Faaiidooyinka barashada Computer Science ka!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • Cashar qiimo leh.
    #Faaiidooyinka#ComputerScience

ความคิดเห็น • 183

  • @Golesame
    @Golesame 3 ปีที่แล้ว +71

    Masha allah inaaa bilowo jeclhy insh allah sanadkan 2021 qofkii rbaa inu galo like saar

    • @mezut_ozil.10
      @mezut_ozil.10 3 ปีที่แล้ว

      Lkn computer it iyo scuence labo faculty so m.hn zxb

    • @ifrahabdullahi1528
      @ifrahabdullahi1528 3 ปีที่แล้ว

      Muqdisho ayan joga jamacade ugu fcn ee lagu bartaane

    • @zhb7891
      @zhb7891 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ifrahabdullahi1528 maheshey jamacda ila wadaag

    • @udgoonahmet7372
      @udgoonahmet7372 3 ปีที่แล้ว

      @@zhb7891 wllo aniba imakn is leyahY gal jamuhirya wangsn ba lay gu yiri adigu ma heshay

    • @zhb7891
      @zhb7891 3 ปีที่แล้ว +3

      @@udgoonahmet7372 maya wali galin sanadka soo socdo an galaa/ bangladesh or pakistan midkoda ada insha allah.
      xamar jamacada ugu fican wa jamhuuriya good luck

  • @safiyaabdulle8573
    @safiyaabdulle8573 9 วันที่ผ่านมา +1

    THANKS 💻🙌🏾

  • @qwnofficialchanal5987
    @qwnofficialchanal5987 4 ปีที่แล้ว +77

    Wllheyga waxaan bartaa coputer since iisoo duceeya in allaah ii fududeeyo

    • @mariamohamed9515
      @mariamohamed9515 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll xisaabta miyay kubadantahay

    • @zamzamahmett8829
      @zamzamahmett8829 3 ปีที่แล้ว

      @@mariamohamed9515 aniga hadda bilaabay ma bilowday adi😂

    • @mariamohamed9515
      @mariamohamed9515 3 ปีที่แล้ว

      @@zamzamahmett8829 haa waan bilaabay sxby 🤩

    • @zamzamahmett8829
      @zamzamahmett8829 3 ปีที่แล้ว

      @@mariamohamed9515 Sidee ku yahay abyo☺️

    • @mariamohamed9515
      @mariamohamed9515 3 ปีที่แล้ว

      @@zamzamahmett8829 wuu ila wangsn yahay sis

  • @istarahmed9326
    @istarahmed9326 4 ปีที่แล้ว +58

    Waxan ahy arday sanadkan kubiirayo jamacad wlipo kuliyada computer science alle wxn kabaryaa rajadeyda inu iirumeyo🤲

    • @istarahmed9326
      @istarahmed9326 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Axel-sh3mi mhdnsid

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 4 ปีที่แล้ว +2

      @@istarahmed9326 sdokle wllzhei first year computer science allh nofududeyo

    • @istarahmed9326
      @istarahmed9326 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Kadir_apdi aamiin wllky

    • @deeqamohamed5865
      @deeqamohamed5865 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Kadir_apdi xgge wllo ka brta ma waddanka

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 3 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqamohamed5865 Haa wa jamacad wll

  • @aljiilaani5829
    @aljiilaani5829 4 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad aad ayaad u mahadsanthay. Waa muuqaal faaido badan leh

    • @erickluca6249
      @erickluca6249 3 ปีที่แล้ว

      sorry to be offtopic but does anyone know a method to log back into an Instagram account?
      I stupidly forgot the account password. I would appreciate any tips you can offer me

    • @zacharybo8159
      @zacharybo8159 3 ปีที่แล้ว

      @Erick Luca instablaster =)

    • @erickluca6249
      @erickluca6249 3 ปีที่แล้ว

      @Zachary Bo I really appreciate your reply. I got to the site through google and Im in the hacking process atm.
      I see it takes a while so I will reply here later when my account password hopefully is recovered.

    • @erickluca6249
      @erickluca6249 3 ปีที่แล้ว

      @Zachary Bo It worked and I actually got access to my account again. Im so happy:D
      Thank you so much you really help me out :D

    • @zacharybo8159
      @zacharybo8159 3 ปีที่แล้ว

      @Erick Luca Happy to help =)

  • @IsmacilCumar21
    @IsmacilCumar21 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah macalin aad baa u mahadsantahay, insha Allah waxa rajaynaa ina ka so hadli doontid barashada Computer Engineering

  • @faradarMedia
    @faradarMedia 4 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allah
    Waa muuqaal wngsn shukran walaal

  • @saalaxnuurabuukar2145
    @saalaxnuurabuukar2145 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ustaad kheyr allha ku siiyo wa hamigeyga Ina Barto waana isi jecleysiisay

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 4 ปีที่แล้ว +17

    Waa hamigayga inaan barto computer science
    Waxan jeclaan lahaa inad ka so hadashid dalalka ugu wanagsan e laga barto mahadsanid

  • @yusufismael6366
    @yusufismael6366 4 ปีที่แล้ว +7

    La sugayy teacher👍👍
    Thanks

  • @Ahmeds222
    @Ahmeds222 2 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid ustaad 100%

  • @mahadbile6572
    @mahadbile6572 4 ปีที่แล้ว +4

    waa xiiseya computer science

  • @abdirahmanadan1398
    @abdirahmanadan1398 2 ปีที่แล้ว +3

    Jamacada Semester 1aad idhamnoyo 28/01/2023 examki gala iso duceya ina guleysto noqdo Computer Scientists 💻❤️insha allah

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 👍

  • @najmaxiis
    @najmaxiis ปีที่แล้ว +2

    ustaad video ka soo samey ardayda caqabada ka haysto in ay online ka shaqaystaan waan ogahay videogan waqti horay ayaa ka soo wa regatay lkn woo is tahela qofka caqabadah haysto markoo ogado misa mesha la ga haysto ayuu dhibkisa xal uraadinkara 🙏❤ in aa masseg kaygo aragto rajayna

  • @abdifitaahabdulaahi3964
    @abdifitaahabdulaahi3964 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @ijaboijabo9225
    @ijaboijabo9225 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @wllasmar2994
    @wllasmar2994 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalaaah

  • @waayelkaproduction
    @waayelkaproduction 2 ปีที่แล้ว +2

    Sandkan ayan Bilabay Kuliyadan i.a allaha ii fududeyo adinkana iso duceya😰🙏

    • @mahadkadek205
      @mahadkadek205 2 ปีที่แล้ว

      Alle hakuufududeeyo ana hada bilaabi rabaa

    • @AliHasan66225
      @AliHasan66225 ปีที่แล้ว

      Allah hku fududeyo inan bilaawo aya rabaa war iga siya asxaabe

  • @hassanibrahimosman2806
    @hassanibrahimosman2806 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah Mhsnd ustadi
    Balse waa maxay FAA'idada uu leeyhy engineering of software asna?

  • @abdirahmandhulsacodabdirah7261
    @abdirahmandhulsacodabdirah7261 4 ปีที่แล้ว +1

    Awalkada alah ha kudo macalin

  • @idirisguudleguudle9405
    @idirisguudleguudle9405 3 ปีที่แล้ว +2

    M. A thanks

  • @shokryhussein2247
    @shokryhussein2247 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Tabarak Allah

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 3 ปีที่แล้ว +5

    is good professional career lkn anigu waxaan doorty accounting and finance

    • @fatxahassan3765
      @fatxahassan3765 3 ปีที่แล้ว +1

      Amba sidoo kle lkn hadaan is leeyahay it aad diyàarisid

    • @saabirnuurcilmi7670
      @saabirnuurcilmi7670 3 ปีที่แล้ว

      Bro accounting and finance maxa ka ledahy ?

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 3 ปีที่แล้ว

      accointing and finance waa shaqo fcn oo wadooyin badan kuu fureyso meelo sare mustaqbal in aad ka shaqeyso keeni karto mushaarkeeda uu kugu filnaan doono hadii aad yurub iyo mareykan joogtid

  • @AnisaRazak-vi1sm
    @AnisaRazak-vi1sm 9 หลายเดือนก่อน +1

    Good

  • @hilmaamxusuus9475
    @hilmaamxusuus9475 3 ปีที่แล้ว +1

    shugran ustaad

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan hadda baranaaya anigu computer science

  • @apdixakiinapdilaahi8927
    @apdixakiinapdilaahi8927 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaada Online sidee uga shaqeysan karanaa ama Waa maxaaya kuwa Ugu wanaagsan Ee laga Shaqeeyo ama Maalgalin Lagu Aamini karo ?

  • @hodanabdisamadmaxamud3772
    @hodanabdisamadmaxamud3772 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlalhega wxan idinka codsnaya in izhegtan online computer an ku dhigto🌹🙏

  • @radwanwith
    @radwanwith 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll waxaa uu bahney ama aan uu bahanahy meelo qaas ah oo adi kaloa soo xiriino sii aan su. Aalo qaarkood ku weydino

  • @hodmanjoseph4423
    @hodmanjoseph4423 3 ปีที่แล้ว +1

    Hada ayaa bilaabay alle haiifududeeyo inshallah 🥰🥰

  • @yousofaliabdi98
    @yousofaliabdi98 ปีที่แล้ว +1

    Diyarbakir again u ahay

  • @yahyegavaneh9033
    @yahyegavaneh9033 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan siduu wax usharaxayo wligay ma arag alllah ku garab galo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 ปีที่แล้ว

    mhdsnd ustaad

  • @mutaazmahamout7387
    @mutaazmahamout7387 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan bartay computer since wall lkn wali shaqo kuma helin waxad ii sheegtan mesha aan shaqo u aado walhi bilaa caml

  • @Kingasalafi
    @Kingasalafi ปีที่แล้ว

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 4 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnid ustd

  • @Laughsonthepitch1
    @Laughsonthepitch1 4 ปีที่แล้ว +6

    Tnx adeer inan barto qorsheynayaa xog aan raadinayaa isiisay msha Allah lkn xisaabta inad tqn mlga maarmaan miyaa kuwa igu dhahay qof professional xisabta ku ah baa baran kara CS teeda kle CS mrka lga soo tago keebaa ugu fiican I mean like web developer ?

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 4 ปีที่แล้ว +3

      Haa khaas ahaan inaad taqaanid statistics and probability

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 4 ปีที่แล้ว +8

      @@Laughsonthepitch1 sxb computer science mustaqbal kan dhow iyo midka dheerba waa lahubaa inuu yahay faculty ugu muhiimsan waxaanu kalinta kowaad kaga jirra xaga mushaharaadka shaqooyinka xitaa caafimadka isagaa ka mushahar badan markey noqoto inaad adigu naftaada shaqaale unoqtana kabasii wanaagsan kana faaido badan maanta hadaad eegtid shirkadaha hantida ugu badam haysta adunka waa ICT 100qof ee ugu taajirsan adunka 88 ayaa technology ka macaashay dalkena markaad eegtida shirkadaha ugu hantidada badan waa kuwa technology sida dabashiil hormuud somecable telesom matirinkaro markaa waxan ku leyahay waxba kuwaayi maysid hadaad shaqaale noqtidna mushahar sharaf leh baad qadanya $15000 bishii hadaad adigu aad awodi karysid inaad iskaa ushaqystana million of doller bad ka samayn kartaa wanad awooda waayo dad adoo kale ah kaana aqoon liita oo Somalia ayaa billionaires ka noqoday sida siciid dahabshiil oo aan waxna qorin waxna akhrin mahadsanid bro mustaqbal khayr qaba labadeena 🤗🤗🤗

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 4 ปีที่แล้ว

      @@Laughsonthepitch1 sxb wa runta ahaa african 1.5k loga sheqa adi xagad jogta zeytun ku dadaal programming ka aad dhiijisid caalamkee😀🤗😁 cafimadku dhibtiisa iyo waxa kaso gala waxa badan dhibtiisa habluhu ha inoo bartan cafimadka hablahena somaliyed baynu udeynayna ingaguna wadanka qamar sanaaci baynu uso saarayna😁

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Laughsonthepitch1 iga tag oradoo waad ii dhumatee saytun waxan u aqaana olive naanays ban moodayey adna wiil ban kuu haystay

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 4 ปีที่แล้ว

      @@Laughsonthepitch1 hablahow cafimadkiina barta nodaya technology

  • @HarGaysawi_media
    @HarGaysawi_media ปีที่แล้ว

    wow

  • @siciiddhagacade9118
    @siciiddhagacade9118 4 ปีที่แล้ว +10

    Security
    Programing
    And networking
    Keba ugu fcn saddexdan macalin oo waqti yar iyo lacag badan laga heli kara
    Pls mclin i so jawaab

  • @TrendToKnow
    @TrendToKnow 4 ปีที่แล้ว +6

    IT iyo Computer science solabo department makala ahanoo?

    • @xikmaabdulaahi380
      @xikmaabdulaahi380 3 ปีที่แล้ว +1

      haa

    • @TrendToKnow
      @TrendToKnow 3 ปีที่แล้ว

      @@xikmaabdulaahi380 lkn muxu iskugu mid dhigay?

    • @queenqurux2034
      @queenqurux2034 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaba taan kuwarer sanhy

    • @mohamudmohamed6051
      @mohamudmohamed6051 3 ปีที่แล้ว +2

      It iyo computer science halkee ukala wadaa waa isku mid bro

    • @DREAMER__10
      @DREAMER__10 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamudmohamed6051 damiin kkkk computer science iyo IT waa Labo isku mid ma ahan

  • @abdirahmandhulsacodabdirah7261
    @abdirahmandhulsacodabdirah7261 4 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waxaaad ino so gudbisaaa sida app lacag loo ku xiraaa

  • @dhinbilyare7836
    @dhinbilyare7836 4 ปีที่แล้ว

    M.A Wllhi waa ZugayeY

  • @khalidabdi2584
    @khalidabdi2584 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad software engineering see waaye

  • @p4joker847
    @p4joker847 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan jeclahay inaan barto computer software ilahey haiirumeyo 😍😍

    • @hodanabdisamadmaxamud3772
      @hodanabdisamadmaxamud3772 3 ปีที่แล้ว

      Inzha allaH wll aniga xta wn jclhay wnana bila by ma izkazhan karna mdama an isku dokh nhaY dhanka cilmiga 🤗💫

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 3 ปีที่แล้ว

      sido kale l.A

    • @hodanabdisamadmaxamud3772
      @hodanabdisamadmaxamud3772 3 ปีที่แล้ว

      Hye wll what's up kina izo xriqa

    • @zahroahmed911
      @zahroahmed911 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanabdisamadmaxamud3772 walaashey jaamacadee ka bilaawday

    • @udgoonahmet7372
      @udgoonahmet7372 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanabdisamadmaxamud3772 qclo jamacad ma heshay

  • @jamabashir7390
    @jamabashir7390 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan kuubogaadinayaa sida aaad noo dhiiri gellisay

  • @barkhadabdalla7652
    @barkhadabdalla7652 3 ปีที่แล้ว +1

    Kee fiican comuter science iyo software engneering waan ku wareersanahay pls qofkii igu dhaama🤔👏🏻

    • @cabdiqanifaarax949
      @cabdiqanifaarax949 3 ปีที่แล้ว

      Waa isku mid zhp magaca ayuunba kala duwan lkin waa iskumid

    • @barkhadabdalla7652
      @barkhadabdalla7652 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiqanifaarax949 thank you bro👏🏻

    • @dualterm
      @dualterm 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiqanifaarax949 isku mid maahan
      Computer science dadka barta iyo kuwa engineering software barta
      Xattaa way kala mushaar badan yihin

    • @qalishire8119
      @qalishire8119 2 ปีที่แล้ว

      @@dualterm mushar badan xisawadna masogalayan oadag

    • @qalishire8119
      @qalishire8119 2 ปีที่แล้ว

      Ke mushar badan

  • @FaraxFaysalmxamed
    @FaraxFaysalmxamed ปีที่แล้ว +1

    Xahee kagasoobiirikaraa culimo

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 4 ปีที่แล้ว +2

    Thnks parafsoore lkn aniga IT ayaa bartey

    • @jungardiina1088
      @jungardiina1088 4 ปีที่แล้ว

      It io computer science inte u kala wada Damiin waxid

    • @faysalmohamed5002
      @faysalmohamed5002 4 ปีที่แล้ว +2

      Sxb qofka markaad wax u sheegeys waxaa wanaagsan in si fcn wax u sheegto wayo awax adiga aqoon u lehyn baad ka hadle IT iyo computer science waa kala duwan yhy wyo waa laba kuliyad ma grty

    • @nuurcumar731
      @nuurcumar731 3 ปีที่แล้ว +4

      @@jungardiina1088 maha zxp it ga iyo computer science ku waykala duwan yihiin
      ....Itgu wa isticmaalka iyo kushaqaynta barnaamijyadah multi media ha iyo kuwa xafiisyadah lagaga shaqeeyo
      ....Computer science kuna waa programming iyo networking and developing
      Marka waykaladuwanyihiindee zxp

  • @dacar1730
    @dacar1730 2 ปีที่แล้ว +1

    IT Iyo Computer Scienceiga Ma Isku Mid Baaa

    • @ManaalAxt
      @ManaalAxt ปีที่แล้ว

      Maya walal

  • @iimaanBuurane
    @iimaanBuurane ปีที่แล้ว

    M.a

  • @DUCEYSANEX
    @DUCEYSANEX 5 หลายเดือนก่อน

    Dadkaanow xage ni marayana ani 2024 bilaabi.rabaye😊

  • @CabdiwalifaaraxWarsame
    @CabdiwalifaaraxWarsame ปีที่แล้ว

    Inan barto wan jecla lkn danba iga rebtay😢

  • @fardoazaabdirahman3514
    @fardoazaabdirahman3514 3 ปีที่แล้ว

    Malinw ma isku dayday adiga in aad wx soo saarto mxayna thy wxa aad bartay hada adiga hadii ay macquulthy jwb aan kaa sugaa😶

