GACAN AA KUU TAAGAA HADAAD IKICISO KOKO OO AFKAAGI ISKU DIL LA BALANSADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 905

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  ปีที่แล้ว +511

    waakan channelkeeda intay bixin aan ukacno martida
    www.youtube.com/@Muna_star

    • @liichannelofficial
      @liichannelofficial ปีที่แล้ว +32

      Muna star silver play geeda hakala laabato mrkey noqoneyso 100 K aan u xirney guys team 27

    • @Ruusa-tq4pu
      @Ruusa-tq4pu ปีที่แล้ว +18

      Gemkan wa uxiisay plz amira iyo arimaheena keen

    • @kaaviyaahmed-vz6bm
      @kaaviyaahmed-vz6bm ปีที่แล้ว +13

      Asad kii xeebta ee boosku xidhnaa kusoo celi ama dooqaga kala bax yes or no

    • @jawahiryasin4332
      @jawahiryasin4332 ปีที่แล้ว +12

      Asad geemka mafio noo socali😢

    • @muniishaa23
      @muniishaa23 ปีที่แล้ว +4

      Asad koko la jirtaa😂😂😂

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 ปีที่แล้ว +89

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤

  • @A-ABDI-74
    @A-ABDI-74 ปีที่แล้ว +104

    Kokoo really is the goat of this game 😂❤❤❤

  • @Expertcompta
    @Expertcompta ปีที่แล้ว +47

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)

  • @millashuriemillashurie
    @millashuriemillashurie ปีที่แล้ว +45

    Koko is not easy ❤❤❤❤
    We love team 27 dhamaantiis guuleesta wallhy 🎉

  • @naimamohamedomar6883
    @naimamohamedomar6883 ปีที่แล้ว +31

    Jaceyl isma qariyo wlhi asad teamka Koko io Ceyda wuu ujecelyahy yaa ila argay 🥰❤️

    • @naimamoha3903
      @naimamoha3903 ปีที่แล้ว +2

      Sababto ah shacabka baba koko iyo cayda ugu jcl mahano inu na hor keeno waaye wana dad alpi ndifa mzknyaal daacad 😂😂😂

    • @keivahmed972
      @keivahmed972 ปีที่แล้ว

      Labadooda ugu hdl heen bdn barnamijkana wu kala kacaa dartiis wu yaqanaa😂😂😂

    • @queenanisa1589
      @queenanisa1589 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq💯

    • @hibocabdinur1968
      @hibocabdinur1968 ปีที่แล้ว

      Waa ruta marwalba xagoda aya ujanjeedha

  • @AhmedAkrpoduction1
    @AhmedAkrpoduction1 ปีที่แล้ว +61

    Gamekan Waa jeclahay Horey usoco Brother Asad Caafimaad Taama Baan kuu Rajaynayaa

  • @Zaynab_Hassan
    @Zaynab_Hassan ปีที่แล้ว +16

    Asad why koko u caawinysaa😂😂 xattaa qof ka la ciyaaraya kalmad fudud ugu dhajinysaa. Nagasoo hagaag Asadoow oo dhex ka noqo meesha!!

    • @ousamecade2589
      @ousamecade2589 ปีที่แล้ว +1

      Intaz ban doonayay cid ila aragta Markasta koko wu iska ilaliya asad way xanaqi ayu is dhahaa coz wax na u uyahay shacbiyad badana way ledahy sida kale asad wa legend❤

  • @ShankaroonJaamac-m1g
    @ShankaroonJaamac-m1g ปีที่แล้ว +8

    Asad always u support koko sheeko nagalatg wxn wax adag ugu dhajunysaaa dadkana wxfudud silookicsho

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 ปีที่แล้ว +14

    KOKO Qald weyn aye samesy Mida kowad Asad Cawiyeyy Tan labad Ceyda Fursad uu ku hadlo maba siin Soo marka qald ayee ku badisyy ani ahaan 👍🏻❌️

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว +11

    MANSHALLAH koko caadi mahaan fahan iyo aqoon iyo xikmaad bey isku darsaatay MANSHALLAH ❤

