Gabay abshir bacadle dagaaladii sokeeya ee xamar/muqdisho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • soo bandhigta suu gaanta somaliyeed sida
    Gabayo
    Geeraaro
    maanso
    Dhaanto
    guuraaw
    Shirib iyo heeso aan music laheeyn

ความคิดเห็น • 57

  • @kaarimkaarimm6682
    @kaarimkaarimm6682 5 ปีที่แล้ว +14

    Allaha unnaxariisto.
    Bacadlle Dhaxal ayuu ugatagay ummadda soomaaliyeed.

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

      Nabad ku baqi jiray everting aun

  • @QuranPasion
    @QuranPasion 5 ปีที่แล้ว +15

    Har qabow hurdiyo caafimaad heybad iyo raaxo
    Haruub buuxa hogol roob ah iyo wiilal hana qaada
    Hooyo iyo caruurteed badqabo odayo haasaawaa
    Hantidiyo naftoon loo baqeyn hadada mooyaanee
    Iyo hodantinimo waa markii nabad lahaystaayee
    ❤❤❤❤❤

  • @jamahassan4485
    @jamahassan4485 3 ปีที่แล้ว +6

    Mumin buu ahaa alaah ha u naxaristo aniga iyo asagaba iyo dhaman ehelkina

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa runtii marxuumka hadii waanadiisa la qaadan lahaa waagaas maanta sidani inama haaysateen, ALLAHA u naxariisto abshir bacadle

  • @shaaficicabdulqaadir3280
    @shaaficicabdulqaadir3280 2 ปีที่แล้ว +4

    allaha u naxariisto abwaan abshir bacadle dhab ayuu ka hadli jiray
    walaalka qoraalka sameeyey aad iyo aad ayuu u mahadsan yahey waana dadaalay
    ee meeriska ama baydka ah
    hawadaanna soo marinayaa
    meesha ugu dannbaysa heedhe waa bari ma aha ee waa hiidha waabari
    waana ku mahadsan yahey walaalkeey sida uu isu xilqaamay

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 2 ปีที่แล้ว +3

    Nina horumar kuma gari karo hilib walalkiye waxadse haybad ledahy inta garabka haysaye ilahow nabad nasi yarabbi abwankana ilahpw janadi ka warabi 😓😓😓😓😪😭

  • @sugallyrics7564
    @sugallyrics7564 3 ปีที่แล้ว +3

    oh alla yaa raxma Abshir waxaan rajrynaa inuu illah janadiisa ku geeyo aaaamen wax dhab ah aad ka hadashaa

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin

  • @adnanallale608
    @adnanallale608 4 ปีที่แล้ว +5

    allah unaxariisto abwaan shekh abshir bacadle wlhi dar illahey ayaan ujeclahay illahey janadiis haugu deeqo waliba tan usareyso insha allah

    • @saafisbeauty7423
      @saafisbeauty7423 2 ปีที่แล้ว

      Asc.ilaahey hageeyo jannadiisa firdowsa waxùu ahaa geesi garasho badan oo jecèl diinriisa waxay ahayd geeri xanuun badanlakiiin waxuu kategay calool xumada somaliya haysata.waxkasta oo àw sheegana weylagaran waayeen.ilaahey ajar hakasiiyo isgarabntaagiib iyo aw osgarabtaagay somaliya.talo iyo tusaale waano dhankqstaba leh.ilaahey miisaanka ha u saaro. Aaamiiìn.

  • @IstahilXasan-xn4vr
    @IstahilXasan-xn4vr 25 วันที่ผ่านมา

    Ilahow naxariistii jano Ku siii yaa rabii

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 4 ปีที่แล้ว +2

    ALLAHA u naxariisto abwaan abshir bacadle wax wanaagsan ayaa lagu xasuustaa

  • @aadenmacalinabuukar5129
    @aadenmacalinabuukar5129 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahoow kuu naxariiso Waa gabay qiiro leh oo murti weeyn xambaarsan

  • @cabdikariimaxmad5352
    @cabdikariimaxmad5352 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariisto jinatu fardowsa allaha kugeeeyo

  • @amiraaqueeny5829
    @amiraaqueeny5829 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay naxariistii jannatul firdowsaad hasiiyo, aamiin Allahayoow waa ammaanadaadee.

