KITAABKII NEBI DA`UUD CS (ZUBUUR) IYO SOMALIA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 12 วันที่ผ่านมา

    Kutubadaas, maa baraha bulshada la soo dhigo iyo meelaha lagu raad raacdo ,taariikhihii hore qadiimiga ahaa

  • @Somali450
    @Somali450 2 ปีที่แล้ว +5

    Lkn profissor boqortooyo waxa jirtay Gees ka africa ka talin jirta oo lagu magacaabi jirey macrobia oo aan looso dhawaan kari jirin oo aad u dhaafheer waxayna quudan jireen Hilibka iyo caanaaha dadka qaar reer caad iyo samuud bay ku tilmaaman taas soo diyaari

  • @dahiyeyare4764
    @dahiyeyare4764 ปีที่แล้ว +1

    taarikh somali jubland

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  ปีที่แล้ว

      Jubbaland ama Azania?

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 ปีที่แล้ว

      ​@@abishuceyb7067Adeer azania ma dhulkan jubooyinka iyo Gado ayaa la dhahaa ?!

  • @Qasaye-v1f
    @Qasaye-v1f 2 ปีที่แล้ว

    Kasohadal xaaski nabi ibraahim haajira ismacil hoyadisa haajira aya la oraan jiiray Wana gabar somalida gafki haajira

  • @cabdirashiidmaxamed4079
    @cabdirashiidmaxamed4079 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah

  • @dhaynedhiqo9908
    @dhaynedhiqo9908 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikhow su aal xaawa iyo aadan shiikhii isu meheryey kumuu ahaa

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  หลายเดือนก่อน +2

      Tafsiirka Qur'aanka soo baro adeer

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 ปีที่แล้ว

    Odaygaan markaan soo marqaamo ayaa daartaa waa raggeedi

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 ปีที่แล้ว

      Wlh waad iga Qoslisay lkn Ogow howshu howl marqaan ka mog weyn sooyaalka somalida in Mudo ah waan ku wareersanaa waxaadse moodaa in xoogaa ileys ii Baxay

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 26 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂

  • @museahmed3536
    @museahmed3536 3 ปีที่แล้ว +3

    Suaal miyaad cadaymo iyo sawiro kahaeysaa taariikhda aadnala wadaagaysid oo manoo soobandhigikartaa si aan urumaysano adoon dhib u arkaynin mahadsanid

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 ปีที่แล้ว +5

      Qoraaladii hore ee buuraha qaarna dad badan ay rageen sida LAAS GEEL.
      Qaarna in dad yar baa tagey,sida MABLA,RANDA,DAALO GACAN LIBAAX,BUUR HAYBE iwm.
      GOOBAHA ay yaalaan waa aniga DHEER clip KU sheegay.
      Ma waxaad doonaysaa caddayn buugaag ay qoreen reer GALBEED? Caddeynta aad DOONAYSID iyagoo si faah faahsan u QORAN INOO WADA qeex oo HALKAN inoogu soo qor si ay CID kasta oo daneyneysa taariikhdani qadiinka ah HA INALA wadaagaan iyaguna.
      MAHADSANID.

    • @tomandjerry6262
      @tomandjerry6262 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abishuceyb7067 Inaadeer mayee.kitaabkan Zabuur ee lagu soo dajiyay nabigena daud Cs halkee laga helay?
      Faracinta inoo ah baa tidhi.
      Dii tuna ina soo galayso.Maxaa Kitaabla quraanka ee xaqa ah
      Aynu iskaga heli waynay cadayn.??

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  2 ปีที่แล้ว +3

      @@tomandjerry6262
      Ma ogtahay Somalidu in ay jirtey Nebi Da'uud CS iyo ka hortiisba.
      Somalidu ma aha ISIR shalay un dhashay.
      Mahadsanid.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  2 ปีที่แล้ว

      Mouse Ahmed
      DALKAN KAALAY SI AAN KUU TAABSIIYO CADDAYMAHA,HORENA WAAN KUU SHEEGAY GOOBAHA ILAA IYO IMIKA AAN HUBO....keliya ii soo sheg goorta aad imanaysid si Anna aan kugu soo dhoweeyo.
      Caddeymaha reer galbeedka qoreen 30% baa sax ah balse kuwa dalka yaala baa 100% aad u sugan...

    • @tomandjerry6262
      @tomandjerry6262 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abishuceyb7067 Lakin halkee laga helay kutubka...Wax yaba badan baa wali iga dhaadhicine adeer....Bal waxad hayso haan kaa qaatee SIDA UGU DHAKHSIYAHA BADAN ILA SOO XIDHIHD