Computer Science Vs Software Engineering (Somali)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Kusoo biir DISCORD keena: / discord
    Kusoo biir Facebook Groupkeena "Somali Programmers" / 230156310811009
    My Web Design Business: sahalsolutions.com
    My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
    my facebook: / duraanali
    my twitter: / duranali619
    My Instagram: / duraan_ali
    my email: ali@sahalsolutions.com
    Hadaa ka faa'iideysatay waxyaabaha aan soo galino ood rabtid inaad na taageertid, fadlan Patreon-ka naga soo gal: / duraanali

ความคิดเห็น • 102

  • @idrisalimohamud3289
    @idrisalimohamud3289 4 ปีที่แล้ว +14

    Macmxay tahay Farqiga u dhaxeeya Computer science(CS) and Information technology(IT)
    Waxaan rajeynaa in aad iiga soo jawaabi dontid Ustaad 🙏🏻

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  4 ปีที่แล้ว +12

      CS waxay qaabilsantahay wixii la xariiro dhisida computerada markay noqoto software (codeka) ama hardware (lafaha kore sida fiilooyinka iyo biraha), IT-na waa magac sare oo lagu qeexo dhamaan wixii technology la xariiro iyo ka shaqeyntooda. Sida qofka qalabka technology-yada sameeyo sida printers-ka waxaa la dhahaa IT person. Marka IT waa magac sare, CS waa magac hoose.

    • @maryancabdirisaaq288
      @maryancabdirisaaq288 ปีที่แล้ว

      Aboowe plz plz ila soo hadal inaa waxyaabo kusaabsan kuweydiiya rabaa plz meela kaala soo hadlo igu caawi

  • @muslimbelal445
    @muslimbelal445 4 ปีที่แล้ว +5

    You explained in coherent way. Masha Allah.

    • @BALAN_QAAD
      @BALAN_QAAD ปีที่แล้ว +1

      sxb talo
      isii computer scince maa bartaa mise aytii

  • @mobehani1977
    @mobehani1977 6 ปีที่แล้ว +1

    Mhadsanid bro runti wan ka faaiday si fcn awal xoga mugdiya ayaa iga jiray lkin wad i iftimisay jasakalah bro noso badi videoska

  • @deeqenv4431
    @deeqenv4431 4 ปีที่แล้ว +2

    thanks ustaad adi k hor ma fahasanen jasaka allah

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 5 ปีที่แล้ว +7

    Asc macalin duran tutorial somali ah oo software engineering miyaad inow bilowda channel kale oo ku jiro oo somali ah ma jiro hadii Allah ku haleshiyo inoo bilow arday badan way u baahn yihiin

    • @AbdifitahnuurSamsung
      @AbdifitahnuurSamsung 10 หลายเดือนก่อน

      Sxb Mrka uu macalinka ku bilaawo isoo qboh anh pro

  • @abdirisakhaji1187
    @abdirisakhaji1187 6 ปีที่แล้ว +6

    wallal kee baa fiican in labarto computer science iyo software engineering ra'yi ah aanta

  • @childofnature1561
    @childofnature1561 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax kasta oo computer science lagu dhigo wa lagu dhigaa software engineering Lakin softwate engineering micro controllers Aya barane si lamida electrical engineering loo baro

  • @maxamuudmaxamedxaajidaahir4733
    @maxamuudmaxamedxaajidaahir4733 5 ปีที่แล้ว +4

    Bro Yutpkan Ani maantaan kusoo biiray Waxaan Rabaa wllky inaan ku waydiiyo Su aal ah Software engineering Vs Computer Science inaan Barto Mid ahaan Dalka Turkina waan joogaa markaa keebaad isleedahay Ayaa Shaqo Xafiis oo shirkad ah ku Heli karaa iga caawi Pls Zxp

    • @suldaansaid9079
      @suldaansaid9079 5 ปีที่แล้ว +2

      Sxb software engineering baa title sareeya isuma dhawa xita xaga mushaharka sofware engineering baa title sareeya

  • @abdirahmanmuse6367
    @abdirahmanmuse6367 5 ปีที่แล้ว +7

    asc wll wxn rabaa inaan barto computer science, wxn jooga wadanka Austria wali ma bilaabin sanadka danbe bilaabi doono insha allah computer ka waxbdn kama aqaani xitaa Ms Office, mxn sameeya oo talo fican ah? mahadsanid.

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว +2

      Wcs walaal, qofkasta meel ayuu ka bilaabay, qof aqoonta ku dhashay ma jiro, waxaad sameyn kartaa inaad online ka barato, TH-camka ayaa casharo hadan ku jiraan, iskuulkaada curriculumkiisa fiiri, kadib qayb kasto magaceeda youtube gali oo halkaas kasii bilow casharada.

