- 456
- 461 633
Abi Shuceyb
Saudi Arabia
เข้าร่วมเมื่อ 8 มิ.ย. 2014
TAARIIKHDA ASALKA AH.
วีดีโอ
AFKA DUNIDA UGU FACA WEYN WAA AF SOOMAALIGA.WAA FKII ADAM CS XILIGIISI LAGU HADLI JIREY.
มุมมอง 2.6K5 หลายเดือนก่อน
AFKA DUNIDA UGU FACA WEYN WAA AF SOOMAALIGA.WAA FKII ADAM CS XILIGIISI LAGU HADLI JIREY.
DEMBIYADA ABAABULAN
มุมมอง 1.4K7 หลายเดือนก่อน
Halkani(video gani) kuma aan soo wada gudbinin,software ahaan baa loogu gudbiyey ardeydi kuliyadda sharciga ee Jaamacadda umadda Somaliyeed. Sidaa awgeed videogani waa intii umadda Soomaaliyeed oo idil khuseysey loona baahanyahay in ay ku baraarugaan dagaalkan lagu soo qaaday jiilasha soo koraaya ee Soomaaliyeed. F.G. INTII AAN ANAGA ISKU MASHQUUL SANAYN BAA LAYNAGA FAA'IDEYSTEY...SOOMALAAY BAR...
REER WAJEER IYO NFD WAGAALA ILOWDAY OOB KA AAMUSTAY.
มุมมอง 5507 หลายเดือนก่อน
REER WAJEER IYO NFD WAGAALA ILOWDAY OOB KA AAMUSTAY.
Q.1aad SIRTA SHIDAALKA MUQDISHA YAALA
มุมมอง 3.5K8 หลายเดือนก่อน
Q.1aad SIRTA SHIDAALKA MUQDISHA YAALA
ABIY AXMED OO BOOB IYO BARAKICIN KA WADA DIRI DHABA
มุมมอง 6399 หลายเดือนก่อน
ABIY AXMED OO BOOB IYO BARAKICIN KA WADA DIRI DHABA
FIRCOON IYO GOLIATH(JAALUUD)IYO SOMALIA
มุมมอง 8919 หลายเดือนก่อน
FIRCOON IYO GOLIATH(JAALUUD)IYO SOMALIA
HURDDOW TOOS XEELADDA GUMEYSIGA CASRIGA.MOU
มุมมอง 50010 หลายเดือนก่อน
HURDDOW TOOS XEELADDA GUMEYSIGA CASRIGA.MOU
DAMIIR SOOMAALINIMO SOOMAALAAY KU MEE?
มุมมอง 28210 หลายเดือนก่อน
DAMIIR SOOMAALINIMO SOOMAALAAY KU MEE?
Buugani waxad ka heli kartaa.+252 615829147.what's up iyo +251906920224.Diri dhaba.Jig jiga.Muqdisha
มุมมอง 55310 หลายเดือนก่อน
Buugani waxad ka heli kartaa. 252 615829147.what's up iyo 251906920224.Diri dhaba.Jig jiga.Muqdisha
SYL,JIG JIGA 1947 SINCLAIR SIRTII UGU WEYNEYD EE LA QARIYEY
มุมมอง 76811 หลายเดือนก่อน
SYL,JIG JIGA 1947 SINCLAIR SIRTII UGU WEYNEYD EE LA QARIYEY
Haa wey ku jiran wlh blh sababto ah dadka intooda badan maxa xaasid ka wada dhigay hadesan soomaali yuhuud ku dhex jirin
profesor shucayb waa kuma intee buu ka soo jeeda qabilkee tarikhdiisa ayaa iisheega
Waxba nooma gelin yuhuuda ee beenta jooji , yuhuudina ma muslimo kuwii Soomaaliya yimidna waxay iska dhigijireen carab ama asharaaf ayaan nahay ayey oranjireen.
Dhalinyaradi rasaas iyo qlryo baa loo qeybiyey si ay iskugu laayaan wax aysan ogeyn si looga gurto waxa nacfiga leh
Ilahayw janada kugee adeer
Sidookale prof
Sidookale prof
Aabe shuceeb tariikhad soomaaliyeed buukasheekeeyaa aalle ku barakeeyo Aabe shuceeb wadaniga baadtahay
OiL 710
Macklin nolash hakodate months
Buurta shimbirihu ku degaan maaha Daallo ee waa buurta rabshiga oo badda ku dhex taal
Saciiid Daniel iyaaaaaaaaa madoobe u sheeeg lagu dhahaayo dadkaada baahi ku laaay aneh
Meeel kasto aay ku qoranthy 710 hanoola baaro
Dadkeena baahi ayaa leeysay wadankeena nimo ayaa ka buuxdo
Shukran professor
Odagaan wanaag soo mawado waa fidno
Mashaallh ❤❤❤❤❤
Duqaan hanoola ilaaliyo
هل نقول اجدادنا لا ما ينفعش ياشيخ
Adbad umahadsantahay barfasore
War waxaa dalka rogay siyaasi dan leh oo macaan jecelee dadkan halaoo dhiibo xilaalka dawlada
Waxaan nahay dad dhinackasta lagala dagalamay haday noqoto Diinteena Dhaqankeena Aqoonta Iyo waxakstoo nacfi inoo lahaa
Adeer dalka lagama rabo nin fikiraya oo madaxa taagaya walhi waana wada raacnay humaag beena adeer waa qasab inaa buug lagaa qoraaa from dhagbuur dds
Abe shubayb alle haku xifdiyo illahy madex dacada ha usoo saaro oo macdanaheena inoo soosaro
Professor maxamed ❤🎉
Aabe sanaag noga shekeey qisada kudugan 🙏
Anigu reer puntland ban ahy Bucurbacayr waa jiraa waana sax hadalkgu❤
Prof shucayb waxaa haboon in xogtiisa la kaydiiyo halkan oo ah bartiisa TH-cam ga waa meesha kaliya ee uu xogtiisa ku soo gudbiyo dadka kula wadaago balse dadka daba socda ee diidan xogaha uu sheegayo hawada ayey ka saari karaan , ninkan inta uu noolyahay ha laga faaidaysto somaliyey , dal daloolo badan iyo xogo badan buu sheegey walahi lkn dhibka jira waxa uu yahay somali maanta oo la xidhay bay ku baraarugeen .
M.a professor guuleyso wlaal
Asc prof mahdsanid aniga xafada uu shegayo ayeeyaday ayan ka maqli jiray allaha u naxariste baraaka cabdo😮
😢😢😢😢😢😮😮😮❤❤❤❤
Mahad sanid macalin
Ader xage kala so xariira
Ader xagee kala so xariira
Wax badan noo iftimisay
Prof maxaad noogu qori weydey buug hadaa ore u qortey halkee laga helaa noo sheeg ❤❤❤❤❤
ok raas jumbul anaga leh.
Inta Tigtok kaso aragtay
Inta hqda sobaraarugtay😢
hada ayuuuun baa walahi wuxuu ka hadlayo la arka
Ani hadaa sorcay
M.a...barakallah professor...
Oil😢
Reer banii quraydo goormay muslimeen taariikhda islaamka akhriya Taariikh waan haynaa Muhaajiriintii Xabasho yimid yahuud kuma jirin Soomaaliyeey taariikhda akhriya Yahuud quraan ka waxuu kamariyey akhriya
Wakhti Rasulka scw, yuhud Islam ah way jireen, Wana warcad oo la ogayahay inay dalkena uso talaben, imkana wa Somali lamana takorayo lkn tariikhdayada wanu baranyna wxd tahayba adiga laftarkagu Ku laabo tariikhda Islamka kadibna ka somalida baro, quranku kama hadal somalia Dadka uso talaben caqli Ku dar
ODAGU CIMRIGIISU 10000 SANO MIYUU JIRAA MISE WAXLOO SOO DHIIBEY
ODEY ISAAQ MUXUU KOOFURTA U SHEEGAYAA YAA AAMINA
Ila haku barakeeyo adeer soomali daacada ayaad tahay xaqaagii waad gudatay
Waa laxidhay odaygan Qadaad wayn hadaa cadawga odaygaa ka soo furan waydaan inaa jilbaha qabsataan uun suga walibana ajanabi ayaa ku dhex xidhay dhulkiina idinkama foga .
Prof waala xiray maqlay run miyaa
Book uu qoray miyuu jiraa prof
Wa runtisa yuhuda wey jogan iyago somalie ah balse wa islam
Prf shuceyb walagu xiraa maqlee niyow kasowaraam run mise been aan udaadane villa somaliya
Waa sax afka Maay ga waa fac weyn yahay, balse waxaan lasii yabay anigu waxaan ku korey hobyo iyo xaradheere ilaa dowlad deeganka lehjahada halkaa ku arki jirey waxaa looga hadla nfd nageele ilaa gaarisa waa cajiib. Sida muga heertii,geber ama gabar, ciyaarta waalada dee masoo koobi karo sida bilcaan. Mana isku ogog leh ama geographical proximity maleh. Marka xitaa afka garre ha waa fahma waligeyna lama kulmin.( thats shows you soomaalidu hal meel bey ka timid and mixid with its neighbours. You may talk 6 somali lahjaa but same soomaali. Guuleyso adeer shuceyb.
Maasha allah gabay gaani waa xadiith hala xifdiyo. Why? Because its true people wigh true places with same buuryo children. Ha amakaagin ee xifdi.