Qalabka ay isticmaalaan iyo sida muuqaalada loo sameeyo | wixii aad ubaahnayd halkaan ayaad ka heli

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2021
  • kanaalka naajix : / @najihalhilowli
    kanaalka salmaan : / salmaanmaadow
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 457

  • @ogaansho
    @ogaansho  2 ปีที่แล้ว +264

    kanaalka naajix : th-cam.com/channels/JE--AWISm2S4AQknirNFOg.html
    kanaalka salmaan : th-cam.com/users/SalmaanMaadow

    • @afatah8278
      @afatah8278 2 ปีที่แล้ว +1

      Cumar kalay dadku haku arkaan hor imoo kamerada oo wax sharasha

    • @cabdirisaqkismayo2731
      @cabdirisaqkismayo2731 2 ปีที่แล้ว +1

      Sual sababtaad isuqariso Maxaad nogasheegikartaa Ma debibaad gashay

    • @mrmask3711
      @mrmask3711 2 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah sanadka cusup anigaa TH-cam faran rapo waana idhiiri galisay wll omar🥰

    • @salma114
      @salma114 2 ปีที่แล้ว +3

      war ileen talaado maxaa waaye Ragga waydiinaayo ninka muuqaalkiisa war ninka gabar aad guursan lahaydeen maahee maxaad muuqaalkiisa ka rabtaan wuxuu soo gudbiyo wixii idin ka anfaco qaata wixii isaga taga

    • @yahyefarey3773
      @yahyefarey3773 2 ปีที่แล้ว +1

      Cumar inshaar wll ma iga cawin karta qab an ku noqdo mugal dube tayo leh
      Jawab tada waa I muhim wll mahadsanid

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli 2 ปีที่แล้ว +257

    Ya jecel inaa anine soo shego waxa isticmalo? 👉🤔

  • @motech2022
    @motech2022 2 ปีที่แล้ว +130

    Dadka qalbiga nadiifta ah leh waakuwaas👍👍👍👍. Jazakalah Khayr 3 da aqoonyahan . Honest people ilaahay ha idin xifdiyo legends

  • @mustafsaalah4284
    @mustafsaalah4284 2 ปีที่แล้ว +21

    Saaxiib Ilaah Dartiis Kuu Jeclahay Allah Ku Sharfo Cumar inshaar

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว +16

    Do you got time to say↙️
    Subhanallah 10x
    Astugfurullah 10x
    Alhumdulillah 10x
    La ilaha illallah 10x
    Good deeds for you and me 🕋🤲🏾☪️scw scw🥰

  • @abubakarkarama1362
    @abubakarkarama1362 2 ปีที่แล้ว +51

    Wll cumar inshar waxad kasoohadashaa hindiya walalahena muslimiinta dhibtada iyo dacadiyada kuhaayaan thanks legend keep gooing🙏🤴✨

    • @aweysmohamed3091
      @aweysmohamed3091 2 ปีที่แล้ว +1

      Somaaliya 30 sano dowlad la aan ah waa muslimiine maxay isku lanayaan india malaayiin dadaa kunool kala diin ah hadana waa dowlad dhisan

    • @salma114
      @salma114 2 ปีที่แล้ว +2

      mar hore ayuu ka hadlay walaal

    • @abubakarkarama1362
      @abubakarkarama1362 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aweysmohamed3091video ayuu kasoodubay dagmooyinka somaliya qaarkood iyo dhaqanka askartena ma ana yabin wll😁😁💯

    • @abubakarkarama1362
      @abubakarkarama1362 2 ปีที่แล้ว

      @@salma114 waa sax wll

  • @abdullahiakanuu1
    @abdullahiakanuu1 2 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid dhamaantiin❤️❤️❤️

    • @MoveisTv394
      @MoveisTv394 11 หลายเดือนก่อน

      Zxip Xilligan meeqa Ayada maresay

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 2 ปีที่แล้ว +15

    cumar maanta waadna ajarsatay aad ayaan arimahan ugu baahnaa waliba anigoo ayaamahan channal samaynaya shukran wll

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 2 ปีที่แล้ว +9

    Mashalah walaal omar inshar Daacad ayaad noo tahay wax walbooo qalbiyadayada ku jira oo aan ubaahanahay waad Naga garab istaagtaa Mahadsanid kun jeer From Gobolka sanaag somalia❤

  • @jay_mo5740
    @jay_mo5740 2 ปีที่แล้ว +21

    Barnamij nocan oo kle ah waxbadn ban radiyey🥰mahdsanid omar ishaar

  • @abdirashiiddirie4635
    @abdirashiiddirie4635 2 ปีที่แล้ว +2

    Si qalbi furan oo farxadi ku dheehantahay ayaad u soo gudbiseen Macallimiin🥰
    Eebbe ha idin ka abaal mariyo, laab furnaanta aad ugu adeegteen bulshada.

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 2 ปีที่แล้ว +20

    قال الامام على بن ابي طالب
    الصمت حكمة والسكوت سلامة والكتمان طرف من السعادة

  • @mustafali11
    @mustafali11 2 ปีที่แล้ว +6

    Arimahena no so qabo asiga video graphy+editor ah wax badan ka faiidena sidan aniga ugu faiiday ustad salman iyo yarka kle

    • @muniir3654
      @muniir3654 2 ปีที่แล้ว +1

      Arimaheena howlahaas howshiisa waye, studio weyna waa leeyahay, ninkaas in lasoo qabto waye

  • @axmeddhereye957
    @axmeddhereye957 2 ปีที่แล้ว +17

    Wan idin salaamay from Hargesa somaliland
    Mahadsanid walakay Cumar inshar😘😍

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 2 ปีที่แล้ว +7

    1990 ayaan kamarada Canon ka iibsaday wadanka Holland, waxay ahayd lacag u dhiganta & 300,, that's a good Camera, siyaabo kala duwan ayaa wax loogu sawira, midab kasta waxbay u sawirta. Iyo qaabka aad rabto.

  • @mahamedyasin1847
    @mahamedyasin1847 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah waa barnaamij haddii aan raadin lahaa waqti iiga bixi lahaa sida aan assignmentigii jaamacada la ii diray oo kale balse cumar baa inoo sahlay

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 2 ปีที่แล้ว +7

    Dadka nadiifta ah waa kuwaan cumar inshar naajix iyo salmaan keep going

  • @Pahsan111
    @Pahsan111 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad Salman Madow❤🖤 Allah haxfido mclinkyga🖐

  • @abdurahmanmohamad2300
    @abdurahmanmohamad2300 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah walal waligaa qof ha tuugin waa wax sax ah
    Allah kaasho oo waxa aad jeceshahay soo gudbi
    Noqo qof wax tar leh

  • @mohamedbulshaawi4668
    @mohamedbulshaawi4668 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks 😊🙏 ustaad waad Mahadsantahay wllo

  • @kl9192
    @kl9192 2 ปีที่แล้ว +5

    *Thank you omar inshar iyo saaxiibadii barnaamij muhiim ah oo aan in badan youtube-ka ka baaray*

  • @salmansomali
    @salmansomali 2 ปีที่แล้ว +5

    Naajih alhilowli asago afsomali kuhadlaayo😍🌹 hore ayaan ugula socday.

  • @jamaalcabdinasir1523
    @jamaalcabdinasir1523 2 ปีที่แล้ว +8

    Runti muuqal aaad ugu bahana ayso diyarisay "illahy khyr" ha ku siiyo .miid ay ka codsanay wll. Mo faami maxa u muuqaalka ku duuba sii an uga faa'iidaysono. Illahy wakhtiga ha ku barkeeyo.mahadsanid

  • @Maanhag
    @Maanhag 2 ปีที่แล้ว +4

    Soo dhowaada bahda ogaansho
    Fadlan nagu soo biir waxaan halkaan kusoo gudbinaa xogo aad wax badan kafaa iidi doonto inshlh

  • @mohamed25250
    @mohamed25250 2 ปีที่แล้ว +7

    mahadsanid ustad wax badan ayaa noo faaideysen

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 2 ปีที่แล้ว +9

    Salmaan maadow maclinkeyga physics ka hore jaamacada umada💯💯👍❤

  • @sportstube5208
    @sportstube5208 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Ustaad Jazakallah Mowduuc aan Inbadan Wax ka Faaiidnay waye wlhi Mashallah

  • @islamabdirahman
    @islamabdirahman 2 ปีที่แล้ว +5

    Edit Aabihiis ArimaHeena Weeye muqaal Lasoo dhigay 1 hour kahor Ayuu soo Dhigay Isla markiiBa waa another level

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    wlhi mowduuc aad iiquseeya alha kusharfo ustaad afiga iyo asxaabtaada

  • @abdillahious6193
    @abdillahious6193 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a waa muqaal aad u muhim ah runti qodobyo faraa nadanna waan ka fa'idnaay mahadsanid wllo omar iyo wllo najix iyo Sido kale wllo salman

  • @ismailhappy5425
    @ismailhappy5425 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan in badan jeclahay dadka ka hadal waxyaabaha ay dhabta ah heesta ayan doonaayaan oney usoo bandhigta aqyaarta,thanks 4 all ogaansho,salman maadow,and Najib

  • @suadkassim5102
    @suadkassim5102 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah barnaamij cajiiba waxtar leh kahadasheen kuligin mahadsantihin

  • @Crisjuol
    @Crisjuol 2 ปีที่แล้ว +5

    Lenses af soomaali waxaa lagu dhahaa bikaacyo ama bikaac waxaan kudhigtay iskuulka fasalkii 10 maadada physics

  • @umuhafsaa
    @umuhafsaa 2 ปีที่แล้ว +4

    walahi 2 San kadib markan primary dhameyo inshallah waxa rajenaya ina ku so biri TH-cam wadmahdsnthy ogansho

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walaal Cumar Inshaar, Wax badan ayaan kaa faaiday guulo badan ayaan kuu rajayn. Mahadsanidiin Salmaan Maadow, Hiowle

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshlh ustd omer casharadaas iyo kuwo ka badan waa kaa sugaynaah inshlh

  • @rashidmohamed6482
    @rashidmohamed6482 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah Omar

  • @wacanalas3029
    @wacanalas3029 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad Cumar.

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alh ogaansho qof qalbi wanaagsan ayaa tahay jazzakallah 😍💯

  • @yuusufjowhar5472
    @yuusufjowhar5472 2 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله أخي الكريم عمر 🙏🙏

  • @saciidyare3687
    @saciidyare3687 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cumar masha allah alaha kuu barakeeyo shaqadaada

  • @imtizaelemi9728
    @imtizaelemi9728 2 ปีที่แล้ว +6

    Ustad cumar inshar run ahanti waxad ka hdasha barnamij loo bhnyahy jore usoco 🤞👈💯✔

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc haddii aad rabto inaad barato sida muuqaalada loo sameeyo Channelkeyga soo booqo 👆

  • @liibaroat1726
    @liibaroat1726 2 ปีที่แล้ว

    Ustadkeyga Salmaan Thanks

  • @Saffa.27
    @Saffa.27 2 ปีที่แล้ว +3

    Muqal xambaarsan casharo muhim ah shukran wll cumar🥰🙏

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah thanks masuul✅

  • @mabsomalitech
    @mabsomalitech 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha ustaad cumar inshaar iyo asxaptisa aad ayad nogu fa idaysay alaha ka jazaid siiyo
    جزاك الله خير

  • @AbdallaNazir-cr2hx
    @AbdallaNazir-cr2hx 2 ปีที่แล้ว +4

    Zxp walahi waa jeclahy muqaladada sifiican bana kugu xiranahy🥰❤

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 ปีที่แล้ว +11

    Very educating, I gained a lot thank you

  • @Mariaabshir2
    @Mariaabshir2 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walalkey

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah salmaan maadow c/raxmaan cumar ناجح هلولي dhamaan tiin waad mahadsantiin

  • @aminomohamedmohamud1731
    @aminomohamedmohamud1731 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad cumar

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 2 ปีที่แล้ว +1

    Wastaaz Cumar Mahadsanid Abti

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri1574 2 ปีที่แล้ว

    Waanka haya intan rabay cumarow waad mahadsan tahay

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha.alaah Ustaad Omerr InshaŘ 💥💫💫

  • @billaalcabdulaahi7248
    @billaalcabdulaahi7248 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal cumar in shaar alle ha ku xafido

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar iyo saxibadii waa barnaamij aan aad ugu baahnaa jazakumulaah

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 2 ปีที่แล้ว

    Shukran bro walal cumar

  • @caashomaxamed5123
    @caashomaxamed5123 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustad wax badan ayaa noo faaideysen

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 2 ปีที่แล้ว

    Waw! Xaqiiq dadka baraha bulshada looga baahanyahay waa dadkan oo kale. Guuleysta dhamaantiin. Mahadsanidiin.

  • @abdulkadiryare6815
    @abdulkadiryare6815 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad🙏🏻🙏🏻

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah runti najax aad ayan firsada wan tageera runti iyo ogansho aad ayan idin jecelhay walalkey kale manta Aya igu horeso wa ku xerbi dona inshallah baramsha Kan wan kahelay sobadiya

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah Ustaad Alle Haku Xafido

  • @RelaxationA
    @RelaxationA 2 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا وجعل الجنة هي مثواك

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran4556 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mudane omar inshar

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +47

    The one N only Legend OgaansHo keep going pro 💪🙌

  • @gafdiid3581
    @gafdiid3581 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah horey uu soco sxb

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 ปีที่แล้ว +9

    Gabarkasta kasta oo comment aqrinaysa wlshey mcn IYO Wllkey subscribe 🥺♥️♥️🥰

  • @saidsamawade7620
    @saidsamawade7620 2 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshaar walal allha kusharfo muqaal faido leh

  • @HELLOO-PODCAST
    @HELLOO-PODCAST 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan idinkula talin laha Inad Course Videography qadatan, oo ad si sfcn u baratan hadi ad doneysan in aad Tayada qaladka ka faideysatan.
    Dhamantin wan dawaday muqalada iyo qalabka balse Aqoon yari dhanka isticmalka qalabka aya jira.
    Mid idinka mid ah oo heysta Wide Angle Lens ma jiro, Cumar aya heysta Telephoto lens isaguna ma ahan Micro lens oo Kaluunla ad ku qatay shotska.
    Tayada qalabka ka faideysta.

  • @AbdullahShuute
    @AbdullahShuute 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad. Labada shay oo aan kudadaalo inaan qurxiyo wa Muuqaalka iyo codka kuwaas oo aad muhiim u ah qof walboo TH-camka rabo inu muuqaal so dhiga

  • @anisohussein8870
    @anisohussein8870 2 ปีที่แล้ว +2

    Haa najah waa dawadaa video diisa mash Allah hore u soc

  • @yoonkaadan7034
    @yoonkaadan7034 2 ปีที่แล้ว

    USTAAT CUMAR ,WAAD KU MAHADSANTIHAY ADIGA IYO SALMAN IYO HILOWLE .

  • @aidarusabdilahi4698
    @aidarusabdilahi4698 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanidin dhalinyaro alle haydin barakeyo ❤

  • @Football-moments47
    @Football-moments47 2 ปีที่แล้ว +2

    Omar ishaar tnxz my pro wllkie waa hamikeyga ugu weyn wllo ❤️

  • @MUSCAABHAJJI
    @MUSCAABHAJJI 2 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilah waan ka faaidhy mahadsanid bro

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 ปีที่แล้ว

    Thankz macalin cumar

  • @Awalemustaphe1717
    @Awalemustaphe1717 2 ปีที่แล้ว

    Mahatsanid wll Ogaansho

  • @ughtctcv9104
    @ughtctcv9104 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh Allh ini xafido runtii waa baranmuj fiican guulysata 🇸🇴❤❤

  • @Gudey2759
    @Gudey2759 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ogaansho keep going.

  • @abdirmaanlayli106
    @abdirmaanlayli106 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Runtii Waxbadan Ayaan ka faaiday Allah ha idin barakeeyo dhamaantiin.

  • @deeqocaddey4163
    @deeqocaddey4163 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow keep going ogaansho por ♥️♥️♥️

  • @smile-fv2pe
    @smile-fv2pe 2 ปีที่แล้ว +3

    Insha'allah 1million

  • @zakariaabdimajidahmed8573
    @zakariaabdimajidahmed8573 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa mowduuc muhiima dad badana anfacaayo
    Omar Inshar camera-da Gmbal u istcimaal videos ka aad sooo gudbiso oo aad duubto ma fadhiyaaan mahdsanid

  • @xuseenduraan6373
    @xuseenduraan6373 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad salmaan maadow👏👏😇

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah dhamaan macalimiinta halkan video ga inoo soo gudbiyay
    Waad mahadsan tihiin

  • @rayanabdullahiadan6408
    @rayanabdullahiadan6408 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahdsanid waxyaabo badan baan ka faa iiday 🥰

  • @honmoha5906
    @honmoha5906 2 ปีที่แล้ว

    Alle ajar haniiga siiyo 👍

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 2 ปีที่แล้ว +1

    Naajix masha allah bro

  • @cabdicasiissaleebaan1117
    @cabdicasiissaleebaan1117 2 ปีที่แล้ว +5

    waxan jooga china alaabtan waa raqiis iyagoo ka quality badan wlhy😂😂

    • @ismaciilshiiikh2244
      @ismaciilshiiikh2244 ปีที่แล้ว

      Chinaha waax an laga helayn ma jiran walhi 😂😂

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 2 ปีที่แล้ว

    Hore u soco walaal

  • @momhodanofficial1022
    @momhodanofficial1022 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allha shukran

  • @abdirashidmohamedhassan1693
    @abdirashidmohamedhassan1693 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal Cumar marko hore waad mahadsantahy adiga iyo Walalaha kale, marka xigta afkeena waa hodan waxaan arkaa adigoo Lenses-ka u adeegsanaya erayga muraayad ma qaldana balse waxaa jira Eray sax ah oo afkeen ah oo uu leeyahay waana erayga " Bikaaco " waa suuragal in aadan maqal ama wax kale aad u taqaan, balse Buugaagta Physics-ka Afkeena ku qoran eraygaa ayay adeegsadeen marka ay ka hadlayaan Lenses-ka marka laga joogo Cutubyada Iftiinka (Light) ka hadlaya, sidoo kale waxa adeegsada oo ay ku qoranyihiin buugaagta Biology-ga waxayna ugu yeeraan Bikaacada isha waa markay isha noolaha ka hadlayaan Lenses-keeda'e.

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 2 ปีที่แล้ว

      Sax weeye wllo
      Bikaaco ayay ku noqoneysaa afkeena

  • @mohamedahmedali8732
    @mohamedahmedali8732 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad aad io aad baad u mahadsanthy💖

  • @mohamadcawaale720
    @mohamadcawaale720 2 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansh I don't miss your baarmamij sxb keep going legend 🤩🤩🤩

  • @sms2437
    @sms2437 2 ปีที่แล้ว

    Shugran walal qali alle haka ajarsiiyo

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahad santihiin dhamaantiin keep going thak you my brother's 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 ปีที่แล้ว

    Omar .naajax .salmaan
    Waaad ku mahadsantihiin dadaalka aad shacabka 5 somali uga fa iiday naysaan shukran

  • @raaliya177
    @raaliya177 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidiin dhamaatiin

  • @qaalyare
    @qaalyare 2 ปีที่แล้ว

    maanta cashar aan aad uxiisaynayay ayaa noo soo galisay thnk sxbky