    • @abdirahmanmuse6367
      @abdirahmanmuse6367 5 ปีที่แล้ว

      waad mahadsanthy wll

    • @ahmednadiif473
      @ahmednadiif473 5 ปีที่แล้ว +2

      wcs wll abdirahman computer science waa waxa ugu jilicsan bilow ahaan markaad bilowda ayaad waxkasta ogaan kartaa aniga berigi aan bilaabayey waxaan u haystaynwax aan la baran karin balse markii aan bartay waxbadan ban ogaaday markaas insha allah hada youtube ka bilow dib dhigista badan iska daa waad baran kartaa ku dhaqaqaa Allah tawakal wax kasta easy bay noqonayaan

    • @shaymamohamuud3774
      @shaymamohamuud3774 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmednadiif473 wlll xisaaabta misa chapter mathematics kagajirawll

  • @sahaljamaica
    @sahaljamaica 2 ปีที่แล้ว +2

    You did it great dude !

    • @BALAN_QAAD
      @BALAN_QAAD ปีที่แล้ว

      sxb talo
      isii computer scince maa bartaa mise aytii

  • @aishaabdullahiaishaabdulla1287
    @aishaabdullahiaishaabdulla1287 5 ปีที่แล้ว +2

    Computer science iyo computer Engineering ya fiican walibo nankaa iyo somalia aa jogaa waxan ahay arday rabo in oo jamacad galo maxas igula talin laheed in aa barto 3daan mid IT iyo Computer Engineering iyo Computer science

    • @monnajoseph2839
      @monnajoseph2839 2 ปีที่แล้ว

      Kee gashy jamcdii 2 years ago soqortyeh🤣🤣hyla yabin ana hdda wrersne

  • @omarali9830
    @omarali9830 6 ปีที่แล้ว +4

    mahadasanid duraan ali

  • @Abdiwali145
    @Abdiwali145 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah aad baad u mahadsantahy wll.

    • @Abdiwali145
      @Abdiwali145 6 ปีที่แล้ว

      Sxb waxaan rabay in aan Ku weydiiyo:
      Waxaan jogaa Mogadishu markasta waxaan arkaa courses iyo software ii ah sidee loo iib sadaa courses kaas oo kale hadii aad Somalia joogo
      Thanks a lot

    • @Abdiwali145
      @Abdiwali145 6 ปีที่แล้ว

      I mean iib ah bro

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 ปีที่แล้ว

      Abdiwali Mohammed sxb horta taas way adagtahay hadii aadan credit card haysanin. Waxaad sameyn kartaa, qof wadan kale joogo ayaad dhihi kartaa lacagta xawaalad ayaan kuugu soo diri ee course kaas ii gad.

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you teacher

  • @alimaxamud912
    @alimaxamud912 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher Duran ali

  • @mhmhaybe2206
    @mhmhaybe2206 6 ปีที่แล้ว +5

    Asc Please explain me Quality assurance and how it works thanks brother

    • @hormarinaftaada539
      @hormarinaftaada539 6 ปีที่แล้ว

      quality assurance = waa hubinta heer ka tayada ee laga rabo wax qabad ka ama soo saarka . application iwm . inuu yeesho.

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 ปีที่แล้ว

      Aniga expert ama aqoon zaa’id ah uma lihi QA lakin waxaa laga wadaa inaad baraawaysid software ama application intaanan suuqa la gaynin si aad wixii qaladaad ah ooga bixisid

  • @maryanbarkhad9656
    @maryanbarkhad9656 4 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakalaah wll wxa ishegta online jobs la xariira internet business ka smaysan kartid adigo gurigaaga joga

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  4 ปีที่แล้ว

      Horay ayaan arintaas ooga hadlay, channelkeyga ka raadi insha allah

  • @salmanabdi7614
    @salmanabdi7614 5 ปีที่แล้ว +1

    Really useful thank you 🙏

  • @BelieveTheCreator
    @BelieveTheCreator 4 ปีที่แล้ว

    Thanks a lot bro. This really helped me a lot.

