Muqdisho:- Mahadhooyinka Qaraxii Soobe Ku Reebay Shacabka Somaliyeed.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @caishaabdiaziz9827
    @caishaabdiaziz9827 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar meeshaan umad badan waalagu xasuuqay ax laailaaha illahu muxamada rasuullulaah inaallilaahi wainaa ileehi raajicuun maankeyga kama goin allaha unaxariisto inta kudhimaty dhaawacana allah caafiyo dadkooda samir allaha kasiiyo anagana samir allaha nagawada siiyo cadawga sidaan nooxasuuqayo allaha naga qaga qabo aamiin

  • @nimcaandaahir5377
    @nimcaandaahir5377 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto xanuunkana haka dulqaado maskiinta

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 6 ปีที่แล้ว +2

    runtii waxay ahyd maalin u qadhaadh ummada soomaaliyeed xaqiiqatan waan ilmeeyey maalintii dhiiladaasi isoo gaadhay alle ha unaxariisto intii ku dhimatay intii ku dhaawacantyna alle ha caafiyo 😭😭😭😭

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 6 ปีที่แล้ว +2

    Alle haw naxaristo kuwa ku geeriyoday qaraxa ka dhacay isgoyska zoope kuwa ka dambeeyayna maxkamada
    alle ayaan udaynay

  • @hodonhodoneey4628
    @hodonhodoneey4628 5 ปีที่แล้ว

    Ax ax alla hoyo mcn.alle haku gargaro qlbigana rabi haku qabo jiyo dawlada somaliya dadka dhibatay San maxy garab istagan maxay uga amusan yihin

  • @ibrahinburale7952
    @ibrahinburale7952 6 ปีที่แล้ว +1

    ILAAHAY badal khayr qaba ha siiyo.
    Aadban uga xumahay dhibka soo gaadhay walaalahayga muqdisho.
    Insha Allah muqdisho nabad waarta way ka dhalan doonta.

    • @caishaabdiaziz9827
      @caishaabdiaziz9827 5 ปีที่แล้ว

      Ibrahin Burale insha allah aamiin yaarabi wall qaali caloolmo waasoo aragny allaha caziiska ah ayaa nagasaarayaa bidnillah qof qalbi wanaagsan ayaathy wallahi hadaan ama ayadoo lasheekeenayo arko aad baa usooxasuustaa mar wallbo ey dhibaato dhacdo indhahayga ilnbaa kaimaada qalbigana waanuga ooyaa lakin waxwalbo oo dhacaayo waaqadarta eebe waainaan aaminaa alxamdullilaah dad muslimiin hadeynunhy dulaaq baanagala rabaa rajana waaleenhy bi idnillah shukran wll inaallilaahi wainaa ileehi raajicuun allaha unaxariisto inta kudhimaty dhaawacana allah caafiyo eheladooda samir allaha kasiiyo aamiin yarabi

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว +2

    War weriyashaan waa qaldanyihiin war maxaad Maamada uxasuusinaysaan Calool xumadaan wlhi wax lasheego lama yaqaan Hooyo macaan Ilahay badal khayr qabo hakusiiyo adna Allah kucaafiyo

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    Alleh haw naxaristo wll

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin3808 6 ปีที่แล้ว +2

    Dadkii kugee riyoda allaha unaxaristo Amin dhaha wll

  • @c.diraxmaanyooniscali1477
    @c.diraxmaanyooniscali1477 6 ปีที่แล้ว +2

    allaaa wllhi yaaladhiwin hooyadaan calool xumada kadaayo illahey ha unaxriisto intii dhimatay intii ku dhawacantay allah caafiyo

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial 7 หลายเดือนก่อน

    Alle qalbiga ha u qaboojiyo hooyada

  • @abdilahimohamed9762
    @abdilahimohamed9762 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa hooyo caqiido wgn

  • @suldaancraxmaan3584
    @suldaancraxmaan3584 6 ปีที่แล้ว +2

    Samir alle hakasiiyo ubadkeedaa iyagana alle haw naxariisto mislimiintuna ha caawiyaan qoyskaa dhibku ku dhscay

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh6839 6 ปีที่แล้ว

    Subxanallah somali masan isugalen ilahow unaxariiso

  • @khadraali8552
    @khadraali8552 6 ปีที่แล้ว

    Asc umada haday isceshanweydo oo ilaahay kabaqanweydo oo qabyaalada ay noqoto diinfooda maxaad ka fileesaa wixii dhacay waxaa noqotay caloolxumo aan laga sheegeyn Karin Markaas in. Ay umada ay toobadkeen noqdaan Marka Alla raxmadiisa waa furan tahay insha Alla

  • @salahoosman3911
    @salahoosman3911 4 ปีที่แล้ว

    Samir iimaana Allh siiyo

  • @captain_bile236
    @captain_bile236 6 ปีที่แล้ว +1

    Inti wax awoodo dadka dhibaateesan ha u gargaaraan waxaad bixisay waa wax aad meel dhigatay wax waliba sidoodi ayee u soo laabteen lkn dadki dhintay soo ma laabanin 😭 inta xanuunsan allaha caafiyo🙏🏻

  • @jaaleawil1818
    @jaaleawil1818 6 ปีที่แล้ว +6

    War aad Ogtihiin Waxba Idin Tari Maaye Maamada Caloosha Ha Hurinina

  • @abdikaniviyeeri6114
    @abdikaniviyeeri6114 6 ปีที่แล้ว

    Ilhay umada musliminta haw wada naxariisto dhamntoodba

  • @cabdishakurcabdi.7373
    @cabdishakurcabdi.7373 5 ปีที่แล้ว

    diintaaas miyaaan orankarnaa waa diin nabadeed

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 6 ปีที่แล้ว

    Wlh mar waliba oo aan soo xasuusto qaraxii soobe wn iska ilimeyaaa

  • @siciidoshmaxamed6023
    @siciidoshmaxamed6023 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭

  • @husseinhassan2262
    @husseinhassan2262 6 ปีที่แล้ว +1

    War hawareysanin ee iskadaaf walalow ah!! Calool xuma badanaa

  • @xabeebchannel1419
    @xabeebchannel1419 6 ปีที่แล้ว

    ilaahow uraxmo

  • @fauziaroble7982
    @fauziaroble7982 6 ปีที่แล้ว

    😭😢😢😢😢😢

  • @dhawrsaninahuzein9959
    @dhawrsaninahuzein9959 6 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😰

  • @sahalibra5288
    @sahalibra5288 6 ปีที่แล้ว

    Ilah ha u naxariisto mamadana samir haka siiyo

  • @manhasa832
    @manhasa832 5 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭💔💔💔