Nasiib Buundo Taariikhdiisa, Qeeb1 Kala Xariir Abi Shuceyb

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @BARROOFFICIAL
    @BARROOFFICIAL 27 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Wlhi waan jeclahay taaariikhda

  • @caliyashuceyb4493
    @caliyashuceyb4493 4 ปีที่แล้ว +15

    maasha allah barbaariye aabe qaali waan kahelay taariiqdaas oo inbadan lasheegin

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 3 ปีที่แล้ว +8

    Aad iyo aad ayaan uga helay barnaamijyadaada waan ku faraxsanahay inaan kaa helay. Waan kuugu mahad naqeynaa taariiqda aad nabareysid.

  • @hassanadan-1766
    @hassanadan-1766 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Saan aa larabaa qof waliba in lahaqirin
    Waa qfka kaliya aan arko si fcn ugu hadlo taariiqda nasiib bundo

  • @bileabuukarmahadi4007
    @bileabuukarmahadi4007 2 ปีที่แล้ว +2

    In naalilahi waa innilahi raajucun Allah ha uunaxristu🇸🇴🇸🇴🧠💪🙏🏹

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 18 วันที่ผ่านมา

    Xiligee buu noolaa nasiib buundo

  • @omarmahamoud4986
    @omarmahamoud4986 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wa arin muhima

  • @iftiimiye1038
    @iftiimiye1038 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa in laga qoro taariikhahan profka.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  4 ปีที่แล้ว +8

      Qoraalada waan dhameeyey daabacaad baa ii dhiman.

  • @amiin8690
    @amiin8690 3 ปีที่แล้ว +3

    Prof waa wayo arag wlhi wa in oo diyaariyaa buug aad u baxad wayn oo qiimaha somalia iyo dhulka iyo bada iyo macadinta iyo asalka somalida i.a inad soo diyarisan

  • @apdurehmaanbaadow2099
    @apdurehmaanbaadow2099 ปีที่แล้ว

    Macali waa zakariya oo kashaqeeyo gobolka banaadir waxaan lii sheegay inaa muraad leedahay ilaah ha kuu fududeeyo mclin allah ha kuu fududeeyo mclin

  • @abdulkadirmuhudinnor9422
    @abdulkadirmuhudinnor9422 2 ปีที่แล้ว

    M.a ilahy haku karaameyo ustaadi

  • @BollandOr-wx4vt
    @BollandOr-wx4vt 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad maxad sheekada nogudhamaystiri waxday

  • @deyofficial1036
    @deyofficial1036 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh allah haku dhawro dadkii wax garadka ahaaa

  • @deysaneshutale541
    @deysaneshutale541 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad ku mahadsantahay taariida somali aad nala wadaagtay waana kaa sugeeynaa inta karaan kaagaa mahad sanid kunjeer

  • @AbdulrahmanNasserBelal
    @AbdulrahmanNasserBelal ปีที่แล้ว

    Dawaladii Kacanka ayaa waxaa ku Sharfaty magiisa Wadada Nasiib Buundo Xamar ku taalo Waxuu ahaa Halgamaa dhab ah sida uu qirey Talyaniga oo markii damebe diligiisa u adegsaden nimaan munaafaqiin aha oo kasoo jeed Galmudug oo soo shirqooley oo Talyaniga gacata u geliyey Allah ha Naxariisto Gesi Garan waaye😊

  • @shabanifp8711
    @shabanifp8711 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashuuguli dhal boqortooyo

  • @محسنعبدالله-ض8ه
    @محسنعبدالله-ض8ه 5 หลายเดือนก่อน

    Bin bareek wa dat layakhano ocarbeed wa xadaarim waxey saldnat magalada shixir layirahdo ay dagnayeen belajo carb wey dagnayeen

  • @mahadomar5944
    @mahadomar5944 2 ปีที่แล้ว

    Reer puun wa reer xaafuun

  • @YazKa-ej7hu
    @YazKa-ej7hu 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan raba inaan sameyo 18 gobol ee somalia inaan kadhigno mid dhalin yaro group yo ino sameya please ❤

    • @naimaaly1002
      @naimaaly1002 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wllo group telegram aya jiro oo dalinyarada loo sameyey oo qabil waa lacnad ladaho

    • @HaabiilLove
      @HaabiilLove 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂 waaba iga qoslise​@@naimaaly1002

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 ปีที่แล้ว +2

    Aduunyada oo dhan bay ku joogaan sidaas

  • @buraalemohamed6938
    @buraalemohamed6938 2 ปีที่แล้ว

    professor waxan ku weydiiyey Taariikhda Axmed guray. iyo halka uu ka soo jeeday

  • @mohammedjimcaale3541
    @mohammedjimcaale3541 3 ปีที่แล้ว +1

    mcali shaven waa jooni

  • @aducaale328
    @aducaale328 9 หลายเดือนก่อน

    Xaawo Taako hala dajiyo oo Talyaaniga qabay u dagaalameysay ee Halgamaa Nasiib buundo ha lagu badalo.

  • @Qasaye-v1f
    @Qasaye-v1f 2 ปีที่แล้ว

    Waaxan jaaclahay Ina wax walbo oogodo kaso biilow Adan iyo awoto xaawo ilaa imika an jogno aduunka lkn waxan arka waxyabo badan anan islaheen leesku duul wado lkn hader xooga rajo Ayan leeyahay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    bishaanguli

  • @RAMMADT
    @RAMMADT 3 ปีที่แล้ว

    Waxaanu jecelay Inaad noo sii badaso buugagna Inaad ka dhigto ayaan jecelay Allena ha noo kaa daayo

  • @bashiirahmedhalane2967
    @bashiirahmedhalane2967 3 ปีที่แล้ว

    Ma.mushunkuli baad leedahay halgan bay galeen mushunkuli ayagaaba laga.keenay tanzania waana jareer qaarkood loo iib keenay somalia

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Dadka lunsan baad ku jirtaa.

    • @dauudmohamedsaciid7487
      @dauudmohamedsaciid7487 ปีที่แล้ว

      Waxaas waa been cid keentay malahan barnamijyo qaldan ayaa laga qoray

    • @mohamettmuusa8091
      @mohamettmuusa8091 ปีที่แล้ว

      Bro nasibundo qofna ma xaqiri karo teda kle kali waxan oga in u jarer weyne yahay lkn manta ba ogaday qolada u ka yahay

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 3 ปีที่แล้ว +2

    nasiib buundo wuxu ahaa boqor ka talinayey gobolka pontland

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 ปีที่แล้ว +2

      NASIIB wuxuu ahaa halgamaa gobonima doon oo geesi ah.
      Wuxuuna ka halgamay jubbada house,jubbada dhexe,ilaa Baardheere lkn puntland abidkiis ma tegin boqorna ma ahayn.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 ปีที่แล้ว +1

      Nasiib Bundo AUN wuxuu ka talon jirey JUBBOOYINKA.
      Punland ilaa Zeylac waxaa ka talon jirey BOWOR PARAXOW RAAGE OO AHAA JAREER WEYNE.
      TAARIIKHDU waxba ma qariso.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Nasiib buundo xaruntiisu waxay aheyd jilib,
      Wuxuuna ku dhintay gacanta talyaaniga.