Gabay Abshir Bacadle Qaadow adigaa leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Gabay Abshir Bacadle Qaadow adigaa leh

ความคิดเห็น • 97

  • @abdullahirajaa9577
    @abdullahirajaa9577 2 ปีที่แล้ว +9

    Haddii aad iskuulka ku soo qaadatay gabaygaan like saar

  • @maanmustaf5954
    @maanmustaf5954 2 ปีที่แล้ว +6

    Abwaankaa allaah ha u naxariisto laakiin buugga 7aad waxaa kuqoran abwaan abshir nuur faarax bacadle allaah ha u naxriisto😭😭😭😭😓😓

  • @AbdulRahman-dq8ig
    @AbdulRahman-dq8ig ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto abwaanka caawan ana dareemikaro intuu ka hadlay waayo ano dhalinyara baañ isku tuntay balwad balse hadaan dareemikara waxyeeladiisa aduun iyo akhiroba balse hada bukaana ahay ALH Ilaahayow iga madoobeey inta cuntana ka tirtir

  • @africantv540
    @africantv540 3 ปีที่แล้ว +4

    Boqol qorshoo wadaqabyaa qadoow adigaaleh 💯
    Abwan Abshir Bacadle Janada Allaha kawarabiyo Amiin Amiin

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +14

    Abwaan " Abshir Bacadle " ilahow ku naxariso shaqsi qiimo bdn bu ahaa🥺❤🙏

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 4 ปีที่แล้ว +10

    Allah raxma abshir bacadle wllhi waa gabay qiima badan

  • @nucmaanifaaye6676
    @nucmaanifaaye6676 5 ปีที่แล้ว +16

    Geesi murti yaqaan ahaa ilaahay janada hakuugu bishaareeyo

  • @umucasal9708
    @umucasal9708 5 ปีที่แล้ว +10

    Qalbi qalalay lagu qawoojiyay sigaar qaadow adigaa leh

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +4

    اغفر له و ارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله وادخله الجنة واعده من عذاب القبر ءامين ءامين ءامين يارب العالمين

  • @hareeriyassin2244
    @hareeriyassin2244 5 ปีที่แล้ว +17

    allaaa yaaa arxamak ilaahow unaxariiso

  • @ibrahimshable5178
    @ibrahimshable5178 5 ปีที่แล้ว +8

    Tafa qawan dumar Wada qariban qadow adiga leh
    Allow ku naxariiso abwne

  • @abdullahabdi2986
    @abdullahabdi2986 2 ปีที่แล้ว +1

    Inoo qaybi aan lagu qancayn qaadaw adigaa leh
    Adaa qaatay qaybtii badnayd
    Qaadaw adigaa leh.

  • @ibraahiimaxmedshable3800
    @ibraahiimaxmedshable3800 4 ปีที่แล้ว +6

    Faqiiir qani ismoodo qadow adiga leh

  • @fadumomaxamed8882
    @fadumomaxamed8882 5 ปีที่แล้ว +16

    Waa sax "ilaahay hakuu naxariisto"
    الله يرحمك

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 ปีที่แล้ว +2

    ilaaheyow unaxariiso oo nagu anfac anagana aamin.

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 ปีที่แล้ว +9

    Allow kuunaxariisto waa abwaan somalida daraase

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 4 ปีที่แล้ว +7

    Naxariisto janno allahasiiyo

  • @ibrahimadanali7047
    @ibrahimadanali7047 4 ปีที่แล้ว +17

    May Allah rest his soul with paradise

  • @Lii_gamer
    @Lii_gamer 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cilmi gabaay ku jiro M.A

  • @FaadumoHabane
    @FaadumoHabane 13 วันที่ผ่านมา

    waa run qaad ku waa qurun

  • @collincgigaramumba1424
    @collincgigaramumba1424 5 ปีที่แล้ว +10

    Qalam dalam iyo sxb qariban qaadow adiga leh

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 4 ปีที่แล้ว +5

    Allow kuu naxariiso waa gabay murtileh

  • @abdiraxmaancumar1569
    @abdiraxmaancumar1569 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaa yarxamak abwaan abshir bacadlaha gabaygan waxaan maqlay 2003 walahi anoo yar

  • @fardowsoxasan1085
    @fardowsoxasan1085 15 วันที่ผ่านมา

    Allaha u naxariisto

  • @ladanahussein4368
    @ladanahussein4368 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha unaxaristo

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin

  • @sakariasheikh9739
    @sakariasheikh9739 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu sookoobaay xumaha khaadka

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA 4 ปีที่แล้ว +12

    Af qashusho cadigu qabn qadow adaa le

    • @baiyobaijamki4694
      @baiyobaijamki4694 3 ปีที่แล้ว

      xubnaha qaadhi waa sidhii qof qalan qadow adhigaa leh

  • @ashafarahfarah4443
    @ashafarahfarah4443 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxaristo Alla run badanaa qaad rag wuu kala reebay

