏᴏ ᴡᴀᴀ ʜᴏᴏʏᴏ ᴜᴜɴ ɪʟᴏᴠᴇ ʏᴏᴜ sᴏᴅᴏʜᴅᴇʏᴅᴀ ᴍᴜsᴛᴀǫʙᴀʟᴋᴀ❤🦋
Wali mad gursan wxad sas uledahay ino markad gursato 😏😒