KOKO IYO CEYDA MAXAA KA DHAXEEYO IYO ARIMAHA TIKTOK GA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 992

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  ปีที่แล้ว +328

    Soo daawo 😂👉🏻 th-cam.com/video/lhOD2uaT4ps/w-d-xo.htmlsi=aCyoSMOy7_gFFz03

    • @yuakashofficiall
      @yuakashofficiall ปีที่แล้ว +9

      Amiiro arintaan musasal caadi waa kasameyn kartiin wlaahi team 27 Dhan waa badan tihiin atooraha iyo atariishada koko iyo ceyda
      Leadir iyo laadirada arimahena iyo amiira

    • @shukrinoor5997
      @shukrinoor5997 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkk koko habar 90 jiraa modaa markay xanaaqdo

    • @Farhaan114
      @Farhaan114 ปีที่แล้ว +3

      Waxaan Maqli Jiray Jacayl Xaasid Ma Waayo Amiiro Lamaanaha Dhexdooda Ka Bax Kkkkkkkkkkkkkkk

    • @shahrazadmostafa8860
      @shahrazadmostafa8860 ปีที่แล้ว

      Ĺ

    • @shahrazadmostafa8860
      @shahrazadmostafa8860 ปีที่แล้ว

      ​@@yuakashofficiall⁹

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +420

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤👍🕋😢

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji ปีที่แล้ว +184

    Asxaabeey sidan Cayda ayaad ku dhibaysaan wllahi waxba uma Taraysaan Imika Dadkan wu ka xishonayaa waxba lama duubi karo Dadka inuu ka dhex baxo ha u sababina Hadii aad Taageertaan Farxadiisa Haka Qasina Wiilka Yar ee soo Kacaya Xaaladahanoo kale Stresska kuwa Laga qaado weeye Horumarka Haka hor istaagina Wiilka Dhalinyarada ah❤

    • @ameyra1
      @ameyra1 ปีที่แล้ว +8

      Hadee wax maqlayaan waala hadashay❤

    • @MaryanGacal638
      @MaryanGacal638 ปีที่แล้ว +3

      Wax haday ku qaadanayaan😮

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar ปีที่แล้ว +4

      Haa wlhi waa maskiin uu xishoonaya 😅

    • @Rivnder
      @Rivnder ปีที่แล้ว +1

      Somlida meel ayay ka qabataa nio bilaa camal caadiya weeyeh iyo viwes meel xun ka galy

    • @SacduushCabdulaahi
      @SacduushCabdulaahi ปีที่แล้ว

      Hadii warkaas wax ka jiraan buu xishoon lkn hadaysan waxba ka jirin maxuu ka xishodaaa

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 6 หลายเดือนก่อน +20

    Xanta armaan iyo koko kadib 😂😂😂secret love armanko😂😂😂

  • @xuseenyare5620
    @xuseenyare5620 ปีที่แล้ว +42

    40 qof ducadooda waa la'aqbalaa ee ii soo duceeya inuu ilhy muraadkeey ii sahlo😢🤲io inuu ilahy igaqado walwalka🥰🥰

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan ปีที่แล้ว +98

    The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created by Allah is our Prophet Muhammed (naxaris iyo nabad galiyo korkisa ha ahate)❤

    • @QueenrumaanQueenruun
      @QueenrumaanQueenruun ปีที่แล้ว

      Scw scw scw ❤❤❤❤

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 ปีที่แล้ว

      Scw❤

    • @SayidAbdi-nf1io
      @SayidAbdi-nf1io ปีที่แล้ว

      Kooko wiilka waa is kusoo baxaysaane maxaa udiidi wallo

    • @FayGaway
      @FayGaway 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiro. Meeqa saano jirto

