YAXYE ABDIQADIR & IKRAN MAXABE BOGA IYO LAABTA ISKALAAJI SHOW DJIBOUTI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2021
  • Yaxye iyo Ikran Mahabe waa Xasuuti Abdi Faarax & Samsam Maxamed Qalinle
    Show Iskalaaji Djibouti
  • เพลง

ความคิดเห็น • 312

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 ปีที่แล้ว +108

    Hees Way Dhaaftay Midan 🥰❤🎵🙋‍♂️

    • @yaxyecabdulqaadircusmaan
      @yaxyecabdulqaadircusmaan 2 ปีที่แล้ว +9

      Mahadsanid macalin full respect
      Ada sababta laha 🙏🙏

    • @DunXarirachannel
      @DunXarirachannel 2 ปีที่แล้ว +1

      Lkn hesta inad ku xuustin fanaanki laha iyo fananadi laha ayay ficanan lahad
      AHN hestan 90 ki wx qaadey zamzam Ahmed iyo abdi farax mirahaa wx iska laha abwaan IBRAHIM GAADLEH wxey ku jirtey riwayadi dheelo jeceel

    • @muniitaxirsi9697
      @muniitaxirsi9697 2 ปีที่แล้ว

      Abdiasiis iskalaaji fanaan aan tageero xoogan u aho rago dhanna asaga awaadi unacay wlhi waan ku jecelahay ❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdoulkaderyonis6101
      @abdoulkaderyonis6101 2 ปีที่แล้ว

      @@DunXarirachannel wll waa sax fananiintaa ayA qaaday AUN laakin orginal waxaa qaaday Maxamed Adan dugsiyee iyo AUN nadiifo xaajii sidaa u sheegay Maxamed Adan dugsiiyee mar la wareysanaayay thnk

    • @DunXarirachannel
      @DunXarirachannel 2 ปีที่แล้ว

      @Absalam Abdillahi farah wlhi wey dhiici karta becaus riwayada qaayb ayuu ka ahaa thks

  • @haajilacag1535
    @haajilacag1535 2 ปีที่แล้ว +36

    Heestan labadan bay kuso baxaysey siiba codka yahye waana heestii ugu horeysey een yahye yahye ku barto tiktok ban kaso raacey 👏 cod bu leeyahay wlhi reer jabouti salaaan adag o nin reer hargiesa dhalada idinka yimid iga gudooma 😘

    • @yaxyebilewarsame9204
      @yaxyebilewarsame9204 2 ปีที่แล้ว +2

      Haah heesta ana la i dhaha yahye waligey hees ah ma maqlin heestan ka hor walipa waa hees dareen leh

    • @haajilacag1535
      @haajilacag1535 2 ปีที่แล้ว

      @@yaxyebilewarsame9204 hees qaaliya magacaaaga noqoty bro ❤️

    • @fatoumamohamed3531
      @fatoumamohamed3531 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n 2 หลายเดือนก่อน +3

    Machallah Allah Tabarak Allah ALLAH bless legendary IKRAN MAHABE&LEGEND YAYAH ABDOULK KEEP GOING REER DJIBOUTI 🇩🇯 ♥ ❤ 💖 💪 💙 🇩🇯 ♥ FROM 🇺🇸 MAMA HALIMO ABUBAKER FANANITAYHIS WAA KOUFANAAANNE HORREYHOUSSODAS 🎉🎉🎉🎉🎉LONGUENT LIFE AMINE ALLAH ALLAH HOU NARISTO YOUNG ZAMZAM ALLAHA ACCUEILLE AU JARDIN VALLEY FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW FANANKI LEGEND FOUAD LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

    • @user-im5qw1cf7n
      @user-im5qw1cf7n 2 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 ปีที่แล้ว +32

    Fananinta reer jabuti we love u🙏🏽from Somaliland

    • @marwamusse4522
      @marwamusse4522 7 หลายเดือนก่อน +1

      We love Somaliland ⭐ bk asma love 💕💕

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 2 ปีที่แล้ว +21

    Inkaston fananinta rer Djibouti markay somalida kale dhulkuda tagan xasidnimo daraded iyo masey laga masersanyahay dadnimaduda lagu xaqiro bal ega wata dadnimo fanan ma xaqiran ayagu nolada waligin ilbaxnimo iyo xushmad iyo dhaqan iyo marti sorka wa la idin ogaa gesiyaal 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @abdiidil8972
      @abdiidil8972 2 ปีที่แล้ว +1

      Thanks houno Jasakallah faarid

    • @soumeyamahamoud479
      @soumeyamahamoud479 2 ปีที่แล้ว +4

      Gobanimada loo kala dhashaa🇩🇯💎

    • @missjano8249
      @missjano8249 2 ปีที่แล้ว

      Waliba Hargaisa xasidin weyan 😂

    • @XOG_GOOB
      @XOG_GOOB หลายเดือนก่อน

      Fanka jabuuti maha mid calaa casha lagu qarin karo wa sida qorxda
      From Sanaag sultenet

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 ปีที่แล้ว +47

    Dadkeygi walee Cod, labiis, style, jiliin, qaab Masrax walee cimaamadiina lama haysan karo🤷‍♀️ sidaa baa loo heesa😏🍯
    Dadkii fanka hibo u laha waaye🇩🇯❤🇩🇯

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @ikraam83abdi79
      @ikraam83abdi79 2 ปีที่แล้ว +5

      Xaqiq lay iskama dhiigee was lo-dhashaa ilbax nimada reer jabuuti cimama dooda lamahaysan karo🔥🎶🎼

  • @roodadhool2449
    @roodadhool2449 2 ปีที่แล้ว +69

    Heestan Waxaan Dhagaystay Daqiiqado ka hor isagoo Jacaylkayga Oo Mudo 3Bilooda aan Kala maqnayn uu idhahay Hadaan Magaalada Soo Galayaa
    Caawaba adigoo badqaba
    hadaan Nasriyow Ku helay......😢❤

    • @dekhamud9918
      @dekhamud9918 2 ปีที่แล้ว +3

      markaa caawa ciid waaye ma hoo lkn single badan oo wax ileeya ayaa jiree jecelkaga la dhumo

    • @roodadhool2449
      @roodadhool2449 2 ปีที่แล้ว +2

      Ciid kaliya maahe waa Ciido😁
      Mahadsanid Dek hamud

    • @nimcosalah562
      @nimcosalah562 2 ปีที่แล้ว

      Nasri aaaaa wan maseray amu sxbkey yahay mise magaca kulmay 🤣🤣🤣

    • @roodadhool2449
      @roodadhool2449 2 ปีที่แล้ว +2

      @@nimcosalah562 magacaynu wadaagnaa Boqorkayga Cid Kama Maqnee 😀

    • @nimcosalah562
      @nimcosalah562 2 ปีที่แล้ว +1

      @@roodadhool2449 wan naxaybe sxb hada cafis baynu kala nahay 😂😂

  • @khadiraspapas4126
    @khadiraspapas4126 2 ปีที่แล้ว +40

    Madaxa jiliinka somalida reer jabuti wlhi wan idin tagera cod, jiliiin intaba idiinka hadhay😍😍😍

  • @abdikarim2276
    @abdikarim2276 2 ปีที่แล้ว +11

    I am oromoo Ithiopia ilove somali music 🎶

  • @abdukhadirshirwac7676
    @abdukhadirshirwac7676 2 ปีที่แล้ว +22

    Viva rer jabuuti hiil walal from hiiran somalia

  • @mabruka9236
    @mabruka9236 2 ปีที่แล้ว +12

    Jabuuti hoyga fanka ❤🇩🇯🇩🇯

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 ปีที่แล้ว +19

    Yaa salaam esh qiyaasak🇩🇯
    Sidaa u heesa🍯 ambaa Iska daaya rer playback. Fanka dhabtu Djibouti buu ku dambeeyay🇩🇯🤷‍♀️✊🏽

    • @haybehyare1306
      @haybehyare1306 2 ปีที่แล้ว

      Taas baaad keeentay sxb faanka Jabouti waaa kii 1953
      Waaar adounka waan uu daambayna sxb
      👎👎👎👎👎
      Faanka Jabouti
      Playback waa Horomar adounki kuu taalabsaadaay

    • @soumeyamahamoud479
      @soumeyamahamoud479 2 ปีที่แล้ว +1

      @@haybehyare1306 badow anu uma jawaabo sorry.
      In aad ka xuntahay waa macquul🤷‍♀️ Say Mashaĺlah wecelow

    • @haybehyare1306
      @haybehyare1306 2 ปีที่แล้ว

      Abo Faanka Jabouti Gormu dhintay horta
      Waa Suual taas
      Dhuuladu kuu dhaashay waasee
      Maaxad igu caaayi aniga
      Jabouti Jabouti
      Faanka yaala Jabouti waa keee huno
      Live kuu heeeesa
      1953 baa live laagu heesijiray

    • @haybehyare1306
      @haybehyare1306 2 ปีที่แล้ว

      Adoun Piano laa tuumo xaged kuu aragtay adugi
      Dooqoni maa dhiman baay kuu faanta
      Taaas baad keentay sxb
      Maxan kaa xuumahay
      Jabouti Haal fanan oo Caan ah baa laa raapa waxn ahay xidigi faanka ee Awaleh aden
      Intaakaaleh waaa daaam sxb
      👎👎👎👎👎👎👎👎
      Kiidaarka kaa daambeeya sxb

    • @Mohamedibrahim-no9xl
      @Mohamedibrahim-no9xl 2 ปีที่แล้ว

      @@haybehyare1306 sxb mid aya iidiinka maqan jubuti fananintedu waa fananin idacaded

  • @samiraosman1588
    @samiraosman1588 2 ปีที่แล้ว +41

    Heestan wey itaabatay wllhi xaqiiq waaye ereyadeedo niyada ayaan Ku dhisan jiray 😭😭😭 wan Rajaynaya inan mar kulmi doono hadii Alle Raali Ka noqdo 😭😭 Insha Allah

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 2 ปีที่แล้ว +3

      Kula mida ahy xppti illhy inta is jecel ha kulmiyo xppti niyda qayr usheg 😪😘

    • @samiraosman1588
      @samiraosman1588 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mariamelmiofficial7541 aamiin aamiin mcnto mahadsanid 👏

    • @muhiyodinahmed6983
      @muhiyodinahmed6983 2 ปีที่แล้ว +2

      Wxn idiin rajaynayaa inad kulantan lkn aniga xuzuz 2010 ayay igu celisey hestan 🙌🏽

  • @kayd5054
    @kayd5054 2 ปีที่แล้ว +8

    Allow u naxariiso edaday samsam maxamed qalinle waa xasuusteedii heestu iyada iyo cabdi faarax raximallaah

  • @stafstafa509
    @stafstafa509 9 หลายเดือนก่อน +8

    Vraiment ils ont des très belles voix waaw bravo Ikram. Les Djiboutiens sont les meilleurs chanteurs de la corne d'Afrique. Je pense qu'ils ont besoin d' un peu de motivation

  • @hanadabokor9117
    @hanadabokor9117 2 ปีที่แล้ว +12

    Waa hees aad u macan hore u socda reer djibouti dariska xalasha ah hargaisa ayan idinka so salamay

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 2 ปีที่แล้ว +6

    Nice song xasuusti AUN nadifo xaji iyo abdiqadir baruud zamzam iyo cabdi farah mar dame ayay qaaden Allah yarhamu yahya iyo ikran halkeedi ayad dhigten

  • @hamzahoussein1513
    @hamzahoussein1513 2 ปีที่แล้ว +8

    Waaaaw yahye iyo ikran waxba lagama qaban karo horey usocda fananinteda reer djibouti wanigu fanaa 💓💞💕💖💝🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 2 ปีที่แล้ว +44

    wow waan idin salaanahy rer jabouti tollka anigoo ku hadlayaa afka dadka jamuuriyada barakysan😂 💚💬❤

    • @nimcosalah562
      @nimcosalah562 2 ปีที่แล้ว +6

      Waynu ka qadaney anigo afhayn u ah jamuuriyada Djibouti 🇩🇯 😂😂😂😂

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcosalah562 👏👏👏✔✔✔

  • @fagaccffilms2561
    @fagaccffilms2561 2 ปีที่แล้ว +13

    Reer jabuti illahay Haa nii sharfo

  • @daadeheeye4175
    @daadeheeye4175 2 ปีที่แล้ว +4

    Af-Soomaaliga Jabuuti Yaala iyo Fanka Jooga Kala Miisaan Weyn. Guulaysta Jaalayal.
    Heesta Halkeedii bay Dhigeen Labadooduba.✌

    • @osmanadawe8379
      @osmanadawe8379 2 ปีที่แล้ว +4

      Fanka hido ayan u lenahy oo maguran isagu lkn afka hoyo waxad moda inu si baba'ayo tasna wax u sabab ah qomiyada an somali ahayn ee lana degan dalka oo an af farasis un isku fano markas officiel languageku wa farasis

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 ปีที่แล้ว +1

    alla ax ax wlhy wan qiirodey xasuus ayay igaliyeen waqti tagay
    yaxye iyo ikraan maxabe waa heestii cabdi faarax iyo samsam alle ha naxariiztee dada qiimo leh ayay ahayeen lkin labadan si fiican ayay uqaaden ❤❤❤❤

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 2 ปีที่แล้ว +10

    Fanaaninti reer DJIBOUTI macha allah en avance ensemble 🇩🇯💯💯💯

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 2 ปีที่แล้ว +6

    Xasusti Allah o naxariisto abdi Farah iyo zamzam Allah qabriga o qabriga o qabojiiyo 🙏🙏🙏

  • @somalilandermidnimo3980
    @somalilandermidnimo3980 2 ปีที่แล้ว +11

    Yahye iyo ikraan Cod buu illahay u dhiibay walee waxay astan u hiyiin hobolada Codkoda aan la yaraysan karin wale mxad samayseen cajiiiib cajiiiib 🥰🥰🥰

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 2 ปีที่แล้ว +3

    Laba baryo kala maqnaa bogiyo labteyska jacel 💝hadey baryo kala luman bariba waa kuwa kulmee 🫂 Axsan cod laba aan kala dhicin yaxye and ikraan maxabo cajiiib tan hes wa dhaftay walee 💯🔥

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 2 ปีที่แล้ว +1

    Heees tan lama odhan karo xasuus dheeer baaad nagu celisay. Dadkaba laba beerka iyo boga iyo laabta jecel haday baryo kala lumaaan Newzealand iyo Hargisa kala tagaaan calafka lama baajiyee Bariba waaa kuwaa kulmeee Alhamduliah inaanu is heelnay my soulmate ❤️.

  • @israhachi4947
    @israhachi4947 หลายเดือนก่อน

    My beautiful people I miss every part of my country. Fanantiyada ❤amazing song

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 ปีที่แล้ว +5

    Illhy hana kulmiyo 3 sano iga maqanyhy mar un wn kulmi dona nololna wn ku midobi dona I.a😪😪❤❤

  • @abdimogueh4815
    @abdimogueh4815 2 ปีที่แล้ว +8

    Ikram mahabe c'est l'une de me idoles musicale à Djibouti

  • @missjano8249
    @missjano8249 2 ปีที่แล้ว +3

    Ikran iyo yahye reer ali sabieh 👏🇩🇯

  • @aimarolol6812
    @aimarolol6812 2 ปีที่แล้ว +5

    xusuustii Cabdi Farax Cabdi (AHN) Iyo Samsam Maxamed Qalinle (AHN), IKran Maxabbe iyo Yahye Hees Way Ka Tagtay

    • @missjano8249
      @missjano8249 2 ปีที่แล้ว +2

      Nadifo iyo baruud aya laaha hortaba

    • @aimarolol6812
      @aimarolol6812 2 ปีที่แล้ว

      @@missjano8249 Maxay lahaayeen Wll.?

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 ปีที่แล้ว

      @@missjano8249 samsam Maxamed iyo cabdi faarax ayaa lahaa wll

  • @mohaahmed5097
    @mohaahmed5097 2 ปีที่แล้ว +5

    Score qofkii igu horeeyay dawada like igu qabo😃

  • @aboubakarali2044
    @aboubakarali2044 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah my dadkaygiii Djibouti horrey u socdaa idinka ugu sareya hesstani wa hess aan jeclahaay

  • @abdillahihussein1816
    @abdillahihussein1816 2 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus laga baada iyo
    Qalbiga ka bildhaanta iyo
    Been iyo Bari aan dhamaan (x2)
    Naftaan ku baxnaani jiray
    Dhibtii wakhti soo mariyoo
    Bayaankii ka raystee (x2)
    Caawaba Caawaba
    Caawaba adigoo badqaba
    Hadaan Yaxyoow ku helay (x2)
    Jacaylka basiiradiyo
    Bartaan ka afuuf iyo
    Bashaada ka soo dadaal (x2)
    Dadkaba laba beerka iyo
    Boga iyo laabta iska jecel
    Haday baryo kala xumaa (x2)
    Badiyo bari kala tagaa
    Calafka lama baajiyee
    Bariba waan kuula kulmee (x2)
    Caawaba Caawaba
    Caawaba adigoo badqaba
    Hadaan ikraaneey ku helay (x2)
    Badhaadhay aduunyadee
    Jacayl bashaan ka xigo
    Ha u baqan baylah inuu ku dhaco (x2)
    Ilaa barigaad ogayd
    Nimuu hadal iiga baxay
    Bariido kolay ku tahay (x2)
    Barbaarta qof kuuma jiro
    Adaan boga kuugu hayaa
    Nabiga iiga baaqayee (x2)
    Caawaba Caawaba
    Caawaba adigoo badqaba
    Hadaan Yaxyoow ku helay (x2)
    Jacaylka basiiradiyo
    Bartaan ka afuuf iyo
    Bashaada ka soo dadaal (x2)
    Ilayn cishqigii waa bukaa
    Haduu baro kaa dhigtee
    Siduu boga iiga baxay (x2)
    Barbaarta qofkaan aqaan
    Markuu igu soo baxaba
    Bariido la baalmaree (x2)
    Caawaba Caawaba
    Caawaba anigoo badqaba
    Hadaan ikraaneey ku helay (x2)

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka heestan sameeyey, waa cajjiib, midho iyo music iyo cod baa is raacay iyo markaa waa micno weyn iyo pure love

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 2 ปีที่แล้ว +10

    Wow talanted ones ❤❤❤
    YAHYE & IKRAN
    THEY ROCK IT 💥💥💥
    FROM HARGEISA SOMALILAND
    ❤🤍💚✌✌✌✌

  • @tijaabicodkaaga1963
    @tijaabicodkaaga1963 ปีที่แล้ว

    Musicianka isoo sheega waa best no one

    • @MahadGouled
      @MahadGouled ปีที่แล้ว

      muuse lagaar ayaa la dhadhaa waa jabuutiyaan isaguna

  • @cabdulahicadawe1241
    @cabdulahicadawe1241 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉 codk+music+ 10/10 shaxshax inaba caadi ahayn saa hadaan loo heesayn fanka ka daaya dhibta

