Dartaa baa hablihii ii naceen Hoodo iyo luul !! Abwaan maxamud saleban xirsi "Maxamud Waraabe"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #ku_xidhnow_Waddani_somali_Tv#
    Dartaa baa hablihii iinaceen hoodo iyo luul !! Abwaan maxamud saleban xirsi Waraabe"
    • Dartaa baa hablihii ii...

ความคิดเห็น • 49

  • @Geeraarshe
    @Geeraarshe 3 ปีที่แล้ว +15

    Abwaan Maxamuud Saleebaan waraabe Waa Ragii gabayga hidaha ula haa waa nin Habarjeclo ah Abtiyadiina waa dhulbahante

    • @fadumofarah2001
      @fadumofarah2001 3 ปีที่แล้ว +3

      Anoo yar baan ku arkijiray Balicalanle reerkooda ayaa reer balicanle ahaa ,

  • @CandisalaanMaxamedcabdi
    @CandisalaanMaxamedcabdi 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha abwaanka codka halaasiga ah leh go aan geesinimo leh qaatay ilaahay haku sharfo

  • @ifraxsheekh5406
    @ifraxsheekh5406 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninkayga iyo walaalkay illaahay ha ka madoobeeyo
    Iyo dhamaan wiilasha somaliyed

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 2 ปีที่แล้ว +3

    Wuxuu isku darsday sadex hibo
    1.luuq macan
    2. Miro waawayn
    3. Cod macan

  • @saydahmed3661
    @saydahmed3661 2 หลายเดือนก่อน

    Dartaabuu harraad iigu dilay ,hilin abaareed. Alleylehe waa xaqiiq uu ku suganyey qofkaste oo laasimay balwadaa jaadka layidhaahdo

  • @munaomar9994
    @munaomar9994 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshalah tabarakalah codka iyo midhahu ma kala dhacaan

  • @maxamuudyuusufcilmi
    @maxamuudyuusufcilmi ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar allow kuu naxariis abwaan cabdulaahi dhoodan luuq aan cidikalumin gaar ahaan somaali

    • @MuunaCiiseFarax-lq6yc
      @MuunaCiiseFarax-lq6yc 9 หลายเดือนก่อน

      Maxamuud waraabe ayaa layidhaa a abwaank waana hj gaar ahaan axmed faarax reer abtidoon

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah abwaankani waa ogaadeen ama waa idoor

    • @sarardawa1409
      @sarardawa1409 3 ปีที่แล้ว

      waa Idoor waa Habar Jeclo Nuux maxamed

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 3 ปีที่แล้ว

      @@sarardawa1409 hebarjaclo yaa waaye?

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว +1

      @@jameswilliam5247 haddaanada garanaynba maxaad ku sheegayn waa nin reer burco ah

    • @fadumofarah2001
      @fadumofarah2001 3 ปีที่แล้ว +1

      @@moderninformation7931 haw jawaabin ninkan waa dhoobi ciil qabo walahay waxaan arki jiray ogaadeenka oo ethiopia kasoo cararay oo Balicanle intay noogu yimaadaan Geela reer saleeban raaca, oo sanadkii Hal lasiiyo. iska daa Habar jeclee wuxuu garanayaa inuu nin reer Farax Abtidoona yahay hahah.
      waa Dhoobigii.all Duriyada xalaasha ah salaan idiinka timi Gobalkii Cayn iga gudooma

    • @daresavage345
      @daresavage345 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumofarah2001 gobolka daraawishta 💪🏾💪🏾

  • @cabdirahmanmuniir9611
    @cabdirahmanmuniir9611 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaan mahamuud saleeban xirsi waraabe
    Nin rageed xaqiiqada ka hadley

  • @MowMoney-nn7no
    @MowMoney-nn7no ปีที่แล้ว

    ❤❤insha allaah qalabigena ilaahay hakasaro dhamanten❤❤Amin ❤❤❤

  • @khadaraadanmaxamadijineert5398
    @khadaraadanmaxamadijineert5398 ปีที่แล้ว

    Maansh alaah ale haku anfaco umada uudhibay dhamaan

  • @cabdirashiidyare9247
    @cabdirashiidyare9247 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha.alaah