  • @NastiAbdullahi
    @NastiAbdullahi 6 หลายเดือนก่อน +17

    Ani waxan dhahy dadka tik took joga youtb halo furo waa dad fani ah😂😂

  • @Doodaye
    @Doodaye ปีที่แล้ว +23

    Kusali nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw

  • @MoHAmED-------------
    @MoHAmED------------- ปีที่แล้ว +159

    king cayko and queen koko
    ❤❤ love ayayyy isku yiihiin😂😂❤

    • @Xasan65calimacalin
      @Xasan65calimacalin ปีที่แล้ว +2

      Waaba run❤❤❤

    • @MoHAmED-------------
      @MoHAmED------------- ปีที่แล้ว +2

      ​@@Xasan65calimacalin😂😂😂

    • @LuulXuseen-qy9wi
      @LuulXuseen-qy9wi 8 หลายเดือนก่อน

      ♥️🖤🖤💙♥️💜💙🖤🖤♥️😌🙂😉😗😙😙😘😙😗😄😃😃😃😃😄😁

    • @LuulXuseen-qy9wi
      @LuulXuseen-qy9wi 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Xasan65calimacalin🖤💙🖤😌😌😌🙂🙂🙂🙂🤎🤎💝💝

  • @inahmahdiofficial8891
    @inahmahdiofficial8891 ปีที่แล้ว +35

    Wlhi dad qalpi wanagsan aa tihiin dhaman team 27 nadiif😂😂

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 ปีที่แล้ว +124

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💕💕

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +210

    Koko inta og inay jeceshhy ceyda Waan idin Salaamay 👋😂❤

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 ปีที่แล้ว +122

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏🏿♥

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 ปีที่แล้ว +70

    Best couple in 27
    KOKO AND CAYDA ❤😂

    • @zainabcabdinasir507
      @zainabcabdinasir507 ปีที่แล้ว

      THYROID =
      DILAAGA QARSOON EE DUMARKA
      qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta hore kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
      Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
      Waxa uuna leeyahy 2 dhinac
      FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
      Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad
      ●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)
      👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.
      Calaamadaha ugu horeyo waxaa ka mid ah:
      ● daallanaan
      ● u nuglaansho qabow
      ● miisaanka oo kordha
      ● calool istaag
      ● niyad jab
      ●dhaqdhaqaaq oo dhiba
      ● fikir gaabis ah
      ● murqo xanuun iyo daciifnimo
      ● maqaar qalalan oo fiiqan
      ● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
      ● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
      ● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
      ● hurdo badan oo xad dhaaf ah
      🤔 Xaaladaha halista ah 🤔
      ● indhaha oo soo barara
      ● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
      ● Kansar dhuunta ah
      Si laguu cawiyo fadlan la xirir whatsapp 0794 249392

    • @Abuuluqmaanmaxamuudmaxamedcali
      @Abuuluqmaanmaxamuudmaxamedcali 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 ปีที่แล้ว +72

    Amiiro funny weeyan runtii ayada ayaaba madaxa isku sii galinaysoba 😂😂❤

    • @anwarmoha294
      @anwarmoha294 ปีที่แล้ว +1

      Shaxda fahan inay kala gayso rabtaa Koko waxaan oodhan kuma socdaan .😂😂

    • @omarmuhidiin7572
      @omarmuhidiin7572 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@anwarmoha294ayada isku rabtay😂😂😂😂

  • @APDI_AZIZ
    @APDI_AZIZ ปีที่แล้ว +156

    Best CoupLe❤️‍🩹 Kuwada Dadow😂
    Ceyda__% Koko❤

  • @MaxamedXuseen-kg9sp
    @MaxamedXuseen-kg9sp ปีที่แล้ว +34

    Ceyda and koko❤ 🎉🎉
    Amiira filimkaan laadarad aakatahay😂😂
    Lool

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc ปีที่แล้ว +89

    KOKO ISN'T EASY😂❤

  • @ahmedabdi4136
    @ahmedabdi4136 ปีที่แล้ว +27

    Qur,aan online ah qofkii ubaahan
    reply isoogal barashada iyo xifdinta
    qur,aanka waa muhiim❤

  • @ayuubupdy9208
    @ayuubupdy9208 ปีที่แล้ว +12

    Koko markè hadleyso dhinaca ayee fiirineysaa ceyda maa fadhiyo 😂😂😂

  • @ifraahwali6130
    @ifraahwali6130 ปีที่แล้ว +52

    Wlhi labada gabdhod een social media ka tageero keep going sisters 😍

  • @queen-caday3227
    @queen-caday3227 ปีที่แล้ว +17

    Koko waxa layiri kor waayel waa wada idho marka waxa aragnay lee sheegnay waana layn ka daremaya baxasha ee naga daya ciyarta😂😊

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj ปีที่แล้ว +17

    Ani amiira io ceyda isla rabaa😂😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 ปีที่แล้ว +60

    Cayda and koko best couple❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz ปีที่แล้ว +47

    😂😂😂😂team qab qab is not easy ❤❤ Amiira qurux and koko and king ceyda walalo qalii waa idin taageera Horey usoco walalo wanagasan Amiira qurux 600k🎉🎉❤❤ coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍

  • @Suu__114
    @Suu__114 ปีที่แล้ว +6

    Chanelkeyga soo booqda qisooyin soo dhigaa😊

  • @ayaandhol3738
    @ayaandhol3738 ปีที่แล้ว +48

    Awalki hore Ceyda & faatma Hada filimka 3 qayb buu sheegay Faatma way ka baxday Koko iyo Amiira& ceyda buu udhaxeya😂😂😂😂

  • @Dhamaystiran__dumarland
    @Dhamaystiran__dumarland ปีที่แล้ว +5

    Dhiryada somaliyeed hadii film loo dhiibi lahaa caalamka oo dhan ayaa ka wada heliyaan😂😂😂❤❤❤❤

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 ปีที่แล้ว +9

    King ceyda laba xasle waan kusalamay sxp laba gabdhod oo qurux badan nin nasiib lee aya hela , you are is n't easy 😂❤😮

  • @AhmedCade-b7r
    @AhmedCade-b7r ปีที่แล้ว +16

    amira 600k coming soon i.a wlashey guuleyso❤

  • @abdilahiqaliiroinacali8549
    @abdilahiqaliiroinacali8549 ปีที่แล้ว +4

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤👍🕋❤😘

  • @ansuuqurux
    @ansuuqurux ปีที่แล้ว +15

    Hhhh intano qosolah cawqda maigubarilahayeen 😂😂allow ha idiin qadin ❤aamiim yarabi ❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 ปีที่แล้ว +61

    Mid lkn Ceyda inuu idla soo fadhisto kasi fcneed wlhi oo dhaxda Idin galo Shekda marks qatarr😂😂😂😂😂

  • @aaminocabdikaadir67-kh8bx
    @aaminocabdikaadir67-kh8bx ปีที่แล้ว +8

    Hadaan yeelo filimku wuu socdaa hadaa run sheegaysid amiiro maa labadoodaba keentid oo kawada waraysatid😂

  • @yaxyeabuukar1295
    @yaxyeabuukar1295 ปีที่แล้ว +13

    Aniga ahaanteyda laba qof caaan ah yaysan isguursan ayaan qabaaa n madaaam hada aan arkayno laba qof oo aan shaqo isku laheeen Dusha la iska saaaraayo🎉🎉🎉

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 ปีที่แล้ว +26

    Koko Funny Weeye wlahi 🤣🤣

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi ปีที่แล้ว +23

    Kooko ceyda jeceshahy
    Ceyda Amiiru jeclyahy
    NAFTEYDU NAF BEY RABTAA NAFTUNA NAF KALEY RABTAA ❤❤jaH Amiira ka dhax bax lamanahah ceyko😅😅

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar ปีที่แล้ว +3

      Walhi ceyda amiira waxooga uu jecelyahy lkn uu ka xishooda ileyn social media ayey ku jiraane koko waatan xanaaqeysaba marka koko ceyda ayaad modaa inay wax yar jeceshahy 😂😂😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +31

    Amiira asad noo keen barnamishkan ka wareyso malinkaas dad badan qosol waa la suuxaa asad waa funny Musalsalka inta ku heysato ismujiya amira iyo koko noo soo badiya😂😂
    Koko gudaha aa wax ka dareemooyaa hhhh vediowgaas ani xita wuu iga qosliye hh

    • @anwarmoha294
      @anwarmoha294 ปีที่แล้ว +1

      Meesha Asad iyo caydaba inay fadhiyaan baa fiicnaanlahayd wllhi qosal loo dhiman lahaa markaas😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +47