  • @mssaisha654
    @mssaisha654 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow ku naxariso janatul fardowza ayan allah kaga baryaya gadasha allah nama fidneyo abwane

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين

  • @bilanahmeddiriye6088
    @bilanahmeddiriye6088 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqorku how nuuriyo xabashiisa abwaankii wanagsanaa

  • @ibraahimissak6064
    @ibraahimissak6064 4 ปีที่แล้ว +5

    Awbwaanka allaah janadi hakawaraabiyo

  • @kowsermaxamed5452
    @kowsermaxamed5452 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah alle ha unaxariisto halyey buu ahaa

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 3 ปีที่แล้ว +4

    War maxeeydin helay meel un baad ka hinfaneysaane 😪

  • @qadiijocqaadir3373
    @qadiijocqaadir3373 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ha u naxaristo awowgey

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha U naxaristo Somali wa la taliya abshir bacadal lkin lakin Somali wa hurdah

  • @AbdilmuxsinDayr
    @AbdilmuxsinDayr 3 หลายเดือนก่อน

    رحمة الله عليه

  • @ismaciiladan7203
    @ismaciiladan7203 ปีที่แล้ว

    ALLAH ha unaxariisto runta ayuu kuhadli jirey

  • @abdibirre4281
    @abdibirre4281 ปีที่แล้ว +1

    GABAYGAAN WUXUU TIRIYAY 1991 BISHII MARCH ABTIGAY AYUU AHAA ALAHA U NAXARIISTO WAA SULUX AYAA LA YIRI EE HALA DILO WUXUU XOROBAY OO LA ISKA DAAYAY 1993 MARKII DAGAALKII UNISOM DHACAY MARKA MUUMIN ILAAHAY AYUU AHAA

  • @farduuzfarxaan3190
    @farduuzfarxaan3190 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle jnatul fardowsa haka warabiyo

  • @cumarsheekhmaxamed5782
    @cumarsheekhmaxamed5782 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaah hakuynaxariisto

  • @calixaajiyuusuf7493
    @calixaajiyuusuf7493 2 ปีที่แล้ว +1

    Allh haunaxariisto

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 2 ปีที่แล้ว +1

    Allh hakunaxariisto adeer

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah haw naxariisto

  • @sumayoaxmed3331
    @sumayoaxmed3331 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay. Ha unaxariisto

  • @ramadaandharas7813
    @ramadaandharas7813 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxaristo

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaahyow denbigiisa dhaaf oo Jantu Fardows geli

  • @abdirizakabdulqadir7017
    @abdirizakabdulqadir7017 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxariiao

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว +1

    Aun abshir bacadle isago habar gidir ahu abgal ku dhex nola o qabil leysku laynayo dib u heshin nabad ka shaqeynayay jano alah geyo nabadu ku baqi jiray

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariiso

  • @safiahussein5151
    @safiahussein5151 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahi ha u naxaristo

  • @نورةعبدالرحمنمحمد
    @نورةعبدالرحمنمحمد 4 ปีที่แล้ว +2

    ilaahow kuunaxariiso

  • @maxamedabdulahimaxamed4331
    @maxamedabdulahimaxamed4331 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @sadaamxiis3801
    @sadaamxiis3801 3 ปีที่แล้ว +2

    AllaH unaxariisto

    • @sadaamxiis3801
      @sadaamxiis3801 3 ปีที่แล้ว +1

      Abwan abshiirnuur faarax bacadlle

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว +1

    Aun abwanka

  • @abdinurali5671
    @abdinurali5671 2 ปีที่แล้ว

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك.

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 ปีที่แล้ว

    م اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين ءامين

  • @barkhadlehoobaalshire8474
    @barkhadlehoobaalshire8474 3 ปีที่แล้ว

    ILAAHA U NAXARIISTO ABWAANKII CAAN KA AHAA

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela ปีที่แล้ว

    Ilahow unaxariso

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariisto abwan bacadle

  • @hamidajamac1894
    @hamidajamac1894 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow😭😭😭

  • @maxamedxassan2938
    @maxamedxassan2938 ปีที่แล้ว

    🎉😂

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 3 ปีที่แล้ว

    Allaha u Naxariisto