  • @naemaj4616
    @naemaj4616 2 ปีที่แล้ว +7

    Yaaaa salaaaaaam🥰🥰🥰 reer Jibouti one love ❤️

  • @ilhamedebsan1520
    @ilhamedebsan1520 2 ปีที่แล้ว +5

    Ikram & yahye you are so 🤩 🥰 proud of you guys

  • @abdilahigoulled8440
    @abdilahigoulled8440 2 ปีที่แล้ว +4

    Macha Allah wll qaliya yahye abdiqadir wan kowada bro

  • @its.Mohamed443
    @its.Mohamed443 ปีที่แล้ว +1

    YAXYE LEGEND OF 2014 GARANAYA GARAN 🇩🇯🙌🏿🐐

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 2 ปีที่แล้ว +21

    Mashallah merci beaucoup pour cette chanson j'adore 🇩🇯🇩🇯💖💖💖💖💖💖💖👍🏾👍🏾👍🏾💪🏽💪🏽💪🏽

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 ปีที่แล้ว +7

    Another level Yahye iyo Ikraan fanaaniinta jamhuuriyada Jabuuti som 👍👍💕

  • @doobiromalycosmetiques4303
    @doobiromalycosmetiques4303 2 ปีที่แล้ว +7

    Waouh waouh ce chaud ici-bas mon pays Djibouti en tout cas la chanson j'adore depuis si longtemps merci au deux chanteurs ❤❤❤💕💕💕💕🌷🌷🌷🌷

  • @aboubakerbogoreh633
    @aboubakerbogoreh633 2 ปีที่แล้ว +4

    Maschalah nos Artist djiboutienne Nololada kel belle voix Another level

  • @fatoumatafatou5641
    @fatoumatafatou5641 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah nos chanteur Djiboutiens vous étes magnifique

  • @abdialimedo8889
    @abdialimedo8889 2 ปีที่แล้ว +9

    Voilà les stars Djboutiennes keep going nos Artistes préférés long vie

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 2 ปีที่แล้ว +4

    Waw boqoradii jabuti iyo inan aan ka dhacin

  • @fardoussaabdiokieh2792
    @fardoussaabdiokieh2792 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah, reer djibouti horey u socda 🥰🥰🥰

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestu waa ax😞👌🏾👌🏾
    Dadka kala maqan allah haysku keeno❤🤲🏾

  • @maymunamuxumed4332
    @maymunamuxumed4332 2 ปีที่แล้ว +4

    Isoooduce wiil ayan jeclahyna isna wuuu ijecelyahyna inaaan is helnooooo😪

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +1

    Yahye abdinur
    Ikran mahbane
    🎉❤

  • @fafamedali4945
    @fafamedali4945 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ikramm..❤❤❤

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 ปีที่แล้ว +1

    Halka shiir iyo Shuruf ka socota meejaas Orgi ayaanba isku bedeli lahaa haddii aan meeja joogi lahaa

  • @Shankarofficial1122
    @Shankarofficial1122 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan soo laabte 800k igaadhsiiya caawa alle ha idin sharfe

  • @abdirahmanayoub9081
    @abdirahmanayoub9081 2 ปีที่แล้ว +2

    Notre chanteur ikran mahaba est yahye Abdoulkader🥰😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @salmanmohamad1787
    @salmanmohamad1787 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus hore AHN zamzam iyo abdi farah midhihii ale u naxariste ibrahim gadhle

  • @dekanoura5502
    @dekanoura5502 2 ปีที่แล้ว +20

    Nos star vous êtes magnifiques machallah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @amaaloinasaid5588
    @amaaloinasaid5588 2 ปีที่แล้ว +8

