Waa been adaa afar joga dhigan ar may iska amusan ragan shalay eraygey dhahen iyo kan manta kle garanen waa bilaa qowl raga somalida sidey u badanyihin dumarka somalidana wa doqon iyo qashin qaad🤔 dab tu ka horeysay ku gubatay ku galgalata say markeda ugu gubato
Ka leexo Aan xasuus ka dhigtee. Inshallah WAxaan rajeynaa markaan aroosto in Aan dhageysto heestaan e Hamblayo Ms xiis and her wonderful husband cawaale
Sax abyo Naaguhu iyagaa isku cadow ah hadaad aragto gabar nin xumeeyey naag baa qayb ka ah sababtoo ah nimanka inta badan naagahaa qaalib ka noqda marka gabadhaan maanta ninkii heshay waxay ilowday in ay xasuusato qalbiga gabar walaasheeda iyo ilmaheedii lkn meel bay u taal mar dhow waan arkaynaa nabsiga isaguna xataa haduu furay gabadhii ilmihiisii kama fakarin oo waliba wadan gaalo jooga marka ma kuwa uu gabadhaan ka dhalidoono buu ka jelaanayaa maya birina saas buu naag kale ula dhakhlayn xaqa allaha tuso ilmahaas iyo hooyadoodna qalbiga allaha u qaboojiyo
@@fardusali2771 haa abayo wey kala tagen sanado ka hor waqti dhow xita mahan dadkan wey iska hdlayan dadkn xaaski hore we uso hambalyeeyse xita Sorry abyo hddn si qaldn kula hdle
Adiga igu filambu yiri o afarba ada udhigma cid lagula simina majirto gabadhi 9ka caruur udhashey intas lanoleyd afar uma dhigmin miyaa ar ninaa maxan ku habar imanka leydinka qaad
@@Gift606 Waa nin SOMALI iyo Mas'uuliyad xumadiisa... Lkn CARUURTA I feel sorry for them wlh... Ifka ayakoo jooga ayaa Abihii CARUUR kale loogu duceenayaa... Yaab! Kuwii hore qiima ma leheen?
Mahdiya waacaneey waziraay walaal wax kugaadhaya majiro Je vs aime ma chère soeur autant que djib et enseignante Sois comme ma cousine kadra silimo et ne parle jamais au social média je vs conseille comme une grande soeur et n écoute pas le gens Allah haku barakeeyo hunoo
Mahdiya la meilleure femme celle qui a appri la vie à Awaleh,toujours à tes côtés grande sœur insha allah je vous souhaite kheir le reste sache que vous serez la meilleure grande bisous😘😘
Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego waa in aan ilaaway waxaan idiin sheegi lahaa rali noda 📸camerada walagu washy edo 🧚♀️🤣🤣🤣
@@princess4029 if you got a really good internet connection where you are you can get English language learning lessons sites with every level of English learning skills, even you will get it with translations in to your mother language and from, wishing you all the luck 🙏👍👍I'm in Norway 🇧🇻
MashaAllah. You can tell they love each other. Allah ha idiin barakeeyo guurkiina. Raggoow waxaad ogaataan, dumarku inay kalsooni iyo karti idinku doortaan. Lacag waxba ma aha ee isku kalsoonaada.
Hhh what They love each other ?? Hal ayuu kasoo daalay 7 ciyaal ayaa u joogto intuu xabadiisa hore koolkoolin lahaa oo dhib iyo dheef lasoo qeybsatay mid cusub ayuu ka raacay uff cakuye faarax calaf ha iigu darin yaa Rabi
Ducada ma u hirgelin maskiinka Awaale he is so heartbroken 💔 war dumaroow sidaan noo dhaama ama aaminaan danbo ma jiri doonto Rag lama ciilo he is saying you are more then enough 4 taba adaa ah then why you still leaving in kastoo dhahaan shit happens bal eega farxada ka muuqato maxaa xumaanta intaa la eg keeney 😮😅
Afar iga dhigan sawtad sidasina Maida na lahayd lol gabadhii istaaqfurallah to mashallah ka soo sartay ayaad cidlo kaga dhaqaday ma tan baad hadh seexini.
Mnsha allah👏👏👏♥️ Noqda ul iyo dirkeed👰♂️👨💼 Somalidu badankeda dad is jecell ayuunbay kala geyaan lkn haday cidii is cashaqdaba duco ugu daran bari horeyay hormar gadhi lahayeen✌👍🤝
This is the most beautiful 😍 song that we all do deserve 💜 as somali women. And hope our brothers do open their eyes 👀 widely and know really who we are and the reality of what we deserve 😌 ❤ Aameen Ya Rabbi
Adaa dhankastaba I kabay adaa adaa afar iiga dhigan ma jiro ruux kuu dhigmoo Adaa Adaa afar ii dhigan aday iigu kaa dhantahay tiradu way dhantahay xageen kuu dhaafayaa ❤️ Heesta Intaas ayaa iga gadan. Beautiful wedding & Beautiful Song 🔥♥️
4Ta ilaahay baa baneeyey hadana ragii hore sidan may samayn jirin iyagoo xaaskaweyn qalbigeeda ilaalin jirey minyarada way qarin jireene cawaale cidkula dhiganta ma jirta baabu taagan yahay Any way Hambalyo Alle mid khayr qaba haydinka yeelo
@@fardushurre1668 Markaaa Wll Ragii Oo Dhani Ma Cawale Adanbaa.? Kun Qof Xataa In Lagu Qiimeeyo Maahan Raga Xumaantooda Iyagoo Millions Wanagsan Joogaan
❤️❤️❤️Wooooooooooooooooow❤️❤️❤️xawaale gabadhaan Waa gaber aad isu qalantaan waana ku faraxsanahey Sidaad u Cayaareeysaan maansha Alaah both off you 👍❤️❤️❤️❤️😍🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Heestan waa OK lkn waxaa ziyaada ku ah Kalmada "Majiro Ruux kuudhigma" taas Waxeeey aflagaado aan geed loogu soo gamban kutahay Marwadisii hore ee u dhashay 7da caruur waqtiga dheerna ay soo wada qateen
Cise waan kutaaa broo heestaan caadi ayeey u taabaneysaa qofwalbo oo xaaskiisa jecel hadana tusaale u ah in qofka aad waxa uu yahay u qirto maansha allah my ciise thanks for that❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤q
waar nio maxy ahayeen nagahan cuqdadu wada. dishay mid tirahda kuma farxin io ninku ben badna matanu hadh sexin tii horu cidla uga dhaqaqe naa nagti wax tari wayda waa lala guudhasan mahe waaa la furi ilahay ayaaa afar baa ale noo baneya ilahy waxn idin ka baryey nagihina somaliyed in nag walba la la gudh sado ta u yar labo in sh alh ameeen
WAJIGA GUBAY WAXAD MOODA MID ANA NOLOL BA AN SOO ARAG❗ WAXAN SHAKIYAYA MARKU QADAY HESTA ALOW YA BARTAD KAGA TALO BADANKA JIR KAYGA BIR KAGA GOYAA❗ MANKA BOKAYSA E BISLAADAY SO DHAF❗
Arooskii ugu heeso cusla anshax na kiisii booska suugaan ahaan kalinta 1ka riixday intan ka war qabo kano kale wuu ii dhina , heestan uun maha xul aya is helay 👏
Awale markey nagtisa hore gursaneysay asago silacsan bey canada kentahy oo garab istagtay hada intu uu abal guudi lahaa uu nasiin lahaa buu hadaladan kujebinaya, nagtana oo walashed somaliyed darenkeda fahmeyn ogoow illahay wuu jooga, awaale Illahay baa xaskaga hore lajiiro Illahay imankeda hauadkeyo InshaAllah
Buuq iyo hinaase ayaad meesha ku haysaa ee kaaga ilaasho
Ilahay baa afar u baneeyay
Somali nagahoda aqli xumo haday kentay maxaa dhib ah kujiro ninka raga haduba xaskisa iyo irmahisa ogyahay waxba dhib ah majiraan waxaan waba calaf guurka labad waa calaf abayo allah isku barakeyo
@@khadiijahassan7768 Adiga naag ma tihid magaca dumarka noo dhaaf faaraxow
Farxad umajedo ee weji dhagax ujeda
Nin Soomaali Aaminaad Ma Leh walleee Tolow Hadiya maanta say dareemaysaa Alleh qalbiga how qaboojiyo gabadhaas💔 Si kastay tahayba hanbalyo💯🙌
Laba kale ayaa u hadhay maxaa khaldan taana uu qabi uu qabi jiray tana uu qabi uune
Taasaan been ahayn nin wax la aamino maaha
Heestan yaa dhageysanyaa Kala tagii cawaale aadan iyo miss xiis waan ka xumahay furitaankaa🫣inkasto aan cawaale aadan jecelahay si kaliyo laaba 🥰
Ananiga qali
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@@nazriinahmed470😊
Allah gabdhuhu miskiinsanaa
Nin tiisi hore ka soo tagey mee ka rumeesane adaa afar iiga dhigan iyadoo minyaraa😜
🤣🤣🤣 beenta ma ahan
Aisha shukri waa taan layaabay horaa looyiri ushii walasha lagutumo gumadkeda aduu kuyaalaa
@@Fatima-po6qo waa iska qalbi caruur dumarka qaar wale anigu shekadaa ima marto
Waykala tageen wl
Tii hore mufuray
Waa been adaa afar joga dhigan ar may iska amusan ragan shalay eraygey dhahen iyo kan manta kle garanen waa bilaa qowl raga somalida sidey u badanyihin dumarka somalidana wa doqon iyo qashin qaad🤔 dab tu ka horeysay ku gubatay ku galgalata say markeda ugu gubato
Intu xisihu jiro afar waye
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Wxan ku HyzTaa Comments ka HaplaHaYaga Ala Mxay Dhiig LeeYiiN DHiigu Biya MaaHa😅😅
DiinTeena Mcaan baa Banayzay inTaa iYo inkabadanba😅😅😅
Mss Xiis GeenYadii kililka HampalYo wuxuu guule ku geeyey fanaanki afrika Awale nin aan tagero dhisma oo dhaqma💍💍🎇
Waa xaqiiq weeye tas wllhi Wallo Qali mashalah
Ka leexo Aan xasuus ka dhigtee. Inshallah WAxaan rajeynaa markaan aroosto in Aan dhageysto heestaan e
Hamblayo Ms xiis and her wonderful husband cawaale
Waan kaa leexaday hahahahah 🤣🤣🤣 iga leexo kulahaa🤣🤣🤣🤣
😅😅😅😅😅😅
@@quruxiyocaafimaad- HHH ila qosol
Aniga xajigeyga i qaadi doonoh i.a😁😂
hhhhhh
Subxanallah ninkani rikodkii bila ixtramnimada ayuu jebiyey wlhay adban ugaxmahay siduudhaqmay wayo Gurka badan Ilahay swt aya baneyey hadi shurudhisa labuxsho lkn ixtiramku wa muhim wayo caruurtisa hoyadod inuu qalbigeda dhawra wa shaynuhima lkn wuxu mujiyey ku tiiqtiqsi iyo wali dahir yashamisa xata hesahan lagaqaday madasha ixtiram dara kamuqata waxa kalo umujinaya farxad saida oo bilamiyra.dhawdhaw weye xalku iyo kbadbadin. Fananita halaga firdhado oo gurkoda halaga firsado weliba gabdhaha a fans inta ahayni yanay gursan nin fanana wayo Ixtram daro saida aya imuqata xaran calek
Sax abyo
Naaguhu iyagaa isku cadow ah hadaad aragto gabar nin xumeeyey naag baa qayb ka ah sababtoo ah nimanka inta badan naagahaa qaalib ka noqda marka gabadhaan maanta ninkii heshay waxay ilowday in ay xasuusato qalbiga gabar walaasheeda iyo ilmaheedii lkn meel bay u taal mar dhow waan arkaynaa nabsiga isaguna xataa haduu furay gabadhii ilmihiisii kama fakarin oo waliba wadan gaalo jooga marka ma kuwa uu gabadhaan ka dhalidoono buu ka jelaanayaa maya birina saas buu naag kale ula dhakhlayn xaqa allaha tuso ilmahaas iyo hooyadoodna qalbiga allaha u qaboojiyo
Hubsiimo hal ba la siista Cawale iyo Mahdiya sanado kahor aye kala tagen mrka sidu dono ha u bashalo wx xuman u sameyan malhan
@@hudaabdiladhif8642 okay wlal jazakala khaiyr runti majecli inan qofna kuxadgubo lkn haday klatagen hada wamaxay dadkan mediaha caruska ugatirinya ee xaska hore xog isugudhow yihin anigu waxan uqatay inay weli reer islajoga yihin yaab ilayn calafku hadu dhamado dhibmlaha walkala danaysankra decebna maha
@@fardusali2771 haa abayo wey kala tagen sanado ka hor waqti dhow xita mahan dadkan wey iska hdlayan dadkn xaaski hore we uso hambalyeeyse xita
Sorry abyo hddn si qaldn kula hdle
@@hudaabdiladhif8642 maya wlashy waxkhada anfamsana ayad iga saxday wlhay comentka adiqortay maba dhamaysan because anoga dhanbaba shekada kuwarersana kadib markan akhriyey, in aykla tagen reerku intasaba iguflayd
Guurkii lagu barwaaqo alle idinka dhigo masha Allah beautiful songs thanks for sharing keep it up good work.
Miis xiis waybaa ficantahay carurtaad no haysay hadad isla adeerkood uu kentaay cise wayne malba ha ula dhafiiiin,,👍👍👍👍
Pp.
Dumashiday mahdiya caday garabkaga aan nahay 🥰🥰
Kkkkkkkk ayada ame ufaxsaday ay tiri baskale qado
Adiga igu filambu yiri o afarba ada udhigma cid lagula simina majirto gabadhi 9ka caruur udhashey intas lanoleyd afar uma dhigmin miyaa ar ninaa maxan ku habar imanka leydinka qaad
Estamos con mahdiya mi cuñada
Ma garab bee kaga baahantehey marwada ka xishoo nin ragaa tehee maseerka waa ku sideee
@@Gift606 Waa nin SOMALI iyo Mas'uuliyad xumadiisa... Lkn CARUURTA I feel sorry for them wlh... Ifka ayakoo jooga ayaa Abihii CARUUR kale loogu duceenayaa... Yaab!
