ISKA ILAALI MADAXA WAXA KUGU QORAN IN AFKAAGA KASOO BAXO hhhhhh AFKAAGA HA ISKU DILIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.5K

  • @zeitunadan
    @zeitunadan ปีที่แล้ว +256

    Koko is another level 🤣🤣🤣

  • @siidaliaadan5350
    @siidaliaadan5350 ปีที่แล้ว +115

    Kooko quruxlay waye LKN ANKUSALLINO NABIGA(SCW)🤲💖

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan ปีที่แล้ว +165

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 ปีที่แล้ว +19

    Koko is too beautiful I like her smile and her voice from Djibouti

  • @Mescut_adde
    @Mescut_adde ปีที่แล้ว +338

    Inta kaba La'aan ku daawatay Wani Salaamey🤗🤣😅

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 ปีที่แล้ว +62

    Waxaa ila quman in waxa meesha ku qoran la raaco. Waxay adkeyneysaa in qofka laga keeno waxa la rabo taas oo game-ka xiiso u yeelayso.
    Mahadsanid Asad iyo team 27. Inoo soo badiya.

  • @filsanhuseen7150
    @filsanhuseen7150 ปีที่แล้ว +88

    Nabigeena halgu saliyo scw

  • @asiamusemohamud8948
    @asiamusemohamud8948 ปีที่แล้ว +303

    salaaman inta videoga jiifka ku daawanayso🙌🤣🤣

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 ปีที่แล้ว +223

    Koko is very smart mashallah❣🔥

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 9 หลายเดือนก่อน +13

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @umuubax
    @umuubax ปีที่แล้ว +20

    Asad masha allah horay usoco wllkey ruux dadka dhan jecelyihiin aa tahay wiilkeyga 8jir waaye wuuku taageeraa marwalba wuxuu idhahaa hooyo asad hagio iiqor sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +491

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋☝️❤

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 ปีที่แล้ว +175

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw ❤️❤️❤️

    • @amiinkhadralmo6535
      @amiinkhadralmo6535 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @abdifatahabdi7107
      @abdifatahabdi7107 ปีที่แล้ว

      scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @rahmohasan
    @rahmohasan ปีที่แล้ว +36

    Team coco 😂❤ wlh se ufarxay mrke macalimu kicizay😂

  • @sabiriinmohamed1045
    @sabiriinmohamed1045 ปีที่แล้ว +25

    Wllkey maskaxdada Alle Haku barakeeyo waxaa kudhili lahaa waxa ku Quran lee ku xukun🥰

  • @mahreezmahzed8868
    @mahreezmahzed8868 ปีที่แล้ว +129

    (Baahi & gaajo )waa aykala duwanyihiin: baahi waxa aynoqon kara waxa af kabaxsan: Tusaale ( waxaad baahi uqabtaa sida : lacg, aqoon, shey daruuri ah, iwm ) lkn gaajadu calosha madhaafto✅🥰

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +4

      Exactly ❤

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 ปีที่แล้ว +6

      M.a translate wa ka helay 🥰✅

    • @shukri2887
      @shukri2887 ปีที่แล้ว +4

      Haa lkn marka loo eego reer koofurka gaajada ayay u yaqanaan baahida

    • @maxamedamiintupe1434
      @maxamedamiintupe1434 ปีที่แล้ว +1

      Koleeyba gaajo io baahi waa isku meeshi kolba xaalada aad ku sugan tahay aya lagu kala qiimeyn karaa

    • @mohaedits5217
      @mohaedits5217 ปีที่แล้ว

      Saxiix saas waa
      Kaliya waxaa leyska rapa ereyga warqadda ku qoron◻️

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +182

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

    • @Abdikhaalaq_mohamed
      @Abdikhaalaq_mohamed ปีที่แล้ว

      Asad Cooko challenge yadeeda Soo badi waa gabadh aad u caqli badane😁

    • @somane512
      @somane512 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏❤️❤️❤️❤️

    • @somane512
      @somane512 ปีที่แล้ว

      ASad wanku salaamaya fartin baanku haya kowdheh lkn mesha hada kalahdaayo wa acout ga marwadeeyda acout geygan kaso qaaban ama fb INSHALLAH

    • @deeqosheeq
      @deeqosheeq ปีที่แล้ว

      اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ✨🖤

    • @mubarakabubakar3480
      @mubarakabubakar3480 ปีที่แล้ว

      Salla allahu caleyhi wasallam

  • @QADUMKA77
    @QADUMKA77 ปีที่แล้ว +82

    Asd gameka lacag u qorshe inta igu raacsan ✌️😁

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 ปีที่แล้ว +9

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +88

    Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤ ♥

    • @maryanruun3132
      @maryanruun3132 ปีที่แล้ว

      Amiiin wall qali inta intamuslim ha

  • @faadumosalwe4750
    @faadumosalwe4750 9 หลายเดือนก่อน +6

    Trust Allah for everything no matter what you lose you trust Allah you win you trust Allah you gain you trust Allah you have a problem you trust Allah things are not going your way you thank him even more and you talk to him that's a very good habit to talk to Allah 😭❤️😊

  • @Abdimalow433
    @Abdimalow433 ปีที่แล้ว +14

    Gabadhaan meela halista ah bay aadeysaa waxeedu waa weerar cajiiba😂😂

  • @fatwatv5535
    @fatwatv5535 ปีที่แล้ว +136

    Gaalada waa dadka ugu nasiibka xun aduun ka maxaa yeelay wexey umaleenayaan ineen wax fiican sameenayaan lkn wexey hayaan wadadii eey naarta kugali lahaayeen aniga iyo adiga aqrinayo naar uma adkeeysan karnee Allaha naga badbaadsho aamiin yaa Allaah .

  • @123mohamedh
    @123mohamedh ปีที่แล้ว +19

    Ty Asad hajio for accepting part2 and we still need part3

  • @hachilolly5029
    @hachilolly5029 ปีที่แล้ว +23

    Cayda qof aan taagero Bro keep going ❤

  • @yasminarab9297
    @yasminarab9297 ปีที่แล้ว +79

    Ceyda wan ku wata Keep going team Ceyda marnaba no hoos 💪

    • @mohametdacar6568
      @mohametdacar6568 ปีที่แล้ว +3

      Yarkaas sxpo indoora ahyn waa nin qalbi fiican

  • @abdishakuursomali3668
    @abdishakuursomali3668 ปีที่แล้ว +92

    Part 3 IAMK iyo fadil iyo arimaheena so qabo wa funny barnamijkaniye😅

  • @NafisaHaaji51
    @NafisaHaaji51 ปีที่แล้ว +8

    Somaliga waa macno bdn yhy sidaas darteed qofka waxa meesha ugu qoran ku xugmi 👉keep going my Team

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 ปีที่แล้ว +15

    😁🤣🤣 Koko Ku faraxsanahy inaa cayda qoor sagaro Ku qabto🤣😁

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +149

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @uzaame_7k
    @uzaame_7k ปีที่แล้ว +18

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw ❤️🥳🥳

  • @bushrohappy
    @bushrohappy ปีที่แล้ว +13

    Fikirkayga hadan ka dhibto sidisa ku wad ban ku leyahay wll keep going nolada Abid 👏👏🙏

  • @zainabmoha4517
    @zainabmoha4517 ปีที่แล้ว +7

    Cayda waanku wadanaa marwalba guul kuu rajeyn

  • @abdirahmanabdiwahid4885
    @abdirahmanabdiwahid4885 ปีที่แล้ว +304

    Asad Hagio Waxaan ka codsanaya part 3 in uu Cayda Madaxa ugu dhajiyo Erayga (Like) Maadama ay dabeecad u tahy iskama ilaalin karo🤣

  • @sacdushnor1981
    @sacdushnor1981 ปีที่แล้ว +24

    Qofka mesha waxii ugu qoran lee ha lagu xukumo because afsoomaliga waa bad
    Sido kalena waa kala lahjado somalida
    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
    Plz part3 Azad

  • @MaxamedHerer-mt4hv
    @MaxamedHerer-mt4hv ปีที่แล้ว +6

    Nabigeen muxamed kusaliya scw

  • @saapiriinahmed2398
    @saapiriinahmed2398 ปีที่แล้ว +3

    Koka another level wye 😂😂 wllhi

  • @Canada.143
    @Canada.143 ปีที่แล้ว +267

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

    • @Khalidlautaro3344
      @Khalidlautaro3344 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw ❤✔

    • @sucdiokofficial
      @sucdiokofficial ปีที่แล้ว +1

      Adkatay 🤣😁ceyda kulaha qof malesiya jogo ma rabo ina xirir lasameyo ani somali joga ila same marka 😅😅😅😅

    • @abdirizak686
      @abdirizak686 ปีที่แล้ว +1

      King ceyda koko waad isku soo baxaysaaN wlhi

    • @MohamedIsmail-qf4zs
      @MohamedIsmail-qf4zs ปีที่แล้ว +1

      King ceyda zhp keep going qoftaas mar kaleh soo qabo is adkaynta ciyaarta ka dhaaf dheh

    • @maryanmohamad7214
      @maryanmohamad7214 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @Kokobulle6662
    @Kokobulle6662 ปีที่แล้ว +19

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet mohammed🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @hafsomohamed369
    @hafsomohamed369 ปีที่แล้ว +7

    Amiira iyo arimaheena iyo faadil iyo ayaaniita iyo i am key soo qawo😢❤❤

  • @maankadaud7590
    @maankadaud7590 ปีที่แล้ว +7

    Aan kusalino nabiga salalaahu calayhi wasalam 😍

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 ปีที่แล้ว +55

    Mashaa allaah Illahay ha kuu siyaadiyo maskaxdaada waxyaabo dadka xiiso geliya ayaad mar walba soo dhigtaa tan kale fikirkayga waxaa waaye qofka waxa ugu qoran lee in lagu xukumo hadduu afkiisa ka soo baxo guul iyo caafimaad ayaan alle kaga baryayaa ❤

    • @abdirahimsalman8699
      @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว

      ABAYO QALI ISOO BOOQO PLEASE 👸 🙏

    • @KING-HASSAN-OFFICIAL
      @KING-HASSAN-OFFICIAL ปีที่แล้ว +2

      Wan kugu raacsanahay walal xukunko wa waraaqda wixii ku qoran thanks 👍

    • @asmomohamed2690
      @asmomohamed2690 ปีที่แล้ว

      Asc wll asad waxaa haboon meesha waxa ku qoran in lasheeko baahi meesha kuma qorna kaajo ku qoran

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 ปีที่แล้ว

      @@KING-HASSAN-OFFICIAL you welcome

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +152

    Hadda xayasiiska Paysii is dhaafiso like saar 😂❤

    • @asiye717
      @asiye717 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣waa iga haysa

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

      @@asiye717 Queen saas ila shaqee 👸🏽😂

    • @asiye717
      @asiye717 ปีที่แล้ว +1

      @@sHimaaLi_x1 😂🥰

  • @ayanyusuf9800
    @ayanyusuf9800 ปีที่แล้ว +8

    Ku Sali. Nabigeena. Muxamed scw

  • @Dollarpoi
    @Dollarpoi ปีที่แล้ว +5

    Koko is not easy 😅🤣🤣

  • @sayidmohamed4002
    @sayidmohamed4002 ปีที่แล้ว +122

    Kusali nabigena Muhammed scw

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +50

    Wiilashu Wa Gartood Wax Yaroo Hadalka Ka soo Saaraysa ayaa La Hor Fadhiisyay Oo dhool cadeen Quruxsan 😂🥰
    War Ragu Waa Jabeen😂👋

  • @amaarmohamed3666
    @amaarmohamed3666 ปีที่แล้ว +27

    Wuxu qurux badnaa Qoslkeeda ayaaba ka helay 💋😭😂

  • @hayyab7652
    @hayyab7652 ปีที่แล้ว +7

    Sidiiisa kudhaaaf waxaad mesha kuso qorto lee ha ahadaan ileen halxaraf layska ilalinaaa o qofka ogene waxa aad kuso qortay mesha hadu macno kale leyhay oqofku dhaho nasibkisa ayaa kakenay e iskadhaf. ❤️Tasaan talo kugu darsan lahaa

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 ปีที่แล้ว +22

    Waxaa loo baahan yahay qof ka waxa madaxiisa u sudhan uun baa laga dhaqaaqayaa sidan ayuu ku fiican yahay barnaamijku wll asad Hagio keep going maasha allaah

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +183

    Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee like ta Adigo Amusan ii sar😁😁 ❤