    La chanson de Fuad e sa jolie jeune femme marxumadi yarhamuhallah

  • @mahadabdikaderali60
    @mahadabdikaderali60 2 ปีที่แล้ว +2

    Ah keep going ya yahye abdoulkader

  • @cashaismacil2976
    @cashaismacil2976 2 ปีที่แล้ว +3

    Machallah ilkaran mahabe et yalye aboulkader nolada 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😘😘😘

  • @fafamedali4945
    @fafamedali4945 9 หลายเดือนก่อน +3

    J'adore cette chanson ❤❤😢

  • @yaxyebilewarsame9204
    @yaxyebilewarsame9204 2 ปีที่แล้ว +2

    HeesTi ugu horeYsay oo Yahye ah 🩸❤️

  • @nasramohamud1629
    @nasramohamud1629 6 หลายเดือนก่อน

    Waqtigan lajoogo eey iithy mi favorite song 😢❤😊 sanadkan leba arkay lovena waku noqde 😂

  • @malyounaliisse4177
    @malyounaliisse4177 2 ปีที่แล้ว +3

    welcom iskalaji jibouti jano

  • @sagalalishire1838
    @sagalalishire1838 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going 🇩🇯 💪

  • @user-op6cp2tq9f
    @user-op6cp2tq9f 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heeskaan waxn ku xasuustaa jeclkeeygi cali maxamed nolsheyda qalbigaad kuweyntahy inolow xayaati one love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤malin ayn safar galayay ayu waqtigu na ciilay ayu iga baqday anagon is argin ciil iyo caloyow la ooyay markan diyaarada racaya ilmada wan ceshan wayay ruux kugu dhsx nol waliga ha ku ciyaarin sidaad igu ciyaarthy hadal xun quluubteeyda dhaln ragay inaadigu tirahdo sidu noqon kar bal qiyaas lkn max ushalyn nafsi kuma helo wayo waxn ku jeclhy sidii walkeyga kale 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kassimabdallah5742
    @kassimabdallah5742 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done Yahya & ikram 🤩🤩🤩🤩😍😍🥳🥳🥳🥳🥳🥳💯💯💯💯💢💢💯💯💢💢💯💯💥💥💥💥💥💥💥💥💥👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 หลายเดือนก่อน

    ❤good song lyric barud

  • @ayoubrouble3950
    @ayoubrouble3950 11 หลายเดือนก่อน

    The Queen of Dance 💃 Ikraan Maxabe

  • @abdourazakfod
    @abdourazakfod 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow wow barteedi baad dhiicteen nos stars

  • @ahmeto99
    @ahmeto99 2 ปีที่แล้ว +11

    This song are better than original🇪🇷🇪🇷🇪🇷

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 8 หลายเดือนก่อน +1

      No is not

    • @MohAbdi
      @MohAbdi 3 หลายเดือนก่อน +1

      I'm Somali from Eritrea massawa I live in 26 yrs massawa 2016 I left Australia 🌏

    • @moudoudondjama9736
      @moudoudondjama9736 3 หลายเดือนก่อน

      7:47

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

      The government of eritrea, our brothers and sisters, the president has lost these values 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️

  • @Xuofi
    @Xuofi 2 ปีที่แล้ว

    MACHA ALLAH OUKTHI
    MAIS DIT PLUTÔT ALLAH JALLAH WA COULLAH M' AIMES DE TOUT COEUR,
    BYE SISTER ET K ALLAH TE PROTEGES DE TS OEILS
    ANAB HASSAN FOD FROM ALI SABIEH TO DJIBOUTI IN GABODE 4 MY HOME❤❤ BYE

  • @farhiyaissackibrahim656
    @farhiyaissackibrahim656 2 ปีที่แล้ว +1

    Woooooooow ilove the song 🎵❤💕😍💖💓🎵❤💕😍💖💓🎵❤

  • @mahamedfarah4698
    @mahamedfarah4698 2 ปีที่แล้ว +2

    Avancer les chanteur 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo bar 👏🌸🌺

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 2 ปีที่แล้ว +2

    caawaba hadaanan sharjah kali ku ahay

  • @choukriabadir3630
    @choukriabadir3630 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah woow 👍👍👍🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @libanawghab4512
    @libanawghab4512 2 ปีที่แล้ว +2

    Cette chanson me touche vraiment

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 2 ปีที่แล้ว

    djibouti waa fani

  • @kadirti7481
    @kadirti7481 2 ปีที่แล้ว +2

    Vive la musique Djibotienne et ces chanteurs & chanteuses big ❤❤❤

  • @Sahal433
    @Sahal433 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waan idin wataa dadkeyiii

  • @nastehoali1036
    @nastehoali1036 ปีที่แล้ว +2

    Macha allah cette chanson c’est vraiment magnifique keep going fananinta reer Djibouti ❤❤❤❤❤❤

  • @simangabobe1847
    @simangabobe1847 2 ปีที่แล้ว

    Ikram Houssein quruxx badan machallah ma chérie 😍😍🤩😘🥰🥰😍💞💕💯

  • @DunXarirachannel
    @DunXarirachannel 2 ปีที่แล้ว +2

    AHN hessti zamzam Ahmed iyo abdi farah sannadadi 90 ki aya la qadeey miraah iyo laxankaba iyo riwayada aay hestaan ku jirtey wx laha Ibrahim gadleh AHN dhamantod wey dhinteen lkn inaad ku qortin xasusti abdi farah iyo zamzam Ahmed ayey ahed

    • @missjano8249
      @missjano8249 2 ปีที่แล้ว

      Baruud iyo nadifa laaha hordaba

  • @dumaaltv393
    @dumaaltv393 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees hore lkn cod mcn ayay ku qaadeen 🤩woow🥰

  • @sagalalishire1838
    @sagalalishire1838 2 ปีที่แล้ว +3

    Beautiful voice

  • @farhiyaisman7541
    @farhiyaisman7541 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow Halkaa ka sii wadaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @iamsahel624
    @iamsahel624 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome iskilaji bro to djib🇩🇯ti

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 ปีที่แล้ว +8

    Another level 💯keep going ❤legend ❤waqaal wstudio ❤🏆❤🙏

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru 7 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa aan ku dhagaysanayaa Fri-yo land, BBS mall Nayroobi Habeen Isniin ah Jacayl badan oo isku dhaygaagsan ayaa dhinacyadayda goolaaftan iyo muxubo iswaydaarsanaya, balse anigu waa kaligay Allooow sahal amuurraha. ❤
    15/1/2024.

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow caleek heestaan caadi maaha caawaba adigoo badqaba hadaan ku heley anoon cid jeclayn ayaaba jcayl daremay

  • @moubarekhassan6427
    @moubarekhassan6427 หลายเดือนก่อน

    Yaya tu et le meilleur fre😮😊

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 2 ปีที่แล้ว +2

    INTA ILLA DAREENTAY INAY XASUUSKU BEERTAY

  • @nastiish7653
    @nastiish7653 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan qeybta wiilka hora umaqlay wali TH-cam kuma arag hore walo qaday dareen gooni ledahy😥😥😥😰

    • @DunXarirachannel
      @DunXarirachannel 2 ปีที่แล้ว

      Hestan 1990 aya la qadey TH-cam ka ku qor abdi farah iyo zamzam aya qadey labaduba wey dhiinteen AHN

    • @missjano8249
      @missjano8249 2 ปีที่แล้ว

      @@DunXarirachannel baruud iyo nadifo laaha hordaba

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein3158 2 ปีที่แล้ว +2

    waaw ech cala hees

  • @dekayonisrayaleh5135
    @dekayonisrayaleh5135 2 ปีที่แล้ว +1

    wad dhigteen heesta🥰

  • @asmaasluubsan3850
    @asmaasluubsan3850 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah woow 💖❤❤