  • @Sherif_Ozzie
    @Sherif_Ozzie 3 ปีที่แล้ว

    Thank you su ashan wa ubaahna

  • @farhanmohamed5218
    @farhanmohamed5218 2 ปีที่แล้ว

    Su'aashaydu ma isku barankaraa computer science iyo software engineering

  • @MrDayib2
    @MrDayib2 4 ปีที่แล้ว +1

    Si aan u sameeyo Application ama website, ma waxaan u baahanahay software engineering mise Computer science

  • @nasrihajihassan5972
    @nasrihajihassan5972 6 ปีที่แล้ว +1

    Soryy 2 day ayaan ka maqnaa si kastaba Thanks Ustaad

  • @jawahirabdirahman7669
    @jawahirabdirahman7669 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnkz wll qli

  • @xusnizalaat9992
    @xusnizalaat9992 2 ปีที่แล้ว

    Wallo Aad Bad umahadsantahay Lakin Midba Mad Madaw Igaga Jirra ITC Anigon Baran ma Barankara Software engineering

  • @moocadde1563
    @moocadde1563 4 ปีที่แล้ว

    Sxb nin aqoon leh baa thy hadana waxba lagaama faaido wxaa la rabay dhalinyrada somaliya jogta inad I faaideyso oo waxbarasho online ah usameyso maalin walba muuqaal shan daqiiqo soconaayo ayd soo soo duubeysaa sidn wax ka bedel niyow

  • @MohamedAhmed-jk7rd
    @MohamedAhmed-jk7rd 4 ปีที่แล้ว

    Meeshe ugu fiican ee lagu Barto software engineering

  • @SAM22948
    @SAM22948 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abdikarinabdullahi5062
    @abdikarinabdullahi5062 4 ปีที่แล้ว

    saxib wan kusalamay salan kadib suala aya ku weydiiyay igama jawabin

  • @mullah_
    @mullah_ 4 ปีที่แล้ว

    thank u so much❤💯

  • @alqimohassan278
    @alqimohassan278 2 ปีที่แล้ว

    Computer science io IT maxey kukala duwanyihiin?

  • @mahadkeyzarshow1975
    @mahadkeyzarshow1975 6 ปีที่แล้ว +2

    Please expain electrical engineering

    • @abdiasisibrahim5903
      @abdiasisibrahim5903 5 ปีที่แล้ว

      mahad kayzaro I’m a student of electrical engineering. What do you want to know?

  • @ifrahabdullahi1528
    @ifrahabdullahi1528 3 ปีที่แล้ว

    Muqdisho ayan joga ustad iisheg jamacad lagu barto softwere engineering muhim u ahy jamacad Ayn geli rabaa

  • @haki617
    @haki617 4 ปีที่แล้ว +2

    Wall qof dumara uma ficanyahay computer science??🙏🏼🙏🏼

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  4 ปีที่แล้ว +3

      Qof kasta waa u fiicanyahay, video ayaan ooga hadlay dumarka iyo technology-ga. Waxaanba dhihi lahaa dumarkaa ooga roonaan lahaa raga maxaa yeelay code-ku waa wax u baahan dulqaad iyo maskax furan.

    • @haki617
      @haki617 4 ปีที่แล้ว

      Video yadada badankooda waan daawaday rag un baa kugu xirin 😁thanks walal .🙏🏼

    • @raxmabashir4217
      @raxmabashir4217 4 ปีที่แล้ว +3

      Aniga inan code-ka Barto wan jeclahy

    • @haki617
      @haki617 4 ปีที่แล้ว

      Raxma Bashir
      👍👍👍

    • @munaliizaahmed3869
      @munaliizaahmed3869 4 ปีที่แล้ว +1

      @@DuraanAli anigaa jecel inaan barto computer science

  • @hormarinaftaada539
    @hormarinaftaada539 6 ปีที่แล้ว

    DURAN ALI bro maxali karnaa celada payment cards ka jira gul ahan somalia , dhibaato weyn ayaa lagu qaba . only waxa isticmaan laa app payment service like -EVCPLUS service . Ee bixiyaan SHIRKADAHA . local ka ah .

  • @abuubakarhassan6626
    @abuubakarhassan6626 ปีที่แล้ว

    Ustaad software engineering qofka barto software development maku shaqeen karaa

    • @xirfadchannel3011
      @xirfadchannel3011 11 หลายเดือนก่อน

      Sxp inaad warbixin iga siiso ayn rbaa software engineering ka intee kala soxariiraa😊

  • @sacdiyomuuse939
    @sacdiyomuuse939 4 ปีที่แล้ว

    Camputer sceince xisabta miyee ku xirnthy

  • @aymanabdirizak6113
    @aymanabdirizak6113 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad su, aal???
    Maxad baratay aduuh??