  • @abuucumayr2557
    @abuucumayr2557 3 ปีที่แล้ว +3

    Qaadka iyo qabyaalada waa wax yaalaha soomalida qayrkeedka reebay ilaahayaw nahanuuni

  • @zahrasalad4616
    @zahrasalad4616 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Somaali dhan ah ku dhiidhay dhigaah Somalida !!!!!! Somaliow toosoow is ku tiirsanadaan.

  • @dayxa561
    @dayxa561 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Abwaan
    Nooloow gabayaa
    Galgaalbay

  • @user-lu1tm1vz4w
    @user-lu1tm1vz4w 11 หลายเดือนก่อน

  • @muxiyoali6228
    @muxiyoali6228 3 ปีที่แล้ว +1

    waa la yaapay wlee

  • @sisjsk7932
    @sisjsk7932 2 ปีที่แล้ว +2

    Bal madaxow mxn kaga hari wayay lkn mln wn ka hri insha alla san cadoyin hore uga hary insha alla 12/4/2022

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 ปีที่แล้ว +3

    War ninku cod macaa oo suugaan culusaa , ninku Axmed Heelaale u cod egyahay.

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa heelaale way isu cod eegyihiin, lkn ninkan ayaa heelaale ka gabay horreeyay gabayga wuxuu duubay 1991 kii

    • @sarardawa1409
      @sarardawa1409 3 ปีที่แล้ว

      @@aliosman8418 ma laha isagaa ciligaa duubay

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 2 ปีที่แล้ว

      Ala ninku cod macaanaa nin rageed nin rageed dhalay weeye wlh

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 ปีที่แล้ว +1

    Bal ka feker adoo Soomaali Muslima oo Harar, Gaarisa Jabuuti, Hobyo, Marko Ilaa Eyl ,Berbera iyo hawdka oo xuddun u ah nabad ku mushaaxa .

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว

    Manashalah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @osman__bakar
    @osman__bakar ปีที่แล้ว +1

    Waxan uu maleeya geedkii nabi Aaden Cw lagu imtixaaney ee lagu yidhi haa taaban waxan filaya inuu geedkan yahay sbbto ah qofka waxan cuna diinta wuu ka fogyhy 😂😂

  • @MaryanRuun-hr6sm
    @MaryanRuun-hr6sm ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @TayoSpareparts
    @TayoSpareparts 11 หลายเดือนก่อน

    Alla ilaahaw meel bilaa qaada hanajoojin 😂😂😂

  • @HAWDTV
    @HAWDTV 8 หลายเดือนก่อน

    9/1/2024
    Isniin

  • @jamaalkaraama3479
    @jamaalkaraama3479 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabay xaqiiqda taabanaya

  • @zahrasalad4616
    @zahrasalad4616 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa sheegaysho waa been Ahmed Madoobeeh markastaba walaal bu la xiraareeh . Inta xumaantawatah Allah ha qabtoh.

  • @khadaraadanmaxamadijineert5398
    @khadaraadanmaxamadijineert5398 ปีที่แล้ว

    Runtii aduunka

  • @zahrasalad4616
    @zahrasalad4616 2 ปีที่แล้ว +2

    War Abdiqaxwi waay mooday?

  • @rayfeciise629
    @rayfeciise629 3 ปีที่แล้ว

    Mnshlhuye waa qiirooday wlhi blhi tolaahi
    Xanuun ban dareemay

  • @tonymomahdi4905
    @tonymomahdi4905 3 ปีที่แล้ว +1

    Eydicibgib³lifelike tuh

  • @hidda-raacofficial
    @hidda-raacofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @hidda-raacofficial
    @hidda-raacofficial 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @amishacabdi5917
    @amishacabdi5917 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah