TEAM 27 QOF KA MID AH JACEEL USHEEGO BOORSADAADA NATUS WAXA KUGU JIRO XUKUMO ADAG QOSOLKA ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 891

  • @user-sr5cb4dv8j
    @user-sr5cb4dv8j 3 หลายเดือนก่อน +53

    Waxaad samaynasiin waa wax fiican halmar kusaliya nabigeena s c w 3:49

    • @MaryamoApdullhi
      @MaryamoApdullhi 10 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @yahyesharif6004
      @yahyesharif6004 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 9 หลายเดือนก่อน +357

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍❤

    • @Caddow2023
      @Caddow2023 9 หลายเดือนก่อน +10

      Scw

    • @maxamedcusman1158
      @maxamedcusman1158 9 หลายเดือนก่อน +3

      Heesta ceyda qaday يلي روحتي زوجتي ❤

    • @muunaaxmedgamadiid8211
      @muunaaxmedgamadiid8211 9 หลายเดือนก่อน +3

      😂

    • @Jamaalxasanmaxamed
      @Jamaalxasanmaxamed 9 หลายเดือนก่อน +3

      Ssw csw

    • @Najma795
      @Najma795 9 หลายเดือนก่อน +2

      meel biyo kudhaxjirto noosoduub Plz

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 9 หลายเดือนก่อน +93

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 9 หลายเดือนก่อน +196

    Asad iyo Ceyda ma iyaga doonaya in jacaylka loo sheegto 😂😂

    • @asmaabdullahi5856
      @asmaabdullahi5856 9 หลายเดือนก่อน +11

      Haa😂

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@asmaabdullahi5856sa e rban amiiro we ku sugty😂😂

    • @farxiyaabdullahi9123
      @farxiyaabdullahi9123 9 หลายเดือนก่อน

      @@asmaabdullahi5856haaaa

    • @CraxmaanAadan-qv9ih
      @CraxmaanAadan-qv9ih 9 หลายเดือนก่อน

      Hahey😀😄

    • @user-vv8pt8pn2f
      @user-vv8pt8pn2f 9 หลายเดือนก่อน

      Haa❤❤ fahantay😂😂😂😂

  • @safiyoaweis9094
    @safiyoaweis9094 9 หลายเดือนก่อน +127

    Amiiro hadey commentigan arkeso wxn ku dhihi laha dharka cabayadaha🧕🏼wax uga Quruxy badan tahy maleh ee markasto so xiro wana asturnaan 🧕🏼❤ dharkle dhan oo kugu dhagan ha isku gishan ❤🙏🏻

    • @mariayusuf2614
      @mariayusuf2614 9 หลายเดือนก่อน +4

      Marka hore meqawneyd waad qaldantahay ee ka lexo istelkeda gabadha

    • @mariayusuf2614
      @mariayusuf2614 9 หลายเดือนก่อน +4

      Lkn wlh masha allaahee amiira qurux wax walbo wey ku nureysa❤❤❤

    • @amaalmaxamed6988
      @amaalmaxamed6988 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@mariayusuf2614afxumida gbdha wax fiicn bee u sheektee wah😮

    • @maryancabdirizaaq7509
      @maryancabdirizaaq7509 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@mariayusuf2614Haa wey qaawanthy dharna way qabtaa waana ku wii nabiga scw sheegay in aakhiro samnaka imanayan caariyaat kaasiyaat marka wll qofka wllka kheyrka waa lala jeclada gabadhana wax xun ma sheegin lkn adaa waxii xun u qurxinaya danbigedana wax waa ka leedahy .waligaan qof xumaan laguma dhiiriyo bye😊

    • @hony5804
      @hony5804 9 หลายเดือนก่อน +2

      Wlly nagahan kusojawaboyo jwbta qaldan layabanay hada xitaa ma asturno lkn rermagalnimo uaragtaye isqawiyedhe 2mitir qofkulagaleyso malahee iyadey utaal