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  3 ปีที่แล้ว

      Software engineering

    • @safiyacabdikarim2714
      @safiyacabdikarim2714 3 ปีที่แล้ว

      @@DuraanAli ma adagta walal in coding la barto mise dulqaad aa lo bahanya meeqa logu barana neh 😂

    • @safiyacabdikarim2714
      @safiyacabdikarim2714 3 ปีที่แล้ว

      Micnaha meqa bil mise sano

  • @alaymani6002
    @alaymani6002 4 ปีที่แล้ว

    Suaalan walaal ku waydiin lahaa ee halkee kala soo xidhiifha

  • @sadikbile1233
    @sadikbile1233 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad maxay ku kle duwanyihiin IT iyo software engineering

  • @Shankaroon_991
    @Shankaroon_991 3 ปีที่แล้ว

    What about computer since vs Information technology? Please reply

  • @ahmedsomali2232
    @ahmedsomali2232 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bruh

  • @aama3282
    @aama3282 2 ปีที่แล้ว

    thanks engre

  • @moralj8279
    @moralj8279 5 ปีที่แล้ว

    Sxb qaybtee uugu wanaagsan IT ga dhamaan ee aan bartaa ? Thanks bro

  • @mmashhura8278
    @mmashhura8278 4 ปีที่แล้ว

    Waxan raba software company

  • @sadikbile1233
    @sadikbile1233 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad maxay it iyo software engineering

  • @popfirex2059
    @popfirex2059 2 ปีที่แล้ว

    PROGRAMMING VS CODING KA SOO HADAL

  • @adanothmaan2291
    @adanothmaan2291 3 ปีที่แล้ว

    Tnkz

  • @hindamohmoud6195
    @hindamohmoud6195 5 ปีที่แล้ว

    Asc wlloh casharadaadu taxane miyaa

  • @hamzamohamed5664
    @hamzamohamed5664 5 ปีที่แล้ว

    Sxb aay tii mxey thy faaidadeda

  • @specialtraap5747
    @specialtraap5747 6 ปีที่แล้ว +1

    Bro adi mxa bratay neh

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 3 ปีที่แล้ว

    IT na waa maxay, Ustd?

  • @saddammohamed2480
    @saddammohamed2480 6 ปีที่แล้ว

    waad ma had santahay Aad iyo Aad ayaaan u fahmay

  • @childofnature1561
    @childofnature1561 3 ปีที่แล้ว

    Software developer na wa taqasus

  • @AbdifitahnuurSamsung
    @AbdifitahnuurSamsung 10 หลายเดือนก่อน +1

    Software engineering is my life🫶

  • @mohhkha3730
    @mohhkha3730 6 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaan rabay universities oo bixiso software engineer walaal soo jawaab waa codsi xaqiiqdi waan wareeray

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 ปีที่แล้ว

      mohh kha intee ku nooshahay walaal?

    • @specialtraap5747
      @specialtraap5747 6 ปีที่แล้ว

      Bro cdsigiisa u tx gli lga yabee inuu u bhan yhay

  • @Mohomedabdinazir
    @Mohomedabdinazir 11 หลายเดือนก่อน +1

  • @huudtechnology
    @huudtechnology 7 หลายเดือนก่อน

    Eng

  • @atlaantamediaproductionsom9565
    @atlaantamediaproductionsom9565 5 ปีที่แล้ว +3

    M.a

  • @yowbalck2725
    @yowbalck2725 6 ปีที่แล้ว +1

    Zxb wxan rpa fb ga si su'allo aan qabo ku weydiiyo adoo mahdsan

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Boss waa “Duraan Ali” facebook-geyga

  • @childofnature1561
    @childofnature1561 3 ปีที่แล้ว

    Software engineering wuka wayn yahay computer science ee dadka beenta kadaa anigaa barta software engineering wana afar sano

    • @mohamahrez2428
      @mohamahrez2428 3 ปีที่แล้ว

      JAAHIL

    • @cayuushcayuush2260
      @cayuushcayuush2260 3 ปีที่แล้ว

      Aboowe iga jaahil bixi kuliyadaasan rabaa inaan Barton please

    • @ahmedlucy331
      @ahmedlucy331 2 ปีที่แล้ว

      Computer science meqa sana la barta

  • @hamsefarah308
    @hamsefarah308 6 ปีที่แล้ว

    Aadbaad umahadsantahay!!!!

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 ปีที่แล้ว

      Hamse Farah adaa mudan walaal

  • @rumaanmoha9194
    @rumaanmoha9194 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid

  • @sharmah_channal3725
    @sharmah_channal3725 3 ปีที่แล้ว

    Mhnd

  • @jaylaaniproduction
    @jaylaaniproduction 6 ปีที่แล้ว

    mahad sanid