Kuwii hore qiima ma leheen?
Mahdiya waacaneey waziraay walaal wax kugaadhaya majiro
Je vs aime ma chère soeur autant que djib et enseignante
Sois comme ma cousine kadra silimo et ne parle jamais au social média je vs conseille comme une grande soeur et n écoute pas le gens
Allah haku barakeeyo hunoo
Nice Advice ♥️
Mahdiya la meilleure femme celle qui a appri la vie à Awaleh,toujours à tes côtés grande sœur insha allah je vous souhaite kheir le reste sache que vous serez la meilleure grande bisous😘😘
Hees dambo oo soomali o jcl ah haddaa aaminoon dhageeysto 🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️ eeg suu uxadreeyo 🥺🥺🥺🥺
😂😂😂😂😂wn yaabey farxada ka muuqata cawaale allaha isu khyro
@@mawaahmed4730 saas waaye lkn ilaaheey ninkeeyga naag mabaro baraka beeshada
@@umeimawabar8477 amiin kuligeen nagaha waa musiibo meel fadhiida
@@umeimawabar8477 yaayah walayabanyahay saaxiiwey nimankii waa naga washeen koo iqawo 7 ciyaal aa udhalay adaa jirta lii dhohooyaa walle kuma amino dheh 😕
True. Me too 🤩🤩🤩😂😂✌️
Naagtii fanaan guursato Oohinteeda ha qarsato. Naagtii fananad ahna Niman badan diyaar u noqo. Waa Umadeena waa Wada Artifial jacayl.
Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego waa in aan ilaaway waxaan idiin sheegi lahaa rali noda 📸camerada walagu washy edo 🧚♀️🤣🤣🤣
Waqtiga iga lumisay iiso celi 😢 😢
Yur nayaa
Astaqfurulaah waxbaan sugayay maantoodhan
@@amalgarnayl8961 sory qali
@@thestarboy264 sory
Why do I feel like all his songs were about her 🥰 Mashallah congratulations 🎊🎉🎈 King Cawaale 👏🏾
Hada sidee kula tahay😂😂
I really don't ever care about marriages or wedding's 😂😂 but to be honest I do really like this song 😍
Plz u can help me i want learn english
Same. Watching again and again 😂😂
@@saadsuley am somalia
@@saadsuley from hargaysaa
@@princess4029 if you got a really good internet connection where you are you can get English language learning lessons sites with every level of English learning skills, even you will get it with translations in to your mother language and from, wishing you all the luck 🙏👍👍I'm in Norway 🇧🇻
Cawaalow heestan af-ka ingiriisiga waxaa lagu yidhaahdaa "White lie" 😂😂
Hhhh we shall wait Blac lie. Inshallah 😂. And I hope you are the one who will produce that song 😂
😂😂😂😂😂😂
It's Sweet lies 😂
@@amiinkhasiimhaji283 😂😂😂 waxna aragnay waxna noo laaban
😂😂😂😂
mhadiyaa ha welwelin iaydana mar buu dhigi halku ku dhigee
Xaqiig ee Allaha soo hadeeyo fankii waan ka baxay ayuu idhi maalin dhaweed.
4 aaaaa😳 Farax lagu basto waa saan gabdhow islaliya leeee qalbagina haku amininaaa😡🙆♀️ anwey haambaliyo 🙏
😂😂😂😂😂bismilaahi
MashaAllah. You can tell they love each other. Allah ha idiin barakeeyo guurkiina.
Raggoow waxaad ogaataan, dumarku inay kalsooni iyo karti idinku doortaan. Lacag waxba ma aha ee isku kalsoonaada.