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 ปีที่แล้ว +1

    Baahi iyo gaajo waa isku mid ma haboona in ladhaho ereyga ku qoran kaliya waxii isku macna ah hala qabta qofka we can't wait part 3 thanks

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 7 หลายเดือนก่อน +3

    KOKO isn't easy😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdirizaq
    @maxamedcabdirizaq ปีที่แล้ว +13

    Ereyga meesha ku qoran ayaa muhiim wax isku micno ah haraacin sidaan ku wad big legend 27 my role model💯💯keeep goin my team 27

  • @nimca7841
    @nimca7841 ปีที่แล้ว +48

    Kan Meehan ugu Quran ku qiimee☺️

  • @iidxusen8551
    @iidxusen8551 ปีที่แล้ว +4

    Asad part 3 wll kasoo saamee

  • @inahmahdiofficial8891
    @inahmahdiofficial8891 ปีที่แล้ว +9

    Caydo father of luck 🥰

  • @ayanayanayuush8312
    @ayanayanayuush8312 ปีที่แล้ว +33

    Part 3 nosoo samee may qofka waxa ku qoran hashego warqda 😂😂

  • @wllcabdull7311
    @wllcabdull7311 ปีที่แล้ว +42

    Aan kusalino xabibkena maxamed scw

  • @ismadhibto8172
    @ismadhibto8172 ปีที่แล้ว +4

    barnaamij yadada kana hda favorite ii ah 😂

  • @SuhacmaanibraSuhacmaanibra
    @SuhacmaanibraSuhacmaanibra ปีที่แล้ว +2

    Kussli nabigeena scw ceeyda uguwato meesha ceedaan kahelaa

  • @nurtayussuf8774
    @nurtayussuf8774 ปีที่แล้ว +109

    Best game ever 🥰🤣part 3 please Asad👍

  • @amiinabdala9441
    @amiinabdala9441 ปีที่แล้ว +56

    Kusali nabiga scw ilahay aya 10 jeer kugusalini in❣❣❣❣

  • @IkkyQurux
    @IkkyQurux ปีที่แล้ว +3

    Noso badi wllky wa ciyar qurux badan lkn eryada qar o iska hor imanyo haso qadan sida calf io gurka aaad na wan kaga mahd celinaa video qurxda badan ❤

  • @user-yc3sq8qx1e
    @user-yc3sq8qx1e 26 วันที่ผ่านมา +1

    East and West koko is the best ❤❤❤❤

  • @libanhususabdi9095
    @libanhususabdi9095 ปีที่แล้ว +18

    Gabadha update wye msha allah, muuqalo kle oo xiiso bdn idinka sugena team💪

  • @sabrinmohamedissak7436
    @sabrinmohamedissak7436 ปีที่แล้ว +9

    Walalkey qali asad iyo teamgisa hore usocda guul ayan idin rajena

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 ปีที่แล้ว +1

    Round 3....GAAJO lahjadeeda maahee BAAHI inaad ku qorto ayay ahayd

  • @maxamedcabdulaahi6414
    @maxamedcabdulaahi6414 ปีที่แล้ว +2

    Asad gabdhaha ajanibi ayay kaa yhn ayaga ha dhegsadaan ama gabar kale u keen inshaa allaah

  • @mohamedguhad4844
    @mohamedguhad4844 ปีที่แล้ว +27

    Koko she is very smart girl keep on going ❤

  • @kingmohamed5417
    @kingmohamed5417 ปีที่แล้ว +45

    Coccco onether level 💯 anyway can't wait part 3

  • @ayaanabdiwali71
    @ayaanabdiwali71 ปีที่แล้ว +6

    Wooow perfect game🎉Asad thank you similar words ka wxay ficn thy inad kuwado Adan qofkan kuqaban sidaas game ka funny Kasi dhigaysq

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +14

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +707

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @haniismail1209
    @haniismail1209 ปีที่แล้ว +30

    Aniga Aheenteda waxaa ilaquman maadama somaliga uu erayo badan yahay halashego magaca Aad waraqda kusoqorto insha Allah 🇸🇴🇺🇸

  • @hudamohamed6071
    @hudamohamed6071 ปีที่แล้ว +1

    Abeera wll meeyay iisoo jawaaba wll soofadhiisi wll he so fany

  • @maryanomaromar7026
    @maryanomaromar7026 ปีที่แล้ว +1

    may asad waa inuu qofka sheego waxa isku midka ah sida baahi iyo gaajoo kale yaa igu raacsan

  • @ayancqadir497
    @ayancqadir497 ปีที่แล้ว +9

    Part3 abeera keen 💕
    inta ila rbto😂👍🔥

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z ปีที่แล้ว +14

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @wiliyanomarkboy3824
    @wiliyanomarkboy3824 ปีที่แล้ว +1

    Asad sxipow ninkan ceyda madaxa like uguso qorrr coz like ayuu nogu daxbahay

  • @saajidalillaah
    @saajidalillaah ปีที่แล้ว +4

    Amazing program ❤❤ Thanks Asad

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +25

    inTa JiiFka Ku dawanysa waa iDin Salaamay 😂🙌🙌

    • @AzZa-in8et
      @AzZa-in8et 8 หลายเดือนก่อน

      Wakaqaday😂😢

  • @abdullahisheikh1096
    @abdullahisheikh1096 ปีที่แล้ว +43

    Koko you are beautiful and have beautiful voice masha Allah

  • @suhylaabdulkadir8472
    @suhylaabdulkadir8472 ปีที่แล้ว +2

    Asad youtube downloadka maxa uxirtay

  • @MAALIKKING2727
    @MAALIKKING2727 ปีที่แล้ว +2

    Arimaheena keen

  • @nafisofarah297
    @nafisofarah297 ปีที่แล้ว +19

    Team Coco Is Mujiya xly wey no aartay😂😂😂

  • @ahmedzaki5815
    @ahmedzaki5815 ปีที่แล้ว +42

    Game-ku wa Game Fudud sababto ah waxaad Ku Ogaan kartaa Ereyga Madaxaaga ku qoran Waa Kan Ugu Badan Ee Qofka kale ku weydiinayO, Markasta waxaad ku ogaan kartaa Qofka kaaso horjeeda ereyga Ugu badan Oo afkiisa Kasoo Baxaya ayaa madaxaaga Ku QoraN.👍

    • @Sheeko-Sheek0
      @Sheeko-Sheek0 ปีที่แล้ว +7

      caqligaga ma badno dubai aa lgu diraa adoo madaxaga (xariir) ku qoran thy 😂😂😂

    • @selma_abdi
      @selma_abdi ปีที่แล้ว +1

      @@Sheeko-Sheek0 hhhh haa wlhi taas camal iska jirto 😂😂😂

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 ปีที่แล้ว +2

    Caadi ma ahayn barnaamijkaan walahi erayada isku midka is raaci ✅️💯

  • @Muhamad.Amin26.
    @Muhamad.Amin26. ปีที่แล้ว +1

    Ereyga markaas qoran kaliya in lagu challenge gareyo aa xiiso uyeleysa cayarta

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +325

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @sucdiokofficial
    @sucdiokofficial ปีที่แล้ว +31

    Team ceyda ebar ina baxno uma baran 😊😊😊😊

  • @janaat11
    @janaat11 ปีที่แล้ว +13

    Ereyada so Adkee Asad part 3 sugayna inshallh Wa Game shidan😩🤗

  • @user-jm6eo5vj4j
    @user-jm6eo5vj4j 10 หลายเดือนก่อน

    Waa nii wataa king ceyda iyo koko please part three asad xaajow ❤❤❤❤

  • @baarow12
    @baarow12 ปีที่แล้ว +2

    Koko is very smart m.a

  • @apdallajoyofficial3041
    @apdallajoyofficial3041 ปีที่แล้ว +59

    MAGACA ALLE ADIGON LIKE SARIN HA DHAFIN 👍

  • @Queen-Farhiya
    @Queen-Farhiya ปีที่แล้ว +48

    Asad Legend always legend ❤️

  • @munshidtaysiir6475
    @munshidtaysiir6475 ปีที่แล้ว +2

    Macalimow Natasha gwal ayu afka uga egyahy😂

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 ปีที่แล้ว +1

    Wixii meesha ugu qoran uun

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli ปีที่แล้ว +20

    Coco another level waaye Wan wata✊️😂😂

  • @khadracabdi5792
    @khadracabdi5792 ปีที่แล้ว +62

    Nabigeen aan ku Salina scw