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 9 หลายเดือนก่อน +61

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 9 หลายเดือนก่อน +88

    Amiira waxaan geme ma aha isla jirka dhaafa iyo qaska qof team 27ku jira jaceyl u sheego wiil iyo gabar labadaba waa dhex taal so Amiira waa saxan tahay Koko walshy wan jeclahy waa jawaab sax ah Asad lkn ceyda inuu dhaho masocenso waa Qalad haye asxabeey yaa igu raacsan fikirkaas like saar😂😂😂

    • @CabdikaafiCfm143
      @CabdikaafiCfm143 4 หลายเดือนก่อน

      Waxaas xaa kagalay 😂😂

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 9 หลายเดือนก่อน +52

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🇵🇸💯☝️❤️❤️❤️

  • @naimarashid4960
    @naimarashid4960 9 หลายเดือนก่อน +116

    Wow koko and amira best friends❤😊

    • @AsAs-yf1fo
      @AsAs-yf1fo 9 หลายเดือนก่อน +3

      Asad balya qiyana badan🙄😂

    • @nadaali2191
      @nadaali2191 5 หลายเดือนก่อน +2

      yes yes yes yes yes yes yes yes yes yes yes yes❤❤❤

    • @BisharoOsmanHasan
      @BisharoOsmanHasan หลายเดือนก่อน

      xxhkkdmnbbdbkhd❤​@@nadaali2191

    • @BisharoOsmanHasan
      @BisharoOsmanHasan หลายเดือนก่อน

      znmzcmmmmmzcbbb❤🎉😅😢😂😊

    • @BisharoOsmanHasan
      @BisharoOsmanHasan หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😊😊😊😅😮😮😢😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 9 หลายเดือนก่อน +100

    Team 27 isn't easy amiira qurux keep going ❤️

  • @ilhannimanahmed9324
    @ilhannimanahmed9324 9 หลายเดือนก่อน +84

    Caawa jimce ee ku saliya Xabib keeNa Muxamed ❤❤❤ salalahu caleyhi wasalam ❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 หลายเดือนก่อน +150

    Team ASAD xaajio hdd thy like iku qabo ❤❤❤❤ inta aan waligood canada tagin ismujiya ismujiya 😢🤣🤣🤣❣ jumca Mubarak❤

    • @zaprinaqueen936
      @zaprinaqueen936 9 หลายเดือนก่อน +2

      adi comment kudhigle atahy 😂

    • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
      @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 หลายเดือนก่อน

      @@zaprinaqueen936 yaa thy adi

    • @KheysKiller
      @KheysKiller 9 หลายเดือนก่อน

      Xillkas Oogu Qoran Rag Kuwii Is Aawiya😂😂

    • @Keveee17
      @Keveee17 9 หลายเดือนก่อน

      TEAM ASAD MA IHI LKN TEAM 27 AHAY WLLKA

    • @user-gs8re2qn5f
      @user-gs8re2qn5f 17 วันที่ผ่านมา

      8😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅😅😮😮😢😢🎉🎉🎉🎉🎉 nnnnk7nnjjjj
      🎉​@@zaprinaqueen936

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 9 หลายเดือนก่อน +66

    ALLAH IS ONE 😢☝🏻❤

    • @user-fm7ji5nf4c
      @user-fm7ji5nf4c 9 หลายเดือนก่อน

      😇😇😇😇😇😇😇😇

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 9 หลายเดือนก่อน +33

    Kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis ❤😊

  • @Amiira96
    @Amiira96 9 หลายเดือนก่อน +35

    Asad game uu ku jiro aa qoslin ma jirto 😂😂😂😂

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 9 หลายเดือนก่อน +36

    Ayyy cwa😂😂 our queen's 🍂🤎🟤🟫🫶🏽🫶🏽🫶🏽😭

    • @user-jo4rp4zl8k
      @user-jo4rp4zl8k 5 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 caw😂😂😂

    • @Zeitun-q7w
      @Zeitun-q7w 15 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤asc

  • @araweelonuur7407
    @araweelonuur7407 9 หลายเดือนก่อน +21

    Asad iyo cayda jacaylka Amiiri inay idiin sheegato maad rabtaan waa qaldan tihiin masayrka joojiya 😂😂😂😂😂😂