Hhh what They love each other ?? Hal ayuu kasoo daalay 7 ciyaal ayaa u joogto intuu xabadiisa hore koolkoolin lahaa oo dhib iyo dheef lasoo qeybsatay mid cusub ayuu ka raacay uff cakuye faarax calaf ha iigu darin yaa Rabi
@@Faraxsanfaceedkaroon waxad hesho ilahey hakusohlo
Very nice song, Inta heestan cajibisey🌹🌹🌹
Anuu haded xanta fresh ta aan maqlo meel baan ku qoraya somali waxay tiraa waxba ka jira 1year ago ayaa labadan laysku xaman jiray xalayna arooskoda dhacay walee somali waxba uma qarsoman🤣🤣
Haa somaliyada iyaga dadka isku dhisa 😂
Haduu washay waan aminii laheyd Hadaa Nin fiyow lamaa amini kro midkaa walan Dhaamo😣😪
Wakee qofka sidaa oodhan raga kaa amin bixiyey ❓🥵🤔
hanbalyo hanbalyo awale ana miss xiis ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Farxadda Cawaale kamuuqata wax badan ayey muujineysaa iyo waxa uusoomarey. Bro isku barakooba . Hambalyo 🎊🎉👏
Ducada ma u hirgelin maskiinka Awaale he is so heartbroken 💔 war dumaroow sidaan noo dhaama ama aaminaan danbo ma jiri doonto Rag lama ciilo he is saying you are more then enough 4 taba adaa ah then why you still leaving in kastoo dhahaan shit happens bal eega farxada ka muuqato maxaa xumaanta intaa la eg keeney 😮😅
Oo inamadeenii fananiinta sowkuwan xaas labaad wada keeney ilmadeerayaal ma fashion cusub baa mashaallah many congratulations
hambalyo legend awale adan
😂😂😂😂hhhh alla beerka “ fashion cusub “
Aniga arooskan waa ka naxay wayo cawale naag baa igu so sabartay baahi markuu manta heer gaaray miyuuu sidan iska badalya ##team mahdiya
Waa arooska kliyaan ku frxin subhnnllh yaa ila mida 🙄🙄🙄🙄🙄🙄
Isha arooska ka weci bal ayo
Farxadada iyaa u bahaan 🤣🤣
@@maysounhasan1047 🤣🤣🤣 usheeg qumanyada
Afar iga dhigan sawtad sidasina Maida na lahayd lol gabadhii istaaqfurallah to mashallah ka soo sartay ayaad cidlo kaga dhaqaday ma tan baad hadh seexini.
Nin somaali anigu guursan mayo wlhi
Wa beenta intu caruur ka fhalayo ha sugi wayin wa benta raga somalida
@@nimcojamaal6952 iska da balada qalbi jab waxa ahen iyo ciil iyo ohiin intasay nolosha ka yaqanan iyo cadawad
@@nimcojamaal6952 waan kugu racay amiin malaha rag ku sheega somalida😍✌🏽
@@xiiscismaan1737 ana kaalay iga furaa 😭😭😭😭
Mansha allah ❤♥ Hambalyo labo fanaan oo aan taageero ilaahay guur khayr qaba iyo awlaad saalixa ha idin siyaadiyo aamiin 💯👏🌹❤🎉🎂
Hesse macaan et félicitation CAWALE et sa nouvelle 🚺je suis fan de CAWALE meilleur chanteur djiboutien
Hadaaba Aamino Nin somaalia eh Haduu washo xataa maAaminaayi🤕Hambalyo Hambalyo❤🙏
Xbbti wlhi kulamid ahay Ani 4bil isqabnaa hadana waxaan Arkay isagoo naag shukaansanaya khadka wlhi caloosha ixanuuntay waxaan sameeyo garan waayy ninka anoo weli xitaa halcunug udhalin hadaba shukaansi bilabay waan iska Aamusay Calooshaan kajaray
@@samirasicid5551 Sory Abyo mcnto 😔 caloshada Adkeyso Naftada kafikir nin le waye Haismurjin mcney kasaco Adiga waxaa Thy Boqorad mcnto❤🙏
Abaayo waaba Siday tHy Naag adag ayaan iska dhigayaa maalinka aan wax cad ku arkana sidii iidana ayaan yeelayaa Nin weji malaha mcnto Shukran xbbti❤️👏
@@samirasicid5551 abayo dhag ha udhigin wa wada sidaas nafsadada hormari hormari quruxdada ka fakar ,waxabro wax cusub isaga yabaya
@@samirasicid5551 farxad igu nolaaw Mcnto😔❤🙏
Qurux iyo badh ❤ Nafiba naftay doonto waa u dawo mnsha Allah Tabaarak Raxmaan Allahuma baarik farxad iyo jacayl oo dhan baan idiin rajaynayaa walaalayaal
😅😅😅😅
Mashallah faarax.inc futo jiriric enjoying his marriage 7 ciyal barafka Canada kaga tagey iney Ceyrta koriso..wa farrid ❤❤❤👏🏼👏🏼👏🏼💍💎
🤣🤣🤣🤣
kkkkkk ala berkah
🤣😂😂🤣
you’re absolutely right
Aduu mata reerka minwaynada ka shqaysa tahay yaakusoo diray ninku wakhtigiisa hakaa qaatee ka dhac😅😅✌
Mnsha allah👏👏👏♥️
Noqda ul iyo dirkeed👰♂️👨💼
Somalidu badankeda dad is jecell ayuunbay kala geyaan lkn haday cidii is cashaqdaba duco ugu daran bari horeyay hormar gadhi lahayeen✌👍🤝
💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
This is the most beautiful 😍 song that we all do deserve 💜 as somali women. And hope our brothers do open their eyes 👀 widely and know really who we are and the reality of what we deserve 😌 ❤
Aameen Ya Rabbi
"Dhowrsooneey Xijaabaneey".. really. Dress properly at first to expect or earn such a respect.