  • @yousofaliabdi98
    @yousofaliabdi98 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @iqoptiontrader1897
    @iqoptiontrader1897 4 ปีที่แล้ว +2

    Ha aniba online ban ku shaysta

    • @iqracabdinur85
      @iqracabdinur85 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah maxaa looga baahanyahay qofka intuu bilaabin computer science ka

    • @nuurcumar731
      @nuurcumar731 3 ปีที่แล้ว

      Zxp qaabkee ushaqaysaah ama websitekee please zxp ilawadaaag iisoojawaab wll

  • @maryanyasin734
    @maryanyasin734 3 ปีที่แล้ว +1

    Sanadkaan f4 ban dhameyay alx waligy w jecla inan barto CS waxna raby dalka dibadiisa inan kabarto hada o an diyar u ahy waxa laygu xujeyay cafimadka baro an kuu dirno halkad rabte gabar uma wanagsana kuliyadas

    • @DREAMER__10
      @DREAMER__10 3 ปีที่แล้ว +2

      😳😳😳cjiib wlhi wxan jeclhay maba ka tageen

    • @kabacade3176
      @kabacade3176 3 ปีที่แล้ว +1

      Apyo kudadaaal inshallah 🙏wad garaysaa Cs inan barto ayan rabaa wanna riyadayda

    • @udgoonahmet7372
      @udgoonahmet7372 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo hada maxad dhigata marka

    • @maryanyasin734
      @maryanyasin734 3 ปีที่แล้ว

      @@DREAMER__10 🥰 shaqsiyad adag bad ledahy allaha ku xifdiyo wll

    • @maryanyasin734
      @maryanyasin734 3 ปีที่แล้ว

      @@kabacade3176 insha allh wllhy 🤩🥰shukrn

  • @cabdicasiiscali5526
    @cabdicasiiscali5526 4 ปีที่แล้ว +1

    Software engineering ka wrn macalin

  • @asadzaad4505
    @asadzaad4505 4 ปีที่แล้ว +1

    Barashada computer engineering kasoo hadal thanks

  • @kaafiyasead8472
    @kaafiyasead8472 3 ปีที่แล้ว

    hadan jamcaada galay It ayan barta lkn wallac iga muqda mahADSANID WAAD IDHIRIGALISAY

    • @nimcohsuleiman1881
      @nimcohsuleiman1881 3 ปีที่แล้ว

      Wll halkaad joogta wxnnrabaa warbixinn in aad isiiiso

    • @udgoonahmet7372
      @udgoonahmet7372 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcohsuleiman1881 Qclo ma Computer science baad rabtaa inad barto

    • @nimcohsuleiman1881
      @nimcohsuleiman1881 3 ปีที่แล้ว +1

      @@udgoonahmet7372 ha mcn

    • @zhb7891
      @zhb7891 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcohsuleiman1881 math and physics sidee isku tihdin

    • @nimcohsuleiman1881
      @nimcohsuleiman1881 3 ปีที่แล้ว

      @@zhb7891 sxb wxooga iskuma.fiicnnin math

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 4 ปีที่แล้ว +1

    Sidee like bdn aan ku heli kara facebooka ustaad muqaal ka samey

    • @quenmaruu1139
      @quenmaruu1139 3 ปีที่แล้ว +5

      Hamigaga ha sareyo wll waxas muhim maha

    • @maryanyasin734
      @maryanyasin734 3 ปีที่แล้ว

      @@quenmaruu1139 abyo adiga kumusan waydiin

    • @DREAMER__10
      @DREAMER__10 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 2016 aya igu danbesey FB oo like ku shubo fake likes😜

    • @zhb7891
      @zhb7891 3 ปีที่แล้ว

      @@DREAMER__10 same

  • @togdheerboy6279
    @togdheerboy6279 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ahay IT sannadkii labaad college orbit

    • @foosiyasiciid8099
      @foosiyasiciid8099 3 ปีที่แล้ว

      Ma isku mid baa labada kuliyadood

    • @zakiyare5574
      @zakiyare5574 ปีที่แล้ว +1

      Wll sidee waye anigaa Sanadkan IT baran rabaa