Waxay ku xeran tahay waxaad baranayso waxaan ku dhihi lshaa html iyo css ka bilaw kadib javascript kadib frameworkayada javascript baro kadib adigaa fahmi dona meshaad aadayso ayey ku xeran marka meshaaad aadeyso
Comptia a+ shahaadas qaado marka hore waxad ku fahmeysaa qaabka computerka u shaqeeyo iyo wax yaxyaabaha uu ka koobanyahay ka dib waxad u baahantahay networking inaad wax ka taqaano wxn kugu la talina shahaada comptia N+ ama CCNA . Hadda wxd fahamsantahay all basics ka dib wxd dooraata mxd rabtaa inaad develop gareyso ma mobile application mise desktop application mise web application . Waa maxay mobile aaplication ? Waa programska ku jira mobilada androidka ah ama ios ah . Si aad u sameyso mobile programs waa in aad doorata ma android baa rabtaa mise apple . Haddii android rabtid baar luqadaha androidka lagu qoro sida oo ugu muhimsantahay JAVA . Haddii aad rabto inaad apple programs sameyso baro luqada loo yaqaan swift . Desketop application waa program loogu talo galay inaad ku shubto desketopska oo kaliya waxa ad isticmaali kartaa inta aad kor fadhiso oo kaliya sida microsoft word . Hadda si aad u sameyso desktop program waxa jira luqado badan lkn wxaa ugu fcn JAVA ama JAVASCRIPT Wa maxay web application ? Waa program ku jira web server oo meel walbo oo aad joogto ka soo gali karto sida Amazon.com . Si aad u sameyso program noocaas ah waxa qasab ah inaad taqaano waa maxay front end and back end . Luqadaha front end oo laga maarmaanka ah waxa ka mid ah HTML , CSS and Javascript . Backend waa in aa taqaanid Java ama Php . Ama Javascript ama python. Kuli noocuadaas kala duwaan haddii aad mid ka mid ah doorato waxa jira wax loo yaqaan database oo qasab tahya inaad taqaano . Markii aad fahanto how computers work and how internet works taladan qaado . 1- Database 2 - front end (HTML CSS JAVASCRIPT ) 3- backend java ama php ama python. 4- frameworks sida Bootstrap , django ama flask haddi python dooratid . Laravel ama codeignithor haddii php dooratid. Vaadin ama springboots haddii aad Java dooratid . Ugu danbeyn wxn jclaan llaha amarkiaain programka bbilaabayqoaf intaa ila wadagao .
Qof intuusan CCNA bilaabin maxaa looga baahanyahay
Waxu u baahanyagay CompTIA A+ (inu fahmo computer Hardware and Software iyo Basic network).
@@SomaliTechnologySolution sxb waa Abdullahi Shepherdspush london telkaada ayaa iga baxay iisoo qor. Manchester iyo reerka kawaran
Teacher Marwalba iyo Wakhti Walba Talo iyo Tusaale Waano uubahaney Intii karaankaga Ah waxnoo tusaale ❤️💕Mahadsanid 💋
Ustaad alle haku karaameeyo
Macalin i.a riyadayda it ilaahy ha ii rumeeyo❤️
Ilahey ha ku fududeyo zxp isku mida nahy
Ilaahan kugu dhaarshe ustaad linux noo bilaaw alle qer haku siye
mansh allh mahadsanid macalin cilmi
Mnsha allH su alahan anigey iKhusiyaaN 🙏
Shahaado makaa heli karaa macalin
useful information
Macalin allaha ku barakeyo laakinse wax lama arko
Wxn ku waydinaya wll habke ayan u billan qaybta kara A+ wan dhigan rabaye
Good lesson
Masha Allah
Asc ustd ict iyo it maxey ku kala duwanyihiin ama waa isku mid plz iiga soo jawaab
Teacher online ka hadaan ka barto shahdadas man helayah
Anigu waxan raba iT network
Ustaad Noo soobadi Plz plz Habka Bank yada oo difaaco Waaku Baryaa Ustaad
Asc macalin sidee ku noqdaaa graphic designer
Ustaad aad baad umahadsantahy
Abaalkaada magudi karno
Ustaad adoo mahadsan waxaan doonayaa inaan barto compat a+ Marka sdeen kubarn karaa micnaha channelkiina
Iga soo xiriir WhatsApp oo Ka helaso number somts.com
Macalin sidee u Bartaa IT GA
Somts.com
Software Engineering walal ka soo hadal .fadlan ka soo hadal
Fadlan macalin ile tali waxaa ahy arday iskul sare dhamayye waxaa rabaa in aan jamacad galo oo barto it waane ku cusbahay
Somts.com
Iga lasoo xiriir WhatsApp
What's upkagah nozheeg macalin
Asc wll qofka raba inuu barto program minta maxaa looga bahanayahay hagee ka bilaabaa mahadsanid
Waxay ku xeran tahay waxaad baranayso waxaan ku dhihi lshaa html iyo css ka bilaw kadib javascript kadib frameworkayada javascript baro kadib adigaa fahmi dona meshaad aadayso ayey ku xeran marka meshaaad aadeyso
Comptia a+ shahaadas qaado marka hore waxad ku fahmeysaa qaabka computerka u shaqeeyo iyo wax yaxyaabaha uu ka koobanyahay ka dib waxad u baahantahay networking inaad wax ka taqaano wxn kugu la talina shahaada comptia N+ ama CCNA .