y8ug
Hala miyaraysto maxumee qalpiyada ha laysku illaliyo
Hanbalyo guur kheyr quruxi wa mahdiya ex allah carurta hala koriiyo .👑👑👑
Adaa dhankastaba I kabay adaa adaa afar iiga dhigan ma jiro ruux kuu dhigmoo Adaa Adaa afar ii dhigan aday iigu kaa dhantahay tiradu way dhantahay xageen kuu dhaafayaa ❤️ Heesta Intaas ayaa iga gadan. Beautiful wedding & Beautiful Song 🔥♥️
Allah been badnaa adaa afar iga dhin adee igu kaa dhanthy yaaa qadanaa oo aqli la a hhhhhh hambalyo ayan leeyhy cawaale aadan
Cawaale hadaanahay reer Canada 🇨🇦 waana dhiiri galisay walle Ana dhawaan ayaan mid kale guursan inshallah waase in aan boorsooyin keeyga xir xirtaa Canada 🇨🇦 leeyskuma haleeyee
😅🤣😂🤣😅😇
Gabdho nin somaliye waxu ku dhaho ha aaminin weisla fiican yihiin ish midna wuu la qosla midna qalbigu ka jabiye🤒
So asagi hada ayadi na katagay 😂😂
Naa waa beentis kulaa adaa 4 iiga dhigan😂😂wxba Kama jirn
4Ta ilaahay baa baneeyey hadana ragii hore sidan may samayn jirin iyagoo xaaskaweyn qalbigeeda ilaalin jirey minyarada way qarin jireene cawaale cidkula dhiganta ma jirta baabu taagan yahay Any way Hambalyo Alle mid khayr qaba haydinka yeelo
Oo miyaaanu odhan karnaaa?! iyadaabu ula dan leeyahay imika sidani ilayn dhaqan iyo hidaynu leenahoo sidaa maanu ahayne 🤔
Waa xaqiiqi Ragi hore xaskooda kowada way qadarin jireen caruurtoda way qimayan jiriin lakinse kuwani hada waa bila dhaqan gabdhu markay masayarto ayaab la ficiil tamayan xagay qalbiga u dhiis lahayan subaxanka walahi Somali way dhaqan xumatay
@@mustafaAli-ku8tr waanu yaabnay walee sowtiii rageenu caqliga badnaa oo dhaqan iyo ixtiraam badnaaa 🤔
@@fardushurre1668 Markaaa Wll Ragii Oo Dhani Ma Cawale Adanbaa.? Kun Qof Xataa In Lagu Qiimeeyo Maahan Raga Xumaantooda Iyagoo Millions Wanagsan Joogaan
@@lamajofficial2446 walal waan runtaa ninkarameed baa ka buuxa aabahay baaba ka mida ragga oo dhami mawada xumaha ee wixii baa xun 🙏
Fanan muchiso layimiday meesha ciise xbiibi nin kaa cod macn majiro mashaa allah ilahay akuu barakeeyo
Reer Keeda dhaqan ogay
Soomalidu mashquul badanaa qofkasta Noloshiisa siduu umaaraynayo asagay quseysa
Qofkasta Noloshiisa siduu jecelyahay ha ugu raacaysto.
Isku waara cawaale iyo mss xiis
Masha Allah, farxadu isma qariso aad ayuu ufarxsanyahay Awale hambalyo.
Afar adigaa iiga filan alla walee mahdiya kama fiicnid waxba hafarxin
What a song🔥❤ Laxanka Cawaale aadan inuu saaray horaa laga dareemayaa🌹👍🏼
!
❤️❤️❤️Wooooooooooooooooow❤️❤️❤️xawaale gabadhaan Waa gaber aad isu qalantaan waana ku faraxsanahey Sidaad u Cayaareeysaan maansha Alaah both off you 👍❤️❤️❤️❤️😍🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Tirada way dhantahay dhahdeene armaa hadhow warkale yimaadaa 😜
(Faniinta afeef hore maleh miyaa horta)
Anyway hambalyo ❤👏👏
DiinTeena Mcaan Baa ina faRayza Inaynu waajibkaa nazaaran Gudano😅😅
Hambalyooo moocoyo miss xiss iyo adero awaleh aden mashallah mashllah ❤🇩🇯🇸🇴🇬🇲
Mooyoco maxaa la dhahaa sxb adigoo mahadsan
@@Faraxsanow macooyo ayuu kawaday
@@Faraxsanow wll waxa laga wadaa ayeeyo
@@asmahodanali1924 mahadsanid walashay 🥰
Mashallah inader isku reeer ayeeyo nhy 🥰🥰🥰🥰ogadenia reer ayeeyoday ❤❤❤❤
Cisse iyo ogaden midoobay maanta arooski ayeeyoday iyo awoogay so xussutay
Damaashad iyo fun jano aa lsga helaa dunina gudo qarsoono asturan iyo waxi xaaal no ah buux alxamdulilah. lakiin meeshan daarul intixaan , dagaan no ma aha aakhiro aa daarul jazaa ah, waxaan hormarsanay baa naga horeeyo iyo qabri. subxaanalah.asww.
Heestan waa OK lkn waxaa ziyaada ku ah Kalmada "Majiro Ruux kuudhigma" taas Waxeeey aflagaado aan geed loogu soo gamban kutahay Marwadisii hore ee u dhashay 7da caruur waqtiga dheerna ay soo wada qateen
Meel fiican baad ka eegtay
Inta ninkan heesta somaliland Vt jabuuti
Ee aY WADA Qaadan Ku bartay Like isku muujiya
Félicitations au couplé marié Awaleh aden le star de toute la somali et hiis bachir.....will iyo anoo...macha allah Magnifique mariage....
I wish i learn spanish 😘 habla muy mal
OUI FÉLICITATION POUR CETTE MARIAGE
Hanbalyo walalkey awaleh aden iyo walashey miss xiis je suis fier de vous inolada sxb 🥰🥰🤩🤩🙏👊
Ciise Habib hees qiimo badan .Cod kiisa iyo Action ba MashaAllah. Yaasalam ❤❤
Masha allah tabarakalah hambalyo reerkii wadajiree nabad gala ubad khayr qabana kalahela amiiiiiin yaa rabbi 💞💞💞🎉🎉🎉🎊🎊🎊❤❤❤🤍🤍🤍💙💙💙💚💚💚🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🎈🎈🎈🎈💎💎💍💍🌹🌹🌹🍃🍃
Cawaale waa rageedii. Raaxatso cimri dheer iyo caafimaad bushaaro.🎇✨🎇✨🎇✨🎇✨🧨🧨🧨🧨
Adaa dhan kastaba i kabay
Adaa afar iiga dhigan
Ma jiro ruux kuu dhigmo
Aday iigu kaa dhantahay
Tiradu ii dhantahay
Wewe🔥 nin wayn awale Hambalyo
MashAllaah congratulations 🎊 to both Awale Adan and Xiis guurkiinu guur khayr gurgiino kii lahu nagaado aamiin 🤲❤💝❣💕
Anzhax legent inadertii miss xiis abaalkedi uu gudaya si bila turxana gobtii beezha akishe 😍
Félicitation frangin Awaleh horee usoco walalkay.. à bas les jaloux !
Congratulations ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
Runti waxuu arooski ugu qaliisanayan geeyiga somalida
Tarkhii qooran 2021 cawel iyo miss 2020 jacal dhabaha waliiga ma dheeliiyo allha dhameeyasa tiira
Waxaa lagu dhiisa duca aan dheeli
Lahaya dhanakasataba jigjiga lagu dhiisaya cawel iyo miss waaa laguu
Dhana fanaaan somali oo dhana ugu
Dunta wanagasan ubax dhala oo dhaqama aroosa tarkhiiii gala
Somalidu markay saas isku garab taagan yihiin Farxad iyo Murugoba #Qurux badana .
Hambalyo isku waara💝🔥
Manshallah duriyadii Direed baa is heshay alpha mubruuk hambalyo hambalyo guurkina guur khayr gurikina guri nagay Guulow ka yeel aamiin aamiin....❤
Been badanaa 🤣🤣🤣🤣🤣2025 mid kalu uqaadi doona hhh waxaan bartyba nin somali baa jira xiiso la yaal weeye
Cawalow waan eegna ina haysid bal ileen mahdiya Mouna ayad kaa tagty😪😪😪😪
😅😅😅😅😅😅
WlHi Nimcooy wllo waad iga Qozlizay😅😅😅 HeezTan kama xiizo dhaco TimaHaaga kabadan inTa jeeran uzo LaapTay dHageyzigeegda
KulaHaa Waa xiizoolaYaal Naga Maad xizHoon gaPadHeey
Wiilka hesta qadayo salan iga garsiya buuhodle ban kadawanaya aday igu kaa dhantahay 😁😁
What a beautiful wedding🥰 and the song is something else 🔥
Wlhi naagaha Ilmo kale waaye been aya lagu sasabaya Adiga 4 dhigan Aya bis waaye gabadhi kale iney uJabiso nin bey rabta
Parfoi
Cise waan kutaaa broo heestaan caadi ayeey u taabaneysaa qofwalbo oo xaaskiisa jecel hadana tusaale u ah in qofka aad waxa uu yahay u qirto maansha allah my ciise thanks for that❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤q
gabadhii kale caawoo kale waa u murugo iyo oohin😭
From Miss Xiis To Mrs Xiis 🙆🏽 Congratulations 🙌🏽
Maasha Allah tabaarakalaah congratulations 💞 miss xiis and Cawale noqda reerkii lagu nasto farxad Ku waara
Cette chanson est sorti au bon moment walahi felicitation
Congratulations milyen time Miss xiis and her husband Awale dhisma oo dhaqma 👰🤵
Gabdhaha somaliyeet ayagaa la isku jabiyaa uf gabar minyaro ah hadaat aragto waa naag reer islaam dulaan ku ah ragana waa xero bilalyo balo idinla degtay caku nin somaliyeet
Anagu hadaan rag nahay waxan guursano riyo maaha ee waa haweenka somalidee idinkuunba minyarona noo noqda minwaynana noqdee iskaashato samaysta oo yaanay naagna ogolan inay minyaro noqoto way noqon wayday sidaa u kala daadsanaada anagu tirada wan buuxine😅😅😅✌
waar nio maxy ahayeen nagahan cuqdadu wada. dishay mid tirahda kuma farxin io ninku ben badna matanu hadh sexin tii horu cidla uga dhaqaqe naa nagti wax tari wayda waa lala guudhasan mahe waaa la furi ilahay ayaaa afar baa ale noo baneya ilahy waxn idin ka baryey nagihina somaliyed in nag walba la la gudh sado ta u yar labo in sh alh ameeen
Kkkkkkkkk xaliimoyin wey idin tashadeen manta dhan waa akhrinaye huuno hadalkaagan qosol baan ladhacay wallahay kkkkkk dumarku iney gabadha qaldaneed isma tusaan mita kale qurbaha markey takaan waji kaley lasobaxaan cawale aadan sida aan ku aqaan waa nin qalbi furan marka dumarkii wiilkii bey kuqaxeen illaahow dumar hanoo
Waxan la yaabay naagta nin caruurtiisa soo dayaci ku faraxsan inkastoo nolosha fanaanku waxjira aanay ahayn hanbalyaanu leenahay
What a beautiful song ❤️❤️❤️congrats Awaale iyo Miss xiis
Fananinta somalida fananakn aad iyo aad taagero buux ugu ahay caawale adaan diheeye ilhay reerka cusub haku barkeeyo huuno
Intii dhameysatey hesta ciise xabibi walee waa hees macan love sara
Ogadenia iyo cisse arooski ayeeyoday bn so xasuustay🥰🥰🥰🥰🥰
Alla iskeen barakeyo inader awaleh iyo duumashiyo marna Inabti
Wàaaaaau amazing i love this song fantastic one and all our Somali legends there 🔥🔥🔥🔥
Qalbiga mahdiya ilaali waxii ku qaaatay kuma dhigeee
ALLA NINKAAN MAXUU SAAN UGU DHAQAMA INU NAAG KU CUSUB TAHE CML
Kkk dee wuu faraxsan yahay,ileen farxada lama qarsan karee
Nin soomaali maxishoodo wuxuu u ciyaari nin aan waligiis guursan
Touchable song with our traditional behaviour 👋
Y5m265 nmh n .
waxaasa jaceyl ah caawale iyo xiis❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🎁🎁🎁💕💕
Adaa Dhankastaba ikabay
Adaa adaa Afar iiga dhigan
Ma jiro ruux kuu dhigmoo
Aday iigu kaa dhan tahay
👸my Queen 🌹
Mahadsanid king 😄😁
Aduunyo waa iska saan yaab waye sanad ka hor marka vediogan daawanaye ku waan aa sanad kadib kala tagayo isma laheen 💔🥹
WAJIGA GUBAY WAXAD MOODA MID ANA NOLOL BA AN SOO ARAG❗
WAXAN SHAKIYAYA MARKU QADAY HESTA ALOW YA BARTAD KAGA TALO BADANKA JIR KAYGA BIR KAGA GOYAA❗
MANKA BOKAYSA E BISLAADAY SO DHAF❗
Hambalyo million times qudhayda isla jeclaa inay qoys wada galaan wlee❤
Tii cusub ba afar bay u dhigantaa. Wixii cusub ba caalamkaa jecel. 🤣🤣🤣
😂😂😂😂waa waxey caadeysteen
U sheeg
@@Faraxsanfaceedkaroon 🤣🤣🤣
congratulation to you from Orlando great state of FLORIDA
In love with this song ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Arooskii ugu heeso cusla anshax na kiisii booska suugaan ahaan kalinta 1ka riixday intan ka war qabo kano kale wuu ii dhina , heestan uun maha xul aya is helay 👏
Félicitations vos cher chanteur langue vie pour vous my favoris fanan avance toi 🥰🥰🥰
maashaa allaah congratulations miss xiis & Cawaale aadan guurkiina lagu farax insha allaah wiil iyo gabar insha allaah