HALKEE BUU CAGAHIISA SOO DHIGTAY NEBI AADAN CALAYHI SALAAM. HOR IYO HORAANBA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 23 วันที่ผ่านมา +2

    Rabi ha inoo kaa xafido professor Shuceyb

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay cimriga iyo cfmdk hakuu siyadiyo cilmigu waa muhiim

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 9 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤ thanks again 👍

  • @idahmed8232
    @idahmed8232 หลายเดือนก่อน

    M.a...barakallah professor...

  • @h.hasanyaarabiadnan5266
    @h.hasanyaarabiadnan5266 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ha ku xafido macalin

  • @ABDULAAHIABUUKARHASSAN
    @ABDULAAHIABUUKARHASSAN ปีที่แล้ว +1

    Wllhi taarikhda wax badan ba ka koror saday

  • @SAIDIBRAHIM-yl1un
    @SAIDIBRAHIM-yl1un 7 วันที่ผ่านมา

    Macalin buuug manoqortay aan aqrisane

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 ปีที่แล้ว +1

    Aabe Macalin Maxaa ku Cadeyn kareysaa in Somalidu Tahay Asalki Aadanaha?! Tan kale Maxaa cadeynaayo in Nabi Adam Caleyhi Salam inu Somalia Cagaha soo dhigay?
    Mahadsanid

  • @khadramoahamed3133
    @khadramoahamed3133 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qabiil waa nacalad 😭🇸🇴

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 3 ปีที่แล้ว +1

    Waanku Jecelnahay fadlan casharrada noosoo badi.

  • @daytodaymedia2447
    @daytodaymedia2447 4 ปีที่แล้ว

    Macalin horu usoco

    • @abdijiparjama9156
      @abdijiparjama9156 4 ปีที่แล้ว

      Maxaan ku garanaynaa inaanu nahay asalkii dadka
      2 maxaanku garanaynaa inii nabi aadan dhulkan ka soo farcamay

  • @abdijiparjama9156
    @abdijiparjama9156 4 ปีที่แล้ว +1

    Su 'aalo
    1 maxaan kugaranay naa inaanu nahay asalkii dadka
    2 iyo inuu dhulkani dhulkii nabi aadam kusoo daggay yahay

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  4 ปีที่แล้ว +2

      DNA ga Soomaalida
      gaar ahaan Dna-ga Ancestory DNA eee Soomaaalida la mid ma aha kan dadyowga kale...
      Waxaa laga heleayaa DNA ,dadyow kala duwan Asia,Europe,African iwm.balse dadyowga kale ee adduunka haddii la baadho waa wax la sii ogaan karo resultis ka soo baxaya.
      Isku dey in aad dna gaada baadhis ku sameysid.
      War celinta 2aad...
      Nebi AADAN CS.iyo Xaawa.
      Aadan kolkii uu EEBE ka saamaxay dembigii cunisti geedki ha cunin lagu yidhi ee uu cunay....(suuratu BAQARA) .
      HALKAN WAXAA KU AASAN HAABIIL,QAABIIL,IYO CARUURTI AADAN CS ee ugu horeeyey....waxaa haboonaan lahayd mana ogi inaad tahay Archeologist si qubuuro kumanaan sano NEBI CIISE CS ka hor la aasay iyo kuwo ka sii horeeyey....
      Baadhistaa 1983 ilaa 1985baa la sameeyey dadkii sameeyey qaar ka mid ahi weli way noolyihiin in kastoo qaar kale ay dawladdii militariga ay qaadday illa iyo imikana aan la ogeyn nolol iyo geeri waxay ku sugan yihiin balse ninkan mucalimka ahaa waagaa ILLAAH bas ka badbaadiyey...
      Kuuma sheegi karo imika magaciis iyo halka uu joogo,sababta oo ah weli ma garan waxa aad tahay iyo ujeeddada aad weydiinta ii weyddisay...
      Si aan kuu ogaado gmail, iyo facebook haddii aad leedahay ii soo dir si aan macluumaad dheeri ah u kala helno.
      Mahadsanid.

    • @IamwatchingAbdulle
      @IamwatchingAbdulle 4 ปีที่แล้ว

      Halkuu Ku soo dagay Nabi adam

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  4 ปีที่แล้ว +1

      @@IamwatchingAbdulle Caddeynta ugu dambeysa ee xaqiiq noqon karta waa DNA ga.
      Qaaradaha dunida dadka KU nool markii la baaray dhiigga hide sidaha DNA,waxay isku lahaadeen laba laba, misna laba labadii waxay KU soo WADA biyo shubteen bariga Afrika(SOMALIA).
      ANAGA GRUUBKEENNA DNA ga waa e1 b1 b...

  • @MahdiMediachannel
    @MahdiMediachannel 4 ปีที่แล้ว

    Keep going