IAMK AFKAAGA KA ILAALI MADAXA WAXA KUGU QORAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • / @saalaxjj

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  ปีที่แล้ว +2427

    Waakan channelkiisa please subscribe u saar wuu uqalmaa
    www.youtube.com/@SaalaxJJ

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 ปีที่แล้ว +546

    Nabi Yuusuf Qurux ❤️
    Nabi Muuse Xoog Badni❤️
    Nabi Ibrahim Jacayl Badni❤️
    Nabi Ayuub Sabar Badni❤️
    Nabi Ismaacil Baarinimo❤️
    Nabi Mohammed (SCW) Intaba Wuu Isku darsaday Qurux Xoog Baarinimo Sabar Badni KU salin Nabigeena Muhammad (SCW) 🙏❤️

  • @mohamedmohamoudaliabdille6172
    @mohamedmohamoudaliabdille6172 ปีที่แล้ว +106

    Ruux ka fiican kana akhlaaq wacan ma soo marin dunidaan waxa uuna ahaa qofka oogu wanaagsan ee dunidaan soo maray nabigeena muxammed scw ❤️❤️

  • @urcrisxiano
    @urcrisxiano ปีที่แล้ว +478

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله اكبر ❤️❤️

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 ปีที่แล้ว +247

    Wiilkaan SALAX la yiraahdo inuu uqalmo TH-cam-ka inta ila dareensan❤❤❤❤

  • @Camuud1522
    @Camuud1522 ปีที่แล้ว +233

    Inta jiif ku dawanysa like saara😅

  • @zainabcraxman2433
    @zainabcraxman2433 ปีที่แล้ว +138

    Intii saalax janalkiis soo bogatey like 👍

  • @Canada.143
    @Canada.143 ปีที่แล้ว +321

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @c.fataaxbuuwe9344
    @c.fataaxbuuwe9344 ปีที่แล้ว +123

    finally iamk wuu imaaday inta ku faraxsan ismuujiya ❤

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +56

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @Kadiye641
    @Kadiye641 ปีที่แล้ว +116

    I'm so happy tonight because it's first time I saw imk ciyaarayo gamekan iyo waliba koko❤😊

  • @marryme4690
    @marryme4690 ปีที่แล้ว +41

    Saalax Farxaan Qalbi fican waye❤soon 100k ku Rajeynaa
    IMK Waa Ahaatay Caawa😂Qararkiyo Qof ah kulahaa Asad iga Raaye😂😂
    Sxipkeena Abeera Waa U Xiisnay Kitabka😊

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan ปีที่แล้ว +30

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @safiyomohameddaahir8985
    @safiyomohameddaahir8985 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi farxad darteen wn ilmeyey Asad walaal aan la wada haysan qof qalbi wanagsan sidaa uga farxisay masha allaj

  • @abdirahinmahamod9717
    @abdirahinmahamod9717 ปีที่แล้ว +83

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين

  • @kalithmouse3546
    @kalithmouse3546 ปีที่แล้ว +134

    Ilahay dartii like igu saar walal😭🫶

    • @khalidsiciidnalka9962
      @khalidsiciidnalka9962 ปีที่แล้ว +2

      𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐲𝐬𝐚𝐚❤😊𝐩𝐫𝐨

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq ปีที่แล้ว +86

    😂😂❤ IAMk Day Siduu ugu qoslay Saalax marku surprise ka arkay😂❤ Hambalyo walaalo saalax

  • @safiyoabdulkaadir7323
    @safiyoabdulkaadir7323 ปีที่แล้ว +71

    Kusali nabi muxamad scw wll Ramadan Mubarak all Muslim

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 ปีที่แล้ว +7

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @farxiyomacalin91
    @farxiyomacalin91 ปีที่แล้ว +17

    Walaalahay qaali halmar aanku salino nabigeena muxammad scw scw scw 🥰🥰🥰🥰

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +58

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 ปีที่แล้ว +26

    {وأما من خاف مقام ربه ونهى النفس عن الهوى فإن الجنة هي المأوى}
    Qofka kacabsada lakulanka ilaahay naftiisana kareeba waxa ay jeceshahay kaa hoygiisu waa janno.♡

  • @ubaxxaji102
    @ubaxxaji102 ปีที่แล้ว +91

    Masha allaah team27 waxan kasoo mid noqday 100k asoo maraayo wllkay asad ilaa hadane waan la socdaa waxaan soo dhaweeyay
    1=ifrah khaliif
    2=king ceyda
    3=cumeer bigfan
    Caawane waa
    4=salaax funny boy
    Waxan leeyhy soo dhawow wllkay
    Waan idin salaamay dhamaan team27❤❤❤❤❤ guuleysta dhamaan dhalinyarada maalin uun waan jeclahay inaa idinla kulmo insha allaah from ciyaal caasimah lkn mardhaw Malaysia insha Allah insha Allah ❤❤

  • @aragsan6896
    @aragsan6896 ปีที่แล้ว +16

    Salax waa wiil yar odagan mashallaah waan soo dhaweenay 🎉meesha casna waan cadeenay ani lee hadhay umadi youtube bay kuwad yaacele an asad baa usoo socdaa isoo dhaweeya ❤

  • @ubaaxnuux5932
    @ubaaxnuux5932 ปีที่แล้ว +15

    Walhi Asad haji waa qof kaliya ee wax ka yaqaana zxptinmada ❤❤❤

  • @jacellowyoung8923
    @jacellowyoung8923 ปีที่แล้ว +30

    Game kan wxaa ugu shidan koko, cayda, armaan iyo filsan kulan adag isku balami wll Asad sharaf iyo karaamo🙏 ninka kaliyaa youtube kiisa aan ku soo biiray asago 100k maraya ilaa hada aan ku xiranahay 🙏

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 ปีที่แล้ว +8

    🎉🎉🎉 Asad wallaqlo reer burco wet Ku jecelyihiin waayo will dhalinyada u fiican ayaad tahay ❤❤❤❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +73

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

    • @abdiazizmihd1382
      @abdiazizmihd1382 ปีที่แล้ว

      iamk halku jire wa yabee he is the first time u gamekan delo

    • @gudoonkhadar3666
      @gudoonkhadar3666 ปีที่แล้ว +1

      صل الله عليه وسلم🥰❤️

    • @xafsoxasan2227
      @xafsoxasan2227 ปีที่แล้ว +1

      Scw

  • @farixamohamud181
    @farixamohamud181 ปีที่แล้ว +10

    M.a saalax soo dhowoow hanbalyo hanbalyo aboowe guul ban ku rajeenayaa inshalaah sida asda hagio oo kale ayaan kaa sugeeynaa fikir qurux badan iyo dadaal Iyo horumar wacan inshalaah 💪💪💪

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 ปีที่แล้ว +36

    اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وانا عبدك وانا على عه‍دك ووعدك ما استطعت اعوذ بك من شر ما صنعت ابوء لك بنعمتك علي و أبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب الا أنت ❤️🥰

  • @kowsarsiciid7158
    @kowsarsiciid7158 ปีที่แล้ว +5

    Coco khamar ka pkinga aad ugu qurux badan tahy midab keda qurxon so sarey😂 mashallh ❤❤❤

  • @mohameddeckofficiall9829
    @mohameddeckofficiall9829 ปีที่แล้ว +83

    Ramadan Mubarak all muslims 10k like igaar siyaa 👍

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +205

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @Ciiyaaraha
    @Ciiyaaraha ปีที่แล้ว +11

    Coco waa beauty and brains Mashalllah!!! Funny xitaa waaye wlhi 😂

  • @linali8030
    @linali8030 ปีที่แล้ว +8

    Habeen walba waxad soo galiso ima dhafo asadow ee wll noo soo badi illahay khayr ha ku siiyee guulayso wll 😘🥰🫡🫡🫡

    • @nahyaansomalichannel2212
      @nahyaansomalichannel2212 ปีที่แล้ว +1

      Wll isoboqo

    • @linali8030
      @linali8030 ปีที่แล้ว

      @@nahyaansomalichannel2212 Waan ku soo bakhday wll wana kugu darsaday cuntooyinka noo soo badi

  • @hoyomacan8101
    @hoyomacan8101 ปีที่แล้ว +57

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa Waxaa ugu Wangsan Saliga
    Nebi Mohammad)ﷺ:📿❤️

    • @mushtaaq2088
      @mushtaaq2088 ปีที่แล้ว

      Scw scw❤scw

    • @maxamuudabshir
      @maxamuudabshir ปีที่แล้ว

      Csw csw csw csw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxmohamed-sd8kq
    @ubaxmohamed-sd8kq ปีที่แล้ว +61

    team ka kaliya aan taageero yaa ildaageero😂❤❤

  • @xamdaalimuuse6052
    @xamdaalimuuse6052 ปีที่แล้ว +1

    Cayde iyo cumar Koko Isla balmiye Asad thnkz u huuno qali

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +14

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤

  • @Taliso1
    @Taliso1 ปีที่แล้ว +7

    Ku saliye nabiga scw 🕋🕌🌙🌏

  • @suhailasaid8644
    @suhailasaid8644 ปีที่แล้ว +30

    Kooko is not easy😂😭❤ saalah Adna welcome to the TH-cam ❤❤

  • @Noon129
    @Noon129 ปีที่แล้ว +1

    Asad hagio inta qof uusoo bixiyey Mashallah . Waxyaalaha xun ka fogaada iyo isqabqabsiga dadka Allah ha idin xafido . Asadna horay u soco walaal saad asxaabtaada ugacan qabaneyso Allah hakuu gacan qabto 🤲🏾

  • @axmedmaxamed7599
    @axmedmaxamed7599 ปีที่แล้ว +84

    Ramadan mubarak to all Muslim ☪️

  • @Mawduckabaxdo
    @Mawduckabaxdo ปีที่แล้ว +28

    Waaan la NaxaY oo la farxaY wlhaY maaN cha AllaH weLcomE saaLax Thanks Asad wllo dhiiriYaHa dhaLinTa ❤❤❤ from Burco

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna ปีที่แล้ว +144

    Koko is another level 👏 🙌 👌 😍 😂😂

    • @ananjohar8248
      @ananjohar8248 ปีที่แล้ว

      M.a wll isku logo nahy soodhowoow

    • @Jack_cadna
      @Jack_cadna ปีที่แล้ว

      @@ananjohar8248 👍💯

    • @ananjohar8248
      @ananjohar8248 ปีที่แล้ว +1

      @@Jack_cadna waa badashee wll

    • @Jack_cadna
      @Jack_cadna ปีที่แล้ว

      Thanks I'm proud of everyone behind me thanks and respect 🙏

  • @saadaqahmed3647
    @saadaqahmed3647 ปีที่แล้ว +11

    team 27 iso qabta ooo 1k maba I garsi heysine 500 leee igu cimaamada team 27 dad jiro iga farxiya Ramadan ta darted😢 ninkan Saalax yare ah 10k with in view hours masha allaaah ❤

  • @abdiqadarabdullahi9696
    @abdiqadarabdullahi9696 ปีที่แล้ว +26

    Koko she's the master of this game.

  • @wardiahmedeew3601
    @wardiahmedeew3601 ปีที่แล้ว +34

    Koko the best one in his challenge 👏

  • @diriedirie
    @diriedirie ปีที่แล้ว +22

    Prank noosusoo samee barnamijkan saaxiib azadoow❤😅. Asxaabey like saara si ay uaadho azad😢

  • @kaavinho_900
    @kaavinho_900 ปีที่แล้ว +2

    Respect walah walal asad ninkan nin rag waye walah youtube neh waa u qalanyaa

  • @Kingzayon112
    @Kingzayon112 ปีที่แล้ว +70

    We need Abeera to please comeback ❤

  • @engineerabdish4648
    @engineerabdish4648 ปีที่แล้ว +2

    Wankusalame walal Asad salaan kaadib waxaan kacotsanaa haal cotsii kaleex cotsigaas oo eh Baarnamiskaa Afkaade iskudil oo sii innama cadii eheen ann oladacnee anii iyo Asxabteydaa inna nogadikto Part, Part for example inaa nogadikto Part 1, Part 2, Part 3...... ilaaa iyo ukagaro Part 100 just like Musalsal Taxaana ah caamal ❤ Allah hakusharfo walal Asad wanna kusoducenaa walal I.a waxaan rajenaa anii iyo asxabteyda inna notaxgilin donto fikirkena ❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +60

    Two legends always asad hajio and iamk another's levels best challenges 💯💪💪👍😅😮😢😂😂❤

  • @bashiirxaanshi-ot2bn
    @bashiirxaanshi-ot2bn ปีที่แล้ว +4

    Aan ku salino xabiibkeena mohamed scw

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 ปีที่แล้ว +13

    Welcome back IAMK
    Saa kuugu xiisnay lee nio😅😊

  • @HussenHassen-so5rd
    @HussenHassen-so5rd ปีที่แล้ว +15

    Koko runti ciyartan iyada ugu xarif San wana qurux layda Team 27 ❤❤

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL ปีที่แล้ว +4

    Mashallah walalkeen saalax so dhawaaw gacmo furan wan sugeyney in aad ka mid noqoto TH-camr welcome my brother 🎉🎉❤❤🎉🎉

  • @fardoosonoradday-lk8ug
    @fardoosonoradday-lk8ug ปีที่แล้ว +7

    Asad aad ban u farxsanahay waadna ku mahadsan tahay sida dhalin yarad udhiro galineyasid saalax hanbliyo ayaan ku leyahay wllkey🙏

  • @MssSabrein-rf3db
    @MssSabrein-rf3db ปีที่แล้ว +10

    Mi king Asad 🥰💋 guulayso asadow

  • @fatimaapdullhi6170
    @fatimaapdullhi6170 ปีที่แล้ว +19

    Saalax welcome TH-cam bro 2hour 5.6k another level 🎉❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +10

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @iqroidow5072
    @iqroidow5072 ปีที่แล้ว

    abti azad waan ku salaamay magaceega waa Hanad waankutaageeraa walaahi apti

  • @SadoLala-qp1tq
    @SadoLala-qp1tq ปีที่แล้ว +35

    Quand asad donne un coup fort à imak c'était tellement drôle 😂😂

    • @Abu-abraar
      @Abu-abraar ปีที่แล้ว +1

      Oé mai il es debutant le mec 😂😂

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +15

    Away dadkii kheeyrka jeclaa ❓❓❓❓❔🤔🤔
    Kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera kheeyrka waxa ugu wanaagsan in laisku diri galiyo waa kheeyrka ajirna wad kaheleysa hada fafiso insha allaah 👍💯😊
    Isoo racaa kheeyrka dartiis kas ayaan kulibaaneeyna aqriyo Iyo aduun hadaan isku tageeyrno بإذن الله
    🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️
    USoo cararaaa kheeyrka
    🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @falastiiinahmed9671
    @falastiiinahmed9671 ปีที่แล้ว +5

    Saalax waa usoo saaray saalax waa wiil aan jeclahay masha Allah guuleysta dhamaan wiilasheena team 27

    • @MaryanXasan-uw6gf
      @MaryanXasan-uw6gf ปีที่แล้ว

      Abayooy maiiso baxaaye ina u sara raby se yelana😢😊

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 ปีที่แล้ว

    Wad ka farxisay wlhi asadow Alle hakaa farxiyo wn u sheer gareynaa wll asad

  • @zundusdaahir143
    @zundusdaahir143 ปีที่แล้ว +12

    I love saalax in badan wn sugaye 🖤😍

  • @fosiaawil6351
    @fosiaawil6351 ปีที่แล้ว

    Waaw asad inbadanbaan lasugaayay imk hadaa waa soo qabtee imk anther level

  • @jamalbashir9487
    @jamalbashir9487 ปีที่แล้ว +41

    Favorite game,Asad we need more games like this ..... Keep it up 👏 the good work ❤

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 ปีที่แล้ว +7

    Wuu ku farxay salax masha allah congratulations 👏

  • @lleylaaabdisalan6068
    @lleylaaabdisalan6068 ปีที่แล้ว +17

    Talented man mashaallah ❤

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 ปีที่แล้ว +3

    Salax wan u so sarey waxan u soqorey team Asad Hagio

  • @suzinaqurux-gy8dl
    @suzinaqurux-gy8dl ปีที่แล้ว +30

    Legend is always Legend Keep going taliye 💪💪💪👌🏼🥰🤴

  • @hakiimaaxmed7572
    @hakiimaaxmed7572 ปีที่แล้ว +2

    Welcome salax asad alle ha daaye wa dhiiri galiyaha dhalinyarada 🎉

  • @MunaAden-hd3mn
    @MunaAden-hd3mn ปีที่แล้ว +14

    Xabibkena mahmed ku saliya ❤❤❤ liki saar

  • @Xamdi-uu7ge
    @Xamdi-uu7ge ปีที่แล้ว +2

    Asad landheere waku wata wll quf ka fican adungan ma jiro aa isleyahay❤❤❤farxadad waxa ka ween farxada ad osameso omada somaliyed lama dhihi karo asxabta bas dadkan aa o fican tahay❤❤❤❤❤