  • @umucasal9708
    @umucasal9708 5 ปีที่แล้ว +8

    Qalbi qalalay qooron wax tarin qadow Adiga leh

  • @alinoribrahim8448
    @alinoribrahim8448 3 ปีที่แล้ว +6

    Kuwa Dislike dhahay wa muqayiliin😄

  • @yonisali2162
    @yonisali2162 4 ปีที่แล้ว +3

    alaha u naxariisto marxuumka

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 ปีที่แล้ว

    Allah yaarahmu abshir,, qaad wuxuu yahay ayuu sheegay.

  • @saariyasaarish7521
    @saariyasaarish7521 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha yow kuu naxariiso 😭😭❤❤

  • @sadiiqa.hillow771
    @sadiiqa.hillow771 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan Abshir Bacadle Raboow Kunaxarisa🥺🥺❤

  • @ugaaska5861
    @ugaaska5861 ปีที่แล้ว

    Allh yaraxma abwaan soomaliyeed

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 2 ปีที่แล้ว

    Alh how naxriisto Abshir bacdle 🤲😓

  • @boqorada2262
    @boqorada2262 2 ปีที่แล้ว

    Run badana allow kuu naxariso abshir bacadle😭

  • @legendkamal2329
    @legendkamal2329 2 ปีที่แล้ว

    Qoryo Raamso adigon Qadeen Qaadoo Adiga Leh

  • @kamaaludiinsheikhabdulkari9489
    @kamaaludiinsheikhabdulkari9489 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso yaa rabal caalamiin 🤲

  • @hodanmohamed4781
    @hodanmohamed4781 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayoow unaxariiso runoo shegay wallahi

    • @abusuheyba
      @abusuheyba 3 ปีที่แล้ว

      walahi warun

  • @maryanmuniishaa9069
    @maryanmuniishaa9069 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuunaxariiso waa gabay murtileh

  • @abdullahmuhamed7485
    @abdullahmuhamed7485 4 ปีที่แล้ว +4

    Qurbo joog waxna ha'qabsan qaado ada leh

  • @nabadiyonololchannel8512
    @nabadiyonololchannel8512 4 ปีที่แล้ว +4

    Janadii illahy haku geeyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @nimcoali459
    @nimcoali459 5 ปีที่แล้ว +6

    masha allah 😊

  • @maxamedabdikaadir8336
    @maxamedabdikaadir8336 2 ปีที่แล้ว

    M.asha Allaha Allaha kuu naxariisto

  • @nasra3872
    @nasra3872 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah

  • @ahmedgodane4705
    @ahmedgodane4705 3 ปีที่แล้ว

    Allow naxariisto amaanka

  • @najmobilan753
    @najmobilan753 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarxam

  • @axmedmaxamuud9740
    @axmedmaxamuud9740 3 ปีที่แล้ว +2

    Ale HAWNAXARIISTO aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @mankainacawlle3767
    @mankainacawlle3767 3 ปีที่แล้ว

    Allah ku naxaristo abwan kk

  • @mohammedabdullahi5282
    @mohammedabdullahi5282 4 ปีที่แล้ว +2

    Alah u naxaristo Abwaan

  • @cabdisuley7469
    @cabdisuley7469 2 ปีที่แล้ว

    allow ku naxariso

  • @subeerilmi9800
    @subeerilmi9800 2 ปีที่แล้ว

    :allahhownaxariisto:

  • @zuhuurahmed4523
    @zuhuurahmed4523 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow ku naxariiso😰