    Reer commentland Ceyko and Koko Best Couple Ever in TH-cam ❤🎉😂

  • @JamiiloBuruuj-g8y
    @JamiiloBuruuj-g8y ปีที่แล้ว +17

    Jacaylkooda may qirtaa king 👑 Queen 👑 iskuwaara👩‍❤️‍👨ubad khayr kalad🤱👨‍🍼😊❤

  • @bisamedofficial3520
    @bisamedofficial3520 ปีที่แล้ว +30

    Allah is one ☝️❤

  • @sacdiyoxishood3498
    @sacdiyoxishood3498 ปีที่แล้ว +13

    Ceyda ino jokey ehed😂😂😂

  • @caamir123
    @caamir123 ปีที่แล้ว +11

    Ku baashaala laba ay isku dhajiyaan iyo lapa is raba oo xaasey caayaan bey barteena Family coment ilma tiktok😂 Halgu karbaasho waxa qaska wada waa iyagee😂 Team 27 Keep going salaan saree zxpyll❤😊

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy ปีที่แล้ว +27

    koko indhaheeda laga dareemaa jacaylka wlhi❤king ceyda queen koko❤😂😂

  • @Kamavich_47
    @Kamavich_47 ปีที่แล้ว +8

    Koko ina iska amustid kudhaantay somali wixi ladhaho dhaafa ayba jecelyihin iny sameyan 😂😂

  • @faattimohaa
    @faattimohaa ปีที่แล้ว +23

    wixii la sheego waxbaa ka jira eee filmkaan naga soo qabaqabeeya yaakhee❤😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax ปีที่แล้ว +27

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @ZaidUpdyfahaH-rz1ul
    @ZaidUpdyfahaH-rz1ul ปีที่แล้ว +32

    Cayda is not easy 😅

  • @MursalmahamednuurMursalmahamed
    @MursalmahamednuurMursalmahamed ปีที่แล้ว +9

    Runteed weye wllhi koko maskiinka ka qaleeya qabdhow labadood oo kaliya haloo daayo ❤❤

  • @Siyadadenmohamed
    @Siyadadenmohamed ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allha Amiiro aad iyaan kudakeera❤❤❤❤❤❤❤❤iyo koko bule Everytime she is happye ❤❤❤

  • @CRQays
    @CRQays ปีที่แล้ว +18

    Ceyko for ever ❤️

  • @sayid5352
    @sayid5352 ปีที่แล้ว +15

    best couple ❤❤❤❤❤cayda iyo koko❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @Inaaomar
    @Inaaomar ปีที่แล้ว +25

    Inta isla jecel koko iyo ceyda 😂❤

  • @cabdiraxmancali9697
    @cabdiraxmancali9697 ปีที่แล้ว +8

    Gabadha ka xishooda dhalinyaro😂😂😂

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj ปีที่แล้ว +9

    Amiira hala haas tiktok ka fiirso aad dhahday😂😂😂

  • @RacdiAbdikarim-hq5ec
    @RacdiAbdikarim-hq5ec ปีที่แล้ว +14

    You made me laugh and keep going, my beautiful sisters 💗 💕 ❤️ 💛 💖

  • @aaminabookh9816
    @aaminabookh9816 ปีที่แล้ว +6

    King ceyda. And queen Koko. Is not easy. Loveee ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😅 jeceeel

  • @AasiyoAli123
    @AasiyoAli123 ปีที่แล้ว +30

    Koko see u xanaaqdi lee😂😂😂 hadeeba kadartay maseerkee😂reer tiktok isnot easy😂😂🙏🙏🙏🙏

  • @RizakDigtor-hp8md
    @RizakDigtor-hp8md ปีที่แล้ว +9

    actorka fmilka qap qap is not easy 😂😂😂😅

  • @aishaahmed-kt4uq
    @aishaahmed-kt4uq ปีที่แล้ว +22

    Alla kuwaan qosolka iga dhameeyeen walhi keep going sisters ❤😂

  • @meysarrinho5978
    @meysarrinho5978 ปีที่แล้ว +4

    Koko arimahena jaceyl kala dhaxeyan i Amina

  • @Suu__114
    @Suu__114 ปีที่แล้ว +2

    Iiiiinyo😂😂😂 waxa mayeelayno reer comment sidii boqorada iyo haykal baan isku daraynaaah😂😂😂

  • @Sharma.34
    @Sharma.34 ปีที่แล้ว +14

    Somali waxay hore ugumaahmahday qofwalba qofkauujecelyahay❤buucaayaa

  • @Abassshuria-xl6sy
    @Abassshuria-xl6sy ปีที่แล้ว +2

    Waxas majiran cyda wax mesha ukeni weysen walax walax Aya jiro

  • @abdirashidkahiyehassan5786
    @abdirashidkahiyehassan5786 ปีที่แล้ว +7

    Best couple 𝑸𝒖𝒆𝒏 KOKO and King Ceyda

  • @nadyaqueen-p8d
    @nadyaqueen-p8d 3 หลายเดือนก่อน +1

    maseer Marko kuhaayo waa iska sidaan uf qofka soo sameeye lab labo aa kabadate uf io aqash 🤢🤢🤮😕😠😠

  • @sumayaxaashi5238
    @sumayaxaashi5238 ปีที่แล้ว +3

    Amiira qurux waan ku jecelnahay keep going my sister ❤

  • @afnaancumar-k4d
    @afnaancumar-k4d ปีที่แล้ว +1

    Tiktkkleyda waxaan maxey ku keeneen dad aan isku soo jeering ayey isku soo jeedinayaan sida boqorada iyo haykal

  • @softalltech
    @softalltech ปีที่แล้ว +6

    Amira saddexeeyaha jacaylka 😂😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว +2

    Wcs amiro videogn ku celis wye ceyda ka mqan qeybtan 😭😂

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 ปีที่แล้ว +4

    Waa xanuun sanahy ii soo duceeya please 😭

  • @HalimaSalad-z1r
    @HalimaSalad-z1r 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka waxey is kajajellyahin dibkina 😢😢 sorry walashey qali

  • @cabdiraxmaancali8043
    @cabdiraxmaancali8043 ปีที่แล้ว +14

    Amiira adi ka dhax bax cadawa thy 😂 ceyko ❤❤

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ani waxan nacayaa naagtaa amiiro
    Baal maxaa kaglyaa labda qofaa amiiro cadayso cayda waad jecashyaa zidzaa darteeda ayaad ugu waresanysaaa amiiro naag weyn aytahyaa kadgaa Koko iyo caydaaa❤❤😊

  • @ugbaadqalanjo1329
    @ugbaadqalanjo1329 ปีที่แล้ว +3

    Amiray koko iyo cayeda sowada fadhis next vedio❤😂😂😢😢

  • @HodanMohamed-z2w
    @HodanMohamed-z2w 7 หลายเดือนก่อน +1

    غرف نوم مودرن سبورت على اليوتيوب على هذا المجهود الرائع في مرمى المنتخب المصري في ليبيا من خلال برنامج

  • @Ridwaan250
    @Ridwaan250 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi reer tikrok madaxa niga galeen😂😭 vediogan laso shuuteeyayna waa arki doona🤤👍😂😂😂

  • @abdirahim
    @abdirahim ปีที่แล้ว +1

    Qofka la jecelyahay waxaa loola jeedaa qofka kale oo la jecel yahay marka micnaheeda dadka waxay ka wadaan adiga gabar wanagsan tahay ceyda sidoo kale wiil wanaagsan wuuna ku qalmaan runtii.

  • @AbdullahiHassan-br7tz
    @AbdullahiHassan-br7tz ปีที่แล้ว +17

    Amiira videow,gii ugu fiicnaaa ee soo dhigto chanel keeda😂😂OMG 😂

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว +2

    war wiilka maskinka dheesha ka dhafa waa wil iska afgaban oo xishod badan gabdhaha walalihisa ha lashaqeyste dhibka kadhafa 😂

  • @Qu681
    @Qu681 ปีที่แล้ว +3

    Anagana xata inan wax fahano wan iska rabna hadan nahay team 27 maxa ka jira shekadas😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂war jecli wan sugna anago og mesha lagaso jaray wey nagu socotaye shekada tiktok 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdulaahicabdi-x5i
    @cabdulaahicabdi-x5i หลายเดือนก่อน +1

    Koko Uma qalanto ceyda Amiiro u qalanto

  • @Azaam73
    @Azaam73 ปีที่แล้ว +3

    Way isku so baxayan koko iyo cayda

  • @CIRRO727
    @CIRRO727 ปีที่แล้ว +1

    Dhibka somaali baynu u nahay
    Waxan qof kasta oo caqli leh waa uu Fahmayaa inay been Cad tahay

  • @AyanleNaib
    @AyanleNaib ปีที่แล้ว +3

    Koko ilaahyo gacmeheeya aan lgushaqeesto cayda iyo koko waad is jeceshihiin ee beenta dhaaf❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤

  • @hassanrahima1092
    @hassanrahima1092 ปีที่แล้ว +1

    Wa ni wata horay usocda somali way iska dhib badanyihin

  • @umusuldaan7904
    @umusuldaan7904 ปีที่แล้ว +4

    Aad baa isugu soo baxaysan koko.iyo cayda❤❤

  • @SuhuurSh.muxumed-mz3qo
    @SuhuurSh.muxumed-mz3qo ปีที่แล้ว +2

    Amiira wllhi wey jeceshahe ka qlee inanta

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq ปีที่แล้ว +11

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Idinkaa caan noqde somaali maryoolay ka garbaxaa😂😂

  • @xamdixubi5742
    @xamdixubi5742 ปีที่แล้ว +1

    Koko joog koloy Ani maihi lkn qof Caan hduu jahy inuu hdlo ma ubanano adaa Caan noqotay mesha is dhigtay tageero leday hda joog

  • @Hamdiabdulaahi-n2v
    @Hamdiabdulaahi-n2v ปีที่แล้ว +9

    Waxan Waxaaa iga daran King ceyda iyo fatma 2daas ❤❤❤isku nuurayen😂😂😂

  • @Najmo602
    @Najmo602 ปีที่แล้ว +1

    Hora waxa lo dhahay wixi la sheego wax lee ka jiro reer commente waxa arkeen wax yar maha 😂😂😂😂😂ani waxa sugaa malinte shekada rumowdo🙌🫡

  • @1236AHJP-ei7nf
    @1236AHJP-ei7nf ปีที่แล้ว +3

    JaCayLKoDa heR wuxu GaDhay ay lUGaha iStuSan kuLHa😂😂

  • @Mogadishu1995
    @Mogadishu1995 ปีที่แล้ว +1

    Amiira 2 qof ka dhax bax jecel koda waan u jeeda KoKo indhaheda fican u firi naxarista ka muuqato ✌️👸

  • @Walishariifali1515
    @Walishariifali1515 ปีที่แล้ว +4

    Amiira cadawga jecylka😂

  • @CabdiXasan12-ti1lw
    @CabdiXasan12-ti1lw ปีที่แล้ว +1

    Koko waxan af Somalia 🇸🇴 waye ha xanaqin hada xanaqdo wey kugu wadayan Somalia mohamed

  • @ardaaproduction1363
    @ardaaproduction1363 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan Ha joojinina asxaabtii filimkan noo samaysay xalqadaha danbe Waa idinka gadanaynaa Netflix cml 😂😂

  • @safoxanafi9101
    @safoxanafi9101 ปีที่แล้ว +1

    shiine asigaba xitaa manaal abti u ahaa

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 ปีที่แล้ว +20

    Wlaahi ilaa 2001,dii Baan Aflaan Jaceyl Ah Daawanayay Jaceylka Koko, iyo Ceyda Mid Lamida ima Soo Marin 🎉 Siyaado Fooqul Siyaada Weeyee Cayaarta inta Naga Dhaaftiin Arooska Naga Soo Dadajiya😂😂😂😂😂

    • @fatema29000
      @fatema29000 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh ani is eegidooda wax wayna ka fhmay I’m there is some love 😂😂😂

    • @Farhaan114
      @Farhaan114 ปีที่แล้ว

      @@fatema29000 🤣🤣🤣

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว

      ilaa 2001 hada wax daawaneysay oday been badan baa tahay🤣dadkan waa asxaab is fahmay

    • @lajeclaydazumayra1457
      @lajeclaydazumayra1457 ปีที่แล้ว

      Duqa tahee😂

    • @Farhaan114
      @Farhaan114 ปีที่แล้ว

      @@SuntaFaaraxmajopasto58 Duq Saas Ahna Maahi Wax Walba Waa iska Celin Karaa,

  • @MohamedADEN-b8j
    @MohamedADEN-b8j ปีที่แล้ว +1

    War gabdaha ameeen siya dadka ha iskudirin asaxabeey dadka walalo wayo ya ee kuracsan walalo