  • @ikraangureey6218
    @ikraangureey6218 9 หลายเดือนก่อน +6

    ASAD ceyda inee u sheegato jcylka uu rabaa amiiraa😂😂😂😂

  • @najmo359
    @najmo359 9 หลายเดือนก่อน +11

    Amiiro adi koko marwlaba isku dhar xirta sida taraxada kugu xiranthy koko ugu xir😍😅

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 9 หลายเดือนก่อน +10

    Asad iyo ceyda mel eey kujirin manoreyso wallahi farhad igunolada🥰🥰🥰

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 9 หลายเดือนก่อน +15

    asad team qab qab inee jaceel isku shegtan uu rabay ani wan ka baxay kulaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 9 หลายเดือนก่อน +13

    Koko io Amiira masha Allah isku dharka waa kusoo baxeydiin❤❤

  • @ibrahimahmad7725
    @ibrahimahmad7725 9 หลายเดือนก่อน +26

    Asad waa gargadartiin😂sababtoo ah suaasha Amira waxay ahayd qof lama kala sheegin nin ama naag team cadaala 😂😂😂

    • @Zakari2
      @Zakari2 9 หลายเดือนก่อน

      Midig iyo bidix malakalashegin

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 9 หลายเดือนก่อน +35

    Really without you,TH-cam has no light For me Amiiro🥺❤️‍🩹🧕❤️

  • @youssoufassiamahamoud-ko3id
    @youssoufassiamahamoud-ko3id 9 หลายเดือนก่อน +9

    Weyy qaldanyihin asad iyo ceyda

  • @bewhoyouare6003
    @bewhoyouare6003 9 หลายเดือนก่อน +16

    Asad markuu joogo channelkiisa masuul buu noqda marka chanellada kalena wuu yara ciyaar badan yahay 😂😂😂😂😂Asadow Duqa team ka tahay dhibka dhaaf ❤

    • @salmaabdullhiyarrow
      @salmaabdullhiyarrow 9 หลายเดือนก่อน

      Hebal tantis garad waye soma maqlin sas waye asna barnamij u wato wllhi xata wax yar u qald eh kama dhici karo ama is bashal eh

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 9 หลายเดือนก่อน +13

    Asad io ceyda dhibka dhafa Amiradeyda Ii daya 😊

  • @aishaaadencaashuu
    @aishaaadencaashuu 9 หลายเดือนก่อน +44

    Ku salina nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed scw scw ❤️ ❤️

  • @Miss-haya
    @Miss-haya 9 หลายเดือนก่อน +23

    Team Dumarland wa idin wata ❤,takale amiroy suashas ma asada so qoray labo jeer bey kugu soo aade ma isaga waxa lugoyada wado 😂iska daa ee haben danbo yekuso tashanin koko horo usowado ee wada jaffa nimanka😂😂😂

  • @Faadumo-nf5lf
    @Faadumo-nf5lf 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa ad sammeysiin waxfican maaha nabiga kusaliya❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😢😢😢

  • @naimaodowaa5482
    @naimaodowaa5482 9 หลายเดือนก่อน +7

    Amiira iyo koko queens 👸 saasa idinka rabaa iska celiya indhaha ushida nimanka mida kale qofka baramishkisa waa in lagu ixtiraama tankale amiiro asad waraaqaha moxoo idingugu fiirina idinga fiirsada anway waa niiwada amiira iyo koko 🤘🥰🥰

    • @user-vf8ut4wv6n
      @user-vf8ut4wv6n 9 หลายเดือนก่อน

      Mxa ka galay adi 😂

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 9 หลายเดือนก่อน +13

    Ayy😅caawa Gabadhaha wee isla shaqeynayan Team 27 jaceyl u sheego marki la dhahay koko banaanka tagaan mid wlltinimo jirto asad wuxu la rabay cayda

  • @user-bi2xm6tg5h
    @user-bi2xm6tg5h 9 หลายเดือนก่อน +12

    Amiirsab iyo kooko way nigasaxanyihiin jacayl waa jacalka ninka iyo naagta❤ keep giong

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 9 หลายเดือนก่อน +5

    MANSHALLAH caawo libiska amiro iyo koko inaaba caadi mahaan inkastoo mor walbo no one aad tihiin lkn caawo soo much MANSHALLAH our actrs

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama 9 หลายเดือนก่อน +13

    Waa idin wataa Nacalaa shaydankiina ku yaal
    Koko Wan ku tageera wana ku jecelahy gabar walasha ah ban,ahay
    ❤️❤️❤️🥰

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 9 หลายเดือนก่อน +12

    Ma cabsano mana cararno Dumarlan is not easy 😂😂😂

  • @user-bh8vh5lc7h
    @user-bh8vh5lc7h 9 หลายเดือนก่อน +5

    Jumca mubaarag aankusalina nabigeena muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam

  • @raxmo687
    @raxmo687 9 หลายเดือนก่อน +13

    😂😂😂😂😂 asad iyo ceyda I mtixan ayey noqden 😂😂😂 lkn gabdho adinka bilaw den 😂

  • @user-kt3si1ym2w
    @user-kt3si1ym2w 9 หลายเดือนก่อน +14

    Koldhey ani asad wataa 😅qof kaliye rer comiti la shaqynyo weeyo ❤😂😂😂

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 9 หลายเดือนก่อน +27

    koko qurux❤meelay joogto kama maqnaan karo😂waa ikan

    • @Salwa49
      @Salwa49 9 หลายเดือนก่อน +7

      Kula mid❤😂
      Melkasto koko ku arko waa taganahay
      One love team koko ❤❤

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d 9 หลายเดือนก่อน +48

    Waxan qudhacda 😂 Muran badanaaa horteyd laba nin 😮‍💨 Dumarland isn’t easy ❤️🫶🏻

  • @ciisetooni5158
    @ciisetooni5158 9 หลายเดือนก่อน +7

    Jacaylka ayaa loosheeganayaa maiimiira iyo ceyda mise waaasad❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 9 หลายเดือนก่อน +28

    Amira iyo ceyda barakalah❤❤❤😂

    • @Miskiyeyyyy
      @Miskiyeyyyy 9 หลายเดือนก่อน +3

      Rerkina dhaqda Amira iyo ceyda Ubad qeyr qaba kala hela😂😂😂😅

    • @AniisaCabdiraxman-ob5rf
      @AniisaCabdiraxman-ob5rf 9 หลายเดือนก่อน

      Kuwuu isku wara 🎉😂❤ qab qaab😂

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 9 หลายเดือนก่อน +20

    Masoconeyso amiiro a daqaldan asad iyo ceyda hadalkoda waa waa sax 😂😂😂😂😂😂😂😂 ee sheeg jaceylka😂😂❤😊

  • @Museser7
    @Museser7 9 หลายเดือนก่อน +4

    Asad io Amira waa sida tom and jerry dhibkoda😅

  • @cimranjoker4948
    @cimranjoker4948 9 หลายเดือนก่อน +5

    Asad iyo cayda wlhi legend yaal aa tihiin haka yelina waxa ey rabaan iney idinka samestaan gabdhahaan😂😂😂

  • @nasteexonalay3036
    @nasteexonalay3036 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alla ceyda iyo asad xoogsadayaal ma soconeyso lee ku ahayaan ilaahey kacab sada qiyaanada joojiya😢❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 9 หลายเดือนก่อน +6

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 9 หลายเดือนก่อน +39

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-ru7ln3lf6b
    @user-ru7ln3lf6b 9 หลายเดือนก่อน +10

    Koko iyo cayga ma waxba ka dhexya horta hlkaa IGA qanciya😂

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 9 หลายเดือนก่อน +3

      Myeeeeee😂

    • @user-ru7ln3lf6b
      @user-ru7ln3lf6b 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@zahruujadeey4083 Dee ha baryhnba wan masersanaa Koko wa Laga qaday is lahaa hhhhh

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y 9 หลายเดือนก่อน +3

      Dad kala war waregaya hada aragto iska fahan💘😂

    • @user-mt4lc5sl8c
      @user-mt4lc5sl8c 5 หลายเดือนก่อน

      Uuuuuu

  • @user-lj2yr9wm2g
    @user-lj2yr9wm2g 9 หลายเดือนก่อน +15

    Amiira quruxleyda ❤

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh 9 หลายเดือนก่อน +4

    Asad iyo Amiira coco wlhi waad iga qoslisaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Axlamiiiiiiiii12
    @Axlamiiiiiiiii12 9 หลายเดือนก่อน +4

    Amiirooy pls ciyaarta Ka saar labadaan nin EE fowdada wada

  • @sadam12844
    @sadam12844 9 หลายเดือนก่อน +14

    Wllhi Wa Niyestay in love la isaro 😅💔💔

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 9 หลายเดือนก่อน +1

      Sheekada tiktok maa inta keenteyn😂😂

  • @user-de6rr8hv6b
    @user-de6rr8hv6b 9 หลายเดือนก่อน +9

    Amiiro iyo koko game adinka lee qastin lkn ogada game xaraaradiisa wxa waye in aa daacad u sameysan i.a sas sameya mhd sanid❤🎉

  • @bdinuursmaan1311
    @bdinuursmaan1311 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ceyda wuu saxan yahay waa la isku bixinaa😂😂

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 9 หลายเดือนก่อน +5

    Gabdha idnkaba videoysha we ni qurxisa idnka mxa buq ugu dhigten asad haba ugu si darnade kiis uma ogolo buuuq iyo bixbixitan wah wah🙄

    • @Qureyha
      @Qureyha 9 หลายเดือนก่อน +2

      Haa ma aragaty qiimo umayeelo amiiro😮

  • @user-db3mt7xv3t
    @user-db3mt7xv3t 9 หลายเดือนก่อน +5

    Amira qurux koko ceyda we ii jecleyine adu Kor u ka bax

  • @Drs..HoodoOday-jy4hj
    @Drs..HoodoOday-jy4hj 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ani waa markii igu horaysay aan arko amiira iyo koko oo isku dhar eeg😅😅🫡🫡🧕🧕🧕🧕

  • @user-bo6uu5pb7s
    @user-bo6uu5pb7s 9 หลายเดือนก่อน +4

    Gabar gabar jcel u shegane mxa wye waa liinka saxan yahu amiiro

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 9 หลายเดือนก่อน +10

    Ala kuwan waan iska jeclhy 😂😂❤❤

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial5468 9 หลายเดือนก่อน +18

    Plz Guys Amiire aan gaarsiino 700k
    Ilaa iyo bishaan😊 insha allah ❤
    Coming soon🎉

  • @user-rh5jv1ng7t
    @user-rh5jv1ng7t 9 หลายเดือนก่อน +5

    Asab ceyda tugoyin 😂gabdhh wey saxan yihn❤waniwata🎉

  • @qalifxuseen9221
    @qalifxuseen9221 9 หลายเดือนก่อน +5

    Amiira geemka si sax ah uciyaa abaayo saaxiibka iyo asad waa ay xanaageen marki lagudhaxayey jacel usheego asad wuxuu rabar in aad jacel usheegato cayda mase qof lamid ah waxaan kalo kuusheega casharkii tik tok caawa waa baaqaday😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Muna_qaali
      @Muna_qaali 9 หลายเดือนก่อน +4

      😂😂😂😂😂😂alla rer tiktokaa casharkii muu inaga baaqday😢😂😂

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 9 หลายเดือนก่อน +3

    Asad iyo ceyda wa saxanyihin ✅✅✅✅✅✅✅ gabar gabar kale sidey jecel ugu shegane amiiro si sax ah u samey gemka

    • @izraaaaaaa
      @izraaaaaaa 9 หลายเดือนก่อน

      Asad iyo cayda😅ma adiga raba Gabadhan ma rabto mana u sheegenayse qabxad Adoo kale raga iska daba qorto lama waayo miyaa

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 9 หลายเดือนก่อน +1

      Nolasha nin ma moday jacylka walidka ad xita usheegan karat maxa ku jaban wax baro lagama karo 😂😂

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 9 หลายเดือนก่อน +2

    Team Amira hadii aan nahay mar walbo guusha waa xageena 💪💪

  • @HaniAbshir-fe6bo
    @HaniAbshir-fe6bo 9 หลายเดือนก่อน +17

    I love all team 27❤❤🎉🎉

  • @kuu617
    @kuu617 9 หลายเดือนก่อน +19

    14:50 team asad wa kibirten😳xujada sameya ngadya ciyarta❤️😂

  • @sadiiqFarxaan-xj4dv
    @sadiiqFarxaan-xj4dv 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi amiiraa khaldN naw gamka caadi usameey xaad ka dhacaysaa

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 9 หลายเดือนก่อน +4

    Gabdho waa qaraarteen 😮 hadii su'aashu Asad usoo bixi lahayd kwrm .. ceyda muu usheegan lahaa jaceel. 😂

  • @user-dg7lu3tt6y
    @user-dg7lu3tt6y 9 หลายเดือนก่อน +4

    Asad boojada aduunka waaye ❤❤❤fani waaye wllhi ceyda leeba ka dary

  • @zakariyecabdiqadir1236
    @zakariyecabdiqadir1236 9 หลายเดือนก่อน +4

    Koko iyo Amiira ✅️ qiyamada u weyn waa asad 😂😂 ceyda waxawalaqoyo waa asad 😂😂

  • @XafsaAbdilahi
    @XafsaAbdilahi 16 วันที่ผ่านมา

    Wey saxanyihiin ee navigation ha ku salino scw scw

  • @user-sr9uh9cj6c
    @user-sr9uh9cj6c 8 หลายเดือนก่อน +3

    my fav team 27

  • @hamdaapdeksheekh4877
    @hamdaapdeksheekh4877 9 หลายเดือนก่อน +4

    Wax ka tuugsan oo ka qiyano badan ma arki 2 wiil ee madax waweyn leh😂😂

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 9 หลายเดือนก่อน +4

    Asad iyo ceyda jeceelka in idinka la idin sheegto maa rabtiin agah😂😂😂😂

  • @mariaomar1071
    @mariaomar1071 9 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhaha waa saxanyihiiin Wiilasha food ada Day suaasha soo cadees ta jecel lee dhahde en wiil ma dhihin. Qoftee rabto ee usheegay kartaa

  • @user-rh3hb6cd5m
    @user-rh3hb6cd5m 9 หลายเดือนก่อน +4

    Amiiraay horta qalbi wanagsanidaa ❤❤❤❤

  • @user-np8zz3ed8g
    @user-np8zz3ed8g 9 หลายเดือนก่อน +25

    Dumar land is not easy ❤😂

  • @MalyaDhore-lo6uu
    @MalyaDhore-lo6uu 9 หลายเดือนก่อน +6

    Asad wuu walan yahay wllhi 😂😂😂😂😂 dhib waa dhafay kan women ku yeeeh😂😂😂😂😂

  • @mustafecabdirisaaq06
    @mustafecabdirisaaq06 9 หลายเดือนก่อน +6

    Wey saxan yihiin asad iyo ceyda 😂😂😂

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 9 หลายเดือนก่อน +3

    Kokoo ilfur mxaa dadka isjecel kudax digeeee😂😂😂😂😂ceyda haushegatee agh😮

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 9 หลายเดือนก่อน +3

      Mila argty lama firoyo xita amiiro wxe shgto u camira ayda iska dhex surnthy😂

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@Bellahadid27 kokoo wey qaldan tahy🤣🤣🤣🤣

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 9 หลายเดือนก่อน +4

      Tem qabqab ❤❤

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y 9 หลายเดือนก่อน +2

      Kuwana waa Team tiktok oo cashirki ka baqdey😂😂😂

    • @user-ehqueen
      @user-ehqueen 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@hayat-q8y😂😂😂😂

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 9 หลายเดือนก่อน +11

    Gamekn asada ugu jecelahy ❤😅

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 9 หลายเดือนก่อน +3

    Way qaldanyihin😊

  • @daakirnour9294
    @daakirnour9294 9 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira wee qaldan tahay sawabtoo ah hadee iyada kusoo aadi laheed asad shiirkiisa urso ma ursan laheed marka adigaa qaldan 💯

  • @RayaanMahamed-h2n
    @RayaanMahamed-h2n 20 วันที่ผ่านมา +1

    Scw scw scw mcneey amiira qurux❤❤❤

  • @abdourazakmohamud8068
    @abdourazakmohamud8068 9 หลายเดือนก่อน +1

    Amira wad khaldan tahay jaceyl qof usheego wey iska muqata in ay Nin laga wado hadii ay su'ashu nin kuso hagagi halayn na gabadh ayuu usheegan lahaa. Keep going amira from 🇩🇯

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 9 หลายเดือนก่อน +4

    ASAD IYO CEYDE AADBAD U QALDANTIHIIN GAMEKA FOWDAFA KADAAYA IYO QAYANADA GABDHAHA WAAD DHIBAYSAN MARWALBO KADAYA GABDHAHA QAYANADA 😊

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asad qatar iyo cayda Amira ayaga dhan waad u goyn lahayd arimahena ama arman ayad u shegan lahayd teamkana waa ka mid ma ahan kuma oran karaan

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 9 หลายเดือนก่อน +9

    Waa nii salaamay team 27😍❤❤❤

  • @sumayahassan-el4ei
    @sumayahassan-el4ei 9 หลายเดือนก่อน +3

    Koko saxiib jiro waye walhi dhiiqey gelin raben gabdha labadan mucajiso 😂😂😂

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 9 หลายเดือนก่อน +3

    Meelaan asad fadhiyin qosol male dhukqyga 😂😂😂😂😂

  • @zahraomar9359
    @zahraomar9359 9 หลายเดือนก่อน +3

    Amira asad iyo ceyda marwalba gemka weka haleyan iska celi wah😡

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asad wuu saxanbyhy lesbiaan waa mamnuuc 😊

  • @faizaahmed5
    @faizaahmed5 9 หลายเดือนก่อน +13

    Asad is not easy 😂❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 หลายเดือนก่อน +29

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋🏿🥰🙏 Koko 🔥 Snapchat keeda ii qisha 😂 mise number keeda shaxaad wye 😂😂 jumca Mubarak❤

    • @user-ju5uw8zc1v
      @user-ju5uw8zc1v 9 หลายเดือนก่อน

      𝐃𝐢𝐲𝐚𝐫 𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐢𝐬𝐡𝐚𝐲𝐨😂😅

  • @khaledisse7
    @khaledisse7 9 หลายเดือนก่อน +3

    Asad iyo ceyda waxan idin odhan laha muqalada aad amiira la duubtan waxad ku badisan muranka iyo hadalada badan waxan idin odhan laha walashin si dagan oo ay iyadu raali ka tahay ula qurxiya muuqalkeda sida ay iyaduba idinla qurxiso kuwiin

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 9 หลายเดือนก่อน +2

      Buuuqa waa xaraabo ee cuqdada Kala tag meesha

    • @izraaaaaaa
      @izraaaaaaa 9 หลายเดือนก่อน +2

      waa runta Gabadha maskiinimada ayeey ku arkaan waa rag bila ixtiraam ah qiyaanada ayeey kaga dareen iyo qeylo

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@munamaanka8020buuq maxa eh videoga lkala jry miya buuq eh 😂

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y 9 หลายเดือนก่อน +1

      Shib shib males fiiriya bis wah war naga tag adigaba boring kale ah

  • @BahjoFarxaan-bn7je
    @BahjoFarxaan-bn7je 9 หลายเดือนก่อน +3

    Wallhi hesati carabig u qadayay ceyda wan jecelhy 😊

  • @user-fw9hl8yx4l
    @user-fw9hl8yx4l 9 หลายเดือนก่อน +5

    Fvrt team aMira plz prank kuzo samey team 27😂😂😂

  • @fardowsoabdimarwa7919
    @fardowsoabdimarwa7919 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asad iyi cayda qayaano badnaa😅😅 ku celis waaye amiira iyo coco is adkeeyaa