  • @cabdallaaxmedfj9859
    @cabdallaaxmedfj9859 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaan gaaro qeyr kood ka haray
    Qaadoo adigaa leh
    Naf qafaalan Oo aan is qaban
    Qaadoo adigaa leh
    indho qoriyo leh iyo dhidid qurmoon
    Qaadoo adigaa leh
    Dad qamaama qeliyoo dagaal
    Qaadoo aadigaa leh…
    Tafo qaawan dumar wada qariban
    Qaadoo adigaa leh
    Af qashuusha qori lagu mud muda
    Qaadoo adigaa leh
    Hurda qarow ah soo jeed qam qama
    Qaadoo adigaa leh
    Carab qolof ahoo nuxurki qubay
    Qaadoo adigaa leh
    Qabri ka hor qandho aan laga bogsoon
    Qaadoo aadigaa leeeh……,,
    Qarbo booshilkiyo gowso qodan
    Qaadoo adigaa leh
    Qoyws dumi iyo qeyliyo huruuf
    Qaadoo adigaa leh
    Ku qasaar macaashka na ku qaraw
    Qaadoo adigaa leh
    Wadi isii iyo meel kale ku qoray
    Qaadoo adigaa leh
    Ku qaraabo xalay waa qadeen
    Qaadoo adigaa leh
    Qalbi guban sigaar lagu qanciya
    Qaadoo adigaa leeeh………
    Qosol iyo qamuunya isku xiga
    Qaadoo adigaa leh
    Qac,na ma,hi qeybuna imaqan
    Qaadoo adigaa leh
    Qaraabo iyo ahal aan la tabin
    Qaadoo adigaa leh
    Qalbi olol mar Qaba Oo qaniin
    Qaadoo adigaa leh
    Qasban qeyb daroogada ka mid ah
    Qaadoo adigaa leeeh……..,
    Qasamtu qeyb daroogada ka mid ah
    Qaadoo adigaa leh
    Qaangaaro qeyr kood ka haray
    Qaadoo adigaa leh
    Ragoo quusta dumarkoo qariban
    Qaadoo adigaa leh
    Ha qasaarin lama qoonsadee
    Qaadoo adigaa leh
    iska qaado qaantana ha bixinin
    Qaadoo adigaa leeeh….
    Qalam dalam iyo Saxiib qariban
    Qaadoo adigaa leh
    Qowol faaxish ah oon laga qajilin
    Qaadoo adigaa leh
    Qof doorsoomay oon qadan laheyn
    Qaadoo adigaa leh
    Dib ka qoomamee qarashi baxay
    Qaadoo adigaa leh
    Qoryo raamsi qoys looga dhaxo
    Qaadoo adigaa leh
    Qof doorsoomay sida qaac madow
    Qaadoo adigaa leh
    Qaangaaro qeyr kood ka haray
    Qaadoo adigaa leh
    Qabiltu jaan aadmigu ku qabo
    Qaadoo adigaa leeeh,,,
    Quran iyo xadiis quursigood
    Qaadoo adigaa leh
    Qabri iyo qiyaamo aan la tabin
    Qaadoo adigaa leh
    Qoryo raamso adigoon qadeyn
    Qaadoo adigaa leh
    Qof ha,u sheegin cudur kuu qarsoon
    Qaadoo aadigaa leeeh…….
    Abwaan kalmadiisu qiimo badan ayuu ahaa allow kuu naxariiso angana gadaashaada alle nama fidneeyo abwaan abshir bacadle 🥰

    • @xaradheereboy652
      @xaradheereboy652 2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsnid Sxb waxaa laga yaabaa dad Maqalka la, ineey jecelaan lahaayeen gabaygbaan, Sida Cajiibka ah Ee aadu ugu Qortay Mahadi Hakaa gaarto.

  • @subeerilmi9800
    @subeerilmi9800 2 ปีที่แล้ว

    -QAANGAARO-QAYRKOOD-KA-HARAYR-

  • @SaynabJamac-lo5pn
    @SaynabJamac-lo5pn 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @bashiirmuniir2159
    @bashiirmuniir2159 3 ปีที่แล้ว +1

    Run

  • @anisafarahhirsi3930
    @anisafarahhirsi3930 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaal maxaa sameeyaa

  • @earthscrust9092
    @earthscrust9092 3 ปีที่แล้ว

    Sax walaahi.

  • @abdiwaes7065
    @abdiwaes7065 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh bisad ku quusta qaadaw adaa leh

  • @haliimoahmed8073
    @haliimoahmed8073 ปีที่แล้ว

    Abshir aun

  • @subeerilmi9800
    @subeerilmi9800 2 ปีที่แล้ว

    _mansha_

  • @anisafarahhirsi3930
    @anisafarahhirsi3930 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa

  • @abdixakiincumarmuseabdixak8351
    @abdixakiincumarmuseabdixak8351 5 ปีที่แล้ว +2

    alaw kuunaxariisi

  • @abiirabdi7921
    @abiirabdi7921 3 ปีที่แล้ว

    Qof ha usheygin cudur kuqorson qaadow adiga leh

  • @siciidmohamed9650
    @siciidmohamed9650 3 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @dafle9959
    @dafle9959 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdaali8649
    @hamdaali8649 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh warun

  • @anisafarahhirsi3930
    @anisafarahhirsi3930 4 ปีที่แล้ว

    Jhj

  • @abusacad9404
    @abusacad9404 5 ปีที่แล้ว

    A

  • @abdirizaqhonest729
    @abdirizaqhonest729 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @abdi6493
    @abdi6493 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanka wa iga qosliyey wllh allah unaxariisto 😂

  • @user-hl3tq6ph3g
    @user-hl3tq6ph3g ปีที่แล้ว

    Mashallh