  • @saladomar1672
    @saladomar1672 ปีที่แล้ว +3

    Koko iyo ceyda markey jogaan waa wax kale barnamishka❤❤

  • @maanka1111
    @maanka1111 ปีที่แล้ว +7

    ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️🥺🙏🖤✊️👋☺️❤️😌

  • @ibraahim_hassen7
    @ibraahim_hassen7 ปีที่แล้ว +49

    SAALAX 10K🎉❤

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +31

    Car Yaa dhihi kara Anaa kaasoo horeeyay 😂
    Team dhafar salaanta iga qaada 😂✌️

  • @Dhooleey
    @Dhooleey ปีที่แล้ว +6

    Iam key mudaa sugayay qufka kaliya ka dhiman waaye isaga iyo abeera❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +82

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @issaali5091
    @issaali5091 ปีที่แล้ว +18

    Koko another level❤

  • @sultanhamud7795
    @sultanhamud7795 ปีที่แล้ว +4

    Asad ninyow we missed your former introduction..."waa walalkiinaa Asad hagio, are you single.." please do that ❤

  • @omartooxow8935
    @omartooxow8935 ปีที่แล้ว +10

    Qoftaan koko ladhaho ani waa ka helay❤😂

  • @raisaaadle4722
    @raisaaadle4722 ปีที่แล้ว +13

    Legend loo xiisay imk😂❤❤❤

  • @marwamaxamuud5021
    @marwamaxamuud5021 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Saalax TH-cam kiisa fast buu ku socda videoga Intan dawanayey wxa ku birtay 1.1k subscribers ka badan insha allah❤🎉

  • @xanaan24
    @xanaan24 ปีที่แล้ว +61

    Inta Rabto Barnaamijka Like saar😂

  • @mustafeawcabdi3279
    @mustafeawcabdi3279 ปีที่แล้ว

    Asad hajiyo wanaagiisa cidkasta ku soo dhawaynayanaa welcome salax

  • @MirajHassan-nq1jk
    @MirajHassan-nq1jk ปีที่แล้ว +13

    Wow! What a game...cafimad taam kurajeyna insha'Allah.

  • @AhmedrashidGureh
    @AhmedrashidGureh หลายเดือนก่อน

    Best boy imk in malanisa irealy appreciate imk my side he is good boy

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 ปีที่แล้ว +3

    Gemkan noo soo badi asad asaga ku heysanaa insha allah

  • @mohamedamin-pi8fk
    @mohamedamin-pi8fk ปีที่แล้ว +1

    Asad wan siiya adiga dartaa wan ku taageers alle haku xiiftiiyo❤

  • @saydcalicc5743
    @saydcalicc5743 ปีที่แล้ว +14

    All muslim Ramadaan mubaarak

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 ปีที่แล้ว +1

    Asadow Abdul nooken barnaamij kaan plz🙏❤️

  • @umumuscab-wz8gb
    @umumuscab-wz8gb ปีที่แล้ว +19

    Asadow iamk part two kusodar he is Soo funny 😂

  • @raxmoaadan5760
    @raxmoaadan5760 ปีที่แล้ว

    Asc walal asad walalke cumri dher iyo cafimad allah ku siyo walhi xaley ayan kugu riyodi waxana jecleste inan ku shego

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 ปีที่แล้ว +11

    Asad another level🎉❤ keep going 2Million

  • @geenyagedo4569
    @geenyagedo4569 ปีที่แล้ว +2

    Saaalax yare taageero no1 kuu ahay keeep going cida dhan sbscribe waankaaga saaaray caaawa

  • @rahoom-123
    @rahoom-123 ปีที่แล้ว +6

    Ayy welcome ìmk and salah too welcome to the youtubè💗