Hadda wxd fahamsantahay all basics ka dib wxd dooraata mxd rabtaa inaad develop gareyso ma mobile application mise desktop application mise web application .
Waa maxay mobile aaplication ? Waa programska ku jira mobilada androidka ah ama ios ah . Si aad u sameyso mobile programs waa in aad doorata ma android baa rabtaa mise apple .
Haddii android rabtid baar luqadaha androidka lagu qoro sida oo ugu muhimsantahay JAVA .
Haddii aad rabto inaad apple programs sameyso baro luqada loo yaqaan swift .
Desketop application waa program loogu talo galay inaad ku shubto desketopska oo kaliya waxa ad isticmaali kartaa inta aad kor fadhiso oo kaliya sida microsoft word .
Hadda si aad u sameyso desktop program waxa jira luqado badan lkn wxaa ugu fcn JAVA ama JAVASCRIPT
Wa maxay web application ? Waa program ku jira web server oo meel walbo oo aad joogto ka soo gali karto sida Amazon.com .
Si aad u sameyso program noocaas ah waxa qasab ah inaad taqaano waa maxay front end and back end .
Luqadaha front end oo laga maarmaanka ah waxa ka mid ah HTML , CSS and Javascript .
Backend waa in aa taqaanid Java ama Php .
Ama Javascript ama python.
Kuli noocuadaas kala duwaan haddii aad mid ka mid ah doorato waxa jira wax loo yaqaan database oo qasab tahya inaad taqaano .
Markii aad fahanto how computers work and how internet works taladan qaado .
1- Database
2 - front end (HTML CSS JAVASCRIPT )
3- backend java ama php ama python.
4- frameworks sida Bootstrap , django ama flask haddi python dooratid .
Laravel ama codeignithor haddii php dooratid.
Vaadin ama springboots haddii aad Java dooratid .
Ugu danbeyn wxn jclaan llaha amarkiaain programka bbilaabayqoaf intaa ila wadagao .
@@nageegernageer559 mahadsanid
asc macalin waxan bartay passic cumputer markaa waxan rabaa inaan bilaabo bishan siwacan ayaan u fahmay passicga
Mashaa Allah
Congratulations
@@SomaliTechnologySolution thanks mcn
teacher softwar ah lkn sidee u bartaa xisaabta computerka
Somts.com igala soo xiriir
ustaad ITga$ Telecunitionka haddii aan barto software engering ma ku diyaarinkaraa mastarta
inankaan wan taageeraa inta wax sharraxda isaga iyo i am25 ayan ujeclahay
Mclin wn Rabaa inan barto
M.a
Python developer
Macalin telkaga whats apka soqor
Waxad helasaa somts.com numbers WhatsApp ah
Waraa cilmi ciise
Macalin WhatsApp makalasoxiriirikara fadlan
Haa
Waxad Ka heli kartaa Somts.com
Labarka whats App noo soo gali
@@faatuunyare6900 Waxed ka heli karataa Somts.com