  • @AbasAbdihakim
    @AbasAbdihakim ปีที่แล้ว +45

    Caawa waa jumci nabiga igu la saliya ❤ scw ❤❤

    • @umusundus1526
      @umusundus1526 ปีที่แล้ว +3

      اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @king-Hanad7181
      @king-Hanad7181 ปีที่แล้ว +3

      scwscwscwscw ❤❤❤❤

    • @xamseshow9800
      @xamseshow9800 ปีที่แล้ว +2

      Scw

  • @abdifatahmohamedabaas8402
    @abdifatahmohamedabaas8402 ปีที่แล้ว +7

    Asad koko inay badiso wuu ugu tala galay mar walbana wuu taageraa coz ciyartii kowaad muna wuxu ugu qorey dad oo ah wax fudud kokona wuxu ugu qorey hilib oo ah wax si lagu keno ee adag-thy ciyartii 2aad na muna fcn ayu ugu qorey taasna cadaalad ma-ahan💯

    • @DeganMuse
      @DeganMuse ปีที่แล้ว

      Wey cadahay maar kasta guusha Koko ayu la jecelyahay ma ogi sababta

  • @najmosuusan3357
    @najmosuusan3357 ปีที่แล้ว +24

    Team 27 jimco wngsn dhamaantiin❤❤😂😂😂 team koko is muujiya

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille ปีที่แล้ว +33

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂😂

  • @fatmasaid1923
    @fatmasaid1923 ปีที่แล้ว +15

    Oooh My favorite game waa u xiisay
    Koko waku jeclahay waligay Adaa ku watay lkn cawa muno inay kaa badisaa rabay well done muno thumbs up 👍🏻

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j ปีที่แล้ว +18

    18:18 maxaa koko lo qiraa adaba la jirtid bee yaa waxas ushegee dad kle wax easy ugu dhajine ayadana wax adag si lo kicin hada run shegesid car qaf kle udhib oo warqada ugu dhajiyo shekoy ku nacday😂😂

    • @Qureyha
      @Qureyha ปีที่แล้ว

      Haa eeey wa ninka😂😂😂

  • @KhaalidMaxamuud-lj9ez
    @KhaalidMaxamuud-lj9ez ปีที่แล้ว +1

    Hadal afkaaga kasoo baxa waxa ugu qiimo badan saliga nabigeena maxamed scw scw scw scw 😮😮

  • @MohamettUpdiHussainMoham-yu9rl
    @MohamettUpdiHussainMoham-yu9rl ปีที่แล้ว +29

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤

  • @muhanadkaysar-kv9hc
    @muhanadkaysar-kv9hc ปีที่แล้ว +8

    Wll asad wallahi waxan ku riyoday adi lugahaga ku socda i.a ilahay aya riyada run kadhigi amiin amiin

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan ปีที่แล้ว +132

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @Kajal143-j5p
    @Kajal143-j5p ปีที่แล้ว +8

    Taliyow gameki xarfaha qur’anka nooga soceli halmar lee sodhigte plzzzz inta iguraacsan like 🙏😊

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +88

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵😢

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar ปีที่แล้ว +9

    Asadow game ka adaa ku dheeshy❌️caadald daro wye ❌️koko adaa u baaqay marksto koko Aad la jirtaa sids na ma fcno mida kle Ceyda jaanis uu ku hadlo lama sii. ❌️ Asad ciyaarta kadaa please 🙏 qof Aad ugu hiili nayso🙏

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 ปีที่แล้ว +25

    Igula sali xabiibgeene mohamed scw❤❤

    • @umusundus1526
      @umusundus1526 ปีที่แล้ว

      اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett ปีที่แล้ว +43

    ALLAH IS ONE☝️PROPHETT MOHAMED SCW😊❤

  • @himilo101
    @himilo101 ปีที่แล้ว +3

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +45

    Jumca Mubarak ❤️ koko she is Funny Also muna miski Welcome to The Team 27 inta ka heshay muuqaalkaan like ku booba 🥺❤️

  • @asmaabshir9600
    @asmaabshir9600 ปีที่แล้ว +4

    Asad Koko Wuu jecel yahay wlhi wayka muuqataa❤😮

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e ปีที่แล้ว +1

      Abtiyu u yahay😂😂

  • @warsameali3862
    @warsameali3862 ปีที่แล้ว +22

    Inta amiira quruxdu tabtay caawa 😢

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 ปีที่แล้ว

      Asiim ka xanunsan

    • @warsameali3862
      @warsameali3862 ปีที่แล้ว

      @@princesskajal9595 Haa hno asiim ayaa ka xanuusan xalay ayaan daawanayay ba 😅

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman ปีที่แล้ว +4

    Koko iyo ceyda asad tem ka u jeclhy nolda inty nololi jirto Alle wax ini dhipa inipa tuzo ❤❤❤❤

