Sideen u Bartaa Cyber Security

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • Wadda Barashada IT GA Loo maro Takhasuska Tiknolojiyda.
    Learning Pathway.
    Barashada Cilmiga Hacking & Security
    Casharkani bilow fiican u yahay qofkasta oo doonaya inuu barto Hacking ka.
    Hadaba si taasi inoogu suurtogasho waxaynu isku dayi doonaa in ay wax ka nidhaahno bal waxyaabaha la inooga baahanyahay si aynu u barano (Hacking & Security)
    Qof kasta oo ku cusub Barashada ITga waxad ka barankartaa Website keena www.somts.com si Live ah (ZOOM)
    Hadda Isduwaan geli.
    1. CompTIA A+ ( Bar bilowga barashada Culuumta Computer )
    2. CompTIIA N+ (Networking iyo hawlihiisa oo bilow iyo dhexdhaxaad ah)
    3. Microsoft certifiation (Si aad waxbadan uga sii barato Information Technolojiga iyo Microsoft Hawlaheeda)
    4. CCNA (Albaabka ugu horeeya ee aad ka garaacayso Cisco amba Network)
    5. LINUX + ( Talaabada ugu horaysa ee aad uqaadayso barashada Linux ka iyo culuumtiisa )
    6. SECURITY + ( Bar bilowga ugu horeeya ee aad waxbadan kaga barayso cilmiga amaanka computerada)
    HADDII AANAD DHIGAN ISKU DAY INAAD IMIKA BILOWDO ADIGA OO KA FAAA,IDAYSANAYA WEBSITESKA WWW.SOMTS.COM OO BIXIYA KOORSOOYIKAN KOR KU QORAN. INTAASI HADDII AAD TAQAAN WAA SAX.
    INTAASI HADII AAD TAQAAN WAA SAX HADDII AANAD DHIGAN ISKU DAY INAAD IMIKA BILOWDO ADIGA OO KA FAAA,IDAYSANAYA WEBSITESKA (WWW.SOMTS.COM) BIXIYA COURSESKAN EE HOOS KU QORAN.
    1. ETHICAL HACKING (Barashada Cilmiga Hacking oo dhinaca aqoonta loo baranayo Waa meelaha aad kabilaabi karto hadii aad doonayso in aad Cyber Security shaqo ku raadsato)
    2. COMPUTER FORENSICS (Barashada Cilmiga danbi baadhista Computerada iyo Daba galkooda waa qayb kamid ah Cyber Securityga oo lagu shaqaysto)
    3. CCNP SECURITY (Barashda Cilmiga Computer network Security oo lagu barto cilmi amaanka network)
    4.CRYPTOGRAPHY (Barashada Cilmiga Encryptionada iyo Security Methods ay ushaqeeyaan Amaanka ITgu waa Cilmi muhiim ah isaguna)
    HALKAA MARKA LA JOOGO WAXAAN FILAYAA INAAD IMIKA AQOON FIICAN KA HAYSATO HACKING KA WAXA KUUGU XIGA WAA INAAD SII RAACSATO COURSES ADVANCED AH OO DHINACA SECURITYGA AH WAXAANA KA MID AH:
    1. Offensive Security Certified Professional
    2. Penetration Testing With Kali
    3. Offensive Security Exploitation Expert
    4. Offensive Security Web Expert
    5. Advanced Windows Exploitation
    6. Advanced Web Attacks and Exploitation

ความคิดเห็น • 15

  • @maxamadhaye6761
    @maxamadhaye6761 4 ปีที่แล้ว

    m.a Ustaad mahadsanid
    balse Ustaad sawirada aad sharxaysid
    sifiican uma muuqdan,
    Marka Ustaad adoo mahadsan
    sawiradaas ayagoo siwacan umuuqda
    soo dhig maadaama ay muhiim yihiin

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 4 ปีที่แล้ว

    mansha allh aad bad umahadasanty

  • @shucaybismail7866
    @shucaybismail7866 4 ปีที่แล้ว +2

    This is amazing bro keep going
    Am among ur students need to help me the best website to learn hacking..

  • @xiinfiniin6765
    @xiinfiniin6765 4 ปีที่แล้ว

    Mahat zanid mcalin

  • @mahrezcade4317
    @mahrezcade4317 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustad wxan donaya inad nabrto adigo mahdsan siden kuso download garesta laptopkeyga kali linux io softwerada hackingka please 🙏 😢 ♥ waa iga codsi

    • @loserx2584
      @loserx2584 3 ปีที่แล้ว

      Bro jamacada bixeysa cyber Securit aa radeyna Mogadishu Mata qana

  • @mohaniboss9860
    @mohaniboss9860 3 ปีที่แล้ว

    Cyber securit just view 2021 thanks all Somali guys

  • @cabdiraxmaanmaxamuud7987
    @cabdiraxmaanmaxamuud7987 4 ปีที่แล้ว +1

    Link noogu dhaaf lambarka whatsappka

  • @abdishakuurmaxamuud1194
    @abdishakuurmaxamuud1194 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad suaal
    Wxan oo dhan
    Malagu bartaa Jaamacada
    Mise qayb kamida lagugu barayaa

    • @loserx2584
      @loserx2584 3 ปีที่แล้ว

      Jamacada Cyber Securit lugu barto mataqana

  • @mahrezcade4317
    @mahrezcade4317 4 ปีที่แล้ว

    masha allah ustad wxan raba inan barto Black hat hacker

    • @rkojuniorosman4653
      @rkojuniorosman4653 ปีที่แล้ว

      Halke jogta?
      Mrka hore dal technolgy ku fcn hdad jogto wa ok

  • @loserx2584
    @loserx2584 3 ปีที่แล้ว

    Asxpt jamacada Cyber Securit barashada bexysa aa radeynaya igu caawiya please 🙏😢