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 ปีที่แล้ว +2

    Koko markey geamka kujirto waa jeclahay

  • @zaprinaqueen936
    @zaprinaqueen936 ปีที่แล้ว +13

    awww asad game kan ugu jaclahy wlh niyada kuhaye malaso sameyo cml sakay kuwii hore firsanaye plz wajclahy noso badi ❤tuug soqabo iyo afkaga iskudil 🫡

  • @CabdulaahiAxmed-wl5zk
    @CabdulaahiAxmed-wl5zk ปีที่แล้ว +7

    Gabadhaan cusub waa mid kooko iska celin kartah
    Ee asad adi jooji dhabar jabinta iyo qof jeclaysigah
    Hilib iyo Dad ma wax isku dhigma
    Fiican iyo Caan ma wax isku dhigma
    Kaga daran koko u tilmamaysah waxay oran lahayd waraah jooji nio💔😅😅😅

  • @ZoayaAlpi-fm9ts
    @ZoayaAlpi-fm9ts ปีที่แล้ว +32

    I missed this game😂 koko legemed next haku jirto😂😂😂😂

  • @XamdaDeeq-yt7ms
    @XamdaDeeq-yt7ms ปีที่แล้ว +17

    In badan waan rabnay in lasoo celiyo game kan team 27 keep going my team

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 ปีที่แล้ว +65

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @kady-no2bz
    @kady-no2bz ปีที่แล้ว +32

    Ooh my favorite games 😍😂sababta aan u jeclahay ciyaartan "Afkaaga isku dil" wuxuu ahaa muuqaalkii ugu horreeyay in aan dawaado TH-cam-ka ASAD HAGIO❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 ปีที่แล้ว +34

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰

  • @nafisoali8714
    @nafisoali8714 ปีที่แล้ว +2

    Muna star iyo queen ritash wey isku eegyihin inta igu rascsan🤣😅🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚

  • @fadimaayglan6284
    @fadimaayglan6284 ปีที่แล้ว +10

    Muno umad maha caadi nowashay mashallah ❤🎉😊

  • @ikraanhassan3877
    @ikraanhassan3877 ปีที่แล้ว +39

    Have been waiting for this game so long 😮 thanks Asadow😍

  • @AbuHussain-1759
    @AbuHussain-1759 ปีที่แล้ว +20

    Asadow wllhi gamekaan sida cadaalad ah umasamausayna
    Sabab koo koo wax adag ugu aadinee qofka kale wuu fudeedinee😂😂😂

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 ปีที่แล้ว +4

      Haaa walhi cadalad uma samayn iyada wax adag ugu dhajinayaa dadkale wax fudud 😢

    • @ousamecade2589
      @ousamecade2589 ปีที่แล้ว +4

      Intaz ban doonayay cid ila aragta Markasta koko wu iska ilaliya asad way xanaqi ayu is dhahaa coz wax na u uyahay shacbiyad badana way ledahy sida kale asad wa legend❤

  • @lionakluka8740
    @lionakluka8740 ปีที่แล้ว +10

    Wll Ku Sali Xabiibkyna Muxamed Scw❤❤

  • @magaca12
    @magaca12 ปีที่แล้ว +5

    Asadow mesha hilisba ka jirta koko ereyo aan niyda sogaleen baa igu dhajinee munana wax fudud laga kensan karaa ugu dhajine mrka ma is dhihi karaa xogaa mehas hilin ba kujirta 😥🙄

  • @Zeitun-binti-xubiya
    @Zeitun-binti-xubiya ปีที่แล้ว +1

    Another one plz koko muna ceyda imk iyo cumer big fan😂

  • @nimcanadan9305
    @nimcanadan9305 ปีที่แล้ว +4

    Caawa waa jumce nabiga kusaliya asxaabta❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +8

    Always the winner is koko bule sharaf iyo karaamo 😊❤🎉

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 ปีที่แล้ว +10

    Haa Dhafiin Joogso Ku Sali Nabi Maxammed Scw 💡🖤

  • @دنيامحمد-ت9ت
    @دنيامحمد-ت9ت ปีที่แล้ว +2

    Ku soo ciliya waan ka helnay qatar waaye koko iyo muno ❤❤❤❤

  • @maandeeq23457
    @maandeeq23457 ปีที่แล้ว +14

    Koko Really is the goat of❤ This game❤

  • @ismailhamda-on5ni
    @ismailhamda-on5ni ปีที่แล้ว

    Koko and fozia deep the best player this games💪💪💪💪💪💪♥️♥️♥️♥️

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 ปีที่แล้ว +46

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @HadiaIsmail01
    @HadiaIsmail01 ปีที่แล้ว +5

    muna: tan waa ka badiyay dad kale isoo dareeri😂😂😂

  • @Moha12557
    @Moha12557 ปีที่แล้ว +26

    Waxan Salamayaa Dhalinyarda Gobta ah ee aan Halkaan Ku Saaxiibnay❤️👋

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 ปีที่แล้ว +13

    Koko is not easy waa wataa ❤❤❤❤

    • @AbraveMan-n4x
      @AbraveMan-n4x ปีที่แล้ว

      Naa iska dhig tuug yahay😂

    • @brightsanky
      @brightsanky ปีที่แล้ว

      @@AbraveMan-n4x😂😂😂😂

  • @adamzahil
    @adamzahil ปีที่แล้ว +6

    Lucky boy always he is lucky boy who is koko ?😅

  • @yacinidrissabdi1929
    @yacinidrissabdi1929 ปีที่แล้ว +19

    Yes another game koko vs muna 🎉❤

  • @FaraxXuseen-bz8pb
    @FaraxXuseen-bz8pb ปีที่แล้ว +8

    Koko wax adag bu madaxa usudhaya oon lashegi krin azad xaqa mayaqanba😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +9

    Asad io koko inta ila jecel dhibkooda😂😂😂

  • @Biraha44
    @Biraha44 ปีที่แล้ว +7

    Lol 😂😂😂😂 muna star waan fiicaney action igaga daran 😂😂😂😂

  • @MeysunAbdi123
    @MeysunAbdi123 ปีที่แล้ว +13

    Asad jumaca mubaark ❤gamekan anka xitaa wa u xiisnay m.a so badi 😂😂

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 ปีที่แล้ว +14

    ALLAH IS ONE☝️ ALLAHU AKBAR☝️❤️🥺

  • @AqiidAdamclaahi
    @AqiidAdamclaahi ปีที่แล้ว +11

    Nabiga halgu saliyo scw❤

  • @yasinibrahimabdi4924
    @yasinibrahimabdi4924 ปีที่แล้ว +4

    Foziyo dimple keeen 😂 koko beeen noqone

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander ปีที่แล้ว +24

    Go forward brother team 27 ❤

  • @ilyaasali8816
    @ilyaasali8816 ปีที่แล้ว +2

    Asad koko asiga u fududeeyay i aamina

  • @Xamduu-i8j
    @Xamduu-i8j ปีที่แล้ว +3

    Wan uqiray boqoradena koko bulle farxad kunolow❤❤

  • @DeeqowAbuukar-t6l
    @DeeqowAbuukar-t6l ปีที่แล้ว +2

    Koko Arimaheyna u balami Iyo ceyda sxb❤❤❤

  • @MarwoHassan-dl6nm
    @MarwoHassan-dl6nm ปีที่แล้ว +16

    Aniga ugu horeeya caawa team 27 jecliyah jah😂❤❤from hargeisa somaliland 💚🤍❤️

  • @fahmahassan3647
    @fahmahassan3647 ปีที่แล้ว +2

    Asad gamka pause wan uxisneeey ❤❤🎉😢soceliiiii plzzz

  • @YusephMpabbe
    @YusephMpabbe ปีที่แล้ว +7

    Asad 😜🤴🏽💫 Ceyda 🤪🤴🏽💫
    Koko 🤗👸🏼💫 Amiiro 🤭👸🏼💫
    🤴🏽Asad Hagio Legend Always Legend 👑
    ☝🏽i.a 2M Coming Soon 🔜

  • @IfIffy
    @IfIffy ปีที่แล้ว

    Wiilkan waxa bartey marku 200k marayey imikana 1.65m buu maraya waad u qalantaa Asad guul iyo gobonimo❤❤

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 ปีที่แล้ว +3

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya RAG👨IYO DUMAR 👩ONLY RAG 👨IYO DUMAR 👩
    WAAN IDIN SALAMAYA DAAWADE 🤝👀🤳

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi ปีที่แล้ว +5

    Afakga isku dil io Tuug so qabo wa labada Game an ugu jeclhy Team 27❤😂

  • @Ershad44
    @Ershad44 ปีที่แล้ว +4

    aan ku sallino nabigeena suuban (❤❤❤SCW ❤❤❤)

  • @mushtaaqfarhan7937
    @mushtaaqfarhan7937 ปีที่แล้ว +3

    Koko io game kaan saaid baan iskula jeclhy noo soo badi asadow😂❤

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq ปีที่แล้ว +3

    Koko legend ayeyba gemkan katahay nxt waxaa ubalimisa iamk ❤️

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz ปีที่แล้ว +8

    wan idin salaamay walalo qalii jumco Mubarak team 27 ❤❤Allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲❤️❤️🥰🥰👍

  • @yasacnuh3382
    @yasacnuh3382 ปีที่แล้ว +11

    Waa uqiray zaaid ayay ufahanty Masha Allah noo dhaha gawadheena koko😘😍

  • @AxmedzakiyanoCabdi
    @AxmedzakiyanoCabdi ปีที่แล้ว +1

    kusaliya nabigeena moxamed scw scw

  • @sihaamabdisemed9271
    @sihaamabdisemed9271 ปีที่แล้ว +3

    Koko is the queen of this game 😍❤

  • @ibrahimahmad7725
    @ibrahimahmad7725 ปีที่แล้ว +2

    Asad walahay maanta niyada ku hayay gamekan soceli oo muno ku jirto waaba soo galisay thnks

  • @Abraham021
    @Abraham021 ปีที่แล้ว +6

    My Favourate Song Xamdi Bilan❤

  • @samojecel8841
    @samojecel8841 ปีที่แล้ว +1

    Kawser is not easy soceli asad gem xamasadii sowataaa waa idin salamay dhamman team 27🙌🫶

  • @tukeyare6841
    @tukeyare6841 ปีที่แล้ว +4

    Waa remurch gameka
    Koko camamdeda lama hesan karo🎉 af kaga isku Dil Loma Gali karo koko❤

  • @HibaMahamoud-qz6ux
    @HibaMahamoud-qz6ux ปีที่แล้ว +1

    Koko waku wadana guusha waa dhankada marwlba❤❤❤

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 ปีที่แล้ว +5

    Asad mahadsanid codsiga madama aad tixgalisay Koko armaan ubalami botadisa jeclahay 😂😂😂

  • @maxamedabdilahi3393
    @maxamedabdilahi3393 ปีที่แล้ว

    Asad koko wax fudud u qoraysaa qofka klena wax adag caan iyo fiican baad wada qortay wayna kala adagyihiin

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman ปีที่แล้ว +3

    Yaa ila dareemay in *Asad* uu Koko la jiro Asadow game xaqaani u samee tusaale ahaan *Ceyda* markii uu la ciyaarayay asad wuu buush gareynaay ceyda oo wuxuu rabay in usan waxba ayada weydiin bes sualaha ey koko weydisay ka jawaabo taasna qofka waxa halis in uu baxar galo mida 2aad markii ugu dambeysay ee *Muna* u qorneed *27* wuxuuu tilmaamay koko sida ugu fudud oo 27 ay muno ku dhihi karto oo dilkiisi ah marka Asadow Baahasha Xaqaani ka noqo kkkk😂😂😂 waa ognahay in Koko Qaraartooy thy lkn saaas dhan haula raadin Guul 😅😅😅 intaasna waa iska kaftan

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 ปีที่แล้ว +1

    Asad koko abti nimada haugu hilin yah naga jooji game ka wan wadanaye😂😂

  • @جوهرةالمفقودة-ق7ص
    @جوهرةالمفقودة-ق7ص ปีที่แล้ว +5

    Asad vedio cadalad u maad samyn wllhi koko camera gadaasheed waad u danaanin karta lkn anaka way na dhibee so koko wax adg aan la sheegi karin bad u surty madaxa
    Kan kuma hysto vedio cadaalad ah rabnaa

  • @Harith-3i
    @Harith-3i ปีที่แล้ว

    Asad InshaAllah kurajeyni inan wada haqijina 2m ❤❤❤❤

  • @SiimiiQurux
    @SiimiiQurux ปีที่แล้ว +4

    Team koko idin aaway❤

  • @EglanHassan-m3o
    @EglanHassan-m3o ปีที่แล้ว +2

    Koko bulle wlhi she is so clever ❤❤❤

  • @MiskiMaxamed-y1g
    @MiskiMaxamed-y1g ปีที่แล้ว +5

    Wlhi caaawan daawanayey videos yadiii hore ee afkaga isku diL😂😂😂

  • @idilabshirodowaa3740
    @idilabshirodowaa3740 ปีที่แล้ว

    Asc asad hagio waan ku taagera idiga team ka horumar wacan

  • @izabeella0232
    @izabeella0232 ปีที่แล้ว +5

    Team 27 muno 100 halaso ado xamaar insh allh🎉🎉

  • @istahilaadan2518
    @istahilaadan2518 ปีที่แล้ว +1

    Ma jecli koko guul daradeeda